Free Course: Google AdSense Sidee loo sameeyaa? SOMALIA

  Рет қаралды 62,360

Eng. Abdishakur Mohamed

Eng. Abdishakur Mohamed

Күн бұрын

Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
✅Subscribe
🔔Notication-ka furo
🟢Koorsada ka dalbo website keena
👉abdishakur.me/student-registr...
Telegram: t.me/abdishakurhm/

Пікірлер: 153
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
Saaxibada qiimaha badan waa ku mahadsantihiin dhiirra gelinta, Like-ta iyo commentga wanaagsan hadii aad suáal qabto iigu reeb halkan Allah haku sharfo
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
​@@abubakarsadikchannel4481 muuqaalki xalay ayuu ahaa sida Facebook monetization loo setup gareeyo akoon loogu xirto kzfaq.info/get/bejne/qMVlZLtexsuUmHU.html
@mo_omar5377
@mo_omar5377 Жыл бұрын
Hello Salaam Alustad, Aniga AdSense way I aqbaleen website kayga inaa Lacag ka sameeyo marka waxaa layga doonayaa Address!!!
@awilalimohamud5320
@awilalimohamud5320 Жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsantahay ustaad
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Жыл бұрын
​@@AbdishakurHMwan kaga mahadcelinaya sharaxada quruxda badan Google AdSense Anigu malihi Yaa Rabi 🤲🏻
@Bigayssheikh55
@Bigayssheikh55 Жыл бұрын
Waa boosiidaa 2 video aad is kugu dhex qastaa ee boosiiska jooji wll. Adoo. Raali ah qof wanaasan ayaa tayhay oo dhinta dhiiriya❤❤❤
@aytoabdi
@aytoabdi Жыл бұрын
Thanks dear Si hagar la aan ah ayaad wax usoo gudbisa Blogger ka so saame video
@cqanihasandheere5456
@cqanihasandheere5456 9 ай бұрын
Thanks ustaad abdishakur
@abeesChannel-ho3fe
@abeesChannel-ho3fe 8 ай бұрын
🎉thank you very much prada
@brunoguimareas
@brunoguimareas 6 ай бұрын
THANKS TEACHER❤
@SURRE1
@SURRE1 Жыл бұрын
Waa too advance ustaad soo faah faahi 😊
@raygal5558
@raygal5558 Жыл бұрын
Mansha allah keep going wll
@najaaxachannel6372
@najaaxachannel6372 Жыл бұрын
❤❤❤ aad iyo aad ayaad umahadsan tahay
@mohamedabdirahmanabdillahi593
@mohamedabdirahmanabdillahi593 Жыл бұрын
mahadsnid Eng abdishakur
@yuusufcismaanmaxamed9319
@yuusufcismaanmaxamed9319 Жыл бұрын
thank you my dear teacher
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
Allah haku sharfo wll Yuusuf
@GAASYare-dx3pu
@GAASYare-dx3pu Жыл бұрын
Thanks xhp
@yasinahmedosman82
@yasinahmedosman82 Жыл бұрын
Masha Allaah
@Cdayax
@Cdayax Жыл бұрын
Ustaadee sharf iyo karaamo❤❤❤❤
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
Allah haku sharfo wll
@GAAGAABFILM
@GAAGAABFILM Жыл бұрын
Apdirahman hussein (Abaal marin 1:36)
@xaliimosacdiyo9408
@xaliimosacdiyo9408 Жыл бұрын
Hambalyo 50k
@cshakurcshakur6243
@cshakurcshakur6243 3 ай бұрын
Thankz ustaad
@gornellabdalla3346
@gornellabdalla3346 6 ай бұрын
Si Faahfaahsan ustaaad ooog hadal Alllh ku barakeeeye
@Kidsfunnynews.
