axmed mooge aduun waa wareer | aduun waa wareer | aduun waa waree roo | heestii aduun waa wareer oo

  Рет қаралды 93,295

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Жыл бұрын

HEESTA: Adduun Waa Wareeroo
ERAYADA: Maxamuud Cawil Cusmaan (Tuunyo)
CODKA: Axmed Mooge Liibaan
LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍
Adduun waa wareeroo
War iyo sheekaa ka hadha
Qofnaba kuma waarayee
Wadkuna waa lama huraan
Wadaadka wax waansha iyo
Wabiinka munaafiqii
Wahey walalawga iyo
Wacnaan waa u siman yihiin
Wixii hore aadmi iyo
Walaac aan sooba arag
Wadhida hore aan u baran
Miyuu wax ka garan karaa ?
Hadaan wacanay ku idhi
Adigu waajibkaaga gudo
Miyaad waligaa is odhan
Adiyo wehelkaa ha jiro ?
,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
Wadaaguhu waa ardaa
Weedhiyo hadalkaa is wada
Waanana dhalanbaa ka adag
Wadadu way xidhan tahee
Nasiibku ma waalan yahay
Xaggee buu igu wadaa
Gantaasha i wiiqday iyo
Hoheey labadayda wiil
Wixii hore aadmi iyo
Walaac aan sooba arag
Wadhida hore aan u baran
Miyuu wax ka garan karaa ?
Hadaan wacaney ku idhi
Adigu waajibkaaga gudo
Miyaad waligaa is odhan
Adiyo wehelkaa Ha jiro ?
#dhugmaal_lyrics #mooge #axmed_mooge

Пікірлер: 50
@cfitaaxshabeel9479
@cfitaaxshabeel9479 9 күн бұрын
Ilaaheey ha kuu naxariisto
@charmaarkemohamed1403
@charmaarkemohamed1403 7 ай бұрын
Waanana dhalan baa ka adag, wadadu way xidhantahee, Nasiibku ma waalan yahay, Xagee buu igu wadaa Gantaasha i wiiqday iyo Wahay labadayda wiil. Waxii hore aadmiyo walaacba aan soo ba arag wadhida hore aan u baran miyuu wax ka garan karaa Ahadaan wacaneey ku idhi adigu wajibkaaga gudo miyaaad waliga is odhan adiyo wehelkaa ha jro
@abdikaremjanaalle4491
@abdikaremjanaalle4491 7 ай бұрын
Ax yaa ax yaa another level amazing golden voice ahmed mooge liibaan hasan alle janada fardowsa hakugu casuumo ❤
@SakiCabdi-qp6hz
@SakiCabdi-qp6hz 8 ай бұрын
Ilma mooge wllhi waa faninta ugu wacan Somali odhan
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 2 ай бұрын
Ma magol iyo xasan adan samater miye ka wacan yihin, hala Iman meshan waxa degankiina lagu shekesto .
@maxamuudcabdi9550
@maxamuudcabdi9550 6 ай бұрын
Libaax libaax dhalay ale hunaxariisto aamin
@MrLooyaan
@MrLooyaan 9 ай бұрын
الزمن الجميل صوت في منتهي الروعه والجمال ،،، لك الرحمه والمغفره احمد موجي
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 4 ай бұрын
Xaddiis oranmaye se erayadaan waa miisaanka culus.
@suldaanofficially
@suldaanofficially 6 ай бұрын
😢hadaan wacaney ku Adigu waa jibkaaga gudo 😢Miyaad waligaa is odhan Adiyo wehelkaa ha jiro
@axmedmuuminismaciil7082
@axmedmuuminismaciil7082 2 ай бұрын
Heestan waxaan bartay 24 sano kahor ilaa imikana waan dhagaystaa
@mohamedhistari7787
@mohamedhistari7787 27 күн бұрын
Way way Aduun waa wareeroo War iyo sheekaa ka hadha Wadaadka wax waansha iyo Wabiinka munaafaqii Wahey waalalawga iyo Wacnaan waw simanyihiin😢😢😢😊
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
Erayadii Abwaan Maxamuud Cawil Cismaan Tuunyo Laxankii iyo codkii Ahmed Mooge Liibaan. AHUN Labaddaba. AHUN.
@gamaalvlogs7170
@gamaalvlogs7170 4 ай бұрын
Amiiin Wlaalo Qli❤
@AANOUR1
@AANOUR1 Ай бұрын
Abwaan Maxamuud Cawil Cismaan (TUUNYO)
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 29 күн бұрын
@@AANOUR1 الله يرحمه راحمين
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
Allah unaxristo axmed mooge liibaan 😢
@seidabdi751
@seidabdi751 20 күн бұрын
ANAGUNA AAMIIN BAAN LEENAHAY
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 7 ай бұрын
Waayo waayo❤️❤️❤️
@bidixoyasaari8418
@bidixoyasaari8418 8 ай бұрын
Aduun waa wareeroo War iyo sheekaa ka hadha Best songs qaraami ❤
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar 3 ай бұрын
AUN fanaankeena weeyn aamin yaa allah
@aadanmuuse-qj3ev
@aadanmuuse-qj3ev 3 ай бұрын
Geesi geesi dhalay ale haw naxariisto
@Happy3DModel-nt8xe
@Happy3DModel-nt8xe 2 ай бұрын
Alla ya cisak heestan waba xadiis aduun waa wareero warr io sheeka ka hadha
@gamaalvlogs7170
@gamaalvlogs7170 4 ай бұрын
Alle Ha U naxariisto Fanaan Axmed Mooge iyO Abwaan SameeYay erayada Ee Abwaan Maxamud Cawil Cisman (Abwaan tuunyO)❤
@seidabdi751
@seidabdi751 20 күн бұрын
AAMIIN
@mohamedabdi5444
@mohamedabdi5444 4 ай бұрын
الله يرحمه احمد موجى ليبان ....
@MiskiIsmail-ku5ec
@MiskiIsmail-ku5ec Ай бұрын
Wow...😢
@gureymohamed679
@gureymohamed679 3 ай бұрын
A mooge liibaan
@ayaanlefaaraxcali7972
@ayaanlefaaraxcali7972 2 ай бұрын
Yaasalam aduun wareero war iyo sheeka kahadhoo allaH yarxama axmed mooge
@sadkaqueen
@sadkaqueen Жыл бұрын
run waayee runtii
@caydarouzmohamed4426
@caydarouzmohamed4426 Ай бұрын
Qofnaba kuma waarayee Wadkuna wa lama huraan. Ilahow qaatumo wngzn 🤲 29.05.2024 2:40am salasa
@MustafeMuuse-wy5cs
@MustafeMuuse-wy5cs 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤ Aduun waawareero War iyo sheekaka hadha Cidnaba kuma waarayee Wadkuna waa waa waaawawa Walamahuraan Wadadka wax waansha iyo Wabiilka munaafiqii miyuu wax ka qabankara❤❤❤❤ Hadaan wacaneey ku idhi Adigu waajibkaaga gudo
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 4 ай бұрын
ALATARO. ANALAAHA. SAKHARA LAKO MAFII AL SAMAWAT WAA. FIIL AL ARLI
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 3 ай бұрын
WASBIIR. CAALA MA. ASAABAKA. INA DAALIKA.
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 4 ай бұрын
Walaqad ataynaaka
@souhaipofficial7944
@souhaipofficial7944 6 ай бұрын
( AHUN )
@cabdilaahimaxamuud122
@cabdilaahimaxamuud122 Жыл бұрын
Eradi tuuyo
@cabdiraxmaanxaashi14
@cabdiraxmaanxaashi14 Ай бұрын
Adun wa wareero war iyo sheeko ka hadha
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Nice ahn axmed mooge liibaan sxb mhdsnd
@seidabdi751
@seidabdi751 20 күн бұрын
AUN AAMIIN
@Cumarmaxmuud-ro5zf
@Cumarmaxmuud-ro5zf 2 ай бұрын
Warunta
@maqmiipmukhtar3943
@maqmiipmukhtar3943 7 ай бұрын
* Aduun waa wareeroo * War iyo sheekaa ka hadha * Qofnaba kuma waarayee * Wadkuna waa lama huraan *Wadaadka wax waansha iyo * wabiinka minaafiqii *waheey walalawga iyo *wacnaan waa u siman yihiin
@Miraale11
@Miraale11 6 ай бұрын
@nurduube9182
@nurduube9182 6 ай бұрын
❤🎉
@axmedmuuminismaciil7082
@axmedmuuminismaciil7082 2 ай бұрын
Waxan kaqaatay WAANADA DHALAN BAA KA ADAG taasaan been ahayn
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 3 ай бұрын
MIIN. CAZM UMOR
@ShushuCalixasan
@ShushuCalixasan 3 ай бұрын
Tas aya been ahen😢
@cabdilaahicabdi6765
@cabdilaahicabdi6765 Жыл бұрын
Msha allha😊😊😊
@user-qy7wf8lc1p
@user-qy7wf8lc1p 4 ай бұрын
Deownlod 0:58
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 71 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 54 МЛН
AXMAD MOOGE DHALINYARO WITH LYRICS KABAN ORIGINAL
10:54
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 120 М.
Best Axmed Mooge & Maxamed Mooge, Heeso kaban Macaan by Somali Literature Media.
2:21:17
Shay Mire Dacar | Muxuu Nabarka Caashaqu |Lyrics
6:21
Timacase Lyrics
Рет қаралды 1,6 МЛН
Aun Axmed Mooge & Miiraale Lyrics
8:01
somali media
Рет қаралды 36 М.
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 161 М.
Qooraansi || Axmed Mooge Liibaan Iyo Sahra Axmed Jaamac || HD +Lyrics
10:49
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Maxamed Mooge | Coonodiid | 51
9:32
HIBAALE Lyrics
Рет қаралды 16 М.
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 5 МЛН
QANAY - Шынарым (Official Mood Video)
2:11
Qanay
Рет қаралды 881 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 341 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,4 МЛН