Sanaag | Gurigii SAYID Mohamed abdalle hassan iyo Dowga Tabca

  Рет қаралды 777,754

Qays Qeyser

Qays Qeyser

3 жыл бұрын

Muuqaalkan wakhti dheer ayay nagu qaadatay soo duubistiisu lakin alhamdulilaah waxanu ka fa’iidnay khibrad iyo waayo aragnimo, waxan rajaynayaa inaad idinkuna ku raaxaysan doontaan daawashadiisa
Qaybtii 2aad ayaa jidka kusoo jirta oo aanu tagnay qabrigii Sheekh isxaaq iyo xeebta saleekhaan Daawasho wanagsaan
I N S T A G R A M: @qays.qayser
T W I T T E R : @qaysqayser
F A C E B O O K: @qaysqayser
Thanks for watching this video and support I love y’all 🙏❤️.
My Facebook Page
m. Qays-Qayser-10...
My instagram page
instagram.com/?hl=en

Пікірлер: 3 200
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. 3 жыл бұрын
Walaalayaal aabahay ayaa geeriyooday week ka hor, faataxada usoo mara in alle qabriga u waasiciyo anaga janada nagu kulmiyo ameen 🤲🏽💔
@rahmamohamedhussain5920
@rahmamohamedhussain5920 3 жыл бұрын
Allah u naxariisto walal
@dadshark3
@dadshark3 3 жыл бұрын
Alle haunaxariisto zxp
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys 3 жыл бұрын
amiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲wll
@Madar43
@Madar43 3 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto abo wll jannadana Alle hageeyo
@halinaelmi2130
@halinaelmi2130 3 жыл бұрын
Alle ha u naxristo
@c.rashuuraxmed9576
@c.rashuuraxmed9576 3 жыл бұрын
Intee qayz qayz tageerto like hayla dhaafin😍😍🤩🥰💋🖐
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 3 жыл бұрын
Illaahay hawnaxariisto qabrigana hawaasiciyo Aamiin
@c.rashuuraxmed9576
@c.rashuuraxmed9576 3 жыл бұрын
@@khadiijacabdiraxman1308 Aamiin wll
@shiekhrusheye5254
@shiekhrusheye5254 2 жыл бұрын
From Mogadishu I love hargeisa 🥰🥰🥰❤💯
@rahmaahmet7661
@rahmaahmet7661 3 жыл бұрын
Qarankeenu allow meel aanu joogin hana joojin love you somaaliland💚💭♥️
@ifrahaxmed1053
@ifrahaxmed1053 2 жыл бұрын
Qraranka leedhay hhhhh naaa dhilo sanaag waa warsengeli 😂😂😂🤣🤣
@muniirocdey3854
@muniirocdey3854 2 жыл бұрын
Usheeg warsangalina waa daarood
@hasanabdiqani5039
@hasanabdiqani5039 Жыл бұрын
@@ifrahaxmed1053 darood dhan dabad aiska soo mara isaaq ukallay
@Iqraahme-br5su
@Iqraahme-br5su 4 ай бұрын
wll qaran mhn isaaqe waa qabiil😂
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 3 ай бұрын
​@@ifrahaxmed1053 kkkk naaxalimo xalgan waa somaliland walib degan issaq
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Barnaamij aad iyo aad u xiiso badan, taariikh, muqaal qurux badan waxna barya dadka tagin dhulkaas anugu horeeyo. Mahadsanid hore soco.
@bakaalofficial2344
@bakaalofficial2344 3 жыл бұрын
Alha unaxaristo
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 3 жыл бұрын
Qays xageen ka heli karaa telkaga
@hiboabdillahi400
@hiboabdillahi400 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@nimcoaxmed5514
@nimcoaxmed5514 3 жыл бұрын
From Mogadishu 🇸🇴 waan jeclhy muuqalada aad no so gudbiso hore u soco wllkey❤❤👈
@gahayrschools2597
@gahayrschools2597 3 жыл бұрын
Raggan yaryari way abtirsadeen. Jaamiciyiintu afkay taagaan badi, laakiin dhallinyaro edeb iyo garasho badan oo akhlaaq leh. Guulaysta
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@kautharhusseinyusuf1666
@kautharhusseinyusuf1666 2 жыл бұрын
School kaas intuu ku yaalaa wl?
@gahayrschools2597
@gahayrschools2597 2 жыл бұрын
@@kautharhusseinyusuf1666 walaal Kawsarey wuxuu ku yaallaa Gobolka Togdheer, Burco. waan kugu soo dhaweynaynaa
@hanamaxamedxirsi7265
@hanamaxamedxirsi7265 3 жыл бұрын
Hayadaha iyo waxan inagu wareegayaa waxay ogyihiin qiimaha dhulkeena la inaga indha tiray macdanteenay usoo tafa xayteen wlahi ilaahow noga qabo oo dal jacayl qulubtayada saqiir iyo kabiir ka buuxii ameen qulubta umada somaliyeed isu soo jeedii ameen yaa allah
@deeqmcmofficiall2459
@deeqmcmofficiall2459 3 жыл бұрын
Waxaad ilowday beetka raaxada Buurta gacan libaax wan ku wataa nin dalkiisa jecel waxbadan ayaad tustay dadkeena ♥️💭💚
@Hanatt7
@Hanatt7 3 жыл бұрын
from mogadishu🇸🇴 guuleeso wlll alla ku jira
@abdullahiqalinle3
@abdullahiqalinle3 3 жыл бұрын
Magaceygu Abdullahi, reer Wajir Kenya, kunool Nairobi. Wlh waad igafarxisaan dawashdiina kamadaalo.
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Maasha Allah jir oo joog
@abdirahmanosman6518
@abdirahmanosman6518 3 жыл бұрын
Adoon boon ka sheekayn Baariis adoon tagin Barashada dhulkaaga Horta laga bogtaayoo Beryo laysku hawlaa Hadraawi
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 жыл бұрын
Wlh waa runtii, intii aan jigjiga joogay waxaan ka qoomamaynayaa inaanan Berbera iyo batalaale tagin. Maanta oon qurbo ku suganahay baan oogaaday nimcada iyo naxariista dhulkeena taal ee Ilaahay noogu deeqay. Dibad aadi maynoo ileen dooni maynee dhaqankeena dahabka ah dad kulama wadaagee dalal keena fara badan dalxiis maad u aadid " Cumar dhuule". bay naftaydii I tiri. Soomaali waa dhalad. 💎❤
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 жыл бұрын
Wlh waa runtii, intii aan jigjiga joogay waxaan ka qoomamaynayaa inaanan Berbera iyo batalaale tagin. Maanta oon qurbo ku suganahay baan oogaaday nimcada iyo naxariista dhulkeena taal ee Ilaahay noogu deeqay. Dibad aadi maynoo ileen dooni maynee dhaqankeena dahabka ah dad kulama wadaagee dalal keena fara badan dalxiis maad u aadid " Cumar dhuule". bay naftaydii I tiri. Soomaali waa dhalad. 💎❤
@araleisak4048
@araleisak4048 3 жыл бұрын
Hadey sheeko baartoo dhegta kaaga baartoo boholyo ku galisoo boga kaaga maqal tahay maqal kuma bogsiiyee wax la isku baantaa aragtida bidhaanteed adoon boon ka sheekeyn ama baddaha waaweyn nafta aad ku biimeyn barashada dhulkaagaa horta laga bogtaayoo baryo la isku hawlaa ninka booga haystoow beenyaada waaye
@garadegaraadka5793
@garadegaraadka5793 3 жыл бұрын
Sidaan ujeclahey muqalada soo duubto hadii aad ogaanlaheyd lacag ku daawo ayaad idhi lahilaheyd lkn ma ogid alle haunaxariisto aabe sxp from Germany
@Hanatt7
@Hanatt7 3 жыл бұрын
wll ani iphone ii gad wllnimo
@omarhussein8368
@omarhussein8368 3 жыл бұрын
Sxb taleexna sooduub iyo goobihii markaas uusayitka uukusuknaanjiray
@simanabdulahi5126
@simanabdulahi5126 3 жыл бұрын
aad iyo aad hadal qeema weyn leh bad so qortay wlahi nafteyda u huri lahaa meshan qurux da dalkena ku. qarson❤ from mudug
@Jama143
@Jama143 3 жыл бұрын
Reer sanaag haddaa ila tahay like ii saar goblkeygii🤩
@mamarijalkitchens7619
@mamarijalkitchens7619 3 жыл бұрын
Aniga ayakulah e subascrib isar huno qaliyow
@mohamudjakaarta7140
@mohamudjakaarta7140 3 жыл бұрын
Sanaag♥️♥️💯
@boysinthehoood6616
@boysinthehoood6616 2 жыл бұрын
@@mamarijalkitchens7619 AniGuna Ku Saarey HnO from Hargeya
@yesboss4488
@yesboss4488 3 жыл бұрын
Wiilkan machllha WALHI MAWADIN SOMALILANDER AHAAA QOF DHUL JCL WUXUU MUDAN YAHY INAY DADAWEYNAHA SOMAIYEED IYO SHACABKUBA ABAALMIRYAAN BRO ALLE HAKUU GARAB GALOO SHP WADANI BAAD TAHAY
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 3 жыл бұрын
Mnshlh haa wllhy wll qli waa runtaa wan u bogey muqaladiisa iyo aqoontiisa
@mrprince7062
@mrprince7062 2 жыл бұрын
Guuleyso walal, Garissa aya ka dawaana.. Nin dhalin yaro ah oo caqli badan oo Somali oo dhan iney ku faanto mudan ayad tahay.. MaashaaAllah, keep going my younger brother.. May Allah bless you and keep you and your family safe
@issamuhamed7952
@issamuhamed7952 Жыл бұрын
Congrat form Bula ngamia road😂
@hafza5897
@hafza5897 3 жыл бұрын
Somaliland❤️wa mesha an rabo inan u dalxiso sanadada naguso aadan insha Allah nimcada iyo amniga allaha idin siyadiyo qalbiga idinka jecelnahay walalaheen from muqdisho ❤️😍
@mucashaqchannel2884
@mucashaqchannel2884 3 жыл бұрын
Kusoo dhawaynaynaa pro
@abdulahidholayare3099
@abdulahidholayare3099 3 жыл бұрын
Kusoo dhawaynaynaa abaayo hadaad gabadh tahayna waan ku aroosi waxba kala waayi mayno so dhawow
@hafza5897
@hafza5897 3 жыл бұрын
Mahadsanidin 😍gobtu isma qariso allaha idin sharfo ❣️🙏
@yaxyehazzan8412
@yaxyehazzan8412 3 жыл бұрын
Mahadzanid wll mcn Zo dhwow incha Allah ❣️
@mohamedameen4439
@mohamedameen4439 3 жыл бұрын
Masha allah Hargeisa kaalay huno anigaa kugu soo dhaweyn insha allah
@yessboss9640
@yessboss9640 3 жыл бұрын
SOMALILAND 💚😍❤ Ilaahey ha unaxariisto Aabo wll qays, inshaAllah ilaahey janatul fardawsa ha geeyo isaga iyo madaxdii inaga baxdey ee suldaan Maxamed ka mid ahaa iyo dhamaan intii dhimatee islaamaba inshaAllah ilaahey naxariistii janno haka waraabiyo oo qabriga ha unuuriyo inagana ilaahey swt ha inooga daba naxariisto Aamiin Aamiin Aamiin
@ayaanapdilaahi4603
@ayaanapdilaahi4603 3 жыл бұрын
Aamin aamin wllo
@hafsarashid6213
@hafsarashid6213 2 жыл бұрын
Wigan ma dantai ha iganihin
@yessboss9640
@yessboss9640 2 жыл бұрын
@@hafsarashid6213 isaga maaha wll wuxuu ahaa qofka markaa dhintey Aabihii AUN
@dhemaniyoluul407
@dhemaniyoluul407 3 жыл бұрын
Xabaashi sheekh ciise macha allah mahadsanid qays qayser aado😍😍
@abdirisaqdh
@abdirisaqdh 3 жыл бұрын
Walaalle meeshas god lama yiraahdo ee waa dusmo. Godku waa wax hoos loo qodo ama ubbaxa, dusmadana waa wax dhinac ka dhinac ubbaxa ama loo sameeyo. Walaalle aadban oga helay muqaaladan wanaagsan aad noo soo gudbiso. Mahadsanid Abdirisaq
@liimo4990
@liimo4990 3 жыл бұрын
#From MOGODISHO Dalxiis wacan jecliyaan inaan ku dalxiiso dhul keyga hooyo ee somaliland wan ku dalxiiso doonaa malintey ahaa to hadii aad kaheshay like saar👏
@abdiganiidris860
@abdiganiidris860 3 жыл бұрын
Manshallah wllo so dhowow wa dalkaagi iyo dadkaagi somaliland micnahedu wa dhulki somaliyed dadba wax kale u hayste
@mohamedsalahisse7900
@mohamedsalahisse7900 3 жыл бұрын
Sanaag Somaliland maaha Walaal ( Somaliland waa burco iyo hargaysa only)
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 3 жыл бұрын
@@mohamedsalahisse7900 ya kuguyidhi waxaas anaga ba degna oo rer somaliland ah😍😍🥰
@jokeryt5673
@jokeryt5673 2 жыл бұрын
@@mohamedsalahisse7900 hooydaa siilkeedi maha reer qaraxland fuck🤮🇸🇴🦶🦶
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Shacabka somaaliyeed ee ku nool Muqdisho,hiiraan,kaalkacyo,Boosaso,Kismaayo,goroowe,Dhuusamareeb.cadaado,Caabudwaaq kuligood waa walaalahayaga soomaaliyeed ku soo dhawaada oo u soo daawasho taga dalkiina ama buurahiina quraxda badan ee sanaag iyo sheekh cidina idinkama laha cid idinka xigtaana ma jirto Viva Somaaliland.
@cabdiraxmaanmaxamed3437
@cabdiraxmaanmaxamed3437 3 жыл бұрын
ManshllH bilida somaliland aLLow dHowr Like 50
@xulashadajaceelka5351
@xulashadajaceelka5351 3 жыл бұрын
From muqdisho lkn somaliand waa wadan nabad ah Allow idin siyaadi viva hargeesia
@nuraomar5990
@nuraomar5990 3 жыл бұрын
Ufff war amusi
@hasanabdiqani5039
@hasanabdiqani5039 Жыл бұрын
@@nuraomar5990 inaaad macquul wadan somallnd coming up
@tiktokcoupleofficially4775
@tiktokcoupleofficially4775 3 жыл бұрын
Aabo illhy Ha unaxariisto😭Abwe From MuqDisho❤
@jamaadmahmed3212
@jamaadmahmed3212 3 жыл бұрын
Eebe weyne haw naxaristo aabo walaal , Iyo dhamman umuda islamka inta dhimatayba, qabriga dhammantod haw wasiciyo ameen.
@apdikanimohmet1206
@apdikanimohmet1206 3 жыл бұрын
Dhulkena nimca fadhida wlhi😮😍❤ Insha llah wa inan mar uun tagaa😍 From Borama ✏
@sofialucky1177
@sofialucky1177 3 жыл бұрын
Dhulkeena nimcaa fadhida reer burco Way ka xanaaqaan😅
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Safia lucky reer Burco kelmadaas anagaa sheegnay oo reer Burco ah Dhulkeena nimcaa fadhida Viva Gobolka Raga.
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Maasha Allah Sayid Mohammed Cabdele Illaahay Ha u naxariisto Sanaag waa dhulku ugu qurux badan Somaali dhulkeeda Viva Somaaliland.
@saalemalfadle836
@saalemalfadle836 4 ай бұрын
سناج ليست ارض صومالي لاند سناج صوماليه لكل الصوماليين
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
Absolutely War Qaysoow Waan ku Hambalyeynaa Thnkss Sida Aad Quruxda Somalia 🇸🇴 U soo bandhigtey Sawir Qaldan Ayaa Media Galay beeentiin Dhe..sidaan oo Kale u Mar guud Ahaan. dhulka qurxoon. Taariikh ugub Ah Ayaan ka bartey Clubkaan ..Guuleyso team ka guud
@Kamal-mb9vz
@Kamal-mb9vz 3 жыл бұрын
Waraaa taada soo nabadee intad wadan kale isku nabayso
@colwiil3095
@colwiil3095 3 жыл бұрын
Sanaag 🇸🇴💯
@drqeyria8874
@drqeyria8874 3 жыл бұрын
Jecliya yeey dhulka hooyo jecliyaa💚 Sxb taariiq ma lunto, sayidka👑 allahunaxristo 🤲
@soultimanabdillahi4076
@soultimanabdillahi4076 3 жыл бұрын
Amiin
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Aamiin
@clubhouse1207
@clubhouse1207 3 жыл бұрын
From Puntland We love you ❤️Walaaloow Aabahaana alle ha u naxariisto Ameen ,dhulkaan waa dhulkii reer abtigay waxan jeclaan lahaa inaad tagto magaalooyinka Ceerigaabo ,Yufle,Gudmo biyocas , Ceel afwayn, Xiis ,Beeraha illad , Daallo, Maydh, Daryale, Dhulkaas waxa ka timi hooyaday macaan aan jeclahay Somaliweyn👍 Somaliland❤️ Puntland waan rajaynayaa inaad mar timaado🙏❤️
@teilnehmer1612
@teilnehmer1612 3 жыл бұрын
Puntland❤️❤️❤️❤️
@salmaanpoi5501
@salmaanpoi5501 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️
@hugopoi6518
@hugopoi6518 3 жыл бұрын
Viiva Soomaliweyn
@Saahidhirsi
@Saahidhirsi 3 жыл бұрын
H.Yonis baa
@clubhouse1207
@clubhouse1207 3 жыл бұрын
@@Saahidhirsi H jeclo ❤️❤️
@DR_Hanuniye
@DR_Hanuniye 3 жыл бұрын
MashaAllh Sanaag dhulkii awoowyaasha. Sayid Mohamed Abdulle markaan maqli halkaan buu ku nolaa waan iska qiirodaa. Halyeygii halganka iyo gumaysi diidka 😍🙏❤️
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 3 жыл бұрын
Wuuuuuuuuw anoon wada daawan baan commants iska soo qorey magaaladeydii aan kuso korey sanaaaag waan uxiiisey😌😌😌😔 ceergaaabo saaid baan kugu xiisey xagal iyo dhaxamo daaalo xiis maydh surud iyo midhisho😳🥰🥀🥀🥀🥀🥀💜💜🥀💜🥀🌎🥰🙏
@zhiravan99
@zhiravan99 3 жыл бұрын
Tageere number one from gobolka aqoonta iyo xadarada AWDAL DILLA
@salehelmi2110
@salehelmi2110 3 жыл бұрын
😎😎😎 SANAAG - CEERIGAABO MAYDH HOYGII SHEEKH ISXAAQ👍👍👍 🌱🌱🌱🌱🌱🌴🌴🌴🌴🌴🌵🌵🌵🌵🌵🌵
@hitiktok5045
@hitiktok5045 3 жыл бұрын
meeshaan iidor lagama yaqaan sanag oo idil waxaa iska leh saldnada barakaysan ee warsangali
@Who_are_you900
@Who_are_you900 3 жыл бұрын
@@hitiktok5045 Hadal barad looma baahna ?..
@hanad8151
@hanad8151 3 жыл бұрын
@@hitiktok5045 warsangeli kulaha mesha ma Dhuxul baa la shidaya ader
@mohamedsalahisse7900
@mohamedsalahisse7900 3 жыл бұрын
Idoorow Ceelafwayn sheegta Sanaag Afkiina yuusan soo marin mar dambe
@hanad8151
@hanad8151 3 жыл бұрын
@@mohamedsalahisse7900 Sanaag anaa leh adeer meesha ma Dhuxul baa taal
@faysalmohamed2467
@faysalmohamed2467 2 жыл бұрын
اللهم لك الحمد علي نعمة الصومال⁦❤️⁩⁦♥️⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩⁦♥️⁩⁦❤️⁩⁦❤️⁩
@queen_azhwaaq9157
@queen_azhwaaq9157 3 жыл бұрын
Ciiil badanaa yaa ceergaabo igeeyaaaaa jecliyaaaaaaa magaaladeydiii🥰🥰🥰🌎😳😔😓miss u sanaaaag
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 3 жыл бұрын
Noo kaalay wll wnku soo dhawaynaynaa
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Marka ugu Horaysa waanu kaaga Tacsiyayna Geerida ku Timi aabe ilahay ayaan jano uga Tuugayna Marka xigta Muuqal aad utayo iyo faaido badan ayaad nala wadaagtay MahadsaniT Walal Markale Muuqalda nooso badi Sayid Maxamed Cabdule Xasan AHUN Halyay Soomaliyeed ayuu ahaa
@acacius9903
@acacius9903 3 жыл бұрын
MaashAllah. It must be one of the most beautiful places in Somaliland. It is a perfect place for hiking, mountain climbing, picnicking, camping, bird watching and more. Alhamdoulillah.
@acacius9903
@acacius9903 2 жыл бұрын
@Justin Y. God blessed Somalia but Somalia cursed itself by destroying itself and giving the presidency to another Marexaar terrorist. Somaliland will never be part of the Failed State of Somalia. Instead waisting your time on Somaliland's KZfaqrs go fix your own country that is literally the most corrupt in the world. Bye
@acacius9903
@acacius9903 2 жыл бұрын
@Justin Y. Little boy why don't get lost. Or better come to Hargeisa and say that same bullsh*t Somalia with that blue nazi flag right to our face. Little boy can't even defend Gedo yet he knows how to talk crap. Xarmajo will end up the same or worse as Afweyne. Dead in the toilet.
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын
Look Gacanlibax. Buurta sem.plce wey isku cimilo 2 buurood
@xamdaciise8094
@xamdaciise8094 Жыл бұрын
Mashalh walalky huru usoco waxbadan ban kafayidnay
@faym3722
@faym3722 3 жыл бұрын
Habo Qaysqays Abahaa Allaha unaxariisto oo janatul Fardowsa ku soo dhaweeyo,aamiin, adigana Allaha ku sharfo sudaa wadanka somaliya dadka u tustid Guulayso. Anigu reer puntland baan ahay laakiin waan ku falow gareya, guulayso habo.
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 3 жыл бұрын
Taariikhda soomaalida waa cajaa'ib dhul qurux badan lkn anaga ayaa isku maqan oo qabiil iyo qabyaalad ayaa la ildaranahay allow naga qaad aafada xun oo nagu habsatay
@livemedia1205
@livemedia1205 3 жыл бұрын
Hadaad rabto inaad somaliland barato Qays Qaysar ku xidhnaada respect brother
@mohamedofficial9
@mohamedofficial9 3 жыл бұрын
Somaliland Hargeisa basa umbaan arkey balse KZfaqkagan ayaan kukala bartey saan ugu xidhnaaa Bro keep going 👌from Jijiga 🇬🇶
@user-xf4gr7fv5v
@user-xf4gr7fv5v 2 жыл бұрын
Ethiopia OK not jijig
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Adeer magaaladu waa Jigjiga ee ma aha jug-jug ma Tigree ayaad tahay kuwaas ayaa dadka caay iyo xumaan ku haya Ethiopia e?
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Mohammed Abdi ninka tigreega ah Magaalada inaga caayay u jawaab oo weliba af Axmaar ugu jawaab,
@mohamedofficial9
@mohamedofficial9 2 жыл бұрын
@@user-xf4gr7fv5v መሬቱ እና ህዝቡ የሶማሌ ኢትዮጵያዊ ነው አንፈልገውም አንድ ቀን ነፃ አወጣሃለሁ
@demagoog3641
@demagoog3641 2 жыл бұрын
@@mohamedofficial9 Somali itoobiyan ilahay nagama dhigine hano gafin!
@sacdiyasiman1348
@sacdiyasiman1348 2 жыл бұрын
Waa wareey msh Allah Runtii Qurux waye waxaan rajaynayaa mar un inaan soomaaliland imaan doono i.a love you dadkeyga😍😍❤️ qeysow wllo mahadi kor kaada ahaato
@daarulislaam5848
@daarulislaam5848 3 жыл бұрын
From wajir Kenya love you....somaliland
@yoonisahmad5546
@yoonisahmad5546 3 жыл бұрын
Wajeer soomali
@ismailupdeirazhid153
@ismailupdeirazhid153 3 жыл бұрын
@@yoonisahmad5546 saas waaye
@ahmedmuuse3696
@ahmedmuuse3696 3 жыл бұрын
Adeer wajeer kenya ma adaa siiyay somalia ayaa iska leh
@jaapirjey9708
@jaapirjey9708 3 жыл бұрын
My magalo 008
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 3 жыл бұрын
We love you too wajir 🌱👏
@hariwaa2432
@hariwaa2432 3 жыл бұрын
@ <a href="#" class="seekto" data-time="629">10:29</a> The power of music, Hassan eeden, what can I say. This is one of the few things that still connects people of Somali descent. I remember memorizing Hadraawi's Beledweyn and visiting beledweyne years later. At the time I didn't appreciate what Hadraawi was trying to achieve with such an iconic song, but listening closely you would realize Hadraawi was weaving together love beauty, duty, and memorable land marks to induce patriotism. What a remarkable man! Much respect to Somaliland and its people. From Hobyo, Galmudug State.
@ahashi7828
@ahashi7828 2 жыл бұрын
Beledwayn waa Magaalo qiimo leh markaad ka timaado waqooyi oo aad ku socoto Muqdisho waxaa la Mari jiray Jantigudishe (hadi aan magaca qaldan halaga raali noqdo) Beled wayn quruxdeeda halkaas ayaanu ka daawan jirnay anagoo dhegaysanayna heesta Beledwayn iyo Beerlula Hadraawi Illaahay caafimaad Ha siiyo Hassan Adan Samater Illaahay cimrigiisa ha dheereeyo shacabka Beledwayn Illaahay beelaha dega nabad Ha ka dhigo Aamiin Aamiin Aamiin.
@abdisalanqorane518
@abdisalanqorane518 2 жыл бұрын
@@ahashi7828 masha allah Baled weyne waa sidaad faalada quruxda badan ugu sheegaty magaca jeenta kun dishane waaad asiibtay waana halka gawaarida maraan❤🦋
@muunamohamed4934
@muunamohamed4934 2 жыл бұрын
@@ahashi7828t
@Abwaanxikmad
@Abwaanxikmad 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/b5-agJZm3pyyl5c.html Inan lugu dilay burco 😭😭 Arin Naxdin leh 😭
@SalmaanHaamuth-og5io
@SalmaanHaamuth-og5io Жыл бұрын
10:30 heesta magaceeda iso sheega 🎶🤗xasan adan samatar heesta magaceeda
@zaynabmiff357
@zaynabmiff357 3 ай бұрын
Allah u naxaristo asaga iyo inti Islam ah adinka samur iuo iman Allah idinka siiyo
@asiyoomar3802
@asiyoomar3802 2 жыл бұрын
Allah naxaristo janadi fardowsaa Allah ka warbsho marti la jeclyhy Allah ka dhiiga kowii kitabkooda miid luga dhiibo Allah ku daro
@QueenQueen-qg1ym
@QueenQueen-qg1ym 3 жыл бұрын
Reer xamarka may sidaaa wax nogu faaideyan Alxmdlh dad wanagsan akhlaaq leh intan ka dhashay Somalilnd 🥰🙏🏻
@franskafka5913
@franskafka5913 3 жыл бұрын
What😬😬
@hoygaguusha1835
@hoygaguusha1835 3 жыл бұрын
Wlahi waa runta fariid
@saxarlasamatar2516
@saxarlasamatar2516 3 жыл бұрын
Sayidka taariikhdiisa miyey garanayaan iyaagaaba u baahan in la baro
@nimcoaxmed5514
@nimcoaxmed5514 3 жыл бұрын
ismahaan daahir so fiirso adiga wax arki dooni reer xamar iyo reer hargeysa waa dad walaalo ah ✅❤
@QueenQueen-qg1ym
@QueenQueen-qg1ym 3 жыл бұрын
@@hoygaguusha1835 💚💚🤍🤍❤️❤️
@anascabdirazaaq248
@anascabdirazaaq248 3 жыл бұрын
masha Allah dhulkii quruxda sanaag love from Ogadenia
@hodonawil7025
@hodonawil7025 3 жыл бұрын
Masha Allah we love ogaadeeniya from ceergaabo walaalkayagaw
@yusrinahaji7545
@yusrinahaji7545 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns 2 жыл бұрын
Mhdsnid wllo from sanaag
@AhmedSahal1
@AhmedSahal1 2 жыл бұрын
Ogadenow sodhwda from isaaq sanaag 🕶🤴🦁
@qofcilmileh335
@qofcilmileh335 2 жыл бұрын
Kusoodhawow ogadenia sanaag daarood
@anisoadan6936
@anisoadan6936 2 жыл бұрын
Illahey ha u naxaristo siyidka wuxu aha nin karmed an qabil aqon illahey Qabrigisa ha u wasiciyo amiin yarabi
@ismailabdirahman674
@ismailabdirahman674 3 жыл бұрын
Wadankena somali wa dal hodan ah 🇸🇴😍✌
@rahmaupdulahi8300
@rahmaupdulahi8300 3 жыл бұрын
War soamlimd Weeye meeshani nio
@jamhuuriyadasomaliland2030
@jamhuuriyadasomaliland2030 3 жыл бұрын
Mansha allah Maanta anaa ugu horeeya ❣❣❣❣❣🤍🤍🤍💚💚💚💚
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 3 жыл бұрын
<a href="#" class="seekto" data-time="634">10:34</a> Daaqada in aad luck gareyso iska hubi wll Markaad sidaan bnnka wax uga duubeyso... Alle haku nabad yeelo
@mrhanad8148
@mrhanad8148 3 жыл бұрын
Isaga naftiisa kaa jecel 👌💖 Lkn waa jeceshahay wiilkan bee
@ninragawakisomarajab6979
@ninragawakisomarajab6979 3 жыл бұрын
Hinduism halves lasiista🏗 ⛐
@muniiryusuf9994
@muniiryusuf9994 3 жыл бұрын
Sanaag magac weyn taarikh iyo quruxba illahay wuuku manaystey dhulkeenu waa dahab from jigjiga
@user-mn7kp3xj6e
@user-mn7kp3xj6e Жыл бұрын
Waaw .maanshaalaah ku .socda .keeb .going
@Wacan_aziiiz99
@Wacan_aziiiz99 3 жыл бұрын
Dalxiiizka jecliYa🥺ilYhOw haY dililn anO DhuLkaYga Kala baran🫀😓
@ismailrashiid8009
@ismailrashiid8009 3 жыл бұрын
Amiin
@ahmattomedia9181
@ahmattomedia9181 3 жыл бұрын
Hh dhibmaleh waa lagaa caawinayaa my phone number 0634252115
@calihanadvlogs3566
@calihanadvlogs3566 3 жыл бұрын
Aan wada dalxiisnee Face book igala soo hadal Cali hanad
@fowziaabdi6097
@fowziaabdi6097 3 жыл бұрын
Waryaada xamar ban jooga lkn waqooyi bad i jecleysiisen waligin ba wadaniyin bad tihiin
@fowziaabdi6097
@fowziaabdi6097 3 жыл бұрын
Ogaada dhalinyaradena xamar qabiil un bey yaqaanan badankoo walaahi koonfur wabiyo iyo bad buuro waxwalba wey leedhy lkn dad makeh reer waqooyi waa soomaali waa walaale kakaya koonfur noo faaniya anagaba wabiyo leh lkn dhalintiino kake ml I hints
@ibraayare8982
@ibraayare8982 3 жыл бұрын
Sanag dhulki hoyadey iga sheken jirtey wlh qiro iyo ilmo Aya iga so dhaawate waxey mar walba iga sheken jirtey Mel la dhoho baragaha qol.😭😭 Miss you mom hoyadey dhal warsangali bey ehed😢
@mohamedsalahisse7900
@mohamedsalahisse7900 3 жыл бұрын
Masha allah hooyadaa warsangali (dubays ) ayey ahayd baragaha qol waa koonfurta Ceerigaabo Dhahar bay ku dhawdahay oo Waqooyi galbeed ka xigtaa
@ibraayare8982
@ibraayare8982 3 жыл бұрын
@@mohamedsalahisse7900 ha wll rer abtigey Aya dago dhahar
@AbdulAli-od9ti
@AbdulAli-od9ti 3 жыл бұрын
Sayidka waa African kii ugu horeeyey oo diyaarad lagu duqeeyo
@hitiktok5045
@hitiktok5045 3 жыл бұрын
sanaag maakhir somalia 💙🤍🇸🇴💙🤍🇸🇴💙🤍🇸🇴 dhulkii saldanda barakaysan
@sakibarkhad1850
@sakibarkhad1850 3 жыл бұрын
Hal qof baan ahay moyee 1milion waad u qalabta🥰
@user-yc2ot6op7b
@user-yc2ot6op7b 3 жыл бұрын
War niyow bilyanis jeerbaan love kugu ahay💚💚💚💚
@KhadarwaleeD5
@KhadarwaleeD5 10 ай бұрын
ALLAH YA RAXMAK FATHER OF SOMALIA SAYID ABDILLE HASSAN
@cawosakatari7438
@cawosakatari7438 3 жыл бұрын
Wll ale janatu fartawsa haka warabiyo aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲
@aliabdallah2024
@aliabdallah2024 3 жыл бұрын
From sanaag erigavo inta ila mida 👍☝️☝️
@asma-ahmedabdi2935
@asma-ahmedabdi2935 3 жыл бұрын
Wllkay abdirahman aad baan kuu jecelahay illahay ha kudaaye 🥰
@yousufabdirashiid9899
@yousufabdirashiid9899 3 жыл бұрын
Marka hore Alle haw naxariisto aabo idina alle samir iyo iimaan ha idinka siiyo, muqaalo qurux badan ayaad nala wadaagtay waad ku mahadsan tahay sida quruxda badan ee aad noogu soo gudbisay
@ayouchzeleban9090
@ayouchzeleban9090 3 жыл бұрын
wiilka Kofiyada xidhan Ani ige Ana ku jecelanaye Please 😭😭😭
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
Qays Qayser 🌠🥀📸 Dadkii wxn Loogu taLo gaLay bad taHy zHp #Sanaag biLicdii SomaLiLand 💚🤍♥️ Waa ballan intas aad Marty inan Maro mrkan wadankii kuzo Noqdo wD I jecLaysiisay
@ilyashashi2945
@ilyashashi2945 3 жыл бұрын
😍
@Masdille
@Masdille 3 жыл бұрын
Anaa Ku Diyaara niyow Kaliya ila So Hadal Markaad Timaado Anaga U Kala Baxna Dhmn Gobolda Jahuuriyadee.
@ashaadana9295
@ashaadana9295 3 жыл бұрын
Reer Somaliland Mr Qays subscribe usaara hadawaninuune
@adanabdi7737
@adanabdi7737 3 жыл бұрын
@@ashaadana9295 gobalka sanaag ee soomaaliya
@abdirahiimmohamed8190
@abdirahiimmohamed8190 3 жыл бұрын
@@adanabdi7737 isku xishood yan lagula yaabine🤣🤣
@tormundgaint1022
@tormundgaint1022 3 жыл бұрын
<a href="#" class="seekto" data-time="170">2:50</a> jecliya markan ku arko adigo caruur Somaliyeed la hadlaya. I always watch your videos, you should come and visit us in Jigjiga insha Allah or the rest of the Somali State.
