Narcissistic personality Disorder ll Jawaabihii oo dhamaystiran Q.1aad.

  Рет қаралды 28,781

Somali Motivation Podcast

Somali Motivation Podcast

3 жыл бұрын

Barnaamij kani waa mawduucii isbuucii hore aan ka hadalnay iyo vedios kii gaagaabnaa ee aan social media idinkula wadaaganay sidoo kale sua'aalihii ka dhashay taxanihii Tiktok ga ee usbuucii hore oo dhamays tiran isla markaana aan si faahfaahsan u duubay.

Пікірлер: 149
@Deko_degan
@Deko_degan Жыл бұрын
Waaan sigtay Qofkaas ayaan last 4months xirrir la wadaagay Waanba ku waalan gaaray Alx maalmo kahorbaan kaga taqalusay saakana casharkaan ayaan dhagaystay dhamaan calaamadahaan ayuu lahaa Subhaanallaah. Gabdhoow isu war haya oo dadkaas dhagartiida iska illaaliya.
@user-el4ji5by2i
@user-el4ji5by2i 11 ай бұрын
Hada aniga la nool o waliba ilmo u dhalay dhib ween ban dhexda oga jira ilahay ha iga so gaaro 😢
@leylamuse5441
@leylamuse5441 11 ай бұрын
​@@user-el4ji5by2iamiin anbo 3 udhalay wana sidan
@user-el4ji5by2i
@user-el4ji5by2i 11 ай бұрын
Aniga hada I qaba 😢
@Leyla.abdirahman114
@Leyla.abdirahman114 9 ай бұрын
Xasbunallaah kula mid 4m sidee igu dhaaftay ma aqaano wan ku walan garay maskaxdey da qaac ayaa ka baxaayo just now 🥺😭😢 weekgan kaso dhamaaday alxamdulillaah 🤐😰
@alideck8559
@alideck8559 4 ай бұрын
Alxamdulilaah dhe Allah SW ayaa kujecel. Waad sigatay.
@jamalficane3872
@jamalficane3872 2 жыл бұрын
waa dad bila naxariis ah
@alideck8559
@alideck8559 4 ай бұрын
Sifiican baad u sharaxday. MaashaAllah, Aqoonta iyo cilmiga Allahakuu siyaadiya abaayo. Soomaalideena cudurkan kuma baraarugsana waa cudur dadka victims ka jahwareerinaya oo confusion ku ridaya.
@queenabdi4319
@queenabdi4319 2 жыл бұрын
Thnk u wl👏
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay walaal. Horumar fiican baan kuu rajeynayaa.
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast Жыл бұрын
♥️🙏🏾
@Boqran5
@Boqran5 Жыл бұрын
Subxanallaah alla labada waji sidaad u abaartey baan ka helay 😮
@nia8672
@nia8672 11 ай бұрын
Walahi way jiraan wan arkay dhibato ayey geystaan dadka qar wanay isla qumanyihin.
@sowturahma3326
@sowturahma3326 9 ай бұрын
Runtii mid aan hada is qabno lkn isku meel ma jogno mar Waa sidii malabka camal hadal mcn daryeel so jiidasho naxariis kalsooni badan isiyaa marna wuu Ila dagalayaa muran igaliyaa wuu iga oysiyaa ohinteyda naxiis kuma dareemo kibir in aan la oynaayo u maleyaa xatta hadu asiga qaldan yahay qaladkiisa ino qaato ma iga yelaayo aniga in aan ka qaldanahy aminsan yahay marku doono wuu iska amosayaa wax badan iga maqnadaa asiga dib iso raadinaayo raali galin iyo ateshin kale sidii hore cml sameynaa wuu igu fanaa gift lacag wax walbo isinaa wakhtigiisa inta ugu badan Ila qadanaa Waa qof maseer badan saaid sxbadey nin iyo naag wuu iga jaray marabo in oo arko anigo dadkale la qoslaayo ama la socdo kaligis in aan ku ekaado la hadlo wax walbo u sheegto rabaa dadka nolasheyda ku jiro wuxuu ka aminsan yahay inee yihiin dad xun aneh midaas iga dhaadhiciyaa asiga dhan kiisa lama wanaagsano saxibadeyda Waa qof rabo mar walbo in oo ixukumo ciwanadeyda social media iyo nolasheyda maamulo asxabteyda dhan block saaray dadkii wuu iga dhax saaray waxaa ahaa qof sawiradeyda social media si story so dhigto wuu iga jaray asiga waxuu idhaho Waa in aan