Galka Baarista: Halista Soomaaliya uga imaneysa isbeddelka cimilada | VOA Somali

  Рет қаралды 19,298

VOA Somali

VOA Somali

27 күн бұрын

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay halista Soomaaliya ay wajaheyso ee ka imaneysa isbeddelka cimilada iyo qodobada aas-aaska u ah isbeddelka cimilada taban ee Soomaaliya. Waa qeybtii koowaad ee mowduucan oo dhowr qodob ka kooban.
Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 20
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 25 күн бұрын
Roobka iyo Abaartaba Waa wxey ka mid yihin Deeqda iyo nicooyinka alle bixiyo badi iyo yaraanba Marka oraahda ay rer galbedku ugu magac dareyn cimilada Iyo roobka waa khayali Iyo ujeedoyin kle Marka yaan la buun buunin
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 25 күн бұрын
👋 Weriye Haaruun Macruuf.
@saadomar5119
@saadomar5119 15 күн бұрын
Pp❤ ok❤no ok
@AxmedxasanCabdule-ml3wn
@AxmedxasanCabdule-ml3wn 22 күн бұрын
Islaamka dhamaantiis amarka alle ayey si dhameys tiran uqaada waayene waan dhibaatada heysata
@AxmedxasanCabdule-ml3wn
@AxmedxasanCabdule-ml3wn 22 күн бұрын
War gaal waaye allaa wax walba keena dadkeenu yuu lumin
@xarfo
@xarfo 25 күн бұрын
wa micno beelay galka baaristu u badala galka cimilada waa barnaamijkii 6aad oo aad cimilada ka diyaarisaan agends baa ka leedihiin sida macluumka ah.....
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 22 күн бұрын
Waa maxay halista cimilada aad ka hadlayso halista ugu weyn ee na haysata iyo tan nagu soo socotaa waa imaraatka United Arab Emirates
@cumarfowzi8544
@cumarfowzi8544 25 күн бұрын
Asc xld
@ahmedjibril5218
@ahmedjibril5218 24 күн бұрын
Dhammaan dhibaatooyinka aad Sheegtay Waxaa u Sabab ah Dedaal yarida & Musuqa Dowladda ( prevention is Better than Cure )
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 23 күн бұрын
ilhy hanosiyadiyu dhibtdu ilen wa heshin weyne
@saynabmoamiin3634
@saynabmoamiin3634 24 күн бұрын
Somalia cimilo xumaata ma jirto ee dadkeeda ayaan tamarlahayn oo aan dawlad haysan Magalo aan wado lahayn biriij lahayn lays gumaysanaayo cimilo kasheekaynaaya hada ayaad bulshada barakicinaysaan😮
@siyadadan1873
@siyadadan1873 25 күн бұрын
CLIMATE CHANGE AND SECURITY WAAYE UJEEDADA LAGA LEEYAHAY PROGRAM KAN WAA SIYAASADDA CUSUB EE CAALAMKA MAANTA CIYAARAAYO
@Daauudyusuf-dr5zr
@Daauudyusuf-dr5zr 25 күн бұрын
Kuleel dareemoowaa
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 25 күн бұрын
Roobka Waa uda ay oo waliba waxa dhow hiligii beertii latacabadey ay sogo eysey AA maxay tahey macalusha Laga digayo tan layaab ka ah 10sano AA ugu danbeyey lacagta calamka ay ugu deqeen somaliya intey dhantahey maxaa lagu qabtey oo muuqdo
@user-bx1bp9cv9y
@user-bx1bp9cv9y 25 күн бұрын
muu xuu kadhiyan gahay DALKA BAARISTA BEEENAAALE YAAL WAER BADAN BAA TI HIIIN 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Adan974
@Adan974 25 күн бұрын
😂😂 baahi somaliaa kama baxeysaa miyaa huno
@khadraessa1265
@khadraessa1265 24 күн бұрын
Allaah may bleeding Somalist
@AxmedxasanCabdule-ml3wn
@AxmedxasanCabdule-ml3wn 22 күн бұрын
Islaamka dhamaantiis amarka alle ayey si dhameys tiran uqaada waayene waan dhibaatada heysata
Galka Baarista: Halista amni ee maandooriyuhu ku hayo Muqdisho
20:58
В ДЕТСТВЕ СТРОИШЬ ДОМ ПОД СТОЛОМ
00:17
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
Stupid Barry Find Mellstroy in Escape From Prison Challenge
00:29
Garri Creative
Рет қаралды 8 МЛН
ГДЕ ЖЕ ЭЛИ???🐾🐾🐾
00:35
Chapitosiki
Рет қаралды 6 МЛН
Galka Baarista: Heerka gudniinka fircooniga ee Soomaaliya
24:25
Galka Baarista: Xogta weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad
21:10
VOA Somali
Рет қаралды 76 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Galabnimo 15.06.2024
18:53
VTV Somali
Рет қаралды 7 М.
В ДЕТСТВЕ СТРОИШЬ ДОМ ПОД СТОЛОМ
00:17
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН