Goroyooy Gabbal Kuu Dhac || Xasan Aadan Samatar || Hees macaan || HD +Lyrics

  Рет қаралды 1,749,073

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

4 жыл бұрын

HEESTA: GOROYOOY GABBAL KUU DHAC
EREYADA: ABWAAN XASAN X. CABDILLAAHI GANEY
LAXANKA: AXMED NUUR JAANGOW
LUUQDA: XASAN AADAN SAMATAR
_______________________________________________________
EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
_______________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL - LYRICS, waxa aan rajaynaynaa qaabka aad noo soo booqatay in aad noogu xirnaan doonto adigoo rukumanaya channelka.
Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aanu soo gudbinnay:
• Like saar fadlan si uu asxaab kale oo badan u gaadho muuqaalku.
• Subscribe (Nagu soo biir)
• Comment (Ra'yigaaga kasoo dhiibo muuqaalka)
• Share (sidoo kale la wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad nala wadaagaysoba waxaad noogu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
Sub
/ @qaraamchannel
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbinnaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii ka dambeeyay ee dhexeba, laga soo billaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeennii soo jireenka ahayd iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oo sida aan filayo aad markhaanti ka tahay adiga daawadaha ah in video kasta eynu soo gelino channelka aanu isku dayno in aan helno wixii markaas warbixin aan ka heli karno oo ku saabsan heestaas, annagoo la xiriirna macallimiintii ka qayb qaadatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karno mahadi haka gaarto dhammaantoodba, si aan uga ogaano inta badan dadka ka qayb qaatay heestaas haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahayd. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aanu isku dayno in aan usoo gudbinno sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo,.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas u raadinno warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan innagoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay noogu hagar-baxaan markasta oon la xiriirno.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay dhammaantood iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay keenaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban ha u siyaadiyo (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan nagu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusnay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If its your first time please consider subscribing to this channel
/ @qaraamchannel
In this channel we post some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video we upload we do as much research as we can on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or song writers (poets) to get accurate solid information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well.
And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (we pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
We are glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button and comment on every music video you come across and also share with those who are interested as well.
Thanks.

Пікірлер: 366
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
SIXID: 1:22 - Geerida mid yidhi hoo*, 3:22 - Geriyaad* ma ku anbaday, *Geriyaad waa ban magiciis 5:07 - Midba gees* ka joogee, (“Garab” baan qoray halkaas oon markaan qorayay madaxa ku hayay, macno ahaan waa isku mid laakiin sax kuma noqonayso sida ay heesta ugu jirto). ___________________________________ 👉🏽2:25 Gaax: 1. Wixii wakhtigii la soo saari jiray aan la soo saarin ee la uruuriyo oo dib loo dhigo oo dhan; 2. Caano is gaadhay oo candho xoolaad ku baaqday. 👉🏽3:03 Gabaahiir: Dhibaato weyn; Meel dhibaato saamaysay oo aan dad iyo duunyo ku noolayn. 👉🏽5:39 Guunyo: Xoolo, Maal. 👉🏽 5:44 Gabadano: Dhaxan badan oo dabayl wadata; Dayradhaaf. 👉🏽3:22 Geriyaad: Waa ban (dhul bannaan) magiciisa kana tirsan gobolka Awdal.
@walalozman8222
@walalozman8222 2 жыл бұрын
Sxb (maxaa samirka gaaxdaa nasiib gaabiya dilay) ifaahfaahi
@abdiwalidaudhassan6036
@abdiwalidaudhassan6036 2 жыл бұрын
Inaan Intaas Saxo Ayaaban Commentiska Usoo Galay, Waad Dhamaysay Sxb, Allow Hanoo Waayin Geesiyaal Suugaanta Garbo U Ah Goor La Joogaba.
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal Жыл бұрын
5:07 midba gees kajoog yiri
@cabdilaahimcawad
@cabdilaahimcawad Жыл бұрын
@@walalozman8222 sxb sidaan anigu caqligayga u macnayn karo waa Macnii hadii wax kugu dhacaan (sida inaad qof jeclaatay lkn uu kugu diiday oo kula wadi waayey ama kugu saydhiyey) oo aad wixii kugu raagaan oo inaad u samirto aad go,aansato (macnii aanad is odhan waar waa kaa kugu diidaye adna la colow oo nac oo colaadi) lakin wakhtigii nabsi baxu kugu raago macnii samirkii haba kugu raago xataaye waa uun kii dila qofka loo samray (macnii ibtuu kii wax hor dafiray intuu isagii jacaylkii dib kaga dhaco labada dhibta jacayl ee labada qof isaga danbaysay ka danbe ee loo samir badiyey ayey dishaa
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
​@@walalozman8222 walal waxay la macno tahay adiga oo wax badan qof aad jeceshahay u samraayay markii samirkaagu kuu soo dhawaadana qofkii ama dhooftay ama dhimatay (maxaa samirka gaaxda nasiib gaabiya dilay)adigu waad samirtay balse waxaadan fileynbaa yimi inaa fahantaa filaa inkasto Heeta erayadeda isku sitkanyihiin Marwalba hessta waa la dhuxaa eryaba intuu eray ka dambeyo wuu kusii macneynaya yacni wuu isfasiraa afkeenu🙏
@nabadraadshe
@nabadraadshe 2 жыл бұрын
Waa galab oo ay cadceeddu ku sii jeeddo godkeeda, Sannadku waa 1976, waxaan ku suganahay agagaarka Ceel Gaab, waxaan maqlayaa heestan oo laga sii daayey raadiyo Muqdisho. Waxay ka mid aheyd riwaayaddii " Dumistii aqlkeyga iyo arooskii inankeyga" ee uu sameeyey abwaan Xasan Ganeey.
@daadir9435
@daadir9435 2 жыл бұрын
Nabadraadshe waxaa hubaa inaa u soo joogtay waqti cajiib ah
@nabadraadshe
@nabadraadshe 2 жыл бұрын
@@daadir9435 waa sidaa adeer. Adiguna waqti badan u sii joogi doontaa.
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 Жыл бұрын
Alle cimriga iyo Caqligaba hakuu siyaadiyo ustaad
@ribihabdullahi3493
@ribihabdullahi3493 6 ай бұрын
Nabadraadshe adeer markasta oon arko qoraalkaaga waxaan dareemaa inaad tahay qaamuus nool oo ay tahay in wax laga qoro, ee fadlan wax reeb adduunkaan la isma siine mahadsanid mudane
@user-zb8lh6dq2h
@user-zb8lh6dq2h 2 ай бұрын
2024 daawananaa kawarn😂😂
@faraxcabdisamad7159
@faraxcabdisamad7159 Жыл бұрын
Caashaqani muxuu gabay Labo guusha Wada jecel God muxuu kala Riday Labo Guur isku ogaa Geerida mid yiri hoo😭😭😭😭 Saleban xbbi ifka kugu waayee Aakhiro Alle haynagu kulan siiyo Alle qabriga Hakuu waasiciyo😭😭😭😭
@axmedibrahim4746
@axmedibrahim4746 Жыл бұрын
Alle Ha U Naxariisto WlloH Heestu InaY Kaa Hadlayso Moodaa😢
@CarabShiikh
@CarabShiikh 10 ай бұрын
AHUN WLL QISADAADA WAX MA IGALA WADAAGI KARTAA
@khalidkhapirka5048
@khalidkhapirka5048 9 ай бұрын
Aamiin Allaha unaxariisto wll🤲🥺😭
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 5 ай бұрын
Allah ha naxariisto 😢
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 3 ай бұрын
badal khayr qaba alle haku siyo wllo Geridu wa xaq
@maaxcalimaax1163
@maaxcalimaax1163 Жыл бұрын
Waa goor fiid ah abaaro 9:15 pm. Habeen axad ah, bishuna waa march waana 18keedii 2023. Waxaan ku cawaynayaa liido. Xeebta Liido, shaki la'aan waa goobta loogu caways tagista badan yahay. Sababtu waa in aanay jirin meel nafta uga roon. Tagisteedu waa nafis. Godob qaaday waayuhu Anna gooni ma ii dhigay Gabaahiir ma igu furay Geeriyaad ma ku anbaday Sow ma ihi geddeedii Goroyooy gabbal kuu dhac Adduun hawli kama dhammaato!
@najmoclladiif5011
@najmoclladiif5011 Жыл бұрын
www hbeenkasi hbenkan dbashuu ku beegna😍👌🥰
@maaxcalimaax1163
@maaxcalimaax1163 6 ай бұрын
​@@najmoclladiif5011 Kun sagaal boqol iyo kkkkkkk. Dhalasho wacan gacalo.
@ibraahinxabeeb3144
@ibraahinxabeeb3144 3 жыл бұрын
Abwaan fanaan intaba waa kuwii hore yaa igu raacsan xasuuuuus 2020/1216 hada ayeyba igu socotaa
@Ciidle1
@Ciidle1 4 ай бұрын
Qof nool ma dhiman kara hadu dhiman karo sow heestani kama hadlayso dareenka aan caawa qabo Hada mudo sanad ah baa laga jooga wana kaso cafimadey ba xanuunkeedi se wuxu xidhiidhkeedu igu noqdey mid xanuun badan xasuus na badan 😢 Waxan se leyahey noolow huno adiga iyo ninkaguba 😊
@user-ds9yr4dn3g
@user-ds9yr4dn3g 2 ай бұрын
Amin adna Gari gogol wcn bowe
@Ciidle1
@Ciidle1 2 ай бұрын
@@user-ds9yr4dn3g aamin huno mahadsanid mar walba qofka tahey qofkagii maha
@fatxijamaal1446
@fatxijamaal1446 2 жыл бұрын
heestaan aniga ayeeba igu socoto 😥Godob qaaday waayuhu Anna gooni ma iidhigay😭💔
@Somalicommunity1
@Somalicommunity1 Жыл бұрын
Eebbe ha kugu guuleeyo jacelkaaga ina adeer
@lakishidane2944
@lakishidane2944 3 жыл бұрын
Umaan baran inaan dhageysto hees uuqaaday Xasan Adan maantay waaa ikan aduunyada wey wareegsan tahay wado aan shalay kabaxay ayaan maantana ku imid waloow uu jirin dareenkii shalay ookle hadana ma iloowin wayihii aan isla sooqadanay qofkaan dartiis heestaan udhageysanayo 😌 koley maantay waa aabe nolasha maxumeyso 🤲
@kawsarcumar7513
@kawsarcumar7513 2 жыл бұрын
Gaclo aduum war iyo sheeko ayaa ka hadha calf baa dadka kla geeya se muhimdu waa in ad soo argty dhadhnka jacylka oo ad wx so cshaqady nolol smo iyo sreedo le bn ku rajynya
@AANOUR1
@AANOUR1 2 жыл бұрын
Waayo aragnimo fiican, ayaa laga helaa casharada dunida guudkeeda kugu soo mara, Wakhtiguna waa dambeeyaa ee mid fiican allah hakaaga dhigo
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 3 ай бұрын
Anaa kugursanaa boogta kaadhayaa
@iidyuusuf3120
@iidyuusuf3120 Жыл бұрын
Gabadh aad is jeceshiin markaad lacag haysan xumaa abahaana waxba hayiin😭😭😭😭
@KhalidFidhiq
@KhalidFidhiq 6 ай бұрын
Sxp xalku waa,geel hawd daqaya iyo xoolo hayn ku jiraa halkay is ka haleeli... lipaax ha u jabin .halka haday marayso ka qanac
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 24 күн бұрын
Haa wllhy mardii aduunyo aad heysan ina Soomaaliyad waa laga gaabsadaa 😢​@@KhalidFidhiq
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 4 ай бұрын
😢😢😢😢💔💔qofaa jaceylaa wax yar isla muranay iga tagay caashaqa muxuu i gabaa aniga oo kugu guleysan 😢
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 8 ай бұрын
Allahayow u danbi dhaaf abwaanada isaaq dhamaantood waxay nooga tageen murti dhaxal gal ah iyo dhaqan wacan
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 7 ай бұрын
Aamiin dhamaantooda abwaanidii duryadeed hal abuur iyo murtiba dir baa laga soo gaaray❤
@nuurhubane
@nuurhubane 7 ай бұрын
​@@ilwaadAbdurashiid4631 ku dar in codadka mcn iyo laxamada ugu macaan hg laga soo gaaray😅❤
@cabdicabdulahi
@cabdicabdulahi 6 ай бұрын
Abwaanada soomali oo dhan ayay abwaano u ahaayeen ee umada cunfiga iyo xanuunka qabyaalada ka daa☝️
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 6 ай бұрын
​@@cabdicabdulahiani isaaq ma ahi sxb Majerteen baan ahay
@abdiasisabdalle5344
@abdiasisabdalle5344 Жыл бұрын
Waa dhamaadka wakhtiga xagaaga iyo bilowga wakhtiga jilaalka oo magaladayda aad looga qadariyo waa badhtamaha bisha November 2022 habeen khamiisi soo galayso waxaan ku laydhasanaya balakoonka guriga aan ka galo magalada, iyadoo agtaydana aanu ka madhnaynn codka dahabiga ah alfanan xasan aadan samatar ma aqaano waxan daremayo farxad hilow jaceyl mise wax kle waxay naqotaba waa loo joogi doonaa
@Somfox1
@Somfox1 Жыл бұрын
waayo waayo .. iyo markii Somali gobta ahayd ee ay is jeclayd ... the Legend Xasan Aadan heesaha jacaylka ka sokow waxan aad u jeclaa heesihii Wadaninimada Somaliyeed sida Ducaysane wiilkayow anoo danyar baan ku dhalay
@sikaawe
@sikaawe 2 жыл бұрын
In English for those who cannot understand Somali properly • this love misled two that love success together • Oh it thrown in separate caves the two agreed on marriage • Oh it made one taste death • O’ with a long journey a luck moved thirsty lovers separately • It tied down each one in a separate tree[x2] • Any overdue patience is always beaten by a slow moving luck • O’ but not for me this time anyway [x2] • A misfortune by circumstance made me lonely • And it tied me down in a desert • O I lost in Geriyad desert land • So I am being like an ostrich at sunset [x2] • Oh this love neglected two farsighted ones • It separated them in waterfalls • It made each one stuck on one side of Golis mountains [x2] • Lack of wealth caused two be empty-handed and get beaten in the cold [x2] • Any overdue patience is always beaten by a slow moving luck • O but not for me this time anyway [x2] • A misfortune by circumstance made me lonely • And it tied me down in a desert • O I lost in Geriyad desert land • So I am being like an ostrich at sunset [x2]
@hasanfarah9045
@hasanfarah9045 2 жыл бұрын
8
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 Жыл бұрын
Well done 👏 👍 👌
@cabdicasiisjirde926
@cabdicasiisjirde926 Жыл бұрын
Good translation 👏
@cabdishakuurmaxamed-bp1xv
@cabdishakuurmaxamed-bp1xv Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SareyFarah
@SareyFarah Жыл бұрын
i agree with you, of course if we don't collection our old musical songs , and traditional, these memories will be extinct😢
@abdiwaliabdullahi4966
@abdiwaliabdullahi4966 2 жыл бұрын
Heestan Waxaan kumaray saxaraha liibiya ilaa intaa Eurube galayay ilaa hada waa dhagysan xasan aadan samatar lagend wixii iga danbeeya salama 🙏
@nuraaden3653
@nuraaden3653 2 жыл бұрын
Qisada heesta maxy ahyd wll
@abdiwaliabdullahi4966
@abdiwaliabdullahi4966 2 жыл бұрын
@@nuraaden3653 Gabar aan is jeclayn baan kasoo safray hada Iyadana Eurupe bay joogto balse ninkle bay udhaxdaa
@ismailabdullahi8174
@ismailabdullahi8174 2 жыл бұрын
Ugaaas ane hadaa dhagesanaa 5 daqiiqo iga horesaa kaliya salama
@sacdiyamaxamed849
@sacdiyamaxamed849 Жыл бұрын
🖐️🥺
@qalinleshow2102
@qalinleshow2102 3 жыл бұрын
Waa ereyadii iyo xikmadii abwaan xasan x.cabdilaahi xasan ganay inta daawanaysa 16 01 2020 laykta ii saara
@abusalman1242
@abusalman1242 2 жыл бұрын
Gabaahiir ma igu furey, Geeriyaad ma ku anbadayeey. Wllo maaha ceeryaan ma ku ambaday ee waa Geeriyaad ma ku anbaday. Geeriyaad waa ban wayn oo ku yaala inta u dhaxaysa tuulada geerisa iyo caashacaddo ee gobolk Awdal. Waana ban lagu lumo.
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 5 ай бұрын
Heestani waxaad mooda inay aniga iga hadlayso Waa jimce soo geleyo tariikhduna tahay 15/2024 Sacduna waa 11:9pm fiidnimo Cidi iga danbaysaa farxad ku waara 🎉❤
@user-bq2pt2kh5d
@user-bq2pt2kh5d 5 ай бұрын
❤❤❤ heesaha somalidu ku raxaystaanba anaga iska leh show masha.allaah Xasan duufle codka Erayada abwaan Xasan ganey
@hersijama6905
@hersijama6905 3 ай бұрын
Soomaali looga maadha waa QABIIL, oo dhan walba wuu ka qaribay. Anigu Xasan Adam Samatar kuma aan reer ahi laakiin Xasan Aadan Samatar waa ASTAAN QARAN ay jinsiyadda Soomalidu leedahay. Inkasta oo uu yahay ABTIGEEY. Hargeysa ayaan kaa soo salaamayaa fanaan aan liicin kana bad-baaday dhaqanka qabaliga ee Soomalida. Mahadsanid
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 24 күн бұрын
"Duunyada maxay laba; gacantoodu marantahay- gabaadano ku haysaa "😢😢😢😢 waan ilmeeyay waxan soo xasuustay gabadh aan is jecaleen oo aan u waayay Lacag aanu ku midowno aduunyo la aan 😢 19-7-2024- Sabti soo galeyso💔
@queentacadalefaadumoladan4122
@queentacadalefaadumoladan4122 11 ай бұрын
waaa 1/9/2023. malin jumco ah waxaan jooga somali gar ahaan mugdisho xaafada daarusalaam oo aan nefis u tegay iyo xasuus tii jeceyl sanado badan aan wakiilka ahaa balse godobi tiro macsalamo 😢😢 kuma helmaamidoono Cabdisalaan keygii 😢 kuu xiisey inkasto leyga kaaa fogeyay aduunka 😢 waxaan rejeynayaa inaa maalin ❤ cadawgu😢 inaga dhexbixidoono insha allaah ❤ oo dib umidowno familkii sidaa noogartay inagama warhaayaan wayaheen iyo dhibta aan daremeyno ma hurdo 😢 oo waan gebay 😢 aduun hadii aan isku calfan waxaan rejeynayaa inaa aakhiro allh nagu kulmiyo insha allaah alle ayuu amarkiisu hirgalaayee teyna ha inoo yeelo😢❤ l love you 😘❤️ Cabdisalaan keygii 😢
@user-ds9yr4dn3g
@user-ds9yr4dn3g 2 ай бұрын
😢alow Dib indin kulmiyo
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 9 ай бұрын
Xasan ganay abwaan caadi ah maaha xag walba nolosha waxuu tiriyey nolosha dhinacwalba wax ka tiri cimri dheer iyo caafimaad aakhiro Allah ha u naxariisto isaga iyo in badan xaga dhihida erayada wacan ie mean abwaanada😮
@nazdalaan
@nazdalaan 11 ай бұрын
Subxaan!!! Raspy voice… Xassan Adan codkiisu Inaba CAADI MAAHA!!🔥🔥🔥🔥…”aan xasuusiyo dadka yar, heestasn laxankeeda waxaani leh Maxamed Nuur JAANGOW..naxariistii Jano Allaha ka waraabiyo, nin Wuxuu ahaa Geesi, daacad ah oo aan runta cidna kala gaban, Salaadi Kama tegi jirin wax walba oo uu hayo… mar labaad Illah ha naxariisto. Amin
@mohameddhegjar3489
@mohameddhegjar3489 2 жыл бұрын
8/10/2021 2:36:pm haben jimco ah gobolka sool jewi degan oo Rooban baan dhagaysanayaa way igu socotaa axyaa qaraam xasan adan baarqabka fanka somaliyed keep going
@chamanour7918
@chamanour7918 Жыл бұрын
Ok
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 3 ай бұрын
Laxanakan iyo erayadaan isku soohaan qarnigaan nin keeni karaa ma jogaa somaaliyey allha unaxristo bahdii fanka intii dhamatay 😢
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 Жыл бұрын
Kama xiiso dhaco dhegeysiga heestan aan dhegeysto waqtiga habeenkoo badh tegey 💔💔💔
@ahmedseyidali2736
@ahmedseyidali2736 Ай бұрын
Heestaan waxan dhageystay 19/06/2024 sacadu tahay 8:15 daqiiqo oo habeenimo waxan joognay canada gaar ahaan caasimada toronto Aniga iyo saaxibkey caydaruus
@karamoige5268
@karamoige5268 Ай бұрын
What a amazing song.!😮 Legend Xasan aadan samatar. Still listining 20/06/2024 Thusday.🎻🔥
@asiisaabdirahman5245
@asiisaabdirahman5245 2 жыл бұрын
Geerida mid yidhi hooo 😭26/5/2021 jana fardawsa allh hakaa waraabiyo 💔🤲😭
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Aamiin.
@mahameddekabdi379
@mahameddekabdi379 2 жыл бұрын
Aamiin baayo xanuun weeye qofkaaga markaad waydid AUN adna samir iyo iimaan alaha kaasiiyo
@ademhussien2194
@ademhussien2194 2 жыл бұрын
Aamin hppti
@nuuramaax8275
@nuuramaax8275 2 жыл бұрын
Amen wll mcney xanuun weyn weeye Alle Samir iyo iman haka siiyo
@shaaficicabdi5666
@shaaficicabdi5666 2 жыл бұрын
Alla yaraxmak zooraan ismacil sugule zomaliyoo dhanbay geeridu ka fogaysy Alla niyada hakaa reebo qof wanagsana booskiisii hakuugu bedelo 🥲💯
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 Жыл бұрын
Kanaalkan waxa an ku jecelahay waxa jooga dad xeerarka kala duwan ee qoraalka kasaaya. Waxa aad tihiin dad xirfad u leh hawsha aad haysaan, eray kasta oo heesta ku jira fahmaya afka iyo dhaqanka aqoon u leh. Hore u socda saaxiibbayaal.
@hamzemohamed3398
@hamzemohamed3398 4 жыл бұрын
Heees aad u macaan oo jawi degan ku beegan tay weeyi Habeen rooban 26/7/2020
@cabdirisaaqqawdhaancumar9641
@cabdirisaaqqawdhaancumar9641 Жыл бұрын
Caawa 11:00 habeenimo saacada bartamaha yurub gaar ahaan Germany aan ku noolahay 19. 09. 22 habeen isniina Qisadayda waa jacaylkaykii geeridi nagala fogaysay 😢 Sacada wax qorayo waan ilmenaya minit kasta aan xasuusto Jacaylkayki 😢😢 ajanabiga ee geeridu nagala fogaysay Isoo duceya in ilaahay qalbigayga holcaya naxariis igu badalo Suaal aan ayaan walalayga muslinka waydinaya? Qof aan ka diin ahayden Oo is jeclaydeen Haduu dhintomarka xaduusato ma uducayn karta 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
Haduu muslin aha oo isku diin aheydeen waa u duceynkartaa walal alaha kaaga reebo qalbiga 💔 hore uga soco oo noloshaada wado
@aliabdirahmanjama650
@aliabdirahmanjama650 3 жыл бұрын
Ereyadii abwaan xasan ganey codkii samatar riwaayadii dumistii aqalkayga iyo arooskii inankayga
@faadumoyuusuf4981
@faadumoyuusuf4981 2 жыл бұрын
Heestaan waxaan dhagaystay habeen roobaan jawi dagan ani iyo sxiibkay iyo safar quruux badan 🥰🥰🥰
@halashalas8844
@halashalas8844 3 жыл бұрын
Heestan sxbkey ayaa ku xasusta oo iga foogaadey 🥂waa la isku so noqon wixii nool aduunyada
@adnankafi4035
@adnankafi4035 3 жыл бұрын
Midba gees ka joog yidhi weeye listening at kampala
@qadancabdiqadir3849
@qadancabdiqadir3849 2 жыл бұрын
Waa goor casar ah oo jawi degena taariikhdu 5 mar 2022 saxaduna 4:26 galabnimo .. heestan aadbay ii xiiso galisay
@nasrahapoon1532
@nasrahapoon1532 2 жыл бұрын
20/5/2022 old is gold
@abdirahmanmohameddiini2216
@abdirahmanmohameddiini2216 2 жыл бұрын
@@nasrahapoon1532 26 May 2022 😋😋😋
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 3 жыл бұрын
Heestan adigoo gadhinba waxad ladawkhaysa laxanka aadka umacan waa riwayadii galbeed waa laxoreyay waras gagixisay
@aliabdirahmanjama650
@aliabdirahmanjama650 3 жыл бұрын
Dumistii aqalkayga iyo arooskii inakaga
@asiyaabdullahi7922
@asiyaabdullahi7922 6 ай бұрын
From Asia mohamed😢😢
@anuushmohamud4571
@anuushmohamud4571 2 жыл бұрын
18/7/2022 hben isniin baxeeso sacadu waa 9:25 fiidnimo sadexsac io bar ku dhawad Waxan u dhagesanaya qof dartii kaso aan waqti kan ugu qurxan isla soo qadanay mudo sanada blze ugu danbeyn wayaha io calafku nakala geeyay 😭💔 3 years kadib kala harkeeniii ayuu haben dhexdasa iishegay inuu guursan doona waku farxay wlh mustaqbal in qofku samesto waa wax wngsn illahay Ha u barakeyo noloshiisa xaas wngsn oo bariya isfahman allaha uga dhigo illahay kuma xumeyo nolosha awlaad bariyana allaha siiyo amen guul baan ku rajeynaa alpi 😭💔🤲🤲🤲🤴
@hassansuleiman1327
@hassansuleiman1327 Жыл бұрын
Gobanimo walaal adna ilaahay reer wanaagsan hakugu arsaaqo iyo say wanaagsan samirka iyo niyad wanaaga aad muujisayna hakugu abaaliyo
@anuushmohamud4571
@anuushmohamud4571 Жыл бұрын
@@hassansuleiman1327 Amen wll dhamanten 😊
@SareyFarah
@SareyFarah Жыл бұрын
Legedn hassan adan Samatar ❤Maxad samir kagaaxdaa❤nasiib gaabiyaa dilay❤misna gaari waayoo❤ Alla Xusuusaha Qaar macaanaa😢😭❤15-6-2023 😊Thursday
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
تسلم يا عملاق صوتك من ذهب يا فناني العزيزحسن اذم سمتر
@simanabdulahi5126
@simanabdulahi5126 2 жыл бұрын
تسلم اخي العزيز
@aaminozahraa8463
@aaminozahraa8463 Жыл бұрын
احلي شيء
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Geerida mid yidhi hoo weeye lakin maha geerida mid dilay
@najmaabdimohamed
@najmaabdimohamed 6 күн бұрын
8/7/2024 hada aragtid love ha ila dhaafin qofkan jecel 😂2 mar buu guursaday ana wali maba helin qofkan rabay😂😂😂😂😂
@Cartan7
@Cartan7 3 жыл бұрын
somali waqoyi ayay maraan buuraha golis uu hal-aburka heesta ku tilman sinayo
@farxaannuur2371
@farxaannuur2371 2 жыл бұрын
waa riwaayadii galbeed waa laxoreeyay ee waarso ayaa gaagixisay ayay kujirtay erayadii xasan ganay laxankii jaangoo codkii xasan adan samatar
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 2 жыл бұрын
Faarax nuur waa dumistii aqalkayga iyo arooskii inankayga riwaayadda heestu ku jirtay.
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 Ай бұрын
Back here July 2024 like ha iga xaasidina doonfaar iska kiin dhashee nacala sheydaan ku yaalo heestu wey igu socotaa Wales 😅😅😅😅😅😊
@ubahosman3749
@ubahosman3749 Жыл бұрын
Guunyadu maxey laba,gacantoodu marantahay,gabaadano ku heysaa 😞✅
@user-qo6ym8sd9v
@user-qo6ym8sd9v 6 ай бұрын
Noloshii hore iyo waayaha jacaylka dhamaan erayadu waa somali wada sax ah Banka halista badan ee geeriyaad Buuraha golis Gabadano dhulka hooyo ayuu abwaan hassan ganey sheegay
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 3 жыл бұрын
2021 walahi heestan aad ban u jeclahay 😫
@roodasalaadsaalax970
@roodasalaadsaalax970 3 жыл бұрын
2021 Biahii 1aad ayaan Dhegaysanayaa
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 2 жыл бұрын
Godob qaaday waayuhu! Saw ma ahi geddeedii Goroyooy gabbal kuu dhac! Maalin Arbacaa, bishuna waa November, TAARIIKHDU-na waa 03/11/2021 Goortaynu joognaa waa 2:03 pm Adduun hawli kama dhammaato.
@user-ds9yr4dn3g
@user-ds9yr4dn3g 2 ай бұрын
Gunydu. Mexey labo Gacantodu maran thy Gabadana ku heysa wan jeclahy shilina ma hyo xarana ma rbno sharafna wa rabna 😢😢
@ahmedakhyaar5701
@ahmedakhyaar5701 3 жыл бұрын
Labba buurihii Gollis. Midba gees ka joogee.
@abukarmaxamed3369
@abukarmaxamed3369 3 жыл бұрын
Legend hassan adan samatar
@waxbadanogowwbo99
@waxbadanogowwbo99 Жыл бұрын
Waa goor Fiida abaar 8:32 caawa anooo mirqaaamaya kuna jira jawi dagan ayaaan heestan si kadis aha u gaystay waxaana soo xasuustay jacaylkaygii iigu horeeyay iiguna danbeeyay hada markaan sooo xasusto🥲😪qalbigu wuuu I xanuùnayaa 😪😪😪
@DAMELpodcast
@DAMELpodcast 6 ай бұрын
Still listening 2024 😮
@waabarimedia435
@waabarimedia435 Жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaysanayaa anoo dalxiis ku tagay meelo miyi ah sida dhaboolaq,gadh yogol ilaa xaabale oo ah meelihii dalka somaliland laga xoraynayay meelihii ugu cuslaa ee ay faqashtu ugu dhufaysyada adkayd siiba gadhka yogolka maanta nabada taala aduunyadapa ma taalad is odhanysaa ilaahayow nimcada noo siyaadi maanto jimce ah taarikhduna tahay 16/6/2023 ❤️❤️😍😍
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 5 ай бұрын
Mxaa samirka gaaxdaa Nasiib gaabiyaa dilay Isna gaari waayee❤.
@ahmedqatin77
@ahmedqatin77 2 жыл бұрын
Anigu waxa aan marayaa in aan qofta aan aduunka ugu jeclaa ku xisaabo geeri weliba iyada oo nool maxa yeelay mana kala dhoofin mana guursan labadeenaba waana is jecelnahay hadane isma xariirino haddi aan xariiirsho waxa aan diidayaa in aan dhib ugeesto scdow maxayelay way oynesaa haddii aan waco marka waxa aan go aansaday in aan nafta been ushego oo kudhah Sacdiyo way dhimatee iska ilow balsa mar walibo naftaydu waxa ay leedahay haddi ee iyada dhimatay qabrigeeda i dul gay aan ku samree😭😭😥😥
@sacdiyamaxamed849
@sacdiyamaxamed849 6 ай бұрын
Oh 😢 sorry
@muunaxaaji5833
@muunaxaaji5833 6 ай бұрын
Wa sidayda in an qof nool isku ilow siiyo wuu dhintay
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 2 жыл бұрын
"Laxanka"...... yaa saarey....... Jaangow.... Xasan Adan.... ..kawareega...
@nacabkudarbiyadahajiiro945
@nacabkudarbiyadahajiiro945 Жыл бұрын
Ax ruwaayadi raaso😫😥ku dhageyste hestan😥
@quenzaamxarir7819
@quenzaamxarir7819 2 жыл бұрын
Sacadu waa 4 tii subax nimo xili ay ramadan tahay xiligaas ayaan dhagaysanayaay qiso tan heesta la mida ayaa markan fb kaso aqristay ilhay dadka is jecel ha isku daayo❤️😢
@Ayni88
@Ayni88 2 жыл бұрын
Aaamin aaamin❤️
@mohemedilkacase2239
@mohemedilkacase2239 Жыл бұрын
Aamiin aamiin wll waxan dhagaysan hayaa soon 2023 kamana daalo dhagaysiga heestan
@amcayuuuzh4540
@amcayuuuzh4540 2 жыл бұрын
Maxaa samiirku gaxday🤒🥵💔
@diirieabdullahi5702
@diirieabdullahi5702 Жыл бұрын
Nasiib gaabiyaa dilay💔😥
@safiyonuur5541
@safiyonuur5541 2 жыл бұрын
21/ 5/ 2022 xasuus aan ilaawi karinA habenkii xasuus mudan 😭😭😇
@user-fb3ds6vx7k
@user-fb3ds6vx7k 4 күн бұрын
Heestani aniga ayey iga haDlaYsaaa caawa qalbigayga holac aYaa ka shidan
@mustafeyebero23
@mustafeyebero23 17 күн бұрын
Kama Xiiso heesaha Xasan Aadan 27/07/2024 12:04am Haben Sabti
@HaboonHaboon
@HaboonHaboon 7 ай бұрын
Saacadu waa 16:13 daariiqdu waa 11/1/2024 aniga oo waqti nasiino ku jiro waliba maamlo ka dib aan u safri doono wadankeeni hooyo
@hamssykaafihk1206
@hamssykaafihk1206 5 ай бұрын
Isniin/03/03/2024 Taariikh aanan waligay iyo waaqay illoobi doonin Godob qaaday waayuhu Anna gooni ma ii dhigay😢
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Жыл бұрын
Xasan Adan Samatar ❤
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii x.ganey laxankii a.n.jaangow codka x.a.samatar
@xasanabdullahi6767
@xasanabdullahi6767 3 жыл бұрын
Qofkii raba in uu wax kafahmo laxanka axmed nuur jaangow heestaan ayaa Tusaale ugu filan
@harunosmanhassan6000
@harunosmanhassan6000 3 жыл бұрын
Waa xaqiiqo
@shukriali5960
@shukriali5960 2 жыл бұрын
MAAANSHA ALLAHA ISHA CALAA.
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 5 ай бұрын
Geerida mid yiri hoo❤.
@Hayaan_1
@Hayaan_1 5 ай бұрын
Back in 2024❤
@maxmudfaysal575
@maxmudfaysal575 2 жыл бұрын
Hbn mirqaansan Mahad eebeheen leeyahy Ku mushaaxaynay caawa Milgo maamuus leh Midigteyda fadhiyaan
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Goronyo😘
@user-yn6gb8sf9o
@user-yn6gb8sf9o 4 ай бұрын
Calf iyo jacayl had hesho geeri baa ku daynan. Allh ku naxariso huno😢
@salahnoor8348
@salahnoor8348 5 ай бұрын
2020 2021 2022 2023 and still 2024 waan daawanayaa java coffee anoo fadhiya.
@hamzaomar6020
@hamzaomar6020 5 ай бұрын
Feb 16/02/2024😞 sow ma ihi gadeedi goroyoy gabal ku dhac
@ZhaaficiJanogale
@ZhaaficiJanogale 3 ай бұрын
Ninkii garanya umba grnya heesahan waa safarada❤
@somalitour3883
@somalitour3883 2 жыл бұрын
Cashaqani muxuu gabay Labo garasho dheeraa Gal muxuu kukala xidhay Laba buurihii golis Midba garab ka joogee !!!!!!!!!! Hees xaqiiqo badan taabanaysa Abwaan hasan ganay legend Hasan Adam samatar fanan qaaliya 16/November/2021 salaasa 4:40am
@FatimaMahad-s6s
@FatimaMahad-s6s 15 күн бұрын
Sacadu waa 12:30 haben nimo dadka dhan way hurdan kaligay ba so jeda hestan ban dhagysanaya xasuus ban galay qalbigygu wuu murugon ana wan dajin aayar ban leyahy samir🥹 Way dhaman taniye 🥹🥹🥹🥹
@AhmettmahamettHarett
@AhmettmahamettHarett 15 күн бұрын
Wa laso jedaa kshekee
@user-tx2be1mc1g
@user-tx2be1mc1g Жыл бұрын
Maalin jimce ah 7/7/2023 saacaduna tahay 5:59 hees xiise gaar ah igu leh ilahi inta isjecel calaf ha iakugu daro aamiin 😢🤲🤲
@indho2294
@indho2294 Жыл бұрын
Amein😢
@bahjamohamud4519
@bahjamohamud4519 2 жыл бұрын
Legend hasan adan samatar
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
HEESTA: GOROYOOY GABBAL KUU DHAC EREYADA: ABWAAN XASAN X. CABDILLAAHI GANEY LAXANKA: AXMED NUUR JAANGOW LUUQDA: XASAN AADAN SAMATAR
@suhuurcabdirahmanmaxamed7294
@suhuurcabdirahmanmaxamed7294 2 жыл бұрын
Godob qaaday waayuhu Anna goonni ma dhigay Gabaahiir ma igu furay 😪💔
@mahmudpato7629
@mahmudpato7629 2 жыл бұрын
Ereyadi xasan ganey codka wxa sameyay jangow luuqda xasan adan samatar ruwayadi galbeed wa laxoreyay..
@AbdulAzizIsmacil
@AbdulAzizIsmacil 5 ай бұрын
በጣም ደስ ይላል ይህ ሙዝቃ ሀሰን አደን ሠመተረ
@mohamedhirsi2413
@mohamedhirsi2413 3 жыл бұрын
Oo ninyohow waxaan moodayay inuu lahaa AB cismaam askari riwaadasii wadhaf iyo shimbiro war isumahayaan hadaanan khaldanayn
@anasxaaji1268
@anasxaaji1268 2 жыл бұрын
Sabti 01.01.2022 waa aduunyo iyo xaalkeda
@abdirazaqsaid6332
@abdirazaqsaid6332 Жыл бұрын
Guunyada maxay laba Gaantoodu maratahay Gabaadano ku haysaa Ax yaaa way 🎶. Legendary song only 🎵 12/09/ 22
@cabdilaahimcawad
@cabdilaahimcawad Жыл бұрын
Guunyadu maxay laba Gacantoodu madhan tahay Gabaa dano ku haysaa Gabadano miyaad macnayn karaysaa waxa ay macnaheedu tahay
@hamsealinuh6832
@hamsealinuh6832 Жыл бұрын
Gabadano=Qabowga daran,dhaxan aad u xun
@sacadxasan3323
@sacadxasan3323 2 жыл бұрын
gabaahiir ma igu furey giriyaad maku anbadey 👍❤️
@abusalman1242
@abusalman1242 2 жыл бұрын
"... Labo buurihii Gollis midba geeska joog yidhi " ayaa sax ah Bro maaha "midba garab ka jooge"
@moustaphatafo979
@moustaphatafo979 Жыл бұрын
Laxamada ugu adag jaangoow baa leh.
@pharah01
@pharah01 5 ай бұрын
"Laba buurihii golis mid gees ka joog yiri" halkaas iska sax.
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Waayo waayo
@mawliidjeeniqaar5699
@mawliidjeeniqaar5699 3 жыл бұрын
Maxaa samirka gaaxdaa Nasiib gaabiyaa dilay Misna gaari waaye. Bal eeg sida ereyada la isugu xidhay 💯
@KhadraYusuf-yt2el
@KhadraYusuf-yt2el 18 күн бұрын
Cashaqani muxuu gabay Labo guusha wada jecel god muxuu ku kala riday labo guur isku ogaa geerida midh yiri hoo Geddi dheer muxuu calaf gacal ooman kala raray misna geed ku kala xiray mxaa samirka gaaxdaa nasiib gaabiya dilay misna gaari wayee godob qaaday waayuhu anaa gonni ma idhigay gabaahiir ma igu furay ceeryan ma ku Anbadayee sow ma ihi gaddedi Goroyooy gabal ku dhac
Quruxdii Afrikaay (Kaban) || Xasan Aadan Samatar || Kaban || HD +Lyrics
8:01
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 31 МЛН
Delivery!! Part3 #shorts #トイキッズ
00:23
Toy Kids★トイキッズ
Рет қаралды 9 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 4,1 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 33 МЛН
Wardheer || Kaban Daggan || Xasan Aadan Samatar || HD +Lyrics
7:51
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Waqal Kaban Xul 6 - Samatar Mirqan Mix
2:00:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
Xulka Heesaha Xasan Adan samater heeso ad u macan oo qaliyaa
1:13:34
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 97 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,3 МЛН
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 705 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 522 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 193 М.
IL’HAN - Bir ayda (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 607 М.
Tayna - Si Ai (Marshmello & UKAY Remix)
3:05
Marshmello
Рет қаралды 1,1 МЛН
Megan Thee Stallion - Mamushi (feat. Yuki Chiba) [Official Video]
3:47
Megan Thee Stallion
Рет қаралды 8 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 3,9 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 893 М.