Qaaci Show | Yurub Geenyo, Cabdirisaaq Siciid, Ismahan Xaashi & Qamar Suugaani | Astaan Tv | 2020

  Рет қаралды 1,053,398

Astaan

Astaan

4 жыл бұрын

Martida: Yurub Geenyo,
Cabdirisaaq Siciid,
Ismahan Xaashi
Qamar Suugaani
Cuudka: C/naasir macalin Caydiid
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Bishaar Faamoos
Piano: Maxamed Bulshaawi
Violen: Mustafe Macalin Caydiid
Camera: Mubaarak Jama
Mubaarik Gabyaaye
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Ahmed Abdirahman
Soo Saaristii: Astaan Tv HD 2020

Пікірлер: 769
@abdisheikmahamed3589
@abdisheikmahamed3589 3 жыл бұрын
Yurub geenyo inaba caadi ma aha ha noolaato waan wadanaa
@abdirahmanmahamed597
@abdirahmanmahamed597 4 жыл бұрын
Fanaan somaaliyeed ma heesin oon qoftan ka jeclahay wllhy hadaan wadanki joogo waan lakulmi lahaa sawtu raxma yurub geenyo farxad ku nolow ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@aarka8204
@aarka8204 4 жыл бұрын
Qamar oo lagu daray yurub qaacina loo tumay Waaf caleyk waxan ku tilmamo ma haayo waa another level 🎤🔥
@guleidzultan8235
@guleidzultan8235 4 жыл бұрын
awoood buuxdad sheegatay abti wlhi best legnd qamar sanaciga fanka 🤚
@caydaruuscabdinasir8712
@caydaruuscabdinasir8712 4 жыл бұрын
QAMARKA qamarada waxba lagaama qaban karo 🙏🙏🙏
@mohamedjamma3279
@mohamedjamma3279 4 жыл бұрын
Qamar sugaani haduun baan qaatay markii hore man fahnsanyn lkn waa talented welldone u gotta yes from me
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 4 жыл бұрын
Dadka laxamado kale ku heeso oo heesahan ugu shidana jiran wan arkey qamar wuxu kuso baxay meelan caadi eheen
@ahmedyazin720
@ahmedyazin720 4 жыл бұрын
Are u koddig bro? Qamar is very talent heesaha wuu sameeyaa wuu laxameeyaa wuu ku luuqaynayaa waa free men of music qamar
@asiyambarkat9167
@asiyambarkat9167 3 жыл бұрын
@@salaaniofficial5654 00ĺlo8i08880888088098ĺp
@hako5005
@hako5005 4 жыл бұрын
Hoygii fanka Hargeisa/slnd Maansha allah ✌🏽✌🏽✌🏽✌🏽✌🏽✌🏽
@abdirahmaanmohamedahmed6391
@abdirahmaanmohamedahmed6391 4 жыл бұрын
Yurub geenyo and qamar sugaani♥️♥️♥️♥️💐💐💐🌷🌷🌷🥀🥀
@aom5571
@aom5571 4 жыл бұрын
Woow qamar suugani Ya slaaam wllhi hes soul singer fanaanku wa laba mid dushasu kuwarega midna gudahagu kudurbaaniya Oofcleek ya qamar his voice touched ma soul allya sidokale sowtu rahma iyo heeski labaad 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍 ya heeeesay dee
@wllkaahargeysawi17
@wllkaahargeysawi17 4 жыл бұрын
Meesha fanaaniin qaaliyaa maraysee qamar waa xoogsheegtay astaan thnk u guyd 🙏🏽💚💭❤️💪🏽
@fahadkeynaan9326
@fahadkeynaan9326 4 жыл бұрын
Qadra daahirta xilligan inay tahay shaki iigama jiro yurubey cimri dheer allaha ku siiyo
@reemazal9415
@reemazal9415 3 жыл бұрын
H
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Ciid Mubarak Jamhuuriyada Somalilanders & Reer xamar + reer jabuti + Jigjiga
@HALYEYMEDIA
@HALYEYMEDIA 4 жыл бұрын
Reer NFD maxad uhilmaamtay
@ikraanabdicaraale6369
@ikraanabdicaraale6369 4 жыл бұрын
reer puntland reer galmudug reer jubbaland reer koofur galbeed reer hirshabeelle iyo reer nfd maxa ugu reebtay.lolz waan kula kaftamaa bro ciid mubarak.
@mm.joseph4351
@mm.joseph4351 4 жыл бұрын
@@HALYEYMEDIA soodhawaada wlaal
@HALYEYMEDIA
@HALYEYMEDIA 4 жыл бұрын
@@mm.joseph4351 Waan dhawayahy walal. Adigu reer NFD miyaa tahay??
@mm.joseph4351
@mm.joseph4351 4 жыл бұрын
@@HALYEYMEDIA: Maya ee laakiin reer N.F.D cidinna igama xigto, waayo waa dhul SOOMAALIYEED. Adigaa ah miyaa? HALYEY MEDIA PRODUCTION?
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 4 жыл бұрын
Abdirisak saciid cadi maha number 1 Fanan
@fahadkeynaan9326
@fahadkeynaan9326 4 жыл бұрын
Allah wixi aan qaaci show daawadaba caawa mawaxaad keenteen boqoraddii codka soomaaliyeed allah sidan u jeclahy codkeeda iyo muuqeeda dahabiga ah thanks astaaneey
@rahmaali2050
@rahmaali2050 4 жыл бұрын
Fahad Keynaan waxad tahay nin xeeldheer marhadad garanayso midabka dahabiga ama xareeda dhalinyaro badani magaranayane ee duqbad tahay maladhihi kara sxb wa lamakalaxanaqan Eid Mubarak wllkay
@guleidzultan8235
@guleidzultan8235 4 жыл бұрын
halkan waxan si niyad sami ah uga salamay maxamed clhi diiriye bulshaawi 💯😍 ustaad wlleee
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 4 жыл бұрын
Axyaa cod iyo heeso macqula, big respect yurub Mohamed abdi (geenyo) sawtu raxma, qamarka waalayaabay 🔥,
@gmfamily9173
@gmfamily9173 4 жыл бұрын
Qamar Sugani Mucjisada Fanka☝🏾🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@hadraawialihussein9789
@hadraawialihussein9789 4 жыл бұрын
GM Family Masha Allah
@sundusinaali3034
@sundusinaali3034 4 жыл бұрын
Qamar suugaani caadi ma aha Yurub geenyo👸 eshcalaa sowt iskaga soo cesh cesho ahaa ✨💋🎊🎈🎉
@zackclips3010
@zackclips3010 4 жыл бұрын
Qamarka hirgalay And Sawtu raxma yurub maxamad cabdi geenyo
@hamzzyxubbo8365
@hamzzyxubbo8365 4 жыл бұрын
UsTaad Abdinasir macaLin Caydiid Allaha Ku sharFo Fanki Baad so noolayysay Macalimuu🙏
@ifrahapdi2631
@ifrahapdi2631 4 жыл бұрын
Mucjisada fanka qamar💋 iyo sowtu rahma yurup mahamed abdi❤❤❤❤❤❤
@shaakirhusein1281
@shaakirhusein1281 4 жыл бұрын
Sawtu raxma yurub maxamed cabdi geenyo iyo qamarkii hirgalay gar iyo gar darraba waan idin wataa legends
@mukhtarbaadil
@mukhtarbaadil 4 жыл бұрын
Yurub waa khadra daahir oo 70 kii joogta.
@udgnudgn1991
@udgnudgn1991 3 жыл бұрын
o@@mukhtarbaadil
@abdiayeeyo4102
@abdiayeeyo4102 4 жыл бұрын
Dhagax dhuunta kama dagu dhay ahaad Ku aragta Allow alle qamarkii qarniga muqdisha laga salamaya suldaan ciid wngsn adi iyo inta kula mid ka ah
@wayraxyare9477
@wayraxyare9477 4 жыл бұрын
Yurub geenyo runtii aad Ayaan usharabsanahay Fananad buuxda waaye♥️🙏
@abdirahambashe7009
@abdirahambashe7009 4 жыл бұрын
Yurub geenyo 👏❤ Cabdi risaaq👍❤ Qamar😍 ismahan 😍 Top dheh
@fadxiaxmed391
@fadxiaxmed391 4 жыл бұрын
Qamar suugani %100 C/risaàq siciid /100b Yurub geeyo / 100 Ismahaan xaashi /100
@pestalented8485
@pestalented8485 4 жыл бұрын
Yurubtayda caashaqa l love u war iigu sheega gabadha love ayaan kudareemayaaye😂😍
@princesstasliim6932
@princesstasliim6932 4 жыл бұрын
Yurubteyda cidna lama meel dhigo abaayo codkaga masha alaha waan ku heysta iyo heesahaga qiirada ah calal iyo jaceylba farxad iku nolow walalo sowtu raxmo qalbikeyga aya utahay raxmad
@hibaaqmaxamed5818
@hibaaqmaxamed5818 4 жыл бұрын
Mucjisada fanka qamar suugani & sowtu raxma gurub geenyo
@theonedirir
@theonedirir 4 жыл бұрын
#C.risaaq_siciid heesta uhoraysa uu qaaday inta kaheshay #like ta dhac iigusii 👍👍👇👇
@omaribrahim5264
@omaribrahim5264 4 жыл бұрын
Heesta X-Sahro Ahmed ee ruwaayadii ifka iyo aakhiro hadaad ka heshay hit like walaal
@abdirahmanliban5577
@abdirahmanliban5577 4 жыл бұрын
Yaa yurub waww yasalaaamm👌💜💜 Ramadaan kadib heetii 1aad aan dhagaysto, yaa ila dhagaysanaya 2020, ''Xabaal Nin gala Xaq weeyaanne ileen See Xubii'baa An xagna u Dhicinee" Sowtul Rahma Yurubs Fans😝👉👆👍
@abwaankurlibax5055
@abwaankurlibax5055 4 жыл бұрын
Waxan ahay dadka fanka saxib u ah xiiseeya qamar suugani iyo dawtu raxma yurub geenyo allh hadin xafido waayo codkiina ayaan ku raaxaytay taageero buuxa ayan idiin ahay 🤘
@kingmuzze2125
@kingmuzze2125 4 жыл бұрын
Qamar suugani wlhi cod buu hayaa mncha allha beerku ka heezaya look like cabdi tahlil
@ATRAXofficial.
@ATRAXofficial. 4 жыл бұрын
Qamar suugaani legend baatahe banaanka aga kudhacdey
@hanadabdi6147
@hanadabdi6147 4 жыл бұрын
Dhalan dhool harad ban dhef kadhiganaya
@tusmogaas2889
@tusmogaas2889 4 жыл бұрын
Sawtu raxma Yurub geenyo boqorada fanka casrigaa😍🥰😍
@Ayanabdi7
@Ayanabdi7 4 жыл бұрын
Ana dhawacban Oo dhibtu weyku kaligey Mucjisadii fanka Qamar
@sundusinaali3034
@sundusinaali3034 4 жыл бұрын
Yurub geenyo jir oo joog taageero ban kuu ahay ❤❤❤💥😘👌🙌
@robledahir7585
@robledahir7585 4 жыл бұрын
Www qamar sugani baa ku haystaa ciid wanaagsan🤩🤩
@apdizhakourhassan5944
@apdizhakourhassan5944 4 жыл бұрын
Yurub Mahamed Abdi Walashay walahi waad ku raaxaysatay heesaha khadra dahir
@sharmarkeahmed2932
@sharmarkeahmed2932 4 жыл бұрын
Yurub maxamed cabdi geenyo iyo qamarkii hirgalay❤❤🥰
@idontcare6649
@idontcare6649 4 жыл бұрын
Yurub Maxamed Cabdi YURUB GEENYO Sowtu Raxmadi #HARGEISA Iyo Fagarihii baa is helay HoyGii Fanka 5ta somaliwayn #HARGEISA 🙂
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 жыл бұрын
Layskama ciyee waxaasaa coda maasha allah yurub geenyo fanaanada qarniga noolaw
@sir__cmc
@sir__cmc 4 жыл бұрын
Waa barnaajim aad u fiican Yurub maxamed abdi( geenyo) Sawtu raxma
@Aliali-xg5xm
@Aliali-xg5xm 3 жыл бұрын
Mmo..
@khadarbidixo2030
@khadarbidixo2030 4 жыл бұрын
Qamar suugaani iyo sawtu raxma. Igu salama please reer Somaliland sheegaya💔🤩
@awomaxamuud7043
@awomaxamuud7043 4 жыл бұрын
Hooygi fanka Hargeysa cadey ❤️❤️❤️
@mohamedabdullahimuse5908
@mohamedabdullahimuse5908 4 жыл бұрын
Cawa habenka wa ino qurxisay inta igu racsan like i sara😀😃
@Hamse_Dualleh
@Hamse_Dualleh 4 жыл бұрын
Astaan Cable, waxaan ka codsan lahaa hadday suuragal tahay, fariintaydana ay arkaan inay inankaa Cabdirisaaq Siciid la dhaho keligii Barnaamij "Qaaci" ah noogu qabtaan. Ninkaasi waa hibo malaasan. Hibada wuxuu kaga daray heeso xulashada iyo siduu heesba heestay ka mac tahay u soo qabanayo. Awliyo Alla dheh!
@Geedi143
@Geedi143 4 жыл бұрын
Wallee waa kugu raacay
@engjaamcxusen6801
@engjaamcxusen6801 4 жыл бұрын
inaba caadi maaha.laysma xaqiree wuu dhamays tiranyahay.
@mowliidabdullahi859
@mowliidabdullahi859 4 жыл бұрын
Sxb macaan isku qalbi ayaa nahay waad ila aragtey runtii maasha alaah wan jeclahay a.risaaq waxbaa iiga dhecmuuuqda runtii
@mowliidabdullahi859
@mowliidabdullahi859 4 жыл бұрын
A.risaaq siciid ayaan wataa la isma haqiree waa haybad talented waxaa kaga sii daran sida uu usoo hulanaayo heesaha mucjisada ah dareenka le kuwaasoo fanantiintu badankood anan ku dhiiran karin sxb sare horey usoco nooli kulantee
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 4 жыл бұрын
Waan kugu raacay
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 жыл бұрын
Laba fanaan an taageero Sowtu raxma yurub geenyo iyo qamar suugani hees islasoqada bal adban idin tagera ❤❤❤❤❤❤👏👌🙏🙏
@guleidzultan8235
@guleidzultan8235 4 жыл бұрын
ustad clnasir ustaad macalin caydiid legned 🤲
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Qaaci show love you keep the flame burning for those we lost st
@Caliya2020
@Caliya2020 4 жыл бұрын
Hoygii fanka HARGIESA yàaaaaaaa salaaaaam sawtu raxma, Abdirisaq iyo qamar 😘❤❤
@fahadkeynaan9326
@fahadkeynaan9326 4 жыл бұрын
Heesta y,geenyo waxn dhageysty 20 goor waana ka dhargi la,ahay no1 female siger
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 4 жыл бұрын
Waaaw heesti xasuusti Cabdi Tahliil Warsame ( jirjirka iyo dartaa baan jeegada u aalaa )
@alhashmi000
@alhashmi000 4 жыл бұрын
bismilahi wlhi qamar wax aynu aragnay maha awood sheegasho caadiya wlhi bilahi 🥺🥺🥺🥺🥺
@kobciyewarsame6119
@kobciyewarsame6119 4 жыл бұрын
Yurub Geenyo hadeysan noo badali laheyn fananada ugu jeclahay inta heesta Khadra Dahir Dholy heesaba ma sii dhageysteen Qamar sugaani asna heesta horee inuu nasoo xasuusiyo C/qaadir buunis ku mahadsanid well done Ciid wngsn Soomaali maxamad❤️❤️
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 4 жыл бұрын
Ciid Mubarak Sowtu Raxma Yurub Mohamed Abdi ( Geenyo) Waa Inanta ugu Cod Macaan Hablaha dambe ee Heesa Anigu Waxn idhahda Waa Khadra Daahir Oo Yar
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 жыл бұрын
Yurub waaa boqorada codka
@huriyeofficialchanel2933
@huriyeofficialchanel2933 4 жыл бұрын
Yurub geenyo halkeeday dhigaysaa inankaa cabdirisaaqna wllhi waa best fanaan qamarku halkeeduu ismahaana fanaanad cod dagan weeyi qaaci sho waaan idin wataaa
@najibabdulwahid4027
@najibabdulwahid4027 4 жыл бұрын
Waaaaw yarub geenyo wlhi codbaa ku dhamaadey barakow hno
@axmedliibaan4307
@axmedliibaan4307 4 жыл бұрын
Qamar hore iyo qamarkii dambe wiil wax laba na tusi kara never give up 🙏🙏🤚
@nimcocabdilahi3554
@nimcocabdilahi3554 4 жыл бұрын
Yurub geenyo iyo cabdirisaq caadi maah 👍👍
@abdishakurhussein6777
@abdishakurhussein6777 4 жыл бұрын
qamar yarka kale ka cod mcn xaqiraad halkaas iska dhig 👌👌✌
@nimo745
@nimo745 4 жыл бұрын
Aad iyo aad, qofka heesyaa waa inuu codkiisa dabiiciga ah ku heeso, qofku haduu afka qalqalociyo oo qoortana ruxo cod aanu lahayn ayuu raadinayaa. Bal yurub u fiirso, qofka fanaanka ahi ismaba dhibo.
@idilomar7021
@idilomar7021 4 жыл бұрын
Xaqiiq wlhi
@maxamad45abdiraxmaan99
@maxamad45abdiraxmaan99 4 жыл бұрын
Nimo Sahil xasan aadan wuxuu ahaa mid ka mid ah faniintii ugu fiicnayd ee fanka somalida soo maray waligiina deganaan uma heesin oo wuu is qolqoloocin jiray qamarna waa xasanka sanadkan wlle
@muniir3654
@muniir3654 4 жыл бұрын
@@maxamad45abdiraxmaan99 ma heesaa Xasan oo laba cod ku heesaya halkiisa cod ee guuxa ah buu wataa lkn qamar sugaani marba cod buu la yimaadaa
@narurochannel512
@narurochannel512 4 жыл бұрын
Wilka kowadba kacod mcn qamar
@yahyejama1112
@yahyejama1112 4 жыл бұрын
Cabdirsaaq siciid codku waa hibo ilahay bixiyo msh allah ilhy ha siyaadsho iyo yurub geenyo inta tageerta like ii sara oo ka heshay❤
@Hanuudi
@Hanuudi 4 жыл бұрын
Yaa salaam Qaaci Show waad mahad santiin🙏🥰
@fartuuncabdale1861
@fartuuncabdale1861 2 жыл бұрын
Adiguna waad mahdsan tahay huppy
@khalidcstr9419
@khalidcstr9419 4 жыл бұрын
Yurub iyo qamar sugaani halkeeda ayd dhigteen i liked
@ahmeduabdille
@ahmeduabdille 4 жыл бұрын
Yurub Geenyo 100 geela iyo 10 Fardaa waa ka bixin lahaa 🥰🥰🥰 love you🥰🥰🥰
@nuuraqosolwanaag9476
@nuuraqosolwanaag9476 4 жыл бұрын
