RICH DAD POOR DAD || Hordhac Cajiib || ILA AKHRI Q-1AAD

  Рет қаралды 42,341

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Жыл бұрын

Facebooga Nagala Soco Page-kan:
/ abdiwalikhalif22
*Buugga Deep Work:
• HOWLKAR -- Deep Work -...
1. Talooyin Waxbarasho:
• Shahaadooyin Ka Qiima ...
2. Takhasusaadka Jaamacadaha Lagu dhigo
• Waa Maxay Engineering?...
3. Sookoobid Buugaag (Barnaamijka ILA AKHRI). Sida kuwan hooose:
* 7 Habits of Highly Effective People:
• 7da Caado Ay Leeyihiin...
*Atomic Habits:
• Isbadallo Yaryar, Horm...
*How to stop Worrying:
• Jooji Walwalka Bilow N...
*Finish What you Start:
• 1/2 Saad waxaad bilowd...
*Sidey meel sare ku gaareen:
• Sidey Meel Sare Ku Gaa...
4. Sheekooyinka Camoo Aadam:
• Natiijada Qaadashada T...

Пікірлер: 117
@nabadaaali1319
@nabadaaali1319 Жыл бұрын
Wad ku mahad san tahay sida ad wax nogu fasirtay aniga faqir ayan ahay tajir inan noqdo ayan ku dadala in sha alaah🤝
@marashabdi5383
@marashabdi5383 Жыл бұрын
I liked the way you crossrelate with the religion. Marvelous job my Role model
@mohamedbashir1274
@mohamedbashir1274 Жыл бұрын
Part two please 😢
@abdifatahmustafshoble2657
@abdifatahmustafshoble2657 Жыл бұрын
*ENGR ABDUWALI 💯 waad ku mahadsantahay qaabka wacan aad hordhaca u soo koobtey, runtii buugaan waa buug cajaa’ib ah inta badan garaadka kor u qaadaayo, qofkii dhuuxana micnaha ku jira buuga fahmi, rntii in badan ayy wax u tartaa* Ee marka adna allah kaa ajarsiiyo
@mohamedabdullahamiin8167
@mohamedabdullahamiin8167 Жыл бұрын
Masha Allah ustaad Allah ka barakeeyo sida wacan aad inoogu soo koobtay aadna inogu soo jeedisay, runtii buugaan iyo kuwa kale oo muhuum u ah nolasha biniaadamka ay mudan yihiin in laga hadlo, waxan ka sugnaa xalqadiisa xiga ustaad . Mahadsanid
@yaxyecali5232
@yaxyecali5232 Жыл бұрын
Wow 👏😮
@AbdinourMahamoud
@AbdinourMahamoud Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Cabdiwahaab. Aad iyo Aad baan kaaga mahadcelinayaa juhdiga aad galisay si aad da'yarteenna u gacan qaban lahayd. Ustaad hadday macquul tahay waxaan u baahnayn barnaamuj ah Akhris wadareed.
@asaddacar9079
@asaddacar9079 Жыл бұрын
Aad baad ugu mahadsantahay sida quruxda badan ee aad i noo gu soo gudbisay Mahadsanid wll
@Gio19910
@Gio19910 Жыл бұрын
Dadka ey tahay in la dhageysto Ayaad ka mid tahay , Horey u soco walaal waadna mahadsantahay🙏🏿
@ismaildanane3880
@ismaildanane3880 Жыл бұрын
Wow si wacan ayaad usoo khulaasaysay ustaadi
@ilyasomar7112
@ilyasomar7112 Жыл бұрын
Jazaka-Allahu kair kazira wll
@xassanfaarax4515
@xassanfaarax4515 Жыл бұрын
Wll allaha ku sharfo guulayso 2 daaroodba
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 Жыл бұрын
Walaal allah ku barakeeyo
@sacdiyamaxamud2617
@sacdiyamaxamud2617 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal waan ku fikiraaray inan akhriyo waad isoo dadajisay
@abdikaadirtacliin5546
@abdikaadirtacliin5546 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad insha allh waxaan sugnaa xalqada xigta.
@aliyusuf-pro
@aliyusuf-pro Жыл бұрын
@eng.Abdiwali khalifa Mowduuca xiiso gaar ah ayuu ii lahaa aniga oo waan sugayay in kanaalka aad soo galiso Si wanaagsan oo qurux badan ayaadna qaybtan kowaad noogu soo gudbisay. Shukran
@nuriyeabdishafi1884
@nuriyeabdishafi1884 Жыл бұрын
Ma sha Allah ustaad Allah ha ku barakeeyo "Buuggan” waan akhriyay isagoo lagu Turjummay Af Soomaali, waa runtii waa buug fiican lkn Dadka ayuu wax Barashada nacsiin.
@cabdiwali
@cabdiwali Жыл бұрын
qofkaanan qiimaha waxbarashada aqoon ayuu nacsiin walaal, qofki yaqaanse waa usii iftiiminayaa ahmiyadeeda
@yalahowyalahow
@yalahowyalahow Жыл бұрын
Sxp waxad ishegtaa halke kahelaa
@yahyehasan5132
@yahyehasan5132 Жыл бұрын
Masha allah
@muhsinow5241
@muhsinow5241 Жыл бұрын
Mashaa Allah a qalif waan idinsalamey adiga iyo omar inshar
@sulthanmaame4415
@sulthanmaame4415 Жыл бұрын
ustaad jasaakalah noona soo badi❤🙌
@ibrahimshow3206
@ibrahimshow3206 Жыл бұрын
Walal mahadsanid inaad noo soo badi wanu jeclaan lahayn
@abdiqaniabukarmohamuud3324
@abdiqaniabukarmohamuud3324 Жыл бұрын
mahadsanid waxbadan ayaan kafaaiidnay waxaan sugnaaba waa qaybta labaad
@AmuunMoha
@AmuunMoha 2 ай бұрын
Mahsannid ustd ❤buug anoo soo aqriyey baan fiirsadey vedio wax bdna ka faaidey ❤❤❤
@dalbileconstructioncontrac8470
@dalbileconstructioncontrac8470 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Q-2aad Noo Soo Gali Plz
@jaabirabdirxaman
@jaabirabdirxaman Жыл бұрын
Waa ku mhdzntahay waqtigaaga qiimaha leh wlaal ilaahay hakaa jazaa'i siiyo.
@drsramlahosonti8634
@drsramlahosonti8634 Жыл бұрын
Mash Allah shugrn ustdii
@maxamedkayse6469
@maxamedkayse6469 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad abdiwali khalif nooso badi bugaagta aad ka hadlaysid
@Khaire.10
@Khaire.10 Жыл бұрын
Thanks ustaad 😊
@omarmohamedali2212
@omarmohamedali2212 Жыл бұрын
Mashaalaah Ing abduwali. Sifiican baa wax noogu sharaxday. Waxaa tahay qof muhiim noo ah . Oo dagan
@yaxyebashiir1692
@yaxyebashiir1692 Жыл бұрын
Masha allah ustaad cabdiwali waxbadan ayan kaafaidnay ustaad mhdsnd
@sadiiqsaid3685
@sadiiqsaid3685 Жыл бұрын
mahadsanid ustaad macalin waxaad ka soo hadasha ganacsiga
@hassanmohamed7654
@hassanmohamed7654 Жыл бұрын
Waa buug cajiiba runtii💯
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur Жыл бұрын
Mahadsanid mr abdiwali khalif Waxbadan ayaan ka faa''idnay
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 Жыл бұрын
Mahadsanid ustad abdiwali
@Hanna-caday1
@Hanna-caday1 Жыл бұрын
Thanks ustad noosoo badi
@Shukri418
@Shukri418 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 Жыл бұрын
Mahad sanid ustad
@Podcast.FAQRUDIIN
@Podcast.FAQRUDIIN Жыл бұрын
Jazakallah ustaad
@ahmedsiciidsoofe3233
@ahmedsiciidsoofe3233 Жыл бұрын
Mahadsanid walal
@cumaraxmed9206
@cumaraxmed9206 Жыл бұрын
Jazaka Allahu qeyran..wll
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Жыл бұрын
Mahadsanid
@Abdisamed_
@Abdisamed_ Жыл бұрын
شكرا جزاك الله خيرا اخي كريم
@salmodheeman579
@salmodheeman579 Жыл бұрын
Jazakalah kheyr ustadii👍
@suhaybmuxumed1933
@suhaybmuxumed1933 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@beelobilan2344
@beelobilan2344 2 ай бұрын
Waa ku mahadsan thy sida quruxda bdn ee oo so kobtay
@cabdiraxmaanxasan88
@cabdiraxmaanxasan88 4 ай бұрын
Mahadsanid Mr abdi wali
@husienaadan401
@husienaadan401 Жыл бұрын
Allah ha ka xifdiyo ustaadow
@dhuuxyuusuf856
@dhuuxyuusuf856 Жыл бұрын
Ustad aad iyo aad baa mahadasantahy waan ku xisany runti
@ibrahimmahamud7682
@ibrahimmahamud7682 Жыл бұрын
Jazaka allah
@yaasirlyrics722
@yaasirlyrics722 2 ай бұрын
Upstand thank you so much
@butafla4864
@butafla4864 Жыл бұрын
WOW masha allah noosoo badi barnaamijyada noocan oo kale ah, mahadsanid
@affowlejo2659
@affowlejo2659 Жыл бұрын
Ustaad aad ayaad ugu mahadsantahay sida aad nola wadagtay cashirka hordhaca bookaan aadka uqiimaha badan
@malekmoha5425
@malekmoha5425 Жыл бұрын
Mhadsanid abti👍
@katar443
@katar443 Жыл бұрын
Mashallaah ustaad buugaagta iyo taariikhda inoosoo badi aad ayaana kaaga mshadcelinaynaa
@Abucadnaan
@Abucadnaan 2 ай бұрын
Shukran sxp
@abdirashiidhuseinaxmed8503
@abdirashiidhuseinaxmed8503 Жыл бұрын
Thankswalaal
@farhiyoosman1626
@farhiyoosman1626 Жыл бұрын
Mashalaaah waan jeclahay barnaamijyadada
@Avacado.A
@Avacado.A Жыл бұрын
walahi buugaan asigoo luuqada ruushka ku qoran ayaan isbuuc kahor soo iibsaday si wanaagsanna uma aanan aqrin jirin laakin markaad si wanaagsan u sharaxday ayaa dib u fakiray oo bilaabay inaan maalin walba aqriyo 20 page, Mahadsanid saaxib
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 Жыл бұрын
Luuqada ruush ka see ku baratay sxb Russia maad joogtaa
@maryanxirsi8323
@maryanxirsi8323 Жыл бұрын
Asc ustaad waan ku salaamay Ilaahay cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeeyo ustaad adigoo raali ah manoo soo turjumi kartaa buuga la yiraahdo psycho cybernetics oo uu qoray maxwell malts
@naturalfilms7053
@naturalfilms7053 Жыл бұрын
Eng. C.wali ALLAHAA ku sharfo noo joogtey mowduucyadan wlhi waa muhiim aad baan u jeclahy barnaamijyada qoraalada ama qisooyinka hadana lagu dabaqayo axaadiista iyo qur'aanka allhaa ku sharfo aad baan ula socdaa
@wllfiitopower2504
@wllfiitopower2504 Жыл бұрын
Noo soo dhameystir fadlan
@nuurreabdikarin3971
@nuurreabdikarin3971 Жыл бұрын
Mahadsanid in badan ustaad wax badan ban kaa faa’iday waraysiyo hore o an kaa dhagaystay ıyo buuganba noso badi ustad allaha ku sharfee
@f-ayanosman7847
@f-ayanosman7847 Жыл бұрын
Mahadsanid waqti hadu samaxaya waxa ficnan lahaa chalange reading youth club in lahelo wax na qorokaro
@hasaanbasri4657
@hasaanbasri4657 Жыл бұрын
Mahasanid ustad mowduuc muhiim ah waaye qofki u horeeyey aatahy filaa anakana waxa rajaynaa kuwii ka faa idaysta inaa noqono
@chipahe3412
@chipahe3412 Жыл бұрын
Macalin noo soo badi buugagtah
@salmaancabdirisaaqismaacii2264
@salmaancabdirisaaqismaacii2264 Жыл бұрын
Alle haku barakeeyo walala. ❤
@hirlabs2972
@hirlabs2972 Жыл бұрын
Jazakallah khairan Ustad!
@awaaleali1363
@awaaleali1363 Жыл бұрын
Mhdsanid walal
@user-ou4id6bb1y
@user-ou4id6bb1y 11 ай бұрын
Mushahar✖️fikir✅️
@jaajpatto3322
@jaajpatto3322 Ай бұрын
Alle hakkuuusiyadiyo. Ballaaqqada
@mohamedhussen6780
@mohamedhussen6780 Жыл бұрын
M.a ustaad wllhi wax badan baa iiga baxay lkn noosoobadi i.a ustdaad🥰 xalaqidi 2 and 3.4.6 wn sugayna i.a
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 Жыл бұрын
Mahad sanid wll aad baan u daneenaaye buugaan alle hakaa abaal mariyo juhdiga aad galisay inaad buugaan noo soo turjunto
@omarabdirahim2146
@omarabdirahim2146 Ай бұрын
Jazaa kalaah sida aad inoogu faa faahisay
@fahadcrisaaq5236
@fahadcrisaaq5236 11 ай бұрын
Mansha allah clwali engeneeringkii ma ku shaqeystaa
@maxamedjaaburi7340
@maxamedjaaburi7340 5 ай бұрын
bugan ugu jecely
@driving887
@driving887 Жыл бұрын
I read the book but didn't understand it . ..plz make more videos about cash flow quadrant
@maxamedismaaciil3627
@maxamedismaaciil3627 Жыл бұрын
Buugano qoran oo af soomaaliya mala helayaa
@ikhlaasabdullaahi8312
@ikhlaasabdullaahi8312 Жыл бұрын
C/wali akhii Qof fcn bathy
@NayraVlogs.297
@NayraVlogs.297 Жыл бұрын
Wa dhagesta madama aan helin
@mohamedcabdicali1354
@mohamedcabdicali1354 Жыл бұрын
thanks bro lkin micriphoneku waa yara noise marka intaz inagaso hagaji
@geedigeedi906
@geedigeedi906 Жыл бұрын
Buug wan akhariyey markii labada wan wadaa
@naturenest24
@naturenest24 Жыл бұрын
Part 2 aaway
@abdullahidahirjimcale5292
@abdullahidahirjimcale5292 Жыл бұрын
Sxb web free ah oo englishka laga barto mowduuc kasodiyaari
@Wejji908
@Wejji908 Жыл бұрын
Waxad KZfaq ka Radisaa (English For You) wa sadex level wad ka faidaysan kartaa, wa Academy yad heer keeda Baristu sareeyo.
@user-vi7lp3gv4n
@user-vi7lp3gv4n 4 ай бұрын
Guulleso
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 Жыл бұрын
Qaybtii labad
@abdinaazirmaxamednuure4416
@abdinaazirmaxamednuure4416 Жыл бұрын
Scholarship qatar goormoo furmaa wll
@jonah6150
@jonah6150 Жыл бұрын
Qaybta 2aad ka sugayna ustaad
@thebestshortsvideo5154
@thebestshortsvideo5154 Жыл бұрын
Abdiwali guuleyso sxb waxaad inosoo gudbisaa barnaamijyo aad muhiim u ah
@mahadfarahelmidentaato649
@mahadfarahelmidentaato649 Жыл бұрын
<a href="#" class="seekto" data-time="240">4:00</a>
@awaaleali1363
@awaaleali1363 Жыл бұрын
Mhdsanid
@abokormoh5087
@abokormoh5087 Жыл бұрын
Qofkii books u baahan wax akhriskana jecel ha ila so xiriiro
@fardowsomacalin2713
@fardowsomacalin2713 Жыл бұрын
Buugaan ii soo dir walaal ado mahadsan
@fardowsomacalin2713
@fardowsomacalin2713 Жыл бұрын
Walaal Ana ubahan ii soo dir
@Maanka_hero
@Maanka_hero Жыл бұрын
Mhdsanit ustad sidaad wanaga iyo horumarka ula jeceshay dadkaaga adoo raali Ah buugaas maheli karaaa?
@omarismail4226
@omarismail4226 7 ай бұрын
Asc ! Fadlan ma ii sheegi kartaa haddii aad wax ka ogtahay boogan oo af somaali lagu tarjumay ayaa jira, waxaana tarjumay nin la yiraahdo C/jibaar Axmed C/raxman, meesha laga heli karo
@barwaaqoabdirahmand3794
@barwaaqoabdirahmand3794 Жыл бұрын
Herka gadhay soo gali oo sii wad sheko please
@extremeside7350
@extremeside7350 Жыл бұрын
Walaalkeen wuxuu leeyahay website aad iyo aad u wnaagsan ee hala booqdo
@MaxamedmuxudiinGeedi
@MaxamedmuxudiinGeedi 2 ай бұрын
Asc walal lacag oo ildil waxan ka heystaa 830 doller ee sidee wax iigu kordhi karaan fariinteyda si gar ah iigu so jwb waa iga codsi
@Anasofficial938
@Anasofficial938 Жыл бұрын
How can I learn hardware
@caydid6
@caydid6 Ай бұрын
Try , you fail , and try and you another fail the world is yours my boy
@Goorre-Media
@Goorre-Media Жыл бұрын
Xgee ku aragta qof dadka faqrinamadu iney ficnthy u sheegaya🤔 hal daliil ah natus ustadow🤔🤔
@maxamedabdallemaxamed2741
@maxamedabdallemaxamed2741 Жыл бұрын
Mclink casharada tenseka meeye
@ahmedaden7685
@ahmedaden7685 Жыл бұрын
USTAAD BUUGGA PDF MA KU HAYSAA
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 Жыл бұрын
Ustaad buuggaan isagoo carabi ah iyo Englishba waa hayaa, waxaan jeclaan lahayn haddaa page page noogu akhridid si dul mar ah, mise waa aqoon ahaan ee af English laga baran maayo
@isxaaqhassan6901
@isxaaqhassan6901 Жыл бұрын
Zxp buuga asoo bdf ah miyaad haysaa mise asoo caadi ah
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 Жыл бұрын
@@isxaaqhassan6901 haa walaalkay waa kuu soo diri karaa lanbar ii dhaaf
@axmedxeydar5959
@axmedxeydar5959 Ай бұрын
Copy past waaxid dupamicaffin😂😂😂
@daljir___10
@daljir___10 5 күн бұрын
Carab iga dhaafe Somali la imow muse😂
@Imraan53
@Imraan53 Жыл бұрын
Mahadsanid
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 110 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 54 МЛН
Awoodahaaga Kici oo Mustaqbalkaaga Sameyso!
18:27
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 31 М.
Maanta kadambe Si aanan Qadaadka lagaaga Dharbaaxin .
14:57
OGAANSHO
Рет қаралды 241 М.
5 Qiso Cajiib ah | Sheekh xasaan
21:41
ABUU MEDIA
Рет қаралды 231 М.
Jeebkaada Muxuu u Maranyahay ? | Buugaan Ayaa Xalka Kuu Hayo .
15:01
Sidee mashruuc loo dhisaa? | U.Hamse Habiib | 1aad
14:59
Razeen Training Center
Рет қаралды 27 М.
043 | 03 | Sirta awoodda qarinta ujeeddooyinkaaga.
41:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 68 М.
Baro Say Lacagta u Shaqeyso || Rich Dad Poor Dad || Q-3aad
12:57
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 51 М.
Dhexdaan Mid Kaste ooga Tagaa! Maxaan Sameeyaa?
10:53
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 22 М.
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4 МЛН