No video

AXMAD MOOGE DHALINYARO WITH LYRICS KABAN ORIGINAL

  Рет қаралды 127,912

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

3 жыл бұрын

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
- *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
- *Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
- *Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
- *Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earn... #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 40
@Eye.252
@Eye.252 Жыл бұрын
I work at Montana oilfield company in usa, and I sing along with this song every major winter storm ⛈️. It gives me goosebumps 😢
@Qalimaale
@Qalimaale 2 ай бұрын
Noolaba dharaar dhiba soo martee waxaan dhagina maqal dhaayuhuna arag igu soo dhacee (((ilaahaw uga gargaar muslimkaba wixii dhiban anigana ii gargaar waxaan ahay nin aan wiligii farxad arag ilaa xiligan //01_05_2024 ilaa markaan dhashay. Oo ku beenayd 1985___
@user-qw1pr9fb3v
@user-qw1pr9fb3v 7 ай бұрын
Walaalkey..dhismimiyo dhaxdin igu tagtee..wah..wah..❤music..❤
@ahmedothman9791
@ahmedothman9791 Жыл бұрын
I work jigjiga General referel Hospital 2:30. Wednesday 3 may 2023 with listening this legend AXMED MOOGE❤
@AxmedRaboosh
@AxmedRaboosh 8 күн бұрын
Ilaahow u naxariiso
@ismailabdi4033
@ismailabdi4033 7 күн бұрын
Amiin❤
@mohamedabdulahiabdi2081
@mohamedabdulahiabdi2081 5 ай бұрын
I used to lisin this song at the pandemic time covid19. I don't know why this song didn't attract more viewers.
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 Жыл бұрын
Qeybta dambe tuduca waa sidan; Igu soo dhacoo Taan u dheeliyaa Waa lay dhisiyoo Dhaxdin igu tidhee
@mooice9167
@mooice9167 Жыл бұрын
"Dhaxdin ugu tagtee" sidaas ayaan ka dhex maqlaa sxp, ismana keenayso micno ahaan, maxaa ka dhahday
@khadracisman7901
@khadracisman7901 Жыл бұрын
Axyaa mooge allow kuu naxariiso ameen
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Dhabankaygii ciil dhalan doorriyoo dhamac oogganiyo halas bay dhurtee Milicday igu dhow dhabtii taan qaboo xididkii dhuddiyo dhiiggay kacee dhagax waaqla' iyo waran igu dhacyoo dhul cidlo ah naftaydii dhinac iiriddee dhulka waan socdaa waana dhaafsanee cirku waa dhowyahay waana dheeryahee dhalinyarooy ma ogid dhibtaan/ dhiif waxaan qabee Dhibtii caashaq iyo dheelkii xumoo sida dhibicda roob igu soo dhacoo dhul uu baraf ku da'aa dhabba ii noqdoo dhaxan iyo qabow dhuuxuu iigaloo sida dhidibka tiir seeduhu ii dhismoo dhan inaan dayiyoo jalleeco waan dhigee dhulka waan socdaa waana dhaafsane cirku waa dhowyahay waana dheeryahee dhlinyrooy ma ogid dhib/dhiif wxaan qabee. ....... Dhagariyo naxdini illeen way dhacaan dhaawac aanad filan waa loo dhintaa noolaba dharaar dhib baa soo martee wxaan dhagana maqal dhaayuhuna arag igu soo dhacoo taan udheelliyaa walaalkay dhismiyo dhaxdin ugu tagtee Dhulka waan socdaa waana dhaafsanee cirku waa dhowyahay waana dheeryahay dhalinyrooy ma ogid dhib/dhiif wxaan qabee.
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO Жыл бұрын
waad mahadsantahay walaal
@maxamecabdicilmi6706
@maxamecabdicilmi6706 Жыл бұрын
Dhagar iyo naxdini ileyn weydhacaan dhaawac aanad filan waa loodhintaa walee murti weydhamaatay waxba ragaasi kamay tagin allah hawnaxariisto dhamaan intii dhimatay inta nool cimri dherer caamaad iyo cibaado suuban hakuwaaraan
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
@@maxamecabdicilmi6706 haa cabdu qays baa sameeyay oo erayo culus smayn jiray hal meel baan khaldday waana saxay dhudda weeye ama rubadda xididkii dhuddiyo dhiigay karee taypical eror bay iga noqotay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
ALLE haw naxariisto🤲
@user-qd6uj5zd8j
@user-qd6uj5zd8j 15 күн бұрын
1.8.2024 hbnimo 2.30 Bm
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 3 жыл бұрын
Ragii hore markey hesayan cod weynan kuwa hada codka dumarkey ku heesan
@libanfarah8158
@libanfarah8158 2 жыл бұрын
Waah waah waxasa hees ah
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Жыл бұрын
AHN axmed mooge maayir c.kariin aabihiis
@wacdiiyowanaag3957
@wacdiiyowanaag3957 Жыл бұрын
Waa mahadsantiin balse ku dadaala marwalba inaad abwaanka midhaha lahaa heshaan dhalinyaradana usheegtaan oky
@xajicraxmancali7629
@xajicraxmancali7629 Жыл бұрын
Xasuus igu qaliya wajale ano kaso socda ayan gari so raacay then xaga danbe aya fadhiyay wa gaari verosa 2019 xaga hore waxa saaran wadihi gariga iyo inan kalle aadbay u mirqan san yihin o wa dhalinyaro khamis qayilla o malinta wajale yimi then heeatan ayay geyeen anigiba shawakhay micnaha way igu dhibicday ila iirra ino bizza o ku celiya 😅sidiban u dhegaysta wakhtiyada kalla miiranka
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Жыл бұрын
Heesihii waayo waayo
@mohamett6695
@mohamett6695 Жыл бұрын
What a song
@AbdiaziizIQ
@AbdiaziizIQ 3 жыл бұрын
dhalinyarooy ma ogi dhib waxan qabe hees xasuus igu leh keep going sxb
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 3 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@suleimanrashidmohamudbacay1555
@suleimanrashidmohamudbacay1555 Жыл бұрын
qoraal eryada waxbaa ka qaldan tusalaa ahaan dhextaalka heestu erayadan sidan bay sax ku yhiin , Dhalinyarooy ma igid dhibtaan qaabee, dhalinyarooy ma ogid dhiif waxaan qabee
@guuleedmohamed9593
@guuleedmohamed9593 Жыл бұрын
Alle hawnaxariisto
@heersare8314
@heersare8314 6 ай бұрын
Erayadii Cabdi qays Codkii Axmed mooge
@JaamaabdiAhmed
@JaamaabdiAhmed Ай бұрын
@user-te3qw8ks6p
@user-te3qw8ks6p Жыл бұрын
Erayadii Abwaan Abdi Qays
@user-qd6uj5zd8j
@user-qd6uj5zd8j 3 ай бұрын
Xididki dhudiyo dhiigay karee
@user-qd6uj5zd8j
@user-qd6uj5zd8j 3 ай бұрын
Axyaa axmad mooge libaan xassuus hore yaraantii 2010,kusoocilbaan odhajidhay
@AbdinoorMohamedAli
@AbdinoorMohamedAli Жыл бұрын
Waw waw waw hees cajiib ah
@NajmaAmm
@NajmaAmm Жыл бұрын
Hi zew Rush.
@hamseabdillahimuhumed7765
@hamseabdillahimuhumed7765 2 жыл бұрын
Xidika dhugu halkuu yala
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Ahn
@xamsaxuseen4649
@xamsaxuseen4649 Жыл бұрын
Mooge
@dooyaale1062
@dooyaale1062 2 жыл бұрын
Hees iyo bar
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
حتى اذا اتو على واد نمل ومن هو جنود سلبما ن
@hawlqabad7803
@hawlqabad7803 5 ай бұрын
Soomaalidu ma laangaabaa mise waa CUNSURI ???????????????????????????????????????????????
Aun Axmed Mooge & Miiraale Lyrics
8:01
somali media
Рет қаралды 45 М.
Axmad Mooge Baal gorey with lyrics kaban original
6:33
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 71 М.
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 10 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 34 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 8 МЛН
Maxamed Mooge - Sabab kale Ha moodine lyrics
7:23
Rageedii™
Рет қаралды 287 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,3 МЛН
maxamed mooge liibaan HEESTII: caano diid (lyrics kaban)
9:55
jibo qaraami media
Рет қаралды 222 М.
Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)
8:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 1,4 МЛН
HEES | Daandaansi Caashaq | Maxamed Mooge Liibaan | Lyrics
8:21
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 10 МЛН