C/:risaaq sicid wa fanan buuxa xaqiiqtan ✅
@naasir4so249
@naasir4so249 4 жыл бұрын
Hadii Aan Wax KU Dar Sado Waxaa Wacnayd In Music Band in ay Xdhaan Shaal Iyo Mcwiis io Shati Bay Ku Wcnaayeen In Raga Dhaqanka Muujiyaan...💕❤️
@safiabashiir5491
@safiabashiir5491 4 жыл бұрын
Sowtu raxma yurub geenyo wan wata gar iyo gardaraba codba ku dhaca inanta wiilka ilkaha cas isna waa laandheere banan degey ✅✅✅
@alonewolf4883
@alonewolf4883 4 жыл бұрын
❤ sawtu raxma Ilayn kama jiifsan karo Jacaylku waa ba'anyahee
@yaasiinahmedmohammedxarrag4035
@yaasiinahmedmohammedxarrag4035 4 жыл бұрын
Yurub baan kuleh khadra daahir Waala bareejeeyey waaaw
@zeinabmahamoudmahamed9970
@zeinabmahamoudmahamed9970 4 жыл бұрын
Yurub geenyo xogaa waa caatawday
@abdirahmanmohamednor8119
@abdirahmanmohamednor8119 4 жыл бұрын
JYM ayey gashay😂😂😂hhhhhh
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
Sidanay ku qurux badan tahay
@libanabdirahman3474
@libanabdirahman3474 4 жыл бұрын
Me too bro
@nadyace6250
@nadyace6250 4 жыл бұрын
Yurub geenyo waad nuuraysa maansha aalhh
@suleiman1537
@suleiman1537 4 жыл бұрын
C/rizaaq iyo Yurub 👍
@rinaadabdalla9026
@rinaadabdalla9026 4 жыл бұрын
QAMAR SUGAANI mucjisadii Fanka 🙏
@omarmungani7989
@omarmungani7989 3 жыл бұрын
The master of music Mr bulshaawi iyo legends walalaha " she is my favorite fanaan yurub genyo" xusuustii AHN cumar dhuule by Osmaneto
@bagadsiin2274
@bagadsiin2274 4 жыл бұрын
Geenyo Top Heestii Khadra dahir Barteeda ayay dhigtay
@degalkacw3076
@degalkacw3076 4 жыл бұрын
wooof calayk dhmnt fananiinta musitionka iyo Astaan ba Go Forward TV himilo Fog Insha allaah Mar uun Waan kamid Noqon Hawl wadenadiisa Waa tv Aan jeclhay programadiisa
@xamzikofficial5430
@xamzikofficial5430 4 жыл бұрын
An aduunka joogo ha i gaynin akhiro woooow qamar sugaani halkeedibu dhigay intii igu racasan like igu qabo
@7aydarus
@7aydarus 4 жыл бұрын
Yurub geenyo waa Fanaanada kaliyee Ii badashay Khadra daahir cige khadra dhool fanka Meelbay kaga soo hadhay
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
Waa sidaa caydaruus cali habro-wadaag.
@qamarcali1633
@qamarcali1633 4 жыл бұрын
Mid Sidaa daruurtii da'day ii Hillaacdaan deydayaa ma daalee. Midkey laabtu doontaa deydayaa ma dalee. Isna ima daryeeloo anna kama danbeeyee waa laygu dowgalay. Mid sidaa dabeyshii duufaan ii qaadaan deydayaa ma daalee. isna ima daryeeloo anna kama danbeeyee waa laygu dowgalay. Heestaan Qofkii ay dareen ahaan ay wadaagaan Sideyda dheganaha ku Cula. Like-ta hala bakheylin .
