TAARIIKHDII GARAAD WIIL WAAL - AXMED FAARAX CALI IDAAJAA

  Рет қаралды 499,185

Abdirizak Abdullah

Abdirizak Abdullah

6 жыл бұрын

Garaad Xirsi Garaad Faarax Garaad Xirsi, oo lagu garan-ogyahay Garaad Wiil-Waal waxa uu ka talin jiray Gobolka JigJiga iyo agagaarkeeda.
Garaad WiilWaal wuxuu ka arimin jirey saldanad jirsata ilaa 25 Garaad oo ka horeysay isaga oo uu ku abtirsan-hayay .. Garaad Wiil-Waal wuxuu ka dhashay tolweynaha Daarood Ismaaciil Jeberti, khaastan Absame Kuumade, si hoos iyo reerka Jidwaaq.
Garaad WiilWaal wuxuu ku dhintay 63 sano, xili lagu qiyaasay 1850kii .. Garaad WiilWaal raguu dhalay iyo magacyadoodu waxay kala ahaayeen; Cubbeed,Cumar, Axmed, Qaalib, Askar, Faruur

Пікірлер: 243
@simansaida5677
@simansaida5677 Жыл бұрын
IDAAJAA is national treasure to Somali language and literature
@kimez1545
@kimez1545 Жыл бұрын
Markuu dhinto ayuu midba dhinac kasoo ordaayaa ..we have to celebrate him while he is a live..I have benefited alot from him..May Allah bless him
@cazuzahmed3691
@cazuzahmed3691 Жыл бұрын
“Dibiga Naasa adag iyo weedha maxaa kulmiyay” ✌🏽✊🏽.
@NophaZ253
@NophaZ253 2 жыл бұрын
In kasta oo mudo laga joogo taariikhdan, hadana arimihii wali way taagan yihiin. "Gaala - da" uu sheegayo waa magac yasitaan ah oo ilaa hada dadka qaar ugu yeedhaan dadka Oromada. Sidii ayay wali ugu hareeraysan yihiin, damacna uga hayaa in ay Jigjiga mar qaataan.
@anasadensheikh3591
@anasadensheikh3591 Жыл бұрын
Wiil waal Halyeey Jiidwaaq Afsame Raabi haunaxariisto ❤️‍🩹✊️
@YaminaMe
@YaminaMe Жыл бұрын
Wiil waal waa naanees, wuxuuna ahaa Bartire. Waa awoowge AUN.
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 жыл бұрын
soomaali wax halgamay oo sharaftooda ilaaliyay oo taariikh leh waa daarood Alle ha daaye
@Abby2003-m8f
@Abby2003-m8f 5 ай бұрын
Maxa been isku sheegteen
@ahmeddayr9751
@ahmeddayr9751 Жыл бұрын
19th century, national hero garad wiilwaal
@isma23235
@isma23235 Жыл бұрын
41:00 subxanallah waxan la yaaba jacylku sidu qofka u indhatiro iyo shaydaanku qofka sidu ku talasiyo in uugursadu darti ayy ku talisay dabinka walalked (geeridisa)
@abdikanidek6730
@abdikanidek6730 4 жыл бұрын
Garaadkii jidwaaQ absame allow unaxariiso
@amiinyaasiin5711
@amiinyaasiin5711 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@cismaandhagayare776
@cismaandhagayare776 4 жыл бұрын
murtidhaari halyey ah buu ahaa ilaahaw u naxariiso sooyaal iyo taariikh ma hadho ah buu ka tegey
@ibrahimcali3057
@ibrahimcali3057 3 жыл бұрын
Maashaa allaah waa sheeko midba mida ka dambaysaa ka xiisa badan Dad waa dakii hore
@hodancabdi3793
@hodancabdi3793 3 жыл бұрын
Wa jecalh sheekad wiil waal qaman bulxan sayad abdulah xasaan
@maxamedbaashe6488
@maxamedbaashe6488 5 жыл бұрын
Sheeko xariirada iyo dhaqankaH somaalida aaad ayaan ujecelahay in aan dhagaystoH
@nasriabdirahmaanelmi8485
@nasriabdirahmaanelmi8485 4 жыл бұрын
sheeko xariiro maaha ee waa taariikhda soomaalidu ay ku faanto
@cismaandhagayare776
@cismaandhagayare776 4 жыл бұрын
dee adeer sheeko xariiro tani maaha
@farxankhaliif2220
@farxankhaliif2220 2 жыл бұрын
🅗🅗🅗🅗🅗 🅝🅘🅨🅞🅦 🅤🅠🅓🅐🅓 🅚🅤 🅗🅐🅨🅢🅞 🅜🅐🅨🅐🅡🅞
@honabdullahigarre1602
@honabdullahigarre1602 3 жыл бұрын
Wiil waal caawa igu horaysa history
@DJ-kx4ps
@DJ-kx4ps 3 жыл бұрын
Barasho uma bahna👍😂
@nihamqurux3267
@nihamqurux3267 5 жыл бұрын
Darood maxa will gesi ah ka dashay ilahay no duriyada barake ❤️
@nihamqurux3267
@nihamqurux3267 5 жыл бұрын
T dots realest amen ❤️
@muhandizby1886
@muhandizby1886 5 жыл бұрын
Ayan Degan 😘😘😘
@farhiyamusafardar3663
@farhiyamusafardar3663 5 жыл бұрын
Uf na aabyalada joji aqas. Aqli xuma melkasta qabil miyala tagantahin
@mohamudjakaarta7140
@mohamudjakaarta7140 4 жыл бұрын
@T dots realest Ismaciil mire axmed guray ku dar
@nimcofaraxifiiye9226
@nimcofaraxifiiye9226 4 жыл бұрын
Waa naag urtaay uf dhahe Somalia oo dhaan ayaa gesi ahaayen amus qabila madxa kaa galaye
@kooshin6180
@kooshin6180 Жыл бұрын
Sheekada Wiil Waal waa mid ka mid ah sheeko xariirooyiinka/dhaqameedyada Soomaalida aan aadka u xiiseeyo ee illaa yaraanteydi maqli jirey, waxaana iisoo raaca; Cigaal Shidaad, Dhag-dheer iyo Qori-ismaris oo leygu cabsiin jirey.
@abdirahmanmohamed2453
@abdirahmanmohamed2453 Жыл бұрын
maxa sheeko ah nio saladanadiisa ila hada way jirtaayee waxana hada gudoomiya garaad kulmiye garaad maxamed garaad dool garaad wiilwaal
@YaminaMe
@YaminaMe Жыл бұрын
Wiil waal wuu jirey, ila hadda baa tafiirtiisa oo aniga ka mid ah nool.
@YaminaMe
@YaminaMe Жыл бұрын
​@@abdirahmanmohamed2453 Bal uu sheeg inadeer😅
@abdimaalig662
@abdimaalig662 Жыл бұрын
Wiil waal legend bu ahaa❤😂
@mohamedtarsan1032
@mohamedtarsan1032 4 жыл бұрын
Garaad wiil waal wuxuu ahaa wiil duni kale kayimi
@amiinyaasiin5711
@amiinyaasiin5711 2 жыл бұрын
Masha allah rahmanku godka haw nuro gesigenA
@ibnufarah1530
@ibnufarah1530 4 жыл бұрын
Ilay caadi mahan Halyay buu ahaa like wiil wAal
@user-mu4ci8dp1t
@user-mu4ci8dp1t 2 жыл бұрын
Ninkii Oromada fogeeyay xabashina laayay alow kuu naxariiso
@malyuuncabdinaasir6261
@malyuuncabdinaasir6261 Жыл бұрын
Mashaalaah alle ha noo daayo addero idaaja
@canbarocanbaromohamuud5590
@canbarocanbaromohamuud5590 Жыл бұрын
😅
@SiciidCabdi-us9jr
@SiciidCabdi-us9jr 5 ай бұрын
Legend
@bosshoggish1
@bosshoggish1 5 жыл бұрын
My grandfather!
@ibnufarah1530
@ibnufarah1530 4 жыл бұрын
Ia your granda father ma awoowahavyh ahaa waraa been badanidaaaa
@za7601
@za7601 2 жыл бұрын
Naagihi la kufsaday miyaad kasoo farcantay?
@YaminaMe
@YaminaMe Жыл бұрын
@@za7601 Qaraarka yaa lagaa dareemin....
@omarhussein9956
@omarhussein9956 3 жыл бұрын
Garaad will wal nin gesi ayu aha wa nin qabiilkisuna wa jidwaaq
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 Жыл бұрын
Dhabar kataabashada dumarka ee Idaajaa uyiri mid lasameeyay umalee an run ahayn. Waa sax Balse sheekadan dhan ee wiil waal waaba sheeko lasameeyay ma ahan xaqiiq. Wiil waalna dusha laga saaray inuu sidaan samayn jiray ama sidaan utalin jiray.
@ZiyeshJiin
@ZiyeshJiin 9 ай бұрын
Keep going zxp
@zulthanayoutube357
@zulthanayoutube357 2 жыл бұрын
Garaad wail waal waxuu ahaaa nin adag oo aqli iyo awoood leh ilahay Haa u naxariisto
@Zakibinxaaji1
@Zakibinxaaji1 7 ай бұрын
Cajiib 🙌
@abubakarmohammedadam3021
@abubakarmohammedadam3021 5 жыл бұрын
Qabaar malaba oo mel qotama oo rag wada quuto khayraw adna ka qatanaw qaadan maayo
@abdirahman163
@abdirahman163 2 жыл бұрын
Wiil wiil loowaayey ayuu ahaa, sidaan maqlay
@faaraxmaxamuud5656
@faaraxmaxamuud5656 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll nooso badi TaarikhaDa aheyd
@abdirahmanhassan1925
@abdirahmanhassan1925 Жыл бұрын
😂❤❤u
@pillanhaibe7613
@pillanhaibe7613 5 жыл бұрын
Wlee garad wiil Waal wuxuu ahaa inan inan ka tagay
@ibnufarah1530
@ibnufarah1530 4 жыл бұрын
Haaa he is herroo
@amiincadde9942
@amiincadde9942 6 жыл бұрын
Geesi weyaan waleee
@Mariam-pn5es
@Mariam-pn5es 5 ай бұрын
Wilwila ilaahey ha unaxariisto
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 жыл бұрын
Masha allah awoodii iyo dhaqankii somalida iyo sidii laysu caawin jiray
@honabdullahigarre1602
@honabdullahigarre1602 3 жыл бұрын
💯
@mofarahmofarah2747
@mofarahmofarah2747 4 жыл бұрын
Hhhhhh waw macan waye
@ibraahimmaxamad6750
@ibraahimmaxamad6750 3 жыл бұрын
wallee daarood ismaaciil muxuu rag atagay bal fiiri wiil waal sayidka iyo gabayaasha soomaaliyeed badankooda waa daarood una badan ogaadeen sida qamaam bulxan siyaad barre
@jomar1509
@jomar1509 3 жыл бұрын
xagee uga tagtey halyeeyadii hari sida ismaaciil mire,cali dhuux,abshir dhoore iyo ilmo cismaankii majerteenee aas aasay ururkii xornimo donka somaliyeed S.Y.L
@user-qe4ci7zy3w
@user-qe4ci7zy3w 3 жыл бұрын
Wiilwaal waxa Jigjiga la xoreeyay ciidagale empire.
@jomar1509
@jomar1509 3 жыл бұрын
@@user-qe4ci7zy3w ciidanka baiga uga soo gurmaday dhulbahante aan u heestay ee ciidagale miyey ahaa yeen?
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 3 жыл бұрын
@@user-qe4ci7zy3w beenta dadka kadaa.
@dontworry1396
@dontworry1396 2 жыл бұрын
Ogaden mada ka dhigay waa nin jidwaaq ee😂
@caraalemohamed9083
@caraalemohamed9083 4 жыл бұрын
Wahhh
@moamiir2027
@moamiir2027 3 жыл бұрын
intii 2021 daawanaysa like
@Sharmaake123-il3dz
@Sharmaake123-il3dz 5 ай бұрын
Way fiicantahay❤
@feisalfarhaan5910
@feisalfarhaan5910 3 жыл бұрын
"Nin ardaaga jiifa iyo nimaan soo afurinaynin Ineey hiil usoo wada ordaan sow angaraf maaha" -Aadan Guray Maxamed Abdulle
@mohamoudomarasawe.
@mohamoudomarasawe. 3 жыл бұрын
OK hajgkasasfasadhjladßdfdklhdyfve kg know ok ok gacaliye hhhh Ok I will Reno l be careful not sure what the e enjoy rok I am sssfsf Dr wue, of this ko are free of
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 2 жыл бұрын
Markay taalliyo markay tuban tahay waa tol leeyoo looma kala tago.
@xaaliawcali7820
@xaaliawcali7820 2 жыл бұрын
W
@mtnmismail3456
@mtnmismail3456 Жыл бұрын
Tuug Qaadicu Dariiq Imaanku Ka Tagayoo Reerka Bartire Layidhaahdo Ku Dhex Kibray Nin Iska Waabiyana Laga Waayay Duqoniimadooda Ayaad Maanshaa Allaada Haysaan Isagaa Tolkii Dadka Ka Yareeyayoo Xasuuqay
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 2 жыл бұрын
Tariikhda waad khaladaa
@kalidmohamed1403
@kalidmohamed1403 Жыл бұрын
RAG WA RAGI HORE💚💚💚
@SiciidCabdi-us9jr
@SiciidCabdi-us9jr 5 ай бұрын
Legend batahy
@SiciidCabdi-us9jr
@SiciidCabdi-us9jr 5 ай бұрын
333
@zakijr1367
@zakijr1367 4 жыл бұрын
cigaal iley ban ba dab yar shidayn
@qanbimohamed1527
@qanbimohamed1527 4 жыл бұрын
Waxaan maqli jiray waligay rag waa ragii hore hadalna waa intuu yidhi ragii hore wakaas halkaa ka fikiri jiray 😂
@abdirisaqyusuf6839
@abdirisaqyusuf6839 2 жыл бұрын
wll kuwan baa kafiicnaa kana cilmi badnaa kana caqiida toosan kuwii hore shirkiyaad baa kabuuxay
@cazuzahmed3691
@cazuzahmed3691 Жыл бұрын
😂😂 kuwii hore waa sida wiilwaal oo kale habeenkasta naag looso xiri jiray subixiina furi jiray😂. Ma waxaasa rag ah
@ZiyeshJiin
@ZiyeshJiin 9 ай бұрын
M a wiil waal
@abubakarmohammedadam3021
@abubakarmohammedadam3021 5 жыл бұрын
Aduun uun ka qatanaw qadan kari maayo
@aadammocalimabdi8222
@aadammocalimabdi8222 3 жыл бұрын
.
@zaharhassanabdi7601
@zaharhassanabdi7601 6 жыл бұрын
Waaaawwwwaaa 🤔
@amiincadde9942
@amiincadde9942 6 жыл бұрын
Zahar Hassan Abdi ilahey naga qabay
@alimahadshuriye5869
@alimahadshuriye5869 3 жыл бұрын
Abwantimacade
@farxancabdulahi3975
@farxancabdulahi3975 Жыл бұрын
Wamurti sax ah
@nba2kshooter702
@nba2kshooter702 8 ай бұрын
Legendary
@mohamedguled4835
@mohamedguled4835 2 жыл бұрын
Garaad Wiil waall-. Reerku tago gabadh ayaa laga siin jiray 7 day ayuu Qabayay wuuna furayay ilaaa wabiga ayuu soo waregi jiray
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 2 жыл бұрын
Xilo_bilaal buu ahaa dee
@icksa4344
@icksa4344 3 жыл бұрын
Garad wiil waal
@Zaki_fc19
@Zaki_fc19 4 ай бұрын
2024 😢 kusali nabiga
@sharmaarkesaid92
@sharmaarkesaid92 Жыл бұрын
Wiil darood ah ba saas ukibri kara
@user-go1oh1ir8w
@user-go1oh1ir8w Жыл бұрын
Asàd
@mustaphedheeg3157
@mustaphedheeg3157 3 жыл бұрын
Alaw nin aah
@abdisalah5305
@abdisalah5305 2 жыл бұрын
willwaal legend
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 3 жыл бұрын
hhhhhhhhhh wiilwaal xariif buu ahaa kaarto badan
@faarahali3483
@faarahali3483 4 жыл бұрын
Cigaal baa war dhigay wiilbuuse ahaa
@farxaanibrahim5087
@farxaanibrahim5087 3 жыл бұрын
Farxaan Ibrahim
@maxamednani2633
@maxamednani2633 3 жыл бұрын
Wiil waal
@cabduqadirxasan7028
@cabduqadirxasan7028 4 жыл бұрын
Cadi mahan
@Jimcaale-gt8fu
@Jimcaale-gt8fu 2 ай бұрын
Cajiib
@mahirabdirahmandirie9490
@mahirabdirahmandirie9490 2 жыл бұрын
alla mxaa daarood legend ka dhashay 1 Axmed guray 2 Wiil waal 3 sayid maxamed cabdulle 4 maxamed siyaad barre 5 Cabdillahi Yuusuf 6 Maxamed cabdullahi farmaajo Alle dhamaantiin ha idiin naxariisto taariikh ayaad ka tagteene aamiin
@Mr_Cawed
@Mr_Cawed Жыл бұрын
😂faanki majeerteen baad haysaa cabdilahi yusuf dalkuu burburiyay xabashina keenaya muxuu qabtay
@abdisalamrageh6665
@abdisalamrageh6665 Жыл бұрын
Axmed Gurey ma hooyadaa baa Daarood ka dhigtay
@rayhanamohamed1092
@rayhanamohamed1092 Жыл бұрын
@@abdisalamrageh6665 caac
@Abby2003-m8f
@Abby2003-m8f 5 ай бұрын
​@@abdisalamrageh6665BAl usheeg
@Winner___22137
@Winner___22137 Ай бұрын
Waaa kuwaas legendary aaad ku fantaa 😂saydka mahee waxa kale anaa dhaama mideeda kale axmed guray ayaa kugu yidhi waa darood mideeda farmaaajo gado dabkuu sudhay ilaa maanta way la gubanaysaa 🔥cabdliihi yuusufna ethopian ayaaa muqdisho ku hogaamiyey 🤷‍♂️
@bashiirwadani
@bashiirwadani 3 жыл бұрын
Alamaxayrag taariikhdu sharaxday
@mameyare3766
@mameyare3766 3 жыл бұрын
mame yare
@ottomanabdullqaadir5776
@ottomanabdullqaadir5776 5 жыл бұрын
How many Wiil Waal were there? I heard Wiil Waal was a title given to the leaders of those days. I need more clarification on this for enlightenment.
