Guri barwaaqo falanqaynta Tartanka Dhalinta

  Рет қаралды 249,809

Guri Barwaaqo

Guri Barwaaqo

4 жыл бұрын

Пікірлер: 776
@dhudiofficiall7729
@dhudiofficiall7729 4 жыл бұрын
Inta ka hesha falaqaynta guri barwaaqO sidaYda like dhac dhac dhac Ku sii
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo best Somali comedian 😂😂
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Qofkii afraad baan ahay manta guri barwaaqo waan jeclahay wllhi hore usocda brother 😘😘🤴🙋‍♀️❤💘💋
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 4 жыл бұрын
Wiilka ugu horeeya waa dab wlhi inuu Fanaan yahay wayka muuqatay inaba caadi ma ahayn 🥰✌️
@safwaanhalac3263
@safwaanhalac3263 4 жыл бұрын
Gurow sxb riwayadihi wd ja cajistay sxb cabdikarin cali shaaxna naga so celi
@nasralaki2778
@nasralaki2778 4 жыл бұрын
Waa runta apti waa lobahnyhy ruwayadi iyo ina cali shaah legend
@Yourchoicelife
@Yourchoicelife 4 жыл бұрын
Somalida dad badanoo hibo leh baa kujirtee barnaamijyadan oo kle waa lobhnyhy
@juweeriyaofficial8851
@juweeriyaofficial8851 4 жыл бұрын
Haa walhi anaba ka kowe
@abdirahmanjamaabdillahi3345
@abdirahmanjamaabdillahi3345 4 жыл бұрын
Viva guri barwaaqo like
@zirmubarak7025
@zirmubarak7025 4 жыл бұрын
Aar ninka heestiiza hargeysa reaction uga so pixi hawkala kacdee ilyaas Qarni🤣
@hibosiciid545
@hibosiciid545 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk gurgi barwaqo xarbada bate👍✅
@ahlam8554
@ahlam8554 4 жыл бұрын
TAGEERAYA GURI BARWAAQO like taa igula meerayso🤣🤣
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 4 жыл бұрын
Subscribe igu caawi wllo
@ahlam8554
@ahlam8554 4 жыл бұрын
@@kungabdhoodkaroon8000 haye
@seerahanolosha9992
@seerahanolosha9992 3 жыл бұрын
Inanta xooga iibalamiya anaa qaadayee 🤣🤣🤣😅
@xamsedeeq1379
@xamsedeeq1379 3 жыл бұрын
Kkkkk guribarwo
@xamsedeeq1379
@xamsedeeq1379 3 жыл бұрын
Nin
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 4 жыл бұрын
guri barwaaqo umada somaliyeed wey jeceshay waa talent
@yuusufgashaanle
@yuusufgashaanle 4 жыл бұрын
SUBSCRIBE ISAAAR SALMA ABAAYO
@xamseosman4716
@xamseosman4716 4 жыл бұрын
Intii reer Burco like iisaaraaa
@geesigaasidhalay1146
@geesigaasidhalay1146 4 жыл бұрын
Guribarwaaqo wllhi waa abwaan sax ah ninka ilyaas ah markii ugu horaysay baad u codaysay ileen ninku fanaan horuu ahaaa
@jamachasan8410
@jamachasan8410 4 жыл бұрын
"Waa ciyaalkii hore" Inta ku qoshay .
@guuleedmaahirproductionguu3732
@guuleedmaahirproductionguu3732 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo anaa qaaadaaayee iikeen 😆😆😄😅😄😅
@amiradiamond891
@amiradiamond891 4 жыл бұрын
3 qof uu shegay waynu kadhanansanaynaa hhhhh 😂🤣😂🤣😂❤️ love you guray
@yuusufgashaanle
@yuusufgashaanle 4 жыл бұрын
Abaayo SUBSCRIBE ISAAR PLZ
@nasteexakhalifnasteexaruun5382
@nasteexakhalifnasteexaruun5382 4 жыл бұрын
Guuri barwaaqo abti maacaan 😘 ifka heeybo ku noolooow Akhaaranaa halki saare
@hamdiali143
@hamdiali143 4 жыл бұрын
Walahi reer burco waan jaclahay ❤️❤️❤️
@hassankediye1545
@hassankediye1545 4 жыл бұрын
Yeah
@yuusufgashaanle
@yuusufgashaanle 4 жыл бұрын
Xamdi plz SUBSCRIBE ISAAR PLZ
@mohamedhalbeeg7903
@mohamedhalbeeg7903 4 жыл бұрын
Zhp guri barwaaqo goormaad khaamtii danbe ee studio ga badashay zhp meeshii waad habaysey guulayso zhp ... mobileka iga xumayo baryahan kula maan socone....
@guribarwaaqotv
@guribarwaaqotv 4 жыл бұрын
Thank you sxb qli noloow
@samriye534ahmed6
@samriye534ahmed6 4 жыл бұрын
Wll guribarwaqo daralan kutagera dadka codkoda qimee lkn midabka iyo caylka allahaya haku cayin tnx
@ahmedsaedabdullah9183
@ahmedsaedabdullah9183 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo nin aan dar alle u jeclahay😍✋
@msaleban1046
@msaleban1046 4 жыл бұрын
Ileys Qarni aya la dhaha midka ugu horeyo waa fanan weyn wuu gaadey maskiminta
@OsmanAbdirashiid
@OsmanAbdirashiid 4 жыл бұрын
Waaa sugayay reaction kaaan Guri barwaaaqo Alle hakudaayo janadana hakaawaraabiyo
@abdikarimdahir8604
@abdikarimdahir8604 4 жыл бұрын
Asc Taageera ayaa ku ahay. Waxaa jeclaan lahaa luuqada aad adeegsaneesid in aad qurxisid. Taageerayaashaada waxaa ku jiro kuwa cayilan/buuran. Ilaali dareenka kuwa adiga ku taageero. F.G ma ihi qof cayilan
@aabiofficial1798
@aabiofficial1798 4 жыл бұрын
fiir.guri barwaaqo fikirkaa
@najaxhasan1460
@najaxhasan1460 4 жыл бұрын
😂😂😂waa la qadikara
@ibrahimhassan4069
@ibrahimhassan4069 4 жыл бұрын
Abdikarim Dahir walahi siwacan baad uhadashay bini aadam nimadaa wax kataqaanaa iyo sinanta iyo cadaalada guuleyso walal aniga tem caata katirsanahay oo macayilni balse Thnks
@XIKMADAMAANTAina-Haji
@XIKMADAMAANTAina-Haji 4 жыл бұрын
guri barwaaqo Tenbadii iyo qaabtaad utumaysay baan u xiisnay pro qali Hal malin noo tun cod iyo musishanba waad hysaaa
@alisaed8752
@alisaed8752 4 жыл бұрын
Inta ila aragtay guri barwaaqo inuu is dhaqay🤣🤣
@deeqhoodaale7861
@deeqhoodaale7861 4 жыл бұрын
Haddaan islahaa odayga naash baa ku da’aye, dhankaaba kama fekerin. Kkkk
@ibrahimyusuf760
@ibrahimyusuf760 4 жыл бұрын
Guri Barwaaqo TV waalahi waan kutaageraa kal iyo laab. Mida kale🙏🙏🙏 salaan sharaf baan hawada kuusomarinayaa 👍Brother ❤️
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo rageeedi nio garoowe anoo safar kujoogo ayaa ayaanu kaa soo salaamynaa nio jaw da iyo naw b da b noosii wad nio ❤️❤️❤️👏👏👏
@princesssawsan2048
@princesssawsan2048 4 жыл бұрын
Guri Barwaqo sxpky an ad utagero 👍❤😍
@hamzemawliid7306
@hamzemawliid7306 4 жыл бұрын
guri barwaaqo 😍 legend
@mohanabdi8715
@mohanabdi8715 4 жыл бұрын
hhhhhhhh wax kale hore usoco pro
@morafayeelmax754
@morafayeelmax754 4 жыл бұрын
Thanks wllo waa ilyaas we Waad mahad santay
@abdiqanimm7518
@abdiqanimm7518 4 жыл бұрын
Guriey barwaaqo waa laykaa ogelyahay sxb sineyo ah baan kuugu qoslaa nio goormaan kulaannaa .. markaan dalka imaado insha allh burcaan kuugu imaan 👍👍👍👍
@updullahiismail610
@updullahiismail610 4 жыл бұрын
Gurooow bwe puntland m imaa naysaa gaar ahaan boosaso.... Wn jeclhy video gagaa xiga in aad ku soo duubto ku taageeraaa garaaad 😍😍😍
@omarmaalin7793
@omarmaalin7793 4 жыл бұрын
Nio guri barwaqor funny baa thy ani mar wilibo wan ku tagaree ani ahaan horyay u soco kaape
@jamalosmanali483
@jamalosmanali483 4 жыл бұрын
Asli Big Show cadbaa Ku jira welcome to hill
@mohanabdi8715
@mohanabdi8715 4 жыл бұрын
Masha aallah wuw mcn yahay ilyees xasan nolow abidka pro horey usoco
@ahmedzaki2057
@ahmedzaki2057 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo zhp waad iga qoslisaY 🤣 waN ku TageraH nio
@abdirahmanilyaas903
@abdirahmanilyaas903 4 жыл бұрын
*Abtiyo guri barwaaqo Sida kale good bAad Taheee Gadhka Inaga soo qor. WaxbaH laYsku faaideeYaayeH 😇😇🙂🙂*
@mosalamuni4456
@mosalamuni4456 4 жыл бұрын
Wiilkaa uhoreeyaaa codkiisu waa mansha allh Anigoo reer tubeec ah ayaa uqiray
@nuuraabdirahman9389
@nuuraabdirahman9389 4 жыл бұрын
Mo salamuni waan ku salaamay EX berbera mo.jaamac saleeban tubeec
@mosalamuni4456
@mosalamuni4456 4 жыл бұрын
@@nuuraabdirahman9389 wan kaa qaday wlshy qali
@suudichannel1929
@suudichannel1929 4 жыл бұрын
GB Drama TV Zhp reaction ka zo bixi Ninki indholaha aha e Tartankan Ku jiray Wa ninka tartankaba ugu zhidnaaye
@hamdahusein8357
@hamdahusein8357 4 жыл бұрын
Ismail ali ku magac dher guri barwaaqo alle haku sharfo wll😍
@farhangacmadhere4982
@farhangacmadhere4982 4 жыл бұрын
Inanka ugu horeeyaa I waa hobol caadiya wlhi👏bartii fanaankuu dhigay waxkale dhaafe
@ayaanlemohamed2196
@ayaanlemohamed2196 4 жыл бұрын
Boqortoyo Guri Barwaqo horay usoco ugaaas
@nimaohureiri9635
@nimaohureiri9635 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo ani naftayda ahaan wuu iga qosliya keep going Abti
@Abdullahi-Ismail
@Abdullahi-Ismail 4 жыл бұрын
Sxb Guri barwaaqo waad iga qoslisay sxb horey usoco hadaan reer Muqdisho nahay wanku taagerna nin qaaliya
@shaaficiabdirizak6575
@shaaficiabdirizak6575 4 жыл бұрын
War Abwaan Guri Barwaaqo Wxaan Kaa Codznynaa Xagii Qaraamiga Paanu kaa Rpnaa
@craxiin_key797
@craxiin_key797 4 жыл бұрын
Wooow wlhi ka koobad cod ayuu hayaa ee hargeisa keena anu fanka barnee🥰
@ahmedmohamudamiin4372
@ahmedmohamudamiin4372 4 жыл бұрын
Legend wax kale Keep going Bro I liked
@HamseSADRI
@HamseSADRI 4 жыл бұрын
Keep GoinG MaSHa AllaH
@caliahmedbuurane8458
@caliahmedbuurane8458 4 жыл бұрын
From muqdisho sxb guri barwaqo ciyaal xamar tagero buxdo bay kuyihiin
@zakariamohoddin6239
@zakariamohoddin6239 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo caadi maahin wa funny runtii sxb taagero aya ku ahay runtii
@idirizbaazka1351
@idirizbaazka1351 4 жыл бұрын
Waar guray zaydhiye edited ka waa kahabeyey hlkaaa kaga hay zhp
@yuusufgashaanle
@yuusufgashaanle 4 жыл бұрын
SUBSCRIBE ISAAR KAABO
@kfk_27
@kfk_27 4 жыл бұрын
8:27 kulaha waa ciyalki hore 😂😂😂
@user-zl8zo8rt3m
@user-zl8zo8rt3m 4 жыл бұрын
🙈guri in the house❤
@mohmedboootaan1890
@mohmedboootaan1890 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo nin xog badan ka hayah dhanka fanka hore usoco masuul
@drsiciidabdallah1056
@drsiciidabdallah1056 4 жыл бұрын
taa qaadideeda xabad baa ii dhaanta😍😂😂😂
@abdirahmanfilmsvlogs9979
@abdirahmanfilmsvlogs9979 4 жыл бұрын
Asli iyo inanki ugu horeyay ayan Qatay anigu
@cabdihindiofficialstudio2248
@cabdihindiofficialstudio2248 4 жыл бұрын
GB zxp waxan ka codsanayaa anagu waxaanu haynaba cod ama heeso xafadanu Ku horjoognaaa markaa zxp noogu dhawaaq sidii lanoogu waban lahaa tartan hargeisa aha hooyadii fankaa si lanoobarto sidaada ama dadka kale mhdsanid zxp hapenku hakusii wacnaado thankis pro
@badarmaxamud3628
@badarmaxamud3628 4 жыл бұрын
Ismaciil nin aadagbad tahe anaa kuu oge walale gacali afkagiba balayo ku dhigtay sayidbu sii daynaya dadka siday uu ilalahay uu dhashay wax kasheg uma bahna SULDAN DUURED ........yaa ilahal calam way dhantahay niyahaw
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 4 жыл бұрын
waa fanaan hore wiilka ee waa usoo dhuuntay tartanka
@alquraanalkariim9824
@alquraanalkariim9824 4 жыл бұрын
Wll wlaahi gacan kuu taagay zhpe Go forwd❤️ zhare isamee wll 💥
@khadarfaalo9234
@khadarfaalo9234 4 жыл бұрын
muxu so baxa wa sawd bila soore faanku hada qaab iyo qurux kama so hadhe inta igu raacsan like ta
@amiirkaofficial4826
@amiirkaofficial4826 4 жыл бұрын
Guribarwaqo Abdi aniga izmadaY misan idhi waa ninku mawulayahay xagu ka egaY😂😂😂
@mukhtaardhuux6300
@mukhtaardhuux6300 4 жыл бұрын
ismaciil Abdullah guri barwaaqo zalan zare🙏🙏🙏🙏
@shaashaacade4676
@shaashaacade4676 4 жыл бұрын
Guriyow anigaa qaadi karo waa baruur jilcan ee maahan sidii nin adag oo kale😂😂😂😂😂😂😂
@samiirasiciid2599
@samiirasiciid2599 4 жыл бұрын
Guri Barwaaqo waxan Ka so salamaya Lascaanood wan Ku tageernaa
@weyraxyare9401
@weyraxyare9401 4 жыл бұрын
Gabadha xoogan baa hogaaminaysa Ilayn ilyaas waa la hayaaye
@hamsikahmet620
@hamsikahmet620 4 жыл бұрын
Intii azli Big show QAADI karta like 🤣Fartana zoo Taag
@sadiqkader5777
@sadiqkader5777 4 жыл бұрын
Hahahah waynu ka macaansanynaaa guri in the build😘❤️❤️❤️❤️❤️🙏🏼🙏🏼🙏🏼😂❤️😂😂
@HodanAli-wg1kl
@HodanAli-wg1kl 4 ай бұрын
Ilyas xasan roble ilyas qarni waa fanan heso badan leh yutubka ayey ku jiran
@najiipnacho2020
@najiipnacho2020 4 жыл бұрын
Guri barwaaqo sheekooYinkii nagasoo daa dee
@Xamda3714
@Xamda3714 4 жыл бұрын
Ina gutey marwaaqo taageerta like iisaara
@abdimuhumed2090
@abdimuhumed2090 4 жыл бұрын
Mansha Allah guri barwaaqo waad nuurtay sidaad qaadkii isaga dhaaftay ilaahay kuguma celiyo waa duli tuugbaa loo ee kaadaa 😂😂😂
@user-mb9bh9rv5l
@user-mb9bh9rv5l 4 жыл бұрын
KULAHAA XAGAD INANTA UGA DHACAYSAA😂😂...GURI BARWAAQO KU WATAA PRO❤
@axlaamcabdi3094
@axlaamcabdi3094 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhh guri Barwaqo noolow tageero buuxda reactionkagu waa heer sare fani wleee
@clraxmaansiciid3533
@clraxmaansiciid3533 4 жыл бұрын
Ninkii u horeeyay ayaa cod macaanaa 👉
@maanka9712
@maanka9712 4 жыл бұрын
Guriyow waa zxpkaagi reer gaalkacyo ee love isaar
@canabcabdulaahi7131
@canabcabdulaahi7131 4 жыл бұрын
Horay maan u daawan jirin guri barwaaqo lkn hada waa xiiseeyaa bro mogdishaan kaasoo salaamayaa qosol feerahaa i jabisay I daawee ina adeer😛😛😛
@abdirisaq4147
@abdirisaq4147 4 жыл бұрын
Guray barwaqo abwaanka abwaanada qui War shaqada niyoow👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 4 жыл бұрын
Guri Barwaaq0 MazuL sarE👋👐👏
@susuumoha6879
@susuumoha6879 4 жыл бұрын
Kuwo fananiin isku sheega oo qaylo nagu wareeriyey hadii bilaa music meesha la soo taagi lahaa ala maxay isku xaari lahaayeen😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cumaraxmed3259
@cumaraxmed3259 4 жыл бұрын
Hhhhhh guri barqaawo horay usoco sxb
@nasraslbn9978
@nasraslbn9978 4 жыл бұрын
Guribarwaaqo waan ku wata wl salan boqortoyo 🙋‍♀️
@awoqali4151
@awoqali4151 4 жыл бұрын
Ka dhanansaneyna 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@sususead2680
@sususead2680 4 жыл бұрын
Guurayga dhanansada 😂 ninka kaliye wali laga hayn subisgarab isara
@sidiiqcali6133
@sidiiqcali6133 4 жыл бұрын
Maaansha allah Go forword
@alimaadabdirahman1542
@alimaadabdirahman1542 4 жыл бұрын
Abwaan Guri Barwaaqo salaan sare. War ninka ugu hooray cod aad u macan ayuu lahaa oo xasuus leh. Biri binaasta marki hore ma so aqrisane haddu so aqristay waa asaga horay laga qaatay nin culus
@omarismail1123
@omarismail1123 4 жыл бұрын
Walahi guri barwaaqo meel sahlan bu dhigtay miiskisa. Barnaajim rag kuso daalay bu si sahlan channelkisa ugu shitay👏👏
@xigmadiyoxaraabo4273
@xigmadiyoxaraabo4273 4 жыл бұрын
Inta iyaga oo daawaneysa commentiga dhinaca ka akhrineysa like ha ila dhaafin😍😍😍😍😍
@zakariaalinur6056
@zakariaalinur6056 4 жыл бұрын
Ismail Guri barwaaqo zxpoe nin kugu xiranaa ahee pin isii pro
@mofood3327
@mofood3327 4 жыл бұрын
GURI BARWAAQO WAXAANU KA CODSANAYNA IN AAAD NALA WADAAGTO HEESTA ABDIRIZAAQ ANSHAX EE (NASRI) 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@abdiqanihaaji3820
@abdiqanihaaji3820 4 жыл бұрын
Gurey Barwaaqo wlhi waa garac may intuu igaga yeedhsiiyey kulahaa hadana may aaa ar abdow maxad uga dhicin 😂😂😂
@eidombixi926
@eidombixi926 4 жыл бұрын
azaxaabeey dhamaantiin qofkii kahelay falaqaynta guri barwaaqo intii jecel guri barwaaqo waxad zamaysaan like dhac dhac dhac kaziiii
@xamsemuxumed7109
@xamsemuxumed7109 4 жыл бұрын
Niyooooow adigaaba ka cod macane mxad ka wanjalayzaa mizkiiiinka gurow nagadaaa ciyaaar
@mahadahmedmohamed2563
@mahadahmedmohamed2563 4 жыл бұрын
GuriBarq0 zxp maxad laqDaY waaD is Bada sHaYe m.a
@abdilahiseemo7608
@abdilahiseemo7608 4 жыл бұрын
Warkani waa fanaan heesa you tube ka wuu kujiraa ilyaas qarni layidhaa guriyoow 🙋‍♂️
@bartanabada2906
@bartanabada2906 4 жыл бұрын
Abwaan gurey horey u soco libaax
@apdulahimataan1199
@apdulahimataan1199 4 жыл бұрын
odeygu ilyaas kaartu keeeny 😂😂😂
@mohammedsagax8038
@mohammedsagax8038 4 жыл бұрын
Guribarwaaqo Runtii waa shaqsi Aad u xikmad badan sxb hambalyo
@yuusufgashaanle
@yuusufgashaanle 4 жыл бұрын
SUBSCRIBE ISARA DHAMAN ASXBTA RIWAYADO IYO QOSOL HADAD RABTO MAHAD SANIDIIN
Guri barwaaqo falanqaynta Tartanka Dhalinta
24:14
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 118 М.
Guri Barwaaqo Riwaayadii Caan Caan Dhalay 2
34:34
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 276 М.
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН
Secret Service Testimony
6:08:43
News 4 (WOAI) San Antonio
Рет қаралды 10 М.
Guri barwaaqo falanqaynta Tartanka
28:06
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 192 М.
Barnaamijka Hibada Qofka wareega 3-aad part 2 Kaban iyo Boongo
49:54
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Final Wareegii Ugu Dambeeyey Live Music
1:22:52
BARNAAMIJKA 1000 SU'AALOOD IYO SU'AAL || GURI BARWAAQO ||.
41:43
Horn Cable Tv
Рет қаралды 117 М.
Guri Barwaaqo Iyo Tayasiir Jacayl Tartan Fani Ah Heeso ||2021||
12:54
Maadshe Films
Рет қаралды 130 М.
Tartanka Hibbada Codka Burco Sahan Got Talent Qaybtii 2aad
43:34
Guri Barwaaqo Sheeko Qosola Maarki Tuu Iyo Ina Hooyo ||2020||
13:58
Maadshe Films
Рет қаралды 92 М.
MOGADISHU'S GOT TALENT PART 9 YAABKA ADUUNKA INDHA SARCAAD
12:09
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 412 М.
Бабайка #юмор #рекомендации #прикол
0:32
МэдПринц 👑
Рет қаралды 2,4 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
0:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 20 МЛН
Это вам на двоих!
0:51
Штукенция
Рет қаралды 1,5 МЛН