No video

Gabadhani Inay Ninkeedii Uga Carartay Arintan Ma Ku Saxsantahay? 🤔

  Рет қаралды 12,350

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Layla South London
+44 7538 579481
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Sweden: Saadia Osman
Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Nairobi, Kenya
0722997917
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
0907635086
Jigjiga
+251 91 574 4595

Пікірлер: 104
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 3 ай бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 3 ай бұрын
Mashallhe my sister u are so funny 🤣 ❤
@nuraadam3745
@nuraadam3745 3 ай бұрын
Asc wll cayida nagada somalidu ma wadaxuma
@deenahspace7754
@deenahspace7754 3 ай бұрын
Markaa yaraa hooyo igu tiri wadaadka dariska raashin ugee markaa sii socdey ayaa walashey igu tiri albaabka udhig oo hagalin guriga Markaan ugeeyey ayuu igu yiri qolka iigee markaas ayaan dhulka dhigey oo is iri bax ayuu iga soo daba cararey macawista ayaa kadhacdey lugaha ugashey maahee woo iqaban lahaa 😮anoo naxsan ayaan soo laabtey walaashey baan usheegey hooyo ayee usheegtey my Hooyo was shocked and next day he came around and my mom said to him never come to our house I was proud for my mom and I thank my sister saved my life Allhamdulilah
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 3 ай бұрын
ALLAAH Ayaa ku Jecel Subhanallaah waa Shacab Xanuunsan intoda badan Nimanka somaliyed xataa Sheeqyadodu ilmaha wey kufsadan masjidka Dhexdiisa marka ha Aaminin Hadii nin Sheeq iskaga kaa soo dhigo Kacarar Somali Culimo Mahaystan Sharka ayey xirteen Yahuu
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 3 ай бұрын
Kaas in sunn cuntada loogu daro bey aheed. Ineel dulmiland sharci caruuraha ka qabta maka jiree.
@Cadar49
@Cadar49 3 ай бұрын
Cimrigii ilahay bixinaayaay baa caay noqday Subxanalaah qofkii ilahay cimri siiyo oo maalinwalba waaga u baryo hadana da diisa inkiro mise is yareeyo waa munaafaqiin Jisaariin ah
@malakaaay
@malakaaay 3 ай бұрын
markaan qiimeeyey Ninkaasi waa Zaani . 2 sifiican beey yeeshay iney ka fogaatey kaas⚠️ 3 waa iney caruurteeda baaritaan ku samayso ‼️⚠️ 4 yeey ka yeelin inuu kusoo laabto‼️⚠️ iyo maslaxaad been been ah 5 waa iney caruurta si xigmadeysan oon ahayn ma aabihiin baa idin taabtey how baartoo how waraysato . ‼️
@MaryamAbdi19April17Sep
@MaryamAbdi19April17Sep 3 ай бұрын
Way jiraa Wiilal wanagsan oo Abalkooda la gudi karin . My brother 24 years old look after my 2 daughters changed naps and support hygiene including shower . My 40years brother who is father of 3kids also done everything for my kids Wlhi . I’m so grateful to them. (Somali women in Family says to me don’t do that . Sidee ugu amintay gabdhahaaga) I say I trust them more than anyone. Alhamdulilah. Wilasha allah no barakeyo wanagsan ❤❤
@nimam7846
@nimam7846 3 ай бұрын
Ayaan dhow duleyste an arkay xaaskisi hore inan yar oo ay dhashay bu markasta wuu ka hadlayey inanta yar wa 11 jir marka wan ka shakiyey waayo caruurtisa kama hadlayo. Inanta yar quruxdeeda iyo bu ka hadlayey Iyo hadalo kale marki danbe inanta yar caruurtisa may so raaci jirin berigi hore way u iman jirtay. Ilaahay duleyste caruurta haka qabto
@shukrimohamed3832
@shukrimohamed3832 3 ай бұрын
Allah ! maxaad runsheegtey walaalo, xataa Qaar ban kastuumo xiran jirin.
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 3 ай бұрын
That's why I got confused once I interacted with our people. Thanks God iam kenyan at heart. It's good to be authentic and be your best at any age. 50 year old is better than being g 20 in all aspects.
@FaadumoMohamud-eq3de
@FaadumoMohamud-eq3de 3 ай бұрын
Goaankii ugu wanaagsanaa ayay qaadatay haday katagtay ilaahay sharkiisa dadka haka qabto
@Fadumo-nx4gy
@Fadumo-nx4gy 3 ай бұрын
She is smart to coucht him good for her he isn't deeply if he know about that it was a ptoof
@fadumocilmi9646
@fadumocilmi9646 3 ай бұрын
Duleyste wataa ilmihiisa loga baqay subxana allh 😮😮😮😮
@malakaaay
@malakaaay 3 ай бұрын
inuu ilmaha wax ku samayn jirey oo uu wax wax baray oo ay qarinayaan xataa waa suurag ee Gabadhu ilmah ha waraysato. caruurta qaar baan wax ba sheegin waxkasta hadey ku dhacaan gaar ahaan wax yaabahaas argagaxa ahee xun caruurta qaar baa qariya oo ka xishooda iney sheegaan😢 hooyadaasi dirqi beey ku baxsatey 😢
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 3 ай бұрын
​@@malakaaay Subhanallaah 😢waa Naxdin Yaa Rabi Duleyste Shartiisa Naga Qabo Aamiin Yaa Rabi
@hamdiegal889
@hamdiegal889 3 ай бұрын
Dhulkooda dhaldhalaal abaar ninkiisii soogubay kukale❤❤
@liinmango3656
@liinmango3656 3 ай бұрын
I love how you said dad smart aya ii dawada, you damn right. Actually the police know about who is in the dark web.
@amanijama9597
@amanijama9597 3 ай бұрын
Lovely background Fathia Mansha Allah
@amanijama9597
@amanijama9597 3 ай бұрын
Walahy that’s what I said when I went back home if you show kindness to each other it will rain all the time. They kicking the poor cats, some cats are blind because someone throw hot water on it. 😢😢
@UmmJacfar97
@UmmJacfar97 3 ай бұрын
Exactly ❤️❤️❤️❤️
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 3 ай бұрын
And they say bad words to the disabled or mentally ill. And the worst they do is calling names to the women who have no children. They always think they are better.Allas you do not know Allah's plan.
@amanijama9597
@amanijama9597 3 ай бұрын
@@rahmamohamed9664 that’s just brakes my heart looking down on special needs kids I had special need sister who was non verbal I remember as child even my relatives calling Saqaqarad😭😰, and women with no kids they call them all sort of names, n forget only Allah gives aaah they boil my blood walahy may Allah guide them.
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 3 ай бұрын
@amanijama9597 I am so sorry uou had to go through that.when people are jaahil that's what you get..something funny is that it looks like the whole population was raised by one father and one mom.(except a few).
@amanijama9597
@amanijama9597 3 ай бұрын
@@rahmamohamed9664 absolutely it’s sad truth our people have long way to go.
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 3 ай бұрын
gabadhan walllah🎉 alaa badbadiyey🎉bismilah baxso❤❤❤
@a_afro1
@a_afro1 3 ай бұрын
For me hadan gursanayo gabar ila eg ama waxyar igawen gusanla
@Naisa641
@Naisa641 3 ай бұрын
At least that time habo askar o hiilinaysa jogtay baa jogtay lkn hada amuurihii way islaqurmeen😢😢😢😢 meel lagu baxado ma jirta dowlid iyo maxkamad luul baa iimuqato 😢😢😢😢
@emariamabdi4243
@emariamabdi4243 3 ай бұрын
Waa yaap wlh ,war gbdhow idinkoo aad u ducesanin oo istikhara ka tukanin oo background check bdn sameynin ha guursanina . Kuwa badano muuqalka qof ka ah gudahana shytan ka ah ba jira
@zahrahashim2870
@zahrahashim2870 3 ай бұрын
Gabadhaas goaan fiican bay qaadatay. Inta sheeko ay kawada hadleen oo uu kula dooday inay wax caadi tahay ayaa ugu filan daliil cad inuu yahay qof dulaysan oo xitaa rajo xataa maleh inuu toobad keeno sababtoo wuu ku adkaysanayaa xumnata marka haysaga tagto
@bilana289
@bilana289 3 ай бұрын
Ninku hadii aanu waxaas ku jirin website ka member kamu noqdeen Balaayo kuu guurisay iimaan laawe weeyan Gabadhu way ku saxsanayd ninkaas in ay ka qaxdo waayo caruurtu ka kufsan lahaa waa nin buka So many 🚩🚩🚩🚩🚩
@amanijama9597
@amanijama9597 3 ай бұрын
Dark web sheeko he is member, scary. She is smart woman good for her to run with her kids.
@faaaduma6876
@faaaduma6876 3 ай бұрын
Ninkaas wuxuu ku istaahilaa in policeka looga dacwoodo. Nin saqajaan ah indeed.
@khadraali8373
@khadraali8373 3 ай бұрын
Dowladah deriska roobku kamakoco xataa Somalida gobolada aykadegan wa dowladahaas wa abaar markuyimadana daad iyo qaylo doog iyo jiilala wa uqaylo Somalida deganadeda
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 3 ай бұрын
Kaas wuu cadaystay uma baahna in la sii waydiiyo. Way cadahay in uu yahay kuwa ilmaha xooga. Ilaahay baa ka hadal siiyay
@ayaanmohamed154
@ayaanmohamed154 3 ай бұрын
Habar ma tihid ee always you so gorgeous niyada ayay Somali dadka ka dilaan ha u bixin waa ku gaari layihiin
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 3 ай бұрын
plz❤❤❤xuub❤ daa 🎉ha kucayane❤walllah🎉 waan kujecelahay dar ale 🎉waxay ku washeen🎉shuubo duli munafaqin diin majirto aqlaq majiro❤salan gobeeed❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@user-bi6jq2kc8w
@user-bi6jq2kc8w 3 ай бұрын
Fathia hbo subaxii markan so kaco hadii anan ku daawan ima aha dhawr sano halkagan ayaan ka duula alla haku xafido❤
@Hana-997
@Hana-997 3 ай бұрын
Waan badanahay dadka wararka dunida kala socda Radio Fathia Absie 😂
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 3 ай бұрын
Thank you habo gacalo! Allah haku barakeeyo ❤️
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 3 ай бұрын
@@Hana-997 ❤️🙏🏼❤️
@user-bi6jq2kc8w
@user-bi6jq2kc8w 3 ай бұрын
​@@FatxiyaCabsiiyeChannel insha allah wan rajaynaya inaynu kulano ilove you hbo gabdhyaro ku jecel ayaan ahay❤
@Tamsim3358
@Tamsim3358 3 ай бұрын
Were I grew up in the UK the perverts used to have sweet shops, we knew the ones to avoid 😬
@aminayasin137
@aminayasin137 20 күн бұрын
Asc hbo waxad kahada shoo oo dhan waa ruun wlhi ee allh haku xafiyo adun io akhiraba❤❤❤❤
@leilaahmed3588
@leilaahmed3588 3 ай бұрын
Waa ku sahneyd gabadhaas inay ka cararto ninkaas waa kheyrlaawe.
@amanijama9597
@amanijama9597 3 ай бұрын
Kids back home are expose to to so much filthy because most parent dnt monitor what their kids watch.
@Maria-Dajuume
@Maria-Dajuume 3 ай бұрын
Waan kugu ciil baxnaa Habo qaali, love your laugh wallhi so beautiful ❤ allahuma barik
@habibaali2400
@habibaali2400 3 ай бұрын
💔🤲🇸🇴🤲💔🇸🇴🤲 We have to pray for them🤲🇸🇴🤲
@Fadumo-nx4gy
@Fadumo-nx4gy 3 ай бұрын
I remember that shalemoying in myqdisho shalemi super it uses to hapend alot so we use to watch each other always there was one doing that woman was screaming 😅😅😅😅
@LilVss
@LilVss 3 ай бұрын
Fersti community me love u fadxiya qurux❤
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 3 ай бұрын
Daafkii oo xal loo helay soo daawo ❤
@zanuubamabdillahi4969
@zanuubamabdillahi4969 3 ай бұрын
Ahaay haka beydhiiyo ishooda kuwaan juugu washeey cuz❤
@najmadhakne980
@najmadhakne980 3 ай бұрын
Very sad reality for us Somalis I can only say I feel bad for kids back home , Alxm I didn’t grow up in there .
@fartunabdi8521
@fartunabdi8521 3 ай бұрын
Wadanka raga halaga saro Dumarku ha dhisaane ileen talo kale malahane kkkk
@kabelfamous8173
@kabelfamous8173 3 ай бұрын
Asc abyo 🎉
@nimam7846
@nimam7846 3 ай бұрын
Duleyste dumarka inu yaso iyo inu cayo bu camal ka dhigtay
@soureremohamed2159
@soureremohamed2159 3 ай бұрын
Hello 🎉inabti
@user-vr1fp4of5n
@user-vr1fp4of5n 3 ай бұрын
Runtada janada kugalaysa ina cabsiye❤
@blueflater5116
@blueflater5116 2 күн бұрын
Asc
@nuraadam3745
@nuraadam3745 3 ай бұрын
Asc wll cayida nagada somilidu mawada xuma
@foziaelmi9120
@foziaelmi9120 3 ай бұрын
Fathia huno o kaa dhamaday serum kaa tukanka Seattle shalay baan tagay wan kaa wayay
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 3 ай бұрын
Waan u geeyey gacalo ee ka doono❤️👍🏾
@foziaelmi9120
@foziaelmi9120 3 ай бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannelhaye habibti hadan tijabinaya inshallah ❤
@user-ne8gp7hv4l
@user-ne8gp7hv4l 3 ай бұрын
Waa khald caruurtad guriga rag looma keeno xat walaaalka ninba looma keeno
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 3 ай бұрын
Faadumo Ibrahim did free dhaga hadal !
@Xirsishow
@Xirsishow 3 ай бұрын
Eedo walaahay waa ruunteeda siday u yaacayaan bay bada isku shhbaan
@rahimaali5762
@rahimaali5762 3 ай бұрын
Fathia Masha'Allah wad qurux badan thy adiga iyo hijaabkaga cas waad Ku soo baxaday hada maaha wuu Ku qurxiyay ee ilaahay ayaa quruxda kugu manaystay❤❤❤❤😂
@khadijashire672
@khadijashire672 3 ай бұрын
Eedo waxa jira xadiis ah Aduunyadu wa janada gaalada Iyo xabsiga muminka Markaa dadkaa aduunka wala siyey
@badriahussein8291
@badriahussein8291 3 ай бұрын
Hi
@hodanahmed1380
@hodanahmed1380 3 ай бұрын
Wa,arinyaable
@MohaMs-km3fi
@MohaMs-km3fi 3 ай бұрын
Wlahi waxan inbadan islaha ma tiri wana o gaa inay imanayso fatxia absiye dhahd Hadan umada Muslim ka wax dheernahay roob ba xata no dailaha , Somali nature problem nahaya Somali ayada gacmahoda ku sameesteen
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 3 ай бұрын
Kkkkkkk anoo ooyaya baad iga qoslisay
@mulki6698
@mulki6698 3 ай бұрын
Ragii soomaalida intey wadankoodii soo burburiyeen, bey hada dumarkii u soo jeesteen. Niman dhulkoodii 33 sano dhisan la', aduunkii bey naga reebeen, waxey banaanka la soo taagan yihiin 100le aan ahey, adiga 50ley baa tahey, maxaa ogtahey. 100le maxey ka ogyihiin, nin dhulkiisii dhisan la'
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 3 ай бұрын
Fadhi uma yaal naag ninkeedu ku yidhi caruuraha 9 jiradaa idin dhaama. Waxay aheed inay xitaa shurdada ugu yeedho maadaamu qirtay inuu waxyaabahaas dark webka ka daawado. Computeradiisa ayaa la baadhi lahaa wuxuu ku qoray meeshaas iyo wuxuu daawadayba waa la soo heli lahaa.
@tahirartan340
@tahirartan340 3 ай бұрын
Dumashi hore l respect you always but same times. Bal Sheeg sheeg waxogaa somali positive
@nimosuleiman
@nimosuleiman 3 ай бұрын
Warun wayku saxnayd biyaha korkooda an arko hoostoodu waa huubo ba layidhi
@sabaax6272
@sabaax6272 3 ай бұрын
Kkkk biyahaa cararaya waa arkeykkkkk
@Hana-997
@Hana-997 3 ай бұрын
Sheekadani waaba cabsi cabsi, gabadhaasi caruurteeda ayey u hiilisey ee Allah la koriyo waayo goo'aan adag ayaa la gudboonaadey.
@user-kp5pr8xe4e
@user-kp5pr8xe4e 3 ай бұрын
Aduunka wax ugu daran fiqiir musta kibir aakhirona waa ehlu naar
@Mia-o6p6q
@Mia-o6p6q 3 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته habo Can you please educate the somali people about Dr aafia saddiqui a Pakistani prisoner. She is known as the most wronged women in the world. She has been prison abroad and now in America. Do your research on her and spread awareness about this women. May Allah give her a good ending. Ameen
@somaligirl1860
@somaligirl1860 3 ай бұрын
I’m just
@fatimamohamedaadan3364
@fatimamohamedaadan3364 3 ай бұрын
Kuwaa waa ka reysay😅
@bey6598
@bey6598 3 ай бұрын
Sick society,im glad you expose our ugly tradition.
@samiirosaciid5052
@samiirosaciid5052 3 ай бұрын
Kkkk ❤
@Ali34388
@Ali34388 3 ай бұрын
xuurto kuqabo dulayte😁🤣💪👏🫶
@nimosuleiman
@nimosuleiman 3 ай бұрын
Cimri dherer wanku ducaysanaa goormuu cay noqday
@queenealsheakh
@queenealsheakh 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimosuleiman
@nimosuleiman 3 ай бұрын
Bawdyohaaga ka qarwi duleyse you kaa cawriyine😅😅
@user-tg4on9ve5b
@user-tg4on9ve5b 3 ай бұрын
Asc kkkkkkkkkkkkk
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 3 ай бұрын
Hahaha hahaha. Kkkkkkkk. Indho biyo
@khaildahmed7492
@khaildahmed7492 3 ай бұрын
👍👍👍👍👍🤣🤣🤣🤣🤣❤❤❤❤
@user-lg8gu6yq1c
@user-lg8gu6yq1c 3 ай бұрын
Somalidoo wa cudur aan dawo lahyin
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 3 ай бұрын
mad arkin gabadha abti geed osarqana kufsada hada waa xamil
@cebla7849
@cebla7849 3 ай бұрын
Ma Cabsantahay 🍺 Maxaa waxaanoo qosol beenaad ah😮
@hawaahmed9614
@hawaahmed9614 3 ай бұрын
Asc qosslka iska daa mar kasta
@Blessednaz_
@Blessednaz_ 3 ай бұрын
I like her laugh.
@emariamabdi4243
@emariamabdi4243 3 ай бұрын
Hee muxu dhibu kugu haya qosolkeda😮 subxallah
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 3 ай бұрын
Qosolka iyo adiga, adiga fudud ee iska daa imaanshaha halkan. Orod meelahaas ka dud 😂
@aishashire5391
@aishashire5391 3 ай бұрын
Waa yaab wallahi qofba channel kiisa timaada oranaysa ha qoslin walayab runtii 😂😂😂
@redbatff7331
@redbatff7331 3 ай бұрын
They are iletrate they have no comon sense
@ufarah2011
@ufarah2011 3 ай бұрын
@ naagnool❤
@HaboneElabe
@HaboneElabe 3 ай бұрын
Asc
Goosha Isaaq & Qadan Qaran Oo Xabsiga Ka Jiiqle 😂
34:55
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 4,9 М.
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 15 МЛН
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 30 МЛН
Magic? 😨
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 16 МЛН
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 22 МЛН
Hussein ogaaden iyo socdaal waxba la iskuma reebanay
18:34
Media caqil
Рет қаралды 4,5 М.
Fathia Absie Ha Noqon Carpet Lagu Dul Socodo
12:47
Hindas Healthy Hair & Skin
Рет қаралды 10 М.
Dulayste Meel Walba Oo Uu Joogo Waa Isku Mid, Tigtoonoow Dumaroow🤔
52:50
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 7 М.
Burburka Jacaylka Iyo Kala Xiisa Dhaca Lamaanaha 😢❤️
37:25
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 18 М.
Gabadhan & Gabdho Somali Ah Oo Badan Ma Fahmin Waxa Ay Rabaan🤔
35:21
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 13 М.
Siham waxay is barbar dhigaysaa noloshii New York Iyo ta wadanka
19:55
Hunguri & Derejo Meel Walba Nin Somali Waa U Gelayaa 🤔
44:33
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 7 М.
GUURKA Fathxiya Cabsiiye
14:31
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 46 М.
Kids' Guide to Fire Safety: Essential Lessons #shorts
00:34
Fabiosa Animated
Рет қаралды 15 МЛН