Gabadheyda Hani qaali oo ilmadii ceshan weeyday

  Рет қаралды 95,951

Laki Wacays Podcast

Laki Wacays Podcast

6 ай бұрын

Пікірлер: 186
@sowdafarah181
@sowdafarah181 6 ай бұрын
Anaka habeenkaste in eey hani naga ooysiiso dhaqtar maa noo qoray 😢😢😢 hani aragtay oohin aragtay 😢😢😢 hani qiiro ayaa u baxshay dhoowr jeer ayee iga oo hisay . ❤❤❤❤
@marianabokar7809
@marianabokar7809 6 ай бұрын
Waxaa dareemikara ilintaas qofki hooyo la,aan soo koray oo maanta heshay hooyadeed macaan oo farxad’galisay Maansha Allah and beautiful family ❤
@Lights.Upon.Lights114
@Lights.Upon.Lights114 6 ай бұрын
Subxanallah Subxanallah subxanallah aawey diinteenii wanaagsanayd ...... walaalayalow Diinta aa barano walaaahi taas ayaa Aakhiro iyo aduun na anfacayso...... Ilmihiinana ku barbariya diinta Iyo Tarabiyada Islamka ... ka fogaada dhaqamada aan Dadka Muslimka ahayn ee sameeyaaaan please and please....
@Username-ne5jp
@Username-ne5jp 6 ай бұрын
Hooyada Macaan aa ku horjoogto oo hubaal ah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 Happy Birthday habo macaan 🎉🎉🎉
@user-oe9sn6mh1k
@user-oe9sn6mh1k 6 ай бұрын
Alow ku daa Lakiyeey gabadhaada hani qurux Macan badan walashey Lakiyeey Aamiin Yarabi ❤❤❤❤
@user-nc8nk9hj9j
@user-nc8nk9hj9j 6 ай бұрын
Horta aniga Hani dareen gaar ah ayaan u haaya Wlhi! So cute Hani masha Allah Ilahey haku barakèyo wax badan ayay hooyo la'an maskiinta
@user-fv5ic6hg4h
@user-fv5ic6hg4h 6 ай бұрын
Maasha Allah Hani waa gabar yar oo aad u asluub badan. College ka prayer room kiisa ayaan ku arkaa mar walba. Illaaheey ha xifdiyo. Amin
@Fathiya940
@Fathiya940 6 ай бұрын
Masha allha walshey laki qurux iyo gabdhahed quruxda badan allha idin barkeyo hooyo qaaliya hambalyo hani qaaliyey❤
@fadumawacays3256
@fadumawacays3256 6 ай бұрын
Masha allaah ilaahayoow iixafid oo isha cadawga ka xafid gabdhahayga aan jecelahay iyo walaashey qaali laki ilaahoow iikaadaa
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 6 ай бұрын
MASHA ALLHHHH ALLXMDULIILH ❤❤walshay laki xaaji iyo gabdhahed qurxda badan masha allh Masha allhhh ❤❤❤❤❤❤❤lakiyey la antaa abaar ❤❤
@umusalmaan2575
@umusalmaan2575 6 ай бұрын
maasha Allah walaahi farxadeyda waa la ooyey ilaahow kuu dhowr hooyadaa🎉🎉🎉❤❤❤
@maryamabduqadir3914
@maryamabduqadir3914 6 ай бұрын
Dhalasho wacan haniyey cimridheer iyo cibado suban ilahey hakusiyo 🎉🎉❤❤
@user-rc9bo3xr4o
@user-rc9bo3xr4o 6 ай бұрын
yaaa rabi yaaa rabi reerkan isku daaa jacayl aan caadi ahayn ayaa k adhexeeya masha alah
@FaaizoSheikhabdulaahi-uv8ki
@FaaizoSheikhabdulaahi-uv8ki 6 ай бұрын
Mansh allah hbo Allah ku xifdiyo sanda xilwah cimri dheer iyo cafimaad allah ku siiyo laki waa hooyo wanagsan abaalkeed janada allah ka dhigo laki dheeyman❤❤❤
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 6 ай бұрын
laki salama Caleykum maasha Allah hambalyo hambalyo hani dhalasho wacan habaryar hooyo illah haku xafido aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤
@anabali5298
@anabali5298 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤masha allah öakigabadheda anga oo ah gabar rer budlan xabibti waa ku tageraa
@simonyasmin7446
@simonyasmin7446 6 ай бұрын
Maasha Allah ❤️ Allah ha idiin siyaadsho farxada ❤❤
@kassimahmed9052
@kassimahmed9052 6 ай бұрын
Mash Allah ❤️🌹
@MsryanCali-vs9mk
@MsryanCali-vs9mk 6 ай бұрын
Maansha allah tabaaraklaah laki you’re lovely mother Amazing mother
@faaduma5762
@faaduma5762 6 ай бұрын
M.a hamablyo Laki abyo dar alla ku jclhy alle ha ku xafido gabdhahas
@FaaizoAbdirahman-ol3fq
@FaaizoAbdirahman-ol3fq 6 ай бұрын
❤❤❤masha Allah hoyo mcn laki xaji illaahey ha inoo kaa xifdiyo meel kasto aad joogtiin ❤❤ guul wacan hoyo mcn allow idin amaani yel amin yaa Allah
@ayanahmed4288
@ayanahmed4288 6 ай бұрын
Mansha Allah kun sano oo kale cafimad ah laki cadey gabarteeda ❤
@fadumawacays3256
@fadumawacays3256 6 ай бұрын
Aniguna waan idinla faraxsanahay waan idinla qaatay farxad dhalashada gabadheyda hani anfac hooyo xafidulaaah
@jamilafashe5629
@jamilafashe5629 6 ай бұрын
Maasha Allaah Tabaarakallaah
@abdullahislim6694
@abdullahislim6694 6 ай бұрын
MashaAllah dhalasho haniyey walashey mcn🎉🎉
@ifraaxaxmed8019
@ifraaxaxmed8019 6 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭hani waa nasiib badan thy hadaaba hooyo heeysato ilhy haku daayo aniga hooyo ilhy ha unaxriisto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 6 ай бұрын
Masha Allah habalyo hani🎉🎉🎉Ilaahey haidin daayo hooyo mcn❤❤❤❤❤❤
@umuatika8452
@umuatika8452 6 ай бұрын
Masha alah ilahey ha ku xifdiiyo ❤❤❤❤❤❤❤
@mulkihappy
@mulkihappy 6 ай бұрын
Happy birthday to you Hani qurux🎉🥰🥰
@zahrasaney7843
@zahrasaney7843 6 ай бұрын
Hani wanageeda waa hooyadeed laki xaaji wcys❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@filsanabdi218
@filsanabdi218 6 ай бұрын
Mansha Allah tabarakalah ilaahay ha idin xafido family qurux badan
@muminaofficial5524
@muminaofficial5524 6 ай бұрын
Happy birthday habo macan hani
@simonyasmin7446
@simonyasmin7446 6 ай бұрын
Shartana Allah hanaga qabto kuligeenba aamiin yaa rabi
@filsanibrahim2976
@filsanibrahim2976 6 ай бұрын
Oh my goodness adunkeygah hantideydah hani maami mcn I love you more hambalyo happy birthday 🎂 🥳 🎉 🎈 🎁 🎊 🎂
@anasmahamud4693
@anasmahamud4693 6 ай бұрын
Happy birthday habo mcn ❤️❤️❤️❤️
@Xaawolul-vj3ol
@Xaawolul-vj3ol 6 ай бұрын
Maasha allah family quruxbadan farxadiina allaha idiinsiyaadiyo
@murtimaalshow
@murtimaalshow 6 ай бұрын
Laki hooyo karti badan deeqsiyad ah shaqsiyad wanagsan oo ilmo jecel mansha alah 🎉congratulations *hani*
@user-qo8lt1qe5k
@user-qo8lt1qe5k 6 ай бұрын
Masha alaah laki xasji wacees hooyo khiima badan ❤❤❤
@Rakiaosman4102
@Rakiaosman4102 6 ай бұрын
Happy birthday habo mcn wishing you happiness and healthy many more years to come insha Allaah ameen 💖 💕 ❤🎉
@zamabdul4945
@zamabdul4945 6 ай бұрын
Masha Allah lovely family Allahu mabarik ❤❤❤ BH day hbo
@najma8198
@najma8198 6 ай бұрын
Maahallaah waa gabar hooyadi saxiib haa ku daysho mudan ❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰💚🌹💚🌹🌹💚🌹💚🌹💚🌹💚💙💙🤍💜💜💛🤎💚
@sabaaxibrahimhussein8729
@sabaaxibrahimhussein8729 6 ай бұрын
Happy birthday hani habo mcn ❤❤❤❤
@user-ji2gg4dg5e
@user-ji2gg4dg5e 6 ай бұрын
Masha Allah tabarak alaah habo happy birthday 🎈🎉❤❤❤❤❤❤ hooyo wacan🎉
@dadirhabib9817
@dadirhabib9817 6 ай бұрын
Maasha’allah ❤❤❤
@mulkihappy
@mulkihappy 6 ай бұрын
Hanaa xabiiti caloshaa iga hurisay wlh calool jilcinidaa quruxey Allah ku xafido hani qurux😘😘😘😘
@xidigtamudug4894
@xidigtamudug4894 6 ай бұрын
Masha Allah Happy Birthday 🎈🎂🎉🎊🎁 🎉 habo Haniyay 🥰♥️😘
@fadumawacays3256
@fadumawacays3256 6 ай бұрын
Happy birthday to you Hanideyda ❤❤❤❤❤
@naftafaqih6081
@naftafaqih6081 6 ай бұрын
Maasha alaaah maisa wey weynaatey alaha barakeyo
@zamzam5255
@zamzam5255 6 ай бұрын
MAASHAA ALLAAH ILLAAHEEY HAA IDIIN HAFIIDO ❤❤❤❤❤❤HOOYO SOMAALIYED IS 👌 👍 😍 ❤❤❤
@IsmahaanCarshaan-rv5yb
@IsmahaanCarshaan-rv5yb 6 ай бұрын
Masha allh rabiyoow qofki hooyo ujoogto uxafid qofki aniga oo kale ahna unaxariiso hooyadoow hambalyo hambalyo hani yariiseey ❤❤❤😢😢😢😢😢
@user-jf4bo4zu5m
@user-jf4bo4zu5m 6 ай бұрын
Mashaa allah ilaahay hakuu xafido dhamaan tood
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 6 ай бұрын
Hani hoyada mcn ku horjogtaa hubaal ahee hooyo fiican heysata m.a laki haji waceys wa iska jeclahay jestededa jeclahay Allah ku xafido laki haji wacays mamii
@fadumoabdirahimsalah2133
@fadumoabdirahimsalah2133 6 ай бұрын
Dhalasho wacan hani waad weynaatay Maasha allah ❤❤❤❤😂😂
@suurobadan2826
@suurobadan2826 6 ай бұрын
Masha allh illah haidin xafido wllhi waan il miyay 😭😭😭😭 hani mais waxa hesatin hooyo sxb wll welibo adunyo oo dhan illah haidin xafido cimri dher illah hasiyo wllhi mamo laki aad ban ku jeclahay welibo illah dartisa ayaan ku jeclahay ilxun nima aragto amiin yaarabi hani wllshey mcn waxan ku leyahay happy birthday 🎂 🥳
@umasalahadiinumumohammeddi8984
@umasalahadiinumumohammeddi8984 6 ай бұрын
Masha Allah walaashay Allah hani hafido inader macaan🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤Hanbaliyo habo macaan 😂😂😂❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 6 ай бұрын
Masha Allah Tabaarka Allah ❤️❤️👑🥰
@jowharcalixuseen2571
@jowharcalixuseen2571 6 ай бұрын
Masha allah qofka hooyo la aan koray baa dareemikara
@BahjaAxmed-ut6qr
@BahjaAxmed-ut6qr 6 ай бұрын
Happy birthday 🎂 to you #Hani QURUX
@zakiamedaime3281
@zakiamedaime3281 6 ай бұрын
HBD🎉🎉❤My wllo mcn ...hoyoo mcn wan jacaly laki❤❤👸😭😭
@hanadion1964
@hanadion1964 6 ай бұрын
Happy birthday honey I wish you best in life Happy New Year
@wiillowiillo2395
@wiillowiillo2395 6 ай бұрын
Maansha alaah sanado badan jir insha alaah 🎉🎉🎉🎉
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 6 ай бұрын
Mansha allah ❤like ale heysku kiin daayo abid ale haku xafido wa gabar fcn aqli badan ale haku xafido ❤❤❤❤❤❤
@maryanabdi5382
@maryanabdi5382 6 ай бұрын
Manshalah❤❤❤
@ruumi289
@ruumi289 6 ай бұрын
Wlhi wd iga nasiib padanthay frxad la ilmeysay my murug moyeee😢😢😢😢 hooyo laki❤xaaji🎉🎉🎉🎉🎉 Xafidulaah❤❤❤
@deeqokhaliif803
@deeqokhaliif803 6 ай бұрын
Masha Allah haniyeta wat qalbi jilcan tahay
@Mahadabukar-vr4ii
@Mahadabukar-vr4ii 6 ай бұрын
Hambalyo hanideyda canshaqa🎉 jiroo joog sanadkaan sanadkiisa nawad iyo barwaaqo ayaan kuu rajeynaa inshaa allaah alle hooyadaa kaama qaado dear sister😢
@nimohersi9978
@nimohersi9978 6 ай бұрын
Waaw Manshaliah
@aaminasiman3015
@aaminasiman3015 6 ай бұрын
Maashaa allaah allaha guudaayo
@user-js6do7zf3x
@user-js6do7zf3x 6 ай бұрын
Masha’Allah
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 6 ай бұрын
Www masha allah smidey hni dhlasho wcan snado bdn farxd ku nolow io cfimaad gulo bdan ku rjeynaa apyo 🎉❤
@fadumoibrahim3803
@fadumoibrahim3803 6 ай бұрын
Mashaalaah aayo macaan ❤❤❤❤
@fartunerelaxationmotivatio3148
@fartunerelaxationmotivatio3148 6 ай бұрын
M.A ALLE HA KUUU BARAKEEYO
@dekaaadam6103
@dekaaadam6103 6 ай бұрын
Maanshaa allaah Maanshaa allaah farxad iigu waara family qurux badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Alhamdulliha12345
@Alhamdulliha12345 6 ай бұрын
Hooyo wangsan oo faraxd badan Mansha allh nasibledahay erayga iso jiidata ah hooyo mobil wax mataro hadaa helayo guri dhana kugada hpo laki hooyo wansgantahay abyo adna dhalasho wacan 🥰🙌
@user-ke6qi3lm3u
@user-ke6qi3lm3u 6 ай бұрын
Mansha Allah habo Allaha Ku xifdiyo hani iyo dhaman family laki cadey ❤
@alle-Aamin-ma-iisho
@alle-Aamin-ma-iisho 6 ай бұрын
Happy birthday Habaryar 👏🏼 please beauty salon ka xagee ku yaalaa waa u baahnaaye?
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 6 ай бұрын
Maash allaah ❤❤
@ilhammucad2664
@ilhammucad2664 6 ай бұрын
Masha Allah maiza wa wenate Video ka dhaxradinaye ila ad u wacdo Masha Allah maiza Wlh wa kugu farxe hani dhalasho wacan hawo
@jamilosaafi7785
@jamilosaafi7785 6 ай бұрын
Masha Allah waxaa tahay hooyo aad iyo aad ufiican Masha Allah hani waxeey lee dahay nasiib aad ufiican wlhi aniga nasiib malihi waayo hooyo waan heestaa hadana waxaan dareemaa inaa hooyo heesanin wlhi ilaaheey haa nixafido Aamiin yaa rabi Masha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉😭😭😭
@sihaamnor
@sihaamnor 6 ай бұрын
❤❤ mashallah ilaah hakuu xafido sister
@maryanmaxamud1572
@maryanmaxamud1572 6 ай бұрын
Happy birthday to you ❤
@fadumoibrahim3803
@fadumoibrahim3803 6 ай бұрын
Amiin yaarbi abaayo ❤❤❤
@user-ux6fk7rd4s
@user-ux6fk7rd4s 6 ай бұрын
🎉happy birthday to you 🎊
@faxiyoismanmaxamed8775
@faxiyoismanmaxamed8775 6 ай бұрын
Masha allaah allaah kuxafido familkaga
@ayaanahmed6694
@ayaanahmed6694 6 ай бұрын
Good mother ❤❤❤❤❤
@gashireedla1740
@gashireedla1740 6 ай бұрын
Maasha allh allha kuu xafido illhay idankiisa ❤❤❤❤❤❤❤❤
@s_h4807
@s_h4807 6 ай бұрын
Illaahay ha isku kiin dooyo amiin amiin amiin
@samojecel8841
@samojecel8841 6 ай бұрын
Masha allah hooyoyinka illahow inodaa❤❤❤❤
@sagalmahamud4506
@sagalmahamud4506 6 ай бұрын
Mashaa Allaah Hambalyo 🎉
@kaltoumibrahimhussein3583
@kaltoumibrahimhussein3583 6 ай бұрын
Masha Allah
@user-zi7eb1uz4n
@user-zi7eb1uz4n 6 ай бұрын
Waa markii labaad darteed u ooyey hani Allaha Ku dhowro Adi hooyaba
@umuatika8452
@umuatika8452 6 ай бұрын
Hooyo iyo ciiyalka is fahmey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hamdi-Xarago
@Hamdi-Xarago 6 ай бұрын
Hooyo qali ah and sweart Mom manshallah illahay waayo badan ha isu Kiin Dayo🤲🤲😢❤❤❤allaha ku idin xifdiyo🤲
@kafeeyoali4624
@kafeeyoali4624 6 ай бұрын
hooyo kasto io ilmaheda farxad wrta allah siiyo insha allah❤❤❤❤🎉🎉
@Qalbiikaaba
@Qalbiikaaba 6 ай бұрын
Mashallah
@surayamoha3945
@surayamoha3945 6 ай бұрын
best mom in the world laki❤
@user-km8bz3er9k
@user-km8bz3er9k 6 ай бұрын
Habo laki ilmo caruura dhashay alle haku daaye🥰
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 6 ай бұрын
Wcs Masha allha hambalyo hawar yar macan hani ❤❤❤❤❤
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 6 ай бұрын
HANI WAA MARKI LABAAD AAN ISKU SI UDAREEMAAYO DAREENKA EH INEY AAD UNAXARIIS BADANTAHAY HANI RABBE HA XIFDIYO ❤
@ruhimohamed
@ruhimohamed 6 ай бұрын
M.a hani happy birthday to you xayati alle cimri dher mcnt❤
LAKI OO DHULKA LAGU JIIDAY MAIZA MAXEY KU SAMEYSAY HOOYADEED!
42:45
Laki Wacays Podcast
Рет қаралды 191 М.
SURPRISE LAKI HAJI OO FILAN WAA LA ILMEESAY!
17:20
Goobe Video Production
Рет қаралды 90 М.
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 22 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 54 МЛН
Muqaal xeeryo Abdullahi & miski abdulhi 🫶🏼🍂💍
4:39
ina salah👸 chanaal
Рет қаралды 7 М.
Sheeko Gaaban---Iil Hooyo iyo Eedo Arxanlaay Qeybti Sedexaad
38:40
Goobe Video Production
Рет қаралды 1 МЛН
Laki Wacays iyo Aamino Dhool oo dacwo ah, afkana furtay
11:47
Shiine Culay
Рет қаралды 108 М.
Maalmaha Nolosheena episode 27
10:35
naciimo jookar
Рет қаралды 79 М.
G'aybulla Tursunov - Janona (Premyera)
4:09
August Records
Рет қаралды 75 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 347 М.
SUPER SAALAX CARAB KU SOO DHAWAAW LONDON
7:18
Laki Wacays Podcast
Рет қаралды 50 М.
Laki Haji oo Odaygeeda ka yaabsatay
11:21
Laki Wacays Podcast
Рет қаралды 243 М.
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47