@Kidsfunnynews. Жыл бұрын
Mahadsanid wll ❤❤
@abdullahijama5428
@abdullahijama5428 Жыл бұрын
Walahi clip ad so dhigtid waku farxaa ustaad
@MohaMire-uu6gg
@MohaMire-uu6gg 3 ай бұрын
Tnx teacher
@yahyemohamad9555
@yahyemohamad9555 Жыл бұрын
Thnks ustaadi
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
Allah haku sharfo Yahye
@Shacraawitube
@Shacraawitube Жыл бұрын
@@AbdishakurHM wlll yaxye whats ii sheeg
@bishaarosahal8526
@bishaarosahal8526 Жыл бұрын
Thank you teacher . Lkn waad bobsiisay video kale nooga soosamay.
@LeofaiNo1
@LeofaiNo1 Жыл бұрын
THANKZ MARKA 1AAD ♥️👑🙏 ZHP VIDEO KALE KASOO SAMEE GOOGLE ADS SIDA LOOGU XIRTO WEBSITE BLOGIN KA . 🎤
@gaacircadde3729
@gaacircadde3729 9 ай бұрын
Zxp icaawi
@cabdalla22
@cabdalla22 Жыл бұрын
Please macalin si fiican uga soo hadal waliba laba muuqaal ama hal muuqaal oo kale oo kaga hadleyso Hight CPc. Cilad si weyn dad badan u heysato waaye. Codsigeena tixgili walaal ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Hoygaaflaanta219
@Hoygaaflaanta219 11 ай бұрын
Si daacadnimo ku jirto oo hagar la’aan ah ayaad wax u soo gudbisaa wll
@abdulkadirmohamed5517
@abdulkadirmohamed5517 Жыл бұрын
Waa isku dhex qastay ustd in aad kala sarto ay aheed
@maajid607
@maajid607 Жыл бұрын
Apdi aziz (apaal marin 6:00)
@AbdishukriShaafici
@AbdishukriShaafici Ай бұрын
A.i makusoo qori karaa
@smooth-Relaxation275
@smooth-Relaxation275 11 ай бұрын
Walal wankaga mahadcalina sidha quruxda badhan oo muqalada inogu soo gudbisa
@HALGANDESIGN25
@HALGANDESIGN25 Жыл бұрын
❤❤
@khaderabdi575
@khaderabdi575 4 ай бұрын
Nin dadka wax u faa iday ayad tahay wad mahad santahay zxp
@AbrahamMocalim
@AbrahamMocalim 5 ай бұрын
Wll waxaan haysta Facebook oo kuxiran 17k lkn aan labiixin shuruudidiisa maxaan sameyaa?
@Suleimanmoallim
@Suleimanmoallim Жыл бұрын
Facebook sida lacag looga sameeyo on demand ads ka kasoo hadal i.a qof somalia joogo
@ShamlaKinga
@ShamlaKinga 11 ай бұрын
❤❤❤❤
@radwanwith
@radwanwith Жыл бұрын
walal waxaan rabana ama aan raba sida aan ku sameyn lahay terms & conditions io privaty policy qabka aan ku sameyn lahayn fadlan angu cawi wll
@barkulmis
@barkulmis Жыл бұрын
Ustaad KZfaq Sida Lacagta Looga Sameeyo Muuqaalka Idil Inooga Soo Samey
@ForwardTech1
@ForwardTech1 11 ай бұрын
wll dukumenti m.a hesti qofa wadamadan ijogone maleh sidas darted siden ku awodikara anaa xayisin usodesto AdSense blogging ? surtagal matahay ina icawiso wll
@masengeshoegide301
@masengeshoegide301 Ай бұрын
@user-ys2lt6zw2e
@user-ys2lt6zw2e 4 ай бұрын
M.a en aad iid faaido badan Ayaa Kaa halnay
@yacquubxaaji529
@yacquubxaaji529 Жыл бұрын
zxp 10 arday igu dar
@mootraderacademy
@mootraderacademy Жыл бұрын
Qasab miyaa. Hadii an website sameesanayo ama bloger sameesanayo. In aan qoraalo lee soo galiyo .
