Wararkii ugu dambeeyey ciidanka Itoobiya ee soo galay Soomaaliya | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 103,828

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qubanaha VOA qodobada ku jira waxaa ka mid ah; wararkii ugu dambeeyey ee ciidanka Itoobiya ee soo-galay Soomaaliya, Ciidamada Israel oo qirtay xadgudub lagu eedeeyey, Gaza, Netanyahu oo rajo ka muujiyey inuu hub ka helo Mareykanka, sidee Iiraaniyiinta degan Mareykanka u codeyn doonaan?, ololaha doorashada madaxtinimo ee Rwanda oo billowday, iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:11 Maxaa ka cusub ciidanka Itoobiya ee soo-galay Soomaaliya?
06:28 Ciidamada Israel oo qirtay xadgudub lagu eedeeyey, Gaza
09:05 Netanyahu oo rajo ka muujiyey inuu hub ka helo Mareykanka
11:18 Sidee Iiraaniyiinta degan Mareykanka u codeyn doonaan?
14:56 Ololaha doorashada madaxtinimo ee Rwanda oo billowday
21:01 Sunak oo ballan-qaaday inuu wax ka qabto soo-galootiga
24:59 Xaaladda nololeeda ee barakacayaasha Burkina Faso
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 116
@analovely6906
@analovely6906 Ай бұрын
Thank you news VOA Somaliya 👍👍👍👍👍👍👍👍
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
MAASHA ALAAH CIIDANKEENA ALAHA BARAKEEYO CASHAR AYNE FILANEYNIN AYEY LA KULMEEN
@analovely6906
@analovely6906 Ай бұрын
Thank you weriye news VOA Somaliya abdihakiim shiorwa 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍💋💋💋👍👍
@abdulousman6362
@abdulousman6362 Ай бұрын
Abti Salaan Sare from Calgary iyo dhammaan reer Voa waan Salaamaynaa.
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj Ай бұрын
wariye adoo mahadsan ha oran argagixso dheh iska caabinta gumestahay ama falAstiin iaka daji mAtoorka yahuuda wayo adiga mualim ba tahay ha oran argagixso thank you
@analovely6906
@analovely6906 Ай бұрын
Thank you weriyalka news VOA Somaliya 👍👍👍👍👍👍
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
WAXAAAN JOOOGAAA WAJAALE SOMALIA 🇸🇴 WAAN BOGADINAYAAA GEESIYAAAL CIIDANKA XOOOGA OF SOMALIA 💪 GEESIYAAAL CIIDANKA 💪 XOOOGA EE CALIYAY CADOWGA ITOOBYA QUSHAAASH THE QUSHAAASH GUMAYSTA HA QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH 🇪🇹
@mhassan9288
@mhassan9288 Ай бұрын
Tog Wajaale...waa Difaacyada Hore..Guuleyso Adeer
@user-uy9dr8ks7e
@user-uy9dr8ks7e Ай бұрын
Dhulkaas oo dhan ilaa jigjiga wa lasoo celinayaa dhakhso insha allah
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 Ай бұрын
​@@user-uy9dr8ks7eilahey afkada haanoo ruumeyo sharkaa intaa xuun alaha kuu celiyo
@user-uy9dr8ks7e
@user-uy9dr8ks7e Ай бұрын
@@HarrisM-mz1vq weey baxayaan dhamaadka sanadkaan . Jaajuus adigoo kale wal wal ba dareemeysaaa kkkk
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol Ай бұрын
Asc VOA Somalia guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Rafaxx iyo Qaazaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-xw5qv2xx6v
@user-xw5qv2xx6v Ай бұрын
Huub ayayy dhigayeen ashabab siinayeen
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 Ай бұрын
Xabashi waa cadowga umadda soomaaliyeed , waxaa ayaan darro ah iney Somalia sidii bissadihii oo kale ugu ciyaaraan taasoo sabab u ah in Somalia haba yeraatee laga la'yahay madax damiir waddaniyad ku jirta oo xukunka haaya dowladnimo dhab ah u horseeda dalkooda sharaftiisa iyo madax banaanidisana ilaashaayaan .
@abdirahmanb.5223
@abdirahmanb.5223 Ай бұрын
Taasina waxay ahayd Idaacadda ku hadasha Afka Maraykan ka
@mohamedabdinur3713
@mohamedabdinur3713 Ай бұрын
Kkkkkkkkk
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
WAA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA 🇪🇹 QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
Walal afkaga wax ureb haku tilmamin koxah gobanima donka e falastiin mitidin gumesi ayad amanesa Israel wa gumesi waxan qaramad midobe uaqonsanthay gumesi dadk falastiin xaq waxey uleyahin iney iska xureyan mida kale itobiya wa natijabinesay in dagal lgu bilaba ayey rabtay lakin merka ey wesay qof xabat kurido wa iska naqatay awoda somaliya ayey iska barobesay😅 ilaheyow somalia 🇸🇴 badbadi
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi Ай бұрын
Genius
@yacquub111
@yacquub111 Ай бұрын
Hala yaabin afka galada ayuu ku hadlaa voa ani hadan bartay beentooda
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 Ай бұрын
Ciidamada Itoobiya dhaqdhaqaaqooda wuxu u eg yahay dhoolatus Dowladda Federalka ay kuleeyihiin maalintaan doono waan soo galaynaa maalintaan doonana waan ka laabanaynaa maxad naga qaadi kartaan
@SiciiidApdulaahi
@SiciiidApdulaahi Ай бұрын
iNzha AllaH DhaMaNttoD Wey BiXiDoNaN SiDa Ugu DhaKhSiYaHa BaDaN 🖤
@Zaka_swe
@Zaka_swe Ай бұрын
Tolbeelay sidee amxaaro urtooy lug ugu tagtaa ilaa mataban walahi waxaan ku dhashay jawiil dhulkaas waan aqan waan la cidleeyay waa dhul beered aan laheli karin oo wabi leh dhane waa muraley xoolaha uroon ferfer iyo barakta waa in ciidan la geeyaa ciilbada😢😢
@FootballHighlightsForYou
@FootballHighlightsForYou Ай бұрын
Adiga fursadaas siiyey oo Kenya u guurey, Dhulkiina isku cuney saan yaa idin gaarey walahi hadaa hadda la iska qaban mamul Goboleedyadan ne falastine ayaa noqoneynaa Hadhow too late, yahuud iyo Francis aa Ethiopia soo riixaayaan
@analovely6906
@analovely6906 Ай бұрын
Ascw news VOA Somaliya 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Saki-Omer
@Saki-Omer Ай бұрын
Itoobiya 4k oo askari ayaa ATMIS ugu jira, xoog bayna ugu dareen. 20k oo kalena Luuq, Baardhere, Xudur, Baydhabo, Kismaayo iyo Beledwayne ayay joogaan. Waddanka kala badh ayay haystaan, haatanna baddaadii ayay xoog ku qaadanayaan maadaama ay horeba intaas oo degmo qaateen. Dulli Alla idin bad oo Ilaahay idin doori haddaad Itoobiyaan iska celin wayno. 😢😢
@mohamedhassan3983
@mohamedhassan3983 Ай бұрын
War adiga maa walantaxay?Ethopanka amrka dowlada aa kuu jogaan marka aa waqti garto mala baryayo saxeeb dagal isku diyari yahud waaye Ethiopianka wallahi guul Somalia 🇸🇴 long live the country of warriors🗣️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼
@Saki-Omer
@Saki-Omer Ай бұрын
@@mohamedhassan3983 Walaal Afar kun ayaa ATMIS ugu jira, intaasna xoog ayay ugu darsadeen oo awal lama ogolyn inay ka mid noqdaan, sababta oo ah colaad ayaa Somalia ka dhexeysa Xabashida. 20,000 weeye ciidanka jooga ee amarkee ku joogaan? Waa caddahay inay ina haystaan!
@Abdinoor51
@Abdinoor51 Ай бұрын
Yuhuud allaha dhigo meel xun 🤲🏻
@kaafikaafi
@kaafikaafi Ай бұрын
CIIDAN ITOOBIYA MEESHAAN MAJOOGEE WAA MAXAYSATO,IYO MOORYAAN DOONEEYSA INEEY #BOOBAAN HANTIDA SHACABKA SOOMAALIYEED. ........SIDEEBAA CIIDAN LOOGU SHEEGIKARAA #CIIDAN, DAD ISKA LUGEEYNAAYA OO AAN "XITAA GAADIID WADANIN"?.
