Sahra Axmed IYO faysal cumar mushteeg cusub "Best kaban qaaci Performance MUST SEE THIS"

  Рет қаралды 188,711

Duul Media

Duul Media

11 жыл бұрын

mohamed mooge com
Sahra axmed, MUST SEE THIS VIDEO,faysal cumar mushteeg,Sahra AxmedSahra AxmedSahra AxmedSahra Axmed

Пікірлер: 150
@saidojama1170
@saidojama1170 7 жыл бұрын
ana waxa i cajibasay sida quruxda badan oo u qaaday heestan macaan al fanaan feysal cumar allaha u naxariistee
@shakibalmaqtary6683
@shakibalmaqtary6683 5 жыл бұрын
My only and the first time I met the legend Faysel cumer Mushteek was in the early 90s in Sana'a Yemen where I had the honor and pleasure to attend a launch and qat chewing party served for the honor of legend Faysel cumer Mushteek by the late Haji Ibrahim Hussein Dhogour to be honest both the legend Faysel cumer Mushteek ,Hajj Ibrahim Hussein Dhogour and my mother belongs to the same tribe. In fact the legend was my favorite Somali artist but on face to face talks I found that he was not only artist but a linguistic had very good English and Arabic language knowledge, a poet, literary critics and well informed intellectual who had also a very good comedy talent. But I wonder why so many of his good songs can not find on KZfaq I hereby make a call to all his friends and these who loved him to upload the songs of legend that they are keeping in their archives as most of his songs are not yet uploaded. I hope my call will find friendly ears to respond to it.
@hah7064
@hah7064 4 жыл бұрын
Shakib, you can find many of Faisal's songs in the youtube currently. Faisal was great singer with charisma that other great singers don't have. As he appears in the stages all people stand up for his celebrations.. when he finished one song the people didn't allow him to rest. They said "again.. again please..please". When he died in 2012 I attended his burial gathering. He was also great teacher... all of his former students attended the funeral. In his latest years he lived with difficult health conditions but the government didn't contribute a tangible support to him. But his memorial doest'nt get empty in the hearts of every Somali person who loves the art and culture.
@hah7064
@hah7064 4 жыл бұрын
Also Sahra Ahmed Jama was beloved great singer. I attended her funeral in Hargeisa in 2018. Sahra Ahmed has the biggest number of Somali songs and paid great contribution to the Somali art.
@meecaadyare4764
@meecaadyare4764 3 жыл бұрын
@@hah7064 what about maxamed busi
@mohammeddahir261
@mohammeddahir261 8 жыл бұрын
Yasalaam faysal cumar mushteeg wuxuu ahaa fanan qaaliya oo qiimo badan wuuna mudan yahay in gabdho somaliyeed oo sidaan u quruxbadana u ciyaran ilahay qabriga ha u nuuriyo naxariistiisana ha ugu deeqo rabbow u naxariiso faysal cumar mushteeg.
@museadan2109
@museadan2109 4 жыл бұрын
Waa isaaqi hore maha jeegaanta hada sobaxday ee isaaq kala qaybisay fashiil!! Yaa faysal yaa sahra illaahay hadiin naxariisto!!!
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 7 жыл бұрын
waxaan aad uga xumahey quruxdaa codka macaan lagu ladhey ee aan is lahaa maa taariikh intaa ka badan laga reebo fanaaniinteenii waaweynaa Faysal AHNtee iyo kinsi iyo boqorada codka sahra axmed Ale ha daayee dadkan cayda isu marinaya waxaan odhan lahaa meelo kale isku caaya koonfur iyo waqooyi
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 6 жыл бұрын
nuurto ali Allow ku xifdi wll hadalkaga ayaaba la qiiroday heesahaba intan la gaadhin 😭
@idirisali572
@idirisali572 2 жыл бұрын
Dad wakhtigoodi si fiican u qaatay aakhirana allah ha cafiyo ameen
@abduladiifabdurahmaanmoham8147
@abduladiifabdurahmaanmoham8147 6 жыл бұрын
Midabaan cadaaniyo Cawlaan ahaynyo Daymada cajabiyo Lagu caajisayno Waxaad tahay mas ciideed Wali waa caruuro Waa laan curdina oo Waxa loo carbinaya Sida faras colaadiyo Dakamo cugtamaye Page2 Cambaruudka naasaha Caarada madaw iyo Luqunta cabaadhka le iyo cuduudaheegiyo Waaka is celiyee Page3 Sunayaha carceere Cirifka Isla gaadhyo Indho cawl lamoodyo Caashaqa abuura Igu beeray cudurkee Wali waa caruuro Waa laan curdina oo Waxa loo carbinaya Sida faras colaadiyo Udakamo cugtamaye Waynaka
@khadartuke3940
@khadartuke3940 2 жыл бұрын
Rabbi Naxariistiisa janno ha ugu deeqo , walahi waxay ahaayeen generation qaali ah oo aan la goyn karin qiimahooda , umad leh qalbiyo saliim ah oo laabahoodu ka nabad galeen xiqdiga xinka iyo xasadka oo xaadhan tahay calooshoodu , , Waxaan alle uga baryayaa inuu jannadiisa ku casuumo. رحمهم الله رحمة واسعة واسكنهم الفردوس الأعلى يارب العالمين.
@nasramohamed1459
@nasramohamed1459 9 жыл бұрын
Gabdaha qalanjoyinka ah meesha sharaxan ayaan ba la yaabey. Qurux badana mashaallah!
@abdiwali2388
@abdiwali2388 8 жыл бұрын
aniguba waa lamaqsuuday gabadhaha qalanjoyinka qurux badnidoda
@mudane1454
@mudane1454 6 жыл бұрын
Odaygu ciyaar uma xiiqayn maalinka
@ismailadam4648
@ismailadam4648 3 жыл бұрын
Organic
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 Жыл бұрын
No make up no problem 😄😄😄
@zaki_smail_1988
@zaki_smail_1988 8 ай бұрын
Koley waa Duriyaddii. 😊😊
@GareenMedia
@GareenMedia 4 жыл бұрын
Busi waa gacan macaan yahay wallaahi. Eesh calaa Cuud!
@ahmedbarre3617
@ahmedbarre3617 6 жыл бұрын
*Sacabka Mushteeg si cad buu uga dhex muuqdaa sacabka kale oo dhan*
@ruuneycalimaryanruun2374
@ruuneycalimaryanruun2374 5 жыл бұрын
yaaaa ilaa dhegensanaya caawa 2019 sanadkan cusub
@iskakaliahaw4834
@iskakaliahaw4834 6 жыл бұрын
Wali waa caruuro Waa lan curdina hoo Waxa lo carbinaya Sida faraz coladeed 😢ilahw ku naxarizo faysal Omar
@mukhtaarmu2659
@mukhtaarmu2659 4 жыл бұрын
Faysal cumar Wa macalinki ugu horeyee Heesa music iyo laxan iskudarsad Wax sorac Karin m.mooge Ilaa imika scor EU xidhanyaya Allah .yarxamu dhamantot
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 2 жыл бұрын
Buse maa sha alaah ilaahay hakuu naxariisto ilayn kabanka wuu Tumi yiqiin weliba sifiican
@ahmedfarah4839
@ahmedfarah4839 Жыл бұрын
Kamanba isaguu ladhintay Allah ha u naxariisto...what a great story teller
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
ILAAHEY DHAMAAN HA U NAXARIISTO ILAAHAYOW AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN
@aliabdi2886
@aliabdi2886 7 жыл бұрын
yaasalaam caadi ma ahan AUN FAYSAL CUMAR. MUSHTEEG AMIIN
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Waxan dhagay sanayaa 2020 waa sadakii cosbaa kama daalo intii dhimatay ilahay hau naxariisto intanoola khayar ilahay hasiiyo
@mohamoudkaderfure3857
@mohamoudkaderfure3857 7 ай бұрын
Allow ku naxariiso faysal cumar mushteek iyo sahra azmedba axyaa fanaaniin walee inay ahayeen 100 kalaso bax
@kalilrage8873
@kalilrage8873 6 жыл бұрын
Gabadhaa sharaxan habeenkaasi waa hooyo ka mid ah hooyooyinka da.da ah waxaan aad uga helay sıday u qurxoonaayeen dadku barigaa ma sha allah.
@abdiasishubse996
@abdiasishubse996 5 жыл бұрын
Waa tee sxb
@dhawrsancaqil9746
@dhawrsancaqil9746 6 жыл бұрын
Wwwwwwwwww hablaha lagu qabtay kamarada ee gobta fadhiya qurux badane 😍😍😍😍 Faysal cumar mushteek rabbi haku naxaristo adiga iyo inti dhimatayba
@nimcaancabdi7490
@nimcaancabdi7490 2 жыл бұрын
Abti igu qaali ahaa alow ku naxariiso
@nimcaancabdi7490
@nimcaancabdi7490 2 жыл бұрын
Aaamiiiin
@mudane1454
@mudane1454 6 жыл бұрын
Habeen shidnaa allow labadoodaba u naxariiso sahra ahmed iyo faysal cumar mushteeg iyo naagaha quruxda badan
@Amal8327
@Amal8327 4 жыл бұрын
Naagaha quruxda badan 😂😂
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
Amal awale KKKKKKKKKK.
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
Mudane 1 FAYSAL CUMAR MUSHTEEG , BUSI IYO SAHRA AHMED ALLE HA U NAXARIISTO DHAMAAN.
@hassancumar7429
@hassancumar7429 6 жыл бұрын
Hambalahà meesha jooga aadbay uquruxbadanyhyn waa asalki Allaha unaxaristo inta dhimatay
@hamsexusen694
@hamsexusen694 6 жыл бұрын
xasuus waayo waayo aad bn u xasuusataa waa todoba Bax arooskii Muna iyo abdirashiid 2004 ilaa 2005 ayay ahayd bn filayaa waa todoba Bax iyo xaafada goljano goob joog ayaan guriga u ahaa ale ha kuu naxariisto Faysal Omar .kinsi xaaji iyo sahra Ahmed dadka qaaliga jeebka iyo jabaqda macaan
@Amal8327
@Amal8327 6 жыл бұрын
Waa xafadaya I hada tolow imika may daganyihin. kinsi lakin may joogtay camarada Kuma muqato
@somalipure8835
@somalipure8835 5 жыл бұрын
Zxb arooskaasi yuu ahaa muna& abdirashiid???
@cabdikhadarshukri7133
@cabdikhadarshukri7133 2 жыл бұрын
Asc
@macalinkaxisaabta3868
@macalinkaxisaabta3868 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto dhamantod mushteeg busi iyo sahra
@morem4395
@morem4395 5 жыл бұрын
Music school of hargesia
@ahmeddhakawe8339
@ahmeddhakawe8339 8 жыл бұрын
axyaaa fanaaniin Ilaahay haw naxariisto faysal cumar mushteek waxaan layaabaa dad ka qaar intay kuraaxaystaan heesaha noocan ah Hadana cayda soo qoraya
@saynabahmed8087
@saynabahmed8087 7 жыл бұрын
hodan craxmaan
@ozilyaremm1212
@ozilyaremm1212 7 жыл бұрын
ahmed dhakawe Axmed mahadsanid
@timironly4565
@timironly4565 6 жыл бұрын
Heesta ugu dambeesa ayadoo qoraal ah plz 17-10-2017 Yaa dhageesanayaa axyaa fanaaniin qaran
@MaxamedIbraahim-sc7cf
@MaxamedIbraahim-sc7cf Жыл бұрын
Wakhti Ina Soo Marey oo aan dib usoo noqoney iyo dadka qaaliya Allaha raxmaanku dhamaantood janayooniykii ha igu deeqo iyaga intii kale dhimantey
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
yaa salam madal bilan bay ahahyd alla ha unaxartsi Hoblada Qaliga Xasuus fican bay noga tageen Hargsaea Hooyga Fanka iyo quruxda weji
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 4 жыл бұрын
wow faysal macalinka mcaliminta الله يرحمه Funka hadaanu macalimin nahey dad badan ku leenahey lakin faysal&m.mooge waxey ahaayen mar la arag . Sahra ahmed iyo busi dad nool bey ahaayen ka jogey somalidii is jecleyed wagii hore.
