No video

GABAR AAN JECLAA GURIGOODA AYAAN 3 SANO SI BILAASHA OGA SHAQEYNAYEY LKN💔😭 || QISO DHAB AH PART One

  Рет қаралды 212,466

Kamaal Abdul

Kamaal Abdul

Жыл бұрын

Walalken Salmaan Kuluu Waakan Channel kiisa / @salmaankuluuofficial1104
INAAD NAGU SO BIIRTO DHIIRO GELIN BAY NO TAHAY : Share Like & Comment
Snapchat: kamal.abdul
Instagram: kamal_abdull
Facebook: kamaal abdul
Tiktok: kamal.abdul
THANK YOU FOR 400K
CAN'T WAIT ⏳HALF MILLION🥰

Пікірлер: 432
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
ASXAAB TA KU XIRAN JANAL KA SXB KEYGA KAMAL ABDUL AAD AYAD U MHD SN TIHIIN DHAMAN TIINA SIDA QURUX BADAN AAD ISO DHAWEY SEEN ALLAH IDIN KA ABAAL MARIYO KAMAL NA WA QOF WNG SAN WLLHI ASNA ALLE AYA ABAL MARI NAYO I.A TEAM KAMAL AAD AYAD UGU MHD SAN TIHIN SIDA II GARAB IS TAAG TEEN 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@zanaapea6390
@zanaapea6390 Жыл бұрын
Wllo Lmbrkaaga Baan Doonayaa
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
Kuso diray
@qoslaayeproduction899
@qoslaayeproduction899 Жыл бұрын
Nin adag kuluu 💪🙏
@ckhaliqmohamed2814
@ckhaliqmohamed2814 Жыл бұрын
@@salmaankuluuofficial wel
@muniitajama280
@muniitajama280 Жыл бұрын
Welcome ❤
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its Жыл бұрын
haddii aad ujeeddo magaca allaah waa in aad ku salidaa nabigeena mohamed salawatulaahi caleyhisalaam🕋☝
@safiyocqaadiraxmed815
@safiyocqaadiraxmed815 Жыл бұрын
❤️❤️❤️
@craxman2762
@craxman2762 Жыл бұрын
Scw
@suleimansra6856
@suleimansra6856 Жыл бұрын
scw
@cumarcade1437
@cumarcade1437 Жыл бұрын
Scw ❤️
@phardowsoabdulkhaadir3806
@phardowsoabdulkhaadir3806 Жыл бұрын
Scw scw scw
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar
@aamiinyare-im8cy
@aamiinyare-im8cy 3 ай бұрын
@adiljb5943
@adiljb5943 Жыл бұрын
😢😭😭😭 TikTok kaso arkay ila Hada wan oynoya Ma ana dadka ka qalbi jilcan Xaladaha qaar maxee thy Sida ay u dhacayaan Adunkan wa uu gaban yahay Waliga qof ha dhibin Haku noqon qof qalbigisa xasuus aad u mugdi ah
@umzakariya3553
@umzakariya3553 Жыл бұрын
Ani xataa waa itaabaty rabi farxad ha ugu badalo in ey shar u aheyd laga yaabaa waxaa jeceshahy oo shar ku ahaa jiro
@kamaalAbdul
@kamaalAbdul Жыл бұрын
Muqaalkan markan somalia🇸🇴 joogay ayan duubay balse hada ayaan helay waqti aan idiinkugu so gudbiyo, Anyway walalken SALMAN KULUU maanta ayuu garab inooga baahanyahy aan garab istaagno, Fadlan Subscribe dheh channel kiisa👉🏻 kzfaq.info/get/bejne/sKxladODrberaGQ.html
@Iska_boy
@Iska_boy Жыл бұрын
Hada inte jogtaa somali majogtido gobolka somaliland
@samiiraacaday7648
@samiiraacaday7648 Жыл бұрын
miskiin walhi waan ka naxay qisadaa
@hindiyaisaakmohamed3851
@hindiyaisaakmohamed3851 Жыл бұрын
keep going zxp
@aminakediye462
@aminakediye462 Жыл бұрын
@@Iska_boy gobol maaha somaliland ee waa wadan hadalkaagana gobol kuma noqoneyso dadka somaaliyeedna dhamaan tood allah qeyr hasiiyo
@janaad9933
@janaad9933 Жыл бұрын
Hada ayaan qisadaan ka soo arkay tiktok waan qiirooday 😭😭 hada ayaan dhameysanayaa
@Saajidamohamed
@Saajidamohamed Жыл бұрын
Anigbo😢
@Altro_legend_pro
@Altro_legend_pro Ай бұрын
Waanakan😂😅
@mohamednourmohamed244
@mohamednourmohamed244 Жыл бұрын
Wax la,anta iyo wayaha adun waligi nafluhu kuma waari dona💔 Nolosha wey iska marxalada badan tahay shalay hadi malintada aheyn Malin wx wliba ku ilowda ku iman donta pro hori usoco
@abdiwaliabdiraxmaanabdilla1990
@abdiwaliabdiraxmaanabdilla1990 Жыл бұрын
Thiago
@kingsamir2542
@kingsamir2542 Жыл бұрын
Kamal abdul legend of the legends cant wait half million subscribers
@fahmobashiirxuseen7825
@fahmobashiirxuseen7825 Жыл бұрын
Wiilkan Quruxda bdn Ma dhib So maray😭❤❤
@Maxamed-qz9ew
@Maxamed-qz9ew Жыл бұрын
Haa😢
@lalatabi5134
@lalatabi5134 Жыл бұрын
Gabar kheer qabta ilaahay ha kuugu bedelo. Aamiin Walaalkeedna masiibo ayuu ahaa
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 Жыл бұрын
Mazkiin walal ilaahay faraj hakuu furo
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
Aamin abaayo 🙏🙏🙏🙏
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Ku Sali Rasulkeena Maxamed Scw
@qadrokeyfmohamedhassan273
@qadrokeyfmohamedhassan273 Жыл бұрын
Apowe sorry 😭War gabdhow iyo wiilalow guursada jaceladina family jecelada khaska haka dayaan😭
@najaxxasan1442
@najaxxasan1442 Жыл бұрын
Bwe mcn sorry😞wlhy ilin kulul iga timid😭 ilahay riyadaada iyo hadafkaad Ledahay haku rumeeyo cadow iyo wax ku dhiba markle Alle kuma tuso🤲🤲🥺😥
@xilkasc.qaadir6951
@xilkasc.qaadir6951 Жыл бұрын
Wlhi waa qiso xanuun badan 😥
@aminaali75
@aminaali75 Жыл бұрын
Kamalow video kle hanaga dhexgalin sheekada plz toos noogu so gudbi we are waiting 🥺
@lakiaxmed6945
@lakiaxmed6945 Жыл бұрын
Ax qiso xanuunbadan waye wlhi ax 😭😭😭😭😭
@kingmudu9773
@kingmudu9773 Жыл бұрын
That's Life 😎 2 Months baN KaligeY wacaayaY💔😭 SrrY pro 🙏
@saarabintumustafaa3415
@saarabintumustafaa3415 Жыл бұрын
Waxla aanta iyo. Waayaha aduun waligii. nafluhu. Kumawaareyee::Niyada kheer. Usheeg. 👏👏👏
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
Mhd snd abaayo
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
TEAM KAMAL ABDUL AAD AYAD UGU MHD SN TIHIIN GARAB IS TAAGA QURUX DA BADAN AAD II MUUJI SEEN WALIGEY MA ILAAWI DOONO ALLAH IDIN SHARFO TEAM KAMAL ABDULL 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@haashimyare1466
@haashimyare1466 Жыл бұрын
Ok wll
@aymanyaretube2093
@aymanyaretube2093 Жыл бұрын
Sxb horay usoco mobie badana waa kaaga saaray subscribe
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
@@aymanyaretube2093 mhd snd sxb qli 🙏🙏🙏🙏
@fardowsoaxmedmaxamed3131
@fardowsoaxmedmaxamed3131 Жыл бұрын
Welcome Aboowe horay usoco
@atikbaana8013
@atikbaana8013 Жыл бұрын
Bro waan ku saarey garab neh waan ku siin kara sida fikradaha ama telefanka iyo wax kula duubo ama kula jilo madaama dhalinyaro aa nahay 🥺❤️👍
@maxamedabdurrahman1728
@maxamedabdurrahman1728 Жыл бұрын
Waa ku wataa Kamal guuk 1m waad gàari dontaa team kamaal
@muqdishogubadley2983
@muqdishogubadley2983 Жыл бұрын
what a moment i can't wait part 2
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Жыл бұрын
Xanuun wye sxb
@mihaden6981
@mihaden6981 Жыл бұрын
Qiso xun wy wll sorry 😔 waxan ku raxey naya qof wng san iyo qof fcn Kamal adne wad kumah san thy inat daweyso keep going 💗
@user-dr5oe8mv1p
@user-dr5oe8mv1p Жыл бұрын
Walhi gos gos yaran tik tok ka arkayeey qisadan ruunti hadana KZfaq ayaa hada ka heley walhi waa Qiso xanun badan 😭☝
@xaawacady1545
@xaawacady1545 Жыл бұрын
Welcome wllky to team enjoa kamaal
@muhanadmohamedabdi2273
@muhanadmohamedabdi2273 Жыл бұрын
Heart breaking story 💔
@farajomarchennel9753
@farajomarchennel9753 Жыл бұрын
Kamal Wllhi Waad Qalbi Nadiif Thy Keep going my pro
@qeysjb7785
@qeysjb7785 Жыл бұрын
🖐kamaal Abdul zxp wiilka suaal waydii sidii qof KZfaqrs professional ah qisadaan qoFka kuma ba soconeyso wa advice lee
@cumarmaxamud2424
@cumarmaxamud2424 Жыл бұрын
Tan ani igodhacday okalawaye kagudub anba wankagobbay adnasas kurajeynaa zalman cadee 💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭😭
@suusuma7076
@suusuma7076 Жыл бұрын
Badal kheyr Alle hakugu bedelo wll
@laylamaxamed161
@laylamaxamed161 Жыл бұрын
Ax walahi wana ilameya 😩💔🥺
@anuushapea9181
@anuushapea9181 Жыл бұрын
💔🥺kamal wlhi qof ficn thy kow ku tageri jiray ila hda ku tagera❤
@raxiimamaxamed8825
@raxiimamaxamed8825 Жыл бұрын
Maasha aallah kuleyso kamaal absul💛💛💛💛🧡🧡🧡🧡❤❤❤💗💗💗💙💙💙💙💜🤎🤎🤎🤎🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Жыл бұрын
Wiilka cabdi caaiis qisooyinka noo soo badi❤😅
@mohaaibrahim6933
@mohaaibrahim6933 Жыл бұрын
Kamala legend of legend keep going brother wait u to one hundred millions sxpkey keep going You will be continually working with success everything that you do wishing you God luck 🤞 sxp sare............congratulations 🎊
@suleinosman4602
@suleinosman4602 Жыл бұрын
KZfaq kisa iin lasodhigo bee ficned suu asga wax uheelo
@AbdallaAliChannel
@AbdallaAliChannel Жыл бұрын
salmaan jaceelka wuuu jiraa dulqaaado wllkeega mcn
@fardowsaabdi2734
@fardowsaabdi2734 Жыл бұрын
Wllky Qali Allah haku Barakeeyo insha allah wllo mid khayr Qabta Abowe
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
Mhd snd wlashey qli 🙏🙏🙏🙏🙏
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
Sidaa ila damqatay alle hakugu damqado
@haashimyare1466
@haashimyare1466 Жыл бұрын
Wacaleykum salam 🥰 ♥ ❤
@muhaner_channel
@muhaner_channel Жыл бұрын
jah wllhe dareyn wye true jaceyl ah😪
@nimcoakadir7585
@nimcoakadir7585 Жыл бұрын
Mid ka sificn ba ku rajeynaah wllkey inaa hesho
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
I.a abaayo aad ayad u mhd sn tahay adna wlashe
@zamzamdaher4322
@zamzamdaher4322 Жыл бұрын
@@salmaankuluuofficial abwe waan ka xumahay walaahi midkle waad heleysaa i.a niyada qeyr usheeg😓😥
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
@@zamzamdaher4322 i.a abaayo siduu alle ka dhigo ayey noqone wll 😭😭😭😭😭
@saabircadde6311
@saabircadde6311 Жыл бұрын
Tudaman wxa igu danbeysay 2005 ka so baxay ✊ galab arbaco ah xamar so adi jiray galab jimco ah na wa labana qofki ka so baxay college kas wx wa so arag yay ✊
@fartuuncooking3050
@fartuuncooking3050 Жыл бұрын
Ax Walhi waa qalbiga xanuun weyaan 💔💔🌹🌹
@abdiazizbare6550
@abdiazizbare6550 Жыл бұрын
Wlhi halsano ayaan kaligeeye wacaayaye runtii hadana waan isweeyrnaye😭😭😭
@roda77
@roda77 Жыл бұрын
Xanuun waaya walhi bedal khyer Abowe 😭
@areyousingl9133
@areyousingl9133 Жыл бұрын
Waayaha jacaylka anaa dhex mukhuuranaya hadeer 😢
@rumiispealeylo1245
@rumiispealeylo1245 Жыл бұрын
Ax wllkey qalbiga alle haku qabojiyo💔💔💔
@soleeqocaaqil2
@soleeqocaaqil2 Жыл бұрын
Aamin
@kawsarkawsar-jr6hf
@kawsarkawsar-jr6hf Жыл бұрын
Ax sorry wllky ka gudub hada noloshaadana hore usii wado 🥺🥺 wiil yar ayaad tahay fataxadna waad u daa yartahay faraxd ayaan kuu rajaynayaa wll
@deeqomaxamad5036
@deeqomaxamad5036 Жыл бұрын
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number + 252619515056
@shireciisexooshow7743
@shireciisexooshow7743 Жыл бұрын
qiso xanun bdn wayo🥺💔
@amalshukri7197
@amalshukri7197 Жыл бұрын
Badal qher qabo Allah hakusiyo abowe😭😭😭😭😭😭
@phardowsoabdulkhaadir3806
@phardowsoabdulkhaadir3806 Жыл бұрын
Ala xanuun badanaa qisada😓😓😭😭😭
@deeqodeeqo7311
@deeqodeeqo7311 Жыл бұрын
Ax jacyl faqiirtinimo kugu galy wax kaxanuun bdn malhn wlhi 😭😭😭 sorry bro bedelqerqawo
@princessgacal3678
@princessgacal3678 Жыл бұрын
Ax wlhi calooshu i huriye wilkaan😭😭😭
@aminakediye462
@aminakediye462 Жыл бұрын
Subxaanallah aad baa uga naxey wiilkan waxaan filayaa inuu hada bugsadey ama uu heley inantuu jeclaa Waan sugeynaa qeybta labaad sikastaba aha ahaatee guul baan ku rajeynayaa ❤😢
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
Mhd snd abaayo gabrta ma helin inanta adna sidaa ila damqatay abaayo aad ayad ugu mhd sn tahay abaayo 😭😭😭😭🙏🙏🙏✍
@aminakediye462
@aminakediye462 Жыл бұрын
@@salmaankuluuofficial thanks waxaad ku faraxdi allah ha ku siiyo weliba mid ku jecel oo qalbiyadiinu is hantaan inshaa’allah 👍
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
@@aminakediye462 i.a abaayo 😭😭😭😭
@nimcomohamed3134
@nimcomohamed3134 Жыл бұрын
jacaylku waa waali un wlhie😢
@farhiyamohamed1164
@farhiyamohamed1164 Жыл бұрын
Welcome sxb
@aaminaminaa4546
@aaminaminaa4546 Жыл бұрын
Ciyaal madino lee yaqaano keep going brothers
@shamsoomarsalax2112
@shamsoomarsalax2112 Жыл бұрын
Sorry abowe 🥺😭
@hindasheekhcilmi
@hindasheekhcilmi Жыл бұрын
Alle hakuu sahlo
@hchfc2400
@hchfc2400 Жыл бұрын
So dhawoow ❤
@abdikanidaib914
@abdikanidaib914 Жыл бұрын
wllhi qisadaan waa itaabatey anaa is moodey🥲😪😭😥😢😿
@abdifatahsalah8364
@abdifatahsalah8364 Жыл бұрын
Legend keep going
@MaxamedAabukar-hg3ez
@MaxamedAabukar-hg3ez Жыл бұрын
Saaxib nin rag ayaa tahay caloosh cesho😭😭
@foos1545
@foos1545 Жыл бұрын
Sorry abwe walhi waa qaso xanuun badan lakin dhibmalahan Noolasha cashir uthy waxan kuleeyahay keep going brother
@dulqaad3
@dulqaad3 5 ай бұрын
You welcome 🙏
@ishaabdullahi8261
@ishaabdullahi8261 Жыл бұрын
Inaan caawiyo aan rabaa qisadiisa wey itaabatay
@lakiaxmed6945
@lakiaxmed6945 Жыл бұрын
Nosobadi qisoyinka 😭😭nocana
@Bullamzuri45
@Bullamzuri45 Жыл бұрын
Ninka raga wa kii so mara jab 💪guuleyso sxb
@user-qg5we5hi6b
@user-qg5we5hi6b Жыл бұрын
حب حقيقي كذا الله يعودك
@zamzamizmail51
@zamzamizmail51 Жыл бұрын
Qaybt xiigta illhy khayr hak dhiigo
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
Iga raali noqda hadan idin murji yay wlashe qali inta har san hadey idin taawato iga raali noqdo mida kale mnta garab idin kaga bahanahay taagero aan idin ka helo wll yaal
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 Жыл бұрын
Salman bro waan ku garab taganahay hore uu soco caqabad kasto haa uu joojin aduun waa samir iyo dulqaad,
@boqorka8233
@boqorka8233 Жыл бұрын
Viva salmaan kuluu
@faadumocali2430
@faadumocali2430 Жыл бұрын
axax sorry abowe qaali mid kheer qabta alle haku sahlo🤲😭😥🥺
@abdifatahabdullahiadan9176
@abdifatahabdullahiadan9176 Жыл бұрын
Why always good people hurts like this 😢😢
@aniisamaxamed2722
@aniisamaxamed2722 Жыл бұрын
Sorry wllkiy 😭😭🥺
@cabiircumar9444
@cabiircumar9444 Жыл бұрын
Ini gumeed jaanis helay baa helay inankaas wlhi
@hafsofarah4278
@hafsofarah4278 Жыл бұрын
Salaman powe shaqo aadga soqabaty hhh walhia maskiin 🥲🥲🥲
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
Mhd sdn abaayo ma dareemi kartid sidana ahay
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 Жыл бұрын
@@salmaankuluuofficial wan kaxumahay waxa kugu dhacay wll Insha Allah waad khayri
@imranmohamed4118
@imranmohamed4118 Жыл бұрын
Adhiga kamalow wa maqashaa gabdaha wexey wilasha kudigayin Asma walalked iska illali ........
@user-eu8bz8hj8h
@user-eu8bz8hj8h Жыл бұрын
Jacayl xaasid ma waayo 😢😢
@faadumocali2430
@faadumocali2430 Жыл бұрын
Kamaal pls part 2 laso dhaqso🥺
@nuuraxmed23
@nuuraxmed23 Жыл бұрын
Part two sogali
@shuushuumoha2784
@shuushuumoha2784 Жыл бұрын
Plz part 2 ax calool xumo wye wlahi
@nasragaabo5142
@nasragaabo5142 Жыл бұрын
La so dhakhaso kamaal wan qiroooday walhi xiiise i hayo qisada form hargysa🥺❤😫🤮
@maahirkee3656
@maahirkee3656 Жыл бұрын
Jecliyaa gaabida
@ikranargsan7984
@ikranargsan7984 Жыл бұрын
😢😢😢 wlhi jacelka waa jiraaa
@nafisladan2225
@nafisladan2225 Жыл бұрын
Sorry 😞 cashir ayee kuu noqotay
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
Mhd snd abaayo nafiso wax i qoran ayey ahaa yeen 😭😭😭😭
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 Жыл бұрын
Am sorry Bro 😢
@najmamohamed2731
@najmamohamed2731 Жыл бұрын
Schoolka aan kugalay ecamka dowlada sanadkan m.sh😊waayaha iyo waqtiguba latashi malahan
@1shortmotivatinalstory
@1shortmotivatinalstory Жыл бұрын
Qof beeraleey ah Maa Faqiir Noqdo Horta Ninkaas maxaa Ka qaldanaaaa
@mohanaden1388
@mohanaden1388 Жыл бұрын
Welcome man
@abdallehashi606
@abdallehashi606 Жыл бұрын
Qisadaan run ahaashaheeda waa ka shaki keenay wxuu iyir wxn is baranaya gabadha anaa form two ha io karoonahii oo ahaa 2019 wxna wada soconay 3 years
@xanaan24
@xanaan24 Жыл бұрын
😂😂 Wllhi waa run
@umufathiyacadeey7348
@umufathiyacadeey7348 Жыл бұрын
Reer tadaathum ismuujiya
@ridwaancali2431
@ridwaancali2431 Жыл бұрын
waakan noolaada rer tadaamun
@mustaqbal4196
@mustaqbal4196 Жыл бұрын
Reer tadaamun ismuujiyo
@liibaanabdulahi7466
@liibaanabdulahi7466 Жыл бұрын
True Story❤😢
@suleeqo8030
@suleeqo8030 Жыл бұрын
Soo dhawow wll
@yasiincumar5335
@yasiincumar5335 Жыл бұрын
abowe kamal soo badi🥺😭🙏
@boqradasanada7123
@boqradasanada7123 Жыл бұрын
Asc
@sahlangacal3207
@sahlangacal3207 Жыл бұрын
Wcs
@hindiyaisaakmohamed3851
@hindiyaisaakmohamed3851 Жыл бұрын
@@sahlangacal3207 wcs three
@maryamabshir6699
@maryamabshir6699 Жыл бұрын
Lasoo dhakhso plz😭
@asad_hagio_27
@asad_hagio_27 Жыл бұрын
Jalato xerow ma qiso noga kenteeen barina biyo xerow no keen😂😂😂😂
@abdirahmanmuxumed5698
@abdirahmanmuxumed5698 Жыл бұрын
alla damiin aan jaceylka waxba ka aqoon ayaad tahay 😡
@asad_hagio_27
@asad_hagio_27 Жыл бұрын
@@abdirahmanmuxumed5698 jaceylooooow🤚
@safiaamiin56
@safiaamiin56 Жыл бұрын
Waxyar xitaa qiiroow😭😂
@asad_hagio_27
@asad_hagio_27 Жыл бұрын
@@safiaamiin56 hye 🤕🤣😂🤣🤣😂
@Jihaam-f1z
@Jihaam-f1z Жыл бұрын
Waxan u shekayo wan aminey ruti sawabto ah intano qof ah maga caweyn ruti wan aminey
@nimcomahamednimcomuuse5742
@nimcomahamednimcomuuse5742 Жыл бұрын
aboowe lasoodhaqso part 2
@user-qm5hz3ng7p
@user-qm5hz3ng7p 4 ай бұрын
😢😢😢😢 wa adunyo lakin wa qiso xanun badan😢
Sunglasses Didn't Cover For Me! 🫢
00:12
Polar Reacts
Рет қаралды 5 МЛН
QISO JACAYL SACUUD IYO RAHAF!@sawdamqaalib
28:09
Sawda Qaalib
Рет қаралды 105 М.
JACEYLKII DHAYMANKA #qiso
48:51
HIGSI NO.1
Рет қаралды 32 М.
Sunglasses Didn't Cover For Me! 🫢
00:12
Polar Reacts
Рет қаралды 5 МЛН