Рет қаралды 192
#Gam'ayeey Gam'ayeey
#Hurdada Dheer
#Xalay Geleledkeygii
#Riyadiyo Gudoodiga
#Anigiyo Go'aygiyo
#Go'goshaa Calownee
#Gawsahaa Farteydii
#Anigoon Is Garaneyn
#Ayaan Xubin Ka Goostee
Ma Gil-gilay Gar-keygii
Maka Guray Timaha Badi
Maw Goo'goday Nafteydii
Sow Gocosho Reenkii
Iskumaan Gar-dhiganine
Gam'ayeey Gam'ayeey
Hurdada Dheer
Gal-gashaye Habeenimo
Maraad Gacalo Ii Timid
Ooy Gacantu Laabtiyo
Kuu Salaaxday Gaadada
In Runtii Aan Gaadhoo
Guri Kugu Aroosoo
Garaadkeygii Moodee
Ma Ka toosay Gego Madhan
Gogoshaan Ku Jiifiyo
Ma Guhaadshay Aqalkii
Sow Galinba Waayuhu
Geedi Caashaq Ima Raro
ARDAAMEDIAPRO