Goobweyn: Beerta Qumbaha ee Ugu Weyn Soomaaliya

  Рет қаралды 21,632

Xaaji Dirir

Xaaji Dirir

4 ай бұрын

Goobweyn, waa tuulo yar oo loo dalxiis tago, waxayna 15km waqooyiga ka xigtaa magaalada Kismaayo, gobolka Jubbada Hoose, Soomaaliya.
#somalia #kismaayo #goobweyn #xaajidirir

Пікірлер: 67
@kaalufshinni3576
@kaalufshinni3576 4 ай бұрын
Maad naga deysid Naarajiil waa af carabi, Qumbe ayaa af Soomaaligu lagu yidhaahaa
@keynaanhajjidirir
@keynaanhajjidirir 4 ай бұрын
Masha allah muuqal aad uqurux badan iyo tabin cajiib ah mahadsanid wll @xaajidirir❤️
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Shukran ugaas
@aiman78233
@aiman78233 3 ай бұрын
bravo muuqaalo xiiso leh.
@bisharorshe1882
@bisharorshe1882 4 ай бұрын
Xaaji dirir muuqalladiisa xogihiisa iyo inta Ku xiran runtii isma laha . War odayga wuxuu uqalma siiya Soomaaliayay . Horay usocod walaal
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 3 ай бұрын
Mahadsanid
@moepra1521
@moepra1521 2 ай бұрын
Walal xaajiyow maka helaya numberka odayga iska leh beertan ​@@XaajiDirirka
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 3 ай бұрын
Mashaalaah illaahow nabadgalyo nasii dhul waad nasiisay
@hamud45
@hamud45 2 ай бұрын
qoom nabad la iska siiyi majiro,ilaa ayaga keensadan mooye.
@Aliyare25
@Aliyare25 4 ай бұрын
Maasha allah ❤
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman 4 ай бұрын
Masha Allah wll guuleyso degaan iyo muqaalkan aad beey uu qurux badan yihiin No qabil magacaygu waa ilyaas 👍🏽👍🏽👍🏽👏🏾👏🏾🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Shukran
@caamirraagehussein289
@caamirraagehussein289 4 ай бұрын
Masha allaah degaan qurux badan iyo muuqal qurux badan 😊
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman 4 ай бұрын
Masha Allah wll guuleyso degaan iyo muqaalkan aad beey uu qurux badan yihiin No qabil magacaygu waa ilyaas 👍🏽👍🏽👍🏽👏🏾👏🏾🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@MahamedAhmed-ih5ru
@MahamedAhmed-ih5ru 7 сағат бұрын
Raggii loogu Tala Galay blogska❤❤❤
@lodoonelmi6875
@lodoonelmi6875 Ай бұрын
Ilahay ha idiin fududeeyo nolosha aamiin
@iniestacomps4376
@iniestacomps4376 4 ай бұрын
Dhul ilahay Nimco walba ugu nimceyey ayaan haysana alle mumulka dalka hayno hagajiyo
@muhudinaahmed5621
@muhudinaahmed5621 4 ай бұрын
Masha Allah HIBO WAX SO GUDBIN LEEDAHAY MEELA KALE KALA SOCON JIRAY KU SO DHAWOOW KZfaq QAABKA WAX SO GUDBISA CAJIIB AH.
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@ruweidaareis
@ruweidaareis Ай бұрын
Xaajidir maashaaa allh muuqaldan wadnka lagasoodoobayo aad ayey qurxbadanyiihiin lakiin aniga waxaan kudarsanlahaa dakaa inlcaawiyo oodaka soomaaliyeed aad. Kunhdaan wardakaan halcaawiyo ee haluumalgiliyo sohormar wanaagsan ugaaro wadnkeena
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka Ай бұрын
shukran
@yow4367
@yow4367 4 ай бұрын
Well prepared information ❤️ Post more videos You got new subscribers 👍
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 3 ай бұрын
Thanks
@ishasomaliatv
@ishasomaliatv Ай бұрын
sxb tabintadda wa cajiib hormar wacan
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka Ай бұрын
Mahadsanid
@theempire175
@theempire175 Ай бұрын
Wow Muqaal yar oo aan tik kaso arkay ba sababay inan video kasta oo Chanel ka ku jira dawado Documentary world class ah Hore u soco wll
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka Ай бұрын
Mahadsanid walaal. Soo dhowoow.
@VisitSomali
@VisitSomali 4 ай бұрын
Maansha Allah
@user-xc2cz6hi2r
@user-xc2cz6hi2r 4 ай бұрын
Wlal Masha horey u soco Astaan tv ayan kaala socon jirey lkin magacaada muuqaal ka dhexdiisa maadan ku sheegi jirin saan u raadinayay hada ayu algorithm ka KZfaq ka iiso bandhigey waxan kugula talinaa inaad magacaada muuqaalada dhexdooda ku sheegto documenttoryo badan nooso gudbiso mahadsanid guul ayan kuu rajeynaa
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 3 ай бұрын
Shukran
@MrShaarpo
@MrShaarpo 4 ай бұрын
Woow masha allah 🎉😮
@sallowadam5982
@sallowadam5982 Ай бұрын
Mansha Allah❤❤ Haji Dirir🎉
@YahyeAbdinor
@YahyeAbdinor 3 ай бұрын
muuqaal kaloo Qurux badan
@Canab-Cabdirashiid
@Canab-Cabdirashiid 4 ай бұрын
Mash allah 💖 🎉😊
@daimentraymi7962
@daimentraymi7962 4 ай бұрын
Mashallah beautiful ❤. I love how he cares about the coconut tree 🌴 ❤ he is amazing person.
@Lagubaray
@Lagubaray 4 ай бұрын
Dalwanagasan Iyo coolaad guuna,Naabad nabad
@somalitradingcommunity
@somalitradingcommunity 2 ай бұрын
mnshlla waan rajaynayaa inaad dhawaan gaadho 1million iyo ka badan waxaad soo gudbinaysaa macluumaad wax badan laga fa idi karo thnkz
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 2 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@deeqoali7949
@deeqoali7949 4 ай бұрын
Thanks for sharing
@user-dk5gn2dm3c
@user-dk5gn2dm3c 4 ай бұрын
Maliin kasta waan taga meeshan inkasto canbe hada lahayiin
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 3 ай бұрын
Zxp Soobadi Videos Ka noocan ah
@abdiharman7451
@abdiharman7451 4 ай бұрын
JARAAN-JAROOYIN GUUR GUURO OO MACMAL AH, MUU U SAMEYSAN WAAYEY BEERTA QUNBAHA, DADKAAS KUMA DHIBTOODEEN SI FUDUNA WAY U SHEYSAN LAHAAN WAXSOOSAAR BADANA WUU HELI LAHAA,
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 Ай бұрын
JUBBALAND HAVE A HUGE CAPACITY OF POPULATION BUT NO BODY CAN 🥫 STAY. WHY .IT NEEDS A LOT OF INVESTMENT EITHER 🏝 ISLANDS OR KISMAAYO ....
@omgdjag7568
@omgdjag7568 4 ай бұрын
Subhanallah simplistic life style yet so dangerous may Allah ease our people’s hardships
@xaalixashi5385
@xaalixashi5385 3 ай бұрын
Goobweyn lee arkaa .dhaay tubaako aaway?
@VisitSomali
@VisitSomali 4 ай бұрын
Wow
@Goobwayne
@Goobwayne 4 ай бұрын
Great content ❤
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Shukran
@aadamisports446
@aadamisports446 4 ай бұрын
Mahadsanid Xaaji Dirir, Erey bixintaada waxaa ay dib iigu celisaa waagii aan yaraa ee aan jeclaan jiray aqrinta boogaagta af Soomaaliga. Dhilinta hada jirtaa aad iyo aad ayeey igu baahan yihiin in luuqadooda si qoto dheer u bartaan oo ay qof adigoo kale ah barnaamishyadiisa joogteeyaan.
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@omgdjag7568
@omgdjag7568 4 ай бұрын
Amazing work i hope you’re account grows
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@ilhaamabukar1088
@ilhaamabukar1088 2 ай бұрын
Aad ayaa loogu baahnaa qof somali ah oo documentary nooga sameya dhulka somaliyeed
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 2 ай бұрын
Mahadsanid
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 4 ай бұрын
Hello hello gabadh reer goobwayn ah
@naciimocusmaan3693
@naciimocusmaan3693 3 ай бұрын
Qumbuhi biyaha bada xataa wuu kubaxaa waa geed cajiibah xeebaha kubeera😂
@wiilkareerhargeisa8380
@wiilkareerhargeisa8380 4 ай бұрын
dhowr jeer oon kaa daawadey youtube ay shirkadi leedahay waxaan ku fikiray muxu youtube isaga u gaar ah u furan waayey sababto ah waxaad leedahay Hibo soo gudbineed oo qofkasta oo ku daawada farax galineysa ku mahadsanid inaad bartan noo furtan waanan kugu xidhnaan doona waxaana talo iga ah inaad documentry yo ku darto barnaamijyada aad nala wadaageyso mahadsanid markale guuleyso
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 3 ай бұрын
GEEDKA WAA XANAQAYAAA😂😂
@Muuse-pp3wf
@Muuse-pp3wf 3 ай бұрын
sir baan idin shegayaaye degaanka waxaaa kailaalisan geedka cali garobko wayo maogal in gedkale kasoo baxo
@fardusqueen7369
@fardusqueen7369 4 ай бұрын
Somali dhulkeeda hailashato
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 4 ай бұрын
Mawduuca ,tabinta ,muuqaalkuba waa heersare weeyan horumar ban ku rajeynayaana .astaan tv ban hadaanan qaldaneyna kugu ogaa
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
Mahadsanid walaal. Halkan igala soco hadda kaddib.
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 4 ай бұрын
@@XaajiDirirka insha allah waa in qofkasta oo dhalinyaro ahna oo hal-abuur leh kuna suntan wax wanaagsan in uusoo gudbiyana waa waajib in lagarab istaago wan share gareeyeyna channelka inta ehelka iyo asxabta ahba .
@abuubakarmohamed5748
@abuubakarmohamed5748 4 ай бұрын
@@XaajiDirirka qofkasta oo dhalinyaro ahna hal-abuur lehna dadka wax wanaagsan usoo gudbinayana waa waajib weeyan wan share gareeyeyna channelka ehel iyo asxaaba horumarkaas baa inoo balan ahna .
@MahamedAhmed-ih5ru
@MahamedAhmed-ih5ru 7 сағат бұрын
Raggii loogu Tala Galay blogska❤❤❤
KOOYAAMA, KUN DEEQA!
7:35
Xaaji Dirir
Рет қаралды 31 М.
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 147 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 101 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 117 МЛН
ISKU DARKA BADDA IYO WABIGA - GOOBWEYN
14:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 156 М.
Qoore Daalay, Quudka Boqorrada Shiinaha!
11:42
Xaaji Dirir
Рет қаралды 35 М.
Gobweyn one of Somalia Tourism area (Eng Sub)
6:48
BAADISOOC
Рет қаралды 564
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
Ileyskii la illoobay -  Kulliyaddii Lafoole
29:12
Astaan
Рет қаралды 348 М.
Hay Booqan, Anigaa Booqday!
8:32
Xaaji Dirir
Рет қаралды 39 М.
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 147 МЛН