Пікірлер
@sakariyeroobleali6716
@sakariyeroobleali6716 3 сағат бұрын
Mahadsanid xaaji dirir.
@ibrahimsomali2982
@ibrahimsomali2982 7 сағат бұрын
Sxb youtube kaga wa radinayey ilahay haku barakeyo
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka Сағат бұрын
Mahadsanid sxb
@dayibalidayib348
@dayibalidayib348 8 сағат бұрын
Runtii habtaninta qumaaleed xaji dirir waxay i jeclaysay boqashada ha ibooqan oo aan yaraantaydi u arki jiray meel halis ah . Qof baan aaminay in uu deganyahy kk jin ahaa ila hadda intaa hayn ku arkay toga xorgoble 😅😅😅😅
@abdiato21
@abdiato21 9 сағат бұрын
Top video quality ❤
@nmb-p3z
@nmb-p3z 10 сағат бұрын
Aad bey u qurux badantahay Masha’Allah
@cabdirabbicabdilahi3464
@cabdirabbicabdilahi3464 12 сағат бұрын
Mansha Allah Xaaji Dirir warkiisu wacanaa
@Cici_mimi
@Cici_mimi 17 сағат бұрын
Walal Luuqadda Soomaaliga ahi Ilaahay Hodan Buu Kaagadhigay Markaasaad Cod Dahabi Ahna Rabbi Kusiiye. Sidda Cabdisalaan Herari Facebook, Tiktok Iyo KZfaq Aad Adigu Leedahay Kusoo Bandhig Barnaamijadaadda. Masha Allah Tabaaraka'Allah. 😍😍😍😍
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 11 сағат бұрын
Mahadsanid walala
@Cici_mimi
@Cici_mimi 11 сағат бұрын
@@XaajiDirirka Addaa Mudan.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 19 сағат бұрын
Adduunyada Raggu waa Shaqo dumarkuna waxeey rabaan ama Sheeko, Halka Soomaaliya Dumarku shaqo Tagaan, ragguna Sheeko. Wallee Ragg Maqabno Lakiin Dumar waanu Qabnaa.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 19 сағат бұрын
Reer Bari Iyo Reer Sanaag Gobolka Mudug Haku daydeen. Mudug weey isku tashadeen Oo Go'aan beey Qaateen, we Reer Barigii dadka Ugu Lacagta badnaa ma Hal laami beey saaranwaayeen? Dadka fooxa Iyo Timirta carabaha udhoofista. Allah Kareem Ilmo Addeerayaal.
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 21 сағат бұрын
❤❤❤❤ mahadsanid walaal
@abdirazakhajiali2415
@abdirazakhajiali2415 23 сағат бұрын
Aad baad u mahadsan tahay Haji Dirir. Qolyaha jinka la shaqeyato oo dadka Ka cuuduyo gaar ahaan FAQI BURAALE ayaa sheegi jiray laba magac oon si khalad ah u qaatay. Waxay dhihi jireen awoowayaal madaxa uga Kaca, garbaha uga Kaca sedkiinna iyo sooryadiinna waa la idiin siinayaayee HAYBOOQAN aada iyo weliba magac kale caawaan fahmey aad baad u mahadsan tahay sidaad ugu dhiirratay bohoshaas jinka loo soo diri jiray Haji Dirir
@Mohamedirshad114
@Mohamedirshad114 Күн бұрын
Asc somalia caalamka meelaha ugu dalxiiska wanaagsan waaye! Dalkii waa nalaga jeediyay dadkiina waa leysku diray qowmiyaat kale wey soo hayaamayaa anaguna waa sii hayaameynaa Allooooow sahal umuuraha
@helmi6196
@helmi6196 Күн бұрын
Masha Allah hooyo karti leh
@user-st7cu8rn4h
@user-st7cu8rn4h Күн бұрын
❤❤
@CabdiraxmaanmaxamuudMaxamuudca
@CabdiraxmaanmaxamuudMaxamuudca Күн бұрын
Guulbaa kuu rajaynayaa zxp
@user-fi5lz8hz2o
@user-fi5lz8hz2o Күн бұрын
Jinki hallow iyo hayboon ku qaate
@Call_me_Abe
@Call_me_Abe Күн бұрын
👍 well done!
@AbdiasisyusufNuryusuf
@AbdiasisyusufNuryusuf Күн бұрын
Gacanka cadmeed weeye ee badda cas ma aha mundane!!!.
@NadarDahir
@NadarDahir Күн бұрын
Masha Allah waa dhul taariikh ahi ilaahy dadkeena ha mideeyo dhulkaasna inaa dhisano oo ilaashano allah noo kaso
@WaadiAmir
@WaadiAmir Күн бұрын
Xaaji dirir - Sxp barnamij Yadada , Aad Ban ula Dhacsnhy ...😊
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka Күн бұрын
Shukran sxb
@jeydirir
@jeydirir Күн бұрын
Mashalah youtuber wanagzn oo soo jedin wnagzn leh Horay usoco zxb inshalh😊❤
@yaxyecawil2851
@yaxyecawil2851 Күн бұрын
Wad ka duwantahay yutuberda kle zxp keep going
@fastfilms2
@fastfilms2 Күн бұрын
Zxb instagramkaga isheeg
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka Күн бұрын
@Xaajidirir
@zerzalman
@zerzalman Күн бұрын
waa muuqaal cajiiba runtii 🔥🔥🔥
@nasiyahalimahamed
@nasiyahalimahamed Күн бұрын
Alla mxn dhul hysana 😢😢 blse dad bahdil ayann nhy oo qabiil ku mashquulsan
@nasiyahalimahamed
@nasiyahalimahamed Күн бұрын
Allahuma barik hooyo mcn guulayso kaliga ma adan guulaysan ee xitaa ciida ayaad ka ilaalisay nabaad guur in ka bdn beer insha alllah ❤🎉🎉
@user-ws6fr3xx6u
@user-ws6fr3xx6u Күн бұрын
Ninkaas ha la maamuuso runtii cali naf hurnimo ayuu sameeyay.
@ayaanlesoraan2080
@ayaanlesoraan2080 Күн бұрын
Wlhi incredible video In my opinion 🎉
@ayaanlesoraan2080
@ayaanlesoraan2080 Күн бұрын
Wlhi incredible video Qaab dubitaanku waa ku cusub ka somali ahaanteena In my opinion 🙏 Waxaad isku mid tihiin qaab duubintaanka sida future brothers ay udebeeb tourism gobolada waqooyi 🎉👏🙌🏻
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg Күн бұрын
Waxaan u bogay odayga engineering ka ah ee madaxdiisa ku meel mariyay wadaada mee nimankii reer hawd ee reer puntland ee faanka badanaa puntland ma garoowe bosaaso iyo gaalkacYaa nimakaa godonsan sidii gobolka sanaag ee somaliland godonka uga saar tay
@Cici_mimi
@Cici_mimi 19 сағат бұрын
Idooroow Sanaag waa Puntland waana Niman hartiya. Bari Iyo Sanaag, Mudug Iyo Nugaal Iyo Sool Intuba waa Dhul Darood waliba 95% Harti. Goojacade 2 Haddaa rabtaana, diyaar baanu idiinahay.
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg Күн бұрын
Aniga oo reer somaliland ah waxaan ku faraxsan ahay dadkaasi waxay qabsadeen jid kaasi waxa uu u bahan yahay hal cagaf oo puklinine iyo hal caf oo shawel ah in dadkaa waxa la taro dadkan ayaa caawin u baahan
@abeleli2651
@abeleli2651 Күн бұрын
Muuqaal iyo cod aad uqurxoon
@sayidka.6122
@sayidka.6122 Күн бұрын
Heer Puntland maahi hadana runti waa kufarxaa markaan arko dhul somaliyeed oo ilaa xad dowladnimo kamuuqato. Caqabado waa jiraan hadana Puntland waa meelaha ugu nolosha wanaagsan dhulka somalida, dhanka amniga iyo isku xirka magaaloyinkana waaba ugu si horeeyaan. Waa tusaale fiican oo natusinaayo inaan wax badan qabsan karno hadaan somali nahay.
@elman9174
@elman9174 Күн бұрын
Beautiful video, I just looked how the video and the sound of the oud Matches. Thanks for sharing with us
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay Күн бұрын
Dalkan Dadkiilahaa Maadaama Aydhisankariwaayeen Waxaa Dhisandoona Ethiopiyaan .
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Күн бұрын
Godkas hayboqan wanlafahmine kunansano kahor waxakudhacay dhagax samada kasodhacay odhulka sida ugostay wunakujira wanamacdan qaliya jahli bainahaye halabaro
@Mohamet-Opderahman
@Mohamet-Opderahman Күн бұрын
Keliya weriye waxaan laguugu gaadheen Habka Soo jeedinta & Muuqaal diyaarinta runtii
@Mohamet-Opderahman
@Mohamet-Opderahman Күн бұрын
Hooyo karti leh runtii weeyaan