Galka Baarista:- Wadahadal malala gali karaa Shabaab sida Taliban?

  Рет қаралды 9,361

KNN

KNN

4 жыл бұрын

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay suurta-galnimada ah in wada-hadallo ay dhex maraan dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al-Shabaab, maadaama dhowaan ay socdeen wada-hadallo dhex maray Mareykanka iyo Taliban oo qarka u saaran in lagu gaaro heshiis taariikhi ah. Haaruun Macruuf ayaa soo jeedinaya barnaamijka.

Пікірлер: 8
@adnankafi4035
@adnankafi4035 4 жыл бұрын
Gb waa barnmij aan jecelay
@gentlemanofficial1205
@gentlemanofficial1205 4 жыл бұрын
Wey fiicantahy in lawada hadlo
@Samawade25
@Samawade25 4 жыл бұрын
Dadka halla badbaadiyo Aakhirka waa laheshiin doonnaa maalin ay noqotaba mardhaw iyo mar fogba, Dadka soomaali yeed waa dad muslinimada kuwayntahay
@tahliilissa
@tahliilissa 4 жыл бұрын
Shareecada oo laqaato iyo Shisheeyaha oo dalka lagasaaro Shabaab kaliyah masoo xeragalineyse waxaa sidookale sooxiro galikaro Somaliland. Rayigeyga.
@mahamedomar7187
@mahamedomar7187 17 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@naajiabdi993
@naajiabdi993 4 жыл бұрын
Inkaar allaah ku rido kuwaas waa balaayo naloo soo diray jid iyo jiro diid waaye
@geeljiregeele4053
@geeljiregeele4053 4 жыл бұрын
Wariyaasha soomaalida ah ee VOA waxaan ku nacay laba shay oo kala ah: 1.Maraykan jacayl 2.music ay warka ku dhex wadaan
@ahmedyusuf6608
@ahmedyusuf6608 4 жыл бұрын
Doodu ma waxay ka taagantahay kitaabka ilaahayna aan isku xukuno shisheeyahana aan saarno hhhhhhhhhh waleee ninkii inyar uun damiir diiineed ku jiro wax walba wuu cadyahay
WARKA SUBAX EE KNN 24 07 2024
12:22
KNN
Рет қаралды 341
This is not my neighbor  Terrible neighbor! #funny #zoonomaly #memes
00:26
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 24 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 127 МЛН
Saameynta Dilka Axmed Godane [VOA Somali]
38:05
Heritage Institute for Policy Studies
Рет қаралды 31 М.
WARKA HABEEN EE KNN  23 07 2024
12:48
KNN
Рет қаралды 3 М.
Madaxdi Soomaaliya Soomartay ee Diinta ladagaalantay Sh Xassaan
8:30
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 24.07.2024
19:37
VTV Somali
Рет қаралды 3,7 М.
Galka Baarista: Maxaan ka ognahay kiiska Cabdiwaaxid Khaliif?
16:48
Awdalmedia Group Tv
Рет қаралды 10 М.
MAXAA LAGU SOO BANDHIGAY GALKA BAARISTA?
22:23
KNN
Рет қаралды 17 М.
This is not my neighbor  Terrible neighbor! #funny #zoonomaly #memes
00:26