aqbalaa lkn aniga waxa dhaho haye wee ku adagtahay maserkeyga ma tixgaliyo Waa qof dadka kale iga dhow xaladadeyda mesha adaayo waxa qabanaayo wuu la sononaa maamol nafteyda iyo maskaxdeyda gomeesi darenta mar mar sual is weydisaa wax yar been Uma sheegi karo ani dhan cabsi is ilaalin ku jiraa Waa qof saaid isku kalsoon u maleeyo dadka kale in ee asiga ka qaldan yihiin lkn asiga saxan yahay Waa dhibane mar walbo mar marka qaar aniga idhahaa marka is dagaalno waxa tahay qof waalan ama qof bilaa aqli ah nacas tahay ama hadalo kale oo aniga iniyad jibinaayo marar badan Goan ka qaatay lkn marka niyadeyda ka saaro is ilow siiyo wuu so noqonayaa wax walbo iga raali galinaa Waa is badalayaa ayuu ileyahay lkn Waa sidisii wuu ibaryaa wuu i oynaa jaceyl badan iqabo ishegayaa ma ahan Mid nolasheyda si toos uga baxaayo ilahey haka caafiyo xanunkas mar walbo waa u naxaristaa waxa is dhahaa Waa xajigaga iska daa maserka badan kenaayo ninkaga waxan dhan kaga qiimo badan asxaab iyo waxa kle muhiim mhn lkn ani dhan cabornaan daremayaa maxkaxiyan u daalay ma ogeen xanun nocan in oo jiro lkn mnta ogaaday alx sualaheyga jawab Waa u helay ilehay ha I toosiyo Waa jeclahay 😢💔🫀🤦🏻‍♀️
@RoodaAbdi62
@RoodaAbdi62 7 ай бұрын
Aamiin abaayo ilaahay hasoo hanuhniyo😢
@haajiranda9086
@haajiranda9086 6 ай бұрын
sorry gacalo dadkaan ma toosan aniga mid i qabay baan dabeecadan lahaa kala wadan joognay sas buu ii galay 3 sano buu i qabay dadkii dhan buu iga jaray wlhi kalsooni daro igu riday markee amuusan dadkaan xarirka kale leeyihiin isku badnaw pls aniga 6 bil baan kala furanahy xanunka ka qaaday la noolahay wali
@user-uc3li7xi2t
@user-uc3li7xi2t 4 ай бұрын
Naa naagba aniga iwaashay waji wacan ayey itusaysaa sifiican ayey isodhawaynaysaa marna kibir iyo dagaal anad kaba filayn ayey ku la imanaysaa markaan kago ona way iga soodaba ordaysaa way imaslaxaysaa waji qurxoon ayey ku sinaysaa malmo kabacdina tiina maaha way ku cayetsa wax dgiman ayaatahay imagaadhaysid marka inan maslaxo ayey donaysaa oo an buun buuniyo walee ana inana u joojin markay afkaa ibuurto wan arkaamarkay istraahdo hoos udhi iyo xaqiraad ku samee walee ana markatoy wajiga shaydan nimada lasoo baxdo qol ayan kasoo xidhaa jin aya kugu jiree markad cadigaagi noqoto ayeynu wada hadlaynaa
@jamalnur4981
@jamalnur4981 10 ай бұрын
Asc walaashay. Mawduuc xiiso iyo faaiido badan weeye kani. Jazakallah khayr.
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 5 ай бұрын
Mahadsanid
@Naske14
@Naske14 6 ай бұрын
Allxamdulilah Qoftaasi way ku jirtay noloshayda balse hada waan ka saaray 😢
@user-jg8qp1ix7l
@user-jg8qp1ix7l 11 ай бұрын
Thanks
@IKRAM-cd4vm
@IKRAM-cd4vm 7 ай бұрын
I have been through this with the both types open narcissist and covert narcissist allhumdulilah i moved on and healed its not easy but you can do it inshallah who ever is going through it leave and dont waste time they dont change
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 5 ай бұрын
Healing ❤️‍🩹 is journey I wish u all the best ❤️
@IKRAM-cd4vm
@IKRAM-cd4vm 4 ай бұрын
@SomaliMpodcast Thank you so much 💓
@xamdanuura8866
@xamdanuura8866 2 жыл бұрын
dhaqankan somali oo dhanbaaba le inyar moyane
@amiraali2149
@amiraali2149 2 жыл бұрын
Thanks qali
@ceeblaa
@ceeblaa Ай бұрын
aligu waa ayo horta .
@abdullaahimohamed6332
@abdullaahimohamed6332 3 жыл бұрын
Asc walaaalo dyslexia disorder malaga bogsankaraa plz isoo jawaab thankz ❤️
@Sarah-oi6gk
@Sarah-oi6gk Жыл бұрын
Masha allah aabaayo mahadsanid hadaan arkay cheenlakaada aniga mudo narsisit aaan Sunday gareeyo ninkeyga ayaa dhibaatas igu hayay lakiin hada waa ka baxay
@faleenboos9561
@faleenboos9561 2 жыл бұрын
Walaalo walashay baan ku hayaa
@safah5228
@safah5228 2 жыл бұрын
Same abayo
@fartunabdisalam1006
@fartunabdisalam1006 2 жыл бұрын
Narcisiticska markaad kala hartaan maxay lasoo calaacalaan nabsi baad iga galasaa bay iskasoo jaraan ilA hada qof khaladkuu gaysty aad kukala harteen buu nabsi u badalayaa war dadow ma klaigy baa arky un mise 2aa d wx jiro Mida 2aad ooon ku arkay wxaa kamid ah marka koowàdba they dont want in ay frend zone galaan waxay doonayaan Xiriir dagdag ah iyo sidaad u aqbali lahyd jcylkooda he or she make huge effort for fallinh them easily not gradually
@ubahhussein2747
@ubahhussein2747 2 жыл бұрын
Anaa kula arkay abayo waa dad in la fahmaa ad ey u dagtahy dhowr qof o nocayaa ayan arkay wlhi ilhy haka qabto dadka waxan kula yabaa o kle marka hore wxey ku weydinayan wax walba o jeceshahy iyo waxa ad necebtahay si ey is kagaga dhigan shaqsiga ad adigu rabtay
@rahimamahmoud7481
@rahimamahmoud7481 10 ай бұрын
Byo farien zoned bas ma galaan narcissistic xittaa waxay galaan saaxiibtinimo uu kuula dhaqmayo sidii inuu xiriir idinka dhexeeyo markaad is tiraah wuu xishoonayaa asagu ee u sheego adigu jacaylkaagana kaama aqbalayaan wey ku diidayaan hadana waligood lagama yaabo iny noloshaada ka baxaan!
@mohamoudadan390
@mohamoudadan390 11 күн бұрын
haa waa run wxd sheegaysa weliba sixir ayay badana adeegsadaane iska ilaali
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 2 жыл бұрын
Mashallah abayo anaaba kuwalantagay arinkaas qali mahadsanid subxana Allah anigaaba ku wareeray wanba ku dhexwalantagay anigoon filaneyn o alle u banditry arinkeyga ayaa halmar aya ilahey I dhafiyey asigana ma fileyn ana ma fileyn ducadeydi aya rabi I aqbalay inta ki jirto rabi haka saaro wa nolol cariiriya marna farad bena
@saynabjimcale3190
@saynabjimcale3190 2 жыл бұрын
Walaal qofkaas ilmo miyaad isku dhasheen mase xariir lee waaye?
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast Жыл бұрын
Masha Allah ❤️
@wilamusse9818
@wilamusse9818 2 жыл бұрын
Mahdsenid
@princeshashu9071
@princeshashu9071 11 ай бұрын
Masha Allah, the message is so precise and very educational! You have used your plateform so well. I hope that it reaches the "new generation" and to take heed on this topic insha Allah! I appreciate you so much! 1 love ❤️
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 5 ай бұрын
Thank you ❤️❤️💕
@luulkaomar5251
@luulkaomar5251 Жыл бұрын
Asc. Abaayo waad mahad santahay
@Marianmoha
@Marianmoha Жыл бұрын
Imagine living with a narcissistic mother 😭😭😭 it's hard to realize your own mother doing this to you I’m always looking for a way out
@motech2022
@motech2022 8 ай бұрын
@mariaqaali8738 shame on you . your mom can never be narcissistic check ur self first .
@Naagnool124
@Naagnool124 7 ай бұрын
​@@motech2022 waalidku narcissistic wuu noqon karaa orod wax baadh shame on you lahaynee. Waa waalid sababtaas baad ugu diidan tahay narcissistic nimada miyaa? Waalid xun wuu jiraa wllo
@motech2022
@motech2022 7 ай бұрын
@@Naagnool124 walaalo waalid xun nama soo marin ilaahayna nama tuso qof walba ilmihiisa wuxuu la jecel yahay wanaag .
@RoodaAbdi62
@RoodaAbdi62 7 ай бұрын
​@@motech2022❤❤🎉
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 5 ай бұрын
🫶
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 2 жыл бұрын
Ma💝💝
@ramlarowda466
@ramlarowda466 3 жыл бұрын
Illahay haka saro wadhin an lawada arakayne
@mahadmursal1073
@mahadmursal1073 2 жыл бұрын
Asc waan ku salaamey walaalo. Overt narcissist Hal sano gudahiisa police ama family ayaa ku jiro arinkiina Covert narcissist. Hal sano gudahiisa waxaad isku arkee nerve pain. Ama xanuun aan la garaneyn. Gabadhaan SI fiican haloo dhageysto hana laga faa iideyto. Thanks walaalo. Mahad Aden Cognitive psychology graduate
@jabrilomar7791
@jabrilomar7791 Жыл бұрын
Asc I agree with you brother
@nashmimahdi7790
@nashmimahdi7790 Жыл бұрын
alla wllo ani hal sano ayaa marwo ahay bil gudaheda ayaa buuq iyo xnn mel oo usocdo iyo melo ka socdo garanenin la kulmay ila just wa iska oyaa mana aqano wxa iga heleysan asina wa frxsnyhy😭😭😭
@haajiranda9086
@haajiranda9086 10 ай бұрын
@@nashmimahdi7790sorry wllo anigaba sas baan ahaa 3 sano baan ku jiray hada ayan ka baxay wali wuu daba socdaa wyo ilmo isku heynaa murugtadad asi waa farxadiisa
@rihamahmed9174
@rihamahmed9174 2 жыл бұрын
wlhi gabar qabta cudurkaas wey isomartay masiibo alle hakuridee ugu dambeyntii ayaan ogaaday waana iska jaray sxbti nimadeeda because waa masiibo rabto in ey maskaxda kadhaawacdo waala yaabi jiray kadib ayaan maqlay cudurkaan kow gabar ayaanka maqlay System ka ey leeyihiin iyo sida lagu garto wlhi oo billaah ilaahey baa imaqlee intaba waanku arki jiray kadib waan jarayba sxb tinimadeeda 😠😠😠
@hamdamaygag7017
@hamdamaygag7017 2 жыл бұрын
Ha habarin walaalo iska cafi 😍😍
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast Жыл бұрын
😊
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast Жыл бұрын
Ha habaarin 😆
@nicemhr1935
@nicemhr1935 Жыл бұрын
Abaayo gabartasi halkay joogta magalade
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi 8 ай бұрын
Mid aa in mudo ah xiriir lhyn baa sidaa ah waan usoo gabagabayn intaan guurba laysla gaarin.
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 5 ай бұрын
Go’aanka khayrku kuugu jiro insha allah.
@kafiyahussein2593
@kafiyahussein2593 2 жыл бұрын
Wlhi ban ku dhaartee waxan moday inaad nataqaanay aniga iyo ninkii an la nolaa dhibatadii naso dhaxmartay subxanalaa wll dhawac maskixiyana ayuu igaysatay waxaas aad ka warantayba wuu ahaa hada mudo 2week ayaan kala maqanahy kkk
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 жыл бұрын
kkkkkk dadkan oo dhan baa isku mid ah oo isku dabeecad ah, waxan ku rajaynayaa farxad iyo cafimaad waara insha allah.
@maryamderiye2255
@maryamderiye2255 2 жыл бұрын
@@SomaliMpodcast abayo makula so xaririi kara ado rali ah
@munabeauty6586
@munabeauty6586 Жыл бұрын
@@SomaliMpodcast abaayo xageen kaala soo xidhaadhaaa wali waan la noolahay, intiii aan ogaadeyna nolosheyda wax badan ayaaa is badashey mana rabo in aan dareensiiyo, markaa if okey qaali xageen kaala soo xidhaa.
@nasrawacan1768
@nasrawacan1768 Жыл бұрын
@@munabeauty6586 walee anaa dhibkan ku arkay ninkan aan wada noolnahay alx hadanse ogaaday waxwalba waan nafisay farxad daremayaa lkn ninkaas 2 yaer la nolaa dhawac nafsadeed igadhay iyo maskaxiyana hada 1 week isku dhcsanay warqadii inshallah alle hayga siiyo
@Boqran5
@Boqran5 Жыл бұрын
Wlhi waan arkey xaladan aad ka sheekeyneyso waana qiso aniga igu dhacdey in aroos heer sare laii dhigay meherkeyga 100 grm wax walbo laii sameeyey aa isla bishii ugu horeysey dhulka laigu dhuftay naxdinta iyo shock aan qaadey hada 3 iyo bar baan isqabna wax ilmo ahna uma dhalin ilaan aan ilmihiisa ka duceysto ayaan gaarey bal ii soo duceeya haduu qeyr iiyahay ilaahey dhaqankiisa habadalo oo unad wngsn haiga siiyo haduu shar iiyahayna alle haidhaafiyo😢
@ikramohamed4672
@ikramohamed4672 11 ай бұрын
Isma badalan dadkan inta bdn allaha ku fududeyo hadaba wax u dhalin wa kheyr wlhi nasiba ledahay kow Wang ku tusayan kadibe xumantoda dhan so mujisanayan
@nasrawacan1768
@nasrawacan1768 10 ай бұрын
Waa sidii igu dhacday walal isma badalan dadkaasi alx caruur uma dhalin 2 sano iyo badh wada joognag caruur inaa u dhalo ka ducaysty hada 3 bil sii kala maqanahy alle haka qabto hadu khyr kuu lahayn🤲
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 5 ай бұрын
Amiin ilaahay sida khayr ku kuugu jiro haku waafajiyo.
@jamjam7173
@jamjam7173 Жыл бұрын
Asc Mahadsanid marka hore Tusaale qofka nuucaas ah hadduu casharadaan dhageysto ma laga yabaa inuu isbadalo mise?
@mariaabdi9037
@mariaabdi9037 Жыл бұрын
Islawaynidoda darted bayba udhagaysanaynba
@healthyforpurpose1898
@healthyforpurpose1898 2 жыл бұрын
Somalida kubadan tahy especially kuwa qabilkoda kasareyo kuwa kale
@dee6159
@dee6159 Жыл бұрын
What tribes specifically ? I'm non somali married to a Somali man a
@IKRAM-cd4vm
@IKRAM-cd4vm 7 ай бұрын
Qabil qabil ka sareeyo majiirto lakin somalida we ku badanyhiin cudurkan
@mazcuudabdiraxmaan3644
@mazcuudabdiraxmaan3644 3 жыл бұрын
Dawadiiza sheeg 🙂plz
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 жыл бұрын
Narcissist ku dawo malah ka warqab mooyee.
@fadumo5687
@fadumo5687 5 ай бұрын
Haduu qof nucas noloshada kujiro xiriir dhaba rabbi layeelo quranka digriga badiya
@xamdimaxamed9414
@xamdimaxamed9414 2 жыл бұрын
Abaayo aniga way igu dhacdy saan dabeecadayda ma ahan jirin kalinimaa igu riday
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 жыл бұрын
waxaan kuu rajaynayaa faraxad iyo wehel qurux badan insha allah
@user-iy4ti4cf6f
@user-iy4ti4cf6f 10 ай бұрын
naagtayda aan kala tagnay baa 8 sano igu haysay dhibkaan Alx
@kowsar39
@kowsar39 Жыл бұрын
abaayo noo soo badi
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
noloshey mamaqalba iyaaaaaaaaaaaa seeitiri
@zafaamohamed7483
@zafaamohamed7483 11 ай бұрын
Mid aan zxpo Nahay Baa ah 😢 mxaa sameyah
@khadarsiciid5434
@khadarsiciid5434 3 жыл бұрын
Aniga dhibkas afar sano ka hor ayuu igu bilaabmay ilaa hada wuu igu socda iso duceya wlalayal qof kAas wa qof walid ii ah runtii waa nolo muqdi ah 😥
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 жыл бұрын
ilaahay dhibka ha kaa faydo qofka waalidka kuu ah an ha isku kiin sakhiro. aamiin
@qamarcantoob2965
@qamarcantoob2965 10 ай бұрын
Ilaaahow kaasaar wlle😢😢😢
@fatimayusuf5195
@fatimayusuf5195 Жыл бұрын
Asc abayo qof ayaan lajoga siden uldhil garya cawimada ayaan ubahanya 🤔🤔
@bintuosman4359
@bintuosman4359 10 ай бұрын
Ani iso raac qaali😢😢
@mohamoudadan390
@mohamoudadan390 11 күн бұрын
nacdal baa ku taala narcissist oo dhan dadka ayay noloshooda baabiyaan
@samiraalimire7424
@samiraalimire7424 Жыл бұрын
Mudo 12years anaa ku jiro 😢
@nalkanaftauroon4037
@nalkanaftauroon4037 Жыл бұрын
Sorry xabibti
@naimaali6420
@naimaali6420 2 жыл бұрын
Thansk abaayo walhi waa anarchy wana la nooladay wana ka baxay hada
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast Жыл бұрын
Thanks
@Sisiko123
@Sisiko123 3 ай бұрын
Xanunkana narcissistic iyo female nature may siman yhn? sida manipulation iyo guilt dareensiinta wa wax yabo badana dumarku adeegsadan se labadan maxay ku kala duwan yhn
@SAREEDO46
@SAREEDO46 2 ай бұрын
Hdaan ku jira xalada wlo khaladksta oo lygu sameyo si kasta ugu hadlo marka layqiri wayo waxan in ay khalad yihin ana dib u bixiya raligalin 😢
@hawoabdirahman99
@hawoabdirahman99 Жыл бұрын
narcissist 😢
@theking88supreme92
@theking88supreme92 2 жыл бұрын
I'm having problem with stalking and gaslighting but I don't how 2 put in somali
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast Жыл бұрын
Stalking is very dangerous, you must report. Gas-lightning’s is mental abuse too.
@mariaroza8049
@mariaroza8049 Жыл бұрын
I feel sorry 😢 for you wlhi
@user-we8gn6hv3z
@user-we8gn6hv3z 9 ай бұрын
Asc wll aniga xaladas ku sugan 10 bilod ila hada waxan kala kulma cay iyo qalbi jab ad uwan
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 5 ай бұрын
Waxaan rajaynayaa wixii waxyeelo kuu leh in aad noloshaada ka fogeyso.
@nuurtowambe6746
@nuurtowambe6746 11 ай бұрын
Qofkan naga lanolaa 8 sano subxanalah fiicna lehede in muqalkan arku lahay marhoro intey igu dhicin xala nafsiya mahadsanid walalo jasakulaahu qeyran
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 5 ай бұрын
❤️
@hiboqaali6481
@hiboqaali6481 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast Жыл бұрын
🥹
@caalamiinshow2205
@caalamiinshow2205 Ай бұрын
Wll Videogan Noloshayda ayuu Badalay mudo 15 Sano Kadib Waxaan Ku rajaynaya Inan Janada Ku kulano Insha allaah ❤️❤️🌹
@ubahhussein2747
@ubahhussein2747 2 жыл бұрын
Wlhi wey iso martay xaladan ad ka shekeyneyso. Wan layaba markan so xasusto 🥺
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast Жыл бұрын
🥹
@hakimaibrahimmaxamed2269
@hakimaibrahimmaxamed2269 9 ай бұрын
Wlh saan u dhageysanayay waxad modaa qofka guri ii jogo in laga shekeynayo
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 5 ай бұрын
Waan ka xumahay🫣
@najmamohamed5145
@najmamohamed5145 2 жыл бұрын
Sxpkay baa ah dhibaatuuna igu hayey 2020 2021 2022 hadaan soo afjaray alx
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast Жыл бұрын
Good for you.
@zakiaabdikni128
@zakiaabdikni128 Жыл бұрын
Gbr sxbo nhy ayan sidan ugu ah walahy mqn waxn sameyo subxanlh sadex sano is Nqana xqiiqda hdaaan ogaadey
@maryanjama1797
@maryanjama1797 2 жыл бұрын
Fadlan macluumadkaan wa muhiim Facebook iyo sosial media kale ku baahi . Wa wax aan u bahanahay bulshada Somaliyeed hada dhahay
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 жыл бұрын
walalo podcast ku instagramka, facebook iyo tiktok intaba waan ku baahiyaa mahadsanid.
@abdikaniali486
@abdikaniali486 3 жыл бұрын
Wall sida kula so xariraa arin aka rabay
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 жыл бұрын
Instagram: @Esthahil ama @somalimotivationpodcast
@abdikaniali486
@abdikaniali486 3 жыл бұрын
The
@abdikaniali486
@abdikaniali486 3 жыл бұрын
Thanks
@sirayahmed8310
@sirayahmed8310 2 жыл бұрын
Asc wad ku mahadsan tahay somalida o dhan aya u bahan arimahan o kale anigu waan akhriyey lakin sida ad no deqsisay ayan ka helay… Runti qof exactly caynkas ah ban noloshayda ku jira!! 😱😱
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 жыл бұрын
Mahadsanid ❣️ wannan ka xumahay qofkaas laakiin hadii aad ogtahay cafimaadkada maskaxeed iyo energy gaagaba waad ka ilaashan
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
saas ma tahey. yawaye tantan saan ma ehee yariisey qiimobadandumaroo lagufarxeeey oori yareey bahbahbahbah familyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy nafsad yartayarta
@nasroluckyofficial1929
@nasroluckyofficial1929 Жыл бұрын
Wlshy inkasto ka afeefaty in qofka qaba inusan research sameynin lkn ani ahan calaamado qaar ayan isku arkay tusaale mode keyga o is bad badbadala sido kle iney kalsonideydu hoseeyso iyo inan jeclahy etention bdn wlshy alxm anigu islama weyni taas cagsigedan ahay tusale qof kalsoni laheyn😢
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 5 ай бұрын
Maaha kuwani calaamado sheegaya narc waxkale ayay noqon karaan sida truama ama wax fudud oo wakhtiga aad ku jirtaa keenay. Insh allah waad ka bixi
@steffe9051
@steffe9051 3 жыл бұрын
Abyo hooyo hade sas tahy side uladhaqme ado ubariyelayo
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 жыл бұрын
Narcisisst ka waxaad ka ogaan karto ka ogow lakiin marwalba waalidkaaga raaligalintiisa adeecidiisa xaqdhowrkiisa iyo weynayntiisa innaga waa inagu waajib, lakaiin markaad ogaato waxay ku fudaydinaysaa in aad fahamto waayo ay usamaynayaan waxay samaynayaan.
@mariadaggan8120
@mariadaggan8120 Жыл бұрын
Waxaan rajeeyay inaan mar hore maqli lahaa😢
@bintuosman4359
@bintuosman4359 10 ай бұрын
Hadaba wad haysaa
@user-ne5sg9hj8d
@user-ne5sg9hj8d 7 ай бұрын
Iga jawaaba pls gadashey hda aqriso hda garanayso 😢😰 qof uga shakisanhy wana jeclahy 😢 qof dadka ka dhexsaraya asi bas isku ka rabo dadka ku muhiiim ah in ka dhexsaro cidlo kugu xiraaayo asxaap dhan ku ogolayn hdu kugu arko dadkas ku muhiim dhahayo is xanaajinayyo ku dhahyo wa maseer bdnhy cid kle kuma ogoli? Qof iska aamusaya isku arka noloshada mesha ugu muhiimsan inu kugu jiro qof ku walayo maskxda ka wareerinayyo qof Raba in ku barto said. Sidoo kle qof marka horen naxariis badn. Lkn marka is dhacdan. Bila naxariis marka heshiisan Mxa bila naxariiista utahay ku dhahdo ku dhaayo bila naxariis mahi o wa ka ka naxaaa xlladada lkn jawaabta ku so qoraayo ba adag qalbigyga io qoraalkaygu isku mid mahn? Qof jacayl said ku siinyo? Example qof hda wax ani iga qarisay usheegto qof kle ani muhiim kuma ahi wana ka xumana dhaha wax walbo noloshada so galayo. Ama ka baxayyo qof asi isku rabo marwalbo ku dhahyo. Fmilyga marki laga reebo qof kle Agtaada ma ka so dhwaannkaro? Qof cisi sharf waynaaan qiimo respect asi bas isku rabo no qof kle ?
@Naagnool124
@Naagnool124 7 ай бұрын
Walaal waa narcissistic cad please ka fogoow iminkaad dhowdahay
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 5 ай бұрын
Adiga ayaa goaanka leh, laakiin dhamaan calaamada aad sheegtay ugu yaraan waa toxic waana kuwo muujinyana bahdil hadhowna laga yaabo in ay kasoo daraan ka fejignow.
@user-el4ji5by2i
@user-el4ji5by2i 10 ай бұрын
Xage kala so xariira abayo please 😢😢
@rahimamahmoud7481
@rahimamahmoud7481 10 ай бұрын
Abaayo qof narcissistic ah hadaa u baahan tahay anaa kaa caawinaya number kaaga iisoo qor
@user-el4ji5by2i
@user-el4ji5by2i 10 ай бұрын
Abayo inta miyan kugu so qora meshan dadko dhan ba arkayo nabar kayga maxa sameeya wlhi ad ban cawimaad ogu bah nahay 😢😢
@rahimamahmoud7481
@rahimamahmoud7481 10 ай бұрын
@@user-el4ji5by2i Wuu is delete dayaa maxaa khaldan number keyguye
@Zizy11769
@Zizy11769 10 ай бұрын
Isoduceya nin bu iyahay inow ifurana wudiiday
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 5 ай бұрын
Ilaahay xaalada aad kujirto hakuu fudaydiyo
@salmaaxmed7420
@salmaaxmed7420 2 жыл бұрын
Wll emotional manipulation ka soo hadal
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 2 жыл бұрын
Haye walalo Insha allah coming podcasts
@youngmo3566
@youngmo3566 3 жыл бұрын
Narcissistic af somali ahaan waxaan filaa ineey tahay annaani ruux isla qab weeyn wax walbo isla doonayo in la faaniyo jecel amaan uusan mudneeyn xattaa aan laga hagranin jecel waana qof faan badan naftiisa iibgeeyo, Shaqsiyadaan waalagu dhashtaa waxaa cadeen kugu filan ilmaha yari badankoodu waxeey jecel yihiin in la xambaaro caano la siiyo la kool kooliyo loo heeso hadduu intaas waayo wuu ooynayaa wuu dagalamayaa awoodiisa aaba intaas ah, Ruuxa markuu weeynaado midna wooka raja dhigaa koolkoolintaas wuxuu noqdaa mid quusta midna wuxuu sii wataa sharfida naftiisa ilaa heer hormar weeyn gaarsiiyo jeclaada warbaahinta kasoo muuqadkeeda Iyo in loo heeso la amaano jeclaada, Waxaa jiraan qolo meel dhexe kusoo dhacda jecel markeey sawir soo galiyaan in la amaano haddaadan ka bixinin comments amaan ah kula colaytamaya block ku saaraayo, Shaqsiyada narcissistic waa mid horseedi kartaa hormar inta badan dadka nolosha hor-marka ka sameeya sifadeeda beey leyihiin waa haddii laga faa'iideeso darreenkeeda dhiiragalineeyd.
@mazcuudabdiraxmaan3644
@mazcuudabdiraxmaan3644 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxp lkn calamdaaz qofka aay ka muuqdaan hada neh isku heesto wxaan dabeecdiiza tahy
@SomaliMpodcast
@SomaliMpodcast 3 жыл бұрын
intaad sheegtay shaqo kuma leh NPD ka waa qof leh narcissistic traits cafimaad qaba qofkaad sharaxaysaa. qofka disorderkan qabaa sidaan sheegay hal shay oo muhiim ah ayaa ka maqan, in uu ku waxyeeleeyo oo dhibaato kuu geysto ma dareemi karo. waa bilaa empathy.
@degelkhayr
@degelkhayr 2 жыл бұрын
Wall young mo arinta Narc maahan sidaad usharaxday kulaabo akhriskooda ama dhagysigooda dad nolosha guul kagaara maahn waa dad cidlo iyo baaba kudambeeya badankood dad baabasana waysoo saaraan. Xagga in lagu dhasho waa sax lkn kaasi dhib makeeno oo qofkasta baa kudhasha hadii ilmaha waalidkii dayac kabadiyo ama taas lideeda hadii xad dhaaf loo koolkoosho oo waalidkii narcissistic treat leeyahay wuu lakoraa oo kama haro hadii si wanaagsan loo korshana waa iskatagtaa markuu ilmuhu qaangaar noqonayo waa hadii uusan horayba ugasoo baabi ine
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 2 жыл бұрын
Ma💝💝
@hodanahmed1329
@hodanahmed1329 2 жыл бұрын
Ma💝💝
Emotional Abuse: Waa maxay karbaashka iyo Bahdilka Maskaxdu? Narcissistic NPD
4:16
Somali Motivation Podcast
Рет қаралды 6 М.
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 523 М.
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 101 МЛН
STORY TIME 13// NARCISSISTIC ABUSE
32:57
Afnan Adan
Рет қаралды 179 М.
WHO IS NARCISSIST/ YA WAYE NARCISSIST?
11:15
Afnan Adan
Рет қаралды 23 М.
Saaxiibka Xun iyo Shan calmadood
11:08
Somali Motivation Podcast
Рет қаралды 6 М.
Gaslightning: Habka ugu khatarsan ee qofka maskaxda looga qabsado. #Bahdilka #ogaansho
13:15
Fathia Absie ll Somali Motivation Podcast
32:22
Somali Motivation Podcast
Рет қаралды 5 М.
3 dan Nooc ka fagoow: Negative people ll Somali Motivation Podcast
30:01
Somali Motivation Podcast
Рет қаралды 12 М.
Gabadhii ugu horeysay ee Somaliyad ah ee ku soo baxaday........
53:42
Somali Motivation Podcast
Рет қаралды 1,9 М.
Episode 30: Is-xambaarsanaan| Narcissism| Kabasho|
32:00
Hamda Hussein
Рет қаралды 21 М.
Sidee Looga Bogsadaa Narsisistaha Marki Laga Tago? Talooyin
10:42
Ishraq Yasin
Рет қаралды 4,5 М.