Garoonka ugu weyn Soomaaliya - The largest stadium in Somalia ( Mogadishu )

  Рет қаралды 58,810

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

11 ай бұрын

Waxaan Booqday Garoonka Kubadda cagta ee Muqdisho, Garoonka ( Stadium ) waxa uu qaadaa 65,000 oo qof, garoonka waxaa la dhisay 1977kii
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 45 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 45 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 202
@GeediSahan
@GeediSahan 11 ай бұрын
Fadlan 5kun Like iyo Share iyo comments Mahadsanid
@CabdiRaxaman-vz9sz
@CabdiRaxaman-vz9sz 11 ай бұрын
​@hffg8720⁰⁰
@khadaroomaar
@khadaroomaar 11 ай бұрын
Welldone @geedisahan
@user-bb1df3tr1v
@user-bb1df3tr1v 11 ай бұрын
Isk nolow sxb
@user-bb1df3tr1v
@user-bb1df3tr1v 11 ай бұрын
​@@khadaroomaaranigu naftaydu waxay iledahay intanad xamar tagin Somali nimadada waxba kadhiman
@asiya801ayman6
@asiya801ayman6 11 ай бұрын
Masha allah muqdisho muuq bilana muunad wacan muqdisho waa muraayadeena allow muqdisho barakee ❤
@odayroy3099
@odayroy3099 11 ай бұрын
Mashallah Geedi Sahan the one and only Somali KZfaqr 🙏🙏
@Koyama548
@Koyama548 11 ай бұрын
Masha Allah Somali ha is racdo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️🤲👍
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman 11 ай бұрын
ماشاءالله اللهم احفظ فرماجو فرماجو حفظه الله farmaajo ayaa sabab u ahaa quruxdaasi uu leeyahay garoonka alle ha siiyo caafimaad farmaajo wax ka farxad badanaa wax ka fiican ma mana soo marin allaw noo soo celi farmaajo Farmaajo waan ku sugaynaa madaxweynaheenii aan ilaawi karin ayaa tahay noolaw caafimaad allaha ku siiyo farmaajo dambigaaga allaha dhaafo farmaajo Wll adiga soo tabiyaha waad ku mahadsantahay guul ayaan kuu rajaynayaa
@saciidooww
@saciidooww 11 ай бұрын
Waxaas Yaan Laga maqlin dad baa dhistee Farmaajo gedo ha Dhiso
@macalindaud-daruiman
@macalindaud-daruiman 11 ай бұрын
@@saciidooww adeeraw talada ninka keenay iyo kan ku dhaqaaqay Waxaa hormuud ah ama run ay ka tahay kan keenay in garoonkaasi la dhiso waa awooda iyo fikirka iyo cilmiga siyaasadeed ee farmaajo ahlu janno Ahlu khayr umada ninka ay marqaati kacaan maanta Malaa'iktana marqaati kacday addeer waa tii ninkaasi samada qabuulka ama ogolaashaha laga soo ogolaaday Alle ha u dambi dhaafo farmaajo caafimaad allaha siiyo Wll tankale aniga wadani nimo ayaan u hadlay farmaajo waa wiil soomaaliyed somalina gado iyo xamar makala lahan kan gado jeega iyo kan xamar jooga waa somali somali somali baa leh haku deeqdo gado gado haku haynin maxaa kaa qaldan xagee hadalka u wadaa ruaxaad rabto taageer maxaa iiga hortaagantahay inaan taageero ninkaasi alle jecel maxamed c/laahi maxamed farmaajo guul janno allaha galiyo.
@qassimibrahim4400
@qassimibrahim4400 11 ай бұрын
​@@saciidoowwidinka wax laxado ley taqaanin maxa disi kartaan
@abukarahmed100
@abukarahmed100 11 ай бұрын
Stadium Mogadishu, waxaa noo dhistay dowladda Shiinaha 1977, qarashka hadda lagu dayactiray waxaa bixiyey midowga Yurub ( European Union ) ee Farmaajo jeebkiisa kama dayactirin. Farmaajo mushaarka uu qaadanaayey waa canshuurta gobolka Banaadir. Garoonka Aadan Cadde waxaa noo dhisay talyaaniga waxaa la dhihi jiray (Aeroporto Civile) Waxaa la dayactiray 2014 xiligii Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana dayactiray dowladda Turkiga.
@qassimibrahim4400
@qassimibrahim4400 11 ай бұрын
Isxilqaan mayaqaanan wxey yaqanaan hal dollar isii o tuugsi ah. Waxna maqori karaan waxna ma aqrin karaan wixi jahilkooda usheego ayey iska qataan jaahilnimadi o qof ah.
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 11 ай бұрын
Wow Masha allah dalkena hooyo iyo dadkena allah ha ino xifdiyo 🇸🇴👏🏿
@abdinoor7430
@abdinoor7430 11 ай бұрын
Masha Allah md farmaajo ayaa dhisay farmaajo wadanka wuu dhisay wax badan ayuu dalka u qabtay Allah haku xifdiyo md farmaajo
@saciidooww
@saciidooww 11 ай бұрын
Garoonkaan Farmaajo oo dhalan Buu dhisnaa Mida kale Shaqo Kuma Laha Asaga dad baa dhistay Yaa Dhisay taaladaan ninkii Dhahay Maa garoon dhisayo
@abukarahmed100
@abukarahmed100 11 ай бұрын
Stadium Mogadishu, waxaa noo dhistay dowladda Shiinaha 1977, qarashka hadda lagu dayactiray waxaa bixiyey midowga Yurub ( European Union ) ee Farmaajo jeebkiisa kama dayactirin. Farmaajo mushaarka uu qaadanaayey waa canshuurta gobolka Banaadir. Garoonka Aadan Cadde waxaa noo dhisay talyaaniga waxaa la dhihi jiray (Aeroporto Civile) Waxaa la dayactiray 2014 xiligii Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana dayactiray dowladda Turkiga.
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 11 ай бұрын
Xabiibul malaayiin haloo mahad celiyo tiyaatarkaka iyo garoonka asagaa dhisay
@abukarahmed100
@abukarahmed100 11 ай бұрын
Stadium Mogadishu, waxaa noo dhistay dowladda Shiinaha 1977, qarashka hadda lagu dayactiray waxaa bixiyey midowga Yurub ( European Union ) ee Farmaajo jeebkiisa kama dayactirin. Farmaajo mushaarka uu qaadanaayey waa canshuurta gobolka Banaadir. Garoonka Aadan Cadde waxaa noo dhisay talyaaniga waxaa la dhihi jiray (Aeroporto Civile) Waxaa la dayactiray 2014 xiligii Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana dayactiray dowladda Turkiga.
@qassimibrahim4400
@qassimibrahim4400 11 ай бұрын
@@abukarahmed100 Mel walbo tuugsi latagnaaw isxilqaan mamaqashe ma ahan tuugsi e xoogaaga kudhiso Aya lagudise. Kuwa adeeradiina ah hada joogo bal hadisaan guri dooro is kadaa waxkale tuugo tuugo dashe sidii wax looxado ley yaqaanan
@mahdimo6276
@mahdimo6276 11 ай бұрын
Oo farmaajo maxo u qabtay garoonkan 0.5 xta kuma darsane
@qassimibrahim4400
@qassimibrahim4400 11 ай бұрын
@@mahdimo6276 jizaaryahow qabri miya kujirte Marki xukumadiisa maalin walba gacmahoda kudisanayeen mise xaley Aya dhalate.
@vidasi7735
@vidasi7735 11 ай бұрын
Mansha allah , waa garoon qurux badan runtii 😍🤩 anigoo reer SOMALILAND ah gaar ahaan hargeisa ah ayaa idin leh guuleysta horumar ka halkaa kasii wada muqdisho dadku waa walaalo ee siyaasada ayunba lagu kala duwanyahay 👏 guulo badan ayaan idin rajeynayaa , insha Allah
@ahmaadbile3638
@ahmaadbile3638 11 ай бұрын
@AbdirahmanAbdullaahi-ul1cd
@AbdirahmanAbdullaahi-ul1cd 11 ай бұрын
M.a wllo Run ahaantii waxaad tahay qof caqli leh Alle sw umadayda ha mideeyo
@88mahamed
@88mahamed 11 ай бұрын
Geedi sahan meshaan waad iska dalxiiseysa aniga waxeey ii leedahay xasuus qaas ah rag igu qaali ah ayaa iiga maqan waxaan xasuusta inaan meshaas ugu daadanay ciidamo Ethiopiya markii aay soo dageen sxba deeyda igu qaaliga EE aan isla soo dhiganay jamacada banaadir ayaa iiga maqan ismlahameen malintaan nolala ayaad ku soo noqone aduun hadane aabo ayaan ahay ciil umaqabi Ethiopiyankii soo galay somaliya intaan kala hari karno waan kala haray xuus maguurta ahne waan u dhignay alla mahad leh
@alifarah5262
@alifarah5262 11 ай бұрын
Mahassanid radii kalena ALLE ha u naxariisto Aamin
@mahdimo6276
@mahdimo6276 11 ай бұрын
Wllhi sxb qof igu xasuus ah adaa kaa arkay anoo cunug yar 2008 itoobiyanka marka ka baxaayeen dadkii biliqeystay ku jiray kadib maxaakiinta qabsatay garoonka agtiisa deganaa galab walbana wa tagi jiray
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 11 ай бұрын
Mahadsanid Geedi Sahan, Mogadishu magaala aan aad u jeclahay
@dalla112
@dalla112 11 ай бұрын
maasha Allah aad ugu farxasanahy ina arko garoon ciyaaraha staduim muqdisho
@Axmedsiciid-fn4py
@Axmedsiciid-fn4py 11 ай бұрын
Farmaajo mahadsanid
@abukarahmed100
@abukarahmed100 11 ай бұрын
Stadium Mogadishu, waxaa noo dhistay dowladda Shiinaha 1977, qarashka hadda lagu dayactiray waxaa bixiyey midowga Yurub ( European Union ) ee Farmaajo jeebkiisa kama dayactirin. Farmaajo mushaarka uu qaadanaayey waa canshuurta gobolka Banaadir. Garoonka Aadan Cadde waxaa noo dhisay talyaaniga waxaa la dhihi jiray (Aeroporto Civile) Waxaa la dayactiray 2014 xiligii Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana dayactiray dowladda Turkiga.
@mahdimo6276
@mahdimo6276 11 ай бұрын
Farmaajo garoonkan 0.5 xata kuma darsan maxoo u qabtay
@Jaalle_Moha_F
@Jaalle_Moha_F 11 ай бұрын
MASHA ALLAAH MUQDISHO ❤🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🙏
@sweetkokii
@sweetkokii 11 ай бұрын
Masha Allah nice video 👍
@buullebarre
@buullebarre 11 ай бұрын
meeshan waxeey soo martay mar khawaarijta ay ka abaabulaan xasuuqa dadka somaliyeed ee magalada ku nool ,waxaa ku xigtay in amisom ay ka dhigtaan xero ama dhufaysyo ,haddana waa kan sidii loogu talo galay u shaqaynaya garoonka taas dadaal ayay ku imaatay waxaa mahad iska leh ilaahay
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 11 ай бұрын
Mashallah Mashallah runahanti wa farxad in Somalia 🇸🇴 ledhay garon calami ah o sidan uqurux badan 🎉🎉❤❤❤mashallah stdum Mogadishu Somalia 🇸🇴 ❤🎉
@Shaashaa-fs8uy
@Shaashaa-fs8uy 6 ай бұрын
Wll hada ma aysan yeelanee waxaa ladhisay sanadii 1977 waxaana lagu magacaabaa tuulada cayaaraha waa garoon u diyaarsan nooc walboo sports ah orodka swiming ka basketball football noocwalbo cayaar ah oo maskadaada kusoo dhacaa wuu leeyahay
@Shaashaa-fs8uy
@Shaashaa-fs8uy 6 ай бұрын
Waqti ayuuna ahaa waliba atadium ka ugu weyn africa
@calicabdi5701
@calicabdi5701 11 ай бұрын
Masha allah keep going sxb
@socdaal3428
@socdaal3428 11 ай бұрын
Best Somali KZfaqr
@bashirabdikarim2621
@bashirabdikarim2621 11 ай бұрын
Mogadishu stadium magaaladii aan jeclaa Geedi sahan horay u soco
@BunesteYare-mb8rf
@BunesteYare-mb8rf 10 ай бұрын
Shukran walal geedi sahan video walba AAD Soo gelido KZfaq kaaga waa mid wax badan aan ka faaidno horey usoco kaptan
@abdulqadirnur2641
@abdulqadirnur2641 11 ай бұрын
Maasha'allah allaha ku xafido Mr geedi
@hdnaj4044
@hdnaj4044 11 ай бұрын
Mansha Allah shaqo wacan ayaad dadka iyo dalka u haysaa
@edit44k
@edit44k 11 ай бұрын
Saaxiib koonfur galbeed aada Dhul qurux badan iyo buuro dhadheer yio buuro biya ka soo baxaya ku yaalla
@socdaal3428
@socdaal3428 11 ай бұрын
Hore u soco
@nuhabdi6250
@nuhabdi6250 6 ай бұрын
That's good upgrade I liked it 👍
@walkaaweloo7562
@walkaaweloo7562 11 ай бұрын
Maasha Allah
@bobena84
@bobena84 11 ай бұрын
Stadium 🏟️ Mogadishu ❤❤
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 11 ай бұрын
MASHA ALLAH ❤❤❤❤
@mohamoudali6686
@mohamoudali6686 11 ай бұрын
Masha Allah
@Apeen_maLik1
@Apeen_maLik1 11 ай бұрын
Waaaw guleyso wll
@marayamomar7481
@marayamomar7481 11 ай бұрын
Mashalah geedi sahan
@daahirdaar5812
@daahirdaar5812 4 ай бұрын
Mansha Allah garoonkena Aad buu u qurux badan yahay
@hamcumc4549
@hamcumc4549 11 ай бұрын
Best Stadium in the World ( Mogadishu stadium)
@zackdollarchannel2321
@zackdollarchannel2321 5 ай бұрын
Thnks mdxwyne HSM🇸🇴
@mukhtarhassan4964
@mukhtarhassan4964 11 ай бұрын
Mansha.allah wll waad ku mahadsantahay sida aad quruxda dalka usoo gudbinaysid
@Subarman32
@Subarman32 11 ай бұрын
Maaasha allah
@harago2511
@harago2511 11 ай бұрын
Mashalh❤
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 11 ай бұрын
hore u soco
@Gory-ali
@Gory-ali 10 ай бұрын
Maasha allaah
@user-ri7sd8vc6q
@user-ri7sd8vc6q 11 ай бұрын
Big fan 🎉
@mohamedaden1421
@mohamedaden1421 11 ай бұрын
Nin wanagsan o qalbi wanagsan Horey usoco wall
@mohamedhassangacal-ut4ux
@mohamedhassangacal-ut4ux 11 ай бұрын
Masha allh
@qaalidqeys135
@qaalidqeys135 11 ай бұрын
Maasha Allah Mogadishu
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 11 ай бұрын
Masha alaah ❤🇸🇴
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 11 ай бұрын
Masuul sare hor mar wacan ayaan ku rajenaa
@Ina.a86
@Ina.a86 11 ай бұрын
ماشاء الله جميل جدا 👏
@sahraxajicabdi3952
@sahraxajicabdi3952 11 ай бұрын
Tageero 1 one ❤😂😂 wllkay 😊
@axmed_jeylaani
@axmed_jeylaani 11 ай бұрын
ماشا الله
@AbdullahiAbdi-vm2yh
@AbdullahiAbdi-vm2yh 11 ай бұрын
Mahad mahadlle Ma keep on my bro
@abdiqanimaxamuud2226
@abdiqanimaxamuud2226 11 ай бұрын
Maansha allaah wadankeena allaha najeclaysiiyo
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 11 ай бұрын
Shaashada waxaa loo isticmaali jiray in lagu qoro magaca labada kooxood ee ciyaaraya iyo goolalka ay kala leeyihiinn. Ciyaartii ugu horeysay waxaa lagu ciyaaray qiyaas 1977 ama 1978 waxaana lagu furay somalia iyo shiinaha ciyaar saaxiibtonimo...
@mohamedbulale8700
@mohamedbulale8700 10 ай бұрын
Weli ma lagu mootiyey
@user-zo7gm1rn8c
@user-zo7gm1rn8c 10 ай бұрын
Masha Allah somalia stadium 2023
@maymuunamuuna7151
@maymuunamuuna7151 11 ай бұрын
Waaw
@ciisaha
@ciisaha 11 ай бұрын
Yeah
@mohamedabdiahmmed
@mohamedabdiahmmed 11 ай бұрын
waa Camp nou ga Mogadisho Somalia
@bobena84
@bobena84 11 ай бұрын
Ninka ugu wanaagsan KZfaqr Ka
@mohamedhussein8431
@mohamedhussein8431 10 ай бұрын
Masha Allah wa Garoon dhalintu kuciraan muhiim u ah daldhiska ileen waa in da 'a yarta lamaa weeliyo si eysan dalkooda UGA barkicin badahana ugu hooban waa waxa yadh e Doowladi uqabato Bulshadeeda Soomaali this dalkaaga intaad dhulkale dhisi laheyd🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷
@abdulqadirissa2535
@abdulqadirissa2535 9 ай бұрын
Shukran ya akhi aniga somali waye❤🌹👍
@farahdahir8554
@farahdahir8554 11 ай бұрын
FARMAAJO IYO KHEYRE WAQTIGOODIII AYA LAGUBXASUUSAN DOONAA
@abukarahmed100
@abukarahmed100 11 ай бұрын
Stadium Mogadishu, waxaa noo dhistay dowladda Shiinaha 1977, qarashka hadda lagu dayactiray waxaa bixiyey midowga Yurub ( European Union ) ee Farmaajo jeebkiisa kama dayactirin. Farmaajo mushaarka uu qaadanaayey waa canshuurta gobolka Banaadir. Garoonka Aadan Cadde waxaa noo dhisay talyaaniga waxaa la dhihi jiray (Aeroporto Civile) Waxaa la dayactiray 2014 xiligii Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana dayactiray dowladda Turkiga.
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 11 ай бұрын
Masha allah nabad haka dhigo muqdisha
@Abdihakimm
@Abdihakimm 11 ай бұрын
NIN AAN DHIMANAYN WALIGIIS FAQIIR NOQON DOONIN 😮 Waan soo dhigay soo fiiri 👀
@mohamedabdikhadar4743
@mohamedabdikhadar4743 11 ай бұрын
Mahadsandi mzu l vedio qurux badan bad kasoo diyaarsay garoonka cayaarah muqdisho
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 11 ай бұрын
Garoonkaan ciyaar ciyaar laguma soo celin ciidan African ah ayuu musqul u ahaan jiray lkn maanta waakana❤
@Amn09888
@Amn09888 11 ай бұрын
Malagu ciyaari doona ciyaaraha somalia baas baasitaanka koobka aduunka 2026?
@odayroy3099
@odayroy3099 11 ай бұрын
Waan ku taageersanahay sxb
@mohamoudali6686
@mohamoudali6686 11 ай бұрын
❤❤❤
@casharissaq8184
@casharissaq8184 11 ай бұрын
Horay usoco wll waxaan ahay garabkaga gaalabo waan fiirsadaa adiga walalkeyga ah maxaa diday inaa kufiirsado
@raghedanan3959
@raghedanan3959 10 ай бұрын
Maasha Allah waan ku farxay in aan arko Garoonka Stadium Muqdisho maxaa yeelay waa meeshii aan ka daawan jiray Ciyaaraha nooc walbo ay yihiin.
@Fatma_932
@Fatma_932 11 ай бұрын
Like kulama dhafo horey usoco
@tgrlucky6328
@tgrlucky6328 11 ай бұрын
M.a❤
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 11 ай бұрын
Keep going brother geedi sahan 🙏
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 10 ай бұрын
Waad masan tihiin tusida qiimaha dalka ilaahow nabad waarta sii dalkeena aamiin
@user-xi3uz7wv2o
@user-xi3uz7wv2o 11 ай бұрын
Wlhi waxathy qof Holkar ah hore uu suco sxp❤
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 11 ай бұрын
Wan kaga mahad celin Geedi sidad markasta noola wadaagti Muuqaalada qurxoon😊
@ahmedibraahim262
@ahmedibraahim262 11 ай бұрын
MUQDISHO STADIUM WAAGOOB XASUUS IYO XUSID MUDAN
@bobena84
@bobena84 11 ай бұрын
🎉🎉
@Fatma_932
@Fatma_932 11 ай бұрын
Kuraasta hala dhaqo wasakh ba ka muuqata somalidu sida wax lo dayac tiro ma yaqanin
@hamcumc4549
@hamcumc4549 11 ай бұрын
Walaal caadi ma tihin
@blackpantherwnt
@blackpantherwnt 11 ай бұрын
Masha allah walaalo lkn afsoomali ma saxna
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 11 ай бұрын
Maashaa allaah farmaajo baa dhisay xasan muxuu qabtay
@theheatshow8324
@theheatshow8324 11 ай бұрын
Madraasaa aaan fuurno
@NOoR-fl7ol
@NOoR-fl7ol 11 ай бұрын
Dulka soomalida waxa ugu qurux badan Baydhabo
@Miskiinow
@Miskiinow 6 ай бұрын
😂😂
@Cirguje2023
@Cirguje2023 11 ай бұрын
Waxaan dareemi karaa in muuqaalkani wakhti badan qaatay wuxuu u qalmaa 50k
@mateulahoz9396
@mateulahoz9396 10 ай бұрын
Tuuulo hadhihin sxb magalamadaxda somliya dheh
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 11 ай бұрын
Mukdisho wlhi waa mel calami ah haday nabad ahan lahyd yurub ta la sheego bikh by noqon lahyd Allh Nabd ha idinka dhigo from borame
@aarboy2305
@aarboy2305 11 ай бұрын
Kuraastaan wasaqda ahi hanalaga soo nadiifiyo.
@CaafiTiens
@CaafiTiens 8 ай бұрын
Waa rundaa. VIP iyo wasaq
@HRU24
@HRU24 11 ай бұрын
Kusali Nabiha❤
@asayrchannel
@asayrchannel 11 ай бұрын
Wlee waxa ku ciyaaray ayadoo baaba,ah lkn imika waxaa iska badly vip la qurxiyay,ayaa arkaaa
@MohamedDeeq-oi3yn
@MohamedDeeq-oi3yn 11 ай бұрын
Masha Allah N iyo N ❤❤❤❤❤❤
@user-bb1df3tr1v
@user-bb1df3tr1v 11 ай бұрын
Niyohow gedi sahan dunida melo badan bana bartay
@ibtizaahsharaf6002
@ibtizaahsharaf6002 11 ай бұрын
M.a
@SamiaAHMED14
@SamiaAHMED14 11 ай бұрын
Geedi sahan keep going zhp hore usoco mar labad Malaysia kugu sugaynaa😅🙏
@maxamed9633
@maxamed9633 10 ай бұрын
M.a .uqdisho wey tagtaee
@ahmedibraahim262
@ahmedibraahim262 11 ай бұрын
MUQDISHO ALLOOW CADAWGA KAQABO
@hamcumc4549
@hamcumc4549 11 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴
@rayanacookingchannel4756
@rayanacookingchannel4756 11 ай бұрын
Ala maxan u xiisay isbartiibada xamarjadiid ilaa towfiiq ❤❤❤❤
@Ibnak99
@Ibnak99 10 ай бұрын
Wa meesha kuso koray xamar jadiid😂😂 Maxa dhacay garoonka banaankiisa sidaan woo ka weynaa guryahi aa so galeen Lol Mar hore iigu dambesay
@mohamedbulale8700
@mohamedbulale8700 10 ай бұрын
Asc waa reer xamar jadiid ka xagee
@mohamedbulale8700
@mohamedbulale8700 10 ай бұрын
Waxan akhriyey maseyjka cid reer xamar jadiida waanka waayey adiga mooyee
@Ibnak99
@Ibnak99 10 ай бұрын
@@mohamedbulale8700 Xerta sh cali mumin agteeda bro
@rayanacookingchannel4756
@rayanacookingchannel4756 10 ай бұрын
@@mohamedbulale8700 aniga reer calikamiin aan ahaa xamarjadiid na dugsi aan ka dhigan jiray masajidka dabaqeyn agtiisa u kuyalay
@user-vh2pr4xx1y
@user-vh2pr4xx1y 11 ай бұрын
Ftist wach pin
@mohodinPliano
@mohodinPliano 20 күн бұрын
Dowladi kacanka allah nosoceliyo
@suldaanahmed4906
@suldaanahmed4906 11 ай бұрын
Wixii lacag qaadis ah cimri AK u daaya reer xamar jadiid is muujiya
@falisa576
@falisa576 11 ай бұрын
Stadium kii ugu weynaa Africa ayuu Ahaan jiray cayaraha Africana wa lagu Qaban jiray San maqlay
Xamarta aadan waligaa arag | Taariikhda Muqdisho
8:01
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 80 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 53 МЛН
你们会选择哪一辆呢#short #angel #clown
00:20
Super Beauty team
Рет қаралды 46 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 60 МЛН
Suuqa ugu weyn Somalia - Bakaara Market | Mogadishu
11:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 138 М.
BAALCAD ‘SOMALIYA 😱
12:14
Maaweell
Рет қаралды 54 М.
SUUQA UGU QURUXDA BADAN #somaliland .
9:35
GOONLE VLOGS
Рет қаралды 19 М.
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 157 М.
Waa sidee nolosha Soomaalida ee Syria 🇸🇾 ( Suuriya ) ?
33:16
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 139 М.
Mogadisho 1980
58:48
SolaGroups
Рет қаралды 1,2 МЛН
CIYAARTII BARCELONA vs UNITED IYO CAMP NOU STADIUM OO AAN BOOQDEY
15:20
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 15 М.
maxaad ka taqaan dalka latvia ?
8:12
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 45 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 53 МЛН