@zubayrabdulahi6512
@zubayrabdulahi6512 Жыл бұрын
Ustaad waxaan ku dhibanay soo aqbalida google adsense
@wiilwaal7114
@wiilwaal7114 Жыл бұрын
Walalka waxan Rabay inaan kulasoxiriro ee inteen kalasoxiriraa adigo mahadsan
@Motivator_12238
@Motivator_12238 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Hadii aan qof dibada joogo ku xirto lacagta sideen ugala baxayaa ma qofkaas ayaa la iigu dirayaa
@Ifka427
@Ifka427 4 ай бұрын
Wlo ma samaysatay waxban ku waydin lahaye
@dhiinmedia1559
@dhiinmedia1559 11 ай бұрын
Asc wllky Egn Abdishakuur waxaan rabay in aad igu caawiso camer mida ugu fiican ee la isticmaali karo sid mida aad iskaga duubto
@hoby2official334
@hoby2official334 Жыл бұрын
Sxb google adsense iyo blogerka marka la isku xiro ilaa meeqa ayay xayesiiska qaadanaysa adoo raliya
@abdikhalif8631
@abdikhalif8631 Жыл бұрын
Side website loo sameya bro
@umaddamediachannel104
@umaddamediachannel104 Жыл бұрын
Asc ustaad aniga oo jogo south africa ma isticmaali karaa somali passport
@Zulthan_Yarre
@Zulthan_Yarre Жыл бұрын
waad bood boodsiineysa videoga step step kula socdo wan ka hadhayba
@RwanAaryan
@RwanAaryan Жыл бұрын
Sxb mid ku saabsan KZfaq ka ino sogli Oo xayey siinta cml ah addsense
@animalschannel2447
@animalschannel2447 Жыл бұрын
Ustd su'alo gaar inan ku waydiiyo rbaa xagen kaagala soo xiriiraa plz
@CaliQaliif-ul4th
@CaliQaliif-ul4th 2 ай бұрын
Sidee laxag logasameyaa? Walaal❤
@Gabood12
@Gabood12 Жыл бұрын
Asc wll qali waxa an qaba hal suala fadlan iga jaahil saar Website iyo youtube aad adigu wada leedahay hal ciwaan oo adsense ah ma lagu wada xidhan kara
@mohamoudfarah8227
@mohamoudfarah8227 10 ай бұрын
Wlaal website word press ayaan leeyahy waan ku xidhi kari waayay Google adsence mayga caawin kartaa
@nimoqalbihena
@nimoqalbihena Жыл бұрын
Please wallkey waxaan rabaa in aad KZfaq iga caawiso dhanka xayeeysiiska ma iga caawin kartaa bro
@Khalid.abu.amira.27
@Khalid.abu.amira.27 5 ай бұрын
Asc ustaadi Runti aad ayaan ugu faaiday muuqalkan ee mid kasi fahfaahsan oo dhamaystiran oo ku sabsan Google adsense ayaan kasugayna ustaadi Mahadsanid
@scarface1530
@scarface1530 Жыл бұрын
Soofaahfaahi
@hamseceeroofficial3811
@hamseceeroofficial3811 Жыл бұрын
Wll facebook marge kasoo diyaari casharkan casharka xiga
@khadar252
@khadar252 5 ай бұрын
Taliye course ka wn sugaynaa
@OGAALMEDAI252
@OGAALMEDAI252 3 ай бұрын
Chp kenya hadan ku samaysto ka wrn
@smooth-Relaxation275
@smooth-Relaxation275 11 ай бұрын
Waxa inogu soo dartaa sidha account bank loogu xirto i.a
@abdirahmanmaxedjiin3560
@abdirahmanmaxedjiin3560 Жыл бұрын
Uztad whatsAppka kalas so xiriiray 19 may farintada ayaan sugayaa mahadzanid
@user-rg4so9vd4b
@user-rg4so9vd4b 6 ай бұрын
Ustaad qof bilaa baasaaboora masamaysankaraa
@umaddamediachannel104
@umaddamediachannel104 Жыл бұрын
Mida kale ustaad maxee ku Kala duwan yihiin blogger and WordPress Keena fiican isticmaal kiisa shukran
@Uluufochannel
@Uluufochannel 6 ай бұрын
Wa isku mid website le wada yihin lkn wordpress ka weyn wax bdn xog ah ku keydin kara mustaqbalka
@yaasmiinabdirahman
@yaasmiinabdirahman 10 ай бұрын
Vido maanaty u baahday 4 bil kadib malaga yaabaa inaa ii soo jawabto
@zakikarazaay5483
@zakikarazaay5483 Жыл бұрын
Blogger google adsense aqbalaayo theem fiican so duub insha Allah walal
@waxqabad123
@waxqabad123 Жыл бұрын
Maluu soo aqbalay lph
@Uluufochannel
@Uluufochannel 6 ай бұрын
Aso la iso aqbalay ana gadi rabo
@somalitiktoklives1344
@somalitiktoklives1344 11 ай бұрын
Hadi adan website lahayn ma furan karta google ads ka legenow
@AliMire2024
@AliMire2024 6 ай бұрын
Ustaadi Adsense Full Video Nooga soo samee sharciyadda looga baahan yahay Qof Bloger ku Xiranaya
@FardowsaqasimYusuf-lm4tv
@FardowsaqasimYusuf-lm4tv Ай бұрын
Qasab miyas anaa computer heysto walaalo
@abdikadirkassim7406
@abdikadirkassim7406 6 ай бұрын
anaa su,al qaba xagee kala so xariira walaal
@23Million884
@23Million884 10 ай бұрын
Somalia available mahan Adsense macalin
@meshiine7384
@meshiine7384 Жыл бұрын
Sxb wxan raba inad ii shegto Facebook profile kega shurudaha wuu buxiyey balsa somali joga mana ii furna xayeysinta 1 suasheda waxay tahay hadan u dhiibo qof wadan kale joga oo laga kiciyo yacni wadan Facebook ogol yahay Ana an is delete gareyo mai shaqenaya
@ahmedgabofficial2766
@ahmedgabofficial2766 Жыл бұрын
Website sidee loo furta
@abdulahidcd
@abdulahidcd 6 ай бұрын
KZfaq ka zxp si dhamays Tiran UGA Soo waran ads ka
@user-yp7gx2ue2q
@user-yp7gx2ue2q Ай бұрын
Uuqalmaa
@waaberionline
@waaberionline Жыл бұрын
Zxp hadii aan Google adsense blog udalbaayo waa khasab miyaa inaa code ka galiyo blogeega
@Readwithmira
@Readwithmira Жыл бұрын
Haa
@nabiilnuurshe
@nabiilnuurshe Жыл бұрын
Sxb asagoo fahfahsan soo dhig
@abdiwasacmaxamedmuxumed
@abdiwasacmaxamedmuxumed Ай бұрын
Hada Somalia joogtid kaa waern
@haykalawil3642
@haykalawil3642 8 ай бұрын
Anigu waxaan u fahmay inaan feyuu nagu raadinayso
@fatmaqali5633
@fatmaqali5633 8 ай бұрын
sida blogg loogu xiro ama loogu dalbo google adsence nala wadaag
@saahilabdilaahi7066
@saahilabdilaahi7066 Жыл бұрын
Aad ayaaumahadsanatahy pather
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
Allah haku sharfo wll
@zahraali-pe2yk
@zahraali-pe2yk 11 ай бұрын
War blogger somalia maba ka shaqeyo secml
@mo_omar5377
@mo_omar5377 Жыл бұрын
Hello Salaam Alustad, Aniga AdSense way I aqbaleen website kayga inaa Lacag ka sameeyo marka waxaa layga doonayaa Address!!!
@mo_omar5377
@mo_omar5377 Жыл бұрын
Hello Salaam Alustad, Aniga AdSense way I aqbaleen website kayga inaa Lacag ka sameeyo marka waxaa layga doonayaa Address!!!
