FINLAND: XAALADDA SOOMAALIDA SHARCI LA'AANTA AH

  Рет қаралды 28,021

HANOOLAATO

HANOOLAATO

4 жыл бұрын

#SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv

Пікірлер: 32
@jikadanora4023
@jikadanora4023 3 жыл бұрын
Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaaنننمممن
@ahmedjama3331
@ahmedjama3331 Жыл бұрын
Oky
@Deeqdarajo576
@Deeqdarajo576 4 жыл бұрын
Illahay ha u sahlo sharciyada
@noraesse5346
@noraesse5346 4 жыл бұрын
Alla ufududeyo dhamtena 😪
@Maaliabdalla
@Maaliabdalla 3 жыл бұрын
masha alh wa barnaamij qurxoon mahadsanid, fadlan asxabta waxan soo wadaa barnaamijyo aad muhiim ah oo ku saabsan nolosha soomaalida Canada ee isoo booqda si aad uga bogataan hadu alle idmo
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 4 жыл бұрын
Finlad Jubooyinka oo aan maalno ayaa ka dhaqaala badan. Ee ilaa Goormaan dawarsiga kusiijiri doonaa ilma Samaale maryooleey.
@marwomumtaascooking4295
@marwomumtaascooking4295 4 жыл бұрын
ayaanle mahadsanid walal ilaahay meel walba oo ay joogaan soomali ha ku sugo xaqa iyo was walba oo ay ubaahanyihiin oo wanaag ah
@jayceonarthur2365
@jayceonarthur2365 2 жыл бұрын
Instablaster.
@AhmedALI-ym2dj
@AhmedALI-ym2dj 4 жыл бұрын
Waad mahadsantahay ugaas shaqo wanaagsan ayaa uhaysaa dhalinyada reer finland wadanka finland wadanka yurub ugu xun weeye
@moali6857
@moali6857 4 жыл бұрын
Asc WLLO HA NOOLAATO UGU HORAYN WAAN KU SALAAMAYA WLL WAXA JIRTA ARRIN AAD U NAXDIN BADAN DHALINYARO SOOMAALIYEED OO REER WAQOOYI U BADAN OO DALKA FARANSIISKA BEERTA KU JIRA OO ISKUGU JIRA KUWO BILAA SHARCI AH IYO KUWO KALE OO BALWAD AWGEED NOLOSHA UGA DHACAY HADA XITAA WIILAL 5 SANO AH MIDNA DABAQ BU ISKA SOO TUURAY MID DALKA BILJAMKA AYUU BIRISH KU HOOS DHACAY OVERDOSIS AWGEED HADA ARINTA WAXAN KALA Hadlay IOM TA BAL IN CIDI RABTA DALKI LAGU CELIN KARO LAAKIIN WAA ARIIN GURMAD SOOMAALIYEED U BAAHAN
@xidigtahiiraanelmi3308
@xidigtahiiraanelmi3308 4 жыл бұрын
Subaxana Allah Soomaalia waa wadanka ugu qanisan waana Wadanka ugu cimilo wanagsan Shaqane waad ka Abuuri kartaa marka wadankena halugu kalsonado From Muqdisho Ayaanle Husein Abdi Qoobdher keep going impowe
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 2 жыл бұрын
Somaaliya cidi uma socoto ama alcohol ha cabaan ama overdose ha cunaan. Idinkuba noqda
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 8 ай бұрын
Subaxana Allah walal anigaa community ka shaqeeyo in UK 🇬🇧 London igu soo xirir chanelkayga emailka saaran mahadsanidiin waan u wada istaageena hill iyo 6:04 hoo hadee caawimaad rabaan dar Allah u caawinenaa side Alcoholic looga dhaqo oo shaqo abuur loogu sameeyo
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 жыл бұрын
Kuwani SOMALIA iney yihiin Maxaa cadeynaya OROMO OO dhan Waa SOMALI
@gorgorharamcaddanab8305
@gorgorharamcaddanab8305 3 жыл бұрын
Mooryaantu wadankaan Finland waxaan kufsi dhac iyo tuuganimo Ahayn kumay soo kordhin. Wadankoodiina way soo fiiqdeen.
@shakuul
@shakuul 7 ай бұрын
Kkkk 3:52
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 4 жыл бұрын
Dad waxaaa jogaaa. Dad. Jidka sexdooo. Qaxoootiiii saas logslayo ma arkin aad iyo aad baan uga xumahay gof somali ah wadankiiisa. Fican in uuuu. Dhulkaaaa sexdooo. Wadan ajnabi ooo aan deganahay. Waxaan argnaah dad. Washay. Ooo jidka qamriii dibaato wax walbaaa wallahi. Somalia wax kaga. Fican malahaaa. Wadankaaga joog
@anwarshuhaad8180
@anwarshuhaad8180 3 жыл бұрын
tani waa xaalada dhabta ah e kuwa raaca mushrikiinta waxaad sababsan doontaa gacanta mujaahidinta sida asxbtaadaba ku danbesday in sha'allah.
@usaamemohamedhashi8348
@usaamemohamedhashi8348 Жыл бұрын
Wallaahi sax waay akhii baarlamaanka sharci dajiyaha ah waa ilaahyo daaqud ah oo lacaabudo waana caabudo qof walibo oo sharci dajiye ka Aaminsan Wexee taganyihin booska axbaaru yahuud oo kale wexee xalaaleyan oo allaah xarime wexee xaaran tinimeyan oo allaah xalaaleye قال الله تعالى إتتخذوا أخبارهم ورهبانهم أربابا من دون الله
@hannahyuusuf
@hannahyuusuf 10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 arsenal alle idin gubye mrka dalki gubten dhiiga masakintana qubten miya sii dabo socotan luxudka waa idiin taaganyhy miskiin kasto dulmi ku dishen idinka gaalo lacag idinku siisa dhiiga islamke
@updiraxmansiciid6058
@updiraxmansiciid6058 8 ай бұрын
Shabaab hda dalka idinka baxnayna mana siidaba jògtan maanta idinka iyo israa iil waxa ku walalowdeen xasuuqa ummada muslimiinta ah bal waxa iiga jawaabta mxaa masajida uqarxisan mxa udishan oo qaraxa ula beegsatan hooyo meheradeeda joogta muqdisho waxyaabaha aadka gaysataan iyo dhamaan gayiga somaiyed aduun yado dhan way aragta ilaahayna wuu idinkula xisabtamaya dhiiga ummada somaliyed ee aad macna darada ku daadisen iyo xasuuqa aan loo meel dayin ee ilaahaatan aadka wadan dalka
@ibraahimgeedi9814
@ibraahimgeedi9814 4 жыл бұрын
Waxaas oo dhan waxaa la dabeyo qolada sheeganaayo jaaliyada somaliliito ayaa ka danbeyso
@abdulahiabdi5875
@abdulahiabdi5875 4 жыл бұрын
Dhalashada Finland meeqo sano lagu qaataa
@maryammohamedelmi6417
@maryammohamedelmi6417 3 жыл бұрын
6 sano
@whathappened1756
@whathappened1756 3 жыл бұрын
@@maryammohamedelmi6417 6 sano aa
@anaakuwaso7282
@anaakuwaso7282 2 жыл бұрын
@@maryammohamedelmi6417 hhhh
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 2 жыл бұрын
Macquul maaha walaal oo ilaahay soomaali buu kaa dhigay haddiise aad hooyo fiinish uurkeeda gasho markaas waa suurtogal.
@Dark-th4fg
@Dark-th4fg 2 жыл бұрын
@@maryammohamedelmi6417 walal waxaan raba finland inan utago waxbarasho degree-ga jamacada insha'allah , igacaawi plz hadad kunoshahay
@ahmedjama3331
@ahmedjama3331 Жыл бұрын
Aw barow waxan joga jasirada qubrus Mel an uga si baxo raba marka I cawiya
@selayahayaniga2677
@selayahayaniga2677 3 жыл бұрын
HI (1)UNITED STATES OF SOMALIA (2)UNITED STATES OF (UK) (3) UNITED STATES OF EUROPEAN (4) UNITED STATES OF AFRICA (5) UNITED STATES OF ASIA (6) UNITED STATES OF AUSTRALIA (7)UNITED STATES OF NEWZEALAND (8) UNITED AMERICAN CONTINENT STATES I PROVIDE THAT OPPORTUNITTY WORLD/WIDE OK BYE
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 5 МЛН
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
Nolosha Soomaalida ee dalka Portugal - Nin Soomaali ah ayaa 15 sano ku sugan dalka Portugal
12:45
Maxaa Somalida loogu sheegay Ireland
17:58
Hereri Media
Рет қаралды 93 М.
WAA SIDEE NOLOSHA SOOMAALIDA KUNOOL FINLAND
9:25
HANOOLAATO
Рет қаралды 16 М.
Xaqiiqooyin ku saabsan Finland | Dalka ugu farxada badan
6:45
Finland iyo baraf + ( VLOG )
12:40
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 22 М.
#FINDLAND- DHIBKA SHARCI LA'AANTA  7 SANO -
1:05:56
HANOOLAATO
Рет қаралды 66 М.
Nolosha Soomaalida dalka Spain
10:15
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 77 М.
WAX KA OGOW WADANKA SWITZERLAND IYO SHARCIYADIISA IYO NOLOSHIISA
15:07