Geelii ayaa lawaraabinayaa/ biyo lasiinayaa

  Рет қаралды 143,934

dhaqan kaaba

dhaqan kaaba

2 жыл бұрын

Пікірлер: 167
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 2 жыл бұрын
Muqaalada liketa iisara si dad badan ugaraan🥺
@maxamedcabdilaahi2394
@maxamedcabdilaahi2394 2 жыл бұрын
Waan saaraynaa ina hooyo Wali geela waad kabaqdaa miyaa
@maxamedcabdilaahi2394
@maxamedcabdilaahi2394 2 жыл бұрын
Fuustada lakala gooyey Waxaa ladhahaa Gobolo Iska baro baraagahay khaas utahay ceelasha waxaa loodhisaa waasto
@maxamedcabdilaahi2394
@maxamedcabdilaahi2394 2 жыл бұрын
Laba qaabbuu dadka udilaa geelu dadka 1. Haraati oo lugta dambe buukugu dhifanayaa goortaad usoo dhawaatid 2. Iyo inuu kugu durduriyo oo kujeero lada jeeni kugu dhufto ama afartaba kugu dhufto Biqle waa dameeraha ee geela maaha wllshy
@calala1223
@calala1223 2 жыл бұрын
Wan ku saray walaal suuaal halkani degmade ayey hoostagta ma gaashamo soo dhulkii isaaqa ma joogtiin walaal wali
@sakinaskytv9604
@sakinaskytv9604 2 жыл бұрын
Korusoco
@mohamudaden4436
@mohamudaden4436 2 жыл бұрын
Mashallah khayr Allah ha ku siiyo boqorada youtubeka. 👑👑👑 Muqaalo aad u fiican ayaad nosoo gudbisaa Mahadsanid . Hala gadhsiiyo half million subscribers Waad Mahadsantihiin
@makoislaw
@makoislaw 2 жыл бұрын
Masha allaah shaqo qurux badan waye xalaal ah walhi dhaqan kaaba allaha ku xafido xabibti
@iradjimale1863
@iradjimale1863 2 жыл бұрын
Gabadhaan hala caawiyo lagta sabis dherta hagu caawiyo wax kale hadaanan ku caawileen asxaabtayda gabadhan 100 kun hala gaarsiiyo hada inshaa allah abaayo macaan horay u soco
@crisaaqmaxamadclaahi4191
@crisaaqmaxamadclaahi4191 2 жыл бұрын
Thanks abayo😊,mar-kaste waan kula soconaa,horey usoco,inshallah 💞👍😊
@alihussein1432
@alihussein1432 2 жыл бұрын
Wcs washay aad baan kusalamaya Geela aad ban. Ujeclhy wayo Ag tiisa ban inta an kusodhamadey Geela. Riman weekgiba halmar baa Lawarabi Kara balse geela Irmaan waa in uu hela biyo
@apnavillagevr3231
@apnavillagevr3231 2 жыл бұрын
Masha Allah Allah Pak bless you with success and happiness
@IDK-rs9ks
@IDK-rs9ks 2 жыл бұрын
waa jarar ee maha jarer sister 💖🙌🏽
@wadhashim4731
@wadhashim4731 2 жыл бұрын
مشاءالله وتبارك الله اخوكم من إريتريا ساهو الكلام حقكم يشبه ساهو سومال صحيح
@burcokibir894
@burcokibir894 2 жыл бұрын
صحيح احنا من الصومال
@MohamedAli-ew7sy
@MohamedAli-ew7sy Жыл бұрын
ياطيب كل الشعوب القرن الافريقي متداخلين في طريقة ما ، لأن كلنا ما سقطنا من السماء، وبعدين كلنا نتشابه
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Nunses, exuseme, wadayar khadraaayfarsxsan caday qiimobadan qurux yarta haaaa bahyar baa lala joogaaa imaadaa in badan iyoiyo .mashaaaaaaaalahtabaarakalah.boqoradii prinsesetii khayrqabto yaryar.
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 2 жыл бұрын
Allaa waa dhul aan garanaayo haybaddiisa iyo quruxdiisa.dadkayagu iyaga oo nicmadaa haystaa ayeyna ka faa'iidaysanayn.Illow natus barwaaqada Dalkayaga.
@bellaguule6204
@bellaguule6204 2 жыл бұрын
MashAllah MashAllah they are so beautiful and strong 💪
@Hawd
@Hawd 2 жыл бұрын
Welcome to my state/Degmo. Xaged ka joogta Jarar? I'm from Daroor
@samiraomar8138
@samiraomar8138 2 жыл бұрын
Maasha allah gabadhani xalaal ayay shaqaysata kuwa dadka caydooda iyo isku dirka ku shaqaysta
@wadhashim4731
@wadhashim4731 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مشاءالله وتبارك الله كلامكم يشبه ساهو اخوكم من إريتريا من أبناء اساهو سومال صحيح
@Ss53426
@Ss53426 2 жыл бұрын
وعليك السلام ورحمة الله وبركاته لغتنا صومالية
@deriaahmed1052
@deriaahmed1052 2 жыл бұрын
great work thank you sister
@cumarcalicumar8299
@cumarcalicumar8299 2 жыл бұрын
masha allah 🥰🥰 hore u soco wll qali shqo fcn ba hysa
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
Wacalaykuma salaam waraxmatulaahi wabarakaat abaayo shaqo wacan baad haysaa shukran
@aadanookiyaale
@aadanookiyaale 2 жыл бұрын
Maalin walba iyo cashir Cusub Horay usoco walaasheey wankula soconaa habeen iyo maalin
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 2 жыл бұрын
Dhaqankeenna wax ka qurux badan oo ka xiiso badan ma jiro... Allow noo barakee dalka iyo dadkaba.
@ibonur9447
@ibonur9447 2 жыл бұрын
Maasha allah gacalo From Karin Eastern berbera Somaliland
@cakulemedia330
@cakulemedia330 2 жыл бұрын
Xusuus aad u wayn Waxaa ka xasuustaa heesihii geela Waa tanoo timid Markay tubantahay Ama lala tago Ama kala taal Waa tolayoo Looma kala tago Shifo ku afsaar Oo sharkuuma leh Sheekhi diintaa Ku shalaadoo Taxliil ugu shubay
@dhaqankaaba7350
@dhaqankaaba7350 2 жыл бұрын
Masha Allaah mahadsanid wll🥰🥰
@AidarosHassan
@AidarosHassan 2 жыл бұрын
Dhulkani Waxan Filaya inu Yahay Baari Baarigu Wa Dhuul Qurux Badan oo Dhiir Fican Ka Baxdo Wuna ciid Casyahay
@hassanharet3576
@hassanharet3576 2 жыл бұрын
Masha Allah wasificn cana nogasolis dee
@soomaaliisraacdo7412
@soomaaliisraacdo7412 2 жыл бұрын
Masha allaah horey u soco walaashiis
@mahamedgabow7928
@mahamedgabow7928 2 жыл бұрын
Geeka waa raasimaalka soomaalida ilaahow noodaa aammiin
@hudayfibrahim37
@hudayfibrahim37 2 жыл бұрын
DHAQANKAABO WLALEY TOGDHEER MAXAAD NOO DHAAFTAY HALKAAS AYAA DHAQANKII BADNAA YAALLAA IO SUUGAANTII IYO GEELIBA WALIBA HAWDKA
@iskaamiin176
@iskaamiin176 2 жыл бұрын
Masha Allah anigu wan jeclahay Alla maxaa wax badan soo deey la'igu yiri
@jabracadeofficial
@jabracadeofficial 2 жыл бұрын
Masha Allah Wlashey aadbaa ugu helaa muuqaaladaada
@aaminomuhumad6353
@aaminomuhumad6353 2 жыл бұрын
Masha Allah abyo keep going
@nimcofaaraxaxmed8236
@nimcofaaraxaxmed8236 2 жыл бұрын
Mashllh 😍🚶‍♀️❤❤❤❤
@saynabxasan7163
@saynabxasan7163 2 жыл бұрын
Maansha aallah dhaqankaaba dhulkii soomaalida ay dhammaysa a dalxiis fiican allah haku Ilaaliyo shaqo fìcan baad haysaa.
@ibonur9447
@ibonur9447 2 жыл бұрын
Dhaqankaaba Alle ha ku xafido wll
@AhmedMohammed-ed4dj
@AhmedMohammed-ed4dj 2 жыл бұрын
Masha Allah dhaqankeena suuban
@halimomohamed1790
@halimomohamed1790 2 жыл бұрын
Jecliyaa geeli caanihiisa ❤️
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 2 жыл бұрын
Maasha Allah waa foosto af jeex Gobolka jarar waa ka halkee Taloow. Berigaan yara meeshu Wada libaax beey ahaan jirtay Se ma arag mudo dheer. Intaan gelin danbe Casaan Galab iman Ha ka gaab sane Geel biyo u shuba
@Internut1985
@Internut1985 2 жыл бұрын
Meeshan waa Deegaanka gaashamo ee gobolka Jarar haddaad maqasho waa ex Dhagaxbuur
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 2 жыл бұрын
@@Internut1985 Waa sidan suasha u dhigay Gartay mahadsanid
@ibrahimabdullahi
@ibrahimabdullahi 2 жыл бұрын
Shaqo adag hysa wllshy🥰
@calankayga.ciiltire2989
@calankayga.ciiltire2989 2 жыл бұрын
Masha Allah wllshy
@GARAADFARXAAN
@GARAADFARXAAN 2 жыл бұрын
Keep gonig my sister
@iradjimale1863
@iradjimale1863 2 жыл бұрын
Gabadhaas gaarsiiya 100k subscribers
@muntaasbintunimco9342
@muntaasbintunimco9342 2 жыл бұрын
Waaba gardee
@umurayanchannel6559
@umurayanchannel6559 2 жыл бұрын
Masha Allah
@iskaamiin176
@iskaamiin176 2 жыл бұрын
3912views 448 likes war gabadha u like gareeya way uqalantaa e wax bay nabareysaa runtii
@xamsecabdiqadir7846
@xamsecabdiqadir7846 2 жыл бұрын
Mansha alaah wallshy
@abdishakur7540
@abdishakur7540 2 жыл бұрын
Maaaansh allaah dhaqashada geelu waa qayb nasab nimada ka mid ah meeshan waa halkee ina adeer
@burcokibir894
@burcokibir894 2 жыл бұрын
Xadka u dhexeeya degmada Gaashaamo iyo degmada burco
@mamamks8995
@mamamks8995 3 ай бұрын
الله يقويك
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 2 жыл бұрын
Maasha Allah
@cumarciise90
@cumarciise90 2 жыл бұрын
Qabaal baa layirahdaa walalshay
@ahmedosman8802
@ahmedosman8802 2 жыл бұрын
Masha allh dhaqankaabo ❤💯💯
@jabraolow2933
@jabraolow2933 2 жыл бұрын
Masha allh
@Internut1985
@Internut1985 2 жыл бұрын
7:39🤣🤣🤣 Mar aan sidaa u qaylin jiray baan soo xasuusty
@afiarte8318
@afiarte8318 2 жыл бұрын
Noolow dhaqan kaabay alle ha ku xafido
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 жыл бұрын
Mashllh Muuqaal qurux badan
@zakariye.fiyoore2425
@zakariye.fiyoore2425 2 жыл бұрын
Waaad ogthy asaaaa suaaalee
@yaasinismail7956
@yaasinismail7956 2 жыл бұрын
Waxaad yidhaahada waxan joogaa degeenka oo ka tirsan gobolka ila gobolka odhan ma joogtide
@xafsabilaan513
@xafsabilaan513 2 жыл бұрын
🤩😻😻😍😍❤️❤️❤️☺️☺️ Mash aalh
@maryamaali1938
@maryamaali1938 2 жыл бұрын
Manshallha huuno
@saynabxasan9898
@saynabxasan9898 2 жыл бұрын
wsc abaayo mcnto wan ku salamye
@Guuled_media
@Guuled_media 2 жыл бұрын
Maxaan dheexo Soo shubay
@Hawd
@Hawd 2 жыл бұрын
Summada ma garanayo A?
@isnina6985
@isnina6985 8 ай бұрын
mash Allah mcnto
@engmarcos5281
@engmarcos5281 2 жыл бұрын
Wll waxaan rabnaa inan maqlno hadalka naga daa
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 2 жыл бұрын
maalinbaaa anigooo adhi waraabinaya ayuuuu tayuubkiiii igaga siiibtay barkaduna hduu alle kuuu idmaaayo wey buuuxday ooo afjinacday maraysy deeee adhigiiina kala badh baaa ihadhsanaaa haduuu alle idmaayo waxaaa icaaawisay dabaasha aaan aqaanay
@Guuled_media
@Guuled_media 2 жыл бұрын
Barigii hore geela waa loo heesi jiray Marka la shubaayo lkn hada meelkasta oo aad tagto ma arkaysid geelo loo heesaayo waliba geel qudhaba yaanan odhane Somalidii reer guuraaga ahaa way iska daayeen heeso hawleedii iyo kuwii xoolahaba taasina waxay ku tusaysaa dhaqan guurka ku habsanaaya dad keenii somaliyeed
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
Aad iyo aad walaal dhaqankii miyi iyo magaalo wuu ka nabaad guurey
@Guuled_media
@Guuled_media 2 жыл бұрын
Wlhi waa dhib in dhaqankii Hal mar Laga faraxasho Dadyowga kale waxay inagaga fiicanyihiin waxay leeyihiin goobo lagu uruuriyo taariikhahoodii iyo dhaqankoodiiba lkn inagu taa malihin aduunkana intaan arkay dhaqan kooda inaga Ayaa ugu dhaqan quruxbadan xaga hidaha iyo dhaqanka
@rahmohusseinahmed9723
@rahmohusseinahmed9723 2 жыл бұрын
@@Guuled_media waxan dhaho garan maayo wllhy ilhy dadkaan ha ugar gaaro qabiil ayay awood ka dhigteenee waxba ma odhan karo anigu
@mowlii4511
@mowlii4511 2 жыл бұрын
Wan ku sarey like
@xamsecismaan1842
@xamsecismaan1842 2 жыл бұрын
Foostadan biyaha lagu shubaayo - dar ayaa loo yaqaanaa -
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 2 жыл бұрын
Oo Naqe maxaa loo waraabinayaa?waa meel aad u qurux badan
@ayanabdirahman9654
@ayanabdirahman9654 2 жыл бұрын
Alla axsaaan daranaaaa hasha kaligeeeda nagacayri kulahaaaa kkkkkkk
@zakariye.fiyoore2425
@zakariye.fiyoore2425 2 жыл бұрын
Adaaa badiyo kunool sideee Ku aqoon wayday fuusto
@hudayfibrahim37
@hudayfibrahim37 2 жыл бұрын
Msnsha allh
@Captain_Muudey.
@Captain_Muudey. 2 жыл бұрын
Waaw geel waraabin
@yaskayasiin708
@yaskayasiin708 2 жыл бұрын
Geela waa damanahaya be haguu joga wll
@axmedxuseen9107
@axmedxuseen9107 2 жыл бұрын
Dhaqankaaba 💚💚💚💚💚🥀🥀🥀
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Igadheh.
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 жыл бұрын
Barkaddu makaab male miyaa ama Cago saar, wiilasha geela shubaya waxay halis ugu jiraan inay Tanag saarta kusiibtaan
@gahayrschools2597
@gahayrschools2597 2 жыл бұрын
Jarar garanaye ma Bila Dayaa? Mise Xiirane?
@suleemanaxmad4159
@suleemanaxmad4159 2 жыл бұрын
Asc m.a
@daahircirday1687
@daahircirday1687 2 жыл бұрын
Fosta cusub may waayeen
@calizakiadam4096
@calizakiadam4096 2 жыл бұрын
😂😂😂😂waar dadkani geela sida loo waraabiyo waxba kama garanayaan wey iska dhaqdaan uun waxa
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Nabad iyo caaaaano.asww
@maryamaaxmed6480
@maryamaaxmed6480 2 жыл бұрын
مشال
@abdikadirgaleef3966
@abdikadirgaleef3966 2 жыл бұрын
Mshaallah
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 2 жыл бұрын
haduuu alle kuuuu idmaayo gaalas cabaya caawa xerada kuma hakanayo hadan la ilaalin wuuu soodhacayaaa
@carimchannel9459
@carimchannel9459 2 жыл бұрын
#Hasha Dameeraha Ceyriday(bursatay) Waxaa Looyaqaan #Haldhawr
@laylaali3024
@laylaali3024 2 жыл бұрын
Asc wllo gobolka aad joogto soosheeg meel aan aqaan bay u eegtahay macaa dadka lahjadda ay ku hadlayeene
@abdourahman8231
@abdourahman8231 2 жыл бұрын
Wa daroor
@ubaxjamac6845
@ubaxjamac6845 2 жыл бұрын
Waagii hore wadaanbaa geela lagu waraabin jiray hadana jirikaan afka laga jaray
@mudanemudakar8456
@mudanemudakar8456 2 жыл бұрын
Foosto waa waxa uu ka samaysan yahay ee Dar ayaa la yidhaa bahalka xoolaha lagu waraabiyo ,geeljiraa way ka hoostee kkk
@barkulmis
@barkulmis 2 жыл бұрын
1) Celinta Geela Lacelaa Waxaa layiraa Horayn 2) Markii Qeyb Lasoo Deynaayanah Horin Soo Daa Ama Qeyb Soo daa 3) Geedka Biyaha Baraagta looga Soobaxaa Waxaa layiraa Tanag 4) Fuustada Biyaha Uu Geela Kacabaanah Waxaa looyaqaan fuusto Gobol
@indianamohamedsheikh7923
@indianamohamedsheikh7923 2 жыл бұрын
😍😍😍😍
@mukhtarabdyofficiall4150
@mukhtarabdyofficiall4150 2 жыл бұрын
Tuladan macageed wll
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 2 жыл бұрын
Ilahoow somalia roob sii iyo naq’ xoolahaan gaaja dilay
@aweysciise1238
@aweysciise1238 2 жыл бұрын
Waxan u aqaan fuusto joog dheer Hada ka hor ayaa geel ku shubi jiray Xasuus baa galay
@mubaarikshukri206
@mubaarikshukri206 2 жыл бұрын
Man sh allh
@iskaamiin176
@iskaamiin176 2 жыл бұрын
Jac dheh iga joog ha dhihine hhhhhhh
@cabdiyuusuf459
@cabdiyuusuf459 2 жыл бұрын
CabdiCabdi.
@dubowabdikadir3642
@dubowabdikadir3642 2 жыл бұрын
Abyo somalia kaintee gela cateysana
@itsme-rs8tq
@itsme-rs8tq 2 жыл бұрын
Barkada tayuub ayaa u dowlis ah Ceelkana wadaan markaa muxu yahay Geela jirigaanka lagu shubayaa mida kle Barkadu tiirarkii cagsaarta ma lehee see Wax u jiraan
@maanka305
@maanka305 2 жыл бұрын
Waxaan Soo gudbinnaa kheyrka Fadlan Nasoo booqda جزاكم الله خيرا 💯
@dekowyare3899
@dekowyare3899 2 жыл бұрын
İn ad shubto ama warawisa ayey exed daqankabaa, ood raaga kanasiso.
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 2 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️
@BurcoTv9132
@BurcoTv9132 2 жыл бұрын
Meshaani waa meelma qaaba dooge Waxaan mooxayay in dhulku wada abaar yahay iminka
@burcokibir894
@burcokibir894 2 жыл бұрын
Gaashaamo iyo togdheer dhexdooda
Caruurta baadiyaha iyo howl karnimadooda masha Allaah dhaha
12:46
dhaqan kaaba
Рет қаралды 129 М.
السودان رايح جاي
52:52
Al Jazeera Documentary الجزيرة الوثائقية
Рет қаралды 503 М.
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 17 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
00:34
Micky Makeover
Рет қаралды 11 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
Sidaan udilnay abeesadii
8:46
dhaqan kaaba
Рет қаралды 44 М.
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Dhakhtarrr
Рет қаралды 881 М.
Shaqada baadiyaha iyo subag shiilid
12:21
dhaqan kaaba
Рет қаралды 150 М.
Waxaan noqday geel jirad😁
17:35
dhaqan kaaba
Рет қаралды 142 М.
Guriga la iga siiyey baadiyaha
11:25
dhaqan kaaba
Рет қаралды 67 М.
Geel Mataano dhalay weli miyad aragtay
53:36
LAAC TV
Рет қаралды 194 М.
Xasuusihii dhaqanka soomaalida aan uga tagay 2021 /2022
5:13
dhaqan kaaba
Рет қаралды 766 М.
Qurbojoog baadiyaha aroos kooda kudhigtay
21:48
dhaqan kaaba
Рет қаралды 955 М.
Did you like the picture with my cat? #cat #cats
0:28
Prince Tom
Рет қаралды 33 МЛН
Гаджеты вредно!!! ☎️😳😡 #funny #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,5 МЛН
il caldo fa brutti scherzi #dog #fight #punch
0:18
Cronache della Campania
Рет қаралды 28 МЛН
Вы так любезны
0:16
KOTVITSKY
Рет қаралды 5 МЛН