No video

😱 GABADH GIFT TIKTOK DIRTA AYUU RIKAATO VIDOE KA DUUBAY SI UU LACAG UGA QAADO 😱

  Рет қаралды 31,134

M•Somali Tube

M•Somali Tube

Күн бұрын

@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS ​⁠ @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

Пікірлер: 89
@user-vc2bu5dt7h
@user-vc2bu5dt7h 2 ай бұрын
Daahir illahey ka cabso wiilkan kuma caynin igu cadee uu ku yiri alle ka cabso daahir gabar raxweyn hau gafin waa gabdho sharaf leh
@Yusro557
@Yusro557 2 ай бұрын
Daahir iyo Nagahan baas ee faraha uu kahayo ee kujira boqor daahir dhaha😳Allaaah ayaa boqor ah👈
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 2 ай бұрын
Ninba helay dahir 😂
@najma8198
@najma8198 2 ай бұрын
Daahir wiilka wuxu ku yiri cadenin keenin ina qof nabado mahaan waxa meesha ka cada ina waxaba meesha ku hayin wiilka wuxu ku yiri cadeenin keenin cadidina ma heesti maxkamada waxa ka ma ogadi daad lacaga u ka cunin waa maxakmada asga u furin daadka lacaga ka cuninin hadi maxakamada u furatahay u run sheegayo muxu u dajiya wiilka waxa cada ma igu heesa bu yiri matahay dhaan wuxu ku haya maxakamadamarmarsiyi waxa sheegto cadeen shaqiso waa nin lacaga ku radin maxkamada tuugta la yirada hada dulqadinin daad ha soo qaban naagta rufiyata soy soy nagta xashasha cabta yee. bohol ka tuurin waar been ku keenta naagta beelo hiiran iyo soy soy waa naago waxa ka hayo isma dhaa qajiran waa ina amirkis qadan ila raga badan rikado ku heesta baal arga raga u nakinin wiil wuxu ku haya cademo keenin muxu mar ba meeli u qabsan wiilka shaati ha ka wasaqinin
@umnalka7740
@umnalka7740 2 ай бұрын
Walaahi waxaa qasaarey ninkii daahir calasow cadaalad usoo doontey Aakhira saban waaye
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 Ай бұрын
Waa aduun aakhiro sabaan ah.Kuligood waa luusaris
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 ай бұрын
Aniga naag eelaay ah baan ahay naagtii is qawisa nin isu sawirtaa cid looma haysto jidka soo dhiga ragow daadir haday jirto gabadhaa adigay ku taala sidad yelayso naag raxwaynay dabada ilaasho wiil ku doodaayo ma jiro wiisha hanaga cebeen
@maryaneymaryaney2134
@maryaneymaryaney2134 2 ай бұрын
Af taaga , ka joojiya Daahir. Wiilkaan. Nal aa. Ku shidan Wuuna khalkaley. Isheeg hadal ma aha. Maxaa la igu heestaa dheh???
@aminaguled8745
@aminaguled8745 2 ай бұрын
Maxkamadaan xagay ka diiwaan gashantahay ma meel dadka lagu handaa daahir dadka kama caqli badnid ee jooji handadaada kofkii kuu jilcsan wadwado qofkii kalana nabad helyosii adaa maxkamad in lagu saaro ku wanagsan cadaalad waa tii rabi
@luuldorre2383
@luuldorre2383 2 ай бұрын
Kkk walee mantu ceebobay dahir dhareerow dhaandhaan war ka nawab su Sasha
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 ай бұрын
Dahir Calasaw Arsaaqadi meel xun ayay ka gashay
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 2 ай бұрын
Dadka uma yeeran ee ayagaa soo raadsada
@naimaali4514
@naimaali4514 2 ай бұрын
Wiikan waa ka saxsanyahay maxkamada daahir igu cadee ceeb ma ahan ku cadeeya ama ku kalataga meesha 😂😂😊
@Ayyaan1986
@Ayyaan1986 2 ай бұрын
Maxkamaduu xiita Saturday ma furaantahay
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 2 ай бұрын
24/7 waye 😂
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 Ай бұрын
Kkkkkk waa ka raayay .Maxkamadeey xaal qaado ,Waa naago iyo niman maafiya ah .Ufff ,Soomaali bal kuwa daahir u hoos fadhiisanaaya .
@saidaali412
@saidaali412 2 ай бұрын
Allaha ayaa boqor ah
@Amineta.0
@Amineta.0 2 ай бұрын
Naagahaan baas EE dahir unacableeyo ma faruukahaayaa
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 2 ай бұрын
Yaa lysan kuusiyey maxkamadan?
@tifowomar4929
@tifowomar4929 2 ай бұрын
Niyahow illahey aan ka cabsano cadeenta keen lagu dhahy cadentaa mkentid mxaa la qeylina yaasa adi maxkamad kaa dhige😂😂😂
@naimaali4514
@naimaali4514 2 ай бұрын
Daahir haday maxkamadaan tahay run hassan shaikh maxamuud keen ku saar mowtada la canshuurayo Markaas ayaan rumaysana adiga iyo qoomkaga mowtada u hiili 😂😂😂
@dekaltoss1129
@dekaltoss1129 2 ай бұрын
Daahir waa farakh halagu laamo siduu ku yimiday aduunka
@abdulahiesse5946
@abdulahiesse5946 2 ай бұрын
Daahir jooji handadaada hadiikalle.Amisterdam filinkiini lagaga duubay makeenaa.?
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 2 ай бұрын
Isbaaradii xamar ayaa maxkamad loo badalay nimankaan hoos ka hadlaayo iyo keey u nacamleeynayaan waa wado boog waa kuwii gabdhaha caayi jiray qaawin jiray idinkaa in nili maxkamadeeyo ayaad mudantihiin
@unitedtube1595
@unitedtube1595 2 ай бұрын
Dahir Baanlow
@younusmahamoud9784
@younusmahamoud9784 2 ай бұрын
Dahir calasoow oo copy Yeeyay😅😅😅 Janaral Shuute
@MaxamedXuseeyn
@MaxamedXuseeyn 2 ай бұрын
Benta dahir gaHaa ilaga khabo makamada benta ee lumina u Mada Tala lagado gir Shakira ka kabsa ku waan
@abdulahiesse5946
@abdulahiesse5946 2 ай бұрын
Kkkkkkkkj
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
MAXKAMADAAN DAD BADAN AYAAN RABA INAN KENO
@alijama3401
@alijama3401 2 ай бұрын
DULMIGII OO QOF AH. YAAB. ILAYN WAAIIDU WAY NOOCYO BADAN TAHAY
@user-ik2fq5hv8g
@user-ik2fq5hv8g 2 ай бұрын
Maxakabada Daahir Waa Tii Badbadaada Looyar Male Racfaan Male Anbiil Male
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 ай бұрын
Gabdhaha raxwayn kuwo siilkoda loo ilaaliyo ma aha daahirow
@billeabdi1061
@billeabdi1061 2 ай бұрын
Waa sax walaashey
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 2 ай бұрын
Maxaa kudiidi hadii gafka kadaa ladhaho nimankaan
@user-ek3pc7ud6f
@user-ek3pc7ud6f 2 ай бұрын
Yaa u dirsaday muu caruurtiisa agaado
@drr6012
@drr6012 2 ай бұрын
Daahir maxkamada dad lumay ma soo raadisaa
@salebanomar76
@salebanomar76 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 yaa ila yaabay 😂😂😂
@user-mg5lm4bf1c
@user-mg5lm4bf1c 2 ай бұрын
Wax cadeyn ah mahaayo tuuga daahir malin hore labursaday sooy
@nadiaahmed3488
@nadiaahmed3488 2 ай бұрын
Dahir mawaxad isimodayis inad tahay dawlad sawekan aad ad mash Ku dhajisayin mah Somali wa dad nasab oo reer harara ah Allahi kuabortay ka baqo rahawyin iyo somalia mah dadkan aa ka sar Wad soooooo walanayis view radasi darted.
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 2 ай бұрын
Boqor dahir kuteh habrahan walan ayaga wax laga hayaa uuf
@fatuuhussein5233
@fatuuhussein5233 2 ай бұрын
Wa mxy noloshani😂😂xta hdu saxan yhy daahir ma aamino,wxa igaga daran kuwa markhati beenalaha u ah daahir kkk
@axmedweyrax6556
@axmedweyrax6556 2 ай бұрын
Hhhh Xasan Maxkamad jeclaa bizzinka 😂😂 Mida kale Naagaha Uu tuugziga U raadiyo oo wax ha Loo soo diro dhaho Faa,ido wayn buu ku qabaa wayo hdii gabadha 5Kun shan kun ay hesho azna shan kun 5k buu helaa ileen qolkiiza waye waxa lacagta Lagu soo diraayo😅😂😂
@nnpcat625
@nnpcat625 Ай бұрын
Vidoe saas looma qoro waa khalat
@sofiafarah-md8ey
@sofiafarah-md8ey 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkk
@billeabdi1061
@billeabdi1061 2 ай бұрын
Daahir please meereysiga daa ee caden baa laga raban
@luuldorre2383
@luuldorre2383 2 ай бұрын
Asc daahir candho madaalo ma xishodo lmiyaa waxu ma imnu caraan war ma kamad adiga u baahane wiil ka waxuu ku weydiyo ka jawaab. War wuxu ma sixiroola maxa dadku arki wayen
@hodanelmi6876
@hodanelmi6876 2 ай бұрын
Mooryaan waaye tuug
@DahirOsman-iz1fd
@DahirOsman-iz1fd 2 ай бұрын
Ninka iska dhici hatuugine
@chainedenadiaquali625
@chainedenadiaquali625 Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@DahirOsman-iz1fd
@DahirOsman-iz1fd 2 ай бұрын
Ninka kajidbax
@billeabdi1061
@billeabdi1061 2 ай бұрын
Dahir wiilka wuu kaa saxan yahay cadeenti keen
@xamralive
@xamralive 2 ай бұрын
kkkkkkkkkkkkkk Maxkamad aa Yaab
@luuldorre2383
@luuldorre2383 2 ай бұрын
Max kamadu ma miduu dadka ku sixro aqonso kulaha maxkamada ma shekada sixirola yaasha war nagahu ma dabada daahir fabadiisa
@user-ts6rr7en6c
@user-ts6rr7en6c 2 ай бұрын
😂Adunka somali ugu waalan😂😂😂
@Amineta.0
@Amineta.0 2 ай бұрын
Daahir maalinbo qabiilbuu gabdhahooda soo qaataa Si uu U aflagsadeeyo war Iska qabta ninkaan
@MaslahBarkhadle
@MaslahBarkhadle 2 ай бұрын
Ninkaan waalgu ciyàray inta laga rabay laga helay
@sofiafarah-md8ey
@sofiafarah-md8ey 2 ай бұрын
War oday 60 jir ah ayaad tahaye orod cibaadeyso
@housseindhereh1722
@housseindhereh1722 2 ай бұрын
Maxakamada dahir alasow shegayo halkay kashaqaysa may leedahay sharciyad oqonsii ah
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
WAN AMINSANAHEY MAXKAMADA IYO GARSORAYASHA
@drr6012
@drr6012 2 ай бұрын
Maxkamada dadkey heat ka gaarsiineysaa 😅😅😅
@qaansoroobeedmedia2549
@qaansoroobeedmedia2549 2 ай бұрын
Dameeer calasow adiga iyo maxkamadaaada dameeraha iga dheh
@fatal2340
@fatal2340 2 ай бұрын
War daahir calasow dambiga aaqiro intuu ka gdlayaa
@luuldorre2383
@luuldorre2383 2 ай бұрын
Beentisi waa laga dabatagay lax qowracan gedo kama wabato subxalah nagtu kulaha boqor dahir dheh waxasa tagaro laga dhaha
@Amineta.0
@Amineta.0 2 ай бұрын
Maxkamadaan Baas xagee laga xukumaa horta
@Amineta.0
@Amineta.0 2 ай бұрын
Ninkaan wuxuu kameseer sanysyey shuute
@khalidxuseen3935
