Fake Market in Kuala Lumpur - Chinese Town 🇲🇾

  Рет қаралды 130,164

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Жыл бұрын

Waxaan booqday caasimadda Malaysia ee Kuala Lumpur,
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 41 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 41 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 255
@GeediSahan
@GeediSahan Жыл бұрын
Fadlan 5 Kun Like iyo Share iyo comments Mustafa: instagram.com/kiddoweirdo?igshid=YmMyMTA2M2Y=
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 Жыл бұрын
Geedi sahan sxb funy aa tahay luqada waa ku tijaabinayey miyaa i dhahday
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 Жыл бұрын
Aniga sxb ahay realmadrid isoo dhiib jigjiga jooga
@inahirsi7414
@inahirsi7414 Жыл бұрын
Hamada Ibraahim Ninka La Yiraahdo Soo Hel Inaad Isku Wadan Aheudeen Ayaan U Maleynayaa
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
aniga ninkan leen dalxiis u raacaa wadankasta anigoon lacag iiga bixin ayaan ku soo dalxiisa
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 Жыл бұрын
nolosha malaysia nooga soo waran
@SomFamous10
@SomFamous10 Жыл бұрын
Hadaa u jeedo magac Nabigena Muhammad ❤ﷺﷺ❤like saar 🥺❤🤲☝🕋
@Iam03Ali
@Iam03Ali Жыл бұрын
Masha Allah :) i like it .
@yunisabdifatah7917
@yunisabdifatah7917 Жыл бұрын
SEEXO SXP
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 Жыл бұрын
Been low yahow dadka nacayb koodi baad kasbatay!!😡
@CabdullahiCadde1
@CabdullahiCadde1 Жыл бұрын
Guulyso Wllkay Fikradaada & Tayada muuqalkaaga waa 100% balse gabdhaha qaawan waa xaarane usheeg hadey muuqalkaga kaso muuqanayaan inay ilaahay adeecan oo is asturan arintana dadka usheeg inay Matalaad(majaajilo) tahay si been ay been ufahmin.
@alishow609
@alishow609 Жыл бұрын
Ali dadka somalida ah ma waxad u qabta inay maskaxda ka jiran yihiin markad waxan jirin uso duubayso dadka sweden kula jooga ayaa xajiiyay in waxaagu been yihiin xaaskaagana ha inkirin
@Dreamy-M
@Dreamy-M Жыл бұрын
Ali, iiwad sheekada 😆
@ayaanismail5516
@ayaanismail5516 Жыл бұрын
Mashalaah somalidu showyada qiimaha leh ma cawiyaan ee wax laga faaidayo waxa maalayacniga ah ayeey. Aad u buunbuuniyaan
@mrbukari2993
@mrbukari2993 Жыл бұрын
Geedi sahan best KZfaq in somalia 🇸🇴
@asmaabokor889
@asmaabokor889 Жыл бұрын
From legend of the legends Somali youtuber Asad hajio 🤴
@zultunmuctasimbillah836
@zultunmuctasimbillah836 Жыл бұрын
WOOW AMAZING KEEP GOING GEEDI SAHAN VERY RESPECT
@sidramrk
@sidramrk Жыл бұрын
From Asad xajiiyow keep going my brother guuleso waligaa wadna mahadsantahay wll mcn thank you
@isseromeo4345
@isseromeo4345 Жыл бұрын
Geedi sahan trivel ✈The best youtuber somalia 🇸🇴
@mohamb3785d
@mohamb3785d Жыл бұрын
Keep going bro, living your dream traveling around the world.
@Somabilbooks
@Somabilbooks Жыл бұрын
xasuus gaar ah magaalada Kula lampur waxaan jooigay sanadkii 2014 xili gaar ah xasuus mudan ayey ii ahayd waa dada aad u wanaagean oo muslimiin u badan haday ogaadaan inaad muslim tahay kuma fogeynayaan dadka malay waa dad diinta jecel oo gaadh ka haya lakin iyagu intqa badan kuma dhaqmaan waa sdia somalida waa cajiib keep going bro xasuus baad i galisaye
@Haykal5
@Haykal5 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️
@omar33644
@omar33644 Жыл бұрын
Sxb aadbaan kuula socdaa wax qurux badan oo aan nacas nima ahayn baad Soo gudbisaa guuleyso laba daar-oodba
@libanmaxamed-nb3cv
@libanmaxamed-nb3cv 3 ай бұрын
geedi sahan sxb waa ku mahadsan tahay sidaa nogu so gubisid tariiqda wadamada calamka wax bdn ayaan ka baranay o tariiqa tnks bro
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 5 ай бұрын
Geedi sahan is geedi sahan🎉🎉🎉
@nafisaibrahim4531
@nafisaibrahim4531 Жыл бұрын
Really I'm just like you it's my dream to travel all over the world inshaAllah 🥰🙏
@MohdAli-kn6ib
@MohdAli-kn6ib Жыл бұрын
will you join me?
@carfayare539
@carfayare539 Жыл бұрын
geddi sahan the best youtuber somali
@abdifatahhassan2163
@abdifatahhassan2163 Жыл бұрын
Masha Allah sxb horumar wcn geedisahan soomaaliya ku dar wadamada aad marayso🥰
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 Жыл бұрын
GS(waa approviation of Geedi Sahan) Shukran Shukran Brother
@wanbarcade5614
@wanbarcade5614 Жыл бұрын
Geeddi sahan best youtuper in somalia👏👏💯
@mogadishustar7501
@mogadishustar7501 Жыл бұрын
mashaa alaah its one of the most Beautiful city
@sakariyemahad6031
@sakariyemahad6031 Жыл бұрын
Very Best geedi sahan 🥰
@abdirisackomar8890
@abdirisackomar8890 Жыл бұрын
Keep going legend
@mubarikzamriyeflp9293
@mubarikzamriyeflp9293 Жыл бұрын
masha allah go forward bro
@kingmoha8874
@kingmoha8874 Жыл бұрын
Goood tour and enjoy Walaal
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
Wow beautiful Flog Malaysia 🇲🇾 ❤ 😍
@bobena84
@bobena84 Жыл бұрын
Best Somali KZfaqr
@kurana289
@kurana289 Жыл бұрын
Mashaalah guuleyso wll ❤✊🙏😍👑
@hamzenour1730
@hamzenour1730 Жыл бұрын
Keep Going legend
@husseinhanad7273
@husseinhanad7273 Жыл бұрын
Legend geedi sahan 😍💯🦁🤛
@engabdirahimali4167
@engabdirahimali4167 Жыл бұрын
Good youtuber insha allah waad gaadhi 100k iyo in ka badan
@sooraanwaysacade
@sooraanwaysacade Жыл бұрын
Geedi sahan Travel the world with peace and prosperity.
@mohammedbarre6100
@mohammedbarre6100 Жыл бұрын
Manshalah shaqo wacan brother
@luulabuuni3735
@luulabuuni3735 Жыл бұрын
Maasha Allaah wllky geedi sahan from Asad hagio
@cadnaanjr1031
@cadnaanjr1031 Жыл бұрын
geedi sahan legend always legend
@abdiazizcoday2155
@abdiazizcoday2155 Жыл бұрын
Keep going pro
@AbdirisakRaska
@AbdirisakRaska 9 ай бұрын
Good vacation ❤
@iiddalmar4319
@iiddalmar4319 Жыл бұрын
best somali youtuber travel
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 Жыл бұрын
masha allah waa wadan qurux badan malaysia
@sulekhaomar8279
@sulekhaomar8279 Жыл бұрын
Great job
@abdikariin_ak
@abdikariin_ak Жыл бұрын
Guuleyso wllkey geedi Sahn runtii wax badan oo caalamka kamida baan kaa bartay
@allfurqaniyachannel6496
@allfurqaniyachannel6496 Жыл бұрын
GS Shukran Laka brother
@aadancambe7079
@aadancambe7079 Жыл бұрын
Masha allaah waa masjid qurux badan
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 Жыл бұрын
From asad hagio keep going bro
@deqadalka9953
@deqadalka9953 Жыл бұрын
From asad hagio 🙏🙏 inaa ku bartay waaku farxay anoo gurigeyga jooga ayaa aduunka Kala baranaa👍👍
@husseiniman6851
@husseiniman6851 Жыл бұрын
Keep Going
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Aduun waa wareegtay bro
@GAANI.
@GAANI. Жыл бұрын
The best person ever and the most knowledge able and the most shine all created prophet MOHAMED ❤️SCW( ( صلى الله عليه وسلم
@sharmakegelle3278
@sharmakegelle3278 Жыл бұрын
Hore usoco mudane
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 Жыл бұрын
Mashaa Allaah tabaarakalah
@bobena84
@bobena84 Жыл бұрын
Hore U soco
@rajanik7694
@rajanik7694 Жыл бұрын
very nice 😍❤️❤️❤️❤️🇲🇾
@socdaal3428
@socdaal3428 Жыл бұрын
Keep going
@inahirsi7414
@inahirsi7414 Жыл бұрын
Nio Geedi Sahanow Hadaad Fariinteydan Aqriday Zxpkaa Hamada Ibraahim Meel Kusheeg Ninkaas Soo Qabo
@ibrahimalmuzani9284
@ibrahimalmuzani9284 Жыл бұрын
You also speak Malay language that's amazing
@farahifo7048
@farahifo7048 Жыл бұрын
From ased xajiyow ❤️‍🔥
@bobena84
@bobena84 Жыл бұрын
Nice ☺️ Video
@dekaahmed7656
@dekaahmed7656 Жыл бұрын
Wnku jclhy inder Qli hore usoco
@saidosman8094
@saidosman8094 Жыл бұрын
Horey usoco wll
@drabdirisaaqshibraahiim3885
@drabdirisaaqshibraahiim3885 Жыл бұрын
Masha Allah
@hamcumc4549
@hamcumc4549 11 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@abdyshakormohammed8559
@abdyshakormohammed8559 Жыл бұрын
geedi sahan waanku salaamay taliye
@abdihalimmohamed7040
@abdihalimmohamed7040 Жыл бұрын
Masha allah wll from Asad xajiyow
@maxamedfarxaan7122
@maxamedfarxaan7122 Жыл бұрын
Masha Allh🙏😇
@fankaxaaji4728
@fankaxaaji4728 Жыл бұрын
Maasha allah from asad hajiyow
@daganelmi5191
@daganelmi5191 Жыл бұрын
Geedi Sahan keep going from Asad hagio
@ayaanismail5516
@ayaanismail5516 Жыл бұрын
Salaan sare Gedi Sahan bro
@yurubkulane2717
@yurubkulane2717 Жыл бұрын
Masha Allaah
@sidiiqtogdheer712
@sidiiqtogdheer712 Жыл бұрын
Guulayso sxn waad dadaashay
@Cumarchris
@Cumarchris Жыл бұрын
Keep going geedi sahan vidoe gaa vidoe ka ku xiga you tube ii so link kiisa
@gabyidilislove16
@gabyidilislove16 Жыл бұрын
Machallah
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 Жыл бұрын
Wiilka geenyada madow ayaa kula socdo kaftan
@nopeimusa7678
@nopeimusa7678 Жыл бұрын
Masha Allah 加油💯
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Жыл бұрын
I love Malaysia and Indonesia iyo dadkooda wallahi waa dadka aduunka ugu fiican. Walaal Indonesia ma aadi doontaa? Masjid 500 sano ka hor la dhisay ayaa jira. I think it's in Lombok xeebteedana noo sawwir iyo dhaqamahooda/streetfood.👌
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 Жыл бұрын
ma ku noolaan jirtey wadamaa?
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 Жыл бұрын
mashaaa allah
@cat_106
@cat_106 Жыл бұрын
Sida aad u safarto waa cajiib bal aan aragno haddii aad sidan ku wada mari karto adduunko. From Europe to Asia adigoon Europe kasoo dhamaan. sida kale muuqaalka waa heer sare. safar wacan.
@qalanjoquruxley7382
@qalanjoquruxley7382 Жыл бұрын
So dhawow from asad hajio
@safaali1579
@safaali1579 Жыл бұрын
2:21 😊😁 Like waan kuusaaray magaratay Sabaskaraabna marhoraan kuusaaray magaraty Aad baan kuulaasocdaa sacuudiga illaa iyo maleesiya aad hadaaan kusuganthy magaratay Lkn fp baan inta badan kaalasocdaa magaraty 😁🤣
@COMMANDO.14
@COMMANDO.14 Жыл бұрын
Masha,allah
@munnaali7108
@munnaali7108 Жыл бұрын
From asad hagio horay usaco wllke
@CabdullahiCadde1
@CabdullahiCadde1 Жыл бұрын
Wiilka somaliga siduu luuqada sideeda ugu hadlaaya ka helay lkn soomalida kumaso baxayaan luuqada jiljileec aaa mooda inay ka sameysan tahy 😭😭
@Hamza-lh3kq
@Hamza-lh3kq Жыл бұрын
Nice
@haqoslinhaddiikalecadawgac7072
@haqoslinhaddiikalecadawgac7072 Жыл бұрын
Zxp waxyaabah natures ha ka tagin 😊
@fartuniskufilanali2787
@fartuniskufilanali2787 Жыл бұрын
Soo dhawoow tiim asaad xajiiyo
@nasriinyusuf6746
@nasriinyusuf6746 Жыл бұрын
From asda xajiyo❤️❤️❤️
@umeyaahmed2017
@umeyaahmed2017 Жыл бұрын
From Team 27💕💝
@farhiamohamedabdi4293
@farhiamohamedabdi4293 Жыл бұрын
From team 27 Asad hagi❤
@s.n7802
@s.n7802 Жыл бұрын
Mashaaallah
@nurtaabdullahiomar8125
@nurtaabdullahiomar8125 Жыл бұрын
Asc waan ku daawadaa habo oon kugu xirahay lkn waxaan kaa codsanayaa inaad Burunia waxay darisr.ay la thy maleesiyaa. Hadaa awoodid Habo keep goin alaha ku barakeeyo
@mowliidguleid4558
@mowliidguleid4558 Жыл бұрын
From Asad hagio 💪💪💪
@qadarsaaji202
@qadarsaaji202 Жыл бұрын
Thanks
@intisarabdullahi228
@intisarabdullahi228 Жыл бұрын
From Asad Hagio team 27
@ismailibrahim9308
@ismailibrahim9308 Жыл бұрын
petaling street miss that place
@Nasra-ry1tk
@Nasra-ry1tk Жыл бұрын
From Asad haio🎉🎉🎉
@Najwadro915
@Najwadro915 Жыл бұрын
I miss kl ❤
@abdulhiyusuf3941
@abdulhiyusuf3941 Жыл бұрын
Welcome team 27
@sacdiyosimaan3084
@sacdiyosimaan3084 Жыл бұрын
Mash allah
@hafsaqurux4691
@hafsaqurux4691 Жыл бұрын
From Asda ❤
@mouparekahmett9079
@mouparekahmett9079 Жыл бұрын
Legend
@jamayareofficial7083
@jamayareofficial7083 Жыл бұрын
Dalxiise aan aad uxiisexyo muqaladiisa horay wllky
Xuduuda Thailand iyo Malaysia
14:09
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 90 М.
Safarkaygii Slovenia - Europe's Most Underrated City!
10:52
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 124 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 36 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 212 МЛН
Nin ganacsi ku leh Dalka Poland - Geedi sahan iyo Poland
27:50
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 162 М.
Muslim City In THAILAND They Told Me DON'T GO!! | Pattani
30:29
Myer Travels
Рет қаралды 218 М.
4 dollar waxay noojartay ma amini doontid egypt 🇪🇬
15:25
Dhakhtarrr
Рет қаралды 274 М.
XAFADA AY DAGAN YIHIN SOMALIDA MALAYSIA🇲🇾
8:37
Zaki Somali
Рет қаралды 37 М.
Nolosha Soomaalida ku nool dalka Czech || Bartamaha Yurub || Safarkaygii Czech Republic
14:11