@Mohamed_fuas
@Mohamed_fuas 3 жыл бұрын
Allah qabriga ha uu nuuro wll
@ahmedtarax6912
@ahmedtarax6912 3 жыл бұрын
Somalilander dheH
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 2 жыл бұрын
@@ahmedtarax6912 Waar dee Sanaag buu ka hadlayaa ma Somalilannaa? Adeer isku xishoo meeshu waa dhul Warsangeliye.
@anabbile7556
@anabbile7556 3 жыл бұрын
Ciid mubarak A/rahman dooxa magacisu wa dooxa Ceeleye Ciise wad kala horeysisey hambalyo mujahidiin dhab ah
@user-bb1df3tr1v
@user-bb1df3tr1v 4 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤ dhulki awowogey cheikh cise banu ahmed wa ina taago
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 3 жыл бұрын
Masha Allah, amniga ayaa idiin suura galiyay inaad sidaa u dalxiistaan. From galgudud .
@hanadgeesi4133
@hanadgeesi4133 3 жыл бұрын
Alle amaan buuxa haydin siiyo annagu dagaal wanu ka daalnaya wllo
@Masdille
@Masdille 3 жыл бұрын
Marka Hore Alla Noo Suurto Galiyay Alhamdulilaanh. Marka 2aad Awoowyadayo (SNM) Ayaa Dhiigoodi iyo Dheecaankaba u shubay sidaanu Nabad iyo Xasilooni Ugu Noolaan Lahayn Dhayal Kumay iman Nabadu waa Loo God Galay.
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 3 жыл бұрын
Maashalaah waxad yahay wiil wacan oo shsraxaad wacan anuga oo ah hooyo waligay ma arag meeshan runtii waa taarikh soomaliyeen ilahay ha ku barakeeyo maamo
@user-ql7wg7ju1l
@user-ql7wg7ju1l 2 жыл бұрын
كنت بدور من زمان حد يقوم بترحال بين مناطق بلدنا ودول مجاوره والحمدلله لقيتك انت الله يحفظك شفيت فضولي عن وطن تسلم♥️
@Daudii
@Daudii 2 жыл бұрын
Ilaahayna aabe ha u naxariisto isaga iyo intii kalee muslimiina
@abdinoormohamed4663
@abdinoormohamed4663 3 жыл бұрын
reer sanaag ma ihi lkn waxaan ahay soomaali ku faana bilicda dhulkayga. waxaan ku haminayaa in aan maalin uun ku dalxiisi doono dhulkan soomaaliyeed inshaAllah
@iwarsame946
@iwarsame946 3 жыл бұрын
That's my own grant father hometown what a beautiful place masha Allah.
@user-yh3mg6pe8y
@user-yh3mg6pe8y 3 жыл бұрын
Am also my own grand father
@alikomohan4716
@alikomohan4716 2 жыл бұрын
Also my hometown
@dkdareaper2953
@dkdareaper2953 2 жыл бұрын
@@alikomohan4716 is it wadalmuge territory?
@somalihanolato9240
@somalihanolato9240 3 жыл бұрын
Sanaag somalia my home 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AFDiini1722
@AFDiini1722 3 жыл бұрын
<a href="#" class="seekto" data-time="616">10:16</a> ''Dabeecadaheeda gaar iyo bal aan dulahaa tilmaame. cirkoo danbarsame ku hooroo, dunida maasheeyey waaguye, midabka biyo dahab sidoodii''... The one only Xasan Aaden Samatar
@jmzii9082
@jmzii9082 3 жыл бұрын
Bagaad naga soo daysay Mudaan sugaynaye Waan kuu tacsiyaynayaa wll Geerida aabo ku timid alle naxariistii jano haka waraabiyo
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. 3 жыл бұрын
Ameen yaa rabbi
@suadahmed9907
@suadahmed9907 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa allaah
@zizoaizon6599
@zizoaizon6599 3 жыл бұрын
Ano videoga sanaag sugayaan qays hargisa ku arkay habeen ma abihii baa dhintay alle ha u naxariiste?
@Hamzza2002
@Hamzza2002 3 жыл бұрын
@@zizoaizon6599 haa walal alle janatul firdawsa haka warabiye
@mboyz7339
@mboyz7339 3 жыл бұрын
Mashallah wadan Keenu qurux badana ilaahayo cadawga Naga ilaali waad mahadsantay qays quruxoow ilaahya isha Hakaa xaafido.
@sbofficial3140
@sbofficial3140 3 жыл бұрын
Mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla.Waa cuno fiican
@cabdishabeel6953
@cabdishabeel6953 Жыл бұрын
allah haw naxaristo aamin
@cawocabdi4544
@cawocabdi4544 3 жыл бұрын
<a href="#" class="seekto" data-time="170">2:50</a> wlhi habka aad ula dhaqmayso qof walba waan ka helay waliba aaaad Hooyadaa ayaa amaan leh Tarbiyada fiicani wataa ❤❤❤
@cawocabdi4544
@cawocabdi4544 3 жыл бұрын
Alle naxariistii janno haka waraabiyo aabaha wll a.rahman
@ASMA-j
@ASMA-j 3 жыл бұрын
Manshalah wllky abdirahman wuxu istahila 1M wlhy iyo wax ka badan sidu tacbka ugu galyo sidu muqalo wax tar iyo faidoba leh inogu so gudbinyo 💜hore u soco halka meel ka ficnba hanga cajisin ✨💓
@clfataaxmaxamuuddaahir8665
@clfataaxmaxamuuddaahir8665 3 жыл бұрын
Wallaahi isma laheen somaliya ayaa qurudan iyo cajiipkan leh
@Shukrijeyte
@Shukrijeyte 3 жыл бұрын
taariikh mugweyn baad nasoo gaarsiisay horey u soco from cabudwaaq
@shukriahmed2569
@shukriahmed2569 3 жыл бұрын
Mnsha Allah tabarakalah ilahay hayno dayo dhulkeena hooyo, ilahay haynogu wado nabada intan haysana hasiiyo aamin. Thanks wllky qli Qays Qayser
@mustafeali8315
@mustafeali8315 3 жыл бұрын
walaal Aabahaa Ilaahay ha u naxariisto janadiina ha geeyo isaga iyo dhamaanteenba, Aamiin,Aamiin,
@niamaalijama2485
@niamaalijama2485 3 жыл бұрын
Masha Allah muuqal tarikhiya Allah how naxaristo seyd maxmed cabdale xasan
@asiyoali937
@asiyoali937 3 жыл бұрын
Woow Sanaag 🤩🤩 😍dhulkii maxamoud harti suldamadi Darood
@allahurabbilaaacbudusiwaah2310
@allahurabbilaaacbudusiwaah2310 3 жыл бұрын
Waad xanuunsanaysaa ,ilaahay haku caafiyo
@asiyoali937
@asiyoali937 3 жыл бұрын
@@allahurabbilaaacbudusiwaah2310 wll ma qaraar baa kaa yersiyey ?😂
@maariyafarah8549
@maariyafarah8549 3 жыл бұрын
@@asiyoali937 maye futada weyan
@asiyoali937
@asiyoali937 3 жыл бұрын
@@maariyafarah8549 ciyaal afsoomali barad ah uma xumid 🥱😏
@hipaqcadi2111
@hipaqcadi2111 3 жыл бұрын
Ilhy nacaristi jano haka warbiiyo wlloh abo aamin insha alh🤲🤲
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. 3 жыл бұрын
Ameen yaa rabbi
@abyan1351
@abyan1351 3 жыл бұрын
@@QaysQeyser. 😭😭😭😭😭😭😭wll qali الله يعطيك العفو والعافية في الآخرة الله يعطيك الفردوس الأعلى ابوك .
@justforidea1282
@justforidea1282 3 жыл бұрын
@@QaysQeyser. walal qays Shugran, ilahay aabo ha u naxariisto, jannada haydinku kulmiyo Amiin
@asiyajama762
@asiyajama762 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@Mtcgroups
@Mtcgroups 3 жыл бұрын
انالله وانااليه راجعون . RABI ha u naxaristo Janatul firdowsana ALLA haka warabiyo Insha ALLAH
@yurub5288
@yurub5288 3 жыл бұрын
Mash Allah fariido guuleysta ilahay haydin xafido ✊👍👍🤗❤💚❤💚
@nafiisanalka4319
@nafiisanalka4319 2 жыл бұрын
Soamli hadaynu nhy soamli cid inga dhul qurux badan oo inga dhul baldhan wlhi ma aaminsani inay jiraan ialhow noobarkee heer wxynu joognaa dhulkeena aynu quruxdiiza iyo tarikhiisa sobandhigi karnoh allow mahdaa mhdNdi wllo apdirhamn 🙏🌍❤
@libaanhassan2934
@libaanhassan2934 3 жыл бұрын
Jecliyaaye somali oo dhan oo mid noqotay oo walaalobay oo qabiilka iyo cuqdada ka baxa oo wadankooda dhista oo qurbaha ka so wada noqdaan Allah isu keen umadan qaaradaha aduunka ku fiday oo caruurahoodi ku lumeen Ameen. Qays brother ur truly somali n Muslim aan cuqdad ku jirin Allah ha ku garaagaro Ameen
@queensafa7992
@queensafa7992 3 жыл бұрын
Mashallaha gobalkaygi Sanaag Somaliland u xiisay wllhi 💚☁️❤️💉🔥
@adanmhmou9451
@adanmhmou9451 3 жыл бұрын
Somalidu hantidda kaliya ee ay wali leedahay waa dhulkah Somaliland 💚
@maxamedismaacil831
@maxamedismaacil831 3 жыл бұрын
beenaale.
@abuamiirguure5734
@abuamiirguure5734 3 жыл бұрын
@@maxamedismaacil831 us ayaw waa runtiise qiblatayn kiibaa ku yaalee aduu mxd hysaa 😂
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 3 жыл бұрын
Waa runtaa
@aishaomar2695
@aishaomar2695 3 жыл бұрын
Keliya maxaad u tiri, dhulkaagu ma sidaas buu kula qiima yaryahay. Wallee waad ka hurda siday addunyada Somaliland ugu taamayso, dadka waddanka dhaxlayna u qiima yaraynayaan.
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 3 жыл бұрын
@@aishaomar2695 waa gadnay intii kale!
@Dnyrey
@Dnyrey 3 жыл бұрын
Masha Allah it’s beautiful 😊😊😊😊 barakalah
@ibraahimsiciid7943
@ibraahimsiciid7943 3 жыл бұрын
Muqalkan inta jeer kusoo ceshtay cajiib💟💟
@aliabdulle1099
@aliabdulle1099 3 жыл бұрын
I can’t wait to watch l’m from Mogadishu Somalia
Socdaalkaygii Ceerigaabo | my journey to Erigavo
18:20
Qays Qeyser
Рет қаралды 716 М.
MAGAALO CIDLA AH | 48 saacdood ayaan ku noolayn magaalo cidlo ah
10:45
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 60 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 14 МЛН
Khó thế mà cũng làm được || How did the police do that? #shorts
01:00
ABDIKARIIN ALI SHAAH IYO QAWDHAN BARASHO WANAGSAN
17:43
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 603 М.
Mucjisadda Daallo - Safarkaygii Sanaag
9:27
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 137 М.
Xog ku saabsan shirarkii wafdiga SSCKH ay pa galeen IGAD iyo Geele
13:44
Cuntoyinka wadada Hargeisa || STREET FOOD IN HARGEISA
16:00
Zizu Channel
Рет қаралды 102 М.
Nolosha Geeljiraha | A day For Geeljire
15:29
Qays Qeyser
Рет қаралды 603 М.
Nolosha Geeljiraha | A day in the life of Geeljire
14:26
Qays Qeyser
Рет қаралды 381 М.