Horumarka

  Рет қаралды 8,652

AK Vlogs

AK Vlogs

9 ай бұрын

somaliland infrastructures development
dhaamamka somaliland laga hirgeliyey
oodwayne somaliland
Ak vlogs kadaawo
#SOMALILAND VLOGS AL
#HARGEISA VLOGS
#BURCO VLOGS
#BERBERA VLOGS
#CEERIGAABO VLOGS
#WADAAYINKA #HARGEISA
#HARGEISA #DHULKA #GURYAHA
#AK VLOGS #TOURISM #archives

Пікірлер: 34
@D4LM4R
@D4LM4R 9 ай бұрын
Haddii toga ugu rogniinka badan waqooyi inta la isu tago dhaqaale ahaan biyo-xidheen weyn la dhiso Waqooyi oo dhan ha maalin ma haraadeen. Waa iga ra'yi
@ahmeddhamac3288
@ahmeddhamac3288 5 ай бұрын
Walhi wa runtaa siiba dooxa waheen oo ah dooxa ugu weyn somaliland oo dhan
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 9 ай бұрын
Mancha alh guul Iyo gobanimo Somaliland 💚🤍❤️❤❤❤❤ hora loo soconaya incha alh
@obssom
@obssom 9 ай бұрын
dawlad xumadu waxay dhaantaa dawlad la'aanta inagoo og in wax badani nidaamkeena dawladnimo ka qaldanyihiin haddana shacabkeenu isagaa dawladninada ilaashada oo waynaga amniga iyo nabada ku seexana horumarkuna haba gaabiyee waakan biyuhu u horeeyaan ee hadda socda walaalayaal aan wadajir u ilaashano dawladnimadeena wixii dhexdeena ahna wada hadal ku dhamayno
@NasraSamatar-kt3rb
@NasraSamatar-kt3rb 9 ай бұрын
Ilaahayow dalkayagaa quruxda badan noo xafid cadawga iyo xasadka nooga ilaali
@obssom
@obssom 9 ай бұрын
amiin amiin
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 9 ай бұрын
Maash Allah tabarikalaha 🤲 Somaliland. Amiin amiin amiin yaa Rabi. Thanks you 👍👍 guuule lyo gobanlmo 🙏
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 6 ай бұрын
Masha allllah reer burco noooooolaaada❤
@amransulemanamran9331
@amransulemanamran9331 3 ай бұрын
Masha allaha tabaraka raxmaan guul somaliland guul 💚🤍❤️👑✅️👍🤲
@ZakariyaOsman-km9me
@ZakariyaOsman-km9me Ай бұрын
Masha allah waa wax lagu farxo
@suldanabdirahman3970
@suldanabdirahman3970 9 ай бұрын
Masha allh dhulkna qurxbadana Mahadsanid
@user-mr2ht2zb4e
@user-mr2ht2zb4e 9 ай бұрын
Waa bilaa cod
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 9 ай бұрын
Good job
@husseinomar5942
@husseinomar5942 9 ай бұрын
Let the dirty terrorists distract you from achieving your goals ❤ from Kenya 🎉
@kujoogclimatechangeomar4035
@kujoogclimatechangeomar4035 9 ай бұрын
Hope nor
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤️🏞️🏞️🏞️🏞️🏞️🏞️🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪🐪⚱️🏺🏺⚱️⚱️🛖🛖🛖🌄🌄🌄🌅🌅🌅🌅 Maash Allah 🤲 Somaliland 🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️. beautiful. Burco 🫀♥️
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 9 ай бұрын
Scw
@user-ps9ds3ey1j
@user-ps9ds3ey1j 9 ай бұрын
Maahallah
@mohamedabdi160
@mohamedabdi160 9 ай бұрын
Macha Allah guul somaliland Bravo Salan Sare❤❤❤❤❤😂
@ismaacilsamakaab43
@ismaacilsamakaab43 9 ай бұрын
Mansha Allah
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 9 ай бұрын
Maansha alaah, codkaa kas yara kala go'ay
@iissa7685
@iissa7685 9 ай бұрын
@user-py8xu2eg7v
@user-py8xu2eg7v 9 ай бұрын
Walaal, maxaa sanqadh uga dhex muuqan waayay clips-yada qaarkood?
@jamalxaashi2711
@jamalxaashi2711 9 ай бұрын
masha allaah lkn cod majiro
@user-bt5ov8hi2l
@user-bt5ov8hi2l 9 ай бұрын
❤❤❤
@user-nz8ck7sv8z
@user-nz8ck7sv8z 9 ай бұрын
Waxtarka maamulka ku xamdiya maalinba wuxuun baa iddin kordhiyeh
@ibrahimwarsame6746
@ibrahimwarsame6746 9 ай бұрын
Asc codka hagaaji waa bilaa maqal
@hibonour9657
@hibonour9657 9 ай бұрын
Codkii wuu kaa go'a
@mubaarigelmi8154
@mubaarigelmi8154 9 ай бұрын
Codkii
@rashiid187
@rashiid187 9 ай бұрын
Meelo badan oo nacan ah ayaa loo bahanyahy
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 9 ай бұрын
Ragna waxaasaa biya-xireenno loo qodayaa ragna xasuuq baa lagu hayey sodonkaa sano, sida xasuuqii dhul weynaha SSC. Caddaalad daro gurigaas Soomaaliland bay taallaa!
@Akvlogs_2023
@Akvlogs_2023 9 ай бұрын
Rer laascaanood inta looqabtay gobol kale looma qaban dantooday garanwayeen
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 9 ай бұрын
Cid xasuuq Ku haysay ma jirto iyagaa isir nacayb la sankaraada Alle waa ogyhy
@user-ps9ds3ey1j
@user-ps9ds3ey1j 9 ай бұрын
Maahallah
Deegaanada dhoqoshay  iyo balidhiig ee  hawdka  Burco somaliland
12:41
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
safar burco  ilaa ceel afweyn  sanaag muqaal qurux badan.
23:24
Wax soosaarka Beeraha burco  Beerta salebaan kulul 2022
13:01
AK Vlogs
Рет қаралды 16 М.
safarkaygii deegaanada hawdka burco qaybtiisii 2aad lasoco
18:18
Waa La Quruxiyay Batalaale Berbera Somaliland
9:16
Somali Camel Boy
Рет қаралды 26 М.
مذكرات رجل أمن سعودي | بودكاست فنجان
2:54:25
إذاعة ثمانية
Рет қаралды 3,3 МЛН
My journey travelling from BURCO TO HARGEISA Somaliland 2022
13:26
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 10 М.
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН