Guri Barwaaqo Iyo Dayax Band Riwaayada Beerta Libaaxyada Qarnigaan Joogniyo Dadku Kala Qabweynaa

  Рет қаралды 52,998

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

6 жыл бұрын

KALA SOCO HCTV
FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
WEBSITE:-
KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Пікірлер: 65
@ahmedhassan1549
@ahmedhassan1549 6 жыл бұрын
Walhi Zahra kiin cadi maha love ku ahy fananaad buxda song quality hore usoco queen full respect inta Zahra tageerta like ta hayila dhafina
@allahuakbar636
@allahuakbar636 6 жыл бұрын
Guri barwaaqo👍👍👍
@karamxiismaxamedkaramxiis1319
@karamxiismaxamedkaramxiis1319 6 жыл бұрын
M.allh
@funnyvideos-ln2px
@funnyvideos-ln2px 6 жыл бұрын
Guray barwaaqo horey u soco
@shabcancilmi8300
@shabcancilmi8300 6 жыл бұрын
hore u socda fanaanin qaliya
@ibrahimroble1623
@ibrahimroble1623 6 жыл бұрын
war wixi iga danbeeyoooow war ifahma !!!
@t.d8775
@t.d8775 6 жыл бұрын
masha alllah wlhi waa wax lagu farxo inuu soo noqdo fanki masrixiyada ahaaa oo aan hidaha u lahayn hadanahay somaliland halkaas ka sii wada ayan idin leyahay
@khaliilcaaqil4120
@khaliilcaaqil4120 6 жыл бұрын
Naa_dhinacaaga_ka_hees waa runtaa G.Barwaaqo dhankeda hka heesto yartu
@dgram6313
@dgram6313 6 жыл бұрын
Hibaaq gobaad l like your personality Wlhy wll
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 3 жыл бұрын
Ruwayada kama daalo 😂❤funyy wlhi ila 2018 dawanayay
@hassanabdilahi8200
@hassanabdilahi8200 6 жыл бұрын
Hadan is fahmi wayney waan ku heesi kulaha walahi guri barwaaqo funny hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@karamxiismaxamedkaramxiis1319
@karamxiismaxamedkaramxiis1319 6 жыл бұрын
Guri barwaqo
@relaxationchannel8948
@relaxationchannel8948 6 жыл бұрын
Guri barwaaqo rijaal sare
@khuuriyeofficial5942
@khuuriyeofficial5942 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂igaqoslisay wallhi guribarwaqo 😍😍😍😍😍😍
@osmansise
@osmansise 6 жыл бұрын
walaahi waa ruwaayadii ugu horeysey ee noocaadaa ah een arko waxii ka danbeeyey 30 sano iyo waabari
@karamxiismaxamedkaramxiis1319
@karamxiismaxamedkaramxiis1319 6 жыл бұрын
Gesih Gesih dhalay
@ahmade.h5660
@ahmade.h5660 4 жыл бұрын
Hibaaq gobaad ii noolow!!!!
@mohamedshafici2200
@mohamedshafici2200 6 жыл бұрын
waligod gadhi mayan riwayadihi hore riwayadi wa kuwii hore majajilaystayal na wa kuwii hore ilahay ha u naxariisto kuwii dhintay kuwa noolna ilahay cimriga haw barakeeyo
@gudoomiyahagudidailaalinta9265
@gudoomiyahagudidailaalinta9265 6 жыл бұрын
Mohamed Ozman horaa loozoconayaa Nagala Tag waxaazi riwaayadana ma ahayN
@fanporjcabdimuuse4740
@fanporjcabdimuuse4740 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk Waleeee way izu zoobaxayaaaan✊✊👌👌👌👌💛💜💞 #2018
@farassalebaan2203
@farassalebaan2203 4 жыл бұрын
Masha Allah aniga heesbaba imartay😂😂😂
@abdullahihussein2511
@abdullahihussein2511 6 жыл бұрын
Wllhy caadi maaha guray
@AliHamza-ki6fu
@AliHamza-ki6fu 6 жыл бұрын
Heesta ma iyada qaada mise fanaanad kale ayey ka soo amaahatay daynsatay cml
@abdiaziizifiso3508
@abdiaziizifiso3508 5 жыл бұрын
Ilahayba idaly Ma wad qadayno tan hees 🤣🤣🤣🤣
@korneabdi6425
@korneabdi6425 6 жыл бұрын
Hhhhh guri barwaaqo nin Adag
@abdiaziizifiso3508
@abdiaziizifiso3508 5 жыл бұрын
Balan balis qalimale 😂🤣🤣🤣🤣😂🤣😂🤣
@abwaangabyaaye232
@abwaangabyaaye232 3 жыл бұрын
Guri barwaaqo waku tagera
@engnuradin4228
@engnuradin4228 6 жыл бұрын
Hehehe anigu riwayada top intii igu raacsan subscribe @Nouradin production
@engnuradin4228
@engnuradin4228 6 жыл бұрын
mohamed zalah inader xaasisanida subscribe gacantu ma ku xanuunysa😂😂
@abdiqadirmacaneye6777
@abdiqadirmacaneye6777 6 жыл бұрын
Hhhhh Guri barwaaqo nin aan taagero
@newafrica9098
@newafrica9098 6 жыл бұрын
Garac kadhanaaanso
@noorjimale5101
@noorjimale5101 6 жыл бұрын
waa ruwayad iyo bardh kolaa la iqariyaa kulahaa oo qofkaan jeclado kama fuqo hhh guri barwaqo cadi mahan
@abdirashiidmohamed9664
@abdirashiidmohamed9664 6 жыл бұрын
kulah Askar habahl ugeexey miyad lahen Guri Barwaaqo 😅😅😅
@mohedizze2451
@mohedizze2451 6 жыл бұрын
wuu isu qoslaa ninkni
@shirwacguuled6484
@shirwacguuled6484 4 жыл бұрын
adba iga dhananso
@apdisulthan3395
@apdisulthan3395 6 жыл бұрын
Mid inantaada lataagan uunbaad taabsiinaysaa kulaha😂😂
@hamsesuldaan1428
@hamsesuldaan1428 6 жыл бұрын
Beertii libaaxyada hargeysa
@ameenzarkaal5952
@ameenzarkaal5952 6 жыл бұрын
Friday= 09/03/2018 6=20
@bazhirfanprojplay9339
@bazhirfanprojplay9339 6 жыл бұрын
Guri barwaaqo Madax Copyga Hhhh 😂 Zalan zare
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 6 жыл бұрын
WAA SOMAALILAAN WAXA AAN AWRKU AANI QAADIKARIN EE ORGIGU QAADIKARO KKKKKKKKKKKKKKKKK
@secondone6633
@secondone6633 6 жыл бұрын
Hhhhh gadhi ma ku iibiyaa hhh
@cabduleyousufxaashi7015
@cabduleyousufxaashi7015 6 жыл бұрын
kkk
@suhaybahmed1570
@suhaybahmed1570 6 жыл бұрын
Inkasta oo aanay wali khibradeedii iyo hal-abuurkeedii lahayn. Hadana way ku mahadsanyihiin in ay masrixiyaddii ay somalidu heerka sare ka gaadhay ay dib noo xasuusiyaan.
@abdullahihussein2511
@abdullahihussein2511 6 жыл бұрын
Suhayb Ahmed sxbky inaan ku dhaleeceeyo ma jecli lkn waligaa dadaalka qofka waa lagu guubaabiyaa lkn laguma jeesjesso
@suhaybahmed1570
@suhaybahmed1570 6 жыл бұрын
Abdullahi Hussein walaal kuma jeesjeesinba ee waa run in aanay gaadhi karayn hal-abuurkii iyo heerkii ay dadkii hore gaadhsiiyeen masrixiyadda. Waanan ugu mahadnaqay shaqaday qabteen.
@ubahletv684
@ubahletv684 6 жыл бұрын
Suhayb Ahmed sxb habkeedii iyo waliba murtidii way hayaane garabkii dawlada ayay layihiin hadii tiyaataro iyo dhaqaale la siiyo kuwii hore way dhaafi lahaayeen
@crisaaqsomali8357
@crisaaqsomali8357 6 жыл бұрын
Heersare
@karamxiismaxamedkaramxiis1319
@karamxiismaxamedkaramxiis1319 6 жыл бұрын
lph
@qadanbisle5261
@qadanbisle5261 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh manan yaabin sooniga is iri goormay reer burco madaxa qaawisteen oo saan uilbaxeen inleen meeshu waa hargaysa hhh
@rhnmo7609
@rhnmo7609 6 жыл бұрын
😂😂😂 fankan dawacadn cunysaa kulahaa 😂😂 guri barwaaqo hhhh
@updizamedpogba2217
@updizamedpogba2217 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@adanhassanomer7447
@adanhassanomer7447 6 жыл бұрын
Yaab
@hamzedayib5032
@hamzedayib5032 6 жыл бұрын
Ruwayad kala kacsan 😳
@anisadqahmed1419
@anisadqahmed1419 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@Wadani1988
@Wadani1988 6 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk riwaayad
@abdullahihussein2511
@abdullahihussein2511 6 жыл бұрын
Guribarwaarqihii aan aqaanay salaan sare
@ashuurosman7976
@ashuurosman7976 6 жыл бұрын
89 kii kkkkkkkkk
@shrguutaale1
@shrguutaale1 6 жыл бұрын
Ashuur Osman hhhhh waraaa meelkasta ma joogtaaa nio ini ashuuroww
@ashuurosman7976
@ashuurosman7976 6 жыл бұрын
Eng Gutaale Hde ninkan rgayga wye hhh
@abdirahman3572
@abdirahman3572 6 жыл бұрын
Ka Badhnaagga Ah Ee Naagta Kadaba Jaasaya😂😂😂
@ahmetthashi6753
@ahmetthashi6753 6 жыл бұрын
Guri barwaqihi la yaqaaney maaha mudoyinkan danbe wadaadku madhax buu noqday xikmadiibaa ka dhamaatay...😂😎
@faizaali4468
@faizaali4468 6 жыл бұрын
Cz wu ka badbadiyay intii u islahaa xarabaha kordhi🙌
@khuuriyeofficial5942
@khuuriyeofficial5942 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂igaqoslisay wallhi guribarwaqo 😍😍😍😍😍😍
@khuuriyeofficial5942
@khuuriyeofficial5942 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂igaqoslisay wallhi guribarwaqo 😍😍😍😍😍😍
GURI BARWAAQO IYO  DAYAX BAND  RUWAAYAD CAJIIBA HARGEISA | SHOW | 2017
41:05
BARNAMJKA SUGANTA SIFA QOSOLKA EE BADELKA HEESHA E GURI BARWAAQO
27:19
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 62 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 208 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 45 МЛН
Guri Barwaaqo Riwaayad Cusub Tuug Ma Aflaxo 2018 By HcTv Drama
40:26
Horn Cable Tv
Рет қаралды 957 М.
SOORAAN OO WARIYE ISKU BADALAY IYO BARNAAMIJKII DAYAX BAND
2:00:46
Hawraar Music Production
Рет қаралды 258 М.
Deg deg Dhaman Umadi Somaliyed Buu Muuse Nagu Diray Hadan Isaaq Nahay
11:18
Somalia🇸🇴 24 Media
Рет қаралды 1,2 М.
QOSOLKII ADUUNKA WARAYSI XIISO BADAN  GURI BARWAAQO HCTV
54:12
Horn Cable Tv
Рет қаралды 163 М.
Tartankii Heesaho Meel Xasaasiya Nasra Haldhaa vs Xamse ||2020||
15:08
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 145 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 126 М.
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 124 М.
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 668 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 155 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 1,8 МЛН