@GA-nn3jp
@GA-nn3jp 5 жыл бұрын
Ottoman Abdullqaadir there was only ONE
@FatimaAhmed-ql6hh
@FatimaAhmed-ql6hh 5 жыл бұрын
Ottoman Abdullqaadir masajidka cayaarta kadaaay
@nihamqurux3267
@nihamqurux3267 5 жыл бұрын
Ottoman Abdullqaadir only one ☝️
@ibnufarah1530
@ibnufarah1530 4 жыл бұрын
Only me stay
@user-mu4ci8dp1t
@user-mu4ci8dp1t 2 жыл бұрын
Nope there is no title called wiilwaal it was his personal nickname. His title was Garaad
@abdifitaahhurdaaye3618
@abdifitaahhurdaaye3618 3 жыл бұрын
💯💯💯💯💯
@MaxamedCabdi-el1qt
@MaxamedCabdi-el1qt 7 ай бұрын
@shienexidiga962
@shienexidiga962 3 жыл бұрын
Kow kow
@srk6186
@srk6186 4 жыл бұрын
Wiil inkaaran buu ahaa wiil waal 😅
@OkOk-gg8me
@OkOk-gg8me 3 жыл бұрын
☝️🤲🤲🤲♥️♥️♥️🇸🇴😂😂😂😂 👍👍👍👍👏👏👏👏👏
@bakarbiixibootan4742
@bakarbiixibootan4742 5 жыл бұрын
Wiil balaayo ayuu ahaa
@MaxamedCabdi-el1qt
@MaxamedCabdi-el1qt 7 ай бұрын
Shekadan wa xikmad
@bashiirwadani
@bashiirwadani 3 жыл бұрын
Geezi buu ahaa
@abdirashidahmedali6421
@abdirashidahmedali6421 2 жыл бұрын
Taariiqo Afka lagu sameeyey
@banaadiriboy4599
@banaadiriboy4599 Жыл бұрын
Wlhi cigaal iley ayaa ahaa another hero yaab ayuu ushiday garaad wiilwaal🤣🤣🤣
@jamaalnuurdiin6245
@jamaalnuurdiin6245 3 жыл бұрын
Wwwwww
@cabdiaadannanismastaana2110
@cabdiaadannanismastaana2110 4 ай бұрын
Aad ayan u dhegeystaa. lkn dhidhida ka jera o qaylada Codka kali'ah halarebo
@mustafeabdikani5683
@mustafeabdikani5683 5 жыл бұрын
Ningeesiah
@wiiwaaljigjiga5994
@wiiwaaljigjiga5994 2 жыл бұрын
Asc ADBAAN KUUSALAMAY AXMED FARAX CALI IDAAJAA SIDAAD USO TABISO TAARIIKHDII AWAWGAY WIIL WAAL HADAN NAHAY BARTIRE HORE AYAN ULASANAY MAAMULKA HADANU NASIIB LEENHAY WIIL WAAL OO HADA NOOSOGADHA INKASTO AANO JIDWAAQ ANU XUKUNKA UHAYNO ON UTALINO WALISE WAXA NOHADHAY INAN XUKUNKA UQABANO KILALKA SHANAD ANU UNOQONDONO MADAX WAYNE MAR UNBAAN JIGJIGA CIYAAR TUMI DONAA OON ANA MAAYIR KANOQON SNSHA ALAHA SAXBAYAL TARIKHDU 31 MARCH 2020 🤝🤝🤝💯❤🧡💛💚❤🧡💛💚❤🧡💛💚❤🧡💛💚💯💯💯💯💯💯💯💯
@abdifataxuk9257
@abdifataxuk9257 Жыл бұрын
Bkkookkkkkikkkkkkkkkkkk
@Khulasatul-alkulaasah
@Khulasatul-alkulaasah 3 жыл бұрын
Cigaal oo kale ma laga waayey
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 2 жыл бұрын
Sheekada wax badan oo sheeko xariireeda baa ku jira.
@fathihonestchannel2585
@fathihonestchannel2585 5 жыл бұрын
Walew walix
@FatimaAhmed-ql6hh
@FatimaAhmed-ql6hh 5 жыл бұрын
Masha allah
@hodanfarah9792
@hodanfarah9792 4 жыл бұрын
Fatima Ahmed x
@FarhiyoMohammed-zg1fn
@FarhiyoMohammed-zg1fn 11 ай бұрын
❤❤
@guuleedabdihassan1799
@guuleedabdihassan1799 3 жыл бұрын
Man sh allah haliyaygii allah naxaristo
@mahadbarhilaacbaarhilaac2097
@mahadbarhilaacbaarhilaac2097 3 жыл бұрын
May 7th
@hindiafsomalifilms1
@hindiafsomalifilms1 Жыл бұрын
Lagend Idaajaaa
@maxamedgabyaaye6720
@maxamedgabyaaye6720 4 жыл бұрын
Waa wakhtigii gaasiga dadka kale laga yaqanay
@ibnufarah1530
@ibnufarah1530 4 жыл бұрын
Aar dahabaa dhib badanaa walee marway ku banaanayd
@jomar1509
@jomar1509 3 жыл бұрын
Aduun galaba waa cayne maanta Bartire buuga kuma yaal.
@DJ-kx4ps
@DJ-kx4ps 3 жыл бұрын
Inaad ka xuntatay waa macqul imow jig jiga
@jiilkacusubarooryo4474
@jiilkacusubarooryo4474 2 жыл бұрын
Geesi tahay
@user-to8bd6yy2m
@user-to8bd6yy2m 4 ай бұрын
Wayo wyo
@msomahy9087
@msomahy9087 4 жыл бұрын
Labada cad lug laguuugu dar 😹😹😹😹😹😹😹 qosol badnaaaaaa
@bilecabdi395
@bilecabdi395 3 жыл бұрын
Hhhh aniga oo kaliya ayaan dhagaysanaya waa isku celin waayey qosolka labada lugod cad lagugu dar kulaha
@munasar10001
@munasar10001 4 ай бұрын
WIILWAAL KAABO LAADAR BUU AHAA HADAYBA TAARIIKHDIISU TAAS AHAYD
@yusufuk9925
@yusufuk9925 2 жыл бұрын
ok
@najibahmed3116
@najibahmed3116 3 жыл бұрын
Loop
@shaisakhalief4537
@shaisakhalief4537 2 жыл бұрын
Lug luguugu dar🤣🤣
@arkabartirefaraxoodlay
@arkabartirefaraxoodlay Жыл бұрын
Hhh awoow geey yaa
@mukhtaarxaajimursal3826
@mukhtaarxaajimursal3826 2 жыл бұрын
Dumar caqli faham xadey leeyihin waa dahabo duula oo kale
@rafiquemazari03
@rafiquemazari03 4 жыл бұрын
Can you add subtitles please
@abdikaniabdirahmanakhie638
@abdikaniabdirahmanakhie638 4 жыл бұрын
Garaad (suldan) WIIL waal is a Somali leader and a legent
@orpheus1662
@orpheus1662 2 жыл бұрын
Are you interested in our history
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 43 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
Sheekadii Wiil Waal Oo Dhameystiran
1:39:37
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 250 М.
QISADII  DHAXMARTAY XAJAAJ IBN YUSUF ATHAQAFI IYO WIIL YAR
44:42
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 438 М.
Taariikhdii Garaad Wiil Waal
1:48:38
Wararka News
Рет қаралды 248 М.
Taariikhdii Garaad Wiil Waal
1:48:38
warbahinta bulshaawi.com
Рет қаралды 940 М.
SHEEKADII ADUUNYO KHATAL IDAAJAA
43:06
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 588 М.
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН