Sidee Cuduradu Ugu Fidaan Dhirta?
8:46
Cudurada Beeraha Basasha Kudhaca
21:20
SIDA ABUURKA BASASHA LOO SOOSAARO
15:43
Cudurada Waaweyn ee Barbarooniga
17:52
Пікірлер
@cabaasyuusuf4203
@cabaasyuusuf4203 10 күн бұрын
Af somaliga barax tir oo dad ayaana fahmeen english
@AbdiSheik-rl8sj
@AbdiSheik-rl8sj 11 күн бұрын
Thank u
@Cabdirisaq-mp2ej
@Cabdirisaq-mp2ej 13 күн бұрын
B
@laylaadbihashi3464
@laylaadbihashi3464 17 күн бұрын
❤❤❤❤🌹🌹🌹
@omergudal8627
@omergudal8627 20 күн бұрын
Asc macalin waad kumahadsantay casharada wax ku oolka ah eed soo galinayso yutube ka casharadaas oo ah noocyada casriga ah ee wax loo beerankaro. Hadana waxaan u baahanay casharo pdf ah oo ku qoran af soomaali, gaar ahaan xanuunada ku dha dalag yada kaladuwan magacdooda scenfic ahaan iyo af soomaali ahaanba.
@sahracumar8769
@sahracumar8769 23 күн бұрын
Masha alahbasasha marar badanayey naga xumaata basasha wax badan ayaan kaa faideysa af soomaliga noogu bad markad no so gudbinaysa
@intifaacchannel6596
@intifaacchannel6596 26 күн бұрын
Dhulka aan joogo waa kuleel midke ku haboon shedka ama bacda ?
@sahracumar8769
@sahracumar8769 29 күн бұрын
Asc dr cali aad auaad u mahadsan tahay madaama ay wax bafan basal naga xumastay
@MaxamedXaange-ff9kj
@MaxamedXaange-ff9kj Ай бұрын
Maa shaa allaah wll mahadsanid
@sahracumar8769
@sahracumar8769 Ай бұрын
Asc dr cali wax badan 99naga maqnaa onan garaneynin auaad na fahamsisid mahafsanid
@MaxamedXaange-ff9kj
@MaxamedXaange-ff9kj Ай бұрын
Maa shaa allaah wll mahad sanid
@IbrahimHassangadayl
@IbrahimHassangadayl Ай бұрын
Jasaaka llaahu khayraa
@IbrahimHassangadayl
@IbrahimHassangadayl Ай бұрын
Jasaaka llaahu khayraa
@AFDEEB-xj6hk
@AFDEEB-xj6hk Ай бұрын
Green house malgu beeri karaa basasha
@AbdifatahMohamed-od8hx
@AbdifatahMohamed-od8hx Ай бұрын
Ustad what’s up lanbarkada ayaan raba ma heli kara
@AbdifatahMohamed-od8hx
@AbdifatahMohamed-od8hx Ай бұрын
Asc ustaad
@AbdifatahMohamed-od8hx
@AbdifatahMohamed-od8hx Ай бұрын
Asc utaad
@user-vr3vj7od8z
@user-vr3vj7od8z Ай бұрын
Waxan leeyahay beer dhan 5o higtar waxay ku taaala gobolka togdheer waana beer roobaad markaa maxan ku beeraa talo ii sh eeg
@sahracumar8769
@sahracumar8769 2 ай бұрын
Asc aad ayad umahasan tahay sida aad noogu sharaday mar walba oo aad so dhigtid waxtarka sida dalagyada lo isticmalayo mahadsanid dr cali
@MuuseCabdaleSamater
@MuuseCabdaleSamater 2 ай бұрын
@AamiinDoof
@AamiinDoof 2 ай бұрын
Mahad sanid sxp xanuunadan aad kahadashay sanado kohor hada ayuu nasoogaadhay
@AdamHussein-hr1kp
@AdamHussein-hr1kp 2 ай бұрын
Asc ALLA ha ku barakeeye istaad Ali Bashe
@abshir1974
@abshir1974 2 ай бұрын
Walaal toonta soo diyaari please
@abshir1974
@abshir1974 2 ай бұрын
Manshala dadaalka aad nooga faIidayso alaha jazai khayr hakaasiiyo brother
@salmanabdalla6478
@salmanabdalla6478 2 ай бұрын
Downy mildew marooriyow baa la yiraahda
@deeqqumana5340
@deeqqumana5340 3 ай бұрын
Masha allah
@BisharHusein-ij5ui
@BisharHusein-ij5ui 3 ай бұрын
Wll cara gaduud ka kawaran
@user-xi9ld2vz9r
@user-xi9ld2vz9r 3 ай бұрын
Thanks brother
@tradermohamet
@tradermohamet 3 ай бұрын
mahdsnid wlla
@mustafayusuf4112
@mustafayusuf4112 3 ай бұрын
waa cashar aad u fiican, aad ayaad u mahadasntihin
@omergudal8627
@omergudal8627 3 ай бұрын
Asc Dr cali bashe wll waad ku mahad santay cashirada fiican eed soo galiso page wax badan baanan kaa faa ii day . Manta waxan rabaa in aan ku waydiinayaa su aal ah sida loo soo saaro seed rate ka iyo plan population
@axmedyusuf5540
@axmedyusuf5540 3 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@rukerooma3235
@rukerooma3235 3 ай бұрын
Walal Aad baa u mahadsan thay cilmi badan ban ka faad ,idey ee So badi Cilmiga beeraha
@kulmiyemohamed-zw4ef
@kulmiyemohamed-zw4ef 3 ай бұрын
Adi mxa lagu wayey wxbo maso dhigtide KZfaq ka ma iska deysi mxa mise? Mxa ka oghy markan firiyo vedio ga wkhtiga laso dhigey midka uguso dhow labo sano le waye hda kan 3 sano waye,xage kabaxdey adi
@warbaahintadalka9563
@warbaahintadalka9563 3 ай бұрын
sxb Ilaahay ha ku Barakeeyo Somalido Inay Toosto waxa Basic ah oo ah Cunto ayno aynaan Dibed Ka Keenin waa Muhiim Thanks sida wanaagsan aad uu sharaxday... Dhowaan Mid ayaan Bilaabaya
@user-ce4cn7zn1o
@user-ce4cn7zn1o 3 ай бұрын
Asc badanaa waandawaday muuqaalada waxay igu dhiiri galiyay inaan rajadaydii dhaska kajafo Kolka sxp waxaan aad ugu bahanahay inaan toos kuula Soo xidhiidho
@cabdijabaarcali369
@cabdijabaarcali369 3 ай бұрын
aad iyo Aad ustaad guulayso
@faysalmaxaamed2979
@faysalmaxaamed2979 3 ай бұрын
@user-tl8kg5wm1y
@user-tl8kg5wm1y 4 ай бұрын
Maxalagag hortagi kara
@user-tl8kg5wm1y
@user-tl8kg5wm1y 4 ай бұрын
Hadan haysanin daawo ama aanan joogin meldawo laghelayo maxan kuqabankara
@cabdishire4252
@cabdishire4252 4 ай бұрын
WAAR HORTA NINKANI XAGUUU KA DHACAY
@beba5182
@beba5182 4 ай бұрын
God bless you 🙏
@Farm1995
@Farm1995 4 ай бұрын
Walale Maxa ku helay 😢😢
@user-py1hp5fn9s
@user-py1hp5fn9s 4 ай бұрын
Macalin casharadii maxaa u joojisay please and please and please noosonadi waan u baahanahay
@sahroomarmohamud3416
@sahroomarmohamud3416 4 ай бұрын
Ina barta rawa wall ma icawikare
@CabdiwahaabMaxamedGaas
@CabdiwahaabMaxamedGaas 4 ай бұрын
Alle hakaa abaaliyo
@fartunbashiir2961
@fartunbashiir2961 4 ай бұрын
Saxab hanaku dheren waqtika aburka iyo intu ku baxo iyo sida lo aburo Lee natus
@puntlandsom
@puntlandsom 4 ай бұрын
Asc fadlan su alaha beraleyda xaggay ku soo marin
@user-dt8ju4uh5o
@user-dt8ju4uh5o 4 ай бұрын
Biyo kulul miyaa mase waA qabow