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Shirwac.
@Everything-ok1cm
@Everything-ok1cm Ай бұрын
Itoobiya ha baxdo.
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Ай бұрын
CIIDANKA IYO MAAMULKA MAXAAS WAA GEESIYAAL WADENIYIIN AH GUULEYSTA
@AbdimalikMaxamed-pt6yw
@AbdimalikMaxamed-pt6yw Ай бұрын
Qasatan kanya iyo Ethiopia ciidankooda waa in somali laga srah dhamaantood
@vipkaa9608
@vipkaa9608 Ай бұрын
Itobia markey somaliya ka gobayan alshabab cidanka itobia ma iga leh soomaliya
@aryanali6527
@aryanali6527 Ай бұрын
Farta soo taag Hadaad rabto in wadanka kacaan laga abuuro siyaasiyiintu inama difaacayaan inaga ayay inoo taalaa dalka difaaciisu
@nasraismail6061
@nasraismail6061 Ай бұрын
Etiopia horta,iin ay Somaliya aysogasho!!mama ahayn. Waayo waa mabhdil Somaliyed.
@AbdisataarsheekhMahamed-zx9og
@AbdisataarsheekhMahamed-zx9og Ай бұрын
M.a
@user-gf2qo9ly8k
@user-gf2qo9ly8k Ай бұрын
Somalidiii Oo Walateeey
@Yussuf.abdullahi
@Yussuf.abdullahi Ай бұрын
Ciidamada Itoobiyaanka waa in aay naga baxaan. Dalkeena waxaa ku filan geesiyaasha CXDS. Waxaas waa Daandaansi cad oo aay Itoobiya nagu haayso.
@abdiwelihajimohamud9251
@abdiwelihajimohamud9251 Ай бұрын
Voa wariyaasha Somalida ah ee ka shaqeeya waa kuwa aad u liita oo soo gudbiya kaliya war loo soo qoray iyagoo aan leheen fikir iyo talo ay ku leeyihiin waxa ay dadka u sheegayaan DUF KU BAXA WAX DHINTAY AYAAD TIHIIN
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Ай бұрын
Dowladaha dariska waain ciidamadooda laga saaro. Xalma,aha inay sii jogaan.
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 Ай бұрын
Wlhi gaalmudugey tegayane dgegeey fareey sida biriqda aya logu garacaa
@shamisali4599
@shamisali4599 Ай бұрын
Ethiopia edeb malahan in laxabadeye eheed nacalada ayaga shabab ahe
@user-ys6dl1sj9f
@user-ys6dl1sj9f Ай бұрын
asc
@user-ys6dl1sj9f
@user-ys6dl1sj9f Ай бұрын
❤❤❤❤
@AbdisataarsheekhMahamed-zx9og
@AbdisataarsheekhMahamed-zx9og Ай бұрын
😮
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse Ай бұрын
Aaway madaxwaynihii dalka. In Somalia la iska soo galo maku raacsanyahay?
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele Ай бұрын
Madaxweyne miyey somàli leedahay mise maalina cad bad riyooneysa walaal
@mussaali3842
@mussaali3842 Ай бұрын
VOA FOX NEWS, afhayeenka ilaacadaha xag jirka ah.
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 Ай бұрын
Ayax cunay itobiya cuni lahaa kalaya dheha
@getto10
@getto10 Ай бұрын
Somaliya waxay noqotay meel aan madax iyo muwaadin lahayn. Sidan haday ku socoto Itoobiya ayaa inala wareegaysa
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Ай бұрын
HADA AYEY KU HAYSATAA!!!!!!.
@abdulkadirabdulaahi5999
@abdulkadirabdulaahi5999 Ай бұрын
Dagaal ha udiyaar garooban dadka somaliyeed cadowga waa soo duulay
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Ай бұрын
SOW KUWA KU DHAX JOOGA!!!!!.GURIGAAGII HADAAD KA ADKAAN KARI.WAYDAY, WAA LAGULA MAAMULAYAA!!!!.
@aliomarwehliye
@aliomarwehliye Ай бұрын
Mareykan iyo xuquuqul insaan Kala fog naclatulaah
@yacquub111
@yacquub111 Ай бұрын
Like yaan loo saarin nin falastiin ku tilmaamay argagaxiso
@barkhadmahamud7869
@barkhadmahamud7869 Ай бұрын
Gudcur bay la guclaynayaan Qori aflay kula boobayaan Geedkastaba way goynayaan ❤ ciidanka xooga dalka somaaliyeed meelkaaty joogan iska difaaca xabashida
@Cabdiraxmaanmaxamedcabdi-m9b
@Cabdiraxmaanmaxamedcabdi-m9b 26 күн бұрын
Soomaaliya.waaxaa.sodiin.itoobiya.ayaa.dhaanta
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Ай бұрын
Dal ba,aw yaa ku leh...allow kuu naxriisa siyaad baro .somali wax ku habsaday hogaan xumo .allow noo gargaar oo somali hogaanka utoosi maamulqabiilo iyo inta madx sheeganeysa wadaniyadii waxay ku badasheen shisheeye in loo wada shaqeeyo .
@zakariyeaxmed4385
@zakariyeaxmed4385 Ай бұрын
Xarakada islaamiga ah ee xamaas hadaa dhahdo shaqadaa weyne miyaa?🤔guul ayaan u rajeynaa jihaadiyiinta reer falastiin ee gudaha gaza ka dagaalamaayo⚔️❤
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 Ай бұрын
war baahin madax banaan mahan wll ee tag yutuberda xorta ah ee soo gudbiya wararka sida maracade show😢
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 Ай бұрын
Maamulka iyo ciidamada qalabka sida ee jooga degmada matabaan aad baan ugu mahad naqayaa waxaana kutalinlahaa in abaalmarweyn lasiiyo halyeeyo qarana loo aqoonsado mar hadii ay dalka kahor istaageen amxasradaas
@hannadyarkasannadka8097
@hannadyarkasannadka8097 Ай бұрын
Ma adaa dhaaha argagixiso 😮
@HotelSafa
@HotelSafa Ай бұрын
shabaabka ayeey rasaaas iyo qoryo u geeyaan waa in laga hortagaa itoobiyaanka khawaariijta ayeey la shaqeeyaan
@abdifarah306
@abdifarah306 Ай бұрын
Voa somali section are bi-ased
@sabestiannuradin5402
@sabestiannuradin5402 Ай бұрын
Argagixiso ha dhihin mujahidin dheh
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 Ай бұрын
Carab ha gargaarin hana gargaarsan
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 Ай бұрын
Maxaay kasoo donen somaaliaa xaran wayee waxyaro wanag ah ma wadane iska celiya qaa iminta
@daahirhonest2825
@daahirhonest2825 Ай бұрын
Waa nasiib darro adoo muslim ah inaad dad muslimiin ah oo xaq u dirir ah inaad ku tilmaam argagixiso😢
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
ITOOBIYA 🇪🇹 QUSHAAASH NECEB MIDNIMO SOMALIA 🇸🇴 ITOOBIYA QUSHAAASH the way QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj Ай бұрын
yahuuda ah argagixso oo dulaan ku ah faastiin
@AbdimalikMaxamed-pt6yw
@AbdimalikMaxamed-pt6yw Ай бұрын
Midowga Africa ciidankooda somali waa iney ka wada baxaan malaysia ayaa naga cawinaayo boskoodah
@mohamedSagal
@mohamedSagal Ай бұрын
hhhhh assia ciidan umasoo diraam africa
@mohamedbaniin4335
@mohamedbaniin4335 Ай бұрын
VOA somalia fikradaha Mareekanka xagjirka ah ayay noo su gudbiyaan
@mussaali3842
@mussaali3842 Ай бұрын
Iska hadle ma Markaykan baa Xaquuq ilaaliya ??? Akhri wixii laguu soo qoray VOA WARKIRAALE.
@YasserAA93
@YasserAA93 Ай бұрын
Somali waa duuli aan wadanimo laheen! Dhulkoodi xabashi iyo tuugo ku wareejisay adunka qaxooti ku noqotay
@sahallazio3261
@sahallazio3261 Ай бұрын
somalia waxey noqon rabta falastin waana laba roobeysanaya
@Nuurmaanka
@Nuurmaanka Ай бұрын
Oo mxa ciidan dal shisheeya ah usogaleen wadankeena somaliyey cadowgu Wu so dhawaday Ee hala diyaar garoobo xabashido dhulka halalasimo
@saneymusse6699
@saneymusse6699 Ай бұрын
Somalaay qabyaalad waa taas haday meel ina genauso.binagaa dalkeena Saas ugalay inagoo itoobiyaan adeegsanayna. Wali kuwo madaxdeena ah ay u siisocdaan sida Deni Dibiro
@XaaboGuris
@XaaboGuris Ай бұрын
3:15
@kisima12
@kisima12 Ай бұрын
Inta badan VOA Soomaalida waxay u haystaan iney tahay Idaacad ah dhexdhexaad laakiin taasina xaqiiq ma aha oo isla hadda wariye Shirwac haddaladiisa waxaa ka dhex muuqda inuu addeegsadey 2 erey Argagisada iyo Mintidiinta uuna ula jeeddo Mujaahidiinta Xammaas ama Falastiin ee xaq u dirirka ah waxaana fiican iney iska ilaaliyaan haddalada xanafta leh inkastoo ay dhici karto in warka loo soo diyaariyo inta badan.Argagisana Cidda ah wey iska cadahey waana Israa'iil iyo Reer galbeedka oo ku garab taagan Israa'iil hubka ay ku leysey ugu yaraan 40 kun Falastiniin ah iyo 10 kun wax ku dhow oo dhaawac ah una badan Dad rayid ah.
@abdirizakyussuf4438
@abdirizakyussuf4438 Ай бұрын
Hool gal ay ciidamada israel kula dagalamiyeen argagixiso kulaha ninka dhulkiisa xoresaniya goorma ayuu noqday argagixiso??? Eray bixinta iska saxa plz
@user-rh2nq5et9i
@user-rh2nq5et9i Ай бұрын
Argagaxisada yaa waayo afkaada hagaaji qof Muslim isku sheegayo oo wllkoda dulman ku tilmaamay aragagaxiso😢
@nuradinhassanadan5141
@nuradinhassanadan5141 Ай бұрын
VOA dad wadankooda difaacaya oo duulaan lagu soo qaaday miyaa leedihin argigixiso VOA hadii warkiina sidaa yahay idinka aya argigixiso ah
@abdihassan4382
@abdihassan4382 Ай бұрын
Etiopien waxay raban in ay alshabab taageran ama hubsiyan
@SakiHashi
@SakiHashi Ай бұрын
waxaan waxay malinkasta sameyso iyo wax kadaran hada miyey u haystaan reeer galbedku in ay kahadalan xaquuqul insan waayo hubka dadka lagu laynayo dadka reer fastiin waxaa lagu sameyaa US marka aragaxiso haday jirto waa israel
@Dhuudomedia
@Dhuudomedia Ай бұрын
Ciidanka ethiopia e dowladu dalka ka saarayso ayay hubka qaateen malaha War waa dhacanahay e indha dheer halooyeesho
@FaadumoNuur-xq6md
@FaadumoNuur-xq6md Ай бұрын
Kulahaa melaha shabaab ee Jogto in ay ka raadiyaan😂rabdhure😂
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 Ай бұрын
mareykanku xuquu aadsnema yaqaanaa😊
@user-hs2cy9gd7e
@user-hs2cy9gd7e Ай бұрын
Itoobi waa cadaw geena mana u jooga Dan soomaliyeed amase caawin ee waxay ka waddan dantoodda oo ah iney kalla dhantallan dawladeen, qudhun kaasi iney inaga baxaan ayaa dhaanta xataa taako iney joog Maha
@user-uy9dr8ks7e
@user-uy9dr8ks7e Ай бұрын
Ethiopia wa in la laayo hadii ay markale taako dhulka Somalia
@user-wf4xv3uw1t
@user-wf4xv3uw1t Ай бұрын
Muslinku maxaykadaawanayaan nimanka waxaa samaynaya
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu Ай бұрын
😂😂😂 barabagan dhaha america aya la faafinaa. Somali wa qasaartay
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz Ай бұрын
Itoobiya soomaaliya xoog baykujoogtaa ee tashada somaliyey. Itoobiya waxay kafulisaa waxay doonto waana aargoosatay itoobiya. Somaliya iyo itoobiya inay nabad sugid utagto waa aargoosi cad.
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 Ай бұрын
SOMALILAND talo iyo tusale ka qaata.
@cabdixafiid3428
@cabdixafiid3428 Ай бұрын
Bada miyaa Xabashi siina mise Abaarsa oo qaniisnimo lagu bartaa furanaa ? Cawaan always cawaan.
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 Ай бұрын
Maxay ku falayaan uma baahna
@mohamedbaniin4335
@mohamedbaniin4335 Ай бұрын
VOA SOMALI ma arrimaha Somalia ayay ka hadashaa mise Israel beenteyda iney faafiso kaliya ayay ka shaqeysaa? ⛔⚠
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf Ай бұрын
waa beenaale qaawan, Ethiopian troops have returned home by their own will. VOA are lying to Somali people
@Mulla-alyusufi
@Mulla-alyusufi Ай бұрын
True
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y Ай бұрын
CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA HADHACDO ITOOBIYA QUSHAAASH QUSHAAAASH QUSHAAASH WAA CADOWGA SOOMALIYEED 😂😂
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu Ай бұрын
😂😂😂 war IRAN. Maaya african qashin Bakistan cadow beey u shaqeeyan mar walbo wa duliyaal
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Ай бұрын
Sorry free masjid qudus free falastin
@SA-pm1mu
@SA-pm1mu Ай бұрын
😂😂😂 IRAN MIYAA. AAMINEYSO DAD KU NOOL. QURBAHA. KKKKKKKKKKKK WARIYE XANUNSAN. IGA DHEH. OO ANAN GARANEYNIN WAXOW FAAFIMAAYO. BBC IYO VOA. ISKA JIRA. CADOWGA WARKOODA BEEY FAAFIYAAN
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 Ай бұрын
Gudaha dalka midab kala sooc kama jiro
@Deeqyare11
@Deeqyare11 Ай бұрын
Idinku ma mareykan baad tahay Waa maxay argagixisada aad reer falastiin ku sheegayso
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f Ай бұрын
Hamze neef baa jooga ogaadeen la arag yaaba xabashi la arag adeer president xas ah baa loobaahan yahay xasan waxba yaan dalka lagu halayin ❌❌🤠🤠⁉️⁉️🤔😳😡😡😡 ninkasta oo somaliya ⁉️⁉️ oo dhinta Ethiopia 🇪🇹 way u xisaabsan tahay !? Ama canfar hala dagaalameen ama snm hasoo adeeg sadeen ama dir hasoo adeeg sadeen ee dadka nabad degdega halaga taliyo for emergency 🚨
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Ай бұрын
Shan kun cidan itopio mana qabsan raba kkkkk heshis iskashi amniga gobolka geska Africa dowladaha xadud wadaga nahay la gashay dowlada jiro la dagalan ka argagixiso iyo ka hor taga argagixiso iskashi dalalka geska dowlada somaliyed la gashay jiro intan leysku dhicin heshis ka iney dowlada somaliyed ka noqotay ma caden gebi ahan ba dhulkena aysan cagta so sari karin cidamada itopio
@Kingdom_of_moveis
@Kingdom_of_moveis Ай бұрын
Africaanku waa guurayaan😂 Maalmo guduhoode😂😂 Gudoon faraxle baa kuxigi dhaadashiyo faraxe Somalia raaggii usoo jihaaday waabudiyaar inay lawareegaan dalkanbiyo dadkan ay matalaan❤❤
@user-xd3et6jx1c
@user-xd3et6jx1c Ай бұрын
Somaaliya waxay ku jirtaa gumaysi qarsoon hadana waxay u xoog wayn tahay waqooyiga soomaaliya kkk
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
00:21
FASH
Рет қаралды 11 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Muran ka taagan doorashada madaxtinimada ee Venezuela
2:22
VOA Somali
Рет қаралды 2,1 М.
kiiska Ardaygii lagu dilay Muqdisho & Maxkamadda Ciidamada..
22:35
Somali National Television
Рет қаралды 72 М.
Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 83
20:02
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 85 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 120 М.
KARMA AT SCHOOL 🏫 Stop time
0:32
dednahype
Рет қаралды 22 МЛН
GiGaMoN! 5 🗿 #gigachad #sigma
0:53
The Logan Chitwood
Рет қаралды 12 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
0:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 7 МЛН
Они не знали, почему он так поступил, пока
0:39
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
0:30
FASH
Рет қаралды 24 МЛН