@khalidxuseen3935 3 күн бұрын
kadab tahay ninkas wad ka gar daran tahay
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 2 ай бұрын
Tiktok maxkamad ku taal😂
@Amineta.0
@Amineta.0 2 ай бұрын
Dad uu been Ku haroowdaduu rabaa uu handado faraan kaa haayo camal waxaasuu dad ku waabsadaa
@user-df6hw9xr8e
@user-df6hw9xr8e 2 ай бұрын
Dadir meshan qof le lagu so dhaga ben ah they make money & views wana lakala gosana dadkan mesha fadhia wa wada looser ma shaqeys tayal nothing
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
RAXAN WEYN QABIIL MA AHA WA DAD ISKU TEGEY WAXA KA BUUXA HAWIYE SHIIKH ADAN MADOOBE WA HAWIYE
@zakuuka207
@zakuuka207 2 ай бұрын
Isku afba ma nihine side ku noqonaa Hawiye futo madoobe😂
@II-vd4ih
@II-vd4ih 2 ай бұрын
Cadeenta keen ayaa la leeyahay maxoow isku waal waalaa waa in oo cadeenta keenaa waa beenaale nahaab ah 😂😂😂😂
@sahroxassan6814
@sahroxassan6814 2 ай бұрын
Dahir calasow umada waa dhibay bal ka waren handada u wado war ka deji sawirka wiilka yar cadeyn hadad heyso so daay maxad la miic miceyneysa ma u cadeysid warka umada alaha ka qabto
@cabdulaahimahamedcali2186
@cabdulaahimahamedcali2186 2 ай бұрын
Nacalaa maxkamadaada kuyaal umada kaleexo
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 2 ай бұрын
Gabdhaha soow taad timaha ku dhaganeed niciimo jookar gabar ma aheeyn miyaa wtf maxkamadu waa xay adigaaba qabiilada somaliyeed iyo madaxdaba caayee horta adiga nadiif ma tahay ?
@DahirOsman-iz1fd
@DahirOsman-iz1fd 2 ай бұрын
Kkkkkkkk iska Celli sheydaanka
@DahirOsman-iz1fd
@DahirOsman-iz1fd 2 ай бұрын
Hasbro.waalan.ayuu.khol kuxareystay
@DahirOsman-iz1fd
@DahirOsman-iz1fd 2 ай бұрын
Kkkkkkkkk hhhhhh.kkkkkk
@zuzanali5962
@zuzanali5962 2 ай бұрын
Been lasoo dhoodhoobi waaye waxaas dahir haduu run sheegaayo why codka uu willkoo saaran oshide waaye😮
@hodanelmi6876
@hodanelmi6876 2 ай бұрын
Beenloow
@II-vd4ih
@II-vd4ih 2 ай бұрын
Daahir Calasow waa boonaale dadka in oo sharafta ka dilo ayuu rabaa waana beenaale.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
WAR RAXAN WEYN QABIIL MA AHA WA DAD ISKU TEGEY O LUQAD ISKU GARTA BOQOLKIIBA SAGASHAN WA HAWIYE
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 ай бұрын
Waad hurudaa awoowagii ku qarban jiray waxa waa dhintay aduunka la soco aduunka
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 2 ай бұрын
Daahir beenaale
@abdisalanibrahim1457
@abdisalanibrahim1457 2 ай бұрын
Kkkkk
Ninka Somaligaaa Gaalka Ii Dhaama Aisha Iyo Naciima Somalida Waa Naceen
20:30
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 50 МЛН
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 48 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 56 МЛН
XUBINTAYDII DAREENKA AYEY IGA JAREEN SAY WALAAHI MUQDHISHO LAGU DHIBAY
16:34
NAXDIN: WILKI ABGAAL OO DAHIR WAREYSRAY
15:29
Somali Tik Tok
Рет қаралды 36 М.
GABAR BESHA SACAD AH OO DAHAB IYO 11k$ LAGA DHACAY OOHIN AFKA FURTAY
30:17
MAXKAMADA DAAHIR CALASOW GABADH CAAWIMO KA DALBATAY DHAGAHA KA FURAYS TAY... .......
19:08