@MuscabCabdukadir
@MuscabCabdukadir 3 ай бұрын
Google adsens Somalia kuma shaqeeyo
@yaasmiinabdirahman
@yaasmiinabdirahman 10 ай бұрын
Teacher su aal inaa ku weeydiiyo rabaa
@Shacraawitube
@Shacraawitube Жыл бұрын
wll qli uganda joga shaqo a ma hayo bloger wan samaystay post ii gaara waan soo galiyaaa wxa iga dhiman google adsence addres wan haya mid uk keliya isugu kay xidhihdi
@Ifka427
@Ifka427 4 ай бұрын
Wlo ma iga cawinkarta waxyabo badan ban family waaye
@nimcaannaasir
@nimcaannaasir 6 ай бұрын
😶
@umaralizmohez5508
@umaralizmohez5508 Жыл бұрын
Somali ano joga maku shaqeysan kara mise waxa qasaba qof wadan kle joga inu kuso sameyo ustad
@SabriinAbdirahman-hr4bu
@SabriinAbdirahman-hr4bu 18 күн бұрын
Qof wadan kale joogo lee wye wll somali kama shaqeyo
@maarashfaray
@maarashfaray Жыл бұрын
Facbook ads kasoo hadal. Wll
@Hamselion.8oi
@Hamselion.8oi 9 ай бұрын
waxaba laga ma Arkayao
@sahalfouaddoubad
@sahalfouaddoubad 4 ай бұрын
Tyrq
@AliHassan-pk3cb
@AliHassan-pk3cb Жыл бұрын
10 arday course kiribti karansi
@drabdullahicc3217
@drabdullahicc3217 Жыл бұрын
Wadna kumahadsan tahay sida ad dhalayarada ugarab tagan tahay kama dalno waxad so dhigto in an dawano.
@user-wj4vi3gq8b
@user-wj4vi3gq8b Жыл бұрын
Pls noso fahfahi
@shucaybmaxamad8950
@shucaybmaxamad8950 8 ай бұрын
Ethiopia nooga soo samee
@user-gc4gf5sw7h
@user-gc4gf5sw7h 3 ай бұрын
Side u sameu marka aniga somali joga 4:51
@drabdullahicc3217
@drabdullahicc3217 Жыл бұрын
Walal wan kusalamay horta telegrmkada farin malguso qori karo ta dhib ayan kuqabay Sualo ayan kuweydinayaa wayo waxan ka mid ahay groupka kugu xeran. 1. Marka an sameysanayo google adsence anigana an ahay qof somali joogo passport keyga miyaa kusameysanayaa oo dadka an dibida jiro adreaska un miyaan ugu bahanahay mise passport koda ayan ubaha ahay bloggerkana waa lamid. 2. Marka an lacagta account usameysanaayo qof dibida jiro account gisa qasab miyaa labadas iga so jwb adiga oo mahadsan 2.
@Readwithmira
@Readwithmira Жыл бұрын
Hadan ku caawiyo passaport loma baahna kaliya qofka dibada kuu jooga adress kiisa iyo account kiisa
@user-xd6ul1df7r
@user-xd6ul1df7r 3 ай бұрын
Abyo wxba ku weydina please mela kala so xiriiro ii sheeg​@@Readwithmira
@user-mu7sg6pe7h
@user-mu7sg6pe7h 7 ай бұрын
soomalia joogaye sideen kenya udoorta
@maamanyt7018
@maamanyt7018 Жыл бұрын
Somalia malagu sameysan karaa hee
@abubakarsadikchannel4481
@abubakarsadikchannel4481 Жыл бұрын
Asc wll sidee fb page Google adsense loogu xiraa su, aashaydu waxa weeye meesha KZfaq Link la galiyo miyaa fb pageka linkigiisa lagalin
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM Жыл бұрын
muuqaalki xalay ayuu ahaa sida Facebook monetization loo setup gareeyo akoon loogu xirto kzfaq.info/get/bejne/qMVlZLtexsuUmHU.html
Cryptocurrency sida looga shaqaysto adigoo Somalia jooga
27:37
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 6 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
00:12
Jojo Sim
Рет қаралды 24 МЛН
Blogger Afsoomali | Sidee lacag looga sameeya internetka | 2023
6:54
SOMALIA - Sidee lacag looga sameeyaa Online? xataa adigoo aan xirfad lahayn
17:51
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 96 М.
Sidee Lacag Looga Sameyaa Dropshipping| | Free Shopify Course A-Z
2:08:01
Shahaadada ugu sareeysa Hacking ka (OSCP)
10:39
Hurbad Institute of Technology
Рет қаралды 14 М.
$700 Sidee lacag looga sameeyaa Blogging ? Google Adsense
9:58
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 43 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН