ABDIRISAAQ ANSHAX | NASRI | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

  Рет қаралды 8,216,505

Waqal WStudío

Waqal WStudío

4 жыл бұрын

Anshax, Cabdifataax Mukhtaar, Mursal Muuse, Suldaan Seeraar, Hodan Abdirahman
Cabdirasaq Anshax
Heesta Nasri
Erayada: Talasame
Laxanka: Cabdifataax Mukhtaar
Music: Furinle
Afro Waqal Furinle Production

Пікірлер: 4 200
@cabdirisakanshax
@cabdirisakanshax 4 жыл бұрын
ERAYADII HEESTA OO DhAMAYSTIRAN HALKAN AYAD KA HELAYSAN Nasri wayne nasiib waasacoo wabi barwaaqeeda Libin horumar iiwaaarisaan raboow kuwaydiistay Oo dhaaxaan waa iyo aroor weelka hayn culaye Wakhtigoo iisamaadaan raboow kuwaydiistay Nimcaduna dadka qaar way uga dartaa wanay lumisaye Midaan hanuunka iga weecinban rabow kuwaydiistay Aduuna laba wada jiroo calaf guri kuweegaaray Ayaa wasaas iyo ifka kalada weerkii kaliyaade Xul gayaan diin wacan dhaqansan iyo weehad iga dhaya Idajiya farxad iiwada ugubiyo wadna ladha tiirsha Warsan weedhsan quruxliyo ihaga jacayl iwaraabsha Gob wacadle wehel daacadiyo reersan ilawaaba Hankaaba waayihii adkaa iyo wiiqayn iga maydha Adaa waaxid iigu deeqoon wayne kumahadshaye Wax nadura wax nadaara iyo wax nakala gooya Inaad dhib naga weecisaan rabow kuwaydiistay Adigaana nolosha wabax kadhiga marna weehashiyo tiihe Nolol wacan nolol waafiyiyo nolol wanaagiileh Nolol nasri iyo rayn rayn wadatabaan rabow kuwaydistay Farxad waartiyo guul aan wiiqminban rabow kuwaydistay Aakhirana wabiyada janadaan rabow kuwaydiistay
@kasimahmed2835
@kasimahmed2835 4 жыл бұрын
ABDIRISAQ ANSHAX MEDIA PRODUCTION Noloshu way waaya badan tahay Duruufta iyo waayaha ayaa dadka kala sareeysiiya Lakin aakhiro waa lasiman yahay Anshax zhp iska dhaaf heesaha waa la dhimanyaaye
@nastexocadey6322
@nastexocadey6322 4 жыл бұрын
Andhaxeyge cashaqa fanan ankadabadhacay u made it wlhe nolosha dhabta kahadashe waw video inbadan lasugaaye keep going bro
@dawiillosiento7644
@dawiillosiento7644 4 жыл бұрын
Aboowe abdirisaaq biixi hees kacsan
@Faaraxjamac609
@Faaraxjamac609 4 жыл бұрын
ANSHAX CIA MEDIA PRODUCTION Mhadasn
@samiiroali9963
@samiiroali9963 4 жыл бұрын
wlhi waa hees ika qireeysiisay ❤❤❤ alh ku sharfo fanan aan takeero anshax
@cabdirisakanshax
@cabdirisakanshax 4 жыл бұрын
Alle haydin sharfo dhamantiin taageerayashayda soomaaliyeed
@rumaaninantaaminoahmed5244
@rumaaninantaaminoahmed5244 4 жыл бұрын
Nolow anshax in bdn jclhy codkaaga
@kaletomer
@kaletomer 4 жыл бұрын
ABDIRISAQ ANSHAX MEDIA PRODUCTION keep going bro
@ururkahan-maal5341
@ururkahan-maal5341 4 жыл бұрын
Muhimadu ma ahan hees qaadid waa Turjumidda dareenka iyo macnaha ay bixineyso heestu abdirisak anshax waad haleeshay runti
@ridwanabdirehman4489
@ridwanabdirehman4489 4 жыл бұрын
Sxp Hadaan Nahay Dhalinyarda Goblka Togdheer Waxaan Ku Aqoonsny Sida magaaca Kamuqata fanan Fanka Tusaale Ah
@faisobashiir1272
@faisobashiir1272 4 жыл бұрын
Hestan laftigeeda ayado qisa bana ku dhacaday aniga iyo hajiga alx hada wan ka baxany wan nimcaysany
@niin128
@niin128 4 жыл бұрын
1MILLION marky heestu gaadho like saar 😂😂👍👍 waad mhdsanthy
@maryanmagaalo4258
@maryanmagaalo4258 4 жыл бұрын
Way dhaaftay ma joogtaa🤓
@aishahussein4229
@aishahussein4229 4 жыл бұрын
2,2 a dawatay
@asmoahmet687
@asmoahmet687 4 жыл бұрын
Dislike b/c 2million dawatay majirto 😎🤞😎🤞😎🤞😎🤞😎🤞
@asmaabdi4904
@asmaabdi4904 4 жыл бұрын
499 like ado haysta ayan 500 kaga dhigay 😁
@Ajjama3
@Ajjama3 3 жыл бұрын
Asmo Ahmet hi Jkjkkklmnn HMU mom bhbjjj tv tyyttyyytyyyyyggtuyyyyyyyyuyynnnmhhjyt
@ikraamhuseinmohamed9804
@ikraamhuseinmohamed9804 3 жыл бұрын
Heestaan dhiirigalin ayee ii tahay waayo wxn ahay marwo xaajigeygana waxbo ma haaysto Waana ku sabarnaaa inay maalinteena imaan doonto Waana dhadhamiyay nolasha faqiirnimada Alxamdulhi wn ka bixi doonaa raali ayaan ka ahay wax walba inay inoo imaan doonto maalinteena quruxda badan inshallah Qof walba waa maalintiisa😓🥰
@hodanxuseen6356
@hodanxuseen6356 3 жыл бұрын
Insha alaah guulaysta Wllo
@alihassa2295
@alihassa2295 3 жыл бұрын
wll qaninimadu maha jeebka ee waa qalbiga. qalbigana qaninayad ka tahay hadad marba calafka aad aqbashay. ilahayna wuxu yidhi SWT inu mar walba la jiro adoontiisa inta samirta. ilahay ha inaga dhigo dhamanten inta samirta. cimri dherer cafimad leh. cimri salah ah iyo xoolo iyo arsaqad xalala oo khayr qabta wll ayan ilahay adiga iyo aniga iyo umuada nabi maxamed inaga baryay..
@xuseencalasow1588
@xuseencalasow1588 3 жыл бұрын
Masha allah inta adiga oo kle apyo mcn nolyihiin nolosha mcnkda lahelaa allah ku xifdiyo apyo mcn 💯💯💯❤❤❤🤲🤲
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 3 жыл бұрын
Hubaal wad ka baxaysa insha allah ilaahay ma dayaco qofka samra
@pdialaanamaawi1244
@pdialaanamaawi1244 3 жыл бұрын
Inzha allah qozla oo farxa nolozha Lacagi wax ma tartee la helaa lawaayaa gabadh iimankeedu buxaad tahay wllo. Alle zamirka midhihiza ha idinziiyo.
@casaancade001
@casaancade001 Жыл бұрын
Goobta Magalda Bosaso Sacada 2:30pm sandka 2022 insha allaaah abahy wuxu iga tegey hoyaday ciyaal aan curad u ahy waxaana maraya last year jamacda hdan dhameyo wxn rabaa inaan shaqeysto iyagana aan masuuliyad iska saaro eyna igu nastaan intaanan guur iyo arimhiisa gelina ina so duceeya walalayaal wllkino muraad weyn leh baan ahye👏🥺
@ahmedyousof1303
@ahmedyousof1303 Жыл бұрын
Alle haku fududeeyo zxp nin rageed bad tahy wlee
@AdnoCsamed
@AdnoCsamed 10 ай бұрын
2023.13.10 baan ana bosaaso ka daawanaya anoo wada school gab gaba diis ilhy hakula garab galo wallo❤🎉
@muxamedismaaciil4455
@muxamedismaaciil4455 8 ай бұрын
Walaahi isku xaalad baa nahay zxb 2023 kaliya baan ku kala duwanahay zxb macaane guul baa noo rajenaye dhamaan inta dhalin yaraa oo rabto mystaqbal ifaya ineey helaan ineey garaan baa u rajenayaa ❤
@Beylood252Dalal
@Beylood252Dalal 8 ай бұрын
Allaha ku siiyo hamigaaga oo qeera
@hazzanmazlax7730
@hazzanmazlax7730 2 ай бұрын
Alle hakuGu garab GaLo wll mcn
@mustafeabdu9899
@mustafeabdu9899 4 жыл бұрын
Heestan xataa 2050. Mid lamid ma Soo baxayso waa waayahay dhabta iyo nolosha dad badan ku jiraan Waxay ina tusaysaa 1 xaaska wanagsan ee kula samirta 2 inay noloshu isbedelayso oo bari sidan maanta ayna ahaanayn Waa hees qiiro leh 😢😢😢😢
@hanitaa777
@hanitaa777 4 жыл бұрын
mostaphe Official 12ayaan kaaga dhigy eee adiguna subscribe iisaar pls
@cabdinuurkhadar7424
@cabdinuurkhadar7424 2 жыл бұрын
Runtii
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 4 жыл бұрын
waa maalin jimcaad oo rooban alloow wiil iyo gabadh kasta oo is jecel jacaylkooda mid u midho dhala ka yeel
@deeqmixle3890
@deeqmixle3890 4 жыл бұрын
Amiiin rabow ada da.ine qalbgayga siduu rabo iga yeel
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 4 жыл бұрын
Amen
@ahmedceelaabe7034
@ahmedceelaabe7034 4 жыл бұрын
@@boqoradihhawenka8359 Islaantaydiii😄💋💋
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 4 жыл бұрын
@@ahmedceelaabe7034 odaYgaYgiH indha dhere😁💋
@ahmedceelaabe7034
@ahmedceelaabe7034 4 жыл бұрын
@@boqoradihhawenka8359 meel wlpa.joogto ka kugu imaada ahay ee ku so raadiye Ducda amen amen dhe
@ikranbashi2977
@ikranbashi2977 Жыл бұрын
Maalinkaa heskan dhageesanaayay indhaheyga ilinta waan ku celin waayay maantana waan faraxsanahay oo 3yr kasoo wareegtay ilaahey waa qafuuru rahiim alx ❤️🔥
@naimaabdi8782
@naimaabdi8782 Жыл бұрын
Walhi we are some
@ozlemhuroglu6106
@ozlemhuroglu6106 4 жыл бұрын
😭😭 I don't understand But i can feel that pain 😭 From 🇹🇷
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 4 жыл бұрын
What happened in somalia you are not?
@hapiipahmedda7021
@hapiipahmedda7021 4 жыл бұрын
ozlem huroglu he’s taking good people and bad and good wife
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 4 жыл бұрын
It speaks of the song of this man who does not earn a lot of money😢, but has a good wife and last becomes rich.
@ozlemhuroglu6106
@ozlemhuroglu6106 4 жыл бұрын
@@hapiipahmedda7021 😭😭 😭
@ozlemhuroglu6106
@ozlemhuroglu6106 4 жыл бұрын
@@abdihakiimsaed6834 this is what I think it's I understood everything their feeling 😪😪😪
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 жыл бұрын
Nimcaduna dadka qaar way uga dartaa wayna Lumisaaye. Absolutely 💯 Midaan hanuunka iga weecin baan RABBOOW ku weydiistay. أمين يارب YAA SALAAM SALIMNAA Minal Balaa KU SALIYA RASUULA صلى الله عليه وسلم
@zaynanalmiszaynanalmis9751
@zaynanalmiszaynanalmis9751 4 жыл бұрын
Tasimaficno
@saidabdidahir7736
@saidabdidahir7736 4 жыл бұрын
dawarsiga jooji hees baad dhagaysanaysaa hadana nabigaad soo hadal qaadaysa scwscw xishoo nio
@salmaqalanjo7728
@salmaqalanjo7728 4 жыл бұрын
Scw
@dhuuxaxmed-sb3ru
@dhuuxaxmed-sb3ru 4 жыл бұрын
M h s
@ibrahomtaakow1957
@ibrahomtaakow1957 4 жыл бұрын
Waxaan cml ayaa somalida ku dhex nool maxaa Nabiga suuban mesha u keneysaa doqon yahow bilaa xishoodkaa
@khalloweeye
@khalloweeye 4 жыл бұрын
*5 sanno Kadib Hadii Alleha awooda lihi ii Ogalado Inaan Adunka Sii joogo waxan heestan dib u dawan doona Anoo wax qabsaday ah inshaAllah* 🙏
@updirahmanfahmi2415
@updirahmanfahmi2415 4 жыл бұрын
Abukaate khaliiil
@cabdiraxinserabta3321
@cabdiraxinserabta3321 4 жыл бұрын
Wad kaareysaa walala Hdaa Dadaasho in sha Allh
@wacayscumar3745
@wacayscumar3745 4 жыл бұрын
Insha Allah dadalaa gaadhaa will🙏
@aminaaxmed1934
@aminaaxmed1934 4 жыл бұрын
Insha Allah walll ilhy ha urumeyo qof walba riyadisa
@queenhaniofficial7373
@queenhaniofficial7373 4 жыл бұрын
In.a alle hakuu rumeeyo wll
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 4 жыл бұрын
Wxn jiraa 27 sano waanan shaqeya laba guri aayan dhistay iyo bakhaar dukaan 2 gaadhi waaweyn #ALXM in ila iisii siyaadiyo iigu duceeya🙏🙏🙏❤❤❤
@zerguledhasanofficial1939
@zerguledhasanofficial1939 3 жыл бұрын
Hadaa wax dhisatey halkan kamad sheegteen xayraan foqol xayraan
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 Жыл бұрын
Alle haku barakeyo
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
Intaas iyo in ka badan oo barako leh ilaahay haku siiyo🤲🏻
@nimcofarhaan290
@nimcofarhaan290 Жыл бұрын
Aalle ha ku siyaadyo
@afyareofficial3050
@afyareofficial3050 4 жыл бұрын
bishu cawa waa 5/12/2019 waxan jiraa 19 sano waxan nin dhalinyara ah oo bilaaa shaqo aha dhalinyarada somaliyed waxan ka codsanaya inay wada shaqeyaan waxan tahariibay 3 jeer waan ku guuleesan wayay walhi heeska markaa aan dawaday waxaa lamooda inay iga hadliso aniga iyo intii bilaa camala waxaa lagayaba inan dib u arko qoralkan aan kuqoray halkan ilahay waxan kbaryay inan dawado anoo hantiile Ah allow sahal Amuuraha
@caynijama34
@caynijama34 4 жыл бұрын
Hadad dacdthy lanbarka hoskusoqor zhaqo walagacawin
@shadiamohamed3130
@shadiamohamed3130 4 жыл бұрын
In shaa Allah raabi haakugu deeqo hanti aan kufidnaynaa
@samiyafarxan6294
@samiyafarxan6294 4 жыл бұрын
Iska samiri wllo qaali insha allah wax kharqadab la kumu insha allah iska tuku shanta saladod wllo ilahy bari insha allah wax wngsan baad heli insha allah
@zakariyemohamed5221
@zakariyemohamed5221 4 жыл бұрын
Pro ishalha
@fatmaabdikadir942
@fatmaabdikadir942 4 жыл бұрын
I.a waad arkee wllka ku samair nolasha dhinac wlbo aykaso gasho
@mehrawiofficial5706
@mehrawiofficial5706 4 жыл бұрын
Hees iyadu Hadlaysa😢 Rabbow cidi Baahan Arsaaq Xalaala ugu deeq😭
@mohamudabdirashiid4097
@mohamudabdirashiid4097 4 жыл бұрын
AMMEEN
@amiirasaylici2633
@amiirasaylici2633 4 жыл бұрын
Aamiin
@ibraahimabdullahimohednour82
@ibraahimabdullahimohednour82 4 жыл бұрын
Amin yarbi🤲
@nasraabdilahi3735
@nasraabdilahi3735 4 жыл бұрын
Aamiin aamin aamiin wll
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 Жыл бұрын
Ameen
@samewade7564
@samewade7564 4 жыл бұрын
Inta dareentay dareenkaygay gudbinayso heestani 👍👍👍like isku muujiya
@shamuuqmedia2119
@shamuuqmedia2119 4 жыл бұрын
Heestaan 1MILLION hadey gaarto like yaa leyga baqiilin
@raxiilali6665
@raxiilali6665 4 жыл бұрын
Four Trade Culusow 1M waa gaartey
@mahadomuhubo7617
@mahadomuhubo7617 3 жыл бұрын
Wey dhaaftayba
@kowtharal8052
@kowtharal8052 4 жыл бұрын
Heestaan calool xumo waye inta calosha hurtay like😭😭😭😭
@xamsexadaari3127
@xamsexadaari3127 4 жыл бұрын
Hhhh waa runtaah wlhi lkn runtiih abtihrizak anshah masakinta duruuftu hayzto u hiiliyey
@suhuurjamacjamac1720
@suhuurjamacjamac1720 4 жыл бұрын
Wààw halkeedad dhigtay wllo
@mohamedomar610
@mohamedomar610 4 жыл бұрын
CALOOL XUMA MAAHA EE WAA WADADA GUUSHA
@muscabiiofficial380
@muscabiiofficial380 4 жыл бұрын
Adigana isaar dee
@idrisyousuf9375
@idrisyousuf9375 4 жыл бұрын
@@xamsexadaari3127 uo
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
*Nasri weyne, nasiib waasico* *Wabi barwaaqeed ah* *Libin horowmar i waarisaan* *Rabboow ku weydiistayee* *Oo dhaaxaan waa iyo aroor* *Weelkaan hayn culayee* *Wakhtigoo ii samaadaan* *Rabboow ku weydiistayee* *Nimcaduna dadka qaar* *Way uga dartaa* *Waanay lumisaayee* *Mid aan hanuunka iga weecin baan* *Rabboow ku weydiistayee* *Aduunna laba, laba wada jiroo* *Guri calaf ku weegaaray* *Ayaa waswaasiyo* *Ifka ka ladda' weerkii kaliyaadee* *Xul gayaan, diin wacan* *Dhaqan-san iyo weehad iga dhaya* *Idajiya, farxad ii wada* *Ugub iyo wadna-ladha tiirsha* *Warsan, weedhsan qurux leh* *ii haga jacayl i waraabshaa* *Gob wacad leh, wehel daacad iyo* *Reer san ila waabaa* *Hankaa baa waayihii adkaa iyo* *Wiiqin iga meydhaa* *Adaa waaxid iigu deeqoo* *Weyne kugu mahadshaa* *Wax na dura,* *Wax na dira* *Wax na daara* *Wax na kala geeya* *Inaad wax na dhiba* *Naga weecisaan weynoow* *Weynoow, weynoow ku weydiistay* *Nolol wacan, nolol waafiya* *Nolol wanaag ii leh* *Nolol nasri iyo ray-rayn wadata baan* *Rabbiyoow ku weydiistay* *Farxad waartiyo guul an wiiqmin baan* *Rabbiyoow ku weydiistayee* *Aakhirana wabiyada jannada* *Rabbiyoow ku weydiistayee* Ereyadii Abwaan Talasame Codkii Anshax Liketa ha halmaamina sxbayaal
@ahmedaliahmed9906
@ahmedaliahmed9906 4 жыл бұрын
Sxb heesta adi leeeba i fahansiiyay
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
@@ahmedaliahmed9906 waa runtaa oo ereyada wuu yar dadajinayaa ee you welcom bro
@hanisharaf4539
@hanisharaf4539 4 жыл бұрын
♥️💯💯
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
@@hanisharaf4539 thx wll
@dhuuxaxmed-sb3ru
@dhuuxaxmed-sb3ru 4 жыл бұрын
Si fiican baad u kala dhig dhigtay sxp mahad sanid sxp
@sir__cmc
@sir__cmc 4 жыл бұрын
Inta quraanka jeceL heEzaHa na neCep like ku tuur wll 😢😢 👇❤
@guleidhasan816
@guleidhasan816 4 жыл бұрын
Nacas
@ayanlealiabdi9800
@ayanlealiabdi9800 4 жыл бұрын
BOdow ayaa tahay like bartay
@jamaalmaxamed7481
@jamaalmaxamed7481 4 жыл бұрын
Wlhibanan kuu saarayn waxyahow caqligu dabada kaga jira
@zulthanzuriya9289
@zulthanzuriya9289 4 жыл бұрын
Ninkan maxu is kugu xidhaya like iyo quraan saa raga like igu saara dheh lkn waa laga ficnyey arinkas zhb
@cadnaankhalifa3013
@cadnaankhalifa3013 4 жыл бұрын
Nacalad kuku dhacday
@zackabdirahman951
@zackabdirahman951 6 ай бұрын
Who else listens to this song 2024
@suldannasir9629
@suldannasir9629 5 ай бұрын
Me and still single
@Zihaameeyyyy
@Zihaameeyyyy 3 ай бұрын
Me😁
@garissatube
@garissatube 3 ай бұрын
Mimi
@ismalurto983
@ismalurto983 3 жыл бұрын
heeskaan wxn usoo noqon doonaa anoo hamiga nolosha ka leyahy ii rumowday i.a🥺rabiyow inta hami leh u rumeey ana rabiyow wxn ku weydiistay wx walpo kheyrka iigu jiro farxad waarta io guul i.a🥺❤🤲
@ayaankhallar
@ayaankhallar Жыл бұрын
Ff
@futureboss608
@futureboss608 Жыл бұрын
walal hamigaga magaartay halsano kudhamaty
@deganahmes12
@deganahmes12 Жыл бұрын
Insha allah
@yahyeomar8807
@yahyeomar8807 4 жыл бұрын
Idin ma dhahyi inta Nabiga like isar 😃ee idinka dar alle like dhac igu sii 🙂🥰
@64yearsago59
@64yearsago59 4 жыл бұрын
Ma nabigaad ku qaraaban jirtay naanaabe 😤😤😤😤😤.kuu saarnay like ta baas kalxanta ka jabe
@amrancabdi4276
@amrancabdi4276 4 жыл бұрын
Waqtiga heesta ku baxay waxa fcnan lahed in quraanka iyo diinta laga galiyo ayagaa ayaa liibanta aduun iyo akhiraba ku Jirtaa 👈👉
@user-dv9gh7su1f
@user-dv9gh7su1f 4 жыл бұрын
Amran Cabdi make me feel something
@InaAhmedolmm
@InaAhmedolmm 7 ай бұрын
2021 anoo ku jiro xalad adag dhageysan jiray hadane 2024 aya dib uso booqdy si aan u dhageysto 😢😢😢😢😢 waa dhiiri galin iyo duco 😢
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 3 жыл бұрын
Heestan waxan daawaday 2019 anigo jiingad yar o laba mitira gala imikana waxan ka so qoraya guri villa ah oo ilahay igu deeqay samirka padiya kuwa nolosha wax ka sheeganayow
@Jasmine18815
@Jasmine18815 3 жыл бұрын
Alhamdulilah dhe plz labadaa Darajaba Waad Aragtee
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 3 жыл бұрын
@@Jasmine18815 alhamdulilah walal
@atafofficial3651
@atafofficial3651 5 ай бұрын
Dadaalka sii laba jibaar oo intaa haku ekeen zxb✊️✊️
@fatheroflove5806
@fatheroflove5806 4 жыл бұрын
Hadad 2016 2017 2018 2019 Iskabulo ahed Likta ha ila dhafin 2020 an fadhiga ka Kacno team iskapulo Salamad✋
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣wllhy wn qoslay iskabulo walaga daalay miya
@fatmamohammed3935
@fatmamohammed3935 4 жыл бұрын
Mn qoslin ee kalyaha aya ixadaday runtii iskabulo aniga ma is kavulo Ayn ahy wan jira 16 isheg wll
@fatheroflove5806
@fatheroflove5806 4 жыл бұрын
@@asaldhaladnimco8307 😄qati ban ka taganahy iskabulda 😂
@fatheroflove5806
@fatheroflove5806 4 жыл бұрын
@@fatmamohammed3935 16 waxa tahy kuwi loga bixi lahay✋😉
@fatmamohammed3935
@fatmamohammed3935 4 жыл бұрын
@@fatheroflove5806 halkena miyan ficnahy
@AmiinDaroogoOfficiall
@AmiinDaroogoOfficiall 4 жыл бұрын
Hees qiradeeda wadata wye ❤️ Anshax boy fanankyga Waqal channel keyga ❤️ Keep going dhamantiin wa idin jeclahy
@codeyjirid5203
@codeyjirid5203 4 жыл бұрын
@hammilyrics6115
@hammilyrics6115 4 жыл бұрын
Wiil i wasayaah kzfaq.info/get/bejne/itKXm82LzLXKZWg.html
@nimcoladan5459
@nimcoladan5459 4 жыл бұрын
Gulled Simba adiga baryaha laguma hayo guled simba
@c.khalifaaxmed9047
@c.khalifaaxmed9047 4 жыл бұрын
@@hammilyrics6115 ina adeer tani waa adun in laga tagayo ogow ood camal waxaad shaqaysato aad hadhow lagugu abaal marinayo ogsoonow wxad aad soo dhigayso hdii adan ka wan toobin ood ka dhimato adoo xaladan ah in ilaa iyo malinka adun ka la rogayo ay wxani kuu sii socon doonan dad badanina ay eegi doonan adga noqon doonto camal aan wanaagsanayn oo kuu socda mrka intad noshahy ka fa'iidayso janiska ad haysato wllo wiil ama gabr ahow wa iga talo
@hammilyrics6115
@hammilyrics6115 4 жыл бұрын
@@c.khalifaaxmed9047 huno dunidaba siil u macaan marabta adi
@barkadali911
@barkadali911 4 жыл бұрын
Waad soo maray waqtiga heestu kahadalysø waana kabaxay alx laakiin dadka kujira waxaan idin leeyey waqti kusamra, dedaalna yeesha, waad guuleysnysaa aakhirka... Just bleive allah and keep going
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 Жыл бұрын
Aamiin
@MhmdMhmd-tw3gm
@MhmdMhmd-tw3gm 4 жыл бұрын
Sanad ka hor duruuf ba i haysay waxaan guursaday marwo iimaan qabta waxaan jooga giriig. Waayuhu wuu iga adkaa maanatan curadkaygi ba caloosha ku jira . Waxaan soo maray maalmi xanuun iyo feker badan. Hada waxaan jooga germany. Xaaskayga waan jecelahay waa marwo iimaam qabta waligeed ima dhibin. Ilaahaw ii daa. Hankaaba waayihi adkaa iyo wiiqan iga maydha. Heestan markay soo baxday ayaan ugu darnaa. Like ta iga daaya oo ii duceeya inaan guulaysto mahadsanidiin
@Gullet6191
@Gullet6191 4 жыл бұрын
Ilaahow inta duruufta io nolosha adag ku nool meel kale ugu badal adaa qaadiree🤲 Wax ka liita malahan hadey nolosha io waqtigu ku ciilaan🤦‍♂️😓 Heestaan intey dareen qiiro leh galisey like iisaara🙌💯
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rabi aduunka lbada marxaladood leh wllhy ama weyku dambeyn ama weykugu horeyn aniga alx wey iidambeysay
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 жыл бұрын
ABDULLAHI Bardacad Ameen yaa rabi wll qaali alle hakaa Aqbalo ducada
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 Жыл бұрын
Aamiin alle wakhtiga adag haynaga saaro.
@MullaMadar
@MullaMadar 4 жыл бұрын
Nimcaduna dadka qaar way uga dartaa waana lumisaay Yaa si qaas ah iila taageero fanaankaan Wax na dura Wax na dira Wax na daara Wax nakala geeya Inaad wax na dhiba naga weecisaa weynoow ku weydiistay Nolol wacan nolol waafiya Nolol wanaagee Nolol nasri iyo reyn reyn wadaba Anaa rabiyow ku weydiistay Farxad waartiyo Guulaan wiiqmin baan Rabiyow ku weydiistay Aakhirana wabiyada jannada Rabbiyow ku weydiistay Aamiin allow iyo anaga dhanba
@hanitaa777
@hanitaa777 4 жыл бұрын
Mullă Madar subscribe 28kaaga dhigy eee adiguna iisaar pls
@muztaliphahassan1434
@muztaliphahassan1434 3 жыл бұрын
Inta og in uu anshax dajiya helay like ta hayla dhafin🙈😂
@abdirizakmohamud7597
@abdirizakmohamud7597 3 жыл бұрын
Hestan wxa bartay ano tahriib ah wxana dareemay iney iga hadleeso qof walbo oo dhalin yaro ah wxan urajeeena inuu waqtiga u samaado 🙌❤️⏱️🙋‍♂️
@mohamedabdiali5105
@mohamedabdiali5105 4 жыл бұрын
Inta rajaynaysa in maalin uun heesaha iska joojindoonto like .
@howieie2081
@howieie2081 4 жыл бұрын
Waligay intaan noolahay heesaha joojin maayo abid
@asadaden
@asadaden 4 жыл бұрын
Waligay ma joojin doono ee orod sheekadaa meelaha kale la adaa
@mohamedabdiali5105
@mohamedabdiali5105 4 жыл бұрын
Sxbayaal ama daaya ama dhagaysta idinkay idinjirtaa ee aniga iiga soo duceeya
@howieie2081
@howieie2081 4 жыл бұрын
@@mohamedabdiali5105 haye sxb anuu waan kaaga soo duceeyay!
@UMBUSHRAA
@UMBUSHRAA 4 жыл бұрын
@@howieie2081 😅😅😅😅
@furuzshorts7214
@furuzshorts7214 4 жыл бұрын
heestaan waa hubaaH *1m* weey gareezaaH markii *1milion* gaarto hal like iska dhiib aniga 3jeeer baa dawaday wan qiirooday
@zihaamlovechannel7764
@zihaamlovechannel7764 Жыл бұрын
Runtii wlhi heestan dhiiri galin iitahay 3sano waan dhagaystaa iyadana ku cel celshada waxan ahy curad aabahay wuu xanuusanaya mana noo shaqayn karo hooyaday noo shaqaysa oo waxbarshada iyo wax walba noo qabata hadana waxan aaminsanhy inay nolosheenu sidan ahaanayn oo ay isbadali doonto markad waxba haysan Cid kula walaalo iyo family ma jirto markaad lkn ladanthy Cid walba waa kula zaaxiip soomaalideenuna qofka haysta ayay wax siiyan oo wixiisa wax ugu daraan aniga dhaman family iyaga oo nayaqaana hadana way isken na dhaafiyan xata nama tirsadan waa aduun ninba kii ladan maalin ladaayo insha allh ilaahay Ayan ka baryaya inan nolohshenu isbadali doonto insha allh 😢
@xaragochennel2176
@xaragochennel2176 4 жыл бұрын
Aduunyada waxaa ka wcn qofnimada iyo dhabar adayga gabadha nolosha kula wadaagaysa leedahay wax murugo ah dareemi maysid hadii aad haysato qof kula fahmaya nolosha mcn keeda iyo qadhaadhkeeda kuguna jecel wxd tahay iyo wxd haysato allow gabadh diin iyo dhaqan leh oo igu jecel sidaan ahay like ii saara inta ila aragtida ah
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 Жыл бұрын
Really ❤
@aminosman9904
@aminosman9904 4 жыл бұрын
Inta MagaLadooda Roob Ka Da'ayo Like Ku dhufo Me Hargeisa,Somaliland
@HanadEmran2024
@HanadEmran2024 4 жыл бұрын
Kampala MiYad Jgtaa?
@nimcomukhtaar3936
@nimcomukhtaar3936 4 жыл бұрын
@@HanadEmran2024 somaluland oo dhan ayuu ka daa aya roobku
@HanadEmran2024
@HanadEmran2024 4 жыл бұрын
@@nimcomukhtaar3936 Aniga Uganda AYan Ku NoolahaY Salaadi Khudbada O La TukanaYo AYuu Bilowday ku Dhowaad lapa Saac Wuu SocdaY Marka Malaha Wxn Iz Iri uganda aYeY Kula Jgta SorrY
@abdirahmankingabudi5087
@abdirahmankingabudi5087 4 жыл бұрын
Bosaso miyaa hh
@salahhaji1830
@salahhaji1830 4 жыл бұрын
Jigjiga somali state
@awalle5314
@awalle5314 4 жыл бұрын
Form moqdishu love you Somaliland😍
@gabyayeofficial4096
@gabyayeofficial4096 4 жыл бұрын
shu'eyb mohamed awale thnkz bro we love somalia 🇸🇴 muqdisho from hargeiza
@a.abdilaahistudio3630
@a.abdilaahistudio3630 4 жыл бұрын
inta ku hadasha love isku wada nahay apooy yaan la ina kal dilin
@mryalahow5229
@mryalahow5229 4 жыл бұрын
saaas waye boqortooyo dhaliyaradu waa isleedahay weyna wada dhasheen qushi majiro
@kamalkeit7074
@kamalkeit7074 4 жыл бұрын
Suheyb mohamed :sidoo kale bro kal iyo laab
@fatheroflove5806
@fatheroflove5806 4 жыл бұрын
Wr ma qadaadwynti ba tahy jacyl Lahyne
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 4 жыл бұрын
2020 dawanaya like ha ila.zi dhafina wa i cafimde😏😆
@specialgirlintheworld395
@specialgirlintheworld395 Жыл бұрын
Marwalba heestan waan dhagaystaa waayo duco ayaa ku jirta Allow muradkyga oo aan macsi lahyn na Sii🥺🤗🤲
@buulaxuubeyvediosproductio9241
@buulaxuubeyvediosproductio9241 4 жыл бұрын
Inta hibaaq quruxdeeyda ka heshay hit me like masha allah
@bashiirafrica
@bashiirafrica 4 жыл бұрын
Director ka Heesta iyo labada actor ee anshax iyo Hibaaq ayaa Mahad celin mudan, Muuqaal ilmo leh weeyaan runtii😭😭😭
@abdiqanimusa8955
@abdiqanimusa8955 4 жыл бұрын
Bashiirow sxb hadaad heesta dhamaysatay anshax iyo Mustafe saleebaan ah directorada heesta
@ClrashiidShurie-op8mc
@ClrashiidShurie-op8mc Күн бұрын
Heeskaan waxaan dhageysanaya xili duhur ah waxaan jooga gobalka togdheer safar baan ahay waxan doonaya inaan isbedel nololeed oo dhaba sameeyo waxan kasoo safrey gobalka nugaal. "Waqtigoo ii samaadan eebow ku weydiistay."!
@princess_naduu
@princess_naduu 2 жыл бұрын
Malin waan qadaa malina Waxbaan cunaa Waa iska xaal aduun😰💔
@ahmedyousof1303
@ahmedyousof1303 Жыл бұрын
Kaligaa maaha wll waa runtaa
@sagalmohamud614
@sagalmohamud614 Жыл бұрын
🥺🥺Twiny
@miskiahmed1930
@miskiahmed1930 4 жыл бұрын
heestaan waxaan u diri lahaa dad badan oo marwlba i dhaha maxaad ku falaysaa nin aan taagir ahayn 😭ninka mar haduu shaqaysanaayo wllhi waa nin karti leh muhiim ma ahan lcg meeqaa lcg leh manta oon jacayl iyo farxadna aad ka helayn 😭meeqaa shalay wax haystaya mantana waxba haysna somaaaliyey plz jacaylka aamina wax laan laiskuma naco 😭😭😭😭👌🏼 xabibi waanku jeclahay waana ku garab taaganahay xil walba nin wlba guul gaaro xaaskiisa u sabab ah 🤩🤩🤩🤩🥰 noolasha ilaahay naguma dhibo
@s.rashkaarofficail3018
@s.rashkaarofficail3018 4 жыл бұрын
Manta waa jimce inta nabiga jecel like ta dhac ku sii
@ALITAYSO.OFFICIAL
@ALITAYSO.OFFICIAL 4 жыл бұрын
🤔
@yusufali3737
@yusufali3737 4 жыл бұрын
ALI TAYSO_ OFFICIAL Nebigiiba Scw Lke Lagu Rabaa Yaab Aduun
@ahmedshaah1627
@ahmedshaah1627 Жыл бұрын
2023 ayaan daawanayaa markale heestaan anigoo Ganacsade Lacag haysta ah.this Song Never get old.Full love & expectation.🤍
@aasiyah2601
@aasiyah2601 Жыл бұрын
M.a
@hajiahmed5949
@hajiahmed5949 Жыл бұрын
Apdirizaq Anshax Full Respect 🙏 Qofkasta waxa uu dareemaya In Risiqa iyo Gaajadaba Allah Gacanta ku Hayo Samraa Waa Gaadha wana Dhaafa😓
@abdirisakxidig1857
@abdirisakxidig1857 4 жыл бұрын
Wiilka Editin-ka Sameeyey 👍🏼 Like sow ma mudno
@maxamedsaalax5121
@maxamedsaalax5121 4 жыл бұрын
Wuu mudan yhy midkaas sxp
@shukriyakey2424
@shukriyakey2424 4 жыл бұрын
Qof wlpo qoralka akhriya ilhy wxn oga baryaya dampi dhaaf♥️💯
@maamemadrid5288
@maamemadrid5288 4 жыл бұрын
Shukriya Key aamiin
@hiigsogushai.horemarka3650
@hiigsogushai.horemarka3650 4 жыл бұрын
Asc wla
@princessemilliana4727
@princessemilliana4727 4 жыл бұрын
shukri key Ameen sister
@miftaaxtube2907
@miftaaxtube2907 2 жыл бұрын
Nimcadu dadka qaar weey uga dartaa weeyna Lumusaa! Midaan Hanuunka Iga Weecin baan Rabiyoow ku waydiistay 🤲😭 Absolutely Waa Duco Ilaahoow Isii Anagana 🤲❤️
@haldeeqchannel619
@haldeeqchannel619 Жыл бұрын
Hestan wan jecelahy xaaskayga deeqa muse maxamed muuse oo dunnida ugu jecelhy oo samirty ayaan kuxasuustaa
@ilyasilgrande4571
@ilyasilgrande4571 4 жыл бұрын
xilli nolosheyda mugdi ku jirto ayey kuso beegantay heeskan wlh lknse waan ka baxayaa insha allaah😢😢😭😭
@aragasanquruxsanamaansan4465
@aragasanquruxsanamaansan4465 4 жыл бұрын
Ilyas wllky😢😢 wad ka baxay illahay waxn ku waydiyey in si dagdaga alle kaga saro wakhtigan aad ku suganatahay o alle kugu badalo mid aad maftada iyo dhaman inta lidataba aad ku anfacdo alle kugu badalo huuno🤲🤲🤲🤲
@najiibhassan
@najiibhassan 4 жыл бұрын
Wad ka baxaysa wlal insha allah dhibta laguma waro 😭😭😭😭😥✊🙋‍♂️
@ifrahomar7854
@ifrahomar7854 4 жыл бұрын
Ilahay intii dhiba dhiibka haka saaro
@juweriahashi4515
@juweriahashi4515 4 жыл бұрын
Insha Allah wadka bxyasa wll U samir alle Aya ku itixamaya e noqo mid Samir bdn insha allah barwaqo ayan rbbi kaga baryey ha is dhibin wliga
@ShabbacOfficial
@ShabbacOfficial 4 жыл бұрын
Insha Allah bro waad kabixi allena hakula garabgalo
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
Nolol nasri iyo ray rayn wadata ban rabiyoo ku weydiistay Farxad waarta kolna wiiqmin ban rabiyoow ku weydiistay Aakhirana wabiyada janadan weynoow ku wey diistay Heestu waa qiso dhab ah Oo qiira badan wana wax dhaca Inta ugu badan ama daruufo Taagan gooir kasta Si kasta oo uu ninka raga Ugu nool yahy nolol adag Hadiu zu haysto xaas fican Wuu guuleystaa wey dhiiri gelisaa Dumarku waa nolol dhamaystiran 🥰😇🙏
@sacdiyoziman9036
@sacdiyoziman9036 4 жыл бұрын
Abwaaan Nin wax gardaa Tahay wlhi allow ku xafid mataaan
@asma2631
@asma2631 4 жыл бұрын
abwaan Abdihakim Bulsheeye Official si kasta oo dumarku kula jabaan markaad lacag heshaan ayaad i lowdan dhibki ay kula so martay markas ayaad gabadh kale doon doonataan
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
@@sacdiyoziman9036 aamiin wll mcn sharaf baad leedihiin gabdheheena allah ha idin xafido
@richhome3678
@richhome3678 4 жыл бұрын
@@asma2631 maya wlshy Ragu isku mid ma wada ahan waxa jira nin xun Blse nin kasta oo Raganimo leh Gabadha Dhibta ay soo wada mareen Isla soo jabeen wuu ixtiraama wuna sharfaa oo cie kale xitaa bar barkeeda ma dhigi blse doqonka ayaa malinta uu Nolol fican helo gabdhaha xumeeya😇🙏
@fatuali7504
@fatuali7504 4 жыл бұрын
Axyaa hees😍😘
@inaahmed9899
@inaahmed9899 Жыл бұрын
Nolosha manta ku jiro mid dhanta aa illaha kabaryay 🤲🤲 waxan tabayo mayara waxa igu muhimsan hoyadey weye illahow nabad igu gey Hoyo😢
@nasruden1420
@nasruden1420 4 жыл бұрын
After 1M hit like👍
@jamilamohamed9584
@jamilamohamed9584 4 жыл бұрын
Nolosha marwalpa mar uun ka ooyhisa marna way ka farxisa lkn wa ina us sabarto oo ilhay u talo saraato always be thankfull to God!🙏☝
@sppoi8690
@sppoi8690 3 жыл бұрын
Waxan kunolahay qaxooti Wlhi Malin walbo Waxan la ilmeyaa darufaha ihysto Blse Malin un wankabaxa L.a
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 4 жыл бұрын
Ninkii iyo gabadhii is aamina oo isku kalsoonaada noloshan oo kale ayay gaadhayaan haday daacad isu ahaadaan oo isu samraan. ❤❤❤❤
@AyaanAhmed-bd8fs
@AyaanAhmed-bd8fs 6 ай бұрын
Absolutely ❤
@abdisamedpogba6440
@abdisamedpogba6440 4 жыл бұрын
Heestan Hees ka Qiro Badan Man AraG Nin Walpa Oo Heer Gaadhayna Gabadh Geesiyada ayaa ka danabaysa O marxalad Wlapa La zo Marta Alle ha no Dhawro Dumarkeena🙏🙏🙏🥰😭
@fahmaismaciil5652
@fahmaismaciil5652 4 жыл бұрын
Amiiiin
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin hdana markad heerka gaadhan wadku kibiryaan tii idinlaso dhimatey dadka qaar abaal maleh
@user-od6px3cl1y
@user-od6px3cl1y 4 жыл бұрын
Beenta maha wll Waa awooda dhanta ee qarsoon ee qofka heer gaadhay udub dhexaadku u ah meesha alle dumarka haynoo dhowro
@maxamedmahadmaxamed5313
@maxamedmahadmaxamed5313 4 жыл бұрын
Adunwaahadhka labadisagalin
@abdisamedpogba6440
@abdisamedpogba6440 4 жыл бұрын
@@asaldhaladnimco8307 Walal Kolay Dadku Wya kala Duwan yihiin alle ha ina WADA hadeeeyo
@HaboonQrx-gr9pr
@HaboonQrx-gr9pr 10 ай бұрын
Wxan rajaynayaa inuu waqtigu ii hiiliyo waayuhuna ii wacnaadan insha alah 😢
@MohamedIbrahim22193
@MohamedIbrahim22193 4 ай бұрын
Waxan dhagaysanaya 2/04/ 2024 xili habeen bacda taraawiix ramadaan ilaahay ha iga dambi dhaafe dhagaysigeeda a17 jir baan ahay heestaan waxa ka fahmay samirka iyo in maalku mar iman doono hadi aad qanacdi hada waxan niyada ku haya marwalba in aan maal helo xata marban tahriib ku fikira dhalinyarada waxan kula talinlaha in ay kayd samaystaan oo wax si biirsadan si berri iyagu fursado shaqo u aburaan taasan hada bilaabay inu ilaah igu guuleeyo rajayn. Garowe
@iamabdirahaman3694
@iamabdirahaman3694 4 жыл бұрын
3 jeer hadad ku Ceshatay like sar comment gan
@palcadehofficial8357
@palcadehofficial8357 4 жыл бұрын
pro SUBSCRIBE igu Qapo fanzkaaga ayaan ahy
@ayushsaet8429
@ayushsaet8429 4 жыл бұрын
@QUBANAHA QISOOYINKA Kabadan ayabn ku ceshadaY Wa hees darEn dhaba xambarsan M.allH 💗💋🤙
@najiibhami3560
@najiibhami3560 4 жыл бұрын
Ama waa markii saddexda
@rahmahazzanofficial
@rahmahazzanofficial 4 жыл бұрын
Hye
@nimcoaabi6921
@nimcoaabi6921 4 жыл бұрын
Runtii waa heestii aan 4Jir dhagaysto wayo waa hees macne padan ku fadhida
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 жыл бұрын
Wakhtiga Nacasna Saaciday Fariidna Ka Hiiliyay Ax Qofkii Noloshaa Soo Maray uuma Dareemaya😭😭😭😭😢😢😢😢😭😭😭
@hanitaa777
@hanitaa777 4 жыл бұрын
Somali Music Production 568ayaan kaaga dhigy eee adiguna igu caawi pls
@thathallman00
@thathallman00 Күн бұрын
Heestana waxan ku dhagysan jiray ano libaya joga 2022 cawana waa 6/8/2024 Haben arabacah 😢
@amyann2180
@amyann2180 4 жыл бұрын
This song has a lot of meaning. I remember dolcaad refugees camp in Ethiopia 🇪🇹
@abdixakiin9120
@abdixakiin9120 4 жыл бұрын
Heesta Sanadka waye wllhi 2019 WOw muqdisho ayaa i love u idinka soo dhahaa viva somaliland 👌✋👈
@itz_Marwa456
@itz_Marwa456 4 жыл бұрын
rer moqdisho ❤❤❤
@nourabdirazhid2487
@nourabdirazhid2487 4 жыл бұрын
🥰
@kamalkeit7074
@kamalkeit7074 4 жыл бұрын
Tho hargaysa♥️♥️
@adanbotanxasan4697
@adanbotanxasan4697 4 жыл бұрын
Forma mogadisho ilove you Somaliland adba idin jeclhay walhi 😍
@cabdisamedxariir9764
@cabdisamedxariir9764 Ай бұрын
2020 ayaan heestan dhagaysan jiray wallaahi intaas uu alle waydiisanaayo ayaan alle ka baryi jiray alxamdulilaah alle waa ii aqbalay ducadii caawa oo bishu tahay 1 July 2024 waan dhagaysanayaa isaga oo Eebe iigu deeqay hanti faro badan alxamdulilaah alxamdulilaah dhammaan ummada soomaaliyeed farxad iyo nolol wanaagsan ayaan u rajaynayaa aakhirana alle kuwuu jannooyinkiisa ugu deeqay ayaan ka tuugaynaa bi idnillaah
@ZakariyeIbraahim-bf3fw
@ZakariyeIbraahim-bf3fw Ай бұрын
Who is listening 2030 😂
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman Ай бұрын
Im here pro 😁
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 4 жыл бұрын
Dadka waxan layaabay heesta dareemeynin like iyo qurun raadinaayo. Aniga weelka eberka daboolan marku qaada caloosha ixanuuntay wlhi.😰😰😰😰😰😰😰😰😰
@pashiproduction1634
@pashiproduction1634 4 жыл бұрын
Asma abuukar wlhi wan kula daremay
@muunahaldhaaxasan4414
@muunahaldhaaxasan4414 4 жыл бұрын
wlhy waan ooyay anigu markan arkan weelka madhan iyo falaasta madhan 😭😭😭😭😭😭😭😭
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 4 жыл бұрын
@@muunahaldhaaxasan4414 so maahan. Horta qofki so rafaada dareeme baahida dhibkeeda aniga caml.
@ashqaraar8944
@ashqaraar8944 4 жыл бұрын
@@muunahaldhaaxasan4414 intii uu soo shaqaystay markii uu gabadha ilmaha wadata ee tuugsanaysa siiyey ayaan saayid ula qiiroday
@AhmedMohamed-lf1cc
@AhmedMohamed-lf1cc 4 жыл бұрын
😥😥haa wlhi Iyo mrka uu intuu soo shaqeeyaba miskiinta siinayo
@ikraanaragsanikraandugsiiy1257
@ikraanaragsanikraandugsiiy1257 4 жыл бұрын
heesaha waad ku qiirootaan lkn kuma qiirootaan quraanka iyo hadalka alle mexee ku dhacday yaabqyee
@ahmedidirisabdi2421
@ahmedidirisabdi2421 4 жыл бұрын
Adiga maxakasodonte meshas caajib
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 4 жыл бұрын
Hhh may wll heesta midhaheeda oo bila music ahi waaba wada duco miyanad arkayn
@raabicaayatulah5186
@raabicaayatulah5186 4 жыл бұрын
ikraan aragsan ikraan dugsiiya sheydanba maceeynaya huuno
@ikraanaragsanikraandugsiiy1257
@ikraanaragsanikraandugsiiy1257 4 жыл бұрын
walhi inaa ku qiirooneenin waan firiyaa waana ka tagaa lkn hees iyo may iga tahay😢😢😢😢😢
@ikraanaragsanikraandugsiiy1257
@ikraanaragsanikraandugsiiy1257 4 жыл бұрын
@@ahmedidirisabdi2421 lkn ani kuma qiiroonin waan fiirayaa waana katagaa lkn kuma qiirooda waayo sheydaanaa sii farxadgalinaa bee hadaa danbi ku jirneeyee allo noo allow noo gar gaar
@alitawane3251
@alitawane3251 4 жыл бұрын
waxan kaso jeda Somali waqoyi lkn wan jeclhy fananinta Somaliland wana ku riyoda ina xargesa tago ❤❤❤
@mohammednimcaan6533
@mohammednimcaan6533 4 жыл бұрын
Markii labaad een dawado weyi heestan Yaa laba jeer dawaday sidayda oo kale like dhac ku sii sidayda oo kale haddaad laba jeer dawatay😎
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 4 жыл бұрын
Walhi waxaan xasuustay markaan Nairobi kenya joogay waligey ma iloobi doono noloshaas foosha xun lkn rabi aa mahad leh iga saaray noloshaas inta hada ku jirta noloshaas rabiyow ka saar 😭😓😥
@ciiseyare9213
@ciiseyare9213 4 жыл бұрын
Sax
@cabdishakuurcaydid6855
@cabdishakuurcaydid6855 4 жыл бұрын
Nasiib wangasan wll
@cabdishakuurcaydid6855
@cabdishakuurcaydid6855 4 жыл бұрын
Anshax
@khadromohamed2608
@khadromohamed2608 4 жыл бұрын
Aamiin😭😭😭😭😭
@cabdulahicali4228
@cabdulahicali4228 4 жыл бұрын
Aamin
@abdiasisahmedhurre
@abdiasisahmedhurre 4 жыл бұрын
Somalidu baryada iyo liketa waxaad mooda in lagu yidhi waalaydinku danbi dhaafaya Si saqajanimo leh ayay meel walba clipkasta uga dhibanayaaan war Comments micnaheda Fahma oo heesta wixii qaldan iyo kusaxan kaga aragti dhiibta maaha laakin Like isiya allaan idinku dhaarshe Waaa caqliga soomali maxamad 🤐
@sayruuqnewschannel7325
@sayruuqnewschannel7325 4 жыл бұрын
Waa dhibaatadda sanadadan dambe somali soo haleeshay
@warzamaabdou1795
@warzamaabdou1795 4 жыл бұрын
adi laftada like wxa ku radinaya
@nizaarabdirisak858
@nizaarabdirisak858 4 жыл бұрын
Abdiasis Ahmed mahmud halkeda dhigtay pro
@abdiasisahmedhurre
@abdiasisahmedhurre 4 жыл бұрын
@@sayruuqnewschannel7325 aad iyo aaad Dad caqligodu intan dhafsiisan yahay ayaynu ubahanahay mahadsanid
@abdiasisahmedhurre
@abdiasisahmedhurre 4 жыл бұрын
@@warzamaabdou1795 meeel aaan like cid kuwaydistay miyad ujeda haygu gafin walal mahadsanid
@c2jboy304
@c2jboy304 4 жыл бұрын
2021 yaaa daawanaya🤣🙋‍♂️
@maryamabdirahman6358
@maryamabdirahman6358 3 жыл бұрын
☝️😆😂😰☝️😅😅😩
@nasroxiirey4828
@nasroxiirey4828 3 жыл бұрын
Allaah waxaan waydiistay maal aduun hadii an Ku fidmobayo in Una Isiin Alx hadana nolol qurux badan baan Ku noolahay
@kokorashiit2569
@kokorashiit2569 4 жыл бұрын
Nimcada Dadka Qaar Wy uga dartaa Been maha Wlhi😭😭🥰 Hees Dareenkeda wdata😥
@caaliyaofficial7838
@caaliyaofficial7838 4 жыл бұрын
Heestu inta hore anayba itaabatay allaw noloshaan nolol ka qurxooon ayaaan kuwaystay
@codshini7249
@codshini7249 4 жыл бұрын
Nasro calixad13 Nasro calixad 13 ameen walashay macan Allah nolol qurux badan baan kaga baryey
@axmedmaxamed3406
@axmedmaxamed3406 4 жыл бұрын
Nasro calixad13 Nasro calixad 13 aamin ka wngsn oo ka khayr bdn alle ha kugu bedelo
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 4 жыл бұрын
Amiin amiin
@Rageedii
@Rageedii 4 жыл бұрын
Aamiin
@abdullhikante9470
@abdullhikante9470 4 жыл бұрын
Inshllh my sister. Wad ka gudbi
@ibrahimabdullahi3357
@ibrahimabdullahi3357 4 жыл бұрын
2020 eida kdib hda inta timado like isar😀
@mariaabduqadirmaxamed434
@mariaabduqadirmaxamed434 3 жыл бұрын
Heestaan waa heesta kaliya ee dhiirigalin wehel intaba ii ah wlh 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💙 2020
@daahiromarduurgal855
@daahiromarduurgal855 2 жыл бұрын
Anaa so labeeyo Quruxey 🥰🥰
@Moapdi21
@Moapdi21 4 жыл бұрын
Labadii qof oo isku samra ku wada samra noloshoda ilahay malin malmaha kamida faraj buu ufuraa jaceylku wa shey qaliya🌹
@natashamohamedahmed7401
@natashamohamedahmed7401 4 жыл бұрын
Tas aya sax wllo nolasha waa samar
@canabcumar1434
@canabcumar1434 4 жыл бұрын
Waa sax
@ugbaadcali6499
@ugbaadcali6499 4 жыл бұрын
Runtaa wlo
@apdirashiidwiliama19
@apdirashiidwiliama19 4 жыл бұрын
Sidad ujeceshahay dhagaysiga hesaha maka fiicna in aad kalaamka alle scw dhagaysatid hdi jwabtadu tahay ha fdlan like💕 dhe
@idmanxassan5568
@idmanxassan5568 4 жыл бұрын
Maan sha alaaah
@qadanstyle9797
@qadanstyle9797 4 жыл бұрын
Adu maxad soo doonty
@muscabiiofficial380
@muscabiiofficial380 4 жыл бұрын
Isaar
@muktarosmanafrah8174
@muktarosmanafrah8174 3 жыл бұрын
Xaaska wanaagsani waa tan dhib iyo neef kugula samirta ilahey dumarkeena nagama qaado😭😭😭😭😭
@abdirahmannur2325
@abdirahmannur2325 4 жыл бұрын
Nacabka marka laga reebo yaa ila daawanaya cawa 2020 f18 Lkn layma oga tan 👏👏👏👏👏
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 4 жыл бұрын
Mashallah Fanaanka Keliya Ee Lagu Arko Mar Walba Isagoo ka Waramayaa Xaaladaha Aadamaha Ay La Noolyihiin Iftiminayana Inaan Lagu Waareyn Dhibta Balse Qof Walbaaba Halka Uu Is Dhigo Uu Joogayo Horumar Wacanban Ku Rajeynayaa Adiga Iyo Bahda Muuqalka Wacan Duubtey. 🙏
@hapimaxamuud5138
@hapimaxamuud5138 4 жыл бұрын
eshacala hees
@engasadkaarto9880
@engasadkaarto9880 4 жыл бұрын
Good dadaal wuu garaa
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 4 жыл бұрын
Inta heestan la jidhidhicootey 😭💖
@maryanmohamet7953
@maryanmohamet7953 Жыл бұрын
1_12_2022.Heesta waxn usoo laabn donaa anoo Hami badan ii hirgely inshallh waqtigoo iisamdn rabw ku weydiisty😢🥺🥺 💔🤲
@fatmabashi8283
@fatmabashi8283 Жыл бұрын
Amiin
@AlphaAwalie
@AlphaAwalie 4 жыл бұрын
Inta aan heeso dhagaystay wa heestii ugu horeysay ee aan emotional ku noqdo, well done fanaankaa qaaday iyo weliba qoladda sida wanaagsan u duubtay we need more like this !!!! thumbs up
@loveisblind6782
@loveisblind6782 4 жыл бұрын
i poured tears when i came across this song , you guys cant imagine what iam going through right now , i have never been a situation like this before! but i have a faith that this hard time will pass. i have no one else except Allah's love and protection. iam sincerely asking everyone who is reading my story to make dua for me and those who are struggling on daily basis . may Allah protect and help us all ameen .
@ak7vibes691
@ak7vibes691 4 жыл бұрын
U will pass it...best is to come, plenty of more great things on its way but you must believe it
@arfahnoor2112
@arfahnoor2112 4 жыл бұрын
Alle kusahlo darufaha nolasha walal
@hamsejamaismail878
@hamsejamaismail878 4 жыл бұрын
Just hang in there buddy Incha Allah you will scale through this hard time.
@Kiwilover7
@Kiwilover7 4 жыл бұрын
May Allah SWT make easy for you, whatever you are going through, just remember you are not alone. Allah is always with you.
@lobahanali1146
@lobahanali1146 4 жыл бұрын
Inshallah it will be like passing away clouds. Hards times usually shapes you for your future.
@Mici_libaax
@Mici_libaax 4 жыл бұрын
Noloshu waa wareegto qofna haku raacin xoolihiisa qofna haku nicin xoolo la’aan قبل متوسط☝️
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
2024 dawanaya Alaylehe Ragbaa iskugu tagay heestaan 🙏🫡
@djnaji1156
@djnaji1156 4 жыл бұрын
15/2/2020 waxan rajaynaaya mar un qoralka. Inan dawadhi doona ano hanti lex I.a
@dowsa1252
@dowsa1252 4 жыл бұрын
Somaliland dadkeeda waa dad aan qalbiga ka jeclahy runtii wax idin dhiba illahay indinma tuso inshallah❤❤❤❤
@raxiilali6665
@raxiilali6665 4 жыл бұрын
dhashii daarood!!! Anshax waa wiil qabiilka sheekhaal ka soo jeeda oo reer jigjiga ah.
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 4 жыл бұрын
@@raxiilali6665 Qabiil lagama hadlayo rer somaliland oo dhan ayay sheegty
@64yearsago59
@64yearsago59 4 жыл бұрын
@@raxiilali6665 inaadeer qabiilkoo doono ha ahaado anshax laakiin waa nin reer hargaysaa. Oo somaliland ku dhaqan oo ku dhisan. Caruurna ku dhalay degana. Kastay qabiil BAA ku madax maree😤😤😤😤
@MohamedAli-wq7fq
@MohamedAli-wq7fq 4 жыл бұрын
Sxb rabbi ha ku sharfo
@eusom5405
@eusom5405 4 жыл бұрын
Hooyadaa sheekhaal wastay waar ninkan waa nin akishe ah ka youtube ka soo galiyay waa sheekhaal ma adaa hoyadaa qoomuluudku ka was beedeeyahaw beedeegu dhalay
@najaadhupi4619
@najaadhupi4619 4 жыл бұрын
Heestan special ayaa ay ii tabanayisa Marka alle hayiga saaro nolosha adag Waa aan ku samaraya wuxuu alle iqadaray insha allha khayir 🤲🤲🤲😭😭😭
@hibakismail9988
@hibakismail9988 4 жыл бұрын
Aĺe ha kaasaro tu khyre qabta isha allah dhmnren wllo
@Raad099
@Raad099 4 жыл бұрын
Waad ka baxaysa hubaashi haw jabin maalmahan kooban wlle
@abdiqaniboss4838
@abdiqaniboss4838 4 жыл бұрын
Alle ayaan ku weydinyaa faraj khyr qaba Wllo
@najaadhupi4619
@najaadhupi4619 4 жыл бұрын
Hibak Ismail Aamiin aamiin wll 🤲
@najaadhupi4619
@najaadhupi4619 4 жыл бұрын
Mohamed Muusa Jama Aamiin aamiin 🤲🤲
@highclasselectronicbureaut4710
@highclasselectronicbureaut4710 4 жыл бұрын
C'est une vrai chonson appliquant la situation actuel et fai refrain que etant humain lhomme a tjr recours au besoin miséricordieux merci a ce jeune homme
@queenmustalifa7288
@queenmustalifa7288 4 жыл бұрын
Heesta Soo baxda ilaa hada waa jeclahay ❤️🙏🥰🥰🥰🙏🌹♥️
@hamseabdiweli8573
@hamseabdiweli8573 4 жыл бұрын
Hees masage gudbinysa, aduun maalinna adaa haya maalina wallaalkaa. "يوم لك ويوم لغيرك"
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 жыл бұрын
Hamze Abdiweli Aad iyo aad 😭
ABDIRISAQ ANSHAX FT NAJMA NASHAAD XILIGU WAA SAACADII NEW OFFICIAL VIDEO 2021
7:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
Geelaygu Shan Buu Ahaa
6:37
XARIIR AHMED
Рет қаралды 99 М.
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 28 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 4,4 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН
CABDIRISAAQ ANSHAX QOFKI IGU HAWLANOW OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:57
Cabdirisak Anshax
Рет қаралды 8 МЛН
CABDIRISAAQ ANSHAX MUUQAAL CAJIIB AH IYO HEESTII QARNIGA Official HD
6:29
Somali New Entertainment
Рет қаралды 1,3 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX | GAR JACAYL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
5:53
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,4 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 283 М.
Hassan Gantaal -Qaali-Luula (Official Music Video)
5:36
Hassan Gantaal
Рет қаралды 7 МЛН
XARIIR AARSHE LIIBAAN ZAKI DAN YAR OFFICIAL VIDEO 2021
4:46
XARIIR AHMED
Рет қаралды 2,1 МЛН
Abdirisaq Anshax & Sahra Kiin | Ila Duul | Official Music Video 2020
7:04
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,4 МЛН
CABDIRISAAQ ANSHAX DHAGAYSTE AHOW OFFICIAL MUSIC VIDEO
7:12
Cabdirisak Anshax
Рет қаралды 3,8 МЛН
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 326 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 68 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,6 МЛН
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2,2 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,8 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 16 МЛН