Flim || Shiishaankii Muslim Ka aha ee dilay 700 oo cidanka mareykan ka ah || captain majid

  Рет қаралды 1,522,748

Qulasada Filimada

Qulasada Filimada

2 жыл бұрын

flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay.
Xayeesin Hada rabtid igala so Xarir business @
👉Abdihaliimalli@gmail.com
#qulasada flimada
#abdihaliim_ali
#captain_majid
#wiilkaabdiazizi waxan ahay Captain Majid, waxa ila dhahashay Abdiaziz Wilka Abdiaziz Iyo Abdihaliim Ali , Hada wa i aqonsata filaa😂😂
facebook page keyga wa kan / majidaliabdulahi
/ majidaliabdulahi
tiktok keyga wa kan
vm.tiktok.com/ZM8RMW9S7/

Пікірлер: 545
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 2 жыл бұрын
#Naagaha || Sory Ani ereygan Lahjadeyda Caay maku ahan Dadka Gobalada kale iney Cay u arkan macqul Mana Kawado liidmo Sory ومع سلامه 🥰❤️👉
@nasroali3658
@nasroali3658 2 жыл бұрын
Abdi haliim ali aawi qaalid binu waliid qeybtiisa labaad maalin jimco ah managa balan qaadinoo aawi maanta dhan aa sugaayi😖
@hamdajaamac377
@hamdajaamac377 2 жыл бұрын
cap we love you pro 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩
@onlysports5498
@onlysports5498 2 жыл бұрын
Abdihaliim maanta waa jimco aawe qaybtii 2 ee qisadii qaalid bin waliid
@hodanmuuse9032
@hodanmuuse9032 2 жыл бұрын
Kas ayeey kaa tahay lahjadeyda hadhihin below
@cabdiraxmaanhusein1663
@cabdiraxmaanhusein1663 2 жыл бұрын
Waad mahadsandahay kkkkkk
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 2 жыл бұрын
Wa kahesheyn fila saxabada keyga kaso dawo qalid so galiyay
@maxamedamiinyaxye9270
@maxamedamiinyaxye9270 2 жыл бұрын
Mareekanka ma necbantahay adi
@nasroali3658
@nasroali3658 2 жыл бұрын
Lkn qeybta koowaad waaye tan labaad aawine
@maxamedamiinyaxye9270
@maxamedamiinyaxye9270 2 жыл бұрын
@@nasroali3658 walaashey ani maad i weydiiseyna
@nasroali3658
@nasroali3658 2 жыл бұрын
@@maxamedamiinyaxye9270 maya walaal
@maxamedamiinyaxye9270
@maxamedamiinyaxye9270 2 жыл бұрын
@@nasroali3658 ok raali noqo baqshadda aniga isoo gaartay sidaas ayaan kuu weydiiyey
@ragazzoyg2332
@ragazzoyg2332 2 жыл бұрын
Hooyo Mcn Darteed Like Iigu Saaar 🥰🙏
@qadroomar1229
@qadroomar1229 2 жыл бұрын
Codkaga manta waxaa laga daremayaa in uu kugu jiro dhiig Islam ☪️
@QulasadaFilimada
@QulasadaFilimada 2 жыл бұрын
asc dhamaan inta ku xeran kanalkan, cideysi kadib dib ayan usii wadeyna muqalad malinla’ah….. magaca filmka > The wall
@ahmedalibaasaay9399
@ahmedalibaasaay9399 2 жыл бұрын
Pro lkn mid kuqaldantahay gabdho badan kuugu xeran eraydgo naagaha ookale u cabaaday maila fiicno sorry
@KaLigizoCoD
@KaLigizoCoD 2 жыл бұрын
Ok wll qaaliya iithy 🥰🥰
@isxaaqahmed9590
@isxaaqahmed9590 2 жыл бұрын
Zxp filmkan youtube kale kaga horeeyay maxa dhacay
@haniabdullahiaadam
@haniabdullahiaadam 2 жыл бұрын
@@ahmedalibaasaay9399 haa pro aniga xitaa waan ka xanaaqay erayga naagaha 🥺🤢🤮😡🤬🥵🤬😡🤬😡🤬😡🤬
@AhMedMoHamed-jt3cf
@AhMedMoHamed-jt3cf 2 жыл бұрын
Wll flimka magaciisa ma iishegi karta plz
@yusrocabdi2514
@yusrocabdi2514 2 жыл бұрын
Marka dhahaysid wuxuu u cabaadaya sida haweenka oo kale ma naagaha wax layku bhdilo may noqoti uf waa wax laga lablaboodo
@marryme4690
@marryme4690 2 жыл бұрын
6:26 Abdihaliim Maxaa Ugu Soo Cel celinee Waa U Oynayaa Sidi Naagaho kale😂😂😂😂 Waraaa Naga Xishoo Dumarland❤
@AbdihaliimAli
@AbdihaliimAli 2 жыл бұрын
Ma amani laha Galkaas so weraray dalkena ciraq Nag wu kalita xata 🥰❤️
@mrscasho3474
@mrscasho3474 2 жыл бұрын
@@AbdihaliimAli sax
@Noredin20
@Noredin20 2 жыл бұрын
Wiilku muu cayramin . HAWEENKU way Ooyaan Oohin daran markay Foolanayan .. ma beenba
@abdilaahiabdirashiid8401
@abdilaahiabdirashiid8401 2 жыл бұрын
Aad baad ugu mahadsan tahay Saad hadalada ugu bahdishey gaalka dulliggaa aadna ugu amaantey halyeey ciraaqiga muslimkaa ee lagusoo duleey dalkiisa
@zalmaanibrahim4931
@zalmaanibrahim4931 2 жыл бұрын
Wlhi filimkqn aad ugu baahnaa mhdsnid love iisaar abdihalimaw "WANAG WAX MA DHIBO XUMAANA MA FIICNO" 😂😂😂❤
@d5_7a_
@d5_7a_ 2 жыл бұрын
Magaciis filmka
@hamzejama5705
@hamzejama5705 2 жыл бұрын
@@d5_7a_ the wall
@hamdajaamac377
@hamdajaamac377 2 жыл бұрын
ayunba nagu wacnaa iyo filin cap majid macaneyayy 😍😍😍😍 keep going cap and we behind you💂‍♂️💂‍♂️💂‍♂️💂‍♂️💂‍♂️
@fadumahassan2531
@fadumahassan2531 2 жыл бұрын
Walal marwalba maxaad uu ledahay sida naagaha sida naagaha maxaad uu haysata dumarka waa yaab wallahi
@Nidaamiye
@Nidaamiye Жыл бұрын
Shiish yahan dheh, Shiishaankaaga ma ahanee😂
@mohamedabukargutale297
@mohamedabukargutale297 2 жыл бұрын
Qaabka iimaanka leh ee aad u turjumtay ayaaba wax la siista laheyn! Thanks.
@ayanmuuse4620
@ayanmuuse4620 Жыл бұрын
Wsr niyo maxay tahay sids naagaha ayuu cabadaya jooji yasitanka naaguhu waay kaa karti badan yihiin adjaysi iyo awoodba ilaahay swt ayaa siiyey ee xishood oo wax isku fal
@sulubsomali9649
@sulubsomali9649 Жыл бұрын
M.a libax geesi ah allaahu akbar
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 жыл бұрын
Waan ka helaa filimada snipers ka ah keep going captain.
@maankacade_mmm
@maankacade_mmm 2 ай бұрын
Wx yar kadip sida naagaha baa ku hesa! Ee nio dumarka ha u gafin , wixi xune dhankoda ha marin👍 hada argtay hooyada o sidas u cabadeso kaliya dheh sida hooyadey okle bu u cabaday
@peelakareena3984
@peelakareena3984 2 жыл бұрын
adoo aqoon yahan eh inaa erayga naagha. is ticmaasho makula wnaaag san thy 🤨🤔 eryda qaar iska fiiri 😊
@noocwalba3098
@noocwalba3098 2 жыл бұрын
Sidii naagah ayuu u ooyay waa run cadho ayuu u leeyahay naag Layne orod wax Soo fahan sxp
@Hawenay
@Hawenay 2 жыл бұрын
Nagaha iyo dumarku ma cabadan dhe sida lagugu dhalay haday kugu dhici lahayd wabad walan lahayd
@kafiamohamed6710
@kafiamohamed6710 2 жыл бұрын
@@noocwalba3098 dameer yaa idinka cabad badan
@Noredin20
@Noredin20 2 жыл бұрын
Wiilku muu cayramin . HAWEENKU way Ooyaan Oohin daran markay Foolanayan .. ma beenba
@safia783
@safia783 2 жыл бұрын
@@Noredin20 xanun waliged lo oyo jiry tas wa mid diinta dumarka kusary sisay ee janada hostena lo keny ee in gaal qeyli uu qeyliyy dumar lagu tilmamo mahn mid saxn eyka mu ku tilmamo hdu neceb yhy ila xadkas😏😏 dhamad yesha isku garaf thin dhn tina
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 2 жыл бұрын
Waadhagestay warbxintaan balse waankasugaye adigana thank u #Juba halyeygiii muslimka ahay✋ wxeee ubixiyeen nanesyo cajiiba sida. Ninkiii xabada ladhashy F.G videoga anodhagesanaaa soqoray 👍
@haniabdullahiaadam
@haniabdullahiaadam 2 жыл бұрын
NAagaha maxaa ka rabtaa manta dhan waxaa ku haysaa sida naaguhuu u ooyay gabdhaha waxaaba khaladkugu ah inaad ku tiraahdo naag ee gabdhaha cayda ka daa wa ilaa hadii kale 🤛🏻🤛🏻🤛🏻🤛🏻🤛🏻🤛🏻🤛🏻🤛🏻
@kafiamohamed6710
@kafiamohamed6710 2 жыл бұрын
Naag nool 💪
@haniabdullahiaadam
@haniabdullahiaadam 2 жыл бұрын
@@kafiamohamed6710 thanks xppti mcn lkn naag haioran gabadh idheh
@kafiamohamed6710
@kafiamohamed6710 2 жыл бұрын
@@haniabdullahiaadam wali ma gursan miya hhhh Hye abyo
@haniabdullahiaadam
@haniabdullahiaadam 2 жыл бұрын
@@kafiamohamed6710 yaaaaahuuuu cimri dag-dag haigu ridin wili waan yarahay 👸🏻👱🏻‍♀️👩🏻
@drs.suldishhazzo6541
@drs.suldishhazzo6541 2 жыл бұрын
Captain majid wecel yaar waye 😍bro am you're fan 😍
@ahmedcarab8870
@ahmedcarab8870 2 жыл бұрын
Sida naagaha ayey kaaga dhegtay abti, Miyaanad ogayn inay ka calool adag yihiin ragga marka dhibaatadu timaado
@iamamuslimalhamdullilah8133
@iamamuslimalhamdullilah8133 2 жыл бұрын
Aadyaad
@diywithhubi
@diywithhubi 2 жыл бұрын
Side naagaha camal Buu u oyeey ama u qayliyeey ....waxkastoo xun ama qurux badneen waxy naagaha ugu matalaan raga dumarka ceeeb . Waxa laga yabaa in lahjada wiilkaas saas dhankooda caadi ka tahay lknse runtii waaa hadal qalafsan..waxkastoo wanagsan ku tilmaam dumarka ..
@naimoabdi7521
@naimoabdi7521 Жыл бұрын
Wan la yabay boqol mar ayuu kuso celiyay erayga
@zakicarlos1890
@zakicarlos1890 2 жыл бұрын
Waa qaladay taarikhda bro Jubba 2003 sooo baxay marki dalkiisa la qabsaday ayuu America ka dilay 600 mahaa 700 waa geesi 2006 la wayay meel uu galay Markaa taarikhda soo baro adoo mahadsan Maajid io asxabtadaba gulaysta Askarta America markay dili kari waayeen ayay dhahen qofkiii soo sheega mesha joogo jubaa 40kun dolar sinana Balse jubaa kaso jawabay oo yidhi askarigi American ah ee madaxa kor utaga ee noolada 100kun dolar siinaya wuxu aha geesi aduunka ugu shiish ka badan
@Muzamil_gamer_yt
@Muzamil_gamer_yt 2 жыл бұрын
Sxb wad ficnthy lakin iskada areygan calacka sidii dumarka cml dumarka macalan calan gensiga ayaga Aya dhalo✅
@mohanalitube7760
@mohanalitube7760 2 жыл бұрын
Favourite person 💕 captain majid 🥰💖
@ibraahimrasta3610
@ibraahimrasta3610 2 жыл бұрын
Adi iyo waalidkaa ilahey waxaan idinka baryaa inuu janada nii geeyo aamiin SUBSCRIBE iisaar wll 🙏
@awilahmed644
@awilahmed644 2 жыл бұрын
Faqash sheekho carur.ma afsomaliba waxan.Yar iyo wayn wa wada bilamicne.
@abdullahihassan1263
@abdullahihassan1263 2 жыл бұрын
M.a sida geesinimada leh aad usoo gudbisay aan ka helay
@ibraahimrasta3610
@ibraahimrasta3610 2 жыл бұрын
Inta murugeesan murugada Allah ha ka qaado aamiin isooboqo wll mcn 🙏
@wiishyare5491
@wiishyare5491 2 жыл бұрын
Waa sniper lagu magacabi jiray jubba waxu ka tirsana muqawamadi abu muscab azarqawi
@gulledmohamedomar4450
@gulledmohamedomar4450 2 жыл бұрын
wuxuu u cabaadaya sida haweenka oo kale haddal xumaa cunugan aan af soomaliga aqooniin
@xuppimohamutt14
@xuppimohamutt14 Жыл бұрын
waa qiso xaqiiqa run ahaantii waana shiishiyahankii cabsida kubeeray maraykanka allaha unaxariisto una danbi dhaafo🤲🤲
@samriyemohamed-2030
@samriyemohamed-2030 Жыл бұрын
Amen ya RABBI ❤🤲
@ahmedomar8109
@ahmedomar8109 2 жыл бұрын
Ku daawo filmkii aad ku fiirsan laheyd 2 sacdood 10 daqiiqo what a summary film and good presentation
@Ridwansalebannn
@Ridwansalebannn 2 жыл бұрын
Maxad mar walba u ledahy sida naga ragu ma oyan miya lahjada inaga saxx captain wa ceeb sidani
@cissaregionsitti4559
@cissaregionsitti4559 2 жыл бұрын
kkkkk mahadsanid wll sitti diri dhaba 👍♥❤👌
@yusufcabdi1731
@yusufcabdi1731 2 жыл бұрын
Inta kale oo dhan waa qiso fiican laakiin erayga naagaha annaga agtayada waa ku ceeb, dhaqanka somalidana kuma habboona, wixii dambe iska jir
@Baqdaadimedia
@Baqdaadimedia 2 жыл бұрын
Yaa kheyrka inaan faafiyo garab igu siinayo 😭😭😭😭 mahaysto dad badan oo idaawada WALAAL 😭😭😭 Maheli karaa qof igadaawada kheyrka aan faafiyo WALAAL isobooqo 😭😭😭
@abtimuumin3263
@abtimuumin3263 2 жыл бұрын
ninkaaa magaciisa Juba waa geesi dalkiisa udagaalamay
@saidabdillahi1590
@saidabdillahi1590 2 жыл бұрын
exellent les americain irack musulman
@basbaasfunny795
@basbaasfunny795 2 жыл бұрын
Sida naagaha oo kale maxaa waaye nio
@M.gamer20248
@M.gamer20248 2 жыл бұрын
Mahadsanidiin wll Abdihaliim iyo captain maajid
@Maxamedqadarm
@Maxamedqadarm 2 жыл бұрын
Adigooo dhihi karo sidda eyaha oo kale ama sidda dawacadda oo kale ee ka daa dumarka bahdilka
@apdiaziizizmail5879
@apdiaziizizmail5879 2 жыл бұрын
Big fan shp Lkn filmaanta dagaalka soo badi lph maalin kasta ku sugaa 😔
@mohamoudxiiray9980
@mohamoudxiiray9980 3 ай бұрын
filnkaga awalba wuxu aha fiimada ciiyalka hadana waxa kudaratay inad dumarkeni sharafta badana kutilmamtoh inay sida eyaha uqaylinayan caqaw😂
@abdulrahman.mohamoud89
@abdulrahman.mohamoud89 2 жыл бұрын
Ar shp thanks filmkan muddo raadinayey waan waayey magacisa ayaa raba xage ka hela
@Loumi-.-05
@Loumi-.-05 2 жыл бұрын
First one KEEP going legend ❣🤍👏
@suleimanabdi2573
@suleimanabdi2573 2 жыл бұрын
Masha Allah he is hero
@zumayahahmed5617
@zumayahahmed5617 2 жыл бұрын
Muhiim maha inad ereyga noo saxdid hadi naago tidhi iyo hadii kleba waad Ku qaldanthay Inad wax kasto ooyayaya gabadh Ka dhigtid oo ula jeedkagu yahay qof jilicsano barooranaya weeyan
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 2 жыл бұрын
C/xalimow dumarka o kaliya ma cabadane raguba way cabadan xanuun awgii sxb
@baxarofficial9886
@baxarofficial9886 2 жыл бұрын
War Khalid binu waliid p:2 soo galiya hadii kale like iyo sher midna MA samaynayo
@cadewaaye23
@cadewaaye23 2 жыл бұрын
Sxb dadka maa usheegdid ninka ciraaqiga magaciisa inuu yahay Jubba 🇮🇶 🇸🇴
@cashasiciid5526
@cashasiciid5526 2 жыл бұрын
Abdihalim waxasi waa edeb daro wuxu u oyey sida dumarka ,wuxu u qeeliyey sida dumarka lkn ogow in dumarka ka ad adag yihin raga ok teda kle raga &dumarka waxa qela dheer raga oo waliba adkaysi laheyn ee Naga Joni waxas
@suleeqohussein2809
@suleeqohussein2809 2 жыл бұрын
Wuxuu u cabaadayaa sida nagaha oo kale!!? Waxaas war ma ahan hadalka iska sax uf walahi dadka qaar wan layaaba bilaa Aqlaqiinta ah.
@Apdikadirduaale
@Apdikadirduaale 2 жыл бұрын
go forward pro si fcn bad uso tabisay filmkan
@maxamedkooshin4271
@maxamedkooshin4271 2 жыл бұрын
Qaladka ninkam dumar waa ku dhalay gisiga wlhi waxan Argay gabar xabada iney dhaceyso inka ogey
@HAWAAROMABDA
@HAWAAROMABDA Жыл бұрын
WAR NINYOW MAASHA ALLAH!! CIDI KU RABEYDEY ALLA HA JANEYO! Codkar masha ALLAH!
@muxumedaxmedofficialtube
@muxumedaxmedofficialtube 2 жыл бұрын
Aad baad wll u fiicantahay laakiin kalmaddan "sida naagaha oo kale" mid ka haboon adeegso.
@abdifaaidmohamed7664
@abdifaaidmohamed7664 2 жыл бұрын
Maasha allah allah haakubarkeyo🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤😥😥
@jiimbaalcadaala9775
@jiimbaalcadaala9775 2 жыл бұрын
Muuqaalkaan waxaa ku jiro dhowr qalad aad u geysaneysid hooyoyinka walaalaha gabdhaha soomaaliyed wana ina rali galin ka bixisaa
@sarahani7280
@sarahani7280 2 жыл бұрын
Masha allah halyey 👏👏👏
@suleimanabdi2573
@suleimanabdi2573 Жыл бұрын
Masha Allah
@matipyare9930
@matipyare9930 2 жыл бұрын
SAXIIB NOO SOBADI FLIMANTAN OKALEY
@aminoikran6454
@aminoikran6454 2 жыл бұрын
Xabadba kahadlin dumarka jirkoda lajarjara ayago xadira say ilmo udhalan nabarkaqabta dintu waxay shegtay sakarad ka in irbad caraded logasodaray cilmiga madigana 150 xubnod inlajajabinayo xilaga fosha manaqayliya e ogow 2malmodbantagna ano 16 jirna mana oyin ogow dumarku ka adkaysi bdn raga
@luuluu.69
@luuluu.69 2 жыл бұрын
Welcome
@abdilahiyouseph2642
@abdilahiyouseph2642 2 жыл бұрын
Shiishyahan dheh shiishaan waxa ladhahaa qawmiyad Muslim ah oo degta ruushka
@cwelipio382
@cwelipio382 2 жыл бұрын
Nooso badi muuqqlada captain
@cabdixaaji177
@cabdixaaji177 2 жыл бұрын
Maanta dhan filinkaan waxaa ku dhaleeceyneysaa naagaha waayo marka rabtid ninka inaad wax ku liido waxad ledahay waxu u qeyliyay sida naagaha waxuu u cabaaday sida nagaha marka aad rabtid inaad qof ceyso uma baahnid dumarka inaad kuso lifaaqdo Baro inaad ixtiraamto dumarka qofkastana cebtisa ku caay lkn dumarka tusale ha ugu so qadan
@SSS78781
@SSS78781 5 ай бұрын
ADIGA NAAG MIYAAD TAHAY.....MISE ISMA HUBTID😂😂😂😂
@maankacade_mmm
@maankacade_mmm 2 ай бұрын
Dumarki bu u gafay
@Boqorka.figradaha
@Boqorka.figradaha 2 жыл бұрын
Qoriga shiishaanka🚫 qoriga shiishka ama liishka ee loyaqan doopir✅
@iamamuslimalhamdullilah8133
@iamamuslimalhamdullilah8133 2 жыл бұрын
Kar 98 7.56 caliper weeye zxb
@fartundahir5877
@fartundahir5877 2 жыл бұрын
Nacaskan hadlayo wax Aa la so gudbiyaa OO maqlay meshan OO waxo la so istagay sida nagihi cml oo u cabadaya naag lee ma cabado hade wax ku dhacan wa waxa ay aminsanyihin raga Somaliyeed ee wax ma garatada ah ileen naag lee in wax laga sheko lagu so koriyay
@mohamettkeynan4795
@mohamettkeynan4795 2 жыл бұрын
Inta nabiga scw jecel like isaar
@nuuriyowaxmed2700
@nuuriyowaxmed2700 Жыл бұрын
Fy⁰
@mohamedshacuur5823
@mohamedshacuur5823 Жыл бұрын
War dumarku geesi iyo fulayba way leeyihiin dulliyow ee aflagadada kadaa dumarka
@madaromar9660
@madaromar9660 2 жыл бұрын
Waar gaalada waa ka shaqaystay walee Ninkasi legend dhaba ayuu ahaa. Ninkasi 👍😁
@cusmaanabuukarsankuus5780
@cusmaanabuukarsankuus5780 Жыл бұрын
Mahadsanid
@xman_edit
@xman_edit 2 жыл бұрын
War captain majid codkiisa rabnaa fadlan🙏🔥
@Easy_way1
@Easy_way1 2 жыл бұрын
Diinta Cunsuriyad ma oghola hadalkana in laga run sheego wa Raganimo Shiiyahanki Qiraaqiga aha dheh, lkn Muslim ka oo dhan uma uusan Dagaalamayn, Dalkiisa bu u Dagaalamayay
@ilhaancisman4390
@ilhaancisman4390 Жыл бұрын
Film ka magacooda shaashada soo sari jirty mxaa hadda uga daysay abwe waa dawan jiray film Aad qulaasayso
@Rwda_abdihkn
@Rwda_abdihkn Жыл бұрын
OMG 1M OO VIEWS BUU KUU GARAY CAPTAINOW ☺🌸☝
@koosxuseen2730
@koosxuseen2730 Жыл бұрын
Waa geesi wallaahay reer ciraaq iyo dhamaan islaamku ku faanaan JUBA AYAY UULA BAXEEN GAALADU
@HAWAAROMABDA
@HAWAAROMABDA Жыл бұрын
MAYA MA TIHID GABTAN MAAJID!! EE GEESIGII XIDIGLE XALANE BAAN KU LEBISEY!!
@maxamedciise3665
@maxamedciise3665 2 жыл бұрын
Al shabaab iyo daacish waala wasaa
@deeqacabdiraxmaan8851
@deeqacabdiraxmaan8851 2 жыл бұрын
Lahjadaada qurxi (sidii naagaha oo kale ayuu u cabaadayaa) war maaha
@baabulkhair
@baabulkhair 2 жыл бұрын
Qofka ugu horeeya keep going pro
@xamse9009
@xamse9009 2 жыл бұрын
Magaciis🙏🙏
@QulasadaFilimada
@QulasadaFilimada 2 жыл бұрын
The wall
@xamse9009
@xamse9009 2 жыл бұрын
@@QulasadaFilimada is mala heen wuu kuu soo jawaabaa lkn wllhy legend aa thy
@xaliimasheikhmohamednur1141
@xaliimasheikhmohamednur1141 2 жыл бұрын
M.a Abdihaliim Ali mhdsnd muqaldan aad ugu hela nos' badi
@abdihakiimfarhan6407
@abdihakiimfarhan6407 2 жыл бұрын
Filmka magaciisa sxb isheeg thanks.
@abdifitahaguul2227
@abdifitahaguul2227 2 жыл бұрын
Qiso fican baad ka shekeysay lakiin waxyaabaha aad ku dhexdareysid maahan wax qof xirfad yaqan ah isticmaalo sida naag, ey iyo iwm ah marka next time erayo ka haboon isticmaal. Guul baan ku rajeyn
@saciidyuusuf5154
@saciidyuusuf5154 2 жыл бұрын
Wax walbo oo aad ku haminayso allah haku siiyo
@maajidali9801
@maajidali9801 2 жыл бұрын
Ninkas magacisa waxa ladhaha juba wa midi 700 boqol askar marekan dilay kaligis wa midki ugu qatarsana smeparka
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 2 жыл бұрын
Qurun waaye ninkan war turjum flimka maanto dhan sida naagaha oo kale naarta gale
@a.wahaabmohamedali1207
@a.wahaabmohamedali1207 2 жыл бұрын
Cabaar kadib waxaa leedahay sida haweynka sida naagaha, sxb Wax lagu caaytamo ama qof lagu caayo ma ahan ee arintaas ku laabo ✋
@yaxyecabdulahi1059
@yaxyecabdulahi1059 2 жыл бұрын
first person pein friend😇😇😇👀
@munamohmed2921
@munamohmed2921 Жыл бұрын
Keep going cabtan maajid🤗🤗❤❤❤❤❤❤❤
@user-iq6rl3vz8l
@user-iq6rl3vz8l 2 жыл бұрын
Ereyadda kaa qaldan . Uqeeyliyay sidii dumarka. . Ucabaaday sida dumar. Sax khaladaadkaadda
@sharmaakegacal152
@sharmaakegacal152 2 жыл бұрын
Zxb ciraaqigaan waan rabaa ee soo badi wali waxaa ka dhiman filinkan
@abdikaniiman7884
@abdikaniiman7884 2 жыл бұрын
First
@huudabdirahman9958
@huudabdirahman9958 9 ай бұрын
Free Iraq 🇮🇶 ha isku taaktaakin
@keysaali7161
@keysaali7161 2 жыл бұрын
Filmkan waxa la daha the Wall wa film Action movie ah waxa digeen John cena iyo Doug Liman...2017
@hawasahal6073
@hawasahal6073 2 жыл бұрын
Qisooyinka saxaabada noo soo badi waa codsigii igu horeeyay ku waydiiyay
@som5781
@som5781 2 жыл бұрын
Mahadsanid sxp noo soo badi filmida noocaan ah
@sharmarkejama5866
@sharmarkejama5866 2 жыл бұрын
Sidii naagaha oo kale leee ku celcelinayaaaa hoyadiii miyaaa sidaaaa uqaylisa
flim Dagaal kii Ceydiid iyo Mareekanka dhaxmaray || Captain majid
13:54
Qulasada Filimada
Рет қаралды 2,2 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 90 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 202 МЛН
Chinese sniper vs. American sniper during the Korean War (1952)
50:39
Flim || Waxey ka Helen Dahab Saxaraha Lkn Dawo Wixi Kudhacay || Captain majid
10:09
Qiso dhab ah || Eey U aar Guday sxb kiis || @AbdihaliimAli @QulasadaFilimada
10:50
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
0:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 20 МЛН
Мировой Рекорд по Засыпанию (@DazByron )
0:30
Голову Сломал
Рет қаралды 4,3 МЛН