No video

FAYSAL CUMAR MUSHTEEG | Heesta Damam iyo Khobor | Qaraami

  Рет қаралды 39,825

Gu`Roon Jire Media

Gu`Roon Jire Media

Күн бұрын

Damam iyo Khobor Ma Doonaayo | Faysal Cumar Mushteeg AHN
Kabankii: Ahmed Ismail Hussein #Xudeydi AHN
Laxankii: Riftoon
#Qaraami
#Qaraam
#Heeso_Qaarami_ah
#faysal_cumar_mushteeg
#Mushteeg
Mushteeq
Faysal Cumar mushteeg
#Damam_iyo_Khobor
#Faysal_Omar
Faysal Omar
#Xudeydi
#Qaaci
#kaban
#Qaaramiah
#Somali
#GuroonMedia
#Guroon_Media
#GuroonJire
#Guroon_Jire

Пікірлер: 24
@maxameddeeq8364
@maxameddeeq8364 2 жыл бұрын
Calayk yaa calayk ustaad xudeydi allayaa raxma
@user-ke9xn9gq1w
@user-ke9xn9gq1w 4 ай бұрын
الله يرحمك يا فيصل تبرد قلبي يا غاليِ اصوات دهبيه لن تعود و امثالك لا توجد❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤اااااه يا فيصل
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 3 жыл бұрын
Waa laxankii Riftoon iyo Mid ka mida raggii ugu cuslaa Walaalii Hargeisa Faysal Cumar ,Alle haw naxriisto.
@maxamedxuseen3318
@maxamedxuseen3318 2 жыл бұрын
Caleeg caleeg maxmud ismaciil xudiyidi Yaa fayisal cumar mushteeg Ilahayi hawu naxaristo
@MuxamedNuur-nf7wy
@MuxamedNuur-nf7wy 3 күн бұрын
Waa berigii ay Faysal,Sagsaag iyo Dararamle u dhoofeen Carabta ayuu Faysal inoo sheegayaa Damaam iyo Khobor ma doonaayoo daa'imoow dookhii iyo dalka waan la garan waayee aan duulee dayaarad ii keen! Laxanka Riftoon waxa iska lahaa Xudaydi. Maxaa macaan dunida ka soo dhamaaday.......By Ustaad Jundulaahi Cabdi Nuur Boobe.
@user-zx8wg6cj4t
@user-zx8wg6cj4t 6 ай бұрын
dear my uncle alle hawnaxariisto aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@ahmedsadiq6333
@ahmedsadiq6333 10 ай бұрын
Qarami Fayzal omer Assanu fanan Rabbi hawnaxaristo .
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame Жыл бұрын
His songs are so sweet and touching Ilahai ha unaxaristo faysal cumar he was a legend
@xasangurey1163
@xasangurey1163 9 ай бұрын
Cod waa dhaafay kan qoto dheeraa waxaad moodaa meel laga hayaamay in uu ka dhawaaqaayo
@user-ke9xn9gq1w
@user-ke9xn9gq1w 4 ай бұрын
نلتقي في الجنه انشاالله يا فيصل
@abdifatahpashe608
@abdifatahpashe608 7 ай бұрын
Rifdoon xudaydi, qarshe, iyo faysal allah yarxamahu dhamaantood
@farxaanmukhtaarbadal7271
@farxaanmukhtaarbadal7271 3 жыл бұрын
Macalinkii iyo fanaankii waynaa maxamed cumar maxamed xirsi (faysal cumar mushteeg)ayaa loo garan ogyahay
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Waayo waayo allow ku naxariiso
@serahmed5346
@serahmed5346 2 жыл бұрын
Heesaha qaraamka ah tumistooda nin Xudaydi kaga wanaagsanaa ma jirin.
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 6 ай бұрын
Wof.allaw.idiin.naxariiso.ismaaciil.xudaydi.kamankiisa.layabay
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Alaha unaxariisto
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Faysal cumar
@cabdirashidcabdilahi-er8hb
@cabdirashidcabdilahi-er8hb 5 ай бұрын
cabdirashiid
@cabdirashidcabdilahi-er8hb
@cabdirashidcabdilahi-er8hb 5 ай бұрын
👉👈
@amiirnasri7513
@amiirnasri7513 2 жыл бұрын
Heestan oo qoran keena wll
@meecaadyare4764
@meecaadyare4764 Жыл бұрын
Waynoow wax lagaama waayi jirine Wanaag ii xisgii wax yeellada Waxaan ahay Jooge ka maqaanoo Waxaan ahay jiif nin loo diidoo Waxaan ruux lakala jaraayoo Jabuuti iyo jawhar kala jira ee Damaam iyo khobor ma doonayoo Dariiqa tuqbaa i daashadayoo Dooxiyo dadlkan waan la garan waayee Aan duulee diyaarad ii doona Waxaad doonto lagaama waayi jirine Wacanaa wadanaad taqaanaayee Jacaylkaagu naartii jahannama iyo Jaxiima kuu noqay jidhkaygee Jubayl baan jiifto kaaga tirayaayee Meeshuu cantar geella soo mariyiyo Midbay baan murti kaaga tirayaayee
@muusekibaar8052
@muusekibaar8052 Жыл бұрын
Heesaha hore iyo kabanka sida lo tumayo nin ku gaadhaya xudeydi ma uu San jirin waah waah
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Alaha unaxariisto
Khadra Daahir - Waa Bixiso Oday "Original"
9:54
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 227 М.
Faysal Cumar Mushteeg Heesta | Subcis | Astaan Music 2020
12:18
Astaan Music
Рет қаралды 33 М.
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 18 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 14 МЛН
wow so cute 🥰
00:20
dednahype
Рет қаралды 31 МЛН
🩷🩵VS👿
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 27 МЛН
al fanan Faysal Cumar Mushteeg Wareysigiisii Ugu Dambeeyey ee laga qaadey
42:28
Khadra Daahir Cige   Kaban Qaaci : Masalo
7:48
Maria Channel
Рет қаралды 6 М.
Waraysi Xiiso badan Faysal Cumar Mushteeg|| Qaybta 2aad || Balwo
33:01
Xasan Aadan Samatar - Igu Dheeridaa - Kaban
11:38
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 56 М.
Maxamed Mooge Liibaan | Shiilka Caashaqa -  (Kaban)
8:58
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 97 М.
Faysal Cumar Mushteeg | Heesta Lacageey  (Kaban)
6:04
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 26 М.
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 18 МЛН