geel bada dhexgala safarkaygii xeebaha gobolka awdal magaalada lughaya maalinkii 3aad @somaliland

  Рет қаралды 52,557

AK Vlogs

AK Vlogs

9 ай бұрын

somaliland infrastructures development
dhaamamka somaliland laga hirgeliyey
oodwayne somaliland
Ak vlogs kadaawo
#SOMALILAND VLOGS AL
#HARGEISA VLOGS
#BURCO VLOGS
#BERBERA VLOGS
#CEERIGAABO VLOGS
#WADAAYINKA #HARGEISA
#HARGEISA #DHULKA #GURYAHA
#AK VLOGS #TOURISM #archives
#lughaya somaliland
#saylac somaliland

Пікірлер: 109
@zalabala5176
@zalabala5176 6 ай бұрын
Mansha Allah dhulkeenaa ayey xabashi rabtaa allaha naga qabto gumaystaha iyo Dabadhilifuada muuse hogaanka u hayo
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 9 ай бұрын
Masha Allah, beautiful place, may Allah protect our country
@user-eo7br4hv1o
@user-eo7br4hv1o 6 ай бұрын
Lughaya ilove❤❤❤
@hawoali120
@hawoali120 6 ай бұрын
Mashaa Allah qurux badana luhaya walkii iigireyday xerbta luhaya Allaha idinka nabad galiyo musibada itoobiya aamiin aamiin yaarabi
@NasraSamatar-kt3rb
@NasraSamatar-kt3rb 9 ай бұрын
Mansha Allah dalkeenaa quruxda badan ilahayoow cadawga nooqabo aamin
@Waris668
@Waris668 5 ай бұрын
Allaha noo xafido bilaadkeena
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 9 ай бұрын
Maash Allah tabarikalaha 🤲 beautiful maash Allah 💯💯💯♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@nimcoxaashi4474
@nimcoxaashi4474 6 ай бұрын
Maansha allaah
@falisa576
@falisa576 6 ай бұрын
SNM dhulkii somalidi kale way u diiday Dhulkiina iyo badihina way dayaceen Wa cidlo mana dhisan baqti xabashi Bay nowdeen SNM ilaahay dalka Kuwaas ha nooga qabto ayaga iyo Amxaaro injirleey
@ismDirir
@ismDirir 6 ай бұрын
Acw masha allah gobalka awdal sidawanaagsan u quruxdabadan waligay ma,aantagin barwaaqo iyo nabad ❤❤❤
@user-yd2jt6mq4r
@user-yd2jt6mq4r 8 ай бұрын
masha allah dadka reer miigu way qalbi wanaagsan yihiin runta ayey iska sheegaan waxba isma giijiyaan allaha nolol wanaagsan u saqiro aamiin
@ahmedabdi696
@ahmedabdi696 5 ай бұрын
Mansha Allah
@ganeyfx2408
@ganeyfx2408 9 ай бұрын
masha allah zxp waa ku mahadsan tahay soo duubida aa soo duubtey quruxda dhulkena
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 9 ай бұрын
Shkrn wll
@liban4217
@liban4217 8 ай бұрын
Ma sha Allah
@user-gn7uw4zn5r
@user-gn7uw4zn5r 9 ай бұрын
Masha allah
@abdulahiali5051
@abdulahiali5051 5 ай бұрын
Guul somaliland 👍🏼❤️💪🏻💪🏻💪🏻
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman 9 ай бұрын
Masha Allah guuleyso mar kastaa wll iyo meelkastaa wll🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍🏽👍🏽👍🏽🙏🏽🙏🏽✍🏽✍🏽
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 9 ай бұрын
Thanks wllo
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman 9 ай бұрын
@@Akvlogs_2023 waa ku tageerah walale 🥰🥰🥰
@khaliifxasan305
@khaliifxasan305 9 ай бұрын
Mnshalah siciid dadaal badan ayaad muujisay si daad wax noogu soo dubin lahayd guulayso abti
@MahdiHagi
@MahdiHagi 9 ай бұрын
Wonderful vlogg.. mashaallah Muqaal qurux badan. Dhulka hooyo wacanaa... Allow nabada noo ziyadi...
@munasudi3392
@munasudi3392 9 ай бұрын
Masha alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-yn1kt6uh9v
@user-yn1kt6uh9v 6 ай бұрын
Halku geelayagu Ku dalxiisayo ayeyo xabasho qurumuun rabata in ay Ku xaarato,badayadu iyo beriyagu midan iib maaha
@abdirashidkaruur5980
@abdirashidkaruur5980 9 ай бұрын
Mashallah safar dalxiisa oo quruxbadan iyo magaalo aan isku magacnahay
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu 8 ай бұрын
Masha allah saylac somaliland allow dhawr ocadawga kaqabo❤🤍🥰💚💚💚💪👍💚🤍❤
@abdikadirabdi7427
@abdikadirabdi7427 5 ай бұрын
Waa awdal state of Somalia 🇸🇴 gadabursi land.
@abdirizakno9273
@abdirizakno9273 19 күн бұрын
Somaliland maxa ladhaha qabiilada dhulkoda shegta hdhowna hala iniwaso sidii sool meshan adeer wa awdal somaron bana leh awdal state of somalia🇸🇴
@hanad6666
@hanad6666 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 9 ай бұрын
,geelu maxu cunaa wa xeeb❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@muxamadcaska3020
@muxamadcaska3020 9 ай бұрын
Magaalada ceel sheekh baa laga sugayaa sxb soo doob iyo buurta Almis .
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 9 ай бұрын
MAANSHAALLAH Allahu Ma Baarik beautiful somaliland guuuuuuuuuul
@abdikadirabdi7427
@abdikadirabdi7427 5 ай бұрын
Guul iyo GOBONIMO awdal state of Somalia 🇸🇴
@Oumalkermohamed-xe8pd
@Oumalkermohamed-xe8pd 8 ай бұрын
Quelle beauté ,somaliland guul ❤❤❤from Djibouti
@abdirizakno9273
@abdirizakno9273 19 күн бұрын
Somaliland mise awdal state adeer wa lunsanthy ee wxadan aqoon haka hadlin
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 3 ай бұрын
Waa maxay midabka bulugga iyo cadaank. Ee magalada ku sharaxan
@gulbahar2714
@gulbahar2714 3 ай бұрын
You should get international simcard that support roaming so you could use GPS
@hibonour9657
@hibonour9657 9 ай бұрын
Waar reer lughaya waa ma waadiniin dhaartay
@abdifatahabdillahi3563
@abdifatahabdillahi3563 9 ай бұрын
5saacadood ee lugta ah qofka ugu dheerayaq wuxuu socdaa 6km/h sidaa daraadeed Badu waxay idiin jirtaa 20-30km
@user-mu7sg6pe7h
@user-mu7sg6pe7h 5 ай бұрын
2024 /1/26 waa xili subaxa Insha allah waa inaa mar uun tagaa
@Waris668
@Waris668 5 ай бұрын
Dhulka xooluhu daaqayaan ayey rabaan iney uskag layimaadaan duligu
@ismahanmohamud6012
@ismahanmohamud6012 6 ай бұрын
Lughaye Iib mahan Dal barwaaqo ah dadkiisa kagaajaysanya
@seidabdi751
@seidabdi751 5 ай бұрын
XARAFKEENA QQUR'AANKIYO XUKUM QAANANKA DAA XAQQ WAALID U DAA FIBNA XOOXDA U DAA KA SIXIIXNAYD CABDALQAADIR MUCALIM JUBBA
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 6 ай бұрын
Xeebtaas miyaan itoopiyaan u ogolaan karnaa
@Somfox1
@Somfox1 6 ай бұрын
Adeer Meesha Ma Xabashi iyo Oromo baad u soo sahamisay .. Ileyn Hada dhulka Quruxdaa leh buu MuuseBiix siinayaa OROMO IYO XABASHIYE .. Diidnay in Saylac iyo Lughaya la sii AXmaar iyo OROMO WALEE !!!!
@user-gn7uw4zn5r
@user-gn7uw4zn5r 9 ай бұрын
Wl wadedaashy ale hku dhawro
@lemenut3242
@lemenut3242 9 ай бұрын
dhulka Somalia qurux badana m.a Alaha no siyadiyoo 🥰
@AhmedMohamed-si5ej
@AhmedMohamed-si5ej 9 ай бұрын
@xamaadimadoobe1610
@xamaadimadoobe1610 9 ай бұрын
WAXAAN MAQLAY BANKA GARIYAAD ORGOB QORYO ISMA RISA AYAA JOOGA OO DADKA CUNA EE MA BEENBAA
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 6 ай бұрын
Awdal Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴 calanka buluuga mardhow waa lasoo celinaa inshaa Allah
@MohammedAli000
@MohammedAli000 6 ай бұрын
insha'Allah
@abdirizakno9273
@abdirizakno9273 19 күн бұрын
Inshlh legend from samaroon
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 5 ай бұрын
nimanku dhabacaalsana caano malaha kulaha sowka ilamaha yaryar hayst ageelu
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 8 ай бұрын
Geelbada Dhexga’aa🤔
@abdisalah1
@abdisalah1 6 ай бұрын
Goordhow Visa lagu tagi doonaa Lughaye!
@elmadadan8771
@elmadadan8771 9 ай бұрын
Tukuhu ma xayawaan baa mise waa bahda haada duusha sxb afka inoo noolee yaanay caruurtuna odhan tukuhu wa xayaan
@abdirahenmohamed1255
@abdirahenmohamed1255 9 ай бұрын
Geela biyaha bada miyuu cabaa
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 9 ай бұрын
Shan saacadood waa 30km laba lugoodlaha
@sali3492
@sali3492 6 ай бұрын
Ethiopia ayaa qabsanaya, halaga hortago.
@sareeyemanusqaame8723
@sareeyemanusqaame8723 5 ай бұрын
Calan ka 7:56 muxuu yahay kii land ma ahee sxb?
@Fifiyale
@Fifiyale 6 ай бұрын
Warya. Muse. Wax ka Doqonsan kana xaasid san ma dhulkan bee doonya inuu ethopian qarmuun siiyo
@nimcoxaashi4474
@nimcoxaashi4474 6 ай бұрын
Nimcadaa buu gaalkurabaa ee haladifaaco dhulkeena❤
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 9 ай бұрын
Odaygu ma laangadhaa
@advancedtv1110
@advancedtv1110 5 ай бұрын
Somali ween🎉🎉🎉🎉
@mussejama311
@mussejama311 9 ай бұрын
Land without people
@fowsiyaliiban7266
@fowsiyaliiban7266 9 ай бұрын
Giyaad gabamay dhaxay
@user-oc6ff9oq5j
@user-oc6ff9oq5j 9 ай бұрын
Codkaaga lama maqlayo
@durdurdikir4021
@durdurdikir4021 6 ай бұрын
🎉Congratulations...Viva Ethiopia🇪🇹💗
@user-ff9dr8mi7m
@user-ff9dr8mi7m 6 ай бұрын
Wabaaaa
@falisa576
@falisa576 6 ай бұрын
Nacalaa adiyo Xabashidii ku' uskuntay Ku yaal xabashi ba tahay
@Waris668
@Waris668 5 ай бұрын
Daba dhilif haku riyoontaaa inshallah
@hawoali120
@hawoali120 6 ай бұрын
Lakiin gelani muxu cuna
@Miicaadyare
@Miicaadyare 9 ай бұрын
Karuure Waxa dega mamaasan bah fuurlabaeh
@user-vq7ir2vu2v
@user-vq7ir2vu2v 6 ай бұрын
Celashas io dararkas xoluhi kucabayan . E adiskadumisen hada madhaxasheen in ithobiya laydinka iibiyo idinko noolnol.
@mohamedaliosman6731
@mohamedaliosman6731 6 ай бұрын
Ethiopian gordhow so degi doonan
@user-zm6dj1bi5f
@user-zm6dj1bi5f 9 ай бұрын
Caanihiisu waa qadhaadh 😂😂😂😂
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 9 ай бұрын
Ya kusheegay
@user-zm6dj1bi5f
@user-zm6dj1bi5f 9 ай бұрын
@@Akvlogs_2023 waxaan is idhi waa caano geel bal cab markii aan dalbaday waaba q dhaadh weligay mano meel oo sidooda oo kale u dhadhama ma arkin
@hassanomerrob-ub5wf
@hassanomerrob-ub5wf 6 ай бұрын
Ciise iyo samaronow ma hadaa oo 2024ki la joogo dalxiis la idinku khaldaya Indhaha fura hurdada ka kaca waa sahan amxaaro
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 6 ай бұрын
Ethiopian ayaa hada usoo socda 😢😢😢😢
@abdikadirabdi7427
@abdikadirabdi7427 5 ай бұрын
Dilada kuu dhashey sii.
@ismailali4339
@ismailali4339 6 ай бұрын
Lughayi xagay ku taalaa, ma wadan kalay ku taalaa, waa maxay calankan meel walba ku sawirani, wasiira waa joogaa calan kalena waa ka muuqdaa, maxaa qaldan.
@abdirizakno9273
@abdirizakno9273 19 күн бұрын
Adeer meshan ma hooyada ba leh Isaaq isaaq isaaq dhaly ka ahow sidii sool yanan kuwasine
@mounamohamoud81
@mounamohamoud81 9 ай бұрын
Issa clan land .it is gobolka salal
@mussejama311
@mussejama311 9 ай бұрын
Gedobiirsay is the majority now since Issas moved to Djibouti..
@abdirizakno9273
@abdirizakno9273 19 күн бұрын
Riyo ba kujirta ee toos niyow shaly nimnkii ku keney yay kuwasin ilaa jabuutiye bakhtiyow
@user-ShareYoutube
@user-ShareYoutube 9 ай бұрын
Dal iyo bad somaliland alle ayaa ku manaystay
@user-oo7ne4rx9v
@user-oo7ne4rx9v 9 ай бұрын
Ina abaarso XIDH afkaqadhmun 😂
@user-oo7ne4rx9v
@user-oo7ne4rx9v 9 ай бұрын
AkA British Boys AkA HOUSECAT gadal kaneefso hydii lawase
@abdirizakno9273
@abdirizakno9273 19 күн бұрын
Soomliland la hoos orda meelwlba sidii sool la iniigu wasay halkana ha la inii kuwaso
@gulbahar2714
@gulbahar2714 3 ай бұрын
This is the region that Oromo want to invade 😭😭😭😭😭
@user-sf3rq8hi5t
@user-sf3rq8hi5t 9 ай бұрын
Is this somaliland yaah dhulkan maan haysana sidaa wayn dee hadaa aan gabilay iyo hargeisa kasoo guurno meesha baloodhaysano Lacag miya layska rabaa tolow?
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 9 ай бұрын
HHHHH HUNGURI WAX KAWEEYN LA GALAYAA WUUCDILAACAA IMIKANA MADHULKII AWDAL KA BILAAW BUULAXAAR" CEEL SHEEKH""LUGHAYA"" SEYLAC"" ILATAA XEEBTA ILAA GABILEEY" KALABEEDH ""ALEEY BADAY"" WAJAALE""WAXEEY KATIRSAN YIHII AWDAL IDINKOO SOCDAAD RIYOONEEYSAAN
@faizam523
@faizam523 8 ай бұрын
Wow! Waa waalateen dhulkiinu haku deeqo.
@faizam523
@faizam523 8 ай бұрын
Nadia, waa runtaa walaalo qof dhulka yaqaan baad tahay, jazakala kheyr ❤
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 8 ай бұрын
@@faizam523 adigaa mudan
@mhydn767
@mhydn767 9 ай бұрын
Sababta geelu badda ugalayo wax maka waydiisay
@xasansubagle3586
@xasansubagle3586 9 ай бұрын
Wuu isku qaboojiyaa
@faizam523
@faizam523 8 ай бұрын
Geela ayuun baa ka jawaabi inooga jawaabi kare, tolow af geel qof ku hadlaa ma jiraa?😂😂😂😂
@ilhaandahir8992
@ilhaandahir8992 4 ай бұрын
@@faizam523😂😂😂😂
@jamalskp7280
@jamalskp7280 9 ай бұрын
Waar niyow calankaa somaliland ee derbiga ku sawiran lugahaya kalarkii Akhtar ka ahaa ma buluukibaa mise waa kamarada
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 9 ай бұрын
Haa wa camera da
@user-zm6dj1bi5f
@user-zm6dj1bi5f 9 ай бұрын
Kkkk ok
@eliasa2869
@eliasa2869 5 ай бұрын
Belongs to issaq and oromo
@abdirizakno9273
@abdirizakno9273 19 күн бұрын
Riyada ka kac wad riyonaysaa wasmadii sool bad doonysaaye
@nasroulusow4188
@nasroulusow4188 6 ай бұрын
Alxamdulah Shacabka Somalia 🇸🇴
@user-tt1lw8wi5d
@user-tt1lw8wi5d 5 ай бұрын
Soomali maha waa soomaliland
@sodaxasan6553
@sodaxasan6553 5 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somaliyey dalkina difaca
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 5 ай бұрын
Dhulkaasaad xabashi ku wareejini rabtaan beenaale iidoor af qudhmuune wallee idinka iyo xabashiba futada ayaan xabbad idinkala dhacaynaa !!!
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 14 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
Vlog 3 | Waxan Tagay Mowjadka Badda Lughaya
14:17
Abdirahman Hussein
Рет қаралды 4,6 М.
Kullano Reer Awdal uga socda Debedaha iyo qorshaha Awdal State.
36:13
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 36 М.
MAGAALO CIDLA AH | 48 saacdood ayaan ku noolayn magaalo cidlo ah
10:45
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН