Full Barnaamijka live Qaaci show Dayaxband 2021

  Рет қаралды 312,715

Waqal WStudío

Waqal WStudío

3 жыл бұрын

Dayaxband Qaaci Show full Barnaamij heeso kaban

Пікірлер: 411
@istaahilabdirahman3933
@istaahilabdirahman3933 3 жыл бұрын
Somaliland hdny jir fan ma jireen😪 somaliland ha noolto ♥️💭💚💪💪💪💪🥳🥳🥳♥️
@rodaismail8537
@rodaismail8537 3 жыл бұрын
AAMIIN ALL DHUR QARANKA SOOMAALILLAND💚💬❤💚💬❤💚💬❤💋💋💋💋💋💋👏👏💞
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 3 жыл бұрын
Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaao arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booq waa hubaal waa ka heli doontaa..
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 3 жыл бұрын
@@rodaismail8537 Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaao arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booq waa hubaal waa ka heli doontaa.
@ifrahelmi1643
@ifrahelmi1643 3 жыл бұрын
Amiin yaa rab
@AbdiQalcad
@AbdiQalcad 4 ай бұрын
😅😮😅
@Zulthan_Yarre
@Zulthan_Yarre 3 жыл бұрын
Abdikarin Ali Shaah Top Man Inta Taagerta 😍🙏
@yabaneguleed2215
@yabaneguleed2215 3 жыл бұрын
Hoyadi fanka nolow waliga fanka somaliyed majiren Hargeysa hadayna jirin Hargeysa ilove you❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@GareenMedia
@GareenMedia 3 жыл бұрын
Inaba caadi maaha inamadan yar-yar, masha Allah. Bil xaqiiqan badi ama 90% famaaniinta fanka kusoo biirtay 1991 kii ka dib, sidan Live ka ah uma heesi karaan. Waxaan moodayey in fankeenii dhintay, balse intay da'yartani nool yihiin isna wuu noolaanayaan! Hanbalyo million jeer. Waxaan kaloo u mahad celinayaa gacmaha macaan ee Nuuradiin iyo Bula-xubey. Alla yaa cizak dhammaantiin iyo intii isku kiin keentay ee soo abaabushay qaacigan mcn.
@almas8915
@almas8915 3 жыл бұрын
Dayax band inta haysto faan kale uma bahanin runti keep going guy's ❤❤❤❤❤ viva sland hoygi fanka💚💚💬💬🖤🖤❤❤
@najiibnaalo822
@najiibnaalo822 3 жыл бұрын
ISMAACIIIL Aarka nin codkiisa fanka ku joooga lagend wayn✌👌👌👌👌👌👌
@ugbaadomer880
@ugbaadomer880 3 жыл бұрын
Muxuu ku joogaa de hargysa wx ka dhigtaye muu qarax lnd ku jogo xar xar dhalay dhe
@abduladow3861
@abduladow3861 3 жыл бұрын
@@ugbaadomer880 hada hargeysa MA codey siisay Misa hibo socota timid
@ugbaadomer880
@ugbaadomer880 3 жыл бұрын
Cod bay siisay hadii u hysty mu ku jogo halku ka yimi wxaso midhan ba,nola imanysan
@najiibnaalo822
@najiibnaalo822 3 жыл бұрын
@@ugbaadomer880 walal fanka horta soo baro mrkas ayan micnihisa ku baraynaaaye ma diidani in uu hda kasii hana qaady fankiisa hargayso blse ninkan allaah ayaa cod siyay bulshadama codkiisa ayaa qanciyay nuune mrka muranka iga daaah☝️☝️☝️☝️☝️
@ugbaadomer880
@ugbaadomer880 3 жыл бұрын
@@najiibnaalo822 saxib adigu so baro codkad shegyso man gran e anigu inu hrgysa ku so shacbxy unban shegy ama qir ama ha qirin
@TheSamale
@TheSamale Жыл бұрын
🎉yaa salaam, well done 👏 thanks watching from Washington DC United States.
@farhanaliabdullahi8584
@farhanaliabdullahi8584 3 жыл бұрын
Hargeysa hadhwanaag my home waan ku xiisey isha Allah hawadan ku soo jiraa ,,ragu wada koodh weynaa waa wakhtigii Hargeysa qabawga, jawiga wanagsaneyd
@sagalxuseen9735
@sagalxuseen9735 3 жыл бұрын
Farhan Ali Abdullahi waan kusoo dhawaynayaa wllky ILAHAY haku nabadkeeno
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 3 жыл бұрын
Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaao arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booq waa hubaal waa ka heli doontaa..
@drabdirashidfaisal4365
@drabdirashidfaisal4365 3 жыл бұрын
Rijaaal
@mohamednoor4405
@mohamednoor4405 Жыл бұрын
Congratulations tayah yang star
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 жыл бұрын
Khaaalid dhoobo Heesta M A kuluc 🥺😭😭😢 Maxaad Samaysay Khaaalidoow Waxaan Ku Moodayba Fanaankii Oo Soo Laabtay 😭😰🥰🥰❤️
@johnben1031
@johnben1031 3 жыл бұрын
Maaha Kuluc Heesta waxa qaadi jiray Tuugtarabi, waad ku dhacday kkkkkkkk 😂
@MrQoolaab
@MrQoolaab 3 жыл бұрын
Gabadhan codka macaan ee Jamiila Juweeriya waan jeclahay,laakiin waxaan jeclaan lahaa in loo sheego inay ceebtay qof Tv fadhiya oo xanjo afuufaya ama ruugaya dhowr jeer baan ku arkay iyadoo Tv ga fadhida oo xanjo cunaysa.
@nimoalimohamed5128
@nimoalimohamed5128 3 жыл бұрын
Ismaaciil aarka Apdijibaar gacaliye Apdikarin Ali shaah Aamiin diini Afarta nin een ku HaYzto.....🥰🥰🥰🥰🥰😇
@safakayse6774
@safakayse6774 3 жыл бұрын
Salax sanaag ka ilowday
@nimoalimohamed5128
@nimoalimohamed5128 3 жыл бұрын
Kamaan helin heestu qaadaY wllo balze Haday cidi inTaa soo raacaYzo waa najax nalka iYo khaalid dhoopo bbe......😇
@safakayse6774
@safakayse6774 3 жыл бұрын
@@nimoalimohamed5128 isugu muu qadin heestee nasiibka ayaa ku soo beegay lkn uu cod macaan yahay
@nimoalimohamed5128
@nimoalimohamed5128 3 жыл бұрын
@@safakayse6774 wan ogahaY waa zababTa Aan kuu leeYahaY kamaan Helin wllo....😇
@mukhtaarsiciid6489
@mukhtaarsiciid6489 3 жыл бұрын
Juweeriya qalanjo waan jecelay wanan tageera
@hafsonoromar7199
@hafsonoromar7199 3 жыл бұрын
Abdikariin ali shaax My fav singr Best vous
@abdirahmannacho4832
@abdirahmannacho4832 3 жыл бұрын
hadan caasimada Jamhuuriyada barkaysan ee soomaliland jirin fanka soomaliyeed ma jireeN
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@bilanmaxamed5107 😄🤣😂😆
@abdirashidkhalid5540
@abdirashidkhalid5540 2 жыл бұрын
Faankaa ku noolaada xabaala qodoshada inaga ilaasha
@hibaaqaxmed5205
@hibaaqaxmed5205 2 жыл бұрын
😆😆😆😆
@kiinomohamed8869
@kiinomohamed8869 3 жыл бұрын
Liibaan good inuu Top yahay inta ugu raacsan
@mohamedyusuf9563
@mohamedyusuf9563 Жыл бұрын
Aniga kugu racsan hibadu waa u dhalasho.
@safakayse6774
@safakayse6774 3 жыл бұрын
Salax sanaag wiil cod macaan misna da yar keep going pro
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
He is also very handsome, down to earth, polite, charming, cheerful, charismatic
@caliismaaciil336
@caliismaaciil336 3 жыл бұрын
Haastaa u horaysa ee saalax sanaag qaaday fanaankii hore u qaadi jiray kumuu ahaa ?