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
ninka kabanka tumaya wa maxamuud maxamed cige busi ilahay haw naxariis to aamiin dhamantod
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 2 жыл бұрын
Wwww ilaahay ha idiin naxariisto waa dadkii fanka soomaaliyeed dhalay
@istuudiyahaalfaghi7496
@istuudiyahaalfaghi7496 9 жыл бұрын
Maan sha allaah mahadsanid feysal waa heesihii la yidhi ha dhageysto
@souleimandahirgod8504
@souleimandahirgod8504 3 жыл бұрын
ALLAH HA U NAXARIISTO DHAMAANTOOD AAMIIN
@cqanioomaar4489
@cqanioomaar4489 2 жыл бұрын
Berigii ifka la joogay ,yaa salaam ❤️ AUN dhamaantoodba
@akarimyousuf6971
@akarimyousuf6971 9 жыл бұрын
Waa asalkii codka, iyo kabankii mr busi.
@mawliidelmihaange7574
@mawliidelmihaange7574 4 жыл бұрын
Feysal cumur ninkii caya waa nin liita wayo fanaan qaran buu ahaa alyarxamk ilhey janadiisa ha ka warabiyo waxaa nagu filin intaa nooga tagtey 29/9/2019/Growe galb 4:48 galbnimo hurdo kakacey qof aan aad ujecalhey baa isoo dirtey
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 16 күн бұрын
Waan hargeysadii xalaasha ahyd ee is jecleyd ahn dhamaan 😢
@mussashire1201
@mussashire1201 8 жыл бұрын
faysal cumar mushteg ninka cayaya ma ahan nin hawiye e wax weye nin darod ah oo faqash ahi wa axmaq anan senjigisa Somali aheyn dir & hawiye faqash ma ahan faysalna illah ha u naxaristo gabdhaha somaliyed sharaf bey la hayen ma hayen dumarka faqashed talyanigu ku mushaxi jidhay
@suniitaahajji3918
@suniitaahajji3918 8 жыл бұрын
wax garad baa tahay waad la fahantay munaafaqadooda ey waligood la dhex taagnaayeen dadka isaga dhaw
@moahmed6201
@moahmed6201 7 жыл бұрын
abti Aduu ma isla saxantahy qofkaliya ayaad umad dhan u caayaysaa niyahow bal dib isugu fiirso
@maxamuudcawil3422
@maxamuudcawil3422 5 жыл бұрын
War faqashta aad sheegtaan wa ayo horta reer somali land now waa yaabe fanaaniinta waa la wada leeyahay markan somali nimo ayay ku heesayeene somalilnd nimo kuma heesayn markaa isku xishooda af aan ku hayo mushteeg ama sahra igumaba yaalo lkn iska daayo wll cidina idinma nebcee cuqdada iyo qabyaalada
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 4 жыл бұрын
Cayda dumarka joojiya dhinac ay doonanba maryoolay ha lays daayo rer walba dhaqankis waxuu galo oo yahay waa la yaqaan 2019 akhirkisa weli rer hebel cay isugu dheganahay cay denbi bes ba laga faa'idiya ha lays daayo tira caydana nin walba naftaada xisaabi.
@mahmoudibrahim9026
@mahmoudibrahim9026 5 ай бұрын
waxan aad ugu hely sida uu faysal isula eeganayo
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
ILAAHEY INTA GARACXEJISKA AH UMA NAXARIISTO WAAYO WAA XAARAAN XAARANI DHASHAY
@hamiiyoqami8711
@hamiiyoqami8711 5 жыл бұрын
Mushteeg mushteeg
@ibrahimabdiibrahim8935
@ibrahimabdiibrahim8935 5 ай бұрын
Heesta sahra ahmed ee labaad magaceede
@MOHAMEDMD1
@MOHAMEDMD1 9 жыл бұрын
yaa salaaam faysal iyo sahra
@khaalidmagaalo2333
@khaalidmagaalo2333 3 жыл бұрын
Allah naxariistiii jano ha kawaraabiyo sadex doodaba Sahra axmad jaamac Faysal cumar mushteeg Maxamad maxamud cige busi
@KosovoO-vt5gl
@KosovoO-vt5gl 4 жыл бұрын
FANAAN JIRA ALLE HA U NAXARIISTO DHAMAAN.
@chantaalninjirah7343
@chantaalninjirah7343 7 жыл бұрын
waar dadkan caytamay block naga saara dhamaanto aanu ka raaxaysanee isma dhaamane plze
@kalilrage8873
@kalilrage8873 6 жыл бұрын
all fanaan busi oo ah ninka kabanka garaacaya si farshaxan ah ayuu u tumayaa
@maxamedqaasaali5095
@maxamedqaasaali5095 2 жыл бұрын
Asc akhyaarta oo dhan siduu inoo sheegey saxibkeen xamze xuseen waa aroos ka dhacey hargeysa gaar ahaan gol jano waa hablihii gobta ahaa ee quruxda badnaa in kastoo aniguna reer gurya samo ahey hadana gol jano ayaan ka shaqeynayey mudo shan sano ah waan jeceley ilaahey ha u naxariisto fanaaniintaa dhamaantood wey dhinteen faysal sahra iyio busi hablahaa quruxda badan ee arooska joogana waan salaamyaa koley hada xaasas whakhtiguna ma sii foga waa 2005tii
@istuudiyahaalfaghi7496
@istuudiyahaalfaghi7496 9 жыл бұрын
waan ka yaabey dad waaweyn ceydu amaan moodey illaahey ka cabsada umadiisa u badbaadiya
@axmedkayse8023
@axmedkayse8023 7 жыл бұрын
alla ya raxma faysL iyo inti dhimatay
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Hees xusuus gaar ah mudan
@filfishajacalkalamariyowee9619
@filfishajacalkalamariyowee9619 7 жыл бұрын
26:00 maydal qoor dheer
@abdulahijama4345
@abdulahijama4345 8 жыл бұрын
Cabdilaahi
@abdiqaniabdilahi9777
@abdiqaniabdilahi9777 9 жыл бұрын
maasha allah waa fanaaniinta qaranka somaliland alle ha u naxariisto feysal cumar mushteeg sahra axmed alle cimriga ha u dheereeyo
@hamoodhamoodbro1038
@hamoodhamoodbro1038 7 жыл бұрын
idoor nacala idinku yaal reer fakin street yaad dhilonimo ku sheegaysaan idinka ingiriisku idin wasi jireen gaalo gaalo dhashay
@kaabaali625
@kaabaali625 5 жыл бұрын
Abdiqani Abdilahi cuqdad udhimo macay ayad wax nagaga guraysa
@khaalidjoof6113
@khaalidjoof6113 2 жыл бұрын
Sidaa daalal iyo hawd xarshin dacaladeedii wadaadada duceeyiyo culimadu digriyayaan🥰🥰🥰
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 2 жыл бұрын
Baaq nabadeed jubbaland state Somalia Fayadhowre jubbaland state Somalia #Dr Abuukar Abdi warsame
@ismailhagisaeed404
@ismailhagisaeed404 3 жыл бұрын
ebaw u naxariisto adoomadaa
@aminibrahim8360
@aminibrahim8360 2 жыл бұрын
Wa Gurigi Hoyga fanka 1993 reer hargeisa waligood ba way shidnayeen
@filfishajacalkalamariyowee9619
@filfishajacalkalamariyowee9619 7 жыл бұрын
Maxa.meesha virgine joogta
@mohammedamir9541
@mohammedamir9541 2 жыл бұрын
Wow masha allh qalanjooyinkaasi inaba caadi maaha
@maxamedali8565
@maxamedali8565 Жыл бұрын
Yaa salama
@lijoso2573
@lijoso2573 4 жыл бұрын
Marar badan ayaa qaar aan la shaqeeyo i weydiya dhaqan iyo hido ma leedahey ? Haa baan ku iraahdaa kadibna heeso qaraami ah baan u saraa
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 6 жыл бұрын
axyaa Qaraam
@faysalismail5901
@faysalismail5901 3 жыл бұрын
dadka caytamaa meel aan caytanba kijirin waa tulojoogii h iyomagalooyinkaba kusoo carooday ninwqxbarasho iyo cishmoiyo kaladanbsyn ku barbaaray waxba iskama caayo
@filfishajacalkalamariyowee9619
@filfishajacalkalamariyowee9619 7 жыл бұрын
Busy habeenkaa muxuu is garacay zxxx
@haymachannel3847
@haymachannel3847 4 жыл бұрын
Kabankii busi
@mussashire8597
@mussashire8597 5 жыл бұрын
Abdi aar adero rer konfur banu nahay lkn abe faysal iyo hoyo sahra xasha illah cay inagama geyan waxa cayda kadinada la tagan wa faqashti afweyne iyo Abdullah yusuf xamar kaga cararen
@MohamedMohamed-qh7cj
@MohamedMohamed-qh7cj 4 жыл бұрын
Beautiful music and people ❤💯
@moussaismanrobleh7725
@moussaismanrobleh7725 9 жыл бұрын
my stars
@fadumofarax2759
@fadumofarax2759 6 жыл бұрын
Waaaw heeso iga dhe
@fadxiaxmde7481
@fadxiaxmde7481 Жыл бұрын
alle yaa raxma
@Atteye
@Atteye 9 жыл бұрын
Reer kofureedka af somaliga ku adag
@hamseganey4383
@hamseganey4383 8 жыл бұрын
+abdi aar Wali caqli ma´aad yeelan!! wax koonfur iyo waqooyi ama reer qudhac amd geed layiraahdaa majidhaan Maskaxda ka shaqysii walal.
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 5 жыл бұрын
@@hamseganey4383 big respect
@meecaadyare4764
@meecaadyare4764 3 жыл бұрын
Runtu waa madhaafaan 😂😂
@dawand6946
@dawand6946 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@bilallalib5426
@bilallalib5426 8 жыл бұрын
Where's mushtek at
@dheegismail3761
@dheegismail3761 3 жыл бұрын
Yaa ila dhagaysanaya 6/19/2021---11:01pm
@tvbulsho
@tvbulsho Жыл бұрын
AHN Faysal,Sahra iyo Bussy oo kamanka tumaya
@injineere
@injineere 7 жыл бұрын
midab cadaan iyo cowl aan aaheyno deymada cajabiyo lagu caajiseyniyo waxaa tahaybmas ciideed. weli waa caruuro waa laan curdin ahoo waxaa loo carbinayaa sida faras-colaadiyo dakane cuktamaye.
@faysalismail5901
@faysalismail5901 3 жыл бұрын
qureeshtii cisiku noolada allena il abaareed idinma tuso
@mustafexirsi
@mustafexirsi 3 жыл бұрын
Busi, Mushteeg iyo Sahraba Eebbe ha u naxariisto.
@hassanahmed898
@hassanahmed898 2 жыл бұрын
Anuu waxaan ku haystaa dumarka meesha fadhiya quryx badanaa shaw illaa wakhtigaas Make-up ku waa jiray
@FeedMeMore123
@FeedMeMore123 10 жыл бұрын
boqorada codka waaha waah
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Waxan la qiroonaya heesta ka sokow wa Abayaashen Nasiibka ay lahayeen Ee Aan anagu haysan. Bal gabdhaha xural caynta aad moodo Ee bila make-up ka dhalaalaya. Wlh way u qalmeen in la amaano oo geel iyo wax walba laga bixiyo.........
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
GARACXEJIS IBNU XAARAAN IBNU XAARAAN DHALAY OO FAQASH DAAROOD AH OO CUQDAD H/AWAL IYO HABARJECLO UGA BAXAY REERKII AY SHEEGAN JIREEN MARKII HOREBA GARACXEJIS SHEEKH ISXAAQ MUU DHALIN WAA IBNU XAARAAN IBNU XAARAAN DHALAY OO INLA DEGA WALAAHI DHIIGINA AYNU DIYAAR U NAHAY INOO BILAABA DAGAALKA
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 ай бұрын
HABARYOONIS MAAHA ISAAQ ILAAHEY NAARTA HAKU FOGEEYO WAA NIJAAS NIJAASI DHASHAY OO IBNU XAARAAN AH WAA IN LOO DIYAAR GAROOBO SIDII AYNU DHIIGA UGA JAQI LAHAYN
@dulcad6854
@dulcad6854 Жыл бұрын
Meeshu sucuudigay u eegtahay
@warsaniyoweedhsan9417
@warsaniyoweedhsan9417 6 жыл бұрын
busi wali intaas ayu leegyahay
@faysalismail5901
@faysalismail5901 3 жыл бұрын
koley aros gobed buu ahaa allayaa xiddikum
@sir__cmc
@sir__cmc 2 жыл бұрын
Heesta u danbaysa ee faysal qaadayo Halkeen ka helayaa iyadoo Khaliya ?
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 Жыл бұрын
Maydal qoordheerey
@kalilrage8873
@kalilrage8873 6 жыл бұрын
buula xuubay durbaanka
@yaasinahmad4312
@yaasinahmad4312 6 жыл бұрын
ax ya Sahra axmed dadkad igala weyn tahay ax ya way feysal cumar wali wa carurro wa lan curdina'oo afweyne qadhmune dadka shafafka iyo cisiga leh ayow inaga fogeyay Wale manta wata dowlada somaliland
@mohamedadenabdulle7150
@mohamedadenabdulle7150 3 жыл бұрын
Halkan ma ahan meel cuqdad ay ka jirto fadlan dadka qabiileysan halkani waa goob lagu nefiso oo daalka iyo daalka lagu reebo ee naga raalli ahada
@abdiman1164
@abdiman1164 9 жыл бұрын
War caaydu waa maxay dadkan waxay fanaaniin uyihiin dhamaan umada kuwada hadasha Af-soomaaliga. Mida kale halsoo qoro miraha heestan Aa idin ka faa'iidno.
@hamseganey4383
@hamseganey4383 8 жыл бұрын
+abdi man sax
@abdiman1164
@abdiman1164 4 жыл бұрын
Keith Ellison in mosque
@shiremussa7450
@shiremussa7450 5 жыл бұрын
Jim sheikh mumin wa nin rer galmudug ah cudkana si wacan u tuma feysalna wa nin rer somaliland ah waxan leyahay dowlada somaliland e anu nahay walalaha faqashtu sidan kadab keda u dabar jarnay u dabar jara
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 4 жыл бұрын
War ninkaan quruxda bafan ma jiim shiikh mu'min miyaa . Alla yaemraantu wanagsanaydaa kkk
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
war wa maxamed maxamuud cige busi maha jiim sheekh mumin
@sominton
@sominton 9 жыл бұрын
War anigu waxaan la yaabay kuwan fanaaniinta ku taageeraya inay isku beel yihiin war fanaaniin soomaaliyeed cawaanyahay aan iibsanay haddaan reer koofur nahay xageed jirteen markaan idinka iibsanaynay ingiriiska
@suniitaahajji3918
@suniitaahajji3918 8 жыл бұрын
hooyadaa was doqon yohow rer koofur ma tihid ee sheego qaxbadi ku dhashay ee daaroodka aheyd ina habar dhilo waligiinba farac sharmuuto ayaad aheydeen dadkana dhaqan xumidiina in ey leeyihiin ayaad u heysataan koofur iyo waqooyi waa dad isla dhashay weyna iska kaa xigaan kamana dhex kaluumeysan kartid la soco ee bari iyo buuraha baahida kugu dishay sheego
@muniranaosmana7037
@muniranaosmana7037 7 жыл бұрын
Somali Badminton Federation hbhh
@sominton
@sominton 9 жыл бұрын
Hayaay war meesha dhilooyinkii isaaq baa ku dhan maxaa mid la kari waayay oo caasi ah ka buuxdaaa kk k kkk kk k
@nooraali5272
@nooraali5272 9 жыл бұрын
Ma dhilooyinki futada laga nikinaye ayad mooday cawaan waaxid isaaq waad gaadhi wayde
@nooraali5272
@nooraali5272 9 жыл бұрын
Kkkkkk badaw aan taarikh aqoon ayaa ugu daran adinka talyaaniga yaa idinka iibiyay
@sadam8268
@sadam8268 7 жыл бұрын
Somali Badminton Federation dhilooyinkii daarood baad mooday ee kuu kuuyada iyo Ugandans ka dhargeen ee ay u bixiyeen, cheap and clean
@cumareycise3447
@cumareycise3447 5 жыл бұрын
xoolayahyow iska aamu hadey dhilo jirto waa hooyadaaye
@nimcaancabdi7490
@nimcaancabdi7490 2 жыл бұрын
Makaahiiil hanoolaado ax ayaamakaahiil
@hah7064
@hah7064 4 жыл бұрын
Dadkii asalka ahaa meeye miyaan arooskan cid garanaysaa jirin. Madal aad u qiimo badan bay ahayde waxaan jeclaan lahaa ubadkii halkaa ka beermay inaan arkoooo looolz.
@ismaaciilhadhiwaa946
@ismaaciilhadhiwaa946 3 жыл бұрын
Anagaa Joognaye Ninkii Arooska Ahaa AHHUN.Isna Wuu Inaga Hooseeyaa AHUN. Faysal AHUN. Sahara Kabankuna AHUN. Busi Durban Ku. Buulo Xuubay
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 29 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 74 МЛН
SAHRA AXMED HEESO KABAN
52:55
Maslah Timoweyne
Рет қаралды 52 М.
SAHRA AHMED Qunbucasho.wmv
15:05
Kanakwamba kwetu Sunyareh
Рет қаралды 205 М.
Waraysi Xiiso badan Faysal Cumar Mushteeg|| Qaybta 2aad || Balwo
33:01
Amina, Sahra, Axmed & Jubba
10:04
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 467 М.
FAYSAL CUMAR MUSHTEEG | Heesta Damam iyo Khobor | Qaraami
11:25
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 38 М.
Qaraam: Subcis   Al-Ustaad   Faysal  Cumar  (Mushteeg)  AHUN
13:12
Goray Haldhaa
Рет қаралды 963 М.
Faysal Cumar Mushteeg [ Laxanka Subcis ] Lyrics
12:58
MUDUG BOY
Рет қаралды 229 М.
Sahra Ahmed Iyo Daaud Masxaf(Kaban By Safwaan Studio).flv
9:38
sayid abdi
Рет қаралды 523 М.
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 29 МЛН