Sarbeebta Iyo Sheekooyinka Qamaan Bulxan Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha Qarni Joog

  Рет қаралды 200,901

QARNI JOOG TV

QARNI JOOG TV

Жыл бұрын

Пікірлер: 56
@amiinwadani2969
@amiinwadani2969 5 ай бұрын
Niin walaalki Doorsaday Illah Daraja Siin waaye , Qamaam Bulxaan Allah ya Raxma ❤
@hudaanashi60
@hudaanashi60 Жыл бұрын
This KZfaq channel helped me to get to know my culture more thanks
@muhamedsamater3863
@muhamedsamater3863 Жыл бұрын
Intas somali ugu sheg
@abdulahiabdi4213
@abdulahiabdi4213 Жыл бұрын
@@muhamedsamater3863😊😊
@LBM2112
@LBM2112 3 ай бұрын
​@@muhamedsamater38630pp
@Ahmadissak
@Ahmadissak 2 ай бұрын
@@muhamedsamater3863 Afkaaga caano laguqabi
@alisaladahmedomar4459
@alisaladahmedomar4459 8 ай бұрын
Afsoomaliga labeentiisu waaa sugaanta, Luuqada nuxurkeedu waa suugaanta Gabayada markaad akhriso waxaad ogaanaysaa inaadan afsomaliga farshaxanka ah wxba ka aqoon oo kaliya taqaanid af suuqi. Waxa ugu siidaran dadka qurbaha ku dhashay ama ku koray, kuwaasi waa sagxada,😡✍️. Caruurta luuqada iyo sugaanta hala baro 💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍️💯
@LeoPard-HQ
@LeoPard-HQ 11 ай бұрын
Waxaan maanta xaqiiqsaday in aanan af-Soomaaliga waxba ka aqoon. 😢
@Coolguy-tb9mu
@Coolguy-tb9mu 11 ай бұрын
Kaliga ma ahan wa anaka dhan
@farhiashireabdiahmed7640
@farhiashireabdiahmed7640 7 ай бұрын
Aniga afka somaligu ima dhibo inkastoo kofurta somaliya kuso koray hadana asalkeygu waa mudug ayeydey ayaana weydin jiray eray walbo oo aan garan waayo afsoomaligu waa hodan runtii
@BasroBishar
@BasroBishar 2 ай бұрын
Wlh qomyadan hada nahy waxbo lamajogno
@halanesky
@halanesky Ай бұрын
Hhhhhh nio 2000 miyaa dhalate 😂😂😂
@ahmedabdulle2698
@ahmedabdulle2698 2 ай бұрын
I remember i use to listen every afternoon. Waagii nabada.
@awilali1246
@awilali1246 Жыл бұрын
Ragg waa raggii hore
@abdikanidaud1992
@abdikanidaud1992 Жыл бұрын
Haddii ay rag yihiin raggii hore adigu ma haweenka ayaad isku dartay?!! Ileen kuwa wakhtigan joogaaba waa rage oo kaliyaata wakhtiga ayuun baa is badalee oo baadiyihii ayaa laga soo guuray oo magaalo ayaa la soo galee
@user-bh3oq9ko8h
@user-bh3oq9ko8h 3 ай бұрын
Isku day inaad sugaanta somalida malinba ama asbuucii inaad vedio soodhigto ama cod, si dhaxal waara uugu noqdo bulshada soomaaliyeed❤
@abdijaliilmohamed7802
@abdijaliilmohamed7802 Жыл бұрын
Ahmed farax idaajaa
@bukhaarimaxamed
@bukhaarimaxamed Жыл бұрын
Hi
@user-ch2ir5cp1c
@user-ch2ir5cp1c 4 ай бұрын
Salam alaikom y a Binta nase Anti marawadi maliha Ok
@user-ji9qd7fu2h
@user-ji9qd7fu2h 9 ай бұрын
Ninbaa Tuu calmadaa aya ucaNbaRa LuuL Ah❤
@abdirahmanjeylani3836
@abdirahmanjeylani3836 11 ай бұрын
KZfaq Waqtiga maalayacniga lagu bixiyo waxaa kaga haboon inaan uga faaideysanno sheekooyinkaan oo kale walee wax badan waa laga faaidaa channel kaan mahadsani Ustaad Ahmed Faarax Idaajaa
@MustafeAli-fv7pu
@MustafeAli-fv7pu 4 ай бұрын
😊😊
@MustafeAli-fv7pu
@MustafeAli-fv7pu 4 ай бұрын
😊
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
Dad wa ki hore❤
@muhamedsamater3863
@muhamedsamater3863 Жыл бұрын
Waad mahadsantaha walal
@user-ec3lm8iz6q
@user-ec3lm8iz6q 4 ай бұрын
Sarbeeb
@user-fl5oc2qi1i
@user-fl5oc2qi1i 3 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 da 2024 fahmi mayan😅
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 2 ай бұрын
Aniga fahmayo😂
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 Жыл бұрын
Allahaunaxariisto ,dhamaantood
@user-ed7bn4gb2w
@user-ed7bn4gb2w 11 ай бұрын
Bravo Amegos 👏
@user-ec3lm8iz6q
@user-ec3lm8iz6q 4 ай бұрын
Sarbeeb 1:37
@warsamemayele
@warsamemayele 6 ай бұрын
Af hodan ah murti iyo macaan ka buuxan eebe nagu galadeystey balse dadkiinu ay ka aradan yihiin
@CheerfulOrangeJuice-we5hn
@CheerfulOrangeJuice-we5hn 19 күн бұрын
Somalia waxab ilen kama aqaniy manata ugaday😢😅
@AbdirahmanMulac-jk9hu
@AbdirahmanMulac-jk9hu Жыл бұрын
Somalidu waxay ka mid tahay dadka ugu suugaanta culus dadyowga dunida ku dhaqan
@mowliidhaashi9841
@mowliidhaashi9841 Жыл бұрын
Xaqiiqada ayaa sidaas ah in badan 😢😢😢😢😢
@hooyomacaaneey7693
@hooyomacaaneey7693 Жыл бұрын
Cajaa.ib
@user-ww9xl1xd2k
@user-ww9xl1xd2k Жыл бұрын
Imbadan waxaan isku dayay inaan gabyaa noqdo balse eraygan Soo qabtaba qamaan bulxan iyo raage ugaasbaa horay uyidhi
@maryammb7064
@maryammb7064 3 ай бұрын
😂😂😂
@KhalidCabdi-nz8fr
@KhalidCabdi-nz8fr 3 ай бұрын
😂😂
@OMARMUMIN-bb3tq
@OMARMUMIN-bb3tq 5 ай бұрын
Fivi idaaja
@HaadfulHaad-qv9sy
@HaadfulHaad-qv9sy 8 ай бұрын
❤qaman bulxan shaacirul xigma
@abdurahmanhilowle7732
@abdurahmanhilowle7732 Жыл бұрын
Waad mahadsantihiin walaalayaal
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 Жыл бұрын
Walhi cadi maha aniga markan cml waxan iraa maxa somalidi hore unoqonwayda😂😂❤
@Qarnijoog
@Qarnijoog Жыл бұрын
Haa Wlhi Lkn Hadaba Miiga/Baadiyaha Hadii Aad Tagto Waa Ahaatay
@halanesky
@halanesky Ай бұрын
Hhhhhhhh Wlley hada somalida danbo miyaa eheed 😂😂😂😂😂
@yunisdr2802
@yunisdr2802 Ай бұрын
Baal goraya waa lugu ogaa inuu bidhamaaye Baladka markuu tagay waxaa bi'iyay miisane Bidkoray kutahay shegifudud beesa luguwaaye boos waxaan jeclaadaba markaan baayacan nacaye wadaba'an bini aadam kaadwayo barataaye 🎉 Allaha unaxaristo Gabyadii weynaa
@yunisdr2802
@yunisdr2802 Ай бұрын
Baladka means Barbara
@HodanCismaan-rc9dg
@HodanCismaan-rc9dg Жыл бұрын
Rag wa ragi hore hadaLna wa intuu yidhi
@abdifatahosman8416
@abdifatahosman8416 Жыл бұрын
Dumarna waa intay Qabeen 😂 illahay Amarkii
@mowliidhaashi9841
@mowliidhaashi9841 Жыл бұрын
Abdifatah Osman Xaqiiqada sidaas ah in badan
@mayAdam8888
@mayAdam8888 4 ай бұрын
Ninka gabar 12 jirta intuu guursaday ayuu haddana rabaa in loogu beddelo walaasheed ka weeyn😂
@UgbadAdan-nk1zm
@UgbadAdan-nk1zm 3 ай бұрын
​@@abdifatahosman8416 Mahmahdaaa ada samysty😂
@hfm9834
@hfm9834 2 ай бұрын
Music maa naga saari kartaan?
@user-cn7qc9ci7z
@user-cn7qc9ci7z 4 ай бұрын
Al mxay rag rag ahaayen
@koosmohamud6554
@koosmohamud6554 Жыл бұрын
Ninkan gabayga sootabin cilad leeyahay wuu iska sheekayn waxa laga sugin horay kuguma gudbinayo
@HajjiHajji-ff4fc
@HajjiHajji-ff4fc 2 ай бұрын
Uujdjeje
Sheekadii Wiil Waal Oo Dhameystiran
1:39:37
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 250 М.
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 32 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 78 МЛН
DOOD ABUUR : Tayada Dawooyinka iyo Dhakhaatiirta.
2:49:42
MM Somali TV
Рет қаралды 132 М.
Garsoorka Iyo Garnaqa Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
31:15
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 147 М.
TAARIIKHDII GARAAD WIIL WAAL - AXMED FAARAX CALI IDAAJAA
1:48:38
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 499 М.
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 32 МЛН