GABAY SOMALI BAAN AHAY - Abwaan Jaamac Kadiye

  Рет қаралды 120,127

Abdirizak Abdullah

Abdirizak Abdullah

9 жыл бұрын

Пікірлер: 133
@hatamay
@hatamay 4 жыл бұрын
Somaliban aahay from hargaysa I love all somali midnimo gobonimo walanimo
@mohamedzuber7166
@mohamedzuber7166 3 жыл бұрын
Sharaf ku noolow walashayey. Somali wa mid 🇸🇴
@yasminmohames1922
@yasminmohames1922 2 жыл бұрын
masha allah 🥰🥰👌🏼
@Gas-dustandice-watchgiantsring
@Gas-dustandice-watchgiantsring Ай бұрын
​​@@yasminmohames1922xa
@heliodorberyl9558
@heliodorberyl9558 7 жыл бұрын
Hadaa oysay inta ad dhaheysaneysay so qor (Soomali baan ahay isa seegi meeyno) please Dar Alle aan idin ku wada jeclahay iyo Soomaali nimo 🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️
@geelwanaagle
@geelwanaagle 7 жыл бұрын
Rose Quartz Barrow aniga xoogaa
@scoreplayermedia2976
@scoreplayermedia2976 6 жыл бұрын
Rose Quartz Barrow 🇸🇴🇸🇴
@anwarodowaodowa3468
@anwarodowaodowa3468 6 жыл бұрын
Rose Quartz Barrow waan kujeclnahy adokle wllle
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
Rose Quartz Barrow wali waa la dhageysanayaa soomali baan ahay 🇸🇴💕
@mustafeahmed7171
@mustafeahmed7171 4 жыл бұрын
Masha allah dhiig somalina kugu jira.. Shukrn 🙏🙏
@omarali4265
@omarali4265 11 ай бұрын
Allah ha 🙏 u dhaxariis , somaliland waa inay joojisaa dagaal ka ay ka 😢wado khaatuma iyo laas anood, from Somalia Canadian 🇸🇴 muqdisho 🎉🎉🎉🎉
@guledmaxamed2646
@guledmaxamed2646 6 жыл бұрын
Walahi wan jecelahay gabaygan from hargeisa
@aaminasahracabdinuur1467
@aaminasahracabdinuur1467 3 жыл бұрын
maanshlh ilaahow namideee
@aaminasahracabdinuur1467
@aaminasahracabdinuur1467 3 жыл бұрын
Mnzhlh
@Bahantah
@Bahantah 3 жыл бұрын
Masha Allah Abwaan Jaamac Kadiye waa Somaali wadani ah oo aan weligii qabyaalad iyo maanso xanaf leh ka dheer. Gob gobi dhashay Darwiish ah. Soomaaliya 🇸🇴 Somalia 🇸🇴 🇸🇴 Hanoolaato. Soomaali baan ahay ka saxeexan dunidoo. Soomaali baan ahay❤️❤️
@coderMoha
@coderMoha 8 жыл бұрын
the only difference between these two Great abwaans, jaamac kadiye and yamyam is: abwaan kadiye: somali baan ahay umadaha la siman Yamyam: somali baan ahay san ku neeflaan u sareeya... wooooooow...i love them all though
@mahisjey2900
@mahisjey2900 4 жыл бұрын
By the way... #Yamayam, Soomaali baan ahay, San ku neefle ma ogoli inuu iga Sarreen Karo, (just correcting you),🤐😅🙆🏿‍♂️
@ahmedfarah7779
@ahmedfarah7779 3 жыл бұрын
Keeba xaqiiq udhow labada meeris
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 11 ай бұрын
Alle yrxm maanta 16/8/2023 baa Soomalilnd ku dishay dullaanka xaqdarrada ah oo ay ka waddo laascaanood.
@AhmedMohamed-ci1ex
@AhmedMohamed-ci1ex 3 жыл бұрын
Feel so proud ✊🏾🇸🇴
@wadanisoomaali7730
@wadanisoomaali7730 3 жыл бұрын
Soomaalinimo 💚❤💗 Geesi allow cimriga kuu barakee abwaan jaamac kadiye
@NajiibDarwish
@NajiibDarwish 27 күн бұрын
Ilaahay ha u raxmado Adeerkey Abwaan Jaamac Kadiye.❤😢
@abdirashiidabdi6729
@abdirashiidabdi6729 16 күн бұрын
1998 AHU abwaan jaamac kadiye cilmi ruux somalinimo dhab uafahansan
@aminabdiaziz7192
@aminabdiaziz7192 5 жыл бұрын
Abti mcn waan kaa gudunay salanta "somali baan ahay sooyaalka jaceloo"
@MohamettAmin
@MohamettAmin 2 ай бұрын
Alla yaraxma abwaan jamac kadiye🥹🥲
@geelemaxamed2111
@geelemaxamed2111 8 жыл бұрын
adeerkay rumaad jaamac kadiye cilmi waankaa gudooney salaani korkaaga ha ahaato
@sumayaabdi6007
@sumayaabdi6007 3 жыл бұрын
Really Proud being somali Somali baan ehe🌹🌹🌹
@AbdulaahiDaahir-gi2pc
@AbdulaahiDaahir-gi2pc Ай бұрын
M.a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ lLLAHAYAW UMADEENA QALBIYADOOWA ISKUFUR
@omarali4265
@omarali4265 11 ай бұрын
Fan ka iyo suugaan ta iyo sports ku waa inuu ka marnaadaa qabiil 😢, from muqdisho boys 👦
@abdikafiadanmohamed2979
@abdikafiadanmohamed2979 5 жыл бұрын
Ma saluugo midabkiyo sinjigiyo magacoo Soomaali baan ahay ummadaha lasimanoo
@gabyaaawtaad7608
@gabyaaawtaad7608 9 жыл бұрын
waan kaa guddoonnay abwaan salaanta Alle cuurka Soomaaliyeed qalbigooda burcad haysu mariyo byadi baqas iyo badhaadhe iyo gobannimo dhab ah ha siiyo
@duraan126aliyare4
@duraan126aliyare4 7 жыл бұрын
wlh hday Somali wada ahaanlahayd jaamac kadiyo ookale horumar baan gaari lahayn
@heliodorberyl9558
@heliodorberyl9558 7 жыл бұрын
Awtaad Tube Aaaaaamiiiin Yaaarab 🙏🏽🇸🇴❤️
@nimosuleiman9493
@nimosuleiman9493 3 жыл бұрын
Allah haku xafido jamac kadiye waa gabay xaqiiq ah somali ban ahay i.m proud my blood somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪
@farxiyo2790
@farxiyo2790 3 жыл бұрын
Mansha Allah ilaahey ha ku siiyo cimridheer iyo caafimad waara 👍👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💓💓💓💓💓💓💓💓💓👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MrAkm1984
@MrAkm1984 3 жыл бұрын
SOMALI BAAN AHAY!!! Somalinimo waa inaan soo ceyshanoo!!!
@wardaabdi3561
@wardaabdi3561 6 жыл бұрын
Somali baan Ahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@omarali4265
@omarali4265 11 ай бұрын
Asc 😢somaliland waa inay joojisaa dagaal ka ay ka wadaan laas anood teeda kale khaatuma waa inay qaadataaa 😢tanaazul
@abdibaadiye4287
@abdibaadiye4287 5 жыл бұрын
Soomaali baan ohoo weyna ii SAJALANTOO. Axiyoway sankaan uga DULLEELLAA SOOMAALIMO
@user-fw4ro4fs9k
@user-fw4ro4fs9k 11 ай бұрын
Ilaaahi ha unaxariisto abwan May Allah forgive all your sins and widen your grave and your legacy live on forever ameen ❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xasanheybe2335
@xasanheybe2335 3 жыл бұрын
Gabaygaan meqa saac radayay akhir wa helay🤲🏻😟
@Yt-One_1
@Yt-One_1 11 ай бұрын
Mar labaad ila dhagayso Somali ban ahay 🇸🇴🇩🇯
@mohamedzuber7166
@mohamedzuber7166 3 жыл бұрын
I’m from wardheer, Somali wa mid. Viva🇸🇴🇸🇴
@sadishladan4558
@sadishladan4558 7 жыл бұрын
Waan kahelay alow kuxifdi Somalina qalbigoda alaha cafiimad galiyo inbdn wey bugtaye qabyaladana Alaha naga saro a amiin.
@abshir2010
@abshir2010 4 жыл бұрын
Soomaali baan ahay kulina waa walaalaheey inta Soomaali ah.
@samiramohamed2155
@samiramohamed2155 8 жыл бұрын
Adeer Alle haku xafido Abwaan qaaliya Baad tahye
@kowsarashkir6947
@kowsarashkir6947 7 жыл бұрын
soomaali baan ahay
@user-ie3lr5yt8b
@user-ie3lr5yt8b 11 ай бұрын
16/08/2023 AYEY TIISI NOQOTEY ALLA HOW NAXARISTO
@aliyas_channel1296
@aliyas_channel1296 6 жыл бұрын
Wow amazing mashallah
@abdikeyse3009
@abdikeyse3009 7 жыл бұрын
mansha alllah aloow noo xafid abwaanadayada soomaaluyeed
@Hw15243
@Hw15243 5 жыл бұрын
Sinji surcaad sooyaal siferkay Amba soomaali baan ahay waana wada jeclahay Somaali oo. Idol. Allaha dhawro Somali oodhan Aamiin Sarmaangarow
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 4 жыл бұрын
Geesi....... Somali Baan ahey.....
@abdibaadiye4287
@abdibaadiye4287 5 жыл бұрын
Soomaali baanhoo SARIF kuma galaayoo /not 4 SALE.
@mohaqorane8350
@mohaqorane8350 2 жыл бұрын
M.a soomaali wayn guul from jabuuti
@mohacawad3981
@mohacawad3981 6 жыл бұрын
Salamulaah Lipaaaax somali ban ahay umadaha la siman
@ibraahiimali7688
@ibraahiimali7688 Жыл бұрын
Soomaali ban ahay ka saxiixan dunidoo
@user-gu5wh5zh2w
@user-gu5wh5zh2w 8 ай бұрын
ilaahey ha unaxariisro
@hawakarshe7976
@hawakarshe7976 7 жыл бұрын
manshallaha manshallaha
@abdikarimx8787
@abdikarimx8787 5 жыл бұрын
Somali baan ahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴
@khalidmeshal8488
@khalidmeshal8488 2 жыл бұрын
Ilaaahoow cimriga kuu barakee ❤️
@yahyemohamedhussein9237
@yahyemohamedhussein9237 11 ай бұрын
Allah Yaraxma Abwaan Jaamac kadiye.
@deekfaarah5556
@deekfaarah5556 2 жыл бұрын
😭Soomalinimo Abwaan jaamac kediye cilmi 🙏
@xasanlibaax2629
@xasanlibaax2629 6 жыл бұрын
Wan ka qaaddnay sallaanta abwaan nolow
@yasminmohames1922
@yasminmohames1922 2 жыл бұрын
Proud to be 🇸🇴🇸🇴☑️❤️❤️❤️👑👑
@aadandeeq3618
@aadandeeq3618 5 жыл бұрын
Manshallah wadani
@abdullesafiyo6024
@abdullesafiyo6024 5 жыл бұрын
Mashallah Soomali baan Ahay
@samiramohamed2155
@samiramohamed2155 8 жыл бұрын
salaantana waanu kaa qadnay mid lamid Hawada kuu soo marinayaa
@abdirizaaadam8914
@abdirizaaadam8914 11 ай бұрын
Rabi ha unaxariisto
@mohayare8658
@mohayare8658 11 ай бұрын
M.a Murti
@hooyomacaan2360
@hooyomacaan2360 4 жыл бұрын
Mashaa Allah Gabaygan Waa Gabay Cajiib Ah
@liibaanaxmedkhayr8740
@liibaanaxmedkhayr8740 2 жыл бұрын
Allaah ha noo xafido.
@juanway
@juanway 11 ай бұрын
You reap what your sow
@husseinsaid2649
@husseinsaid2649 4 жыл бұрын
Soomaali baan ahay isa seegi meyno
@liibaanaxmedkhayr8740
@liibaanaxmedkhayr8740 2 жыл бұрын
Maashaa Allaah.
@miskifarah4082
@miskifarah4082 8 жыл бұрын
Maasha alaah waankaa qaadney adeeroow mahadsanid ilaaheey haku xafido
@miskifarah4082
@miskifarah4082 8 жыл бұрын
Adna mid la mid ah ayaan kusoo gudbinaynaaaaaaaa
@dgl7347
@dgl7347 10 ай бұрын
Allahu yaarahma awoowe 😞
@abdirahmaanrigaax461
@abdirahmaanrigaax461 6 жыл бұрын
abwaan dhaba jamaca kadiya
@SaacidAxmedSaacidmugdi-wx1vm
@SaacidAxmedSaacidmugdi-wx1vm 11 ай бұрын
Allah u naxaristo 😢
@Maxamedfarxaancarato
@Maxamedfarxaancarato 8 ай бұрын
❤❤
@patriot.8629
@patriot.8629 11 ай бұрын
Allah yarxam
@summayahra5315
@summayahra5315 11 ай бұрын
Inna Lillahi wa inna ilaihi raji'un. Killed at the hands of secessionist Somaliland Aug 15 2023. Ilahay haw naxaristo
@jiimbaaroow
@jiimbaaroow 6 жыл бұрын
ooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooy
@mukhtarawad4512
@mukhtarawad4512 5 жыл бұрын
Soomaaliya Magac Hadii Aanan Aqoon Baro?
@mohammadabdirisaaq5661
@mohammadabdirisaaq5661 5 жыл бұрын
Soomaalinimadayda iyo jinsigaan ahay waan ku faanaa una dhintaa
@isalaamsange2768
@isalaamsange2768 4 жыл бұрын
Abwaan qaran
@fardowsajama1211
@fardowsajama1211 3 жыл бұрын
Yes
@aaminasahracabdinuur1467
@aaminasahracabdinuur1467 3 жыл бұрын
Abwaan waankaa gudoonay dhaxal buu iiyahay hadalkaaagu alow aanan ku waayey
@user-ie3lr5yt8b
@user-ie3lr5yt8b 11 ай бұрын
M.a
@Kaalay7
@Kaalay7 4 жыл бұрын
Gabay aad macaan weeye
@kaamilbaashi7119
@kaamilbaashi7119 5 жыл бұрын
Soomaali baan ahay
@burhan8795
@burhan8795 4 жыл бұрын
does anyone know where i can find a transcription of this poem?
@michaelmichael1225
@michaelmichael1225 2 жыл бұрын
No but I will do my best to find for you Insha Allah
@MissBeeh
@MissBeeh Жыл бұрын
@@michaelmichael1225 any luck walaal?
@mukhtarawad4512
@mukhtarawad4512 5 жыл бұрын
Diigyac maxamed kaahin ima xumikaraa Tukena Fulle
@amranmohamed377
@amranmohamed377 11 ай бұрын
Abwaankan Maanta ayuu ku baxay madaafiicda ay Iiddoorku ku garaacayaan!
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Somali baan ahay
@waaqcir7057
@waaqcir7057 4 жыл бұрын
Somali kuwa ugu liita ayaa sita oo huwan magaca. Intey sidaas tahay iska ilow shegashadiisa. Ma wadaageyno
@geelemaxamed2111
@geelemaxamed2111 8 жыл бұрын
adeer soomaaliyi kala soocantee mid walba Allah halkiisa haku salaamad yeelo
@sadiasheikhmohamoudyussuf9462
@sadiasheikhmohamoudyussuf9462 7 жыл бұрын
asc wr wbr adeer ilaahay ha ku dhawro jir oo joog
@zakariyeqaasim7214
@zakariyeqaasim7214 2 жыл бұрын
Soomaali waa isku qasbantahay waana isku dan ee xayawaanow fikirkaada guracan la laabo
@Yt-One_1
@Yt-One_1 11 ай бұрын
7sano kadib mxd aminsan thy tolow
@cismaanmaxamuud889
@cismaanmaxamuud889 5 жыл бұрын
m.a
@safasaid3558
@safasaid3558 7 жыл бұрын
*ma ogoli safaad kiyo kala soocidodoo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@edmonddantes576
@edmonddantes576 4 жыл бұрын
(Soomali baan ahay isa seegi meeyno)
@yasminmohames1922
@yasminmohames1922 2 жыл бұрын
csw csw aamiin
@abanmo2023
@abanmo2023 3 жыл бұрын
🇸🇴
@halimaismail4530
@halimaismail4530 5 жыл бұрын
Somali Baan ahay
@mukhtarawad4512
@mukhtarawad4512 5 жыл бұрын
Iidoorow Calan xaaranbuu Kaayahay
@ijoadan2061
@ijoadan2061 4 жыл бұрын
Hawiye KU beerlaxawso sheeko baasta
@jmbootaan3812
@jmbootaan3812 5 жыл бұрын
〰Soomali baan ahay 〰Ka sexeexan dunidoo⁉ wataa wadaniyaddu😍
@maddytrojans5158
@maddytrojans5158 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇨🇦🇨🇦
@ijoadan2061
@ijoadan2061 4 жыл бұрын
Gabay daaroodle sidaa noo dabataagnaada ilaa qiyaamaha
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 3 жыл бұрын
Weligaaba sii carar waa meeshaad gaadhaa
@jamacbashiir8870
@jamacbashiir8870 3 жыл бұрын
@@iimaanbile4382 oo ilahay igaga sareeya
@hatamay
@hatamay 4 жыл бұрын
Gobonimo
@iyigunler9509
@iyigunler9509 3 жыл бұрын
Sax waye
@baasheali8419
@baasheali8419 7 жыл бұрын
mashlllah abwaan khaatumo state dariwsh
@mobillionblack
@mobillionblack 6 жыл бұрын
You dumb fuck are you not listening to what he's saying....
@zak.886
@zak.886 5 жыл бұрын
Mobillion Black why are you so rude
@SundusGaLmuduk
@SundusGaLmuduk 7 ай бұрын
SundusQaLnjoLuuLcismancaLikiriX
@Somfox1
@Somfox1 5 жыл бұрын
"Waa in uu Magaca Somaliyeed Kula Sareeyaaye " Walee Kediye waa abwaan qaran iyo geesi Anigu waan jecelahay Abwaaniinta ku faana Somali .. bal nala Dhagayso Abwaan Maxamuud Tukaale Cismaan oo isna ku faanay Somalinimo hees cajiiba kzfaq.info/get/bejne/fdeSfbWArLfXhWw.html
@nouramohamed3219
@nouramohamed3219 3 жыл бұрын
Man sha Allah
@kowsarashkir6947
@kowsarashkir6947 7 жыл бұрын
soomaali baan ahay
@cismaanmaxamudnuux5397
@cismaanmaxamudnuux5397 4 жыл бұрын
M.a
@sadakhassannur1442
@sadakhassannur1442 3 жыл бұрын
❤❤
Abwaan Jaamac Kediye gabay Wadani ah
10:04
Abdullahi Hashi
Рет қаралды 750 М.
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 73 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
GABAY WAA IN UU MAGACA SOMALI KULA SAREYOO - ABWAAN JAAMAC KEDIYE
10:04
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 102 М.
Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed  Cabdulle
27:19
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 912 М.
Geelii Indha-badane iyo Gabayadii La isku weeraray Markii la dhacay!!!!
32:42
Gabay - Qarnaqsi - Gammuute
23:58
Asal Maal
Рет қаралды 727 М.
Maansada Alla Bari Abwaan Jaamac Kadiye 2016
5:44
Halbeeg Media Inc
Рет қаралды 9 М.
Gabayadii Kediye
27:45
Aftaag Production
Рет қаралды 68 М.
ABWAAN MUXIYADIIN SHAAHID GABAY CUSUB HOOYO 2023
7:10
Jigjiga TV
Рет қаралды 787 М.
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 73 МЛН