Nolosha Soomaalida ku nool dalka 6-aad ee dunida ugu yar - Liechtenstein 🇱🇮

  Рет қаралды 134,102

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Жыл бұрын

Nolosha Soomaalida ku nool dalka ugu qanisan adduunka - Liechtenstein
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 39 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 39 countries and i am in mission to reach 1957countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 228
@GeediSahan
@GeediSahan Жыл бұрын
Fadlan 5 kun oo like iyo comments iyo Share. Qadro: instagram.com/qatro_shire_m?igshid=YmMyMTA2M2Y=
@khaalidbaxnaan7552
@khaalidbaxnaan7552 Жыл бұрын
Saxiib Maa iska daysay 100$ dollar ee aad siin jirtay ama abaalmarin ahaan usiiin jirtay tagerayashada Anuu waxaan ahay tagerahga m.shaalah ilahaybaa wakhtiga ku nimceyay
@Katishire114.
@Katishire114. Жыл бұрын
Thank geedi
@MaanzyTech
@MaanzyTech Жыл бұрын
@@Katishire114. hormar wacan sister intaaas iyo in kbdan baa kuu rajeynaaa🥰 I'm proud of you my Somalian sis
@Katishire114.
@Katishire114. Жыл бұрын
@@MaanzyTech Thank you btother
@mohamoudahmed6621
@mohamoudahmed6621 Жыл бұрын
MAJID MALEEDIHIN?
@Simran_ashokAshok
@Simran_ashokAshok Жыл бұрын
Waligey mamaqal wadankaas Somali na watasa joogaan mashallah waxa ugu muhiimsana wa dumarka somaliyed oo meelkasta ka muuqda waxaqabad iyo hormarna sameeya mashallah tawarakallah.
@samadoontube8871
@samadoontube8871 Жыл бұрын
kkkkk walee somaali wadan aysna joogin ma jiry8 waligeey ma maqal magacana iy8 wadankaan
@MBA90909
@MBA90909 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اسعد الله اوقاتكم بكل خير مساء الخيرات أينما كنتم تحياتي لكم من مقديشو جمهورية الصومال 🇸🇴 الفدرالية
@MUSALSAL562
@MUSALSAL562 Жыл бұрын
Subscribe Taa igu sharfa wall 🥰🥰🥰
@axmedilkadahable4385
@axmedilkadahable4385 Жыл бұрын
Best youtuber for soomali
@moustaphaakal6822
@moustaphaakal6822 Жыл бұрын
Macha allah Geedi sahan, horey u soco
@AhmettNani
@AhmettNani Жыл бұрын
Geedi sahan thanks wll aduunkii oo dhan ayaad ibartay
@yssirabdi6864
@yssirabdi6864 Жыл бұрын
Geedi sahan Best Somali KZfaqr
@MohamedHassan-hm5ph
@MohamedHassan-hm5ph Жыл бұрын
You are very great and good man as well as a good presenter. Keep going and wish you all the best
@zamzam5255
@zamzam5255 Жыл бұрын
MAASHAA ALLAAH ILLAAHEEY HAA UU BARAKEEYO
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
Thanks for your sharing with us my brother.. keep going
@kurana289
@kurana289 Жыл бұрын
Mashaalah waa muuqal qurux badan guuleyso wll 🙏😍👑✊❤
@abdulahiabdikadir4580
@abdulahiabdikadir4580 Жыл бұрын
Keep going sxb geedi sahan from linz austria👍
@mohamedzuudi781
@mohamedzuudi781 Жыл бұрын
Msha allH sxb aad bad u dadaal badan tahay insha Allah 1M ban kuu rajaynayaa.
@cabduqaadirmacaani1532
@cabduqaadirmacaani1532 11 ай бұрын
Maashaa allaah geedi sahan allaha ku xifdiyo
@fatahdaud2751
@fatahdaud2751 Жыл бұрын
Brother geedi my favourite youtuber tahy wllhi guuleyso ❤❤
@salmanyusuf988
@salmanyusuf988 Жыл бұрын
Geedi sahan hore u soco saaxib
@abdinour3782
@abdinour3782 Жыл бұрын
Legend horay u soco
@socdaal3428
@socdaal3428 Жыл бұрын
Hore U soco walaalkay
@bobena84
@bobena84 Жыл бұрын
Hore U soco
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 Жыл бұрын
Asc. Maanshaa Allaah. Wareysi wanaagsan.
@shlmhd7386
@shlmhd7386 Жыл бұрын
Asc wll geedi sahan guul iyo gobonimo ilahey haku xafido
@AbuIbrahim84
@AbuIbrahim84 7 ай бұрын
well done bro always quality clips
@liibaanshidane1625
@liibaanshidane1625 Жыл бұрын
Keep going brother
@layladheman6534
@layladheman6534 Жыл бұрын
Mnsha allah waa muuqal qurux badan Geedi sahan keep going wllo
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 Жыл бұрын
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey...
@zuldaanismaaciil9439
@zuldaanismaaciil9439 Жыл бұрын
Guulayso ❤wlal Geedi sahan
@cat_106
@cat_106 Жыл бұрын
Liechtenstein 30 sano! dalkaan cunsuriyaal cad waay dhaafeen. Soo galooti yeysan inoo imaan oo cad. Mahadsanid Dalmar (Geedi Sahan) sida aad inoogu soo gudbiso macluumaadyadan iyo safaradan xiisaha badan. Waxaan kuu rajeynayaa inaad dhameystiri doonto Missionkaaga booqashada wadan weliba oo ka tirsan UN.
@GeediSahan
@GeediSahan Жыл бұрын
🙏🏾
@darwishka5669
@darwishka5669 Жыл бұрын
@@GeediSahan Asc Geedi sahan Waan kusalaamay maansha alaah waa barnaamijyo xiiso badan walallala waxaan rabaa inaan boogdo Liechtenstein 🇱🇮 inanta Aad ka qaadayso waraysiga ma igu xidhi kartaa please ahmed baalatdhahaa
@elmanmohamed118
@elmanmohamed118 Жыл бұрын
Sacuudi carabiya oo ah dawlad islaam ah way dhaman coz 100 sano hda jogtid xita Laguma siinayo aqoonsi marka sacuudiga na na cunauriyaal ba kkk
@naturevideo1170
@naturevideo1170 Жыл бұрын
Cunsurinimo maaha dalka dad ma u baahan yahay waye
@najkavlado5698
@najkavlado5698 Жыл бұрын
Dalkaaga inad soo bur burisay cunsuriyad qabiil darteed ayaad dad kale dalkoodi dhistay nololma sameystay rabta inad been been wax kaga cunto oo ka burburiso
@lulcabdulahimohamedlulcabd8796
@lulcabdulahimohamedlulcabd8796 Жыл бұрын
Masha allh wll geedi melwalbo. Aantagto alle hakugu nabadyeelo tagero buxane Waku ahy wll
@bashiirshaami8479
@bashiirshaami8479 Жыл бұрын
Mansha allah
@abdillahistudio7259
@abdillahistudio7259 Жыл бұрын
#Geedi sahan best youtuber geep going bro
@akramade6186
@akramade6186 Жыл бұрын
Ninka kaliye 1M u qalmo keep going pro 🙏
@thinkbeforeyoutype7106
@thinkbeforeyoutype7106 Жыл бұрын
This was very informative and entertaining. Thanks for the video
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 Жыл бұрын
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey....
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. Жыл бұрын
Masha allah
@musemuse417
@musemuse417 5 ай бұрын
Geedi Sahan waa nin cajiib ah!
@sumayasaleban5073
@sumayasaleban5073 Жыл бұрын
Keepgoing pro🤲
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 Жыл бұрын
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey....
@abdirisackomar8890
@abdirisackomar8890 Жыл бұрын
Keep going legend 💪 🙌
@MUSALSAL562
@MUSALSAL562 Жыл бұрын
Subscribe Taa igu sharfa wall 🥰🥰🥰
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
Hadii caqliga uu shaqeeyo oo dad wanaagsan iyo madax wanaagsan la helo, wadan walba nabad iyo baqwaaqo ayuu noqon karaa. Waxaan la yaabay inay tiri 54 sano ka dib ayuu dhacayaa shatiga gaariga lagu wado. Canada anaga 5 sano kasta wuu dhacaa waana la cusboonaysiiyaa. Waad mahadsantihiin. LOVE
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 Жыл бұрын
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey...
@usaamaali3144
@usaamaali3144 Жыл бұрын
Sxp guuleyso
@XOGSIDEMEDIA1
@XOGSIDEMEDIA1 Жыл бұрын
Waa muuqaal cajiibo
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 Жыл бұрын
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey...
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Жыл бұрын
Waa arin wanaagsan laakiin diintana baro ayadaa adduun iyo aakhiro ku anfacayso walaal. Teeda kale is ilaali oo ha iloobin xijaabka iyo adkaarta inaa aqrisato.
@sahalabdiladif3517
@sahalabdiladif3517 Жыл бұрын
Keep going
@AbdiMohamed-yk5uv
@AbdiMohamed-yk5uv Жыл бұрын
Khadra wlshy alle Haku xifdiyo❤❤❤❤
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Жыл бұрын
Dal aadan laheen dhacan kaama celiyee Allaha dalkeena noo hagaajiyo iyo dakeena kala wareersan. Dalkeenaa dunida ugu qanisanee dadkeena Allaha mideeyo, is jeclaysiiyo oo ka shigo kuwo isku dan iyo hadaf ah. Ilaahow diinteena, dadkeena iyo dalkeena badbaadi.
@iqrocabdicasiis3174
@iqrocabdicasiis3174 Жыл бұрын
Masha Allaha 🥰🥰🥰
@QARAAXAYSI
@QARAAXAYSI Жыл бұрын
Waa labo wadan oo cunsiriyad ah
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Mashallah great vedio more content he deserve 1million more then that qar prank mala yacni nugu waleen
@MUSALSAL562
@MUSALSAL562 Жыл бұрын
Subscribe Taa igu sharfa wall 🥰🥰🥰
@maaweell
@maaweell Жыл бұрын
Wooow Muqaal Cajiib ah
@GeediSahan
@GeediSahan Жыл бұрын
🙏🏾🙏🏾
@nuurreabdikarin3971
@nuurreabdikarin3971 Жыл бұрын
@@GeediSahan ❤
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Aww Number waa leeyahayka wonderfulsan 5👋Traaa iyoiyo dumaaaacadceed.
@nuurmoogeofficial3546
@nuurmoogeofficial3546 Жыл бұрын
Waligay mamaqal wadankaan sxb geedisahan keep going 💪 dunida ayaad nabaraysaa Well done 👏 ✔️ 👍
@GeediSahan
@GeediSahan Жыл бұрын
Mahadsanid
@MUSALSAL562
@MUSALSAL562 Жыл бұрын
Subscribe Taa igu sharfa wall 🥰🥰🥰
@nasronatureculture7122
@nasronatureculture7122 Жыл бұрын
Masha Allah muuqal Qiimo badan thanks walaalo
@kurana289
@kurana289 Жыл бұрын
Mashaalah ❤✊👑😍🙏
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 Жыл бұрын
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey....
@nasronatureculture7122
@nasronatureculture7122 Жыл бұрын
@@khayrkajannada9898 waakuusaaray
@HamzaMalik-ez4ro
@HamzaMalik-ez4ro Жыл бұрын
Nice video bro thank you so much. 😍
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 Жыл бұрын
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey...
@HamzaMalik-ez4ro
@HamzaMalik-ez4ro Жыл бұрын
@@khayrkajannada9898 Yes walaal 🙏
@Cabdiqanibulshaawi
@Cabdiqanibulshaawi Жыл бұрын
Guuleyso sxp sare
@AhmedMohammed-oq5bp
@AhmedMohammed-oq5bp 6 ай бұрын
Never heard of this. We learn some thing new almost every day.
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad Жыл бұрын
Geedi Sahan Norway 🇳🇴 Imow Wallaal Qaali Mahadsanid
@MUSALSAL562
@MUSALSAL562 Жыл бұрын
Subscribe Taa igu sharfa wall 🥰🥰🥰
@SuhaybIbraahim-er7yb
@SuhaybIbraahim-er7yb 6 ай бұрын
Zxp qaali
@abdikarimali1666
@abdikarimali1666 Жыл бұрын
Garage Mahan Geedi Sahan Wll Xerada Xoolaha Ama Moore Ayay Somali Ahaan Noqonaysaa. Horay Usoco Sxb Barnamijyadada Aad bay Ii Cajab Galiyaan.
@suhaypindho6120
@suhaypindho6120 Жыл бұрын
Hore usoco gedi
@socdaal3428
@socdaal3428 Жыл бұрын
Nice video
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 Жыл бұрын
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey....
@ahmadibnabubakral-habashi
@ahmadibnabubakral-habashi Жыл бұрын
Wa Qatar mashallah
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 Жыл бұрын
Labada wadan xuduudkood Keep going brother geedi sahan Wan kula socona meelba & markasta 🙏
@GeediSahan
@GeediSahan Жыл бұрын
Mahadsanid
@safiyacumar3771
@safiyacumar3771 Жыл бұрын
Soomaali meelkasta ma joogaan ilaahay hayna soo aruursho dhulkeena haynoo macaaneeyo
@cayuuka2488
@cayuuka2488 Жыл бұрын
kabtoodii ayaa horay loo tuuray
@funy194
@funy194 Жыл бұрын
Horay u soco wax badan ayaan ka faa iiday m.a shaqo fican ayaad hysaa
@noloshamedia1509
@noloshamedia1509 Жыл бұрын
Legend
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 Жыл бұрын
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey....
@guulwade8139
@guulwade8139 Жыл бұрын
Waan usoo socdaaa lacag hadey taalo joogis ima taalo wan Soo gaarayaa halkaas sahano insha allah
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq Жыл бұрын
Sxp hadda mataktay mise wali
@mohomedusman862
@mohomedusman862 Жыл бұрын
nice😍
@thomaseliyahu8765
@thomaseliyahu8765 Жыл бұрын
I am a Liechtensteiner in Mogadishu...so greetings
@user-mv3oj2os2y
@user-mv3oj2os2y 2 ай бұрын
Hello please can I talk to you about Liechtenstein
@thomaseliyahu8765
@thomaseliyahu8765 2 ай бұрын
@@user-mv3oj2os2y sure
@thomaseliyahu8765
@thomaseliyahu8765 2 ай бұрын
@@user-mv3oj2os2y of course
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Жыл бұрын
Time is 5.33min 35sec horn africa Hargeisa hambalyo kadra iyo geedi geel jire Trag media thanks
@Katishire114.
@Katishire114. Жыл бұрын
mahad sanid qaali
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 Жыл бұрын
@@Katishire114. Adiga ayaa mudnaantii leh my sister qurbaad joogtaye alle ha ku garab galo diintaadana ilaasho walaal thanks
@shukrielmi718
@shukrielmi718 Жыл бұрын
Norway goorme imaaneesaaa my Brother
@mohamedcabdi8189
@mohamedcabdi8189 Жыл бұрын
Next week insha alh
@kaaraa-mardha1977
@kaaraa-mardha1977 Жыл бұрын
Suaasha ugu muhiimsan ma waydiinin oo ahayd Muslimka iyo goobaha cibaadada, ganacsiga Soomaalida iwm.
@ibnubaazofficial9330
@ibnubaazofficial9330 4 ай бұрын
Manshlh
@abdialimohamed2874
@abdialimohamed2874 Жыл бұрын
maad waysiin gabadha somalida wadanka ku nool iyo inay masaajido kadhisanyihiin
@cabdikariinofficial3805
@cabdikariinofficial3805 Жыл бұрын
Geedi Sahan aad ayaan kuusallaamay marka Hore marka xigta Waa nio aduunkoo Dhan ayaad soo marty Sidaan Filayo Sidee lagu tagaa Dalka Leicester
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 Жыл бұрын
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey...
@craxmaanxasanmaanka7408
@craxmaanxasanmaanka7408 Жыл бұрын
Wlh waa kuwtaa ani sxb kep going wna kugu xerenehe
@sookacweeyemaogtahay8710
@sookacweeyemaogtahay8710 Жыл бұрын
Barnamij yadaada waa xiiso miiran geedi sahan
@saidkadarmouse2645
@saidkadarmouse2645 Жыл бұрын
sxp kay marna walalkay horumarkagu waa kayga hore u soco
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 Жыл бұрын
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.....
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 Жыл бұрын
GEEDII WA SAHAL ABDI OO.JOOGA DALKA. JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥. WAN .KU.SALAAMEY. . GEEDII GEESI
@socdaal3428
@socdaal3428 Жыл бұрын
Ninka ugu wanaagsan KZfaq ka
@marwansuufi1401
@marwansuufi1401 Жыл бұрын
Sharci iiba malaga helaa
@muqtaarmahamuudofficial1922
@muqtaarmahamuudofficial1922 Жыл бұрын
Geedi sahan wll qaali wllhi anigoo gurigeyga jooga ayaa ikala bartey xuduudyada dalalka
@inaxarago2975
@inaxarago2975 Жыл бұрын
Maldevis tag apwe plz
@anisabdikarin4322
@anisabdikarin4322 Жыл бұрын
Insha allha waxaan kuu rajeynaa inaad kaarto 1 m yan 😘🙏
@MUSALSAL562
@MUSALSAL562 Жыл бұрын
Subscribe Taa igu sharfa wall 🥰🥰🥰
@nimosuleiman
@nimosuleiman Жыл бұрын
Waligay ma maqlin waaba wadan shidan
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
😍🥰
@Unique_girl77
@Unique_girl77 Жыл бұрын
Mashalah haadan somali nhy ilahay ba na badiyy mel walba wa joognaa😂
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 Жыл бұрын
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey...
@weeewchaweeewcha
@weeewchaweeewcha Жыл бұрын
Tuuladaan iskaga taga dal idinkama racee ☺️Subxanallaah
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 Жыл бұрын
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey....
@samadoontube8871
@samadoontube8871 Жыл бұрын
war maxay ahayd waligeeyba ma maqale ileen somaalidu yurub waa ku kapa firxadeen kkkk
@jiilka5aad5g95
@jiilka5aad5g95 Жыл бұрын
Kkkkk. Ma wadan cusubaa. Waligay ma maqal.
@kashifpt
@kashifpt Жыл бұрын
what place is this ?
@OmarAli-lq9vm
@OmarAli-lq9vm Жыл бұрын
Abaayo please icawiya
@shantasomali4606
@shantasomali4606 Жыл бұрын
one more country
@hayeeywaryaa1004
@hayeeywaryaa1004 Жыл бұрын
Meel walbo way jogan somalida m.wlalh
@yuusufsalaad7148
@yuusufsalaad7148 Жыл бұрын
M.a
@omarsscnl
@omarsscnl Жыл бұрын
Maxey aheydna lishtananata?
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Zxb muuqazladu way nagu yaryiin 😓
@Funspot701
@Funspot701 Жыл бұрын
Sxb geedi sahan wanku salamay marka hore waxaan kuwaydina nio maad booqatid wadamada Latin America sida Argentina chile Brazil iwm melahaa inaa macluumad nooga soo Gudbiso Ayaan jeclaan lahaa mahadsanid sxb
@mohameddubow1839
@mohameddubow1839 Жыл бұрын
This is the comment i was researching on. Please geedi sahan visit Latin American nations so that we can get information about them also. Thank you
@kingaweys
@kingaweys Жыл бұрын
miyaan usotahribnaa meshu
@bobena84
@bobena84 Жыл бұрын
Masha Allah
@SOMALIpirate10
@SOMALIpirate10 Жыл бұрын
geedi sahanow walalo gabadha waa inan karti lehe isoo sheg hadey single tahay iskuna keeyn xariiri waan ka helee
@xusuustaariikh4887
@xusuustaariikh4887 Жыл бұрын
M. A
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 Жыл бұрын
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey...
@mohamedosmaan11mohamedosma96
@mohamedosmaan11mohamedosma96 Жыл бұрын
Gedi sahanow away qadro ciwan kedi maba ujednee sxp
@Katishire114.
@Katishire114. Жыл бұрын
Instagram kati shire M👍🏽
@Mr.B......
@Mr.B...... Жыл бұрын
Wax barashadii ba ka tagtay
@rashidhassan8241
@rashidhassan8241 Жыл бұрын
geediyow swirtzerland gaar iyadana tag
@mr.aosman3054
@mr.aosman3054 Жыл бұрын
Gabadha ma'aadan weydiin saacadi meeqaa lagu shaqeeyaa Liechtenstein
@Katishire114.
@Katishire114. Жыл бұрын
20dlr
Dalka Muslimka ah ee ku yaala Yurub - Kosovo
16:27
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 171 М.
Nolosha Soomaalida ku nool dalka Czech || Bartamaha Yurub || Safarkaygii Czech Republic
14:11
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 104 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 43 МЛН
waa sidee dalka romania - Qaybta 1aad
14:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 84 М.
Nolosha Soomaalida ku nool dalka 6-aad ee dunida ugu yar Lichtenstein, {Qurbe-joog}
29:51
maxaad ka taqaan dalka latvia ?
8:12
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 46 М.
Sanaag | Gurigii SAYID Mohamed abdalle hassan iyo Dowga Tabca
21:26
SAFARKAYGII MASAR - WAXA UU GALAY GUDAHA AHRAAMTA
8:04
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 108 М.
Xuduuuda Somalia iyo Ethiopia iyo Kenya - Magaalada Baladxaawo
23:40
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 211 М.
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Dhakhtarrr
Рет қаралды 876 М.
Safarkaygii Dalka Gambia 🇬🇲 My Trip to Gambia
27:23
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 254 М.
SWITZERLAND SIDAAN KUIMADAY IYO JAWAABIHINA PART2.
15:07
Amal Baqare
Рет қаралды 15 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН