#FINDLAND

  Рет қаралды 66,601

HANOOLAATO

HANOOLAATO

2 жыл бұрын

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 143
@ayniahmed5634
@ayniahmed5634 2 жыл бұрын
Msha allh wlhi qisadaan yasiin ku dhacday anigay igu dhacday yurub waxaan jogaa 4sano waxana ku ahay sharci la.aan illhay sharci barakeysan aniga iyo inta ila midkaa ha inosaqiro amiin
@dahabdiamond8119
@dahabdiamond8119 2 жыл бұрын
Amiin qaali halkeed joogda
@faysalelmi2091
@faysalelmi2091 2 жыл бұрын
Ilahay Haku fududeyo lkn waa cusub tahay wali
@ahmedgalayax8333
@ahmedgalayax8333 Жыл бұрын
Ilaahay ha idiinkga saqiro wll hdu kheyr idiin yhy from puntland
@ibrahimdiiriye2180
@ibrahimdiiriye2180 Жыл бұрын
Ameen yarabi. 🙏
@DaahirHassan223
@DaahirHassan223 6 ай бұрын
@rafiqrashad392
@rafiqrashad392 2 жыл бұрын
Ilaahey markale ibni aadan kuuma jabiyo bro. Sharciga loo diiday waxaa uga xanuun badnaa war xumada iyo dhaga hadalka Soomalida. Maanta adaa laguu baahanyahay cidna uma baahnid keep going
@caaqilka4379
@caaqilka4379 2 жыл бұрын
sad story 😢 wiilkaas wuuso dhabar adaygay guulo badan ban u rajeynayaa
@abdulkadirgacal3267
@abdulkadirgacal3267 2 жыл бұрын
Ilaahay waxan ka baryaa wiilkaas iyo gabadha 7 sano sugayso in uu si dagdag ah u kulmi 🤲🤲🤲
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 Жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaa Allaah. Shukran walaalo adigana muraadkaaga hakuu sakhiro.🤲🤲🤲
@ifraahahmedomar5613
@ifraahahmedomar5613 2 жыл бұрын
Isku mid aya nahy wiil keyga 7 years ayuw jira abihis isago 6 bilod jira ayuw iga tagay😢الحمد لله على كل حال
@shandhowyare222
@shandhowyare222 2 жыл бұрын
Kaama tagine ha i nabin ifraxey
@mabaxayijr1285
@mabaxayijr1285 2 жыл бұрын
@@shandhowyare222 🤣🤣
@ayaanali8203
@ayaanali8203 2 жыл бұрын
Ifraah allaah ha iskukiin nabad keeno
@ifraahahmedomar5613
@ifraahahmedomar5613 2 жыл бұрын
@@ayaanali8203 amiin abyo
@aarboy2305
@aarboy2305 2 жыл бұрын
ALLE yaa kugu filan.
@hodancadi4205
@hodancadi4205 2 жыл бұрын
Ayaanle waan ku salaamay adiga iyo yasiin walhi waa xanuun dharci la aanta anigaba odagayga waxaan sugaayay 7sano wuxuu sharci la aan ku ahay 🇦🇹 Austria lkn alx samir badan is dib waxaan ku wada noolnahay 🇬🇧 Uk diamante sabarka waa muhiim
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 2 жыл бұрын
Qisadaas noo sheeg iyada oo kooban
@mrmm57
@mrmm57 2 жыл бұрын
Masha allaah iskumar soo galnay yurub ani laba sano interviewga sugayay kadib sanad jawaabta kasugayay 3sano oo samir ah Germany ilaahay wa igasoo qaadey sharciga Kameyro wixi kusoo maray wll Ragna waa soo jabay haba loo kala badsadee wll
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 2 жыл бұрын
Yaasiin mansha allh Waa qof dulqaad badan oo daganan ka muuqto Alle ha kulan siiyo xaaskkiisa iyo gabadhiisa Insha allh waana qof wakhtigiisa ka faidaysaty ❤️❤️❤️❤️
@yasinomer2505
@yasinomer2505 2 жыл бұрын
🙏🏽🙏🏽❤️
@aishahassanomar315
@aishahassanomar315 2 жыл бұрын
Anguba ninkeyga 2015 ti bu galaay viland wuxuuna jooga helasing walina sharci mahelin carurtina waladhibtodaay walahi ilahey ha usahalo igu sodaceeya walaalayaal
@yasinomer2505
@yasinomer2505 2 жыл бұрын
In sha'allah waa heli doonaa malmahaan soo socda
@mohaali6558
@mohaali6558 2 жыл бұрын
@@yasinomer2505 aamin wll alle ha u sahlo wlhi caawa siin laha hadaan awoodo
@shacnisharaf6798
@shacnisharaf6798 2 жыл бұрын
Allaha usahlo sharci qayr qabo
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 жыл бұрын
Dastuur waa quranka rabigen iyo sunada nabiga salalahu caleyhi wasalam . Waa liibaanteenu aduun iyo aakhiro waa cadaalada ka maqan dalkeenu waa hormarka iyo walaaltinimada dadkeenu. أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ...
@nabadonbadri1574
@nabadonbadri1574 2 жыл бұрын
Wiilkan Waa Geesi Karti badan alla Xaaskaganku fududeeyo inad kulantan insha alla mid Noqotan.
@raasstudio2445
@raasstudio2445 2 жыл бұрын
Yaaasin sxb qaali ah halmeel aya kusoo wada kornay long time aya igu dmbaysay ex rer hilwaaa wye sxb salaaan boqortoyo aya hawada kuso marinayaaa
@fnw8688
@fnw8688 2 жыл бұрын
Ayaanle wariye sare guuleyso Tv Hanoolaato wa meesh kaliye bulshada wax ku kala faaiido
@abdullahishhussein9759
@abdullahishhussein9759 2 жыл бұрын
Wlh this interview effected me wlh thanks brother guuleyso
@hooyosomaliyed7256
@hooyosomaliyed7256 2 жыл бұрын
Masha allah yasiin wan aqana isku xafad baan ahen nairobi kherqabe isla daganen allah ku xifdiyo aboowe adiga iyo walashay iyo baby yarta ah
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 жыл бұрын
Ayaanle iyo tv hanoolaato walalkayn wansalamaya ❤👍❤
@fatmasugule9969
@fatmasugule9969 Жыл бұрын
Maa shaa Allaah tabaaraka llaah. Allaah hakugu anfaco noloshaada imika iyo ta mustaqbalkaba. 🤲🤲🤲
@fastfast4729
@fastfast4729 2 жыл бұрын
asc wll qali hanoo laato waan idin salaamay❤ somali ween meeel walba aad jogtaan
@mohamadhassan4986
@mohamadhassan4986 2 жыл бұрын
ugu dabeen waa gulesatay saxiib masha Allah
@theftous-
@theftous- Жыл бұрын
Wiilkan waa 100%1 illhay ha barakeeyo ❤
@shaficitahlil8966
@shaficitahlil8966 2 жыл бұрын
Alxamdullaah wllhi waa alxamdullaah hadii uu heley 2019kii ayaad wareysatey wiilkan ayaanle
@mohamadhassan4986
@mohamadhassan4986 2 жыл бұрын
masha Allah
@cabaasmedia3941
@cabaasmedia3941 2 жыл бұрын
Yasiin 1998 ayaa dugsiga quraanka macalin wada diga jirnay long time ayaa igu danbaysay
@mohamedmohamedabdulkader8947
@mohamedmohamedabdulkader8947 2 жыл бұрын
Waa Legend keep going
@muunahasan1238
@muunahasan1238 Жыл бұрын
Masha alaaah huuno hade gabadha sidasa kugu samirtey oo nin somali haku noqon
@BashirCumar-ev2or
@BashirCumar-ev2or 6 ай бұрын
Waa dadashay sxb alxm ugu dambay wa gulaysatay hada anaa wadanaas ku cusub i.a waxaa rajaynaa inaan degnasho ka helo 🤲
@alphacade167
@alphacade167 2 жыл бұрын
Masha allah wlhi yarkan wuu dadalay ilahey wuu isku xiray ugu danbeytina wuu guuleystay nolasha waxe tahayna wuu fahansanyahay yurub wax yaalo malahan ilahey hanaga qabto galadan
@raagehassanomar5093
@raagehassanomar5093 2 жыл бұрын
M.a sheeko qurux badan
@xamdamohamuudali3195
@xamdamohamuudali3195 Жыл бұрын
Alle hakulmiyo isga iyo gabadhiisa iyo xaaskiisa🤲🤲
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Mashallah bro alaha haka siyo rafaad somalida qurbaha laga nacay Sido hore ma ahan
@madiinamuumin7249
@madiinamuumin7249 Жыл бұрын
🎉🎉😢 ruux qaxooti ah ayaa dareemi kara nolosha uero
@shuuriyecali2377
@shuuriyecali2377 2 жыл бұрын
Cajiib wallee WAA DHIBAATO TAHRIIBTU
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Dadka somaliya easy ihaysta marka timado qurbaha nolasha dhabta kubilan nolal easy mataal Allah hano fududeeyo nolasha adunka
@salmanjama6663
@salmanjama6663 6 ай бұрын
Legend weeye wiilkan alha deysto.
@BrithishBoy
@BrithishBoy 2 жыл бұрын
18 sano Nin sharci la aan ah ayaa jiro swden 😢😢👀🤲🏽🤲🏽
@istarmohammed6561
@istarmohammed6561 2 жыл бұрын
Ax Allah usahlo hadi u kheer u yahay
@marwomandeq804
@marwomandeq804 2 жыл бұрын
Maasha alaah tabaarakalaah waa wiil karti badan 🤎🧡🤎🤍❤️♥️🤍
@yasinomer2505
@yasinomer2505 2 жыл бұрын
🙏🏽
@motivation2558
@motivation2558 2 жыл бұрын
AYAANLE Sheekada siduu sharciga Ku helay aad bay u xiisa badan tahay lakiin Maad siin fursad uu kaga sheekeeyo
@abdirahman1630
@abdirahman1630 2 жыл бұрын
niinkan dhalinyarta ah waa sabarki oon qofa sido kalana marnaba isma dhiibin
@shacbanmoh3356
@shacbanmoh3356 2 жыл бұрын
Alxamdulilaaa hadu ilahaay kasii yay sharciga
@cabdulahiali2385
@cabdulahiali2385 2 жыл бұрын
Walahi runtiis somali wax walan waaye
@zeylicimohamed8154
@zeylicimohamed8154 Жыл бұрын
Finland 🇫🇮 ❤
@muxudinhussen5628
@muxudinhussen5628 2 жыл бұрын
This guy is legend God bless him
@qadroali2268
@qadroali2268 2 жыл бұрын
Asckm illaahow sahal umuuraha
@libandisow3270
@libandisow3270 2 жыл бұрын
Horaan u kulanay ee waxaan jeclaystay inaan markale is aragno
@mamakhalidofficial7689
@mamakhalidofficial7689 2 жыл бұрын
منشاالله mahada rabi ayaa leh
@deeqa5929
@deeqa5929 2 жыл бұрын
Allaha kula kulmiyo familkaaga 8daas sano bedelkeeda allaha idin siiyo
@libanmohamed1267
@libanmohamed1267 2 жыл бұрын
Walahi wa nin adag o Samir Iyo dadal Badan sameyey wa helye ilhay há diyo Amin hora uso wad guleysatay
@yasinomer2505
@yasinomer2505 2 жыл бұрын
🙏🏽
@deeqa5929
@deeqa5929 2 жыл бұрын
Alxamdullillaah hadaa sharci heshay
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Yaasiin iyo ayaanle wad mahadsantihiin,wax badan ayaan ka bartay finland iyo siday ula macaamisho qoxootiga soomaaliya.
@anishaahmed3463
@anishaahmed3463 2 жыл бұрын
Masha allah yaasin my class mate
@yasinomer2505
@yasinomer2505 2 жыл бұрын
Waa ku salaamay Anisa 🙏🏽
@abdullahiilkacaze3107
@abdullahiilkacaze3107 15 күн бұрын
Yasssin halkee kaala soo xiriiiira zhb ​@@yasinomer2505
@abdullahiilkacaze3107
@abdullahiilkacaze3107 15 күн бұрын
Yasin zhb halkee kaala soo xiriiira
@ahmedusman6652
@ahmedusman6652 2 жыл бұрын
Soomaali isaguba Qaxooti ku soo galay baa mid lamid ah ku faquuqaya sharci la'aan baa tahay Soomaalida Qashin fara badan baa ka buuxo. Ninkani walaahi waa Mujaahid dadaalay oo sabir badan
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 2 жыл бұрын
Rabbiyoow dadkeena wanaaji oo dalkooda jecleeysii oo Qabiyadood isu soo dum
@ayaanali8203
@ayaanali8203 2 жыл бұрын
Aamiin
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@ruuney7083
@ruuney7083 2 жыл бұрын
nolosha haku wacnato
@meymunahmedsheekh9510
@meymunahmedsheekh9510 2 жыл бұрын
Asc walaahi waan kufaraxsanahay eedo ilaahay haku xafido
@yasinomer2505
@yasinomer2505 2 жыл бұрын
Aamin edo
@canabosman4171
@canabosman4171 2 жыл бұрын
Yasin wuxu soo maray dhib badan allaha garsiyo guul iyo hamigisa oo qar ah
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 2 жыл бұрын
In Aad wadamada galbeedka sharci waysaa waa xanun lkn adkeysigana wa wax fcn aniga norwey aya sharci layga diiday 4 sano kdib wan ka tagay. Dhankas iyo south america ayaan Maray US A ayaan tagay kdib halsano kdib aya hadana lay diiday wan kasii tagay canada ayaan galay hadana 2 sano kdib ayaa laydiiday lkn waligeey meel uma seexan umana murigoon mar mar aan darrmo way jiray lkn wan ka socon jiray lkn mar danbe wan helay Alx lkn ani haysane nolosha waan waday meel uma seexan
@Adam-ig9sb
@Adam-ig9sb 2 жыл бұрын
Allhamdulillah bro hada heshey
@aadamcabdullahi3563
@aadamcabdullahi3563 2 жыл бұрын
Halkee ka heshay?
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 2 жыл бұрын
@@aadamcabdullahi3563 canada
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 2 жыл бұрын
Mahadsanidiin yaasinn iyo ayaanle Runtii waa nin adag Dadaala wuu gaaraa Ilahayow dad hana badin Weliba qabowgaas
@umuraage8617
@umuraage8617 2 жыл бұрын
Dhowr sano ayaan sharci la’aan ku ahaa yurub weliba anigoo ah hooyo 2 caruur ah heysata kii iga dhalayna uu dabaqiisa raaxo ku dangiigay inagana baahi iyo dawarsi inoo idlaaday 5 sano ka dib ayaa sharcigii helnay waxaa jirtay eray aan maalintaa dhahay weliba anigoo ubadkeyga habsiinaya waana magaca aan ugu magac dari rabo booga qisadeena maanta se dadkiii igu digan jiray ayaa afarta gees iga meereysanaya shalayse agtooda qashin ayaan ka ahaa weliba familada soomalida marka ay arkanba inaad sharci la’aan tahay wey ugu shaqeysanayaan oo xitaa wax naxariis ah malahan somalida waa dad cadow 😣😩.
@triple2801
@triple2801 2 жыл бұрын
Sad yet say Alhamdouillahi
@user-yy4pu8vt1r
@user-yy4pu8vt1r 4 ай бұрын
Dadka loo dacwoodo wakhti intee leeg bay ku siiyaan sharciga Ma wuxuu la mid yahay kuwa tahriiba
@halimomohamed7765
@halimomohamed7765 2 жыл бұрын
asc Xilguntade, fadlan ha isticmaalin erayga Aabo, waa dhaqanka CBB da please
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 2 жыл бұрын
Pro yaaska cumar nuur adiga iyo caruurtada iyo xaskada allaha niigu nawad galiyo
@yasinomer2505
@yasinomer2505 2 жыл бұрын
🙏🏽🙏🏽
@ayaanali8203
@ayaanali8203 2 жыл бұрын
wiilkan inuu rerkiisa dib ula midoobo ilaahey ha u sahlo somaalina ha ogaato in yurub cunsuriyad taalo oo an ajnabiga horumar loo ogoleyn
@abdulahiantoob6452
@abdulahiantoob6452 2 жыл бұрын
Wasababta go aanka muuhiim uyahay
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 2 жыл бұрын
BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN
@user-un3ez8gm3d
@user-un3ez8gm3d 6 ай бұрын
8 sanno ayaa bilaa sharci ahay Somalia ,i takooreen ,lkn mqan Quusan Ilaahay kaliyaan haysataa
@siyaadoshow1433
@siyaadoshow1433 2 жыл бұрын
Wcs
@Hasey.7
@Hasey.7 2 жыл бұрын
Abkoowgeey ayanle Hussein
@cabdiimn6510
@cabdiimn6510 2 жыл бұрын
Sxb sare dhiwaatadas weey jirtaa .Mahad said
@axmed3975
@axmed3975 Жыл бұрын
Anigaba 21sano ayaan sharci la aan ahaa qaar aan aqaan ilaa hadda helin waxeey joogaan 33sano marka 7wax weyn ma aha laakin waa xanuun
@samsamcabdi4069
@samsamcabdi4069 2 жыл бұрын
Sheer
@Abdihakem10
@Abdihakem10 2 жыл бұрын
Halgamaay waye yarkaan hambalyo.
@cabdalann2227
@cabdalann2227 2 жыл бұрын
Cajib
@nooralihassan3521
@nooralihassan3521 2 жыл бұрын
Sorry 🙏 walaahi waa so jabay Yasiin Yurub ani saan leen ku nacay hadadan sharci heysan eeyga ku dhaamo
@yasinomer2505
@yasinomer2505 2 жыл бұрын
😂😂😂 cajiib sow maaha.
@fartuna1884
@fartuna1884 2 жыл бұрын
waa runti somali lamamamulikaro ilahay. haa dayo waa somali ficaan oo waxa jira oog.
@IskufilanSido2810hooyad.
@IskufilanSido2810hooyad. 2 жыл бұрын
First wan salamaya wllken iyo Ayaanle Horta Ilahay waxan uga rajyna wllken iyo dadkale ee Sharciila’aanta /arimaha kale haystan in u muradkooda Alle sikhiro! Intas kdb Wlhi ilnen ayaa igu so istagty 😢😢 xiliga wuu wilku sheegayo wllkay ayaybku dhacday oo hadana Finland joga habeenki igu naxdinta badna waxana ka qatay shock iyo wax an ruux maray moyane ruux kale fahmayn Lkn Alxmadullah wllkay oo an ad u jeclahay ayaa 2015 kii ku yimid visa Turkey toonta bacda ah ayu dad badan laso racay markay dhaxda marayso ayay Cidamdi Greek sidu wilku sheegayo 🛳 kaso dagay Waxay ka qaten matorki kdb bada ayay ku rixen kdb wllkay ayaa iga so dhax wacay meshii kiyo shahadanayo/ dardarmayo 😢Subhanallah Mamo ila fadhiday wax an ka ahayn Salat/Allah bari waa garanwaynay Alxmadullah Allah isaga ugu awood wayn una naga aqbalay Ciidan Turkey 🇹🇷 ah aya Allah uso diray Alxmadullah! Waxa kale waa history Allah ayaa mahadleh !! Ayaanle iso invite gare dalkan Kula jogaye an ku nafise 😂Alxmadullah
@yasinomer2505
@yasinomer2505 2 жыл бұрын
Abdirahman miyaa walalkaa o hada isla joogno Finland. Cajiib waaye
@IskufilanSido2810hooyad.
@IskufilanSido2810hooyad. 2 жыл бұрын
@@yasinomer2505 Haa wllkey weye hadi isku Miid sheegayno wll magaca waa la wada yelankara.
@yasinomer2505
@yasinomer2505 2 жыл бұрын
Abdirahman horseed waxaa iska soo raacnay Adan Adde airport waana iska nimid Finland waxaa iska qadannay diidmo, hadane waxaa iskala shaqeynay meshii u sharciga ku qaatay balse aniga wax yar kadib waa ka tagay o shaqo Kalaa helay.
@IskufilanSido2810hooyad.
@IskufilanSido2810hooyad. 2 жыл бұрын
@@yasinomer2505 Ma sha sha Allah Ninkas wll kay ma ahan ! Wllkay Dhanka Xamar kama so bixin lkn waa ku fadxsahy in ad similar story haysatan barasho wanagsn .
@bushrayusuf4066
@bushrayusuf4066 2 жыл бұрын
Ayaanle isga ayab home office ku tee yurub maxaa u kala doran
@Amineta.0
@Amineta.0 2 жыл бұрын
Aniga ayaa Doon kasoo raacey Türki gariiga. Aan Ku imaadey
@maxamuudyaroowxuseen8926
@maxamuudyaroowxuseen8926 2 ай бұрын
Sxbkey yaasiin dheexuu tillka Cash and carrygii Easterveer iga caawiyay waa sxb igu qaali ah
@mohamedmuse4479
@mohamedmuse4479 23 күн бұрын
hadda mais taqanaan wali sxb
@abdirahmanwarsame9179
@abdirahmanwarsame9179 2 жыл бұрын
Alxamdulilaah . Dalka Canada 🇨🇦 sharciga madaarka aa laygu siiyey. Muwaadin bn ahay ilaa hada waana u dhaartay in aan difaaco xataa hadii dalkaygii hooyo soo weeraro
@caaqilka4379
@caaqilka4379 2 жыл бұрын
wr legenoow kadaa 😂😂😂
@mohamedindho1
@mohamedindho1 2 жыл бұрын
😂😂😂
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 2 жыл бұрын
Hhhhh 😄😄ma saas ayaa u sharci jeceshahy😂
@farxiyaabdiaziz2196
@farxiyaabdiaziz2196 2 жыл бұрын
Macbuudul arliyoow😄😄😁😁
@zduph6881
@zduph6881 2 жыл бұрын
War kadaa dee sharci waan wada haysanaa lkn calankayga 🇸🇴 bluega ah ayuunbaa u dagaalami karaa iyo difaacida diinta islaamka.
@maankabechannel8236
@maankabechannel8236 Жыл бұрын
hadaan soo maray wadadas greece ee bal ila taliya wadankee iska dhiibaa wllyaal
@abdi1985
@abdi1985 Жыл бұрын
Ireland aad
@hoobaan8674
@hoobaan8674 2 жыл бұрын
Somalida Dad Axmaqiina ayaa ku Badan
@FaraH-dw7cb
@FaraH-dw7cb Жыл бұрын
m.a
@bushrayusuf4066
@bushrayusuf4066 2 жыл бұрын
Yaab oo yurub qof sharic waa taha oo imaday miya jiir
@hamseabdalla4333
@hamseabdalla4333 2 жыл бұрын
qabyaalad ayaa dadka laga wananiya ayaanlana wax aan qabyaalD hYn kama shaqeeyo kaaf iyo kala dheeri
@Muadexperience
@Muadexperience 2 жыл бұрын
Hhh Somali iyo qabiil waa moos iyo maqaarkiis
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 2 жыл бұрын
@@Muadexperience kkkk
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 2 жыл бұрын
@@Muadexperience magac noocaan maxaa waye 🤣😅😅🤣🤣😂🤣
@user-yy4pu8vt1r
@user-yy4pu8vt1r 4 ай бұрын
Qofku haduu waayo sharci kama soo laaban karo miyaa
@shuuriyecali2377
@shuuriyecali2377 2 жыл бұрын
RUNTII WAREYSIGAN OO KALE WAN KAA SUGEYNEY (Ayaanle xmHussein Abdi ) in aad nooga soo hadasho xaaladaha (somalida ) wadanka (;FINLAND) 7 sano oo sharci la,aan waxay caday beyaaa in aan qaxootiga sidii hore loo jecleyn
@shefiali5561
@shefiali5561 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@cabdicumaribraahim9300
@cabdicumaribraahim9300 2 жыл бұрын
m.a.s.h
@aragsan
@aragsan 2 жыл бұрын
Bisinka walahi Wan kuxumahay somali isku diganaysaa
@user-yy4pu8vt1r
@user-yy4pu8vt1r 4 ай бұрын
Qofka loo dacwoodaa isna ma noocaasaa? Wakhti intee le'eg buu ku heli karaa.
@MohammedAhmed-tg1pl
@MohammedAhmed-tg1pl 2 жыл бұрын
Qabyaaldayste xunbaad tahay
@aanulaabanoshareecadaraxma5502
@aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 жыл бұрын
Dastuur waa quranka rabigen iyo sunada nabiga salalahu caleyhi wasalam . Waa liibaanteenu aduun iyo aakhiro waa cadaalada ka maqan dalkeenu waa hormarka iyo walaaltinimada dadkeenu. أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ...
Wariye Wali Haashi- Waxaan soo maray nolol adag
1:16:36
HANOOLAATO
Рет қаралды 58 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 3,5 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 15 МЛН
WARIYE DIRQI KU BADBAADAY 1990/1991- ! SH CABDIRISAQ SUGULLE
1:06:06
Magaalada Lamaanaha - Talyaaniga 🇮🇹
21:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 191 М.
Finland - Suldaan Rooraaye Waxaan nadiifiye ka ahay School
19:37
"الاقتصاد ابن الغرب" مع حمزة السالم | بودكاست فنجان
2:26:23