Gabar Somaliyed oo radinayso carurteeda oo Shiines ah iyo aabihii ka dhalay oo wali qabo laakiin..

  Рет қаралды 105,145

Illintir

Illintir

6 ай бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 433
@sahraosman6818
@sahraosman6818 6 ай бұрын
Ilahey ka cabsada, jeesjeeska joojiya. Masibadaan qofka kuugu dhaw ey ku dhicikarta ee ha lo duceeyo waa hooyo.
@user-gi7dy8cz8x
@user-gi7dy8cz8x 6 ай бұрын
ilaahay ha usahlo
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 6 ай бұрын
Gabadhan waxaan u rajaynayaa in uu Allah faraj u furo, laakiin ma yaabi laheyn hadii ay ka mid tahay naagaha Somaliyeed ee nimanka Somalida ku caaya in ay caruurtooda ka tagaan iyo in ay romantic aheyn si ay marmasiiyo uga dhigtaan in ay guursadaan ajanabi oo ay dhalaan gabdho aan u baahneen in ay marsadaan qasqas ay isku cadeeyaan sida hooyooyinkood oo kale. Waa jiraan niman Somali ah oo caruurtooda ka taga, romantic aheyn amaba shaqeysan laakiin rag cadaan, carab iyo indho yar oo intaba sameeya baa jira laakiin naagahooda oo ragooda taas ku caynaya oo dhahaya ajanabi baa ka fiican oo guursanaynaa ma arkeysid. Sababta oo ah waxay ku faraxsan yihiin sida uu Allah u abuuray.
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 6 ай бұрын
​@@user-gi7dy8cz8x Gabadhan waxaan u rajaynayaa in uu Allah faraj u furo, laakiin ma yaabi laheyn hadii ay ka mid tahay naagaha Somaliyeed ee nimanka Somalida ku caaya in ay caruurtooda ka tagaan iyo in ay romantic aheyn si ay marmasiiyo uga dhigtaan in ay guursadaan ajanabi oo ay dhalaan gabdho aan u baahneen in ay marsadaan qasqas ay isku cadeeyaan sida hooyooyinkood oo kale. Waa jiraan niman Somali ah oo caruurtooda ka taga, romantic aheyn amaba shaqeysan laakiin rag cadaan, carab iyo indho yar oo intaba sameeya baa jira laakiin naagahooda oo ragooda taas ku caynaya oo dhahaya ajanabi baa ka fiican oo guursanaynaa ma arkeysid. Sababta oo ah waxay ku faraxsan yihiin sida uu Allah u abuuray.
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 6 ай бұрын
Gobolkeebuu u dhashay ninkaaga somaali badan ayaa ku nool chine Halaguu raadiyee
@roodacismaan952
@roodacismaan952 6 ай бұрын
Hooyo waa waa hooyo uun alle haw sahlo
@abdiweli7269
@abdiweli7269 6 ай бұрын
Alle haku sahlo wiilkaaga shiineska udhashey somalida cehina waxbarashada u joogto iiraadiya kudheh
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 4 ай бұрын
Alhamdullilaah , illahow aniga waad i xafidaye caruurta ii xafid yaa Allah
@YounisYounis-ho7ut
@YounisYounis-ho7ut 6 ай бұрын
Nîhaw ! Allah ha ku so dhaweyo huno .
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 6 ай бұрын
Allah ha uu sahlo wiilkada Aamiin
@abdulkadirmaalim875
@abdulkadirmaalim875 6 ай бұрын
Cabdi casiis really saaxiib hoowl adag ayaa soomaali u heey saa waad mahad santahay hadii eey jiri jirtay 100%100 pure Somali maantana waa mixed Somali dadkii iyo dalkiiba weey dhalan rogmeen luuqadii soomaaliyeed sidoo kale wax laga qaban karo malaha ee pure Somali geena iyo mixed soomaali Somali baa dhashaye saaxiib noo baafi kuwa kalena waa soo socdaan la soco saas waaye
@Qabooje
@Qabooje 6 ай бұрын
Waxaad taqaan guurso waad dhasho aysan kaa lumine
@falisa576
@falisa576 6 ай бұрын
Wa runta kugu racsanahay
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 6 ай бұрын
Walee somali ,maa ledsagare joogo, guur hababey, allaha u sahlo, wiilkeeda
@sahracali7473
@sahracali7473 6 ай бұрын
Caawo kalana waa dhined walaahi Mar waa naxaa marna waaqoslaa acuudu bilaahi
@mh9237
@mh9237 6 ай бұрын
ILaahayow Muraadkeefa u sahal
@hibomuse234
@hibomuse234 Ай бұрын
Allaha u sahlo wiilkeeda
@hafsadahir1707
@hafsadahir1707 6 ай бұрын
Gabdhaha Djabuuti inta badan ajnabi nooc walba way guursadaan, Allah u Soo sahlo.
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 6 ай бұрын
Maxa keney inad wadan dann jegto
@hiboali4523
@hiboali4523 6 ай бұрын
Maha gabdhaha rer djibouti ah ee waa jaridayihi galada iska racay markay shaqaysan wayen
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 6 ай бұрын
@@hiboali4523 waad garatay quruxey
@balqeisahmeth1037
@balqeisahmeth1037 6 ай бұрын
​@@fatxiyaosmanbarry3996 been may shegin gabdhu anakuba jabouti ayanu kundhalanay gabdhaha reer jabouti noocbwalba way guursadan
@fatxiyaosmanbarry3996
@fatxiyaosmanbarry3996 6 ай бұрын
@@balqeisahmeth1037 imisa reerkina ah oo ajaniib gursada
@balletiofficial5722
@balletiofficial5722 6 ай бұрын
Guur shisheeye faa.iido ma leh
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 6 ай бұрын
Yaab waaye ajanib hadaad guursado waa saas ilmahay xadaan bal shiinays indee loo raadin nimankiina soomali la jooga gabdhoow
@saharwafa7539
@saharwafa7539 6 ай бұрын
Maalin walba kuwa Soomali dhaleen ayaa la raadiyaa oo ay ka dhaqaaqaan.
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 6 ай бұрын
@@saharwafa7539 abagood ma kaxaysan dee kan abahiis baa waday
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 6 ай бұрын
Ilaahoow iyadoo faraxsan nagu soo war celi suleekha oo heshay inankeedii iyo aabihii🤲
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 6 ай бұрын
😂😂😂caawey ugu daran tahay 😅 shiines maa noo keenteen bis waaye gabdhaheena soomaaliyeed 🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️
@hodana7546
@hodana7546 6 ай бұрын
Hawiye+Chinese= Hasan Sheikh new project
@gullibleidiot5072
@gullibleidiot5072 6 ай бұрын
@@hodana7546😂😂😂😂
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 6 ай бұрын
@@hodana7546 Waa xanuunsan tahay, ee orad suuratul Baqara aqri oo aqri oo aqri oo aqri,,! Si aad ugu caafimaado aduun iyo Aaqirana kuu anfacdo. 😡
@niyaaladem
@niyaaladem 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 6 ай бұрын
Istaqfurulaah
@aminhashi1333
@aminhashi1333 6 ай бұрын
Yaah geel dhalaayo xitaa waa soo araganay yaaha🙂🙂🙂
@WHO2024
@WHO2024 6 ай бұрын
Ma qosla, ma naxa, misa waa murigooda dhibka Somali ku dhacdey.
@suban974
@suban974 6 ай бұрын
Warba ka dhacay You are heroes brother Ina adeerkey aa radinayo wiil Germany ah see layelaya sxb
@HiboJano
@HiboJano 6 ай бұрын
Ilaahow u sahal aamiin aamiin aamiin
@user-oy5ek3ti5e
@user-oy5ek3ti5e 6 ай бұрын
Ilahey ha u sahlo
@HodanAhmed-hs1we
@HodanAhmed-hs1we 6 ай бұрын
Nin somli gobel walba ha jogee waa helee ilmahaga hada beladan idhaha yar intee ka helee illaahow usoo dhowee
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 6 ай бұрын
Allh ha kuu sahlo caruurta aan habaryada u nahaey
@samsamtesoro5703
@samsamtesoro5703 6 ай бұрын
Ilahay hakuu soo dhaweeyo abaayo ilmaaga iyo aabohood
@user-sj9wf5ge1l
@user-sj9wf5ge1l 6 ай бұрын
Adkaatey qaali ilahay haku sahalo Hooyo somaliyed
@user-nl6ph6tv2w
@user-nl6ph6tv2w 6 ай бұрын
Wuu ugu talagalay inuu ka kaxaysto waayo halkuu kaga tagay wuu ogyahay waanu ka soo raadinlahaa haduu foonku ka lumay masaakiin waalagaala tagay wiilkaaga wiil soomaaliyeed sidaa kumuu yeeleen sikasta oo uu u xunyahay
@yussufabdi1084
@yussufabdi1084 6 ай бұрын
Asc sidas hadhihin wall inuu dhintay xataa waa macquule.ilahay ka cabso qaybka ma ogine
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂farax murtile iya igu so dhacay markay magaca wiilka sheegtay inantu walalo ilahay haku so dhaweyo wilkaaga
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 6 ай бұрын
Gabadhan ale ha u saqiro hooyo welba waxay dhashey wey u baahan tahay tiktok halogu share gareeya asaga aad loo isticmaala aduunka dhan ka dhaqso badan
@Inayusuf8
@Inayusuf8 6 ай бұрын
Wallahi waa xanuun in ajaanib la guursado subxaanallah Allaha usahlo lakiin gabdhoow ajaanib ha guursanina
@iqramuse1230
@iqramuse1230 6 ай бұрын
Meeqo somali ayaa kala maqan oo somali bis ah? Koleey qadarka rabi meshoow galo lama Celin Karo ee Allah u so sahlo
@HabiiboKusow
@HabiiboKusow 6 ай бұрын
Allow u sahal maskinta abdiaziz waxwaxbo jecel yahay o qeyr ugu jiro sii waa halyeygena
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 6 ай бұрын
Shiinaysna somaliyi maguursatey allow adaa jira muslim wey leeyihiin shiinuhu waana dad lagumaysto on la dhibo muslimkoodu muxuuse usoo raadinwaayey haduu daacad yahay karoone xunbaaba shiine ka dhacay
@haboon6195
@haboon6195 6 ай бұрын
Halkeen ka keena Marka 😂😂😂ilhay ha u so dhaweeyo
@maryamaabassaid2962
@maryamaabassaid2962 6 ай бұрын
Ilaahay ha sahlo wiilkeeda
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 6 ай бұрын
Allah ha ku soo sahlo will kagi amiin amiin walaal.
@omaamir1444
@omaamir1444 6 ай бұрын
Walaalkey qadarta rabi hadey noqoto iney hesho waa heleysaa inshallah dhinaca kale ilmo shiinees ka qaatey ha sugin marki laga qaadanaye ayey aheyd inaad sii deyn howl u heysaa umada garabka allaha galo
@ifraahabdihaaji
@ifraahabdihaaji 6 ай бұрын
Ilahay ha sahlo amiin yarabi
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 6 ай бұрын
Illaahay ha kuu soo fududeeyo wiilkaaga iyo Aabehiis insh allaah
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 6 ай бұрын
Shushasha na manookenten farxiyo11
@khadijac9841
@khadijac9841 6 ай бұрын
Waakaa dhibka ajanabiga nin iyo naagba waa lagala baxsadaa
@afassehussein4779
@afassehussein4779 6 ай бұрын
Waxan guur maha naag nin an islam ahay haday dhahdo nin ajanib ii gursaday kaas guur maha waa sina waxay isku dhanalan waa furuq nag macsi ku dhacday yeyna guurka iyo macsida laysku khaldin somaliyey
@afassehussein4779
@afassehussein4779 6 ай бұрын
@@user-yi3qi9my3i wll ma cayin cidan lakin dumark somaliye waa u badan yihin qurbaha indhayar maslin waa jira waxa ka hadlayey gurku wuxu yahay ee somalidu khaladka u fahma
@fayruusshakiib8458
@fayruusshakiib8458 6 ай бұрын
Ilaahey ha kuu soo sahlo
@MohamudMohamed10
@MohamudMohamed10 6 ай бұрын
Safaarada china haka raadiso koley haday lix iyo toban sano wada noolaayeeen Wii la diiwaan gashanaaa safaarada jabuutiye
@fartunq1128
@fartunq1128 6 ай бұрын
Allah soo saqiro Insha.Allah Qeeyr 😢
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 6 ай бұрын
Illaahay ha ka farxiiyo
@ahmedroble219
@ahmedroble219 6 ай бұрын
Allah ha u sahlo walaashey
@aarboy2305
@aarboy2305 6 ай бұрын
WAR ANAGA SOMAALI WAAN SOO HELI KARNAA EE SHIINEES MASOO HELI KARNO.
@safiadahir576
@safiadahir576 6 ай бұрын
Allah ha ku soo fududeeyo Oo dhibta ha ka dulqaado. Ana Allah ban ka magan galay ajinebi
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 6 ай бұрын
Okay waa Djiboutiyaan inanta
@kaahoxajiyusuf3611
@kaahoxajiyusuf3611 6 ай бұрын
Ilaahaw balaayo wax hanogu darin ya rabi wlh wa murugo
@umuosama2956
@umuosama2956 6 ай бұрын
Safaarada china itobia kuleedahay laxiriir waa heleysaa inshaallah
@khalifmukhtarmohamed7920
@khalifmukhtarmohamed7920 6 ай бұрын
Somaaliyey ajaanib guursashada iska daaya waad aragtaan dhibaata kataagan halkaa🥹🥹
@illintir
@illintir 6 ай бұрын
Fadlan share dhaha mahadsanidiin ❤🎉
@khadijac9841
@khadijac9841 6 ай бұрын
Cabdi casiis aanba usheergaraynee Chinese madaawadaan barmaamishka kkkkkk talabaad Chinese aanu usheergarayno manaqaan kkkk
@Mucaaad-ali
@Mucaaad-ali 6 ай бұрын
@@khadijac9841wll so habar yar ma Tihid cunuga soo celi kungu dhuudhu wye magaciisa kama maarano seedigen waba cadow lkn luqada badalo translate dheh raaadi cunuga 😁😁
@sahracali7473
@sahracali7473 6 ай бұрын
War ani caawa wan qoslay ilahey hano denbi dhaafo indan qiso arkayay danoo kle ma arkin al camuum ilahey ha isku keno😅😅
@khadijac9841
@khadijac9841 6 ай бұрын
@sahracali7473 Allah howsoo dhaweeyo waa hooyo ilmaheedii kamaqanyay waxaad dhashayna qolomale ileen waadba dhashaye siiba hooyo
@sahracali7473
@sahracali7473 6 ай бұрын
@@khadijac9841 abaayo yasow ikama ahan lkn wax walba wey kala yab badan yihin mohoo
@sahrakadawo9110
@sahrakadawo9110 6 ай бұрын
Dadku markeey wadamo kale aadaan dadkale waa guursanaayaane Rabiyoow nasoo aruuri halys cafiyo cidii kuu dhow uunbaad guursan ee dadkaa fog intee ku arkee soo duceeya in rabi nasoo badbaadiyo waa qaxnay dunida daafeheeda ayaan aadnaye cidwalbo waan guursanay xataa yahuud taas ogaada waan kawarqabaa soomaali waxa ku dhacay caadi maaha intii aanka sootagnayna waa is dilaayaan marka adinkii hadaad is disheen anaka sharaftii hoos ayeey udhacday waanala bililaqaystay 😢😢
@AhmedAli-zw5kd
@AhmedAli-zw5kd 6 ай бұрын
Naag somaliyeed nin walbo ayaa iska leh waa wax yaableh alla somali fududaa siiba dumar keena
@Drawinggirl4121
@Drawinggirl4121 6 ай бұрын
Allaha kuu sahlo wiilkaaga
@hajiahajiali4188
@hajiahajiali4188 6 ай бұрын
سبحان الله العظيم
@saidaabdi1421
@saidaabdi1421 6 ай бұрын
Allaah u sohlo wiilkeda
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 6 ай бұрын
😂😂😂!! Abdiaziiz🙏💯❣️❣️💕💞💯🎊waa XARAABO 😂!! Kulahaa 😂Jaw haw min xoi😂dheh!!!
@hidayomahamed2236
@hidayomahamed2236 6 ай бұрын
Allaha usahlo waa hooyo
@user-sw6qj5nf7s
@user-sw6qj5nf7s 6 ай бұрын
C/casiis khayr Allah ha ku siiyo Allahna hakaa abaal marito ,dadka waxaan dhihi lahaa digashada joojiya wax kastana waa calaf ee joojiya ku digashada .Aniga 10 sano ka hor ayaa inan aan dhalay shiino wax barasho u aaday wiil chines ah ayeey ka guursatay wiil bay u dhashay maanta yarkii Anaguu nala joogaa
@user-tf7io4uh4t
@user-tf7io4uh4t 6 ай бұрын
Hooyo macan waye ilahow usahal
@Nabadoon2023
@Nabadoon2023 6 ай бұрын
Allaha u sahlo inay hesho ubadkeeda
@sbofficial3140
@sbofficial3140 6 ай бұрын
Illahey ha u soo Sahalo. Soomaalia Cida walba wey guursadeen.Jile Baan Sweden ku arkey Soomaali dhaley.Japan waa arkey Cadaan oo dhan warkooda dhaaf.Africka Warkooda ha sheegin.Jameykaan Waaba ka wabxeen.
@ashawooo
@ashawooo 6 ай бұрын
illahaya ha ku sahalo Wiilkaga asiga nabada qabo
@Ayaan8912
@Ayaan8912 6 ай бұрын
Dee anaga ma jenees baa nahay xagee kageynenaaa wiillkaas😂 naaa raadso wixii familjkiisaaaa hush
@fardusmahmud8254
@fardusmahmud8254 6 ай бұрын
😂😂
@AZus6pd
@AZus6pd 6 ай бұрын
May Allah have mercy my father 🤷‍♂️
@hodana7546
@hodana7546 6 ай бұрын
Hawiye 😅😂😂😂 i was waiting for Canfar. If she got pictures it is easy. China got facial recognition technology
@zayaamad3080
@zayaamad3080 6 ай бұрын
Wiillkaa ilaahay haw sahlo. Intaasoo bilyan oo Chinese ah sidee looga helayaa
@Zalmougaas
@Zalmougaas 6 ай бұрын
Magaca ayaa iga qosleyay 😂😂
@isseali1678
@isseali1678 6 ай бұрын
😄😀😃😃 janeys wax maguursado diinba ma aamin sana waa sineystan sheydan ilaahay kuuma sahlo
@ibaadohussien6644
@ibaadohussien6644 6 ай бұрын
Illhey ha u sahalo
@farahfartun3961
@farahfartun3961 6 ай бұрын
Ilaahay hakuu sahlo wiilkaada abaayo
@luulshire1152
@luulshire1152 6 ай бұрын
Alaha u sahlo 🤲
@batoomar2137
@batoomar2137 6 ай бұрын
Allah haku sahlo
@ruqiyoxyusuf6531
@ruqiyoxyusuf6531 6 ай бұрын
Waxaa tahay cabdi caziź halyeey oo uhalga maaya dadkisa and dalkiisa nasiib wacan walaashey ilaahey hakusa qiro wiilka and abihisa insha Allah aamin aamin yaarabi
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 6 ай бұрын
Gabadhan waxaan u rajaynayaa in uu Allah faraj u furo, laakiin ma yaabi laheyn hadii ay ka mid tahay naagaha Somaliyeed ee nimanka Somalida ku caaya in ay caruurtooda ka tagaan iyo in ay romantic aheyn si ay marmasiiyo uga dhigtaan in ay guursadaan ajanabi oo ay dhalaan gabdho aan u baahneen in ay marsadaan qasqas ay isku cadeeyaan. Waa jiraan niman Somali ah oo caruurtooda ka taga, romantic aheyn amaba shaqeysan laakiin rag cadaan, carab iyo indho yar oo intaba sameeya baa jira laakiin naagahooda oo ragooda taas ku caynaya oo dhahaya ajanabi baa ka fiican oo guursanaynaa ma arkeysid. Sababta oo ah waxay ku faraxsan yihiin sida uu Allah u abuuray.
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 6 ай бұрын
Allaha usahlo hooyadaas wiilkeeda
@manalqalbi9745
@manalqalbi9745 6 ай бұрын
War walaala yaaloow hadalada iyo qosolka aan macnaha lahayn iska daaya waxaan wa aduun ma ogidin waxa la noqon doono mustaqbalka gabadha illaahay a u qoray inay Chinese guursato waa hooyo curadkeedi ka maqanyahay u duceeya Rabbi inuu u sahlo 🤲🏼
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 6 ай бұрын
Gabdha Allah ha u soo sahlo wiilkeeda waa xanuun wana dareemi karaa sidaa oo kale baa Ana iga maqan gabar walasheda ah oo hooyadeed India u dhalatay meel aan kala xariiro heynin markii u dembesay dalkeeda India ayee ula dhuuftay 😢isoo duceeya inaa helo walalyaal 🤲
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 6 ай бұрын
Mobile ma jirin miyaa markaa
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 6 ай бұрын
@@ilwaadAbdurashiid4631 Lakin ayadu waytaqaan haday soo goobto soomaaha ee waysan rabin raadintiisa
@user-ev3dx9bc4e
@user-ev3dx9bc4e 6 ай бұрын
Allaha U sahlo
@Rahmah-Mercy
@Rahmah-Mercy 6 ай бұрын
Magaaladaas ay sheegtay arday badan oo soomali aa degan oo jamacad ka dhigtaan.waa ineey iyada aada hadeey awoodo.Illaahay ha u saqiro hana u sahlo wiilka.
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 6 ай бұрын
Romantic waaye ajnabiga😂
@khadijac9841
@khadijac9841 6 ай бұрын
Faarax oo caruurtiisa iskaga dhaqaaqa hamoodaan xaliimooyin ajaanib caruurta macnaheeda ayay yaqaanaan iskamana dhalaan xisaab ayay kudhalaan waliba hadaad wadankuuga uraacdo oo isqabataan weykuudhamaatay
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 6 ай бұрын
​@@khadijac9841haddii aad sidaas u ogtahay in caruurtooda aysan ka tegeyn maxaad UGA Daba ordaysaan ajaanibta idinkoo kuwiina faarax ku tilmaamaya
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 6 ай бұрын
​@@khadijac9841 Faarax qalad baad ka fahansantahay intooda badan caruurtooda kama tagaan. Niman badan oo ajanabi ah baa caruurtooda iskaga tago. Niman Cadaan ah oo badan baa intii ay Asia aadan caruuro kasoo dhala naago Asian kana soo taga, Niman Asian ah baa Africa iska yimaada caruur naago African ka dhala kana tago, ka fiirso KZfaq barnaamijka "Asian Men creating fatherless Africa" Xitaa Wadamada cadaanka waxaa jira niman cadaan ah oo caruurtooda ka taga, laakiin naag cadaan ah oo nimanka cadaanka taas ku cayneyso ma arkeysid, laakiin naagaha madowga oo Somalida ku jiraan kaliya ayaa nimankooda taas ku caaya si ay marmasiiyo uga dhigtaan in ay cadaan, carab, Turki, Kurdish, Iraaniyiin, idho yar guursadaan oo ay dhalaan gabdho sida hooyooyinkood aan u baahneen in ay qasqas ay isku cadeeyaan marsadaan.
@somalihanolato741
@somalihanolato741 6 ай бұрын
Meshu lacagya kugu so dirayey nabarkisa waydii allaha sahlo
@yusufaxmed4481
@yusufaxmed4481 6 ай бұрын
ilaahey ha usahlo
@lulaa1113
@lulaa1113 6 ай бұрын
Dumarka soomaalidu waxba kama baqaan
@um.samiir3755
@um.samiir3755 6 ай бұрын
Hooyo waaye alaha usahlo ubadkeeda aamiin
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 6 ай бұрын
Allaha usahlo wiilkeeda
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 6 ай бұрын
Yaab Somalidu caadi mahan cidwalba dhashay Allow sahal amiraha Illahow wiilkeda u soo sahal waa hooyo canugedii ka maqan yahay
@axmedcilmi6433
@axmedcilmi6433 6 ай бұрын
Allaha kuu sahlo
@zahidaxubbi1147
@zahidaxubbi1147 6 ай бұрын
Ok cunug china la geeyay miyaa la arkaaa bisinka inu ka xeesto maxa uga ogalaatay madaama somaliya ku dhashy ina ilaashato eheed si kasta oo ahaato ilahay hakuu soo sahlo baayo
@issakibrahim5298
@issakibrahim5298 Ай бұрын
War cusub shiines
@hassanmahdi8901
@hassanmahdi8901 6 ай бұрын
msha allah seediyaal badan baan yeelanay
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 6 ай бұрын
Kkkkkkkkkk
@halimoomar7529
@halimoomar7529 6 ай бұрын
Seedigaa ma af taqaana?.Wllo😂😂😂
@Mucaaad-ali
@Mucaaad-ali 6 ай бұрын
Seedi cunuga so celi in la yiraahdo wye kungu dhuduuu wye Cunuga aan abTiga unahay 😁😁😁 bismilllah adkaatay 😂
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@Tasniim1
@Tasniim1 6 ай бұрын
@@halimoomar7529kkkkkkkk.
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 6 ай бұрын
Chineska ma muslimba mise waa cawaan alle swt aan rumaysneen
@user-ln2tb6sc2r
@user-ln2tb6sc2r 6 ай бұрын
Somali walahaay wanaxay marnaa waqoslaay 🇨🇳 chine managaa dhumaay 😂😂
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 6 ай бұрын
😂😂😂😂
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 6 ай бұрын
Anigaa kula mid ah Soomaali Qabiil iyo deegaan baan ku raadin jirney Chinese 🇨🇳 Kalamaan ayaan soo xasuustey Markey madax weynaha North Korea 🇰🇵 magaciisa sheegayaan. Alle ha u sahlo. Naag Hindi, nin Hindi ama Pakistani ayaa caruur igala dhuuntey ama Arab waan maqlayee. Hayeee
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 6 ай бұрын
@@sadiamohamed15Anigaba gabar aabhe dhalay Hooyadeed baa India u dhalatay kadib markey aabahey kala tageen gabdhi bay kala dhumtay wadankedana u laabtay qaab aan ku baafiyo ma garanaayo 😢gabdhaas
@falisa576
@falisa576 6 ай бұрын
Shisheeye guurkiisu sas bu kuxun Yahay mana ahan wax laguuraado Labada qof haday isku dhacan ilmii Ba wayeysaa maxa faaida marka
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 6 ай бұрын
@@ilwaadAbdurashiid4631baafi abyo
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 6 ай бұрын
Ilahay amar kiisu badana 😢
@luulluul1427
@luulluul1427 6 ай бұрын
allaha u soo dhaweeyo wiilkeedii iyo aabihiis insha allaah waa hooyo beer wax dhalay
@wllcaska9689
@wllcaska9689 6 ай бұрын
Allaha sahlo❤❤❤❤
@zamzamhasan1837
@zamzamhasan1837 6 ай бұрын
Ilahayow hausahlo waa yaab aan yareene
@user-qu7gg8ds6s
@user-qu7gg8ds6s 6 ай бұрын
Iilaahoow usahal maskiinta
@naimaali4514
@naimaali4514 6 ай бұрын
Somaliyeey waxaad taqaanid guurso waxaad taqaanid ayaad dhalaysa mucjiso xageen karadinaa chainis aftiriska ayaaba lagabaqaa CABDILCASIIS GARABKAGA ALLAH GALO WLLKY 😂😂
@farhiashireabdiahmed7640
@farhiashireabdiahmed7640 6 ай бұрын
Somali lee leygu ogyahay galbeed iyo bari iyo waqooyi iyo kofur waanka raadin karaa iyadana alle haw sahlo waa hooye
@aminaamish242
@aminaamish242 6 ай бұрын
😂😂
@umumucaad6196
@umumucaad6196 6 ай бұрын
Allah kuusahlo abaayo
@umuayman6814
@umuayman6814 6 ай бұрын
Oo magacas maxey ugu bixisay
DOCUMENTRY KA HADLAYA TAARIIKH NOLOLEEDKII AUN MADAXWEYNE AADAN CADDE.
42:47
Somali National Television
Рет қаралды 74 М.
La revancha 😱
00:55
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 57 МЛН
Китайка и Пчелка 10 серия😂😆
00:19
KITAYKA
Рет қаралды 2,1 МЛН
100❤️
00:20
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 72 МЛН
Sheekh Rusheeye oo Sixir Kasoo Saaray Daahir Calasow
16:22
Nasiib Tv
Рет қаралды 47 М.
KALAMAAN IYO MUNAASABADDII MADAXTOOYADA.
23:44
KNN
Рет қаралды 578 М.
PART TWO: NINKAYGA OO EEDADAY SARITAYDA LAJIFA KUQABTAY
49:56
Ridhwan Issack
Рет қаралды 444 М.
FILO PART 39
27:13
Abukar Mahdi
Рет қаралды 498 М.
900 - قصة حياة هشام!!
22:32
ابو طلال الحمراني - سوالف طريق
Рет қаралды 809 М.
La revancha 😱
00:55
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 57 МЛН