Magaalada Lamaanaha - Talyaaniga 🇮🇹

  Рет қаралды 186,804

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Жыл бұрын

Waxaan booqdaay Venice ee ku taalo Dalka Talyaaniga, waa magaalo badda ku dhaax taaaalo
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 37 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 195 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 26 countries and i am in mission to reach 195 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 175
@GeediSahan
@GeediSahan Жыл бұрын
Fadlan 5 kun Like, Share iyo Comments. Najiib: instagram.com/nnuur_21_?igshid=YmMyMTA2M2Y= Hussein: instagram.com/aadan99hussainmohamed?igshid=YmMyMTA2M2Y= Hassan: instagram.com/hassan_asbra?igshid=YmMyMTA2M2Y=
@zakariyemohamed7656
@zakariyemohamed7656 Жыл бұрын
Masha Allah wn ku salaaamay
@aymanyusuf457
@aymanyusuf457 Жыл бұрын
Dalalka aad tago waxaan ka ganacsadaa alaabta Antiga ah ama alaabta taariikhiga ah.
@halimoab1221
@halimoab1221 Жыл бұрын
Dadki waagii hore tagi jirey talyaniga qaarkod na half somali half Italian ah maku aragty ma aqan inad weli jogtid
@CabdinasirNuur31
@CabdinasirNuur31 3 ай бұрын
❤😢😅😊😮😢❤😂🎉😢😮😊😅😢😮😮
@nanioffical5260
@nanioffical5260 Жыл бұрын
The best person ever, the most knowledgeable and the most of all has Allah created is prophet Muhammad 🕋❤️
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys Жыл бұрын
Best Travelling Vlogger In Somalia🇸🇴🙏
@shlmhd7386
@shlmhd7386 Жыл бұрын
Geedi sahan wll howl fican bad uhesa umada somaliyeed inta wanaga iyo hotmarka jecel waxa ku leeyahay guul iyo gobonimo horay usoco
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Guryahan taloow sidee loo dhisay yaab aduunka soomali ayuunba ugu caqli xun
@najkavlado5698
@najkavlado5698 Жыл бұрын
Somaliga noloshaba wuxuu ka yaqaan waa ka hadal qabiil ka fikir qabiil iyo ku noolaansho qabiil wax kaleba ma galo mana gudo
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 Жыл бұрын
The best person Ever The Most knowledge able And The Most shine All Created Prophet Muhammad SCW❤❤💯☪️✅
@Simran_ashokAshok
@Simran_ashokAshok Жыл бұрын
Wa magaalo funny ah at the same time becareful city weye. Bal fiiriya dadkan dhulkas biyaha ah oo alle siiyey bey magaalo qurux badan ka dhigteen. Somali na dhul nimco alle kabuuxdo bu alle ku deeqay but away hee aqligii lagu dhisan lahaa.
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Magaalo dhamantedba wada biyo ah weeyi woow 🔥 masha allah awodaha illaahay weeyi
@faisaali7176
@faisaali7176 Жыл бұрын
Bes you tober. Inaba caadi ma.aha video kagu manshaalah. Iyo wadankasta Sida aad noo tusto..hore u soco dadaala wuu gaadhaa❤❤🤞🤞
@BAASHIFX
@BAASHIFX Жыл бұрын
Waaw waa barnaamij aad ii soo jiitay masha allah sxb hormar wacan guulayso
@humairahusein6953
@humairahusein6953 Жыл бұрын
Mashallah keep going my wallo
@mrqunful2228
@mrqunful2228 Жыл бұрын
Mahadsanid sxp barnaamij yadaada waa wacyigalin iyo madadaalo thanks.
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 Жыл бұрын
MaashaAlLaah waa maalintii iigu kaa horeeysey aan ku’arko waana ka’heley magaalada Venezia waa magaalooyinka iigu’jira my plans inaan tagò InshaAlLaah. Thank you for your video love it!
@bobena84
@bobena84 Жыл бұрын
Masha Allah Best Somalia KZfaqr
@fuaadgacmadheere7357
@fuaadgacmadheere7357 Жыл бұрын
Maanshalaa Maanshalaa geedi sahan hore uu usooco
@abdirisackomar8890
@abdirisackomar8890 Жыл бұрын
Keep going legend 💪 🙌
@abdiqaniismail5233
@abdiqaniismail5233 Жыл бұрын
Waa Barnaamij qurux badan you did good job sxb Geeddi Sahan ku soco
@sahalankovicjr4984
@sahalankovicjr4984 Жыл бұрын
Geedi sahan waa ku salaame wll salaan kadip waxan rabe inaa aqbaar nooga soo gudpiso wadanka serbia mahadsanid
@abdillahimohamed2878
@abdillahimohamed2878 Жыл бұрын
Ma'sha'Allah it's beautiful country
@akashicman2338
@akashicman2338 Жыл бұрын
Amazing video gedi❤❤
@kurana289
@kurana289 Жыл бұрын
Mashaalah wll Alle haku sharfo aaqiriyo aduunba nuur calaa nuur wll ❤✊😍👑🙏
@layladheman6534
@layladheman6534 Жыл бұрын
Mnsha allah geedi sahan KZfaq qiimo badan
@cabdaladaahir8539
@cabdaladaahir8539 Жыл бұрын
Maasha.laah geedi sxb aadba u mahadsantahay sxb hora uso aya kuleeyahay
@wiilkagarxajiisstate6872
@wiilkagarxajiisstate6872 Жыл бұрын
Libaax keep going hore uu soco sxp
@sooraanwaysacade
@sooraanwaysacade Жыл бұрын
Mansha allah waa magaalo qurux badan oo cajiiba xaqiiqatan🙏
@alsal24sports87
@alsal24sports87 Жыл бұрын
Keep going pro
@WARMOOG804
@WARMOOG804 Жыл бұрын
One day Youtobkada waku kalakacaa insha Allah
@abdidanime9554
@abdidanime9554 Ай бұрын
👍
@ahmedromanio
@ahmedromanio Жыл бұрын
Amazing vedio keep going on
@rasmifilmsvlogs5481
@rasmifilmsvlogs5481 Жыл бұрын
M.a hormar wacan my bro best yutuber
@WARMOOG804
@WARMOOG804 Жыл бұрын
Keep going dear
@TALEEX1919
@TALEEX1919 Жыл бұрын
Geedi keep going brother
@hassandhiillood
@hassandhiillood Жыл бұрын
Hore u soco geedi sahan, aad ayey filimyadaadu u wanaagsan yihiin
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 Жыл бұрын
insha allah 100k
@anasabdalla9755
@anasabdalla9755 Жыл бұрын
Best KZfaqr somali
@barkhadibrahimmaxamed2404
@barkhadibrahimmaxamed2404 Жыл бұрын
keep going bro
@mahamedabdallahussein4483
@mahamedabdallahussein4483 Жыл бұрын
Masha allah. 2 labo famiil an ugaa imaaday. Wax somali. Haadana. 👍gut
@axmedyare9820
@axmedyare9820 Жыл бұрын
Geedi sahan ireland uk waa kasugaa inaa wax kabarto ayaa rabaa 🙏🙏
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 Жыл бұрын
That’s nice 😊
@nonobobo9101
@nonobobo9101 Жыл бұрын
Hore u soco
@muusehassansiyaad2573
@muusehassansiyaad2573 Жыл бұрын
You are fav you tuber 😍
@osmansheikh6190
@osmansheikh6190 Жыл бұрын
Waa la yaab guryaha ama dhismaha iyo biyuhu sidey isku qabtaan sow biyuhu ma dumiyaan
@fatoumamohamed9440
@fatoumamohamed9440 Жыл бұрын
Thank you for contacting us to different of the world 😊
@OmarAli-lq9vm
@OmarAli-lq9vm Жыл бұрын
Please abaayo icaawi waxaan rabaa inaa talyaniga aado
@libanhoussein1385
@libanhoussein1385 9 ай бұрын
Nice machallah
@cabdiftaxeiis9644
@cabdiftaxeiis9644 Жыл бұрын
Guuleyso geedi sahan somali travel
@Cabdiqanibulshaawi
@Cabdiqanibulshaawi Жыл бұрын
No Sodi Badi sxp waa ku tabtey🖇️🤴🦋🥰Caaanow🤴🦋🖇️🎤
@omerliji
@omerliji Жыл бұрын
Waa magaalo Cajaa'ib ah runtii...
@asiyawarsame4833
@asiyawarsame4833 Жыл бұрын
Waa meel quruxbadan
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958
@ahmedmuhammedfaaraxaarshe2958 Жыл бұрын
Waa sugayay
@user-lc8sx9xd3l
@user-lc8sx9xd3l 2 ай бұрын
Keep going wll 😮😅😊
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 Жыл бұрын
mash Allah
@abdikafigaie1431
@abdikafigaie1431 Жыл бұрын
Cajib walahi magalo biyo ah!!
@haajimouse5646
@haajimouse5646 Жыл бұрын
Magaaldan mustaqbalkeedu waa Inay biyuhu qariyaan. 👋 Venice, Italy 🇮🇹🇮🇹
@Queen-Alii
@Queen-Alii Жыл бұрын
Adiga mia joga
@miisanmedia2428
@miisanmedia2428 Жыл бұрын
Keep going pro next time qatar
@ismailhassan1679
@ismailhassan1679 Жыл бұрын
I subscribed to this channel. I hope we meet one day inshaa Allah
@kmb241
@kmb241 5 ай бұрын
Najiib iyo xasan wan slmya waxan wada joogi jirnay meeshaas lagu waraysanayo wlhi xasuus bu igaliyaa muuqaalkaan ❤❤❤
@osmandaad8275
@osmandaad8275 Жыл бұрын
mashaalaah
@cabdiraxmangoole7264
@cabdiraxmangoole7264 Жыл бұрын
Alla mahad leh
@abdiwalishaashaa7765
@abdiwalishaashaa7765 Жыл бұрын
Zxp video gadah wan dhamystay sabab to aha wuhu dherhe awal video yadadah 12 daqqo bay ahyen go forward pro geedi
@walaalmuza4377
@walaalmuza4377 11 ай бұрын
Love venezia😊
@hassanosmanomar920
@hassanosmanomar920 Жыл бұрын
Geedi sahan asc wll
@saacidmaxamed2481
@saacidmaxamed2481 Жыл бұрын
Geedi sahan aad ayaa umahadsanthy
@cabasmohamud4849
@cabasmohamud4849 Жыл бұрын
Wll wllhi video si ficn u dawada naos badi 👊
@osmanlyrics900
@osmanlyrics900 Жыл бұрын
Geedi sahan
@seed3966
@seed3966 6 ай бұрын
Maalo bad ku dhextaala oo misana duq ah weeye 😮😮😮😮
@amiiraali2173
@amiiraali2173 10 ай бұрын
Geedi sahan wadan marooco nooga soo waran
@umabeauty7520
@umabeauty7520 Жыл бұрын
Come in Florence Tuscana Italy u're gonna like it
@puntlandSomali-mn4xb
@puntlandSomali-mn4xb 6 ай бұрын
Ilahay amarki talyaaniga waa dad funny ah xata luuqadoda markan arko waa qosla
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Жыл бұрын
Ku soo dhawaada cunooyinka fudud nagu soo biira asxaabay ❤️ 😍 allow amuurah noo sahal ❤️
@DeeqMohamad-jv7zn
@DeeqMohamad-jv7zn 6 ай бұрын
Giidi..goormaiwadi
@socdaal3428
@socdaal3428 Жыл бұрын
Muqaal aad iyo aad u wanaagsan
@maxamedfarxaan7242
@maxamedfarxaan7242 Жыл бұрын
Zhp wa ku taagera waana jeclahay dalxiiska
@Somabilbooks
@Somabilbooks Жыл бұрын
sxv waab ku taageeraa Video runtii waxaan ud aawadaa U Nasasho Fadlan soo badi VIdeos Geetidyyow
@apdihamiidapdikhadarmohamednou
@apdihamiidapdikhadarmohamednou Жыл бұрын
Nin lawaayy
@abdirisaqcarab1386
@abdirisaqcarab1386 Жыл бұрын
Bro Mxaa igu so hdli weyday south African ama Moroccan oo africa ah bro
@magnad1432
@magnad1432 Жыл бұрын
Sxp hamada ibrahim xaguu kabaxey
@jastinjabra4156
@jastinjabra4156 Жыл бұрын
Magaladan sxb keygi a lahan jiray qarnigi 3ad talyaniga ka dhacen dilen
@shataayare3199
@shataayare3199 Жыл бұрын
Wllkey waxan rabaa inaan ku weydiyo halkee kala soo xariira❤
@abdullahim3434
@abdullahim3434 Жыл бұрын
Best Travel of somaali 🇸🇴🔥
@saeedbuni8104
@saeedbuni8104 Жыл бұрын
What what fail state lollolollololo Qadadweyn
@YackaBoy117
@YackaBoy117 Жыл бұрын
@@saeedbuni8104 what you mean brother i know you are somaliland but we share language respect other people from djibouti
@Somabilbooks
@Somabilbooks Жыл бұрын
sxb xabadaa ugu dambeysa ee station Cardka waad la jiidheen sxb kk markii dambena xoog ayaa ku gasheen CCTV Malaha Miyaa Canada ayaa sidaa sameyn jirtay maalmihii markii dambe Xafiis la iiga yeedhay aar iska ilaaliya sxbyaal
@daadirmohamed6580
@daadirmohamed6580 Жыл бұрын
Camera fiican had a isticmalesa sas ku wad , video ma dhamesan jiran maxaa yeelay low quality ahaayeen lkn hada improvement ku samesay
@faraskacadd9529
@faraskacadd9529 Жыл бұрын
Dowfaar ma unin wll
@anaspey3355
@anaspey3355 Жыл бұрын
Saaxibow wadankasta aad tagto waxaa Ka hadashaa shaqooyinka Kala ah sida darawalada sida maqaayadaha marka Ka Nio Kasoohadal in shallah.......Nio kana soojawaan
@suadsaid-of5mq
@suadsaid-of5mq 5 ай бұрын
Waxbadan aya ka fadeystay video, mahadsanid❤ Wasoo boqonaa insha Allah
@hassandhiillood
@hassandhiillood Жыл бұрын
Waxaa wanaagsan inaa noo sheegto sida guryaha loo repair gareeyo iyo meesha sewage ama sanitation ka
@MoAli-jw2lj
@MoAli-jw2lj 7 ай бұрын
U mahadceli Viewga quruxbadan kadib ka dalbo ama uso jeedi waxad rabto
@abdifatahjooye5439
@abdifatahjooye5439 Жыл бұрын
Wa dad dhiban ya biya un ku safri karo waxa halkaas ka cad dadka iyo dhulka inay dadku badanyihiin halka somaliya dhul fiidsan oo bad iyo wabiyo leh ilaahey ku manesatay lkn dad mlahan ka fa idesta oo ku raxesta aduunka socod iyo qaxotinimo ku jirna
@cabdalemohamedcabdale4312
@cabdalemohamedcabdale4312 Жыл бұрын
Wllo arin kaga bahane fadlan ila soohadal gedi sahanow
@daadir3042
@daadir3042 Жыл бұрын
Asc wallkay hal talo Ayan Kugu darsan taas oo ah in aad muuqaal kaste talo bixin oo dalka ah aadku dartaa gabagabaynta
@haajimouse5646
@haajimouse5646 Жыл бұрын
Muqaalka xiga waxad ka dhigta garoonka magaalada Ama Stadium Venice 🏟
@falaqeyntadinta3449
@falaqeyntadinta3449 Жыл бұрын
Wan kusalamy walal gedi sahan
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 Жыл бұрын
Wow nice city , keep going brother geedi sahan brother
@CHAMPION-003
@CHAMPION-003 Жыл бұрын
1000k in yar ayaa uga hadhay Geedi sahan channel
@cabdulahimohamud
@cabdulahimohamud Жыл бұрын
100dheh
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 5 ай бұрын
Yaab magaalado bad ku taala
@nasteehshariif250
@nasteehshariif250 Жыл бұрын
Walaahi waaruntaa xamar weeyne ayeey u ektahay
@shaharsaatabdulle4827
@shaharsaatabdulle4827 Жыл бұрын
Come stai== kome staay
@mohabdle3644
@mohabdle3644 Жыл бұрын
Ax magaaladeydiii kuu xiisay Venezia santa lucia
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Tijaaaabo miyaaa mise.
@Madina-mg6qm
@Madina-mg6qm 5 ай бұрын
Heedhe bariga ayey dhacda Venezia
@najmahassanmohamed7427
@najmahassanmohamed7427 Жыл бұрын
Masha alah wan ka helay inad na tustid adunka tariiqda wan xiseya Mahadsanid wll
@najmahassanmohamed7427
@najmahassanmohamed7427 Жыл бұрын
Safarki ciraaq ayan ka helay runti Mahadsanid 👏
@travel_with_judith3
@travel_with_judith3 Жыл бұрын
new here
@abdisaid6069
@abdisaid6069 Жыл бұрын
Sxb waxan wabi miyaa mise bad
@suleeqo8030
@suleeqo8030 5 ай бұрын
Wllhi waa layaab doon bis aa ka shaqeeso
Xagaaga Iceland waa sidee ?
18:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 153 М.
SAFARKAYGII MASAR - WAXA UU GALAY GUDAHA AHRAAMTA
8:04
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 106 М.
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 17 МЛН
Alat Seru Penolong untuk Mimpi Indah Bayi!
00:31
Let's GLOW! Indonesian
Рет қаралды 10 МЛН
ABWAANKII HEESTA AMXAARADA SAMEEYAY OO GAARIGIISA LAGU WEERARAY
23:25
Zaki honest Official
Рет қаралды 3,6 М.
DOCUMENTARY | Nolosha Buuraha Dushood | Tuulada Fusla ee Yemen
20:24
Liibiya Dadka Magafaha u Xareesan Oo live u Wareysanayo NAXDIN
32:33
Dalka Muslimka ah ee ku yaala Yurub - Kosovo
16:27
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 168 М.