FIRDHIYE MA LAGU QASBAY IN PUNTLAND LA MEEL DHIGO SOMALILAND, FIRDHIYE JABUUTI AYAA KA DHAX-HADLAYSA

  Рет қаралды 12,743

Aftahan Production

Aftahan Production

23 күн бұрын

Пікірлер: 145
@Man19699
@Man19699 20 күн бұрын
Puntland & Xassan dhiiqo baa ay ka dhex taagan tahay,ismaaciil daacuun baa u soo dhiibey hadalkaas firdhiye.Nin caqli xun maaha Firdhiye,laakiin sida iiga muuqata waa haad qofku,nasiib darro.
@sudiissa5701
@sudiissa5701 21 күн бұрын
Nasiib tara nagu dhacadaye reer puntland af daboolan dahab iska amus fadhiye nin wax ka weeyne Loo dhibaye weeyan firdhiye siyaasi maha waa dawakhaye dhiciska inaka daaya please puntland first ayaa inoo malan
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 20 күн бұрын
Jamalka la soo gamay ma u jeeddaan dhulbahantow Puntland iyo SSC baa la rabaa in madaxa la isu geliyo ka digtoonaada dhagarta❤❤❤❤❤❤❤
@user-dv6ex6ix9u
@user-dv6ex6ix9u 20 күн бұрын
Balwan guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-dv6ex6ix9u
@user-dv6ex6ix9u 20 күн бұрын
Guul guul guul balesn geesi unta shega❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 21 күн бұрын
Balwaane tooshka fu ifi mr firshiye waa doqon xun Rer puntland xaal ban siinayna 🙏👍👍👍👍
@jayjow5165
@jayjow5165 21 күн бұрын
PUNTLAND WAA DOWLAD LAGA ABAAL DHACAY
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 21 күн бұрын
kkkkkkkk abaal kadhac maxaya adeer puntiland waa taan naf iyo maalba uhuray adeer intaan utaray iimaay tarin adeer raga igaga maqan puntiland tiro malaha adeeer hiilkuna wuunaga dhexeeyaa mana kala maarmaayno waayo laba wada dhashay baanu nahay iigumana abaal sheegan karto
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 20 күн бұрын
​@@user-fr8kw7vy9m waxaad u hurtey naleh naga aamus iimanka seeeg noo dhig magaceeena ilmo gus nuug markii irir aad aragtan puntland kuso waasha
@hamdijama4508
@hamdijama4508 18 күн бұрын
@@user-fr8kw7vy9m hadaan nahay buntiland waxaa nagu abaal gudaan in dhulbahante maamul yeeshan meelna iska bixiyaan ayago dowlad madax banaan ah
@maryanmohamed7478
@maryanmohamed7478 21 күн бұрын
waxba yaan ismaaciil lagu gaban reer weligoodba abaal ma laha somaliland iyo puntland waa laga yaqaan
@user-jo8fe7zg6j
@user-jo8fe7zg6j 21 күн бұрын
Puntland Uma bahna cidna xasan sheekh baa ka dabeeya aad jabuuti dhahay waan ku aqoonsanaya talo xun siiyay
@user-rm9qp4fs3t
@user-rm9qp4fs3t 21 күн бұрын
Xasan sheekh baa ku dhax hadlaya lkn mardhoow baa la isweyndoonaa meel kabaxeen
@sahramohamud1694
@sahramohamud1694 20 күн бұрын
Amo sixiray maxa putaland meesha.keenay fardhiyee waa cabsi.baa keenay allaha ka soo furfuri
@abobasement346
@abobasement346 21 күн бұрын
war isku xishod plz e bentah jojih waxan hubah in aad lacag ku so qadatay Arimah ssc mantah waxad nagu noqotay munafaq waryah doqonimadah nagalah tak dameryahow waxad rabtah fayus u ku so dhibay dani munafaq
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u 21 күн бұрын
Dhulbahante waligood bay ka ugaarsan jireen cadowga mj 😂shalay ku baraareen oo afweyne ciidan uahaayeen iyo xasuuqa mj
@Gudbiye1
@Gudbiye1 21 күн бұрын
Waxaad weerartay maamulka Farmaajo, todobaad ka dib waxaad weerartay maamulka Xasan Sheekh, hadda waxaad soo weerartay SSC, markaa dhibku adiga maahan, ee waa macaamiisha waxaad u baahan tahay macaamiil badan, wax mabda' ah ma lihid, Diintaadu waa lacag.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 21 күн бұрын
FIRDHIYE WAA BARASABKA LAASCANOOD, INTAAS WAX KA BADAN MA MUDNA.
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 21 күн бұрын
kkkkkkkk oohinta waan kahelaa laascaanood badhasaab keeda haduuyahay adiga maxaad tahay bal noosheeg ninkastaa waa badhasaab danay waa badhasaabka garoowe muuse waa badhasaabka hargaaysa
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 20 күн бұрын
​@@user-fr8kw7vy9m badhasaabka lascanod garoowe ma oga inu jiro isaga ku waashey 😂 sorry
@FaadumoCismaan-ew7oz
@FaadumoCismaan-ew7oz 21 күн бұрын
Waaxa sheehadan wad waa ismacil Omar geele waxau ka cabsanaya in laa dhafo maxkamadi HEEG Tasin maa shaqeeyneyso ismacil Omar geele XARKA CESHO HEEG baa KU sugeeyse inshaaalaah
@lailakulane9169
@lailakulane9169 21 күн бұрын
DOWLADA PUNTLAND WAA ISKU FOLANTAHY MAHA SIDA SSC MASAKIIN KALA AQOON CADOWGEEDA IYO XABIIBKEEDA
@musaidan288
@musaidan288 20 күн бұрын
Dhulbahante awaal maleh
@user-js7tx5qs8m
@user-js7tx5qs8m 20 күн бұрын
Wadmahadsantah bawaan
@Neima1000
@Neima1000 20 күн бұрын
Ismacil cumar naceybo darood uqabo isjira hartiyey dhamatiin.🇩🇯
@-xu9nd
@-xu9nd 20 күн бұрын
Firdhiye waxba ma oga waan in si deg deg ah xilka looga qaadaa waayo meel ayuu uga dhacay dowlada iyo bulshada reer puntland waa inuu si deg deg ah u reali galyo shacab ka reer puntland ee dhiigooda u shubay una hiiliyey .
@JamhuriyaSalah-xo8un
@JamhuriyaSalah-xo8un 21 күн бұрын
Putland maalin walba dhabarka laga toogta lkn firdhiye wuxu ogeyn in Putland ubahnen e isagu u baahan yahay Putland dhiigey u shubtey wey u dhimateywey u dhaawacantey maxbuux bey u yihiin somalind Hartington ayaa I keentey bey yiraahdeen marki la qabtey ilaa hada wiilasheeni wey ku maqan yihiin waxba uma arkeynin marki hore lkn anqawga ninki isku dhufta isaga u dhutiyo
@user-mt9nk2rk4e
@user-mt9nk2rk4e 21 күн бұрын
Xaqiiq hadalka balwaan
@herbimoha
@herbimoha 21 күн бұрын
CABDILAHI WAA RUNTAA RER SSC WAA FUDUDYIHIIN WAA JEEXA SOMALILAND
@museosman8296
@museosman8296 21 күн бұрын
Balwaanow anagram waan iska Xiimaynaa hadbana meel baa u yaacnaa oo hunguri ka raadinaa horay baan u ogayn inayan abaal lahayn cadowgooduna waa Pĺ iyaga maahane cid kale waa yartahay marka Pl nåbar xaqdaro allaha uga dhigo hada ka bacdina yaa lagu degdagin
@seed3966
@seed3966 21 күн бұрын
Asc ismaaciil cumar waa nin aasan naxariis daran weeeye in isku ilaaliyo waa muhiim dhegtaa dadka taagan intuu Djibouti joogo firdhiye 😎 arrimo badan yaa ku xeeran 🦻🦻🦻 firdhiye allaah hau sahlo 👮‍♂️🫵🏃🏻‍♂️‍➡️
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 21 күн бұрын
yaaa oo waxa firdhiye jubuuti loogeyay inu puntland lagu dumiyo war malaha naftisu kubadbaafinayay ee dhab kama ahaa inu puntland cadow lasimo
@amalhassan7383
@amalhassan7383 21 күн бұрын
Masha Allah hartinimo hawaarto ❤❤❤❤❤
@sharifhassan4756
@sharifhassan4756 21 күн бұрын
Inta uu joogo jabuuti xuriyad mahaysto ban odhan kara lkn socdaalka firdhiye munaasib ma ahayn
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 20 күн бұрын
Balwaane tooshka fu ifi mr firshiye waa doqon xun Rer puntland xaal ban siinayna 🙏👍👍👍👍b
@user-sc6uw1px7g
@user-sc6uw1px7g 20 күн бұрын
Balwaan wuxuu ku had laa afka garaadka gala dagaalka oo fikirka qaba firdhiyana ma ogola
@user-dc5ug4sk8n
@user-dc5ug4sk8n 21 күн бұрын
Balwaan see kaanoqotay haysku dirin dadka walaalaha ah
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 20 күн бұрын
Dhibmalah nabad qata
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 21 күн бұрын
Firdhiye naf ma,lahan siyaasina ma ahan laakin waa balan in shaqada laga eryo doqon ka xun
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 21 күн бұрын
Midnimo ma aha in aad la sinto walaalka codowgaaga 1first enemi simo cadowgaaga
@Adan974
@Adan974 20 күн бұрын
Naga dhex bax anagaa darood isku ahi uma baahnin http jaajus isku Kaaya dira hanoo kala waramin doqonyahow😂😂
@ashasalah2835
@ashasalah2835 21 күн бұрын
NACAS ISKA CAAAAAC LEH, AYA TAHAY.
@maymuuncisman4049
@maymuuncisman4049 20 күн бұрын
Fardhiye waa in xilka laga qabtee
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 21 күн бұрын
Mj wiilashiina furinta oog fadhiya kalasobaxa waa maqleeysaan ninki firdhiye ahaa
@AhmedSaid-bz4do
@AhmedSaid-bz4do 20 күн бұрын
Wiilasha Mj ee furinta Oog fadhiya ma aha kuwo hadal nin meel ka yiri ku baxaya. Dareenki ay ku tageen ayey ku joogayaane, adeer raalli ahaw.
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 21 күн бұрын
Firdhiye wax Walba oo ismacil cumar gelle kuso aqriyo unaso dhiibo m.weyne dani ayaa ka danbeya oo klaa tuuri doona
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 21 күн бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan madaxweyna fadhiya xoro mah jabuti qofka galo si u ku so labdo wey agdah wlkn abdulahi balwan hadalkas waxa u so dhibay ismail omar geel islantis xasan gorgurde marxun argixisada damajid
@Hayaannabadeed
@Hayaannabadeed 21 күн бұрын
Balwaanoow aa sugaynay sidan. Adigase go’aan iyo weriyo nimo daacad umada u ah baad tahay🙏🙏🙏🙏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴kor allaha kaa dhigo🧢🧢🧢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺👏♥️♥️♥️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🧢🧢🧢🧢🧢👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@oulianovoulianov531
@oulianovoulianov531 21 күн бұрын
Idaacada jabuuti laagama soo saarin imaashaaha firdhiye
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 21 күн бұрын
Waxaa fiican in la Fahmo xaqiiqada dhabta ah waayo Cumar Geelle wuxuu dadka gadayaa islamarkaana lagu qasbo iney taageeraan Xasan Sheikh Iyo Cumar Geelle. Firdhiye waxaa lagu qasbayaa inuu taageero Xasan Sheikh, sidoo kalena loo muujiyo inuu Deni qaldan yahay waana sida uu hadalka u dhigey Firdhiye,waana Feker Cumar Geelle Laguna taageerayo Xasan Sheikh .
@Neima1000
@Neima1000 20 күн бұрын
Shacab ka Jabuuti wa daal gumeyte haysto ismacil cumar iyo qadra xaïd uu xidhan sideydonan ay kayelan
@nuurabdi8821
@nuurabdi8821 20 күн бұрын
Odaygii Balwaan ahaa ma caruurbuu usheekaynaya
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 20 күн бұрын
Mye runtu sheegaya condom irir mhn sidiina 😂 gar adag family markii hargays iyo jibuuti ama xamar tagtid puntland kuso waasha😂
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 21 күн бұрын
Waa doqon xun firshiye mana matelo khaatumo waa laga dhex hadlaaya 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@CibaadoWarsame
@CibaadoWarsame 20 күн бұрын
😢🎉😢😮😢😅😮😅xassan is not easy
@DuulaneMoohamed-zg7fr
@DuulaneMoohamed-zg7fr 20 күн бұрын
Adi deni baa kaa dhexhadlaya nio hadan rer khaatumo nahay hadalkaasi nooma qalmo balwaanow maalmahan waa lagaa dhexhadlayy garn maanyo cidaa
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 21 күн бұрын
Firdhiye hadduu aqoon u leeyahay Ismail Omer ma tageen jabuuti, wax walba waa laga saxeexi, dabin khaa'in buu ku dhacay
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 21 күн бұрын
cabdilaahi balwaanoow puntiland iyo khaatumo waa laba maamul oo wlo ah mana kala maarmaan lamana sina argagixisada isaaqland marna iilama sina walaalkay mj ee haka shakiyin inaan kala gono marnaba
@maxmudmaxamud
@maxmudmaxamud 21 күн бұрын
Kacdoonkii laascanod ka hor siday wax ahaayen firdhiye waa ogyahay halgankii hiil walaal iyo kacaankii la mahadiyay ee ssc khaatumo waa taariikh. Aanu ismaaciil cumar geele waxba ka bedeli karin. Laakiin wariye ballwaanow. Aynu sugno firdhiye anigoo aaminsan inaanu ahayn qof looga baqo ssc khaatumo.
@MAOmar-oy2uh
@MAOmar-oy2uh 21 күн бұрын
Firdhiyow Dhiiga DARUUD oo PUNTLAND ugu horeyso ayaad madaxweyne ku noqotay, sidaas darteed masina PUNTLAND iyo SNMTII KU DILAYSEY
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 21 күн бұрын
reer ssc isbadbaadiya oo jabuuti iskaga hadha waayo firdhiye in puntland lagu dumiyo puntland midakale wax muuqata firdhiye in ssc burburi lagu yidhi oo isaaq kudar
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 21 күн бұрын
Waxaas ima riyadii aad ku riyootaa
@husseinmohamud353
@husseinmohamud353 20 күн бұрын
Firdhiye is turning into a puppet of Djibouti.
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 21 күн бұрын
Md. Firdhiye hadalkiisii wuxuu ula jeeday Somaliland iyo Puntland, waxaay sheegteyn inay ka go'een dowladii federaalka Khatuumana ay calaankii wali hoos taagan tahay ama ay rabto Somaliweyn.
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 21 күн бұрын
Ssc xilka ha ka qaadaa firdhiye madax weyne kalana degdeg ha u magacaabaa si ay uga badbaadaan halista iyo shirqoolka lala maagan yahay
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 21 күн бұрын
Firdhiye maxaa ooga jiro dagaalka ka dhaxeeyo dowlada soomaaliya iyo puntland dantiisa ha raacdo
@aslinoormuse6394
@aslinoormuse6394 21 күн бұрын
Somali way burburtay ooqabuuriji ayey faganayaan masaakiinti ayey guryahoodi ka qixinayaan.Puntland way tagtay nabad gelyo
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 20 күн бұрын
Firdhiye waaa fadlan kuso hala yaabin mxaaa puntland ka gly 😂😂😂 muu dantiisa eegto gelle iyo xasan ba ka dhex hdlaya
@asxaabi
@asxaabi 21 күн бұрын
Halkani waa BBC daarood, garowe iyo kuwa xintama
@user-pi4ci7jr3r
@user-pi4ci7jr3r 20 күн бұрын
Ilaa iyo hada ayaa la biilaa ssc hadayba ka maaranta puntland waa arin fiicane hadhow yaan ladhihin tolayeey war yaa reer hebel ah ssc maba sii jiri toonto waa qaabkey usocoto hada
@Hayaannabadeed
@Hayaannabadeed 21 күн бұрын
Firdhiye waa saxan yahay wadadii uu wallalihiisa dhabta ah ee reer SL kula madoobilahaa buu ku socdaa.
@jayjow5165
@jayjow5165 21 күн бұрын
AWALABA SSC WA FUDUDAYEN MAHO
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 20 күн бұрын
Malaha somaliland ayaa somali nimadii kusoo laabatay taa awgeedna ayuu sidaa uyiri Firdhiye!
@cabdiraxmaanaxmed1625
@cabdiraxmaanaxmed1625 21 күн бұрын
Inuu yiraahdo sidaas firdhiye waa niyad jabka somaliland mustaqbalka
@Man19699
@Man19699 20 күн бұрын
Firdhiye waxaa looga fadhiyaa faah faahin iyo wixii uu la soo kulmay,markuu ssc ku soo laabto.
@user-fh9we3np3s
@user-fh9we3np3s 20 күн бұрын
Sax weeyaan siyaasiyan waxaa uu cadeeyey insy yihiin maamul aan ahayn buntland iyo somaaliland sy tahay maamul gaarawixii tolnimo waa gooni wax fahan balwaan
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 21 күн бұрын
Meesha sixir baa yaal
@abdulkadirmohamed6532
@abdulkadirmohamed6532 21 күн бұрын
Waad isbedashay balwaan sidii firdhiye u tagey jabuuti waxba kaa dhexhadlaya
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 21 күн бұрын
runtis weye wuxu sheegayo
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 20 күн бұрын
Runta diideysaan gar adageey
@masaai-cw4lz
@masaai-cw4lz 21 күн бұрын
FIIRDHIYE FUDEYDKIISA AYAA GEEYEY DJIBOUTI IYO ISMACIL HOROR
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 20 күн бұрын
Dhulbahante caqligoodey qabaan libaax nin gabay iyo nin galdayba og wey fahmayaan Irir Samaale dhagartooda doqon baa halkii lagu qatalay qoorta soo Surane ma anaa mindiyo ley qarshaa la igu qali doono Hartiyow ama Daarodow iska ilaaliya garta la idinku wado be careful
@user-yz7gy5pm8g
@user-yz7gy5pm8g 20 күн бұрын
Puntland miyaanay ahayn cidii ka danbaysay dhubka iyo barakaca ay reer ssc ku rideen ee ay doonayeen inay reer sool ku darsadaan gobolkooda iyagoo quudhsanaya oo ka dhigaya qabiil aan awood lahayn lkn ah qayb iyaga ka maqan oo ay somaliland ka haysato.
@user-jo8fe7zg6j
@user-jo8fe7zg6j 21 күн бұрын
Bal waa arkeenabhawiye Ma rabo SSC khatimo in dawlad goboleed noqoto Ma Samen Karo xasan sheekh Marka waa lugaynayaan
@AliAhmed-qt4iy
@AliAhmed-qt4iy 20 күн бұрын
Garadada ĥaddìi aynan qaban ninkan sool waxay ku danbày dòontaa gacanta isaaq.
@yusufahmed6493
@yusufahmed6493 21 күн бұрын
C/lahow firdhiye cidina ma khasbi karto balse PL baa muujisay in ay ka xuntahay dhaqdhaqaaqa iyo madax bannaanida ssc khatumo markii imtixankii fasallada 4aad ee dugsiyada sare iyo booqashooyinkii uu dibedaha ku tegay. Weriye firdhiye waa hoggaamiyaha ssc adigu ha ka hor iman doonistayada,ta kele ssc waxa u soo gurmaday walaalahooda shicibka pl balse siyaasiyiintu hawl kele ayay wadeen.nacaybka jabuutina yuu ssc ku nacsiin
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 20 күн бұрын
Waad edeb daran puntland waxaad sheegysid lgma arag dhaqan xumada umda kla tag fadlan lcg ku shuboy adoontii irir maalinba meeel u orod
@noormohamed8427
@noormohamed8427 20 күн бұрын
Balwaani you are going too far, stay tuned.
@maryamsultan2940
@maryamsultan2940 20 күн бұрын
Balwaanow wall shalay baa wax dhaceen aduun lama shaqeeyo siyaasadna malaha saxiibnimo ee dan joogta ah puntland iyo SSC khatumo waa dad dhalasho ka dhaxeeysa wax hada cadayna ma jiro oo jabuuti iney la jirtay snm waxaasi tuhuun bey ahaayd mida kale ceeb baaka raacday dagaalki iyo dulmigi Firdhiyee nin jilicsan maha lknse meesha reer SSC dantoodu ku jirto waa adiin lkn mamuul curdina hadaad wax dhalay cay aad tiraah shaluu waxaa igu sameeyey hori mar majirayso
@dekamumin5283
@dekamumin5283 21 күн бұрын
Balwaanoow in uu tago horta khalad bey ahayd, in uu pu land afka la valo usagoo aan meel gaarinba ujeedja ja danveeya waan ognahay ,maskaxda Furdhiye ma aha ee horey baan dhowr weer u sheegey Xasan sheekh iyo Ismacil horor ujeedo fog vey leeyihiin taas oo ah in ay SSC cudlo ay soo dgigtaan oo puntland iyo Ssc ay col dhex dhigaan kaddibna wax usoo gurmada sitaasiyan iyo cudud toona aanay hel8n kadd8bna iiyagoo vacation ka jilcan oo baalasha ja rifan ay muse biixi u gacan geliyaan. Dhabbihii wuu qaaday firdhiye oo cadow buu u muuqdaa isaga iyo soolba in ay mar labaad u gacan gelataan.. ujeedka Xasan iyo Ismacil horor muxuu yahay? In laba xisbi dalka yeesho waqooyi iyo koonfur, . Waqooyi Isaaq ka taliyo koonfurba Hawiye, daarood iyo wixii jalena ay noqdaan raaciyad la xukumo , oo jilbaha loogu dhufto, siyaasadda ay calibeysteen ka noqdaan, qorshahaas Ismacil horor baa ka dan eeya. Midday saddwxaad gobolja sool in uu noqdo mid aan ka bixin gacanta Isaaqa oo sided yeeli jireen ka daran ay hadda yeelaan. Si taas loo sameeyo waa horta in cidl8 lasoo dhigo oo puntland iyo itaga la kala jaro
@user-dv6ex6ix9u
@user-dv6ex6ix9u 20 күн бұрын
Firdhiye xarbuufirdhiyey goortuu jsbuuti tegey buntland iyosomaliland buu wadasImay fuley nimo darted cafimad kisa halabaro😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr 20 күн бұрын
Sax brother
@KydtisKdgdgkdgk
@KydtisKdgdgkdgk 21 күн бұрын
Wa bilacaqli...wuxusan shaqo ku lahayn bu ku masholaya...yaa udirsaday...dadkan shilimada ku shqeyana....sodhaweyti laso dhaweyey sidi wasir...iyo wanagi sharafti lasharfay...usan istahilin wuilawey...qali male isku qabto waxa losobibo ku hadla...###blshd..
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 21 күн бұрын
Firdhiye maxu kadonay dhul irirsamale
@amiraomar6020
@amiraomar6020 21 күн бұрын
Balwan ruuntu sheegay muxu iska daba qabta oo uu burburinay hadi la is weydiyo waayabe dhulbahnte fudeed aya jabuti geeyey uuf
@MahamedAhmed77
@MahamedAhmed77 21 күн бұрын
Cabdulaahiyow wa ku dhageesta inta badana qoraal kulama wadago balse madax Wayne firdhiye ama so dublumasiyad ku jirto u hadlay ama sirqool bu ku jira balse wixi jira cagara bay imaan ya la dag dagin
@seynabshire8105
@seynabshire8105 21 күн бұрын
Balwaan jooji buun buuninta aad waxaadan ogeyn hor boodeyso hubsiimo hal dhan baa la siistaa firdhiye ayaad ku waalatay
@NiciimaAadan-jh6pk
@NiciimaAadan-jh6pk 20 күн бұрын
Ncala kugu tale butlnd anga udhimany oo ragayagii udhamaden maklamrmne hydku dirn adi cuno wynr
@Xoriyo_xarago23
@Xoriyo_xarago23 21 күн бұрын
Wad naga gardaranthy wariye mucaradkaga dowlada DFS kuu ekow. waxa muqata ina mucarad ku tahyy siyasada SSC KHATUUMO From SSC please wa na tagertay 2023 /2024 Aman naa sii ano Reer SSC ah baa ku leeh.
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 20 күн бұрын
Waaad khaldanthy siyasadadu maxaa puntland dhex gashy bakwan puntland bu u hadla nga dhamow
@uptownmay9042
@uptownmay9042 21 күн бұрын
Firdhiye aawey
@oulianovoulianov531
@oulianovoulianov531 21 күн бұрын
❤ waa ruunta
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 21 күн бұрын
Markii hpre ayuuh qaldanah . Marku Xasan shiekh & Ismacil cumar geele uu dhageystay. Weey qayanen. Wax dagal ah oo ka dhexeeya oo xumaan ah. Ma jirto Muse bixi & Ismacil geele
@user-un9mt6mt9z
@user-un9mt6mt9z 21 күн бұрын
Balwaan say kaanoqotay haysku dirin adigu dadka walaalaha ah
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 20 күн бұрын
Maxa geyay meesh ismaaciil geele jogo see isugu aminay firdhiyee wuxu ku hadlo layabimay
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u 21 күн бұрын
Duqsi duul duul badan marbuu fuud kulul kudhacaa, Puntland baahi kuuma qabtee askartii afweynoow idinku noolada
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 21 күн бұрын
Afkaga hagaaji yaa munaafaq horta yaad tahay iscadee
@user-xe5td9sj3e
@user-xe5td9sj3e 20 күн бұрын
Wuu baqayaa sow mujrimkii lama joogo war is badbaadiy firdhiyoow ciyaaro waa gelindanbe putland iyo ssc waa mataano hooyo lbadediy wiil o isku xigay kuweydey waa hooyo hartiya o an midna curan
@AhmedGeele-bd8hx
@AhmedGeele-bd8hx 21 күн бұрын
War nin yahow firdhiye saad uga hadlayso maahan ka fiirso puntland waa dawlad sscna waa dawlad waana walaalo lays kama hor keeni karo taa ku seexo warkaagana beryahan ma saxsanA
@cismanmahmoud
@cismanmahmoud 21 күн бұрын
😂😂😂😂 10jeer xasan noo soo racdeen lkn hada dhiigi 600wiil ismaaciil cumar geele oah kii layey lagu raali galiyey khatumo wadadi cali khaliif qaaday iyo hargeisa tagan sugeyna
@jamafarah9409
@jamafarah9409 21 күн бұрын
Balwaan halganki aad ka qayb qadatay ha burburin ee is dabo qabo
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 20 күн бұрын
Mxaaa la burburiyaaa ada xaarka cunaye
@user-xp3oz5mu8q
@user-xp3oz5mu8q 21 күн бұрын
XAAJI BALWAAN DHULBAHANTE WAA SOMALILAND AWALBA WAA ISKU QOR QORAYEN PUNTLAND IYO SOMALILAND WAXAY JECELYIHIIN SOMALILAND REER PUNTLAND THEY KNOW THAT
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 21 күн бұрын
Adeer xanaaqu yuuna kula fogaan reer SSC iyagaa yaqaana dantooda haday ku badhaadhayaan iyo haday ku baabayaan. Mida kale SL iyo PL munaafaqada hoosta ay kawadaan waa lasoconaa eee caadi iska dhig
@admtzd9683
@admtzd9683 21 күн бұрын
Balwaan iq _weeeye
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 20 күн бұрын
Kkkkkkkkk
Hayaanka Horumarka qaybtii 1aad - Puntland
34:11
Madaale Productions
Рет қаралды 253 М.
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 59 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 18 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 11 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 61 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 44 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 18 МЛН