@axmedwalimocabdilahi2811
@axmedwalimocabdilahi2811 4 жыл бұрын
Yurub geenyo wlhi cod mcn waa looga Hadhay
@mustafatess8298
@mustafatess8298 4 жыл бұрын
Dadkii fanka iska lahaa ayaa cawa meesha ku kulmay jawi kale ayaad na galiseen 😍😍🤩
@abdifatahmuseofficial5540
@abdifatahmuseofficial5540 4 жыл бұрын
Pqoroada codka Sawtu rahma Yurub moha abdi Qaaci io wx wlba ay qaado wlhi codkeda halaasiga is badali mayo Mnzha alh Sawtu rahma💯❤✊
@zahroabdihashi4402
@zahroabdihashi4402 4 жыл бұрын
Masha Allah badirizack said baqorka cadka iyo yurub geeyo hooyada jacylka masha Allah qamar iyo ninantakale🏖🧱
@husseinosman6705
@husseinosman6705 4 жыл бұрын
ciid wanaagsan soomaaliweyn I LOVE YOU
@Ayanabdi7
@Ayanabdi7 4 жыл бұрын
Wan dalney San u sugayney Sawtu raxma Yurug genyo Legend qamar sugani
@guuleedabdirahmaan4681
@guuleedabdirahmaan4681 4 жыл бұрын
Weeey Qamarka Qamarada 👌👌👌👌👌
@buuhofficial75
@buuhofficial75 4 жыл бұрын
waaaaaw yurub maxamed cabdi sawta raxma no 1 ayaan siiyay
@niciimaqalbidhaya4287
@niciimaqalbidhaya4287 2 жыл бұрын
Qamar suugaanni HEESTAA CUMAR DHUULLE wuu ku ka shif may wlleee cadhaaba iga qabatay siduu ugu ciyaarayo
@yuusufaxmed4781
@yuusufaxmed4781 4 жыл бұрын
Woow Qamar suugaanii baan wataa
@addiwaye9234
@addiwaye9234 4 жыл бұрын
Dhaman heesihii Khadra Dahir siday ahaayeen ayaa loo qaaday mashallah. Waxan khati ka taagnaa qolo aanan isku howlayn xitaa inay ereyada soo xafidan.
@akahiye22
@akahiye22 4 жыл бұрын
Mahadsanid Astaab Tv Boqorada Codka Yurub Geenyo Sowtu Raxma, Musikaystayaasha & Dhamaan Fananinta kale .....
@YoonisAhmedsaleh
@YoonisAhmedsaleh 4 жыл бұрын
Yurub Maxammed Cabdi, Allah codka ha kuu barakeeyo wanaagna ku noolow sxb.
@dekamohamed8403
@dekamohamed8403 4 жыл бұрын
Abdirsqaa mnchlha wlalo go fowerd 👌👌👌👌👌
@ilhaanmalay9194
@ilhaanmalay9194 4 жыл бұрын
Qamar sugni❤ Wa dhamowe jecelka dheldhelsanayeh❤ Eid mubrik
@cabdirisaaqyare7219
@cabdirisaaqyare7219 4 жыл бұрын
Ma dawaadeen hadi yurub geenyo ku jiri laheyn sowtu raxma xasuusti Maama qadra Inta yurub darteed udawatay like saar
@CAWEYS.
@CAWEYS. 4 жыл бұрын
Yurub iyo Qamar wax kale weeye 🔥
@dr.niciimacawke4822
@dr.niciimacawke4822 4 жыл бұрын
Abdirisaq mashala allah cod ku dhan asal
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 4 жыл бұрын
Qamarka waan kuwadanaaa
@nasirawil1232
@nasirawil1232 4 жыл бұрын
Ismahaan xaashi inkastoon aqoon aanan ulahayn halkeeday dhigtay markaan qiimeeyo afartooda the best one voice
@ahmedabdillahi25
@ahmedabdillahi25 4 жыл бұрын
Woow qamarka suugaanta amazing❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Kharyeuk
@Kharyeuk 4 жыл бұрын
Naagta fanka hibada u leh wa ayaa sowtu raxma codka meel dheer kan doonto hibadu isma qariso xabadii magoool ayaan ka soo salamaya sowtu raxma
Yurub Geenyo Xasuustii Khadra Daahir 2020
10:06
Future Brothers Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 23 МЛН
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 4,3 МЛН
Barnaamijka Qaaci Show | Mubaarik Oktoober | Astaan HD 2021
27:11
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,1 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
AYAAN WADANI HEESO XUL AH 2024
1:04:27
Nasir Production
Рет қаралды 180 М.
DAYAX BAND QAACI FULL 2020
1:22:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
Qaaci Show | Khadar Keeyow | Astaan Tv | 2020
20:40
Astaan
Рет қаралды 1,1 МЛН
Full Barnaamijka live Qaaci show Dayaxband 2021
1:32:12
Waqal WStudío
Рет қаралды 312 М.
YURUB GEENYO 2015-2016  BEST COLLECTION SONGS
45:26
Xusuus media
Рет қаралды 1,2 МЛН