No video

Fikrad & Buug #7 | How to Win a Friend and Influence People | Dale Garnegie | 7 Cashar | Somali

  Рет қаралды 25,856

Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

7 жыл бұрын

Subscribe to My Channel Here: / 5486147
#Fikrad & Buug Note: mubarakhadi.blogspot.com/2017/...
Note:
1. Don't Criticise or Condemn
2. Make the other person feel important - and do it sincerely.
3. Talk in terms of the other person's interest.
4. Be a good listener.
5. Smile.
6. Give honest and sincere appreciation
7. The only way to get the best of an argument is to avoid it.
Igala xidhiidh:
I N S T A G R A M: / mubaarak_hadi
F A C E B O O K: / mubarakhaditv
T W I T T E R: / mubarakhadi
S N A P C H A T:mubarakhadi101
E M A I L: Mubarakhadi@gmail.com
Mubarak Hadi

Пікірлер: 76
@MubarakHadi
@MubarakHadi 6 жыл бұрын
S U B S C R I B E !! :)
@hamsewarsame3444
@hamsewarsame3444 6 жыл бұрын
Mubarak Hadi جزاك الله
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 4 жыл бұрын
Mubarak hadi jazakallah Wllo ❤
@dreamchaser4866
@dreamchaser4866 6 жыл бұрын
1- Ha dhaleecayn dadka . 2- Dareensii qofka inuu muhiim kuu yahy. 3- Kala hadal qofka kale waxa uu danaynayo. 4- Noqo dhagayste wanaagsan. 5- U Dhoola cadeey dadka. 6- U Mahadceli dadka markay wax kuu qabtaan. 7- Dooddu guul ma keento (macnaha iska dhaaf doodda). "Intaas weeye qodobbadiiyo kooban inta iga danbayso wakhtiga ha kaga faaideystaan cashar kale". Wasalamu calaykum.
@mahamedmawlid2272
@mahamedmawlid2272 4 жыл бұрын
Nin ragga iga dheh fahmo fcntahy sxb mhdsnid
@keyfladan673
@keyfladan673 3 жыл бұрын
Thanks wlky 🤗👍👍
@askar7190
@askar7190 2 жыл бұрын
sxb waad mahadsan thy
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 9 ай бұрын
Mhdsnd
@MubarakHadi
@MubarakHadi 7 жыл бұрын
Buuggii 7aad ee barnaamijka Fikrad & Buug iga guddooma. Waxaan rajeenayaa inaad in uun wax ka korodhsan doontaan. Mahadsanidiin :)
@najiibcalicosoble3886
@najiibcalicosoble3886 2 жыл бұрын
Ustd wad mahadsan tahay
@amaalcabdullahi2241
@amaalcabdullahi2241 7 жыл бұрын
Aduun iyo aakhiro way isku xidhanyihiin, Allaha no rumeeyo guusha dhabta ah. mahadsanid in badan akhii fillaah.
@zahrahaajimohamed2297
@zahrahaajimohamed2297 7 жыл бұрын
mahadsanid ustaad mubaarak waxyaabo badan oo buugaan ku qoran waxeey tadaabuq layihiin markaad u fiirsato siirada nabiga waxaa aad u faahfaahiyay kitaabka إسنمتع بحياتك oo uu qoray محمد العريفي wuxuu kahadli كيفية تعامل النبي مع الناس. taasoo runtii saldhig noo ah. shukran jazaaka allah kheyran sida aad wanaaga noola jeceshahay janadu hakuu jeclaato.
@mukhtaarabdi3817
@mukhtaarabdi3817 5 жыл бұрын
Saara Haaji Mohamed buugaan bilaabay wllo
@suhuuraxmed4761
@suhuuraxmed4761 7 жыл бұрын
جزاك الله خير
@EngAbdirahmanHaji
@EngAbdirahmanHaji 7 жыл бұрын
Masha Allaah mahadsanid Ust. Mubarak Hadi.
@abdialasow1188
@abdialasow1188 2 жыл бұрын
Masha Allah shukran ustd
@MohamedMaam33
@MohamedMaam33 7 жыл бұрын
mansha Allah Aadbay ii soo jiiteen fikradahani Alle miisaanka xasanaadka hakuugu daro sida fiican eed noogu soo gudbisay Sh.Mubarik
@sayid1148
@sayid1148 7 ай бұрын
Mahadsanid wll Waan uxiisay buugtii aad naga daysay
@amiinboos3557
@amiinboos3557 6 жыл бұрын
Mansha Allah zxp waad mahadsantahay oo waaba laturjumay oo waa buug qiimo leh Ee halkaa ka was zxp guul
@deeqsilyrics1
@deeqsilyrics1 3 жыл бұрын
Shukran Jazaaka Allaah ustaad mubaarak haadi
@deeqsanuthmanabdullah8691
@deeqsanuthmanabdullah8691 7 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا أخي مسلم
@miskicabdinoor2994
@miskicabdinoor2994 6 жыл бұрын
mansh allah ustaad mubarak wa ku mhdsnthy sida sharafta leh ood noga faaideysay jaza klh guuleyso
@libangarasow6061
@libangarasow6061 7 жыл бұрын
Mahadsanid brother Mubaarak Gaadi
@maanhassan6998
@maanhassan6998 7 жыл бұрын
Jazakallah kheir wllo Qaali
@AhmedAli-nc5go
@AhmedAli-nc5go 7 жыл бұрын
Mash'allah Allah ha kaa abaal mariyo.
@Amal1124
@Amal1124 7 жыл бұрын
jaska allahu khayraa wllo
@mohamedsharifhassan7524
@mohamedsharifhassan7524 3 жыл бұрын
Thank you bro Mubarik Hadi.
@raaqiyamohamed3131
@raaqiyamohamed3131 5 жыл бұрын
Jasaka allah wllo Mubarik
@lionheart6678
@lionheart6678 7 жыл бұрын
jasaaka'ALLAH walaal ALLE hakaa abaal mariyo mahadsanid.
@gojh64
@gojh64 3 жыл бұрын
Mnshlh zxb alle ha ku barakeeyo
@aboudi4437
@aboudi4437 7 жыл бұрын
thank you my dear teacher
@faatimamohamed9551
@faatimamohamed9551 7 жыл бұрын
masha allah mahadsanid walaal runti wa buug aad muhiim u ah wa buug an daneynaayo ina helo side ku heli kara waxan jogaaMugdisho
@noloshamedia1509
@noloshamedia1509 6 жыл бұрын
Shukran Macalin
@muhammadzarazara
@muhammadzarazara 7 жыл бұрын
allah ka ajar siiyo walal sida wanagsan ad inola wadagto buugagta
@mariamchannel3482
@mariamchannel3482 5 жыл бұрын
thanks wllo mubarak
@abudi6425
@abudi6425 7 жыл бұрын
mahadsanid ustaad.
@firdowsayusuf4900
@firdowsayusuf4900 7 жыл бұрын
Masha allah thanks
@daadir2020
@daadir2020 3 жыл бұрын
Mahadsanid usd
@nasrabintuosman4273
@nasrabintuosman4273 7 жыл бұрын
Jazaakallahu Khayr walaal,,, waxaan kaloo kaaga mahad celinayaa saad aqriska noogu booriso
@abdiweliahmed3674
@abdiweliahmed3674 5 жыл бұрын
Soomlai ahaan baan u akhriyay I llahay ha unaxaristee aqoon yahan somaliyrd siixibo kasbo
@user-nc2bg9uk3h
@user-nc2bg9uk3h 9 ай бұрын
Mahad sanid wll Mubarak Hadi
@salmanbanjiidh3460
@salmanbanjiidh3460 7 жыл бұрын
thnks wllo
@foodcade6605
@foodcade6605 7 жыл бұрын
mahadsanid walaalo
@mukhtarahmed1776
@mukhtarahmed1776 2 жыл бұрын
Thank you
@mohamettdahirmohamett8942
@mohamettdahirmohamett8942 5 жыл бұрын
masha allah buugan How to win friends and influence people nolosheyda waxa uu uhorseeday horumar balaadhan waxan kafaaiidey kudhowaad 30meeyo fikradood oo aan kuhorumariyey cilaaqaadka aan dadka laleeyahay
@abdiraxmanalasow414
@abdiraxmanalasow414 4 жыл бұрын
Shukran
@zeynaabdullahi3789
@zeynaabdullahi3789 6 жыл бұрын
Maansha Allah.
@nahwamohamed6693
@nahwamohamed6693 7 жыл бұрын
ku mahadsanid walaal waanu wada sugeynay
@MubarakHadi
@MubarakHadi 7 жыл бұрын
Mahadsanid Nahwo. :)
@hanamaxamuud8376
@hanamaxamuud8376 7 жыл бұрын
mahad sanid wllo mubarik. si ciican buun uga faa iidnay barnaamujkan. wllo marlabaad mahad sanid
@khaalidnuur7034
@khaalidnuur7034 5 жыл бұрын
thanks
@abdinurjama3822
@abdinurjama3822 7 жыл бұрын
Mhadsanid wall Mubaarak Hadi waa darsi muhiima ah walibana nasiib wanaag buugaan Sommali ayaa lagu turjumay.
@MubarakHadi
@MubarakHadi 7 жыл бұрын
Maan ogayn in lagu tarjumay. Waa arrin wanaagsan haddii la tarjumay. Mahadsanid Abdinur :)
@kaalidaxmed2330
@kaalidaxmed2330 7 жыл бұрын
Abdinur Jama Walal waxan joogaa Niarobi Xagee kaheli karaa buugan asigoo somalia kuturjuman
@abdinurjama3822
@abdinurjama3822 7 жыл бұрын
kaalid axmed wall waxaad ka heli kartaa dabcan meelaha buugta afsoomaaliga ah laga helo ee Nairobi kollay anugu somalia ayaan joogaa meelo badanna wa laga helaa
@kaalidaxmed2330
@kaalidaxmed2330 7 жыл бұрын
Abdinur Jama bro somalia malaga heelaaa Niarobi lagama helo Sxp waxan rabaa inaaa kula xiriiro ee inteee kaala soo xiriiri karaa
@abdinurjama3822
@abdinurjama3822 7 жыл бұрын
kaalid axmed wall Facebook igala soo xariir Abdinur Gees farriin iiga soo dir
@hayaaymayaa1369
@hayaaymayaa1369 3 жыл бұрын
صدقت
@muhammadzarazara
@muhammadzarazara 7 жыл бұрын
make me feel important
@simancuntosomali9468
@simancuntosomali9468 7 жыл бұрын
m Mubarak ASC walal buugti no so gali please waa oo xiisnay walhay Wana ku xiranhay janalkaga
@abdukaadirabdulaahi2681
@abdukaadirabdulaahi2681 7 жыл бұрын
GOOD
@mohamedabdi3959
@mohamedabdi3959 5 жыл бұрын
Asigo somali ah waa jiraa ee ma heysan wll
@raxmoyariiseey4723
@raxmoyariiseey4723 5 жыл бұрын
ilaahey haka abaal mariyo dadaalkaga wll waxan isku haystay intana barnaijyadada arag qof xun rajo iyo waxaad galisa farxad umad kasto daawata barnamijyada hadaba ogow dowlad dhan ba ka awood badntahye bulshada maskaxda ka dhistaye umada hadey bararugto nabad iyo horumar ba LA gaaraya
@dadaalacademy
@dadaalacademy 5 жыл бұрын
walaal mubaarak hadi book gan pdfkiisa ma heli kartaa
@muhsinbazarce
@muhsinbazarce 2 ай бұрын
sanadkan 2024 ayaan akhriy3y❤
@rabsholeoffcial7329
@rabsholeoffcial7329 2 жыл бұрын
wllhi runahan tii moduuc aan jeclahay aan kahada shay
@abdullahidahirosmaan2835
@abdullahidahirosmaan2835 7 жыл бұрын
Waad maharsan tahay
@hassanmohamedahmedomar5935
@hassanmohamedahmedomar5935 2 жыл бұрын
ASC please buugaan PDF-kiisa meel iigu sheeg
@ismailmohamed1225
@ismailmohamed1225 7 жыл бұрын
mahadsanid wlal Mubarak Hadi . waxan inta badan sugaa hadba buuga aad no doortid anoo ku ceshada casharadii hore . markan chance helo . Manila, PH.
@MubarakHadi
@MubarakHadi 7 жыл бұрын
Ismail, mahadsanid walaal. Sharaf bay ii tahay :)
@nashuucalinashuucali4219
@nashuucalinashuucali4219 6 жыл бұрын
Walal my best friend wan isku dacney sxibtinimadena nah is fahan waa darti aye ku so damatey Ee siden sxibtey kuso ceshta
@seyyidomer2615
@seyyidomer2615 5 жыл бұрын
Lkn hadii aad hooyadaa Ku dhahdo , mahadsanid,waykula yaabaysaa lagyaabaa inay ku maagtaba, hhhhhh
@jamalhassan3751
@jamalhassan3751 4 жыл бұрын
to kill a mockingbird WLL MUBARAK BAL BUUGAANA NALA SOO WADAAG
@moh4985
@moh4985 7 жыл бұрын
"Fadlan video yada noosoo badi 1000 heer thans Beynu KU lenahay"
How To Win Friends And Influence People By Dale Carnegie (FULL SUMMARY)
39:05
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
7 Caado Oy Leeyihiin Dadka Guuleystey.
17:31
Warsame Bade
Рет қаралды 23 М.
ILMAHA CUNTADA DIIDA SIDEE LAGU DAWEEYAA?
16:59
Tarbiyadda Caruurta
Рет қаралды 33 М.
Maanta kadambe Si aanan Qadaadka lagaaga Dharbaaxin .
14:57
OGAANSHO
Рет қаралды 246 М.
RICH DAD POOR DAD || Hordhac Cajiib || ILA AKHRI Q-1AAD
28:24
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 43 М.
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22