Fatxiya Cabsiiye Oo Laga Soo Dacwoodey Iyo Waraysi Xasaasi Ah Oo Uu Ka Qaaday Cawil Shire🤣🤔

  Рет қаралды 46,999

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Жыл бұрын

Nimankani ciilida iyo gardarada ma daayaan, hadhoowna cabashada ma daayaan. Dulayste ninkii iska dhex arka Waa Dulayste. Its that simple boowe!🤣👍🏾🎈

Пікірлер: 486
@amalshariff2441
@amalshariff2441 Жыл бұрын
what i loved most about this interview was you repeatedly clarifying you are not against real men. Keep going habo, your are truly a gem!!!!❤
@ifraaxelmi9997
@ifraaxelmi9997 Жыл бұрын
Waxaan ka helay sida ay farxiya u kala saartay rag iyo niman🥰 aqoontaada iyo caqliga ba allah kuu siyaadiyo quruxeey 🤲
@quenraxma292
@quenraxma292 Жыл бұрын
Waaaaw waraysigani wuxu soo afjaray nimanki oran jiray farxiya ninba soo xumeyay oo nimanko dhan nacsiiyay war farxiya Ex keedi waad aragta xiriirka quruxda badan oo qotada dheer kala dhexeyo ragga farxiyo ma nebca Ee dulayste iyo qoyan ayay xaqa toosh ugu ifisa maansha farxiya iyo family keeda gulaysta❤❤❤❤
@hanamoha3252
@hanamoha3252 Жыл бұрын
He had the look of someone who regrets losing you💔Mansh’Allah queen you spoke very well🤗
@Hana-997
@Hana-997 Жыл бұрын
Absolutely
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
You wish? Lol
@ruqiyaabdihassan359
@ruqiyaabdihassan359 Жыл бұрын
Waligeed xaq bay ka hadashaa farxiyo waaanah taageersanahay fhib iyo dheefbah waana halyayda noo soo baxday iyadoo ka lahah ilhaw noo badihii❤❤❤
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 Жыл бұрын
Fathia . Mashallah well answered . Ruunta cid u sheegta ayay wayeen. Thank you and behalf of all the somali women that have been oppressed and never received justice from somali men. I wish i could like this 100 times ❤
@blueblue5427
@blueblue5427 Жыл бұрын
Reality is Fatixiya is an amazing honest person. Allahuma barik.
@Blackie919
@Blackie919 Жыл бұрын
Even the man who interviewing her is sensitive about the dulestye issue. Man up dulestye
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 Жыл бұрын
My queen sister good job 👏!!! U talk about the true Mashallhe I love you my sister keep going that’s true Mashallhe ❤🤗😘💯trust u say true Mashallhe
@susu.2
@susu.2 Жыл бұрын
Our men are behaving and sounding like the madow men they love to piss on: creating married single moms, not helping raising kids, not providing for their family and making excuses as to why they can't compete with other groups of men, specifically the "gaal" they also chat bs about. The pattern- always excuses and blaming others and lack of accountability.
@Xalimo421
@Xalimo421 Жыл бұрын
Duleystenimo dhiigey ku milantey.Dhiigaas duleyste sidee loo bedelaa?😂Qoyan oo diida culeyskiisa ayey ku bedelmayan
@Independent-girl1
@Independent-girl1 Жыл бұрын
Wàaa farxiya exkeedii anagu farxiya wadana❤
@burco7626
@burco7626 Жыл бұрын
I see that 😂😂
@zulekhajama2894
@zulekhajama2894 Жыл бұрын
I love this for your daughters. So important parents remain amicable after divorce. Well done sis! It's beautiful to see the friendship between the two of you. May Allah continue to keep your family secure.
@anabali5745
@anabali5745 Жыл бұрын
Is he the father of her daughters ?
@Fatma12120
@Fatma12120 Жыл бұрын
​@@anabali5745yeah wll
@mohamedelmi2004
@mohamedelmi2004 Жыл бұрын
Sister is telling the truth about Somali-men . I really like how she explain “ Feminist”. Well done sister.
@ifrahmahamoud8054
@ifrahmahamoud8054 Жыл бұрын
I like the way you explain your self and the situation ❤ Mashallah
@Deqa-oy6yn
@Deqa-oy6yn Жыл бұрын
Dhilo aw wayn
@najaxcabdullahi4197
@najaxcabdullahi4197 Жыл бұрын
Fatxiya dhameystiran habo wan kugu kalsonahay si wanagsan ayad jawabihisa usisay nimankani xaqodana kamaso baxan dumarkana inta fahansan wexey raban iney caburiyan ilahey waxan kaga baryaya aduun iyo akhiraba in illahey kugu xifdiyo
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j 10 ай бұрын
@@Deqa-oy6yn Nah khoyan maxad ucaytameysah ood dhilo uledahay subxanalah
@bashafitness
@bashafitness Жыл бұрын
Wow this is indeed a legacy piece period. She is intelligent and articulate. I’m proud of you huuno fatxiya ❤️
@Hana-997
@Hana-997 Жыл бұрын
Every divorced couple should look like you guys, masha Allah you respect one another and are discussing like old friends. He seems a very kind decent man with a bit of ego ( he is a somali man after all hahaha ), Fathia should consider giving him a second chance runti.
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Жыл бұрын
Walaal maninkii gabdhaha udhashaa
@aliyahmohammed9042
@aliyahmohammed9042 Жыл бұрын
This interview proves that the avaerage Somali guy does not have the ability to understand the struggles the Somali woman is talking about.
@AZus6pd
@AZus6pd Жыл бұрын
I disagree respectfully in a certain degree,but l would appreciate if you could differentiate the men’s. We are all Somali but we came from a different background and different houses. I know and l empathize Somali women, but they should determine before the marriage who is the men .
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
Feminist xaliimoos are overracting stop watching to much feminism videos it does not work in our culture so women up.
@halimomoremoney1292
@halimomoremoney1292 Жыл бұрын
@@AZus6pd The fact the it went over your head is whats amazing to me😂😊
@susu.2
@susu.2 Жыл бұрын
The issue is that Somali men cannot hold themselves accountable and struggle to accept the fact that majority of our men are infact dulayste, which is what I notice in this man here. Too much coddling and sugar coating. We're not going to move forward as people
@AZus6pd
@AZus6pd Жыл бұрын
I agree respectfully certain degree, but l would appreciate if you could differentiate the men’s.
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
Women are so sensitive, unrealistic and dramatic. ☕
@ayansalah1786
@ayansalah1786 Жыл бұрын
My brother Cawil waraysi wanaagsan Fatxiya knows what she’s talking haku daalina dheh
@Jamuux88
@Jamuux88 Жыл бұрын
Masha Allah aniga interview ga waxa igala muhiimsan in laba qof oo kala tagay oo caruur isku dhalay ay xiriir sidaan u wanaagsan leeyihiin, allaha idin barakeeyo adinka iyo awlaadiinaba.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Жыл бұрын
Jizaakalaahum walaal! Allah ha ina wada barakeeyo. Allahuma Aameen
@niyadsan3835
@niyadsan3835 Жыл бұрын
Caruurteda aaabahod miyaa mashaa allah , waxaan u haystay Ex sheeko wadaag so noqday keliyaaa Masha allah fatxiya alle ha barakeeyo
@Xalimo421
@Xalimo421 Жыл бұрын
Su'aalaha oo dhan si fiican oo xaqa ayad uga jawaabtey👏🏾Xaqa isma qariyo.Masha Allaah Farxiya😍
@Candyg14
@Candyg14 Жыл бұрын
Mashallah she speak the truth and Allah is guiding her to speak the haqq. ❤
@fadumoelmi6895
@fadumoelmi6895 Жыл бұрын
Masha Allah ❤ gabadh tan hakaa ahaato ama hayska tagto waa naag codkar ah Masha Allah hal kaa kaga hay inaadeer 😊
@ashasaid540
@ashasaid540 Жыл бұрын
Maasha Allah Farxiyo waa codkar waayo arag ah wax badan ayaad noloshayda ka bedeshay runtii thanks abaayo macaanto ❤❤
@user-xo6ob6st8c
@user-xo6ob6st8c 4 ай бұрын
naa yeysn ku waalin
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 Жыл бұрын
Runta waligeedaba waa run dadka xun xun weey dhibtaa Subxaanallaah…. Alloow ISHOODA kaa badbaadi ALLAAHUMA AAMIIN XABIIBTI ❤🎉
@hilalqnnn2932
@hilalqnnn2932 Жыл бұрын
Caadifad badana ka muuqato wareestaha lkn Fathia oo hadal yaqaana heshay 😂
@amiira6653
@amiira6653 Жыл бұрын
Wuu Iska dhex arka😂😂😂😂😂😂
@sudiissa5701
@sudiissa5701 Жыл бұрын
Fathiya waa qos qalbi wanaagsn Naxariisteeda halkaa ayaan ka arka Allah xafido eyada iyo ubadakeeda family odhan guulayso fathiya soco cidna ha u joojin anigu waxa Dulmiya kaama araga ima dhoofo show quruxey runta ayaa dadkena sooaaliyeed dhibta guulayso❤❤❤
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 Жыл бұрын
Maasha alaah Fatxia guulayso waan kuraaxaystay warkaaga iyo sida aad wax kasta u cadaysay nooloow abaayo halkaana kawad runta iyo wacyi galinta bulshadeena wareertay ❤
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Жыл бұрын
Ma sha alla my inadeero fathiya iyo hodman Abeehayd ad iyo ad ayan u salamaya❤❤❤💝👍
@jasminsweetlove5898
@jasminsweetlove5898 Жыл бұрын
I have been waiting for this interview & i love the way you explained the difference between a real man & duleyste spot on 👏🏾 thank you for always talking about the reality ❤
@jasminsweetlove5898
@jasminsweetlove5898 Жыл бұрын
@@Halgame334 waa xanunsan tahay Allaha ku caafiyo 🙄
@rahmaaalisalad594
@rahmaaalisalad594 Жыл бұрын
Masha Allah farid dirac ah ilahayo shartooda iyo ishooda kaqabo oo adigoo kalena noobadi aamiin aamiin❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ahmedisse9165
@ahmedisse9165 Жыл бұрын
Maashaa allaah Good to see you guys, waxa la yiri:: GACAL KALA MAQNAAN JIRAY IYO GEELUBA WAA ISU OLOLAA , ama ha la is qabo ama ha la kala tago mar haddii dadku ay ilmo iso dhalaan ma kala maarmaan waana iska war qabaan illeen ilmihii baa joogee , mar kale Salaama
@user-ne7ty6jt2c
@user-ne7ty6jt2c Жыл бұрын
Mashallah tabarakalah raga iyo dumar inta xun u wad wanada siiba aabayasha reerahoda dayacay❤
@mrsbilan2527
@mrsbilan2527 Жыл бұрын
Masha Allah Habo Fadxiya qurux badan ❤😮 am proud of you codkar 🎉🎉allahuma barek
@aminayusuf517
@aminayusuf517 Жыл бұрын
Waa real dulayste kani, maxaa qabiil iyo siyaasad galiyay sheekada niman usoo dacwooday bay ahayd sheekadu Fathia maaha qof qabiil.
@Hana-997
@Hana-997 Жыл бұрын
Cawil hadu dib kuu caashaqey ee buuga naxariista u baadh.
@nunuibra9861
@nunuibra9861 Жыл бұрын
mashaaa Allah well said fatxia ❤❤❤❤ Allaha ku barakeeeyo aftahamad dhinac walba ka dhisan 😊😊😊😊
@bintshariphah5792
@bintshariphah5792 Жыл бұрын
Yes, this Abayo Fathiya’s ex, y’all should applaud the kind of relationship they have, instead of condemning his take on this interview, y’all have to remember this is an interview beside what side he is in. Fathiya keep up the good work! 👏keep up the good relationship u have with your ex and your daughter! 👏
@nimcobarako
@nimcobarako Жыл бұрын
He isn't even listening because he isn't ready to confront the truth. I can't believe he compared Fatxiya to Xaliye. It takes a great deal of courage to admit one's failures, and not everyone possesses that ability. If only those kinds of men would acknowledge the fact that they have failed in every aspect, they would open doors to rebuild their identity and their land.
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 Жыл бұрын
maaragtay hhh
@mf6071
@mf6071 Жыл бұрын
Walahi you guys are not fair. You never give a chance at all
@sucaadshardi9650
@sucaadshardi9650 Жыл бұрын
And he's her ex husband. Her older daughters father
@shuk2022
@shuk2022 Жыл бұрын
@@sucaadshardi9650 really? How do you know
@fatimamuuse3741
@fatimamuuse3741 Жыл бұрын
​Wa ninkedi hore wll iyada sheegty
@jamilahashi7117
@jamilahashi7117 Жыл бұрын
MashaAllah habo sidaad jawabaha ugu bixisay was absolutely amazing ilahay hakubarakeeyo ❤❤
@fahima6186
@fahima6186 Жыл бұрын
Fathiyo Absiiye keep going sis MASHA ALLH ❤❤❤
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 Жыл бұрын
Allah ku jecliyaa fathiyaay Rabi hakujeclaado walalo
@samararashad9272
@samararashad9272 Жыл бұрын
Habo fathia you are such an adorable and kind person ,I love you so much. Allah ha ku barakeeyo adduun iyo aakhiraba.
@munaahmed7901
@munaahmed7901 Жыл бұрын
Thank you so much fadxia qalbi you are our voice ❤❤❤
@halimasaada
@halimasaada Жыл бұрын
Masha allah tabarakaraxman habo gacalo fariinimda iyo garaadkaba ilahay haku barakeyo, hadal runtisna horaad ushegtay o manta qura ma ahan, anagana waxan dulinimada iyo nolo xumiba loga baxeen wa nimankas liito oo og qaldkoga hadana iskadidya inay aqbalan ceebtoda iyo dulmiga umada iyo dumarka somaliyed ay kuhayan inay dayan, gacalo waqtigan hada lajogo cid an fahamsaneen majirto waxa xaqa ah iyo runta aad udaglamyso in ay sax yihin, kaliya duleyste uunba isgiijinaya oo diidaya xaqa.
@AbdirahinomarGedi-ls1ez
@AbdirahinomarGedi-ls1ez Жыл бұрын
Fatxiya cabsiiye abayo wax fiican ayaa ka hadda shaa diin iyo dhaqan ma la dhumin ee runta ayaa sheek taa hur ray u soco wax fiican ayaa ka fa I day masha allah
@ssm3933
@ssm3933 Жыл бұрын
Masha allah Fatiha obèsey i like the way she explaining beautiful women keep for word ❤️
@suhailah7170
@suhailah7170 Жыл бұрын
We are so proud of you. Keep going, and we're behind you 💯
@leylafitness2436
@leylafitness2436 Жыл бұрын
She’s Amazing woman ❤🥰👏👏 good job 👍
@naimamohamed640
@naimamohamed640 10 ай бұрын
Greatest interview of all time. Really touched me how you spoke wallal. Thank you for standing up for whats right. I hope everyone in our community can benefit from your hard work and commitment
@AHUSS87
@AHUSS87 Жыл бұрын
Masha allah tabarakalah sis you nailed 👌
@HodonCawil-eu3ct
@HodonCawil-eu3ct Жыл бұрын
Masha allah hbo gcliso fthiya absiiye xaqiiq baad kahadashay ilaahay hanoo kaadaayo samo noogu waar hbo aad baan kuujeclahy guulayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@laanfarah5024
@laanfarah5024 Жыл бұрын
Zln wllo fatxiya hadaad na maagto waa wax aaanu nahay respect wllo ❤
@husseinnuur7567
@husseinnuur7567 Жыл бұрын
Farhia iyo cawil I love to watch with you guys, we need more deferent interviews
@Hibaakabdirashied
@Hibaakabdirashied 11 ай бұрын
Alaa maxaan jecelahay farxiya dumarka somaliyeedow farxiya waa rasuul ilaahay inoosoo diray ee aynu garab istaagno love you habo❤️❤️❤️❤️
@user-uo2hb8uc7i
@user-uo2hb8uc7i Жыл бұрын
Alla wuxu fariid sana ❤🎉🎉 m.a halkas kaga hay geesiyad habadey❤❤❤❤ we proud of you
@asiamohamudegal8329
@asiamohamudegal8329 Жыл бұрын
Waafariid waan taageernaa
@fatimandrea4e
@fatimandrea4e Жыл бұрын
Ma shaa Allah sister allaha kuu barakeeyo aqliga
@nihaanmohamed812
@nihaanmohamed812 Жыл бұрын
Maasha allh abaayo ❤ run ayaad kahadashay soomalina waxa dhibta runta horo usoco
@kiingas5689
@kiingas5689 Жыл бұрын
Marka runta kahadleeyso wax walbo wey isku tosayan farhia codkar ruunsheg bana tahy inkasto siyasada in Uu kula aado aana jecleysan laskiin Allah noo ka dasyo kuna soco dhiri giilinta dadkada dulmina waad ka dheertahy❤❤👏
@sorryme6860
@sorryme6860 Жыл бұрын
Our lawyer Farxiya absiye thank you so so so much my dear 💪💪💪💪we love youuu as a somali women jasaaka Allahu my beautiful sister 😘😘😘😘
@dekahaji
@dekahaji Жыл бұрын
Ala fariidsana Mansha Allaah Fathia Absie 😘😘😘
@najahmuhiddin751
@najahmuhiddin751 Жыл бұрын
Well done Fatxi allaha ku dhooro waan ku taageeraa 👏👏👏👏👏
@khadra5319
@khadra5319 Жыл бұрын
MashaAllah Fathia wa naag nool ragan ay wanaaga ugu sheegta maha Fathia wax hatarane wa iyagu hawanagsanadan oo caruurtoda iyo dumarkay qaban masuliyadoda ha qaaten Fathia Nooooooolay Allah hakarameyo wa farid caqli badan
@SheikhAbdiyusuf338
@SheikhAbdiyusuf338 Жыл бұрын
Fatxiye waa barnaamij keeda ka ugu wanaagsan gabdhaha somali oo dhan please Fatxiye your great
@FARHIYAHAPPYTUBE
@FARHIYAHAPPYTUBE Жыл бұрын
Farhiyo mansha allaah duleysta anba waa necbahay ❤🎉
@ifk02
@ifk02 Жыл бұрын
Gabdhoow walaalkiin ka xishooda asagu gabadha mucaarid kuma ahan lkn niman badan oo fathia aan la tusin karin ayaa jira kuwaas uu rabaa suaala hoodi in ey si waadax ah uga jawaabto durbaba waa duleeyste hala soboodina ❤
@shugrimohamed3642
@shugrimohamed3642 Жыл бұрын
ku jecliyaa hbo aftahanad❤
@user-dg3fb4pg3l
@user-dg3fb4pg3l Жыл бұрын
Oh masha Allah fathia absiye gesiyad ruun sheeg ah masha Allah ishoda allaha kaqabto
@umuyasinyazan6241
@umuyasinyazan6241 Жыл бұрын
Mansha allah rag aan xaqooda qaadan baa ku dhibsan wllo
@abdihaashin1350
@abdihaashin1350 Жыл бұрын
Naagtii waal need. Waa qaniisad seattle dagan. I live in Seattle. She is crazy. Waxaa waso naag kaleento
@NimaTube1
@NimaTube1 Жыл бұрын
You nail it Farthiya Absiye
@katardo
@katardo Жыл бұрын
Ilahay ayaa nokaso diiray fathia absieh ,jaawaabo tayo leeh aya mehsa kaa jeedisay bravo ma cherie
@goldenkhalif7111
@goldenkhalif7111 Жыл бұрын
Bravo 🎉well done ✅ fathia ❤
@Blackie919
@Blackie919 Жыл бұрын
I apologize Fathia habir, I didn’t know that was your ex. Truly sorry. Wallahi I have to rewatch this again
@habibaali2400
@habibaali2400 Жыл бұрын
Masha Allah my sister 💯👍👑🌹💋♥️💋
@nicemhr1935
@nicemhr1935 Жыл бұрын
Fathia X kaagu wa wiil fiican hora utiriba duleeste ma ahayn🙏 Sida uu ku dhegaysanayo aaba ka helay
@ayanabdirahman
@ayanabdirahman Жыл бұрын
Fathiya my sis dhiiqo yuusan lugaha kuu galin inaad ka jawaabto siyaasada ma ahayn Guuled Iyo gobonimo ayaan kuu rajaynayaa thanks a lot
@nimcoabdi8822
@nimcoabdi8822 Жыл бұрын
Ima cabsi wan jeclahay marka waraysi laga qaadayo ninkasta wadada ku rida Mansha allah 🥰
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow Жыл бұрын
Farxiya She doesn't feel any shame and Sorry for her thoughts and theories... Dulleyste 🆚 Qoyyan 😂😂
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
She is 50 yrs old angry feminist woman, who can't find a husband. so she is projecting her hate in to us.
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow Жыл бұрын
@@GuledAar yaan lagaa dareemin huuno macaan 😘 dulleystow 😂
@farhansugule3333
@farhansugule3333 11 ай бұрын
😂😂😂
@farhansugule3333
@farhansugule3333 11 ай бұрын
@@theonlydiamondyouknow😂😂😂
@shugrimohamed3642
@shugrimohamed3642 Жыл бұрын
yaasalaam hbo fariis hadal lagu garayn❤😊
@anepsamantar2744
@anepsamantar2744 Жыл бұрын
Masha Allah Fatxiya well-done 👏
@mf6071
@mf6071 Жыл бұрын
Fariya cadi matihid marka la yirahdo Duleyste mise Qoyan galbasarka turtey❤❤❤❤❤
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 Жыл бұрын
Dumarow sacabka ino tuma farxiyo HBO waxan ku leyahy nimanka inta xuun karbaash anaguna olalahan wadayna carurtan ka war haya yaan nalaka ka xaysan dumarow wiilkaaga iso taraaniyee siduu birii bulsho ugu adeego ee ha u taraa biyeen sidu dumar iyo carur u dhibateen laha farhio keep going hadal lagu kari waaye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cadaraden5211
@cadaraden5211 Жыл бұрын
Mashallh habo outstanding you're really coverall🎉
@muudahir7081
@muudahir7081 Жыл бұрын
Femisam waxa waye sida uhadalyo haidorin waxa xeranayo haidorin nafteyda aniga leh inabad gali oo haidhibateen taadaba mamamulaye si nadad ah oo qofkasta masuliyadisa garanayo aan kuwada jogno maa xun faminisam qalad laga fahme Waad ka baxsaty fathiyay amazing 👏👏👏👏👏
@Nafta281
@Nafta281 Жыл бұрын
Wllhi halkeeda ayaat dhigtay farxiya maashaa allaah and you so beautiful
@munaa7
@munaa7 Жыл бұрын
Wow they will never dim your light..keep going.
@roodajama1174
@roodajama1174 Жыл бұрын
I am so proud of you ❤❤❤❤
@hudafuture1330
@hudafuture1330 3 ай бұрын
Kani wuxuu rabaa in uu fadxiya nacsiiyo aragtideeda iyo geesinimadeeda mana aha qof dhex ah wlhi fadxiya waa geesiyad waana qof yaq u dirir ah ❤ habo mcn dulayste ha u joojin xaq ayaad ku taagan tahay
@zulekhajama2894
@zulekhajama2894 Жыл бұрын
Clap, clap , clap! Fatxiya kudos!!
@shukriladan3902
@shukriladan3902 Жыл бұрын
Waaaaw maashallaah fariid weeye fatxiya codkara
@HambiAbdullahi-rk2fu
@HambiAbdullahi-rk2fu Жыл бұрын
masha laah habo macaan
@ayaaniito8899
@ayaaniito8899 Жыл бұрын
Qofkaa fathiya aheeyne sidaa u hadli karaa ma jiro sidoo kale qof reer somalilan ah un baa eedeeyn kara dawladiisa halka dadka kale khalad iyo sax ba ku indho la yihiin taageerid qabiilkood ama maamulkooda. somalilnad gabi ahaanteed rabi nabada iyo badhaadhaha ha u adkeeyo somalida kale na ha uugu deeqo Love u fathiya
@user-bv9sc2ic7x
@user-bv9sc2ic7x Жыл бұрын
Maashaa allaah Good to see you guys
@fartunjama4040
@fartunjama4040 Жыл бұрын
Fathia naag nool walal horay usoco Fathia geedidu haku hilmaanto ❤
@AliAli-ih9sw
@AliAli-ih9sw Жыл бұрын
Ilaahay haunaxariisto qadra daahir waatiitiri bukaansocodka liitaaraga waakubadanyahay weenoocaan ookale
@blueblue5427
@blueblue5427 Жыл бұрын
I see the Duleyste community is creating a movement against you😂😂😂
@shuk2022
@shuk2022 Жыл бұрын
Meeshen fathia ka hadlayso nimanka somalimeed maba fahmi karan. Waa dad qaat iyo dagaal miskaxda ka galay magaca dulayste bas bay ka xun yahiin. Horay ugasoco abaayo I love the way you articulate your points❤ 👏
@suhuurmahamuud4489
@suhuurmahamuud4489 Жыл бұрын
Best speach hbo well done❤❤❤❤
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
Absolutely RAG waakuwa Allah quraanka kusheegay
@FeelingGood-zt1wq
@FeelingGood-zt1wq Жыл бұрын
Goormaa iigu danbaysey in aan arko will gabadh sidaa udaawada 🌹sida Edaabta leh ee u su,aasha uu kuu waydiinayo👏👏#Rag
@fatimamuuse3741
@fatimamuuse3741 Жыл бұрын
WA ninkedi hore wll
@amalismail7772
@amalismail7772 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@intisaralifidhin5059
@intisaralifidhin5059 Жыл бұрын
Well said Fathia 👏
@fatoumafoureh
@fatoumafoureh Жыл бұрын
Yes yes I agree with you fathxiyay walaal Masha Allah Allah ha ku. Cawiyo
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 12 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,4 МЛН
dacwadii mamo safi su alo adag
34:18
Daryeel 24
Рет қаралды 575
Labadan Dulayste Oo La Sheegay In Qoyan Line Ugu Jirto🤣🤔
21:17
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 39 М.
Ali Dawah Ayaa Xataa Arkay In Fahanku Somalida Ku Yaryahay🤣
27:24
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 19 М.
ADKAATAY FATXIYA CABSIIYE O NINKEEDII LAGU DIRAY Afka Furatay
10:42
Quruxda Qoyska2
Рет қаралды 29 М.
When dad sneezes 😱😵‍💫 LeoNata family #shorts
0:26
LeoNata Family
Рет қаралды 11 МЛН
Didiya hume wo chidiya dila do na 🦜🦜 #shorts #comedy 😜
0:34
Sikha shorts and vlogs
Рет қаралды 32 МЛН
Когда покупки идут не по плану🤯
0:32
Burger Boom 💥 #настольныеигры #boardgames #games #игры #настолки #настольные_игры
0:35
ТГК: ЛОГОВО FRIENDS #россия #чатрулетка
0:21
АлексДан
Рет қаралды 9 МЛН
Why are all guys such show-offs?
0:20
F&T Team
Рет қаралды 19 МЛН