@caliismaaciil336
@caliismaaciil336 3 жыл бұрын
Heetaa
@mohamednuralfa
@mohamednuralfa 2 жыл бұрын
@@caliismaaciil336 waxaa shiiq Bashiir ama Maxamed Maxamuud kabanle hadbo midka uta qantaa
@user-vf7tr1dv8g
@user-vf7tr1dv8g 4 ай бұрын
n❤🎉ምንድነውየምመለከተውአቺንልጠይቅሽ
@naciimomagamed9386
@naciimomagamed9386 3 жыл бұрын
Waaaw what a beautiful talented young fanaaniiin ❤️❤️ special khalid dhoobo caadi mahan
@aminaabdi6245
@aminaabdi6245 3 жыл бұрын
SAALAH SANAAG IYO CABDIKARIIN ALI SHAAH ✊🏻❤️❤️💖🥰
@bashiribrahim5013
@bashiribrahim5013 3 жыл бұрын
Aalada foodhida ama flute siday heesaha u qurxisay waad u jeedaan soomaaliyey bahashaas waa lafdhabarta heesaha soomaalida ee hala ogaado.
@xamdasaleebanaw-daahir4856
@xamdasaleebanaw-daahir4856 3 жыл бұрын
Hadayna hargesa jiri la hyn fanakuna muu jireen mesha kaliya ee fanka dib u soo nolaysay waa hargesa mashiinka fanka ,dayax baan lama yareesan karo dhalin yar aad u yar hadan codkoodu dananaayo weye well done
@fatmaibrahimy7068
@fatmaibrahimy7068 3 жыл бұрын
Abdikarin Ali shaaah Best fanan💞🥰
@idontcare6649
@idontcare6649 3 жыл бұрын
Wala yaabay HoyGii fanka 5ta Somaliwayn #HARGEISA 💚💬❤🙂
@KISTATV
@KISTATV 3 жыл бұрын
Dayax band is the best in somaliland. Well talented young fresh voices. Go forward and never look back brothers...
@shakirjr7269
@shakirjr7269 3 жыл бұрын
Khaalid dhoobayare 💯fanan isnacay abti keep up🔥
@maxamedmusa681
@maxamedmusa681 2 жыл бұрын
Yarkan ina hebel abees infact waa dul dhigay welldone what a talent
@fartuunxuseenali2818
@fartuunxuseenali2818 3 жыл бұрын
Gabadha yurub genyo badalidonta codka masha alh juweriyo jano
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 3 жыл бұрын
Dayah band you have done it again. Great songs.
@sirisaac8163
@sirisaac8163 5 ай бұрын
Juwayriya Janno waa hoobalad Allah uu ku mannaystay cod dahabi ah iyo qurux xarrir ah. Golajoogsigeeda keliya malyuun hibo la siista.
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
EsmaiL_aarka Vs Ina ALi sHaaH Labadaaz Nin ban ka wataa kooxda 💯🙋‍♂️ 📍#Dayax_Band 🔥
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Anu adaan ku wataH Kawaran😆
@Mohamed-gf3nq
@Mohamed-gf3nq 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/iLxpp5OrzNTHmac.html
@abdikarimmibrahim591
@abdikarimmibrahim591 3 жыл бұрын
Liibaan good the best
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
@@dailyxiin 🤦🏽‍♂️😂 inagu iLaa yawmuL qiyamaHa ayaynu iz wadanaa JcyLo 🥰
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 3 жыл бұрын
@@dailyxiin Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaao arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booq waa hubaal waa ka heli doontaa..
@sacadismailxandulr1546
@sacadismailxandulr1546 3 жыл бұрын
Wow Saxibal Cuud Nuradiin Cali Amaan wanin Hido iyo dhaxl uleh tumista kabank
@amhanymohamed7954
@amhanymohamed7954 3 жыл бұрын
Fanaaniinta somalida ugu yar yar uguna codk macan Uguna Legensan C kariin c shaah Cali zaki Saalax sanaag Ismaciil aarka One love dhamantiin🥰🥰🥰🥰
@farxanko8108
@farxanko8108 3 жыл бұрын
Wilka ugu horeeyo ee qaadayo hestii Aun M.M.kabanle caadi maaha sida laxanka u Keene.
@asmaahmed7795
@asmaahmed7795 3 жыл бұрын
Salax sanaag wooooow eshcala cod afku kuma go wllo ❤️❤️❤️
@ayaanqali5966
@ayaanqali5966 3 жыл бұрын
Barnaamij iga dheh dayax band kooxdaydii🌹😍❤💓💕💖💟
@abdishakurmohamed9361
@abdishakurmohamed9361 3 жыл бұрын
M.allaaH hoyga Fanka Hargeisa somaliland💚🤍❤
@maryensaad2476
@maryensaad2476 3 жыл бұрын
khalid dhoobo big legen hiistii kuluc waad dhigtay wooow
@libaanali9278
@libaanali9278 3 жыл бұрын
Daryeel mana igama waayin inti dirac lagafilaaye filaaye dulqaad midna maan yareesaN cabdikarin fanaanka kaliya hargaysa kasayo 🥰🥰🥰🥰👌
@abdishakurfarhan3927
@abdishakurfarhan3927 Жыл бұрын
Khaalid dhoobo amazing voice
@somalilanderdhalada7348
@somalilanderdhalada7348 3 жыл бұрын
Ismaail aarka iyo abdirakim Ali shah baan wataa anigu 🔝
@simanyarey496
@simanyarey496 3 жыл бұрын
My dumashi sagal safiirka cida u fadhiya hargaysa iyo kooxta iyo waqal ❤️❤️
@somswed.5014
@somswed.5014 3 жыл бұрын
Hoygii fanka Hargaysaay wooow
@rumaanak8882
@rumaanak8882 Жыл бұрын
heeso xul ah m.a😍
@sagalmohamed7355
@sagalmohamed7355 3 жыл бұрын
Abdikarin Ali ShaH onE lovE 💝👏 Zalah zanag Onther leveL 👏 Khalid Dhoopo lengend👏 Intaasan Wataa Alle HadaayE
@mabruuka1459
@mabruuka1459 3 жыл бұрын
Apdikariin Ali Shaah Inader si Niyadaaad dadka Iiga dhex Muuqata Tageero Buuxda wll😪Heestaydii😭
@abdullahiyare4699
@abdullahiyare4699 2 жыл бұрын
Best singer for last twenty years for his excellence the great Nuridin Ali Amaan.He is an other levell,you cant compare with other Singers.Iappreciate all singers they are good singers but Nuradin Amaan is an other livell
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 3 жыл бұрын
Niimco you are great singer sister we love you thank you
@user-pb9uf2ww4t
@user-pb9uf2ww4t 7 ай бұрын
Cabasho waaa haasta aan aad u jaclhy ismaciil arrka fanan iga dhah
@aminaqaraami
@aminaqaraami 3 жыл бұрын
Barmaamij ka Ismail aarka darti baan wlhi anoo ilmaynaya like iyo comment ooga baxshe bwe cimrigaa ha jiro🥳🥳
@ahmedaweys9202
@ahmedaweys9202 3 жыл бұрын
Aarka waan ku wadanaa
@nimcomaxamed1899
@nimcomaxamed1899 3 жыл бұрын
Apdikariin ali shaaah, khalid dhoobo juwriya jan0 ismacil aarka team dayax band 0ne love from Burc0H ❤
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
SOMALILAND teenage SIGNERs msha allh No play pack live music 💪🎸🎸🥁🥁🎻🎸🎸🎸
@logannnnnn930
@logannnnnn930 3 жыл бұрын
Haja teenage ragano way dhafeene mad wlty
@zh.c.mzh.c.m892
@zh.c.mzh.c.m892 3 жыл бұрын
UsTaad nuuradiin caadi maah m.sh Wuu kaga hadLinayaa kabanka 😕👍🙏
@fatimaabdiaziz9347
@fatimaabdiaziz9347 3 жыл бұрын
khaalid dhoobo fav singer
@khairaaliammaan2130
@khairaaliammaan2130 3 жыл бұрын
Gacantu kuma go'o walaalkey Nouradine Ali
@aboubenabou4498
@aboubenabou4498 3 жыл бұрын
Abbo daha abdi gaas aboha iyo abwanka kooxda dayax band waa mushinka faninta dhalinyara keep going brother you and team waqal studio
@sumadqaran
@sumadqaran 3 жыл бұрын
Wiilasheena caato badanaa gabdhiihna baruur beey kici la yihiin. Wiilaloow jikada gala. Intaad jiko ka cararka tihiin saan unbaad lugo irbado ah u taageeysaan😂
@asma-ahmedabdi2935
@asma-ahmedabdi2935 3 жыл бұрын
😂😂waaruntaa
@mubarigbulshaawi4679
@mubarigbulshaawi4679 3 жыл бұрын
Qosol 😂😂😂
@safakayse6774
@safakayse6774 3 жыл бұрын
Salax sanaag abdi kariin ali shaah Ismail aarka khaalid dhoob iyo dhamaan Fanaaniinta kale salamayaa
@kingsaadshine5942
@kingsaadshine5942 3 жыл бұрын
Wiilka heesta U horeysa Qadey Big Respect pro, Baraf soodhacayiyo kama hoydo dhxntee Axyaa Hees iyo Cod mcn
@CadceedStudio
@CadceedStudio 3 жыл бұрын
keep it up team Waqal Kooxda Day band Iyo shaman into ka quay qaadatay wax Qurux Ibadan Ayaan soo bandhigteen
@arafatxusein
@arafatxusein 3 жыл бұрын
21:45 - 22:12 Xamse Qurus making my day... Loving how the flutist is playing the notes n interacting with other instruments...
@suguulecabdi4333
@suguulecabdi4333 3 жыл бұрын
Nice song runtii weye marka halkaaaas ka sii wadah dhalin yaro guul iyo gobonimo.
@asma-ahmedabdi2935
@asma-ahmedabdi2935 3 жыл бұрын
Somaliland hargaisa hadayna jirin fanka somaliyeed majireen oof
@hafsaahmed7581
@hafsaahmed7581 3 жыл бұрын
What A Beautiful young Singers in Hargiesa Ololaay❤✌
@happyyaasmiin8779
@happyyaasmiin8779 3 жыл бұрын
Salax sanaag legen wlhi mnsha allah keep goin
@umalahmed6980
@umalahmed6980 3 жыл бұрын
Ax yaa Fanan Cabdi kariiN cali Zhaah♥️💋💋
@thekingmohmeth1435
@thekingmohmeth1435 3 жыл бұрын
Wooow waqal studio Legends 825.1M. Coming sooN 🙏🤙💯
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 3 жыл бұрын
Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaao arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booq waa hubaal waa ka heli doontaa..
@user-pb9uf2ww4t
@user-pb9uf2ww4t 7 ай бұрын
Abdi kariin cali shaah fanan iga dhah naftaan dilaayey ha ooyin waa haas igu qaaliye
@safiyadeeq5509
@safiyadeeq5509 3 жыл бұрын
Xamda queen ayey isoo xusuusi say juwayriya jano wlhi Mnsha allh allow dhalinteena noo daaa
@zahrujahappy1418
@zahrujahappy1418 3 жыл бұрын
Aarka aararka dartii baan u daawan legend wll qalbi wngsn 🥰🥰🥰
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 2 жыл бұрын
Inaba cadi mahan hoygii fanka hargaysa
@rali8410
@rali8410 2 жыл бұрын
Yaa salaam hibo maalku markuu heeso waa sidan oo kle dayax band
@hajibarut9920
@hajibarut9920 3 жыл бұрын
kaLit Dhoobo YarE Best Singer🎤🎶🔥💯
@maxamedmandeela8207
@maxamedmandeela8207 3 жыл бұрын
Waxan dheernahy dawlada taagta daran ee somaliya fanaaani live ku heesaya iyo abwaano xadariyiina inta laqabta sidaa like sar
@suralaydaafrica7992
@suralaydaafrica7992 3 жыл бұрын
Maangaab mxad kala wadaa waa walalahene
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 жыл бұрын
Hahhaha Kadaaa Yaanay Ina Cawryineee Haku Diganeeee 😂😂😂😂😂😂😂😂
@jamaal_cademaazim1487
@jamaal_cademaazim1487 3 жыл бұрын
Doqon iska hadashay maxad tahay walee
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 3 жыл бұрын
@@jamaal_cademaazim1487 Runtuu Ku Raftay Ee Mawaxad Rabtaa Inuu Been Abuurkii Midnimo Kasheeekeeyo 😂😂😂
@abdiraaficdahir637
@abdiraaficdahir637 3 жыл бұрын
@@bintiahxmedsaleban9682 hhhhhh aarka ma hoyadabaaaaa dhashay hhhhhhh qadaaaad yareeeeey
@_faatax
@_faatax 3 жыл бұрын
Maansha allah sagal Mustafe Xasan Nuur way isbedeshay waar maansha allaah dhaha
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 2 жыл бұрын
Walee sidii aarki wuu u guuxay wow arka weldone
@amiinabdirsaaq7235
@amiinabdirsaaq7235 3 жыл бұрын
Waqal studio jawi kale 🙏🙏
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Heesta Ismail Aarka qaadayo ayan ka helay Best song Abdirahman Oday Abwaana miyuu ahaa fanan keliya ayan ku ogaaye Anyway keep going Aarka Cod mcn bad haysaa bro
@suldanxaskisa4974
@suldanxaskisa4974 3 жыл бұрын
Cajaaib sheeekhow dhiilaadi idiin dhaashay wasa qurqurux badana cod macana waa isaaq dhalada💋💋💋💕💕💕💕💕weeee weeee
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Magaca Hanaga KufzaN Isaq MaaHee Waa Isxaaq Eh
@suldanxaskisa4974
@suldanxaskisa4974 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 ayaad i mooday abti
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@suldanxaskisa4974 Abti LaHayne HaLkeed Noo Caayi Horta Dib U Deg. Dhiladu Yey dHasHay.?
@somalianationofpoets
@somalianationofpoets 3 жыл бұрын
Abdikariin cali shaaah nin culus 🎤 Alx ya fanaan
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 3 жыл бұрын
Best studio go forward #Waqal Team.❤💯💯
@amalkaaba3178
@amalkaaba3178 3 жыл бұрын
Masha Allah viva somaliland hoygi fanka iyo hargeisa jano 💚🤍❤🙏🌹
@logannnnnn930
@logannnnnn930 2 жыл бұрын
Libaan good fanaaniintan wuuka khibrad wayn yahay sidii fanaan waynbuu u heesayaa
@deqahmedjama226
@deqahmedjama226 3 жыл бұрын
Willka ugu horeyaaa heestii qadayoo waan jecelye xususutii mohamooud kabanleye Maanta dhegsayeye 1:00 duhurimno wlhi
@haldoordumar6770
@haldoordumar6770 3 жыл бұрын
Magaceed heesta orginalkedi
@deqahmedjama226
@deqahmedjama226 3 жыл бұрын
@@haldoordumar6770 Caashaqa ma dhaafnaa Sidii saxadahed uma qadin salax sanag
@SomaliRoyalFamilyonline
@SomaliRoyalFamilyonline 3 жыл бұрын
@@deqahmedjama226 Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaao arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booq waa hubaal waa ka heli doontaa.
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
#SOMALILAND horyaalka fanka horumarka so dhawaynta farxada 5nta SOMALIYED inay thy hdaad igu raacsanty 👉👉#LIKE__IISAR 👍❤
@LaakoTv
@LaakoTv 3 ай бұрын
Wahwah❤Dhalinyaradaan wa hoobalfi wabari o casrigaan jga
@daahircirday1687
@daahircirday1687 3 жыл бұрын
Maxamed maxamuud kabanle markaaan maqlo wqqn iska qiiroodaaa alaya rahma
@sumadqaran
@sumadqaran 3 жыл бұрын
Ana jacaylkeeygii Baladweyne ayaan soo xasuustaa heesaha maxamed kabanle hadiyad iigu keenay, jacaylkii teenager ka😂😂
@marwaanmahadsaman3933
@marwaanmahadsaman3933 3 жыл бұрын
waan dhamaystay waliba anigo ka xun in ay iga dhamatay hesaha aan u bahanahay waa kuwaan iyo fananada tooska hesaha u qaadi kara hambalyo kooxda oo dhan gaar ahaan fikradaka danbaysa abwan Daaha Gaas
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 3 жыл бұрын
Nuuradiin Cali Amaan Fan nooleyaha Hibada dhabta leh, Waxa cajiiba dhamaan heesahan sida uu wada tumayo isagoon midkaliya qaldayn, Kooxdu waa kuwii inoo badali lahaa Waaberi hargeisa hoyga fanka Hore u socda Dayax band... Waqal sido kle
@ozzyduale9303
@ozzyduale9303 3 жыл бұрын
Ma live ayaad moodaysaa sxp way duuban yihiin waxani heesaha live ka sidaa maaaha sxp
@jamalfarah8231
@jamalfarah8231 3 жыл бұрын
Ax yaa nura diin King of cuud
@hamsediiriye1789
@hamsediiriye1789 3 жыл бұрын
Juweeriyo jano waan kuwataa😍😍hore usoo sister
@ebonyjazz1172
@ebonyjazz1172 3 жыл бұрын
Suugan!!!🤩😍 What a classics!🤗 am not knocking anyone of my Somali poeple down "Somali Waam down" but... Somaliland is always the best when it comes Somali music in general🎼🎵🎶😍🤩😘💯🌷I can sleep peacefully at Nite knowing we have young people like this passionate about what they Inherit & the knowledge of who came before them. LEGACY!!! Keep it up🎶🎵🎼💯🎧 Allah bless my People & Hooyo Africa❤🖤💚🤲🏾✊🏾 Ps: We want More!!! Of the classics🤩😍😘
@abdikhanog131
@abdikhanog131 3 жыл бұрын
najax nalka is by far the best!!!
@edebsanaragsan7039
@edebsanaragsan7039 3 жыл бұрын
Saalax sanaagba heesti caawa qaadatay 😍
@mursaladan9239
@mursaladan9239 3 жыл бұрын
Caawa waxan arkaa fanaanka kaliya ee aan aad ka u taagero marka inyar laga tago liibaan good
@xamseaxmad6761
@xamseaxmad6761 3 жыл бұрын
Dayax band koox dhamays tiran inta jecel ismuujiya🥰
@cayuuniciiseciise8420
@cayuuniciiseciise8420 3 жыл бұрын
Cabdikarin ali shah wda🤩🤩🤩
@asadduuni_topic
@asadduuni_topic 3 жыл бұрын
Wow hit songs thanks singers dayax band
@aaminaabdirahmaan9578
@aaminaabdirahmaan9578 3 жыл бұрын
Hubsiimo La Aanta Dookha Dilkisa Jcaylka Weeye Tallada Deg Dega Uqaatey Fudaydka Danbiga Saarey💔😓
@Adoonti__Alle
@Adoonti__Alle 3 жыл бұрын
Ax Khalid dhoobo muxuu sameeyay😰😰
@indhofarasle11
@indhofarasle11 3 жыл бұрын
Cabdi kariin Cali shah iyo Khalid dhobo inaba caadi maaha wilasha
@rodaismail8537
@rodaismail8537 3 жыл бұрын
SOOMAALILAND WAYSIRAADAY💚💬❤💚❤💚💬❤💋💋💋💞
DAYAX BAND QAACI FULL 2020
1:22:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
HEESO SHIDAN IYO XULKA HOBOLADA QARANKA WAABERI BARNAAMIJKA SANADKA 2024
1:25:29
Goodax Media Production
Рет қаралды 19 М.
MUSTAFE KANTE NEW SONG (HEES AROOS)
2:18
Ac Production
Рет қаралды 397
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Qaaci Show 2019
37:40
Tixmaal Media
Рет қаралды 6 М.
SOMALI NEW 2021 HITS
1:39:55
JSeverene
Рет қаралды 30 М.
Barnaamijka Qaaci Show | Mubaarik Oktoober | Astaan HD 2021
27:11
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
QAACI SHOW JIGJIGA SESSION 10
33:21
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 14 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,7 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 17 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 810 М.
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 475 М.