Garsoorka Iyo Garnaqa Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa

  Рет қаралды 146,982

QARNI JOOG TV

QARNI JOOG TV

3 жыл бұрын

Пікірлер: 69
@SLM277
@SLM277 Жыл бұрын
Abwaan faarax edaajaa 4 qarni baad nooshahay kushanaad alle hakuugudaro
@ismalure-25
@ismalure-25 2 жыл бұрын
Garsoorkii soomaalidu cajiib ayuu ahaa runtii
@SLM277
@SLM277 Жыл бұрын
Abwaan waar oo cimri gaaga cimri alle kuugudar maalinkaasa ahaato calsuuban qabriga lagal oo alle kuuyasir su,aalaha qabriga also TEAM QARNI JOOG MAHADSANIDII ALL TIIMKA IYO ABWAANKABA
@inaabdi12
@inaabdi12 Жыл бұрын
Aamin yarabi abwan axmed farax janada allah geyo❤❤
@AI.855
@AI.855 3 жыл бұрын
Idaaja cimriga iyo caafimaadka ilaahay hakuu dheereeyo. Taariikh iyo dhaqan badan baan Ka bartay.
@IsmaaciilAbdi-fv9nr
@IsmaaciilAbdi-fv9nr Күн бұрын
Ina sanweyne gar alley taqaan allaha kuu raxmado erygaas hadaa leheed walee rag waa eheed❤
@motalyaanichannel5043
@motalyaanichannel5043 3 жыл бұрын
M.a wlhi waa bar naamijkaan habenki ayan ku caweya wana ku taxnahay hidaha io dhaqanka abwan kena allaha xafudo io team qarni joog
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Thanks
@OAdan-ml5eg
@OAdan-ml5eg Жыл бұрын
Ina sanweyne iyo dhammaan awoowyasheen iyo ayeeyoyasheen rabbi ha u wada naxriisto.
@noorawdoll3128
@noorawdoll3128 2 жыл бұрын
Malahayga ina sanwayne waa nin aad caan u ah waxaan maqlijiray garta ina Saynaa loogaysan jiray ina mooge
@cabdiqadir8259
@cabdiqadir8259 3 жыл бұрын
MashA.alah qaran joog iyo abwaankaba waa mahadsanyihiin
@cabdilaahi9885
@cabdilaahi9885 2 жыл бұрын
La.soco tarikhda
@NuuraAli-o1r
@NuuraAli-o1r 9 күн бұрын
yaa idaaja allow cimri dheer adeero
@abdisalamsb2145
@abdisalamsb2145 3 жыл бұрын
masha Allah Qarni Joog
@nolosha884
@nolosha884 Жыл бұрын
Abwaan idaa jaaa waa legend ❤️ wax bartay
@smacinformationmanagement5476
@smacinformationmanagement5476 3 жыл бұрын
Aad iyo aad baad u mahafsan tahay Idaajaa
@jamaciise9199
@jamaciise9199 3 жыл бұрын
Kkkk Mr.idaajaayow,adeer Faarax sanwayne taariikhdiisa Gaar ahaan,arrimihii garta,aanu Kuu saxno. Ninka hasha haystay iyo ina sanwayne Waxay isu ahaayeen,sodog
@hoodahabby9953
@hoodahabby9953 3 жыл бұрын
Masha Allah Idaajaa Iyo Team Qarni Joog
@Aoze
@Aoze Жыл бұрын
ilmmmmnlmmmmmmmmm
@saidjama9417
@saidjama9417 6 ай бұрын
@saidjama9417
@saidjama9417 6 ай бұрын
@saidjama9417
@saidjama9417 6 ай бұрын
@saidjama9417
@saidjama9417 6 ай бұрын
@ahmedismail201
@ahmedismail201 Жыл бұрын
Idajaa. Markii quraanka loo dhigey, wuxu dhaafi waayey suurada Idaja
@bwkeenadiid6346
@bwkeenadiid6346 3 жыл бұрын
Mahadsanadin Shaqo fican bulashada uhesan
@AbdifitahAbdukadir
@AbdifitahAbdukadir 9 ай бұрын
Abwaan idaajaa waa qof afyaqaana oo dhaqan yaqaane
@Gustde-tg1qj
@Gustde-tg1qj 3 жыл бұрын
Masha Allah
@qadarsaeed
@qadarsaeed 8 ай бұрын
Idajaa the lagend
@cabdiraxmaanmaxamuud2487
@cabdiraxmaanmaxamuud2487 3 жыл бұрын
Wll mahadsanid in bdn
@Muuse377
@Muuse377 6 ай бұрын
Asc Wall Idaajaa Si Deg Deg Ah Baan Ugu Bahanhay Side Kuu Heli Karaa
@karingarfod9151
@karingarfod9151 3 жыл бұрын
Mashaa allah
@Juweriahassanjuweria
@Juweriahassanjuweria 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb🙌
@ahmeddahir8202
@ahmeddahir8202 Жыл бұрын
Taariikhdeyda❤
@Xal-doorCKhaaliqCRaxmaanCLlaah
@Xal-doorCKhaaliqCRaxmaanCLlaah 3 жыл бұрын
Horta reer qani joog, ilaah kasokoow, aadbaanu idikaga mahanaqeynaa shaqada aad inoo qabateen jiilkeenaan iyo kuwa baritoole. Waxaana halkaani inooka soo baxa xilmi aad u xikmadeysan. Markle, mahaddanidiin.
@mohamuudabdi9854
@mohamuudabdi9854 2 жыл бұрын
Mohamud.Diragax
@menhee7408
@menhee7408 6 ай бұрын
Sheeko xariir
@craxmaandhago6813
@craxmaandhago6813 Жыл бұрын
Dhaqankan danbana idajaa ugeeya Qarni joogna u Qadariya intuu yahay Qabyatire dhaqan 👋👋👋 idaaja iyo qarniba salaaman
@Qarnijoog
@Qarnijoog Жыл бұрын
Mahadsanid
@kaasimsolopubg233
@kaasimsolopubg233 2 жыл бұрын
Garta ina san waynaa loo gaysan jiray ileen heesta halkasey ka imatay
@caaqilkatiktok5765
@caaqilkatiktok5765 3 жыл бұрын
idaajaa ilahow cimrigisa dhere
@inaabdi12
@inaabdi12 Жыл бұрын
❤❤aamin yarabi
@siciidmaw-aden9422
@siciidmaw-aden9422 2 жыл бұрын
Mn allah wax badan baan ka faaaideyney
@BishaarXusenn
@BishaarXusenn 10 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤
@IbrahimMohamed-by8mi
@IbrahimMohamed-by8mi 2 жыл бұрын
Mashallah ♥Mashallah Mashallah Mashallah ❤
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 3 жыл бұрын
Labadii is haya ee loo gar dhiagayo haddii midka mida ama labadooduba codkar ahayn waxay hawlgalin jireen qareenno.
@hoodahabby6032
@hoodahabby6032 3 жыл бұрын
Good luck
@faandhefaandhe8929
@faandhefaandhe8929 3 жыл бұрын
Cali duux
@SaadiqGurey
@SaadiqGurey Ай бұрын
20:15
@anfariyeanfariye4239
@anfariyeanfariye4239 3 жыл бұрын
Msha allh
@mohamuudabdi9854
@mohamuudabdi9854 2 жыл бұрын
Asc
@CabdiladiifMaxamed-gq2fu
@CabdiladiifMaxamed-gq2fu 4 ай бұрын
Mmm
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 Жыл бұрын
Zero ODF clts WFp FAO UNHCR UNICEf World health organisation
@menhee7408
@menhee7408 6 ай бұрын
Shareecada islaamka halagu dhaqmo somaliyey aduun iyo aaqiro waa liibaaneeysaan
@mohamudahmedyassin1282
@mohamudahmedyassin1282 3 жыл бұрын
Qarni joog waxaan idiin waydiinayaaa odaygaaan carbka ayaaa waynaadaye garta isla markiiba la naqo aan la dib dhigin ma waxaaa la yiraahdaaa jilib caro mise waa jiif caro Jawaaab
@ibrahimzaylici6975
@ibrahimzaylici6975 3 жыл бұрын
Jilibcarro
@abwaangodaalo1488
@abwaangodaalo1488 2 жыл бұрын
Idaajaa waa nin rageed ammaan nudan Adiga ayaa carrabka iyo ilkuhuba ku weynaadeene Ka edebso muxtarimka idaajaa ilaahay khayr ha siiyee
@abwaangodaalo1488
@abwaangodaalo1488 Жыл бұрын
Aqoon gaabyohow aamus
@axmedxamari5665
@axmedxamari5665 3 жыл бұрын
Z
@khaliifmedia1005
@khaliifmedia1005 Жыл бұрын
B
@WaayoArag.
@WaayoArag. 2 жыл бұрын
masha alaah
SHEEKADII ADUUNYO KHATAL IDAAJAA
43:06
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 588 М.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 19 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
Qaraabada Iyo Sheekooyinka Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha
10:26
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 20 М.
garta dhaqanka iyo xeerarka soomaalida
24:48
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 25 М.
TAARIIKHDII GARAAD WIIL WAAL - AXMED FAARAX CALI IDAAJAA
1:48:38
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 499 М.
Sheekadii Qiiqii ceel cad Iyo Jaamac Gaab Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa
16:43
Ninkii Sodohdii Dhirbaaxay xaajo ugub ah ...Idaajaa
20:36
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 71 М.