Geel hees loo qaaday

  Рет қаралды 72,203

LEEDS COLLEGE

LEEDS COLLEGE

4 жыл бұрын

Gibileey geel hees loo qaaday

Пікірлер: 33
@baskilyare
@baskilyare 8 ай бұрын
Hayay geelayagu geelayagu cirku tagayo hayay xaley xeero san bu galayo hayey dhulka nabad kusi joge ...meshu wa tuliguled
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Ma buraanbur heeso la ii tiriyey khayrqabto gabadha khatraaaaayfaraxsenecaday yarey miyaaa saanay tahay marwa dumaroo heedheh iyoiyo mashaaaaaaaaaalah.aww nabaadiinuhanvalyo iyo bigaadinbaa lay dhigaayaa iyo weldiwn.itaaaaah.
@wambasifreddy4131
@wambasifreddy4131 Жыл бұрын
Waa badiyo
@xaajibaaruud8740
@xaajibaaruud8740 Жыл бұрын
Dhaqankaan mafahmin waa waxnoo faah-faahiya
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Xaaji Baaruud awr weeye geelii laga reebay oo murugooday wataa looga waramayo in geeliisii nabad qabo oo xarshin ka dhaadhacay oo nirgo magar ah ay u dhasheen awrkan, adna nabad ku sii joog baala,yidhi geelii waa la xergeeyay isagana in la rarto ayaa loo soo reebay, oo waa laga maarmi waayay, geelaagii xero san buu ku jiraa baa layidhi oo loo sheegay, waa kaa kacay ee istaagay,
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Xaaji Baaruud Amran,s film ayaad ka helaysaa sheekada oo dhamays tiran
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg 3 жыл бұрын
😘😘😘😘😚😚😚😚😚
@CabdullaahiHorseed
@CabdullaahiHorseed 2 жыл бұрын
Waah waah dhaqankeenii Qurxoonaa☝️
@mruberdriver4259
@mruberdriver4259 4 жыл бұрын
Qifkii kowad arko
@boqoradasomaliland5920
@boqoradasomaliland5920 3 жыл бұрын
dhirigalintu wa muhim
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Boqorada somaliland geelii oo laga reebay baa looga waramayaa Awrka sifiican u dheyaso waaryaahee wayaahee!! geelayagii xerbuu tegay oo, Xarshin buu ka dhaadhacay oo xalay xero san buu galayoo nirgo magar ah buu dhaly oo, xasan iyo xirsi baa wada oo, adna nabad ku sii joog. geelii wuu kuu soonoqonayaa, baa loo sheegay
@fadxiyayasiin6795
@fadxiyayasiin6795 Жыл бұрын
Ma arkin dhaqan kan
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Farxiya Yasiin anigu waan waan fahmay Awrka geelii baa laga reebay markaa wuxuu ka xumaaday cidlada uu joogo geeliisii baa looga waramayaa
@shinaali6574
@shinaali6574 Жыл бұрын
Wa xagee meshan?
@mohammedmowlidabdulahi3627
@mohammedmowlidabdulahi3627 Жыл бұрын
Tuli Guuled
@caliaxmedcalinur7006
@caliaxmedcalinur7006 3 жыл бұрын
Dhirigalanta
@sahromohamed601
@sahromohamed601 Жыл бұрын
Oo hada dhaqankan xagu kajiraaa
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Sahro maxamed waa dhaqtarkii geela ee hore
@sahromohamed601
@sahromohamed601 Жыл бұрын
@@ijoxasan9132 hhhhh war ilhy kayaaba gel miya hees yaqaan hhhhhh somaliyase waa dhankee dhinicuu kakiro
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
@@sahromohamed601 geelu hadaanu hees oqoon marka la.waraabinayo maxaa loogu heesaa? marka la caraabinayo maxaa loogu heesaa? ma geel baad taqaanaa Luki baad dhaqataane!,
@user-ru8vx5qh1b
@user-ru8vx5qh1b Жыл бұрын
@@ijoxasan9132 Waa runtaa saaxib umadaan indha adeeg lasoo taagan ee comment ka ku jirta ayaamba layaabay Dhulkaan dhul soomaali ma ahan Dadkaan ma oromo baa Iyoo hadalla aan loo joogin ayey meesha ku haayaan Umada soomaaliyeed ilaaheey ha xafido dhulkoodana allaha u ilaalsho
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
@@user-ru8vx5qh1b waxa weeye dad somali kula sheeganaya oo umada soomaaliyeed qab kamida u diidan in layidhaahdo waa soomaali waana isladeris dadkan waa oromo laleeyahay iyo kuwa oromada ku sheegaya waa dad qabiil qaatay oo gumasiga u adeega oo aan kayaabay
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
War waxaani soomaali iyo dhulkeed midna maahee waa xagee
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Qaali Yusra waa dhul soomaaliyeed dadku in ay afsoomaali ku hadlayaan waad aragtaa maxaa dhacay waa dhulka itoobiya haysato meel ka mid ah
@maxamedcumar3537
@maxamedcumar3537 Жыл бұрын
@@ijoxasan9132 ,
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Qaali Yusur dadku in ay afsoomaali ku hadlayaan sowdiga maqlaaya,
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
@@maxamedcumar3537 magacayga oo keli ah maxaad iigu soo qortay?
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
Qaali Yusra waa soomaali galbeed meeshu
@nuuracali5726
@nuuracali5726 Жыл бұрын
Asc
ABDIRISAAQ ANSHAX | NASRI | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:39
Waqal WStudío
Рет қаралды 8 МЛН
Abwaaan Shube iyo Xigmadda Hees hawleedka  dhaqanka Soomaaliyeed
5:46
Meeraysane News
Рет қаралды 31 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 82 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,3 МЛН
SAFIYA TUSMO iyo buraanbur her sare ah
4:51
Raxan Coventry
Рет қаралды 25 М.
Daawo Dahir Alasow oo Geel dhaqasho bilaabay
7:16
Dahir Alasow
Рет қаралды 78 М.
Canab Guuleed iyo heesaha caruurta lagu maaweeliyo
39:30
hamza sulub
Рет қаралды 216 М.
Heesta Dhudi iyo Xuseen Xareed
7:40
Astaan
Рет қаралды 184 М.
heesda geela laagu heeso kuwa ugu fiican iyo abwaan heercaalami
7:12
Abwaan Gaaroodi
Рет қаралды 7 М.
NASTEEXO INDHO & MUNYE HEESTII WEYNOW HA INAKALA WADIN 2018 HD
6:52
Abukar Mahdi
Рет қаралды 10 МЛН
Gabdho Kuluqeynaya Hees Hawleed Cajiiba.....
1:33
RTN @Somali TV
Рет қаралды 11 М.
Hidiyalayow
6:26
Jabuuti TV
Рет қаралды 93 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 82 МЛН