Gabadhii Oo Xanuunkii Cadaysay & Gabdho Kale Oo AIDS Loo Qariyey😭

  Рет қаралды 18,228

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

5 ай бұрын

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Ottawa +1 (613) 716-5815
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Germany: Halima Ibrahim Mohamud
+4917621282663
Social media platforms
Facebook :Halima Ibrahim
Instagram: @halimashaur
Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Nasra Salon Norway
+47 906 14 221
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Dirirdhawa Iyo Addis Ababa
+ 00251992926216
MLANGO KUBWA JUA KALI
OPPOSITE WIN WIN TOWER
TEL +254799668069
TEL +254722176062
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Trendy collections, Garowe
0907635086
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
Numberka 0907635086

Пікірлер: 169
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 5 ай бұрын
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Ottawa +1 (613) 716-5815 Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Germany: Halima Ibrahim Mohamud +4917621282663 Social media platforms Facebook :Halima Ibrahim Instagram: @halimashaur Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Nasra Salon Norway +47 906 14 221 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Dirirdhawa Iyo Addis Ababa + 00251992926216 MLANGO KUBWA JUA KALI OPPOSITE WIN WIN TOWER TEL +254799668069 TEL +254722176062 Australia Ifrax +61 405 591 442 Trendy collections, Garowe 0907635086 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center Numberka 0907635086
@laylayusuf2209
@laylayusuf2209 5 ай бұрын
Asc indr farxiya number Australia Ifrah kuqoran wa khalad ayey leeyin. Hada kahor na wan kuso weydiiyey dhowr jeed imad so jawabin. Indr bal so sax.. se xagan kala so xidhiidha Australia ayan ku nolahey.
@safamarwa3597
@safamarwa3597 5 ай бұрын
Anigaa arkay nin wadaad ah oo gabadh u qarxiyey HIV
@zulekhajama2894
@zulekhajama2894 5 ай бұрын
Please interview Deeqa - she needs more support. What a brave woman!! We should stand behind her.
@Saamiya33
@Saamiya33 5 ай бұрын
Haa gabadhan in loo kaco Bay ubaahan tahay
@Fh-qp3yb
@Fh-qp3yb 5 ай бұрын
One of the saddest stories I’ve heard wlah! I was kinda hoping she healed and is negative😢 imagine how many women he infected and they don’t even know.
@user-lg8gu6yq1c
@user-lg8gu6yq1c 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Fardaus11
@Fardaus11 5 ай бұрын
Rag aad u badanba xanuunkan u qaariyaa dumarka dumar raga u qaariyanaa way jiraan aniga sxbtay aan aadka u jeclaa wlhi hiv baay u dhimatay waxana u qariyeey nin qabeey ninku wuxu tagi jireey marku aad u xanuunsado itobiya heerer ka dib ayadiba xoog u xanuunsatay waxa lo qaday heereer waxa qaday walaaleed waxay u geeyen dr kii heereer jogey wuu badhay wuxu ka helay hiv wuxu waydiyeey ninkeedi waxa lagu yidhi wuu ku yimi kuye magaci cisman ba lagu yidhi dhakhtarki wuu yabay oo wuxu yidhi ninka cisman sadex sano ka hor ban cudurkan ka helaye muxu u guursadey gabadhaa marki danbe deg deg bay u dhimatay ilmo yaro aay dhashayna wu dhintay marku dhashayba ilahay haa u naxariisto sxbtay xalimo plz igu duceyaa inu ilahay u naxariisto 😢😢
@fardowsamohamud9701
@fardowsamohamud9701 5 ай бұрын
Innalilahi wa inaa ilayhi raajicuun. Ilaahay gabadhaanhanu naxariisto
@Fardaus11
@Fardaus11 5 ай бұрын
@@fardowsamohamud9701 amin wlle
@nimosalad2930
@nimosalad2930 5 ай бұрын
Yaaaa allaah ilaahoow adigaa awood leh gabadhaas xaqeeda usahal ilaahoow niyada uqawooji yaarabi ilaahoow caafimaad iyo farxad sii rabiyoow waxeey tabaneyso usahal 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Hodaneey
@Hodaneey 5 ай бұрын
😢😢walasha rabi samirked jano ha ugu bedelo .talaw miyayna ogayn dadkani innay qofka ay qaadsiinaya in ay dil qorshaysan yahay 😢😢 masakiin dadka dhibtu so gadhay weliba qaar dawooyinka helayn. Umad duntay dhan walba
@nasrinibrahin1881
@nasrinibrahin1881 5 ай бұрын
Hableehena wadankii waxa mihima inaa ay is badhan iyaga oo wada jooga waliba xadir ay yihiin oo qofna meelkale Kaa keenin waa mihim jidan ninka diida badhis toosa ama nagta diida plz Kaa fagoow plz waa IgA talo xata hadu Kaa tago wadan kale oo uu ku qabo waa mihim haysto testiga oo guuriga dhigo khalas way isku dhamatay aduunka cafimadka ugu fican is ilaali ilahayna ku xidhnow xarana Kaa dhawrsanow rag iyo dumarba wlahi aduunkan Wax laga qadaya iska yar subaxannallah ilaahyow Naa badbadso Amiin
@iqramoallim
@iqramoallim 5 ай бұрын
Nasra ninka somaliyed sida logu maleyo inu kaliga ku qabo aya la arkaya aso ilmo leh allah hana badbadiyo lkn ugu yaran wa inan iska dadaalna
@ibrahimalimahat8080
@ibrahimalimahat8080 5 ай бұрын
You are a real and born advocate keep going your message can safe millions of lives and can give hope to other millions who are on stress
@khadraali8373
@khadraali8373 5 ай бұрын
Keligiis maahan ee wakuligood waxaasid allow naqabo Hadakahorban TV Somaliyed kadhegeystay Dr Leh markaad guursanayso iskabaara 4 cudur oo Kala ah Eydhis Isfiilato Cagaarshow Jabto Aniga Markaan guursanayey 10 sano kahor waxan ninka ku iri aan isbaaro waxan uwada tagnay Doctor way nalayaabtay kuteh abidkey iima imaan gabar adokalah lkn waxa markaste ii imaada Nimanka yimada debeda oo Leh igabaar inay gabadhaan Bigro tahay iyo inkale Ana wankadiida oo marabo inan dhib isukeeno Nairobi
@iqramoallim
@iqramoallim 5 ай бұрын
Ma gabarba inta la wado oo dhaqtar la geeyo la leyhay inad bikro tahay ayan hubinaya?! Weliba way sii racaysa😂 adunkan waa mid yaab leh.
@hamdahassan-no7qg
@hamdahassan-no7qg 5 ай бұрын
Asc wllo fati illaahey haku xafido insha allaah really waxaa tahey geesiyed😊😊😊
@hanaomer6608
@hanaomer6608 5 ай бұрын
Ina absiye umadena maha wlhi sunta raga ka ilmayisisa 😂😂😂
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 5 ай бұрын
😂😂😂
@badriahussein8291
@badriahussein8291 5 ай бұрын
OMG Walaahi waa dhibaato badatay Waxaan arkayaa in aad dad badan indhaha u furaysid Mansha Allah
@jannah3447
@jannah3447 5 ай бұрын
He removed the vidoe of the resultat the mans family its treathing him its good you posted part of the vidoe i hope by will off allah she get justice and every women like her
@KhadraAli-sr1rx
@KhadraAli-sr1rx 5 ай бұрын
Warun fathia noolow wallashay gacaliso sidad ula dareento wallash/wallaka ay dhibtu gaadho jizakillahu khayran wacanay ❤🎉
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 5 ай бұрын
Keep it up the good work We need you sis❤❤
@soohorcashaqa1670
@soohorcashaqa1670 5 ай бұрын
Wallaahi waxaan tagay wadankii meel marfash ah oo dhalinyaradu ku qayilaan ayaan fadhiistay dadkii aan aqaanay oo afkii cadaaday oo ilkihii jajabeen waar maxaa idinku dhacay oo midkastaaba miusaankiusu 50 yahay dhamaan waxay igu yidhaahdeen macaan ayaa nahaya waxaan idhi sheekadu macaan ka wayn
@niyaaladem
@niyaaladem 5 ай бұрын
Sheekadu macaan ka weyn ee carar. 🏃🏃‍♀️🏃🏃‍♀️🏃🏃‍♀️🏃
@fmohamed5930
@fmohamed5930 5 ай бұрын
Asc walal Fatxiya Illaahay hakudhowro Isha ayaad karidaye ragmahaysane Alle hainaxiftiyo guulayso walal
@khadijahassan5066
@khadijahassan5066 5 ай бұрын
Walahi ,hapo , ilaahay haa kulaa garab galow ,.. i want to ask you , habo time aa live soo gashid maa noo sheeygy kartaa ,thank you
@zainababdi781
@zainababdi781 5 ай бұрын
Ha u yimaad ridwaan hala test gareeyee haduu run sheegaayo warqad gabadhaba waa laga diiday keena ninka edebdarada jojiya ninkanu naago badan buu dilay kuwo kale na waa laga badbaadin
@halwoabdihalwo2233
@halwoabdihalwo2233 5 ай бұрын
Keep going habo dulesteh
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 5 ай бұрын
Walashay farxiya Love you for the sake of Allah❤
@fathiadjama
@fathiadjama 5 ай бұрын
NASRI ayaa dumarkii u soo baxay , Macha Allah deeqaay ilaahay adigana dambi dhaaf hakaaga dhigo. Dad badan ayaad badbaadinaysaa walaahi. ALLAHUMA BARIK. Janatul farduusa ayaan kuugu ducaynaynaa Amiin ya rabbi 🙂
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 5 ай бұрын
MASHA ALLAAH WAA RUNTAA WAA KUGU RACSANEY RAYIGAAS
@barwaqohussein538
@barwaqohussein538 5 ай бұрын
Walal cayda iska daa plz waa bishii khayrka ajarkaaga oo dhan waxba kama jitaan intaad wax caayayso
@user-ss5vu1om2x
@user-ss5vu1om2x 5 ай бұрын
Inantaa waa daacad illaahay nasri khayr qaba ha siiyo
@user-sr8ft6vt3y
@user-sr8ft6vt3y 5 ай бұрын
Aamin aamin aamin yaa Allah
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 5 ай бұрын
kumanaan ba youtube ku jira ka sheekanaya sidu ugu dhacay somali way arkan dana kama laha yaa xasuusta inanti burco reer miyi iyado ah ayaa nin la siiyay markay qadana dadkeedi odhan ba ka yacay meelay seexto wayday ciyaalkiina burcona dhgaax bay dabajiirrtii la dhacan iyadoo homeles ah watii coldoon ugurmaday hadaa waxan maqlay way dhimtay mooyi run iyo been
@najma649
@najma649 5 ай бұрын
allaha caafiyo gabadha walaasheen ah
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 5 ай бұрын
It's really so sad what is happening in somali community , am so sorry the sisters who being affected, may Allah cure all of you, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Rabb🙏🤲😢
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 5 ай бұрын
SUBXANALLAAH SOMALI WAA DAD ILAAHAY NACAY 😢😢 MEEL KASTE MAA LAYSKU DILAYAA SUBXANALLAAH
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 5 ай бұрын
SubxanAllah, waxaan nahay umad ay u dhamaatay, hadii la iska qaban wayo ka wax dilay, kufsaday, ka xanuunsan, waxba ma nihin, ilaahayow umada soomaaliyeed xaqa wafajiyo, Aamiin Aamiin ya Allah🙏😢😢
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 5 ай бұрын
Inshaa'Allaah dulmiga, cadaalad darada, burburka, nabad iyo nidaam la'aanta, dowlad la'aanta iyo diinxumada waa laga baxaa. Wax kasto suno rabbi waaye. Waxkastana bilow iyo dhamaad bay le'yihiin. Qofka Muslimka waa inuu u dhaxeeyo rajo iyo cabsi. Nasrigana waa qariib oo culays kast fudeed baa ku xiga.
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 5 ай бұрын
Ilaahow na badbaadi😢 gabarey isbaar, Faarax waa xaasid awalbuu fariido la heyn hadana inuu cudur dilaa ah nooqariyo waa ayaan daro😢😢
@user-sr8ft6vt3y
@user-sr8ft6vt3y 5 ай бұрын
Subxaan laah allahu ma najeynaa
@Loveforbeauty442
@Loveforbeauty442 5 ай бұрын
This is beyond heartbreaking 💔 😢. Ninkan hala soo qabto wlh
@ubaxali2985
@ubaxali2985 5 ай бұрын
Subhanallah it’s heart breaking story waa in looga soqaada diyadeeda loxira xabsi seriously. Naagti kale waxeey tiri Weey isfureen and she remarried again imagine mesha cudurka maraayo sis
@Sadgirl12386
@Sadgirl12386 5 ай бұрын
Gbdh aan best friend nahay nin bay wada sheekaystan wxy ku balansan yihiin inay bisha 4aad is guursadan wxy ka dareentay inuu wx qarinayo dad bdn baa daba jooga ninka micnha waa nin sidii uu wax gly ama wx lagu ogyhy meesha lagu arkaba la caayayo dhawr jeer baa la xidhay mrkii ay waydiisay sbbta lagu xidhay wuu diiday inuu u sheego iyaduna aad by u jeceshahy isaga hbn buu ku yidhi mrkn is guursano sir wayn oon kaa qariyay baa soo baxaysa ee mrks mrkad ogato bln ii qaad inaad igaga tagayn wxy ku tidhi intaynan is guursan ii sheeg wxa jira wuu diiday wuxu yidhi aniga dad baa raba iny i dilaan xitaa waxa laygu xantaa waa khaniis oo ninkan ragu ka hela intaas mrkuu ku idhi sxbdy bn nxy wxn ku dhahy ninkan intaad guursanin iska baadh way i diiday wxy igu tidhi wuu iga xanaqaya hdn wxs ku dhaho wxksta wn ku galaya wlhi waan u baqayaa sxbdy si kasta wn ula taliyay waan u taagi waayay
@Xalimo421
@Xalimo421 5 ай бұрын
Soo joog Qofkii laga waayo soo jiifaa laga helaa.Balaayo ay arkayaan ay inteey doontan beri ooyayaan.Bal ka waran hada uuba wax kasta dareensiiyy inusan daacad ahayn ay sii rabtaaba wali.Bisinka.Ilaahey ha ka qabto shartiisa.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 5 ай бұрын
Qoyan Waa qoyan. Wexeedu jacayl maaha ee waa obsession iyo is miidaamin! Subhan Allah
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 5 ай бұрын
Naagtaan usheg reerkooda hadhoow intay shalyi lahyd
@muna4224
@muna4224 5 ай бұрын
Subhanalllah na wllo rerkoda u sheg mxa ka qaldan gabdha mxey nafteda u midaminysa ama shekadan dawadsii oo xanuno la isu qarinaya ye ninka iska so badh ku dheh
@iqramoallim
@iqramoallim 5 ай бұрын
Indha adka gabadha yar balaayo miyey lugaheda ku doonane.
@user-fi3ns8ji4q
@user-fi3ns8ji4q 5 ай бұрын
Wacalaykumu Salaam WaraxmatuLAAHI Wabarakaatuh
@fathiafati2378
@fathiafati2378 5 ай бұрын
Xaqiq way tas waa run Fadxya allaha uu gargaro😢
@neimafarah2321
@neimafarah2321 5 ай бұрын
Fathia I heard In Somali if they see a store selling a condom The government will close. Is very sad
@nimam7846
@nimam7846 5 ай бұрын
Her story is an eye-opening
@saadanoor9331
@saadanoor9331 5 ай бұрын
Allah mar hore iney hadashey eheed gabdho badanaa badbaadi leheed.
@mohamudmohamed5741
@mohamudmohamed5741 5 ай бұрын
Fatxiyay waxaan maqlay inuu joogo galkacayo
@najma649
@najma649 5 ай бұрын
walaahi waa cabsi
@wacyigalintadad-weynaha1361
@wacyigalintadad-weynaha1361 5 ай бұрын
Filmkaasi xagee kujiraa fathia anigaaba interested ku ah inaan daawado😅
@MaryanSaed-yd8ki
@MaryanSaed-yd8ki 5 ай бұрын
Qofka xanunka qabaa mu qof kale oo xanunka qabaa gursado oo la nolado ?
@safamarwa3597
@safamarwa3597 5 ай бұрын
Anaa arkay nin masaajid ka aan ka bixin oo gabadh u qariyey eedhis waan arkay gabadh kale oo uu nin qaadsiiyey HIV
@Nuurah951
@Nuurah951 5 ай бұрын
Gabadha somaliyeed way dhibanyihiin wlhi 😢😢😢
@user-fr7gv4mm1e
@user-fr7gv4mm1e 5 ай бұрын
Eedo ilaso xiriir qali warbaan kuhayaaye
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 5 ай бұрын
Email iisoo dir Fathiaabsienetwork@gmail.com
@AwesomeExperiencez
@AwesomeExperiencez 5 ай бұрын
​@@FatxiyaCabsiiyeChannelhabo can I also email you? I have something amazing I want to share with you inshaaAllah?
@THESIBLI
@THESIBLI 5 ай бұрын
Keep
@UgbaadAhmed-fd1sj
@UgbaadAhmed-fd1sj 5 ай бұрын
Hbo Runwan isaq bn la idha
@moonsunstarshow1163
@moonsunstarshow1163 5 ай бұрын
Minnesota ma lake hela salida
@suadabdi5
@suadabdi5 5 ай бұрын
Wa in lays baadho intaan lays guursan
@yusramuhumed7321
@yusramuhumed7321 5 ай бұрын
Ruuta uusheke somali bravo
@ashalul565
@ashalul565 5 ай бұрын
Maxaa laba kala bariday kala warhayn, Ilaahow nacafid maxaa waxaan la ogayn wax qarsoon.
@ayanhassan6962
@ayanhassan6962 5 ай бұрын
Hi
@user-sr8ft6vt3y
@user-sr8ft6vt3y 5 ай бұрын
May walhi
@umxababa3545
@umxababa3545 5 ай бұрын
Walaal fathia xagee kaala soo hadli karaa
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 5 ай бұрын
Fathiaabsienetwork@gmail.com Email iisoo dir gacalo❤️👍🏾
@Saamiya33
@Saamiya33 5 ай бұрын
Waxaan ka baqayaa soomaliya in ay olosho dulmi dartiis
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 5 ай бұрын
soobandhig😢😢sawirkisa😢😢duleste alow nabadbadi😢😢sorrywll😢😢 thank you🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤farxiya❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@fadumohirsi919
@fadumohirsi919 5 ай бұрын
Ascww walaley ina cabsiye
@user-gv2uf2zz1n
@user-gv2uf2zz1n 5 ай бұрын
Qoyan ayadaa hiilka ugu horaysa halkaana waxa gaarsiiyay waa ayaga
@user-gh7dv2df5t
@user-gh7dv2df5t 5 ай бұрын
Nin kaas gabadha cudurka qaadsiiyay sawirkiisa iyo magaciisa soo bandhiga
@najma649
@najma649 5 ай бұрын
subxanallah
@nafisabashir9905
@nafisabashir9905 5 ай бұрын
Ilaahow Naga qawo
@farhoabdulle3123
@farhoabdulle3123 5 ай бұрын
Adigu ma isbaartay?
@iskufilan174
@iskufilan174 5 ай бұрын
😅😅😅😅 love you
@user-zw8cg4st9t
@user-zw8cg4st9t 5 ай бұрын
Wcs
@fadumohirsi919
@fadumohirsi919 5 ай бұрын
@najmadhakne980
@najmadhakne980 5 ай бұрын
Omg subxan all 😢
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 5 ай бұрын
dadka norweya joogow deeqa cawayii somalidu iyaga meel ku fican yihin ma jirto somalidu habeni iyo malin caayi ayuun hayan raga somaliyeed inkar ayaa ku dhacaday ilahayow naga badii badii😢
@user-rx8wp9ix6c
@user-rx8wp9ix6c 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@aichayassin2942
@aichayassin2942 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 5 ай бұрын
Gabdho badan oo ragii qabey canuuno ku rideen baa jiro
@fatimabilanfiican297
@fatimabilanfiican297 5 ай бұрын
Somaliye Gadadha fadlan ha lacaawi waa mikin xanisan 😢
@aayahacali5788
@aayahacali5788 5 ай бұрын
Xaqiiq baa ka hadashay gabar Somaali meelna uma noola
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 5 ай бұрын
Nin dhaqtar ah oo an garaneyno somali ah ninu dhaqtar u yahay oo uu diiday inu sheego magaciisa waxuu yiri ninkaas sanad kaasto afriku taga gabar so gursadaa cudurki aids wuu qabaa
@hibawarsamae8930
@hibawarsamae8930 5 ай бұрын
Qisadan 5cisho ayaan ka ooyayey nolosheedii oodhan buu burburiyey
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c 5 ай бұрын
Xasbibiylaah wanicmal wakiil 😢
@Honey_MB
@Honey_MB 5 ай бұрын
naagaha somali wa in nin caabud ah iyo in dhiban nin dartiiis😰😰
@Saamiya33
@Saamiya33 5 ай бұрын
Haa wlhi
@Sonic-860
@Sonic-860 5 ай бұрын
Kkkkk I love you gril ❤️ waa iga fakatay lol
@HibaakMohamet
@HibaakMohamet 5 ай бұрын
Baal kaa wrn subxnlah 😢
@ReerAliVlogs
@ReerAliVlogs 5 ай бұрын
Why didn’t she tell the authorities so they can at least document his and her sickness so that no one else gets sick from AIDS.
@user-lg8gu6yq1c
@user-lg8gu6yq1c 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم 😢😢😢
@kaltoumibrahimhussein3583
@kaltoumibrahimhussein3583 5 ай бұрын
Fathia you so funny
@Nuurah951
@Nuurah951 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@najma649
@najma649 5 ай бұрын
waa in lasoo qarxiyaa sawirkiisa
@hodangafadi5042
@hodangafadi5042 5 ай бұрын
Imagine how many more women he gave that disease to them sad
@sicidowarsame3552
@sicidowarsame3552 5 ай бұрын
Soomaali meel walba way ku dhiban yihin Allaha nosahlo
@fatimoabdirashid6713
@fatimoabdirashid6713 5 ай бұрын
Gabar yar oo 19 ah oo adrky dhalaybu malin dhow galkacyo ku gursaday qaracan badanayey ilhay . Cadabtiisa ha ku fogeyo wacalkas fosha xun. 😢😢😢😢
@suubanjabane219
@suubanjabane219 5 ай бұрын
Hasha ama neefka xoolaha ah ayaa ka manfac badan, waa la qalan oo lacuni neefka isaga lana qalan maayo.
@fatimamohamedaadan3364
@fatimamohamedaadan3364 5 ай бұрын
Qabiilka muhiim mahan wan rumays tey gabadhaa so sad😢😢😢😢
@Milgomaariin
@Milgomaariin 5 ай бұрын
kor io hoosba ulahadashey hady ku maqlaayan
@deeqoadan7439
@deeqoadan7439 5 ай бұрын
Maay shegto uuf
@deeqoadan7439
@deeqoadan7439 5 ай бұрын
What kind of family don’t call your family enemy
@hassanosman3279
@hassanosman3279 5 ай бұрын
Aslam aleykum, I am HIV expert, practicing in Kenya, the message you read is not adding up and I am pretty sure she was actually positive and in last stage of the disease. HIV is not an acute disease and doesn't Show symptoms in two months. She actually infected the guy. Please do your research and ask any Doctor around you. I am your great supporter, but on this one please double-check before you interview her.
@justforidea1282
@justforidea1282 5 ай бұрын
She's married sick man 15 years ago 2009 and infected her and then up to now she's looking for that man .
@maryambrahim82
@maryambrahim82 5 ай бұрын
WaD iska hadashay, symptoms can show up right away Or after 20 years
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 5 ай бұрын
According to the Centers for Disease Control and Prevention (CDC) , primary HIV symptoms may show up 2 to 4 weeks after initial exposure. They can last for several weeks. However, some people may only have symptoms for a few days. It also depends on the person’s immune system at that particular time of infection.
@hassanosman3279
@hassanosman3279 5 ай бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel the symptoms mentioned in the CDC page refers to the initial flu-like symptoms that is usually a result of the body reacting to the new infection. Then, the second phase sets in that is usually asymptomatic. For a previously healthy nourished person, the flu-like symptoms should not cause serious disease and actually many people don't notice this stage of the disease. I know what I am talking about. A previously healthy adult can't progress into serious disease from onset, it doesn't happen even in the poverty stricken communities in Africa where basic nutrition is an issue. Anyway, I want to stop there. Allah knows best.
@abdulganinur3593
@abdulganinur3593 5 ай бұрын
20 years u need a reality check ,why can't ppl agree one simple thing.
@nimaabdi5202
@nimaabdi5202 5 ай бұрын
Arimahaan waa in aad looga hadlaa oo lagu baraarujiyaa bulshada Somaaliyeed, very dangerous 😢
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 5 ай бұрын
Wuxuu degan yahay ingiriiska
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 5 ай бұрын
Bisinka gabadhan gòrmaa laqaatey sawta kashubtey Allaha kusoo hanuunsho nin iyo naag shaqa ahaynba way daysay
@THESIBLI
@THESIBLI 5 ай бұрын
My
@Luul13
@Luul13 5 ай бұрын
Balaayadada hayso hadaa rabto hadey kuu taala ama. Kris u bixi ama geedii u bixi
@subanjibriil3607
@subanjibriil3607 5 ай бұрын
Kkkkkk filmka magacii gacalo
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 5 ай бұрын
Desert Flower
Interview with Fathia Absie at the Tällberg Forum 2011
6:37
Tallberg Foundation
Рет қаралды 241 М.
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,6 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
1,000 Diamonds! (Funny Minecraft Animation) #shorts #cartoon
00:31
toonz CRAFT
Рет қаралды 41 МЛН
INDHO ADAYGII OO QOF AH🤔
42:45
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 14 М.
Dumarka Soomaaliyeed Waxani Ma Ka Doqoniima Mise Waa Ka Dhib Jacayl? 🤔
27:22
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 19 М.
Deeqa Oo Loo Furay Caawimo & Warar Kale Oo Muhiim Ah🤔
26:18
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 19 М.
Guurka Iyo Furiinkaba Dumarka Uun Baa Dani Ugu Jirtaa Oo Iyaka Qiima Jaba🤔
41:42
MAMADI 50 JIRKA HIV/AIDS KABAARAY SI UXAQIJIYO RUNTEDA
22:05
Ridhwan Issack
Рет қаралды 303 М.
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
0:54
火影忍者一家
Рет қаралды 39 МЛН
All creatures are from God #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:19
Jesus By Your Side
Рет қаралды 58 МЛН
Самая крепкая лысина в мире😁
0:30
EpicShortsRussia
Рет қаралды 2 МЛН