LAKI HAJI WACAYS 2022 HEES QIIRO LEH OO AY U QAADAY GABADHEEDA HANI. DIRECTED BY BULQAAS STUDIO.

  Рет қаралды 2,372,020

BULQAAS STUDIO

BULQAAS STUDIO

2 жыл бұрын

HEESTA: HADEEY IS HELEEN HANI IYO HOOYADEED
CODKA: LAKI HAJI WACAYS
ERAYADA: ABWAAN ILYAAS YAXYE SHIIKHOW (ILYAAS AANIS)
MUSIC BY: AL CASAL
DIRECTED BY: BULQAAS STUDIO
Copyright Laws and Treaties. Any unauthorised copy or re-upload of this video is prohibited. No part of this video may be reproduced, or used in any form or by any means. We will notify KZfaq ALL RIGHTS RESERVED. This video contains material protected under International and Federal Copyright of any reproduction or re-uploads.
BULQAAS STUDIO
SULDAAN SEERAAR
MISS XIIS
KIIN JAAMAC
NADIIRA NAYRUUS
SHAADIYO SHARAF
GULLED SIMBA
XARIIR AHMED
XIDIGAHA GEESKA
ANSHAX
AWALE ADAN
JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
AROOSKA ISKALAAJI
NIMCAAN HILAAC
NASTEEXO INDHO
LAKI WACAYS
FARXIYO FISKA
DEEQA AFRO
MARWAAN YARE
ISMAACIIL DANAN
MOHAMED BK
HODAN ABDIRAHMAN

Пікірлер: 1 000
@lakiwacayspodcast
@lakiwacayspodcast 2 жыл бұрын
Dhamaan asxaabta waad ku mahadsan tihiin sidaad ila dareenteen xanuunka walalkey Bulqaas kuma waayo my abwaan full respect
@warda1462
@warda1462 2 жыл бұрын
Laki xabiibti ilaahay ha ku daayo caruurta dhan lov this song
@ahmeddaahir5773
@ahmeddaahir5773 2 жыл бұрын
😭😭😭
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 2 жыл бұрын
Abaayo wallahi waa iga ohisay allaha no xafido hooyooyiinkeen Aamiin
@caashadherey9735
@caashadherey9735 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@rihanaibrahim3947
@rihanaibrahim3947 2 жыл бұрын
MashAllah your voice💯❤️
@umofaduma7708
@umofaduma7708 2 жыл бұрын
Imisa oyday oo ilamid ah ilahiw gabadhayda hayga fogayn yaarabi 💔😓😓
@nsa6406
@nsa6406 2 жыл бұрын
Aasn
@salmamohamudsalaad
@salmamohamudsalaad Жыл бұрын
Amiin ilhy hanoxafiido oladeyna xaqiqdi waa ilmiyey 🥺😭
@sabiriincabdicasiis4643
@sabiriincabdicasiis4643 9 ай бұрын
Amiin 🥰
@axmedabukarqoorgaab9787
@axmedabukarqoorgaab9787 Ай бұрын
Hoyo❤❤❤ macan
@fufufamingo9034
@fufufamingo9034 2 жыл бұрын
Waligeey hees uma ooyin!! Ilaahoow hooyadeen hana kala wadin! Ana gabdhaheega ilaahoow hanagala wadin!! Congratulations laki iyo gabadheed farxad ayaan idiin rajeenaa
@saalimabdile9844
@saalimabdile9844 2 жыл бұрын
Ax I can't stop crying 😭 illahow hooyaday caafimad iyo cimri dheer sii Anagoo Nabadana Markle nakulmi
@farhiamali4693
@farhiamali4693 2 жыл бұрын
Masha Allah wallahi wan isbadalay shucurteyda Hooyo macan Allahayo Dhowr inti nool inti dhimatayna u naxariiso Amiin Amiin ya Rabi 🤲 😘
@sitamoyo7937
@sitamoyo7937 2 жыл бұрын
Ameen thuma Ameen
@kiinabdi680
@kiinabdi680 2 жыл бұрын
Allahuma Amiin
@isseadow8706
@isseadow8706 2 жыл бұрын
Ameen
@anisamacaneeyabdi5679
@anisamacaneeyabdi5679 2 жыл бұрын
Amiin Amin Amin Amin Allahuma Amin yaa Allah dhamantood insha Allah
@ummaryam8781
@ummaryam8781 2 жыл бұрын
heestan waxey kahadashaa gabarkasta oo hooyo ah ayeey meel weeyn katabaneysa 😭😭😭😭😭💔💔💔💔❤️❤️❤️❤️❤️
@Koos338
@Koos338 2 жыл бұрын
Wllhi Qofki hooyo hysa wax kastuu haystaa ilhow hoyoyinkena no dhowr inta dhimatana ilah u naxariso😭😭😭❤️
@zainabhudeidi9938
@zainabhudeidi9938 2 жыл бұрын
Allow isku daa. Hani habaryar hooyo Boqorada Allah hooyo kaga dhigaay..Laki heesta waxkasta dhiba soo marteen ka dhex dareemey.. 😭. Alhamdulilah hadad manta islaajogtan 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@hamdiali451
@hamdiali451 2 жыл бұрын
Macquul ma laki baa dhashay inantan Wayba islegyhne Msha Allah tabarakalah🥰 waa hees qiiro leh😥
@ikraabdulle3943
@ikraabdulle3943 2 жыл бұрын
Wey yartahy sow uma jeedid waa 18jir cml
@Yassmin1166
@Yassmin1166 2 жыл бұрын
Somali da,da lee ku mashquulayaan family ha idin enjoy gareynayo 😌😌
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 6 ай бұрын
Sideed u qiyastay
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 2 ай бұрын
laki xaaji waceys curadkedii ayado yar ay dhashey qaxii dhaxdiisa laga dilay ayan maqley somaaliya
@kifaxbashir6528
@kifaxbashir6528 2 жыл бұрын
Waa hees Qiiro xambaarsan qalbiga qof walboo Damir leh damqaysa wllhi waan la ooyay ax ilahay hooyooyinka ha noo xafido aamiin
@abiibyare5149
@abiibyare5149 Жыл бұрын
Ma ihi waalid oo wali waxba ma dhalin waana jeclahay inaan mar uun waalid noqdo hadana heestaan ilin ayay iga keentay😭😭😭😭😭😭
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 6 ай бұрын
Adunku waa malmo ee hadad awodo guurso
@ahmedgalinleh223
@ahmedgalinleh223 2 жыл бұрын
My mother is the first person who should I give my love my respect and my honor to... Yaa Allah make our mother one of the women in jannah ♥️
@sultanabubakar906
@sultanabubakar906 2 жыл бұрын
Amin yarrabi
@aminayassin25
@aminayassin25 Жыл бұрын
Amin Amin Amin 🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@rabiasouleimanabdillahi2041
@rabiasouleimanabdillahi2041 Жыл бұрын
Amin ya allah
@ayaanabshir3202
@ayaanabshir3202 2 жыл бұрын
Waa hees qiiro badan waa ooyey runtii hooyo janada allaha ka waarabiyo❤️😢
@sacdiyoraaxo7552
@sacdiyoraaxo7552 Жыл бұрын
Ilaahow waan kubaryaaye waalid walba iyo ilmiihisa hakala fogayn oo geeridu waalama huraane hakala qaadin ilaa ay iska calfadan oo waqti badan wada nolodan cafimad iyo cimri dheer ilahow ku arsaaq oo calaf iskugu dar intad kala fogysayna ilahow arsaaq kale oo qurux badan ku arsaaq 🤲🤲🤲🤲walhi waa dareen qurux badan ilahow calafkena iyo calafkooda isku siyaadi hadyadad nagu arsaqday ilahow iskukaaya dhaaf waayo aduunkuba waaiska waayee 🤲🤲😢intaan haysan ilaahow sii kuwa saalixa oo ucalaf 🤲🤲🤲🤲
@fatushey8006
@fatushey8006 2 жыл бұрын
Ilinti wa iga dhamatay😭😭😭hesteena ani Aabahey kuso xasuste suu ii jecla gadashiis cidlo badan dareeme Allah u naxariisto😢
@abukarmanikhalif5067
@abukarmanikhalif5067 2 жыл бұрын
Wlhi ilin ayaa iga imaaday 😭 ilahow hooyadey caafimad iyo cimri dheer anaagoo nabadana markle nakulmi insha Allah💞
@malyuunsheikhnuurmalyuunsh5266
@malyuunsheikhnuurmalyuunsh5266 7 ай бұрын
Amin wa murug bdn thy hsetan
@hassanali-bv3rv
@hassanali-bv3rv 2 жыл бұрын
Waan ka dali wayay heestan weligay intaa in leeg man dheegaysan hees walhi waa amazing vioce and words touching u r heart i wish that lady and her mom long life and happiness insha allah
@hoodomohamed9350
@hoodomohamed9350 2 жыл бұрын
Waan qiirooday 😭 Hooyo macn 💐
@hodanmusecabdulle2060
@hodanmusecabdulle2060 2 жыл бұрын
Kula mid ayaa ahay 😭😭😭
@chanaalxawaadley5517
@chanaalxawaadley5517 Ай бұрын
😭
@chanaalxawaadley5517
@chanaalxawaadley5517 Ай бұрын
Sidokale
@ayaanmohamed154
@ayaanmohamed154 2 жыл бұрын
Anagiibaaba la ooynay subhanallah ilahay dhasha hanoo xifdiyo hooyo macaan laki Haji maasha allaah 🥰🥰
@bashirmursalissabotan1475
@bashirmursalissabotan1475 2 жыл бұрын
Deep song, an immense manifestation of truly unconditional love of a mother. I have seen artist mothers doing this before, Laki smashed all records with a single song to welcome her pretty young daughter onto her ooen arms. Well done !
@aichaibrahim-abdi5144
@aichaibrahim-abdi5144 Жыл бұрын
89
@fadimaahmed8302
@fadimaahmed8302 8 ай бұрын
Not all mothers love their kids unconditionally. Narcissistic mothers are the opposite, they never love their kids. They only look their own benefits from their children.!!!
@saaraawad6504
@saaraawad6504 2 жыл бұрын
Alla wan la ooyay Laki qof qaali ah waayo ilaahoow hooyo la aan ha naga dhigin aamiin yaa rabbi 🤲🏻 hooyo waa qaaali
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 2 жыл бұрын
Miyaad gabadhan Wareersan ayaad la oyday Subxaanalaa
@adrisabess1885
@adrisabess1885 2 жыл бұрын
I can't control my self you make me cry. I lost my first born son. Mama enjoyed. Wishing you all the best 👍. 👍
@suhiabahmed410
@suhiabahmed410 2 жыл бұрын
Wallhi sidhaba u ooyay heestan abaankii sameyay waa ka baxsaday hooyooyin keen allaha unaxariisto janatulfirdowsna allaha geeyo dhaamaantood aamin yaa allah 🤲
@fariidorage7342
@fariidorage7342 2 жыл бұрын
Allaha u naxaristo wllo u ducey manta duce kaga bahan tahay qalbiga allaha ku qabojiyo wll
@janogasho2474
@janogasho2474 2 жыл бұрын
Masha.allaah laki ilaahey cimriga iyo cafimaadka hakuu barakeeyo hees looma ooyo se hadana shucuurta hooyonimo ayaan la ooynay
@issaamouni1415
@issaamouni1415 2 жыл бұрын
Ruun weyii wlhi hoyo iga maqqn xasusty Ebow intena la jogtana u dhawr intu ka maqanyihin wldkuna u so sahaal Aniiiiiin from uk
@hanigadudow8685
@hanigadudow8685 2 жыл бұрын
Maasha Allaah Tabaraka Laah Allahayoow Naftena iyo Walidkenba Cafi Hooyo MACAN wa hees Qiiro leh
@abdirahimmohamed8742
@abdirahimmohamed8742 2 жыл бұрын
Nobody hides pain better than a mother who's trying to remain strong for her kids. May God forgive All our Mothers.❤❤🤲🤲🤲
@hamdimohamed4488
@hamdimohamed4488 2 жыл бұрын
Ameeen
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
Woow hooyo waa waxan laqiyaasi karin jacaylka ubadkeda uhayso no matter what my alah forgive all mothers💟💟
@najmaali8137
@najmaali8137 Жыл бұрын
So true ☺️
@suadmbah8473
@suadmbah8473 2 жыл бұрын
No matter how many times I listen to this song, I still cry each and every time, May Allah ( SWT ) forgive all of our mothers.
@najmaali8137
@najmaali8137 2 жыл бұрын
Me too ❤️
@hamdimohamed4488
@hamdimohamed4488 2 жыл бұрын
Amee
@ahmedmuriidi9412
@ahmedmuriidi9412 Жыл бұрын
Aamean
@farhiasudi6081
@farhiasudi6081 2 жыл бұрын
I hope the young lady cherishes her mother and seek the blessings her mother. Congratulations Hooyo laky that ALLAH SWT answered your dua.
@safiyamohamed7096
@safiyamohamed7096 2 жыл бұрын
Mnsha allha waa dareen farxadeed murug dheer kadib hooyo mcn waa lagama marmaan 🙄laki xaaji wacays io gabadheda hani allha isku kiin dayo hooyo la aan waa nolol la aan wlhi allow hano wayin hooyo mcn ❤🥰
@shukrimusewehliye8081
@shukrimusewehliye8081 2 жыл бұрын
Heeskaani Waa Qalbi Xanuun Alloow Hooyo U Gargaar Waana Ilaah Mahaddiis Haddaad Is Hesheen
@nimcosabriye6938
@nimcosabriye6938 2 жыл бұрын
Mashaallah sister laki haaji Fanaandan ugu jeceelahy rabii ha ku daayo gabadhen hooyada unahay hani ilahay ku xafiido iyada iyo caruurtad kalaba xabiibti 🙏🙏🙏🙏🙏 ❤️🧡💗💛💖♥️💚💕❤️
@mohamudabdi5130
@mohamudabdi5130 2 жыл бұрын
Ilaahay ha laga baqo oo cawradiina asturta walaalayaalow maalin baa danbaysa ilaahay la hor istaagi doono oo lays xisaabin doono
@maandeeq9270
@maandeeq9270 Жыл бұрын
Ishalah ilmaheg liga qatay Mar un wan wad midobidina🥲😭😭😭😭😭😭😭🤱😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤱🤱🤱🤱🤱😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ifkanolosha6193
@ifkanolosha6193 2 жыл бұрын
😭😭😭😭ilaahayoow hooyooyinleen noo xafid intee ka dhimantayna sabar iyo iimaan allaha lasiiyo qalbiga allaha u qaboojiyo wax dhibana ilaaheey matuso
@mariyabarkhad8590
@mariyabarkhad8590 2 жыл бұрын
Amin🥺🤲
@ashaabdulkhadir4433
@ashaabdulkhadir4433 2 жыл бұрын
Hooyo waa hooyo waan qiirooday waxay kahadleysaa qof kastoo kala dheer sida gabar iyo hooyadeed
@hafsoabdullahi9752
@hafsoabdullahi9752 2 жыл бұрын
Emotional wllh😭😢❤Waan oooye wllh Ma aqaaan Gooortaaaan oooye Anigoo Barkinteyda ilin Buuuxiyey unbaa Arkay😢Allaha Nooodhaaafo Hoooyoyinkeeena Soomaliyeeed Dhamaantood Dambigoooda allaha udhaaafo Amiiin Intii Dhimata janatul fardows Allaha ugu Bishaareeyooo.😭🥺❤🤲
@blossom8569
@blossom8569 2 жыл бұрын
Ani ii ooy sxbey oo hooyadey ka maqan😭
@hafsoabdullahi9752
@hafsoabdullahi9752 2 жыл бұрын
@@blossom8569 i.a Xbbt Nabad Allha idinku Kulansiiiyo😭❤💯
@shushuomar
@shushuomar 2 жыл бұрын
Maxaan u ilmeeyaa markastoon arko heestaan😭😭😭😭 Hooyo mcn Allah ku naxriisto wanku jeclahay wana kuu xiisay💔💔😭😭😭
@deeqoabdullhi3463
@deeqoabdullhi3463 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲
@chanaalxawaadley5517
@chanaalxawaadley5517 Ай бұрын
Aamiin yarabi
@kHaLitt_Abdi
@kHaLitt_Abdi Ай бұрын
Amin amin alle naxaristii jano haka warabiyo 😢
@hafso123ali2
@hafso123ali2 2 жыл бұрын
Wlh this video made me cry if you have mummy you have everything in this world hoyo waa naxaris manshaallah wlh no words to describe mummy Allah hu unaxariisto hoyodey mcney 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@zeinabumu.hamza.1234
@zeinabumu.hamza.1234 2 жыл бұрын
Amiin xabibtii
@munamursal9837
@munamursal9837 2 жыл бұрын
Ameen ya Allah
@Haffyy
@Haffyy 2 жыл бұрын
Amen ya allah
@deeqdalnurshe6646
@deeqdalnurshe6646 2 жыл бұрын
Allah haunaxaristo Hoyo hafso
@zeinabumu.hamza.1234
@zeinabumu.hamza.1234 2 жыл бұрын
@@deeqdalnurshe6646 amin
@niizagareen2537
@niizagareen2537 2 жыл бұрын
Wllh waa mid dareen leh hoayaday 14yrs isma aanan arag alle anagoo nbd ah ha isku kaaya keen iyo dhamaan inta kala maqan aamiin yaa rabi
@shukrisharif2333
@shukrisharif2333 2 жыл бұрын
@Niiza Green. xagee Ku Nooshahay Walaalo Please Go Hooyo ' Aad 💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭☝️☝️☝️☝️
@hibonouranouranita4414
@hibonouranouranita4414 2 жыл бұрын
Machallah Machallah hestan aad ayay ika ilmaysisay wlhi Allaw hoyo Noda dhamanten inti ay kabaxday naa Allah unaxaristu Amin
@user-yz6om4qz6k
@user-yz6om4qz6k 10 ай бұрын
Ax dareen hooyo mcn alllow nodaa hooyoyinkena ❤❤❤❤❤😢😢😢
@aishasalah5745
@aishasalah5745 2 жыл бұрын
😭😭😭😭illahow inabad gee owladaydi ano cafimad qaba in sha allah 10 bishan utagaya I know ilmo hoyo la aan ah wa xanun iyo ciil waliba ilmo yaryar 😭😭😭😭
@Maaoooo8.
@Maaoooo8. Жыл бұрын
Hooyadaa macaanaa ku horjoogto oo hubaal ehee 😭😭😭 Hoogii aad soo martay hooyoy aniga ku hilmamsihaye 💔💔💔💔😪😪😪😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😥 alllow hoyoyinkena dambigoda no dhaaf 🙏
@fardowsoqueen1603
@fardowsoqueen1603 2 жыл бұрын
Wlhi waan ilmeyay 😥😢wan la qiirody hooyo mcn adun iyo aqiro janda allh jiidkada ka dhigo ❣💯
@hotkadine
@hotkadine Жыл бұрын
I don't know what they are saying ...reading the comments ....but what a wonderful family and friends all around
@_noah95_
@_noah95_ Жыл бұрын
it’s a mother singing to her daughter an emotional song 🥺😥😥😥
@GorGor2023
@GorGor2023 2 жыл бұрын
This song is emotional song i liked really Erayada 100% Laxanka 100% Musiga 100% Codka 100% Intuba wa another level
@maryancariifpasticceria1991
@maryancariifpasticceria1991 2 жыл бұрын
maasha allaah walaahi waa hooyo iyo gabadheeda oo isubaahan illaahoow isudaa.
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 Жыл бұрын
M.a waa hees qiiro leh wlhi aanla ooyay ilahow hooyadeedi hanakala wadin mar dhow inshallh aamin hooyadeedi mcn wan ku jeclhy ❤❤
@najmaali8137
@najmaali8137 2 жыл бұрын
So beautiful ma Sha Allah,it made it me cry. Never take your mum for granted ❤️❤️❤️❤️😭😭
@mariansaid6369
@mariansaid6369 2 жыл бұрын
Beautiful song may Allah bless you ad your daughter isha Allah. Allow hooyadeen hoy Janada ka sii Aamiin
@farhiasudi6081
@farhiasudi6081 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH TABARAKA ALLAH gorgeous mother and beautiful princess.
@ikraanmaxamed1552
@ikraanmaxamed1552 2 жыл бұрын
Masha Allaah walalkey Abwaan Ilyees imaan shiqoow Afkada Allaah ha ku barakeeyo🤲🥰💖❤💯
@damaabshir7908
@damaabshir7908 2 жыл бұрын
Wlhi waan oyay heeslama dhihikaro waahadal beerka kayimid ooqiiro leh hooyo yurub kudhiban ohadana ilmaha qalqal kagalay waaye marka laki ma heesin ee way qalbi iyo beer hadashay sikastoy ahaataba awlaada alaha kuuxifdiyo aboyo laki❤
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 2 жыл бұрын
Wlhi wan ilmeyay markan hestan dawaday ilinta wan ceshan wayay ilahow hoyade mcn Hooyo Casiiso ii deeso haika qadin inta hesana Alle qalbiga ha u dhayo intii hesatana ha u daayo 🥺😢😭😭
@albraabden4779
@albraabden4779 2 жыл бұрын
بجد المرة دى غنيتا دى تحديدا اثرت فينى وبعثت فينى حنية ماعادية مع انى م فاهم البتقولو بس من خلال التعليقات فهمت الحاصل ابدعتى والله
@qadarc1
@qadarc1 2 жыл бұрын
Masha Allah boqorada codka laki xaaji Allah Ku xafido inti hooyo u nooshahay Allah daayo inti ay Ka dhimatay sideydana Allah unaxariisto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@omarade1087
@omarade1087 Жыл бұрын
What is wonderful song also it reflects true love of motherhood this song made me cry simply i saw my tear landing thanks laki💕
@ekramali6390
@ekramali6390 2 жыл бұрын
Can’t stop my tears 😭😭😭😭😭😭😭Allah Cafimaad Qab Haysku Keen Tuso Mommy Miss U
@nastehomoalim6117
@nastehomoalim6117 2 жыл бұрын
Wlhi waa hees qiiro wadato alaha noodayo hoyoyinkena amiin yarabi🔥
@asmaalirayaleh8799
@asmaalirayaleh8799 2 жыл бұрын
Wlhi qof walba ma darmi karo Alha ku naxristo hoyo mcn 😭😭😭😭😭😭😭😭
@iqraofficial6872
@iqraofficial6872 2 жыл бұрын
I wish hooyo yinka sida laki xaji hadey ahan lahayeen kali gabdhahed wa ku fanta maqariso ❤️❤️❤️👑💐💐💐
@khadarqeyz519
@khadarqeyz519 2 жыл бұрын
🥺🥺🥺 this song made me cry 😭😭😭 wa jiriricodaY wllh hoooooooyo 🤲🌍❤
@Illyv4ever
@Illyv4ever 2 жыл бұрын
As a Somali mom of a beautiful Somali girl I’m moved by this 🥺🥺🥰
@ahmedabdi7101
@ahmedabdi7101 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/gcqBfLaWld7HXWQ.html
@shugrimaxamed7133
@shugrimaxamed7133 2 жыл бұрын
😭😭😭 hoyo macaan la aanted waa abaar illahow noxifdi dhamn hoyoyinken intii dhimatayna unaxariiso 🤲🤲🤲😭😭😭😭
@amalgamjama4613
@amalgamjama4613 2 жыл бұрын
Wallhi jirka idubaaxshey I love you abaayo laki wan kula ilmeeynay anogoo kula joogin we are feeling you wallhi xanuunka hooyo nimada ax ax ilahow hooyooyinkeen dhaman jismigooda ka xoree naarta Amiin yarabi
@naimamoha2039
@naimamoha2039 2 жыл бұрын
Wlhi hees tan saan ugu ooyay wilige hees uguma ooyin ilahay hooyo macn hano daayo🥺😭😭😭❤
@QamarAli-hf4yy
@QamarAli-hf4yy 2 жыл бұрын
Waarun teet hooyo walbo wey jeecee shahay in ey ilmeheeda la joog to
@QamarAli-hf4yy
@QamarAli-hf4yy 2 жыл бұрын
😪😪😪
@haaliabdi2993
@haaliabdi2993 2 жыл бұрын
Qofkii hooyo ka maqan tahay fahmi kara heestan aniga ayeeyday isoo korsatay Allah ka raali noqdo markaan yaraa xiisihii iyo baahidii hooyanimo oo u qabi jiray dhaawicii iga soo gaaray wali igama fuqin anoo dib ula midoobay oo hada qof weyn oo hooyo noqday ah markaan arko gabar yar oo hooyadeed waqti la qaadaneysa waxaan soo xasuustaa dhaawicii qalbigeyga iga soo gaaray Hiloowgii iyo xiisihii faraha badnaa waagas iga soo gaaray kala fogaanshadii ani iyo hooyo😭 waxaa leyahay hooyo kastooy ku dadaal inaa ilmahaaga adiga haysato daruuf kastoo jirta cunuga si kastoo loo xanaaneyo qalbiga kama fadhiyo haduusan baalka hooyadiis ku jirin
@nastexoabduqadir311
@nastexoabduqadir311 2 жыл бұрын
Wlhi abayo aniga heesta la.ooynayo ayaa qoralkaga arkay waan sii ooyay waayo wan qalbi jilicsanahay ilahey walidkena hano dhafo amiin insha alah
@abdikafeel7918
@abdikafeel7918 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭
@fiicanjimaale7652
@fiicanjimaale7652 2 жыл бұрын
Abayo aniga gabadheyda 1sano iyo biloyin jirto leyga qatay wlhi malin aan ayada darted oyin ma i dhafto mana awodo manta ina agjogo oon heysto 😭💔
@haaliabdi2993
@haaliabdi2993 2 жыл бұрын
@@fiicanjimaale7652 sorry abayo samirka badi inshaAllaah waa helaysa maalin maalmaha kamida waxaa laga yaaba kuwa ku dhagane kuu korinaayo ineysan wax tarin oo adiga ku anfacdo kaligaa rafaad kasta raaxa ka dameysa u samir
@haaliabdi2993
@haaliabdi2993 2 жыл бұрын
@@nastexoabduqadir311 aamin Allah ka raali noqdo waalidkeen
@s.mlyricmusic5142
@s.mlyricmusic5142 2 жыл бұрын
I am struck by the moving words of this song. Well done Abwaan Ilyas Yaxye Shikhoow, you did a great job 🙌🔝
@ahmedabdi7101
@ahmedabdi7101 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/gcqBfLaWld7HXWQ.html Somaliland ♥️
@hamdakhadar634
@hamdakhadar634 5 ай бұрын
Hooyaday waxan kasoo maqanahay saddex bilood habena si fiican uma seexdo hooyo mcn alle haykaa daayo iisoo duceeya in anigu nabad qaba u noqado😢😢😢😢
@fatimaalihadan7336
@fatimaalihadan7336 Жыл бұрын
Hooyo macaana allow aduunka baraaro akhirana janadii kusii abaalkaga lamagudikaro allo noo xifdi hooyoyinkeena somaliyeed ❤️❤️❤️❤️❤️
@lacagom5106
@lacagom5106 2 жыл бұрын
Asc hooyo macaan Allow ku dhaaf meel kasto aad joogto 😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘
@simranabukarabdulkadir2388
@simranabukarabdulkadir2388 2 жыл бұрын
😢😢😢I miss you mummy im feeling sad because hooyadey wey iga dhertahay illaahow i xifdi hooyo mcnto 😢😢😢😢😢😢
@hmm1699
@hmm1699 2 жыл бұрын
Ale ha isku kiin keeno xbbty
@janogasho2474
@janogasho2474 2 жыл бұрын
Masha.allaah hambalyo ilaahow hooyo la,aan hana dhigin intay kadhimatayna ilàahey ha u naxariisto laki xaajiwacays wan ooyay walaahi masharxad nooguwaara
@nashaadaadan3721
@nashaadaadan3721 2 жыл бұрын
hooyomcn
@sadiasiman5132
@sadiasiman5132 2 жыл бұрын
alle hooyo mcn bdna waan la oyay manta wlhi hoyadey anoo yar iga dhimaty alle ha u naxaristo rafadka hoyo laan wan arky inti hesatana alle ha u dayo
@janogasho2474
@janogasho2474 2 жыл бұрын
@@sadiasiman5132 ilaahey ha unaxariisto jannatul fardowsana haku casuumo aniga hooyadeey way nooshahay allaah ha ii xifdiyee se 12 sanno iyo kabadan maan areg Ilaahey swt nabad iyo farxad ha iigu geeyo aaminn yaa rabii
@shukrisheeno3504
@shukrisheeno3504 2 жыл бұрын
😭😭😭
@geniabdimohamud2594
@geniabdimohamud2594 2 жыл бұрын
MashaAllah Allaha kudhooro dhamaan ulaadada oodhan laki xaaji waceys aat iyo aat an uoyey heestan🥰🥰🥰
@caashocasho5076
@caashocasho5076 2 жыл бұрын
Mashaa allaah hooyo la aanteed maa horkac garee oo howshaada ku hagaage Hani iyo iyo hooyadeed waa is heleen Rabbi nabiible ka dhowr gabartan iyo gacal hooyo macan walhi habo aad iyo aad ayaa iga ilmeysiisay allaah haku dhowro
@alizamoha4845
@alizamoha4845 6 ай бұрын
Xanuun bdnaa markaa adi iyo hooyadaa isla nooleen 😭waxaa daremi karto gabar ani cml
@sagalabdikarimjama9125
@sagalabdikarimjama9125 2 жыл бұрын
Allow hooyaday is keen tus yaa rapi anagoo nabada shansano ma arkin runtii 😭🤲
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 2 жыл бұрын
Touching ,emotional song may Allah bless this family forever.
@mahamoudhamda8228
@mahamoudhamda8228 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@mariagiannopoulou9389
@mariagiannopoulou9389 2 жыл бұрын
I love the music....and such beautiful clothes!!!
@shukrihussein1043
@shukrihussein1043 2 жыл бұрын
Maasha Alah weyba isku eg yihiin iyada iyo gabadheeda Hooyo mcn la aan waa hoy la aan gabar waa gacal wlhi aniga hal gabar ayaa ii joogto ilaahow ii daaay yaa rabii
@salmaanmoomin1138
@salmaanmoomin1138 2 жыл бұрын
caadi maaha hees xamasadeda wadata 🥰🤩
@umofaduma7708
@umofaduma7708 2 жыл бұрын
😢😢
@xasanmaskiin3423
@xasanmaskiin3423 Жыл бұрын
Ilmo ayaa iga keentay walasheey laki xaaji waceeys
@dhoolhaaji2534
@dhoolhaaji2534 2 жыл бұрын
Imisaa hooyooyinkeen noo dhibtoodeen iyagoon noo sheegin inay malin na dhibsadeen haddana diyaar usii yihiin inay dhib ksta nala maraan ilaahay ha inoo xafido hooyoyinken aduunka farxad nagaata aakhirana janadii seexo mcneeey mi mom ubax carab❤️🌺
@deqa868
@deqa868 2 жыл бұрын
Walaahi oohin ayaan is celi lahay hooyo somali yeeda mashalahaa I LOVE YOU ❤ 😍 💖
@farxiyaxasan6855
@farxiyaxasan6855 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 2 жыл бұрын
Maasha Allah, Waa Nasiib Badan Tahay Gabareey. Hooyadeey waqtigan ayaan u baahi qabaa. ♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡
@simranqurux595
@simranqurux595 2 ай бұрын
😢😢😢alow inta hooyo iyo ubadkooda kalafog is keyn inta heysato aankamid ahay alow hanakaladheyreyn wa xanun 🤲😢😢😢
@sacdiyocarabeyti8418
@sacdiyocarabeyti8418 Жыл бұрын
Ilaahow hooyadeey qabrigeeda waasac ugu dhigay yaa rabi 🤲😢
@nimaabdilahi1229
@nimaabdilahi1229 Жыл бұрын
Ameen yarabi
@somalimiya2071
@somalimiya2071 2 жыл бұрын
I cried si dhab ah ax mothers love to her daughter 💞💞💞
@umuehaabofficial9704
@umuehaabofficial9704 2 жыл бұрын
Mashlah allha u daayo hooyo wa beer allow gabdho la’aan Hana dhigin Aniga gabdho badan inaa dhalo baan jeclahay allha i siiyo amen 🙏 haada wiil iyo 2 Gabar ii joogan 5 Gabar kale wa rabaa allha isiiyo iyo wilalba odaygeyga xita wuu gabdho jecelyahay wa naxariis gabdhaha
@YusufAli-qp2le
@YusufAli-qp2le 2 жыл бұрын
Allaha kusiyo gabdho badan oo bariyaa
@nasseradenomarnao3423
@nasseradenomarnao3423 2 жыл бұрын
Hooyo waa Nolosha aduunka hooyo mcn I love you Mama le prophète Mohamed scw à dit hooyo 3 fois
@ahmedyasin4758
@ahmedyasin4758 2 жыл бұрын
Wlhi Waa Hees Qiiradeeda Wadato😭😭😭😭Yaa Ka Dhax Shaqeeyay Gabdhaan iyo hooyadeed AR somaliaa meel loga fakanaayo ma lahan👀
@ilwaadqurux6073
@ilwaadqurux6073 2 жыл бұрын
Gabadhan habaryarteed ayaa soo ciishay
@aaminoabdullahi677
@aaminoabdullahi677 2 жыл бұрын
Habar Yaraha isku mid maha lkn kuwa xun macafinayo wlhi
@barkhadyusuf9721
@barkhadyusuf9721 2 жыл бұрын
@@ilwaadqurux6073 walal habayar waa hoooyo ee halkaa kunoqo
@ilwaadqurux6073
@ilwaadqurux6073 2 жыл бұрын
@@barkhadyusuf9721 koley waxan arkay unban shegay ee waxa samestay ma ahan
@kafealeban6207
@kafealeban6207 2 жыл бұрын
الله يتمم فرحتهم ويبارك في امهاتنا ويرحم الاموات منهم صدق مافي احد يعوض حنانها ومكانها ابدا💔💔
@fatumaabdullahi356
@fatumaabdullahi356 2 жыл бұрын
This video made me cry 😭 😭😭 I have been crying 😭 all at the end of the video. Hoyo Macan nolow waligaaaaa❤️❤️❤️
@ahmedabdi7101
@ahmedabdi7101 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/gcqBfLaWld7HXWQ.html Somaliland 💕
@MuniraKhadar
@MuniraKhadar 2 жыл бұрын
Even the bride got emotional song 🎵
@najmaali8137
@najmaali8137 Жыл бұрын
Ameen. Me too s😭😭
@souadsiman_official9559
@souadsiman_official9559 2 жыл бұрын
Machallah hooyo macan allah no dhowr yaa raabi wlh wan qiroday
@fadumoabdi3320
@fadumoabdi3320 2 жыл бұрын
😭😭 mashaa allaah laki iyo hin Allaah isku kindaayo
@leilasaid3035
@leilasaid3035 2 жыл бұрын
Anytime I watched this video i cry a lot feel like I don’t have Momm alxm my Momm we live same place alxm alxm ❤️❤️❤️🌹
@aaminoladan8839
@aaminoladan8839 2 жыл бұрын
Wlahi waan oyay allahayow hooyo la.aaan hana dhigin cimri dheer iyo cibaado suuban allah ikaa siiyo hooyo macaaan🤲🤲🤲🤲❤😥❤❤❤❤
@nasrohassan3689
@nasrohassan3689 2 жыл бұрын
Wlhi waan oyay laki haji waa hooyo qaaliya ilaahow hooyo nodal Amiin
@aaminoladan8839
@aaminoladan8839 2 жыл бұрын
@@nasrohassan3689 Amiin Amiin
@saciidoabuukar859
@saciidoabuukar859 2 жыл бұрын
allah hooyo la.aaan hana dhigin cimir dheer cafimada allah bareya ilove so mach hooyo mcn
@manaanomar7360
@manaanomar7360 2 жыл бұрын
Hooyadey iga xanuun san mudo 9sano xanuunka dhimirka ku dhacy waxan idka baryaa inaa igu soo doceesan inoo ilaheey I cafiyo blz 💔🥺🥺🥺
@user-hn1yo9lk9r
@user-hn1yo9lk9r 4 ай бұрын
Wow hees o qiro le wayw wlhi 😢😢Hooyo Wanagsan Ayathy wlhi habo Laki xaaji
@abdiikow7624
@abdiikow7624 2 жыл бұрын
What a mam much love 😍🌹 laki you lagend i wish our somalia parent can learn more love and care our kids thanks enjoy you'r unity 😍💕💕 long live sister ❤
@najmaapdy8350
@najmaapdy8350 2 жыл бұрын
Hooyaday mcn ano 2sano jira ayey dhimaty mhysto hooyo aan farxad laqato😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@nashaadinamahamed9817
@nashaadinamahamed9817 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto 🤲🤲🤲😭😢
@user-xp7um6hf1x
@user-xp7um6hf1x 6 ай бұрын
Masallah❤❤lakixaaji❤❤
@Samia_Abdi
@Samia_Abdi 2 жыл бұрын
Emotional 😭 waan oyay waxana u oyay hoyadey oon ka tagi rabo mar dhow side la aanta u nolada hooyo mcney 😭😭😭
@heblaudacar2346
@heblaudacar2346 2 жыл бұрын
Hooyo mrkaad katagto markaas baad dareemaysaa xanuunka aduunka,😓😓😓😓😓
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 95 МЛН
LAKI OO DHULKA LAGU JIIDAY MAIZA MAXEY KU SAMEYSAY HOOYADEED!
42:45
Laki Wacays Podcast
Рет қаралды 191 М.
LAKI WAREYSI MAXEY UGU OOYDAY HEESTII AY GABADHEEDA U QAADAY?
22:16
Laki Wacays Podcast
Рет қаралды 446 М.
Gabadheyda Hani qaali oo ilmadii ceshan weeyday
17:24
Laki Wacays Podcast
Рет қаралды 95 М.
LAKI HAJI - NAF BAAN AHAY OFFICIAL VIDEO 2024
7:11
Waqal WStudío
Рет қаралды 274 М.
RAAXO SHARIIF | MAGACADA MEEL WEYN IGA YAAL | TAHLIIL & RAAQIYA | OFFICIAL VIDEO 2023
4:06
farax kaftan iyo laki xaaji hees cusub oo hada soo dhacdey
5:19
STUDIO HOBYO 2
Рет қаралды 199 М.
😆 @SantiOficialll @SantiFansshort @CAMILOAGUILLONN
0:15
Santi
Рет қаралды 5 МЛН
#Kritikachannel#Shorts video 🙏🙏🙏
1:00
Kritika Channel
Рет қаралды 44 МЛН
Парковка ТАКСИ от клоуна!
0:22
Клаунхаус Kids
Рет қаралды 4,2 МЛН
Парковка ТАКСИ от клоуна!
0:22
Клаунхаус Kids
Рет қаралды 4,2 МЛН