Greenhouse Sababta Aysan Ufiicnayn in Bac Lasaaro Dhulka Somalida

  Рет қаралды 10,736

Farm Somalia

Farm Somalia

3 жыл бұрын

Greenhouse ka bacda lasaaro iyo midka shade net ka lasaaro keebaa fiican dhulka Somalida? Videowgan waxaan uga hadlaynaa waxa ay kukala fiican yihiin labada nidaam. Waxaan kaloo kahadlaynaa waxyaabaha laga fiiriyo shade net ka inta aadan soogadan.

Пікірлер: 75
@abdiabdi2366
@abdiabdi2366 2 жыл бұрын
We need such person in our community keep up brother.you are a resourceful person.
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Thank you brother
@umuadraf8072
@umuadraf8072 3 жыл бұрын
Msha allaah ustaad aad baaad u mhdsnthy runtii rajo ayay ku abuuraysaa quluubtayada inaan aragno qof somaliya oo saan noogu faa iidaynaya aqoon naga maqanna noosoo gudbinaya. شكرا لك ألف مرة
@Amiiny
@Amiiny 3 жыл бұрын
Wanku salaamey ustaad, ali baashe Video kale oo muhiim ah ayaad ka hadashey runtii oo aanu aad ugu baahneyn ilahey miisanka xasandka hakugu daro 🙏❤
@ridwaanhassan8790
@ridwaanhassan8790 3 жыл бұрын
masha'allaah waa aqoon naga maqneed aniga waxaan isticmaalaa shade net isaga ayaan kusii qancay faa'iidadiisa mahadsanid ustaad
@cabdiqaadircirro228
@cabdiqaadircirro228 3 жыл бұрын
wll ali bashe waxan kaa codsan lahayn inaad dhinaca calafka xoolaha nooga soo samayso barnaamij iyo cawsaska dalka ku haboon iyo sida cawska loo beero
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
insha Allah waan kasoohadli doonaa markii aan jaanis uhelo insha Allah
@dajiscom463
@dajiscom463 Жыл бұрын
Maashaa allaah ustaad aan cilmigiisa hagran JAZAAKALLAAH
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 3 жыл бұрын
Shaqo fiican iyo aqoon muhiim ah ayaad umaadaada la wadaagtaa ilaahey ajar ha kaa siiyo.
@gureygurey8475
@gureygurey8475 3 жыл бұрын
Cashar aad muhiim u ah baad nala wadaagtay, mahadsanid. Ilaahay hakuu fududeeyo muraadkaaga
@abdikariinabdilaahiali770
@abdikariinabdilaahiali770 3 жыл бұрын
Mansha AllaH Hore Usoc
@abdulle1005
@abdulle1005 3 жыл бұрын
Masha allah engineer ali mahadsanid in badan
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 3 жыл бұрын
thnk u ustaad
@nuursalmani
@nuursalmani 3 жыл бұрын
Masha allah Mahadsanid Ustaad...
@Faraxarts98
@Faraxarts98 3 жыл бұрын
Maasha Allah gulso ustad qaaliya 👏👏🙌🙌🙏❣️🩸👏🔥👏🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 th
@cashuurxikma7275
@cashuurxikma7275 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@idrisali212
@idrisali212 3 жыл бұрын
Aad ayd u mahadsanthy Ustaad❤
@abdalasaid9385
@abdalasaid9385 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@aarboy2305
@aarboy2305 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 3 жыл бұрын
Jazaakallaahu kheyr waa cashar faaiido badan, waxan rajeynayaa in aan ka faaiidaysan doono Inshallah.
@abdisamadabdalla7076
@abdisamadabdalla7076 2 жыл бұрын
Watering system ka waran. Hadii aad isticmaaleyso sprinkler. (Hydroponic fodder) Caaws ayaan rabaa ,oo seed barley , Galey ama sareen.
@ahmedaden3419
@ahmedaden3419 3 жыл бұрын
Wax weyn baa kaa faaiday walaal. Shukran.
@mahamedabdilahi1011
@mahamedabdilahi1011 3 жыл бұрын
khar hel mahadsanid
@muhubojama1231
@muhubojama1231 11 ай бұрын
Mashaa Allah tabaraka allaah brother waxaad tahay qofka somaalidu baahan tahay
@aamsheikh
@aamsheikh 2 жыл бұрын
Ma shaa Allah Walal xage wkaala sooxariiraa
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
walaal email iisoodir adoo mahadsan. ali@farmsomalia.org
@taha-selman
@taha-selman 3 жыл бұрын
Welcome back maclin
@salmaanmohamed1505
@salmaanmohamed1505 3 жыл бұрын
Mnsha allah jasakallah khayr
@ibraahimxasan-bz6ll
@ibraahimxasan-bz6ll Жыл бұрын
Ok m. Allh waqti dheer kadib had ayaan daa waday waad mahad san tahay waxaan rabaa inaa xariir no
@cqafaarmohamed9004
@cqafaarmohamed9004 3 жыл бұрын
Thanks ustaad 🙏
@mohamedabdullahisamatar7216
@mohamedabdullahisamatar7216 3 жыл бұрын
gudoomiye
@cqafaarmohamed9004
@cqafaarmohamed9004 3 жыл бұрын
@@mohamedabdullahisamatar7216 wll samatar salaamantahay
@qurayshybashiir5733
@qurayshybashiir5733 2 жыл бұрын
Waad mahdanatahy
@qurayshybashiir5733
@qurayshybashiir5733 2 жыл бұрын
Walal kumee
@abdirizakmuseibrahim513
@abdirizakmuseibrahim513 2 жыл бұрын
masha allh waa sax 100% ana labadaba arkay oo wax ku beeray
@abdiahmed9884
@abdiahmed9884 Жыл бұрын
Magaalade wax ku beertay sxb
@qadramaxamed2552
@qadramaxamed2552 3 жыл бұрын
mahadi hakaa gaarto wll
@Mr_Baraf123
@Mr_Baraf123 3 жыл бұрын
Walaal adoo iga raaliya ma Heli karaa what sab Kala soo xidhiidho talo kaaga baahna muhiim ii ah mahadsanid Jazakalauhu khayr wll
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
walaal email iigu sooqor numberkaaga ali@farmsomalia.org
@Faraxarts98
@Faraxarts98 3 жыл бұрын
Ustad Cali baashi
@thecoder7188
@thecoder7188 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal baashe, plastic baan rabay inaan dalbado balse net-kaan ayaan hadda dalbanayaa.
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Net ka ayaa insha Allah ku'anfici doona
@abdallamohamed9414
@abdallamohamed9414 3 жыл бұрын
Cali Baashi howl wacan ayaa haysaa mahadsanid sxb
@mustafahmedali3246
@mustafahmedali3246 3 жыл бұрын
Macalin aan lu dayano hor mar wacan ustaad Ali Baashi
@onemillion2355
@onemillion2355 3 жыл бұрын
masha allah ilaahey ha isiiyo lacag aanku gato greenhouse insha allah ilaaheyow isii
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
insha Allah waad helaysaa
@ceydiidabdulle5029
@ceydiidabdulle5029 3 жыл бұрын
@@FarmSomalia walal numberkaga iso qor
@ceydiidabdulle5029
@ceydiidabdulle5029 3 жыл бұрын
Muhiim ayaa ku ahay
@MohamedAbdirisaaq-ce5fo
@MohamedAbdirisaaq-ce5fo 11 ай бұрын
Ustaad cali bashe bacdu maxay tahay ma tan qaxootiyaasha iyo buushashku isticmaalaan baa
@abdalasaid9385
@abdalasaid9385 3 жыл бұрын
Asc wll waxan raba inaan bosaso ka dhisto wana meelaha ugu kulul somaliya boqolkii ba imisa ayaa ku fican shade netka % imisa
@abdalasaid9385
@abdalasaid9385 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Baaritaan kuma samayn aniga cimilada Bosaaso marka jawaab rasmi ah kuma siin karo lkn waxaan filayaa 40-50 mid celinaya wuu kugu filan yahay
@abdullahimohamed6209
@abdullahimohamed6209 3 жыл бұрын
Asc wllkiis waxaa rabay ku waydiiyo shade net somaliya meeqa ahaan karaa 90 mise70 kuu ku wanaagsan Abuurka qudaarta. Mahadsanid wllkiis
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
WCS. walaal videowga waan uga hadlay haddii aad fiirsatay
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
insha Allah waxaan rajaynayaa 40-50% in ay kugu filan tahay shade net markii aad samaynaysid. Dadka hadda saartana warayso waxa ay ku'arkeen
@cabdiwaasacmaxamed4392
@cabdiwaasacmaxamed4392 3 жыл бұрын
Aad ayan kuu salamayaa
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Sidoo kale ayaan kuusalaamayaa
@najibhussein4524
@najibhussein4524 3 жыл бұрын
ustaad cashar ku saabsan sida loo dilo cows ka ayaan kaa codsanayaa hadaa awoodo dhib badan ayuu ku hayaa beeraha waqti dheer la isticmaalayay
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
video ayaan kasameeyay oo kujirta channel ka ee fiirso walaal
@abdirahmanhomboyibrahim9562
@abdirahmanhomboyibrahim9562 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal waxaan jeclaan lahaa inaa Kardashian sisinta waxaan ahay Beverley biirto sisinta
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Adaa mudan. Sisintu waa dalag aad muhiim haddii siday tahay looga faa’idaysto
@sacadmuusa719
@sacadmuusa719 3 жыл бұрын
Asc wllo waxan so ibsaday shabaga cagarka ah waxana green house kayga hareraha kaxiga dhir wawayn si ay iga celiyaan dabaysha iyo robka xoga leh marka sxb ma waxa iga fican in aan soradiyo shabaga cadaanka xiga mise kan aan helayo ee cagarkan iska isticmala waxan joga hargaysa bal ila tali adoo mahadsan
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
WCS sxb. Waad isticmaali kartaa kan cagaarka ah. Geedaha dhinacyada kaaxiga dabaysha in ay kaaciliyaan wey fiican tahay haddii aad heli kartid
@yaxyenuurcabdi4726
@yaxyenuurcabdi4726 2 жыл бұрын
asc sacad zxp waxaan rabaa inaad iga caawiso meherda lagu iibiyo shabaga green house ka wll
@axmedgalad4519
@axmedgalad4519 3 жыл бұрын
Wll cali baashi course Greenhouse ah noosoo diyaari adoo mahadsanid
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
insha Allah waan siiwadi doonaa insha Allah ilaa aan sameeyo mid qofka wax badan katarta
@beksiofficial1782
@beksiofficial1782 3 жыл бұрын
Ustaad aad ayad umahadsantahay video yasha dhaman wan kula socda below ila dhamad mida kale video yasha dhaman wan qora wana aqriya bug goni ah ayn usameyey marka shahado ma iga samayni karta diploma ah
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Masha Allah. Waad dadaashay Lkn wali taas ma’awoodo. Aqoontaada ayaa diploma kuu’ah
@yusufmoumin7529
@yusufmoumin7529 3 жыл бұрын
Ustad hadii ay macquul thy ma ila soo hadli kartaa adiga oo mahadsan
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Akhii email iisoodir. Ali@farmsomalia.org
@carmiyeahmed4797
@carmiyeahmed4797 3 жыл бұрын
Ka weyn ka ma naa tusi karat adigoo mada sana
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 3 жыл бұрын
Bacdu caafimaadka iyo degaanka uma fcna,
@FarmSomalia
@FarmSomalia 3 жыл бұрын
Waa runtaa deegaanka umafiicna maxaa yeelay waqti dheer mabaaba'ayso
@qurayshybashiir5733
@qurayshybashiir5733 2 жыл бұрын
Waad mahdanatahy
Vertisols: Ciidee Beeraha Ku Fiican Dhulka Somalida?
11:00
Farm Somalia
Рет қаралды 16 М.
COMPOST: Sida Beeraha Loogu Sameeyo
18:35
Farm Somalia
Рет қаралды 8 М.
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 22 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 27 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН
Sidee loo daryeelaa Yaanyada?
12:49
Maria Dajuume
Рет қаралды 13 М.
Sida Loo Beero Geedaha Harka Ah #Macalin #0Bocoreey
6:34
Macalin Bocoreey
Рет қаралды 1,7 М.
MAALGASHIGA GREENHOUSE YADA CASRIGA AH GANACSI MUHIIM AH
11:40
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 21 М.
60 GREENHOUSES 1hour outside of Hargeisa . Can you believe this is Somaliland 2021 ?
16:57
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 107 М.
Ganacsigii Somaliya  Macluul iyo Gaajo Kasaari lahaa:Cold Chain
11:26
2da Nuuc ee Yaanyadu Ukala baxdo: Tee Greenhouse ka Kufiican?
18:33
Biyaha iyo Waxsoosaarka Beeraha Somalia: Maaraynta Waraabka
24:49
Farm Somalia
Рет қаралды 10 М.
Sida Loo Beerto Sanjawiil Ka #Macalin #Bocoreey
8:31
Macalin Bocoreey
Рет қаралды 805
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН