No video

GUUR IYO RUUX WAYEEL MAXAA KALA HAYSTA part 2

  Рет қаралды 242,993

Djib Medias

Djib Medias

4 жыл бұрын

"GUUR IYO RUUX WAYEEL MAXA KALA HAYSTA" PART 2
Kala soco gaybta kale oo xiisa badan Djib medias Production
✅Like 💬Comment ⤴️Share

Пікірлер: 133
@fataminajama4326
@fataminajama4326 4 жыл бұрын
Hooyaday OO dhimatay ha laygu duceeyoo
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto hooyo macaan
@lafgareen6500
@lafgareen6500 4 жыл бұрын
Allahaa,,,,Unaxaristo,,Hoyo,,,,
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
Alle ha Unaxaristo hooyo mcn😢iyo intii dhimatay aaamin
@liishakti2438
@liishakti2438 4 жыл бұрын
Alle ha caafiyo sido kle aamen
@mohamedshucayb3475
@mohamedshucayb3475 4 жыл бұрын
Alleh ha unxaristo
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
Mamada waa sx😘 Waa qof bili adam ah oo naf ley ah Asxaabi baa islanTiisii markay waynatay buu ku yiri kuma xaajoon karo oo Hooyaday oo kale baathy isLa markaana nabiga scw by Utimi arinkiina way uzheegtay Wlhi suurad baa ka so Dagtay Daaya dumarka idinkuba idinkoo 90jira baa aroosataane runtii aniga qurbaha ba jogaa waxa arkaa wayeel bdn oo nolol fcn ku jira halka mamada soomaliyed ay ciil ku jirto iyo stares dhaafa Hooyinka baazhala alle ha dhowro hooyinka soomaliyed aniga hooyaday mcn guurso baa dhaha mana ogala waxay ku dhihin dadkaa ila yaabayo waa 55jir wlhi anigoo 6jir ah by abahay kala tageyn ilaa iyo hada wa kali sabab wlhi soomali waa dad jaahil ah nolozha labada qof malaha yaran iyo weynaan ee waa isfahan iyo in aqal lawada dhisto
@user-pq5dt5ly7i
@user-pq5dt5ly7i 4 жыл бұрын
Fikrad wacan baad ka hadashay waana run sida ay ragu u doonaya in ay guursadan ayago da'a kasta joogata halka dumarku hadayba ayado wayn guursato ay ceeb ka thy somalida gudaheda wax badan saad u sheetay jaahilnimo dhankasta ah baa nahaysata dumarka allaha xafido somaliyed wllhy dumar ka qiimo badan dunida in ay guudkeda joogan maqabo
@seynabmahamud8030
@seynabmahamud8030 4 жыл бұрын
Sax
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
@@user-pq5dt5ly7i aad iyo aad zhp wax garad baa thy runta waxa weeya dumarka soomaliyed isma taageeraan dhibtoodana dadka lama wadaagaan kaligood baa dunida mugdi ku jira😑😑😑😑
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
@@seynabmahamud8030 💕
@mohamedhussein888
@mohamedhussein888 4 жыл бұрын
Waad sax san tahay walaal lkn arinta qisada aad soo qaadatay maahayn dad waayela oo sidaas isku diiday waxeey ahayd gabar dhaleysa caruurna u joogto wuxu uuga baahday sacabigi ninkeda ahaa naagnimo waxeey u sheegtay ineey mashquulsan tahay arimo guriga ah wuu xanaaqay raggana ma jecla markaas in laga mashquulo markaas ayuu yiri hooyadeey oo kale ayaad iga tahay markaasna waxeey eheed noc furniin oo kale ah inta kale waa kugu taagersanahay
@huddayousuf368
@huddayousuf368 4 жыл бұрын
*Wlhi Waa sugayy qaybtan ThNks Wllyol* 😁😂🤣
@a.sabriye5797
@a.sabriye5797 4 жыл бұрын
Ilahey amarkiis wA iska jeclahay reer jibuti🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️🌷🌷🌹🌹😍😍🌺🌺 dhibaato allaah habidinka haayo walaleheen🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💪💪💪💪
@nasiyaibrahim858
@nasiyaibrahim858 4 жыл бұрын
Jecliyaa jawiika allow nii xafid😍😍😍😍Miss u
@afyarepro5865
@afyarepro5865 4 жыл бұрын
WAR HEEDHE LABADAN MALA ISKU DILAYA HHHH REER JABUUTI ALLAHA KA HAYA DHIBAATO O DHAN AAMIIN
@AdanAbdinour
@AdanAbdinour 4 жыл бұрын
Subxaan Allah Xiligii cibaadaday Kujiraan Riwaayadna Waywadaan Waa.waqtikaatagey Loomataaghelo
@xariiromar8367
@xariiromar8367 4 жыл бұрын
Heer Jabuuti Greeting from Garowe Nugaal Puntland 🇸🇱 Somalia 🇸🇴 film qurux badan weyeh keep going
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 4 жыл бұрын
Walaalo an jecelnahay salam sare
@fartuuncadarey902
@fartuuncadarey902 4 жыл бұрын
Riwayad qurux badan from kismayo Somalia inoo badiya
@inaaden8330
@inaaden8330 4 жыл бұрын
Inay Aragsan shidan tahay ayaa ila arkay 😂😂
@ilyaazabdalla3336
@ilyaazabdalla3336 4 жыл бұрын
Djibouti 🇩🇯 wadanka qashinka /xashiis iska nadiifaya Somali waa same meel kasta ha joogaan magalo oo Somali ah waa saas
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 4 жыл бұрын
Adi amerkan af somali bartay maa tahay
@oubahwarda4286
@oubahwarda4286 4 жыл бұрын
Dadka reer Djibouti qalbigoodu wa nadiif.. dadka ma baryaan..dad kala danbeeya...ninka reer djibouti nin jaarkiisa ama walaalkii amba inaadeerki kuma duulo oo gurigisa kuma qabsado.. shaxaadna caruurtiisa kuma biilo...ba'baahan orda guryaha iska nadiifiya... Waxaad ku tashateen inaad 50 caytanto 50 tahriibto..burcad badeed
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 4 жыл бұрын
Ilyaaz mise cadanka caruurtey korsaden ayaa tahay Somali wadiga wax ka shegayee
@ilyaazabdalla3336
@ilyaazabdalla3336 4 жыл бұрын
@@amalkhayre6379 hadii Runta la isku sheego ma xumaan baa yaab
@ilyaazabdalla3336
@ilyaazabdalla3336 4 жыл бұрын
@@oubahwarda4286 Kkkk huuno ha Cadhoon reer Djibouti ma caayin Lkn Runta baan sheegay bal fiiri meesha ruwaayad lagu jilayo
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 4 жыл бұрын
Yaa nabi salaam ma garanaysa 😂😂😂😂
@kaabamicraaj4296
@kaabamicraaj4296 4 жыл бұрын
Beerkaaaay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@yaxyemoha9747
@yaxyemoha9747 4 жыл бұрын
Waad ku gashaye ku gal hhhh hhh kublahaaaa😋😆😁😁😁
@mucaadupdyrashid
@mucaadupdyrashid Ай бұрын
Cagta igu badiya manooliye 😂
@bahjocrisaqcise4576
@bahjocrisaqcise4576 4 жыл бұрын
kkkk allow noo naxariiso bal habartaa eega
@umalkhayrmiicad5864
@umalkhayrmiicad5864 4 жыл бұрын
Aragsan iyo aamin ❤❤❤🤣🤣🤣🤣🤣
@mohamedabdullahi4940
@mohamedabdullahi4940 4 жыл бұрын
Masha allaah
@haaruunmacalincusmaan9289
@haaruunmacalincusmaan9289 Жыл бұрын
😄😄😄😄aad ayaan u qoslay wlhy
@fardowsoabdulahimuhamud8978
@fardowsoabdulahimuhamud8978 4 жыл бұрын
Waruwayad qosal midhan
@amiinslowkaramo6700
@amiinslowkaramo6700 4 жыл бұрын
hhhhhhhh mash allaha Masha Allaah hh😁😁😁
@wllliiban7036
@wllliiban7036 4 жыл бұрын
my Hòme djibouti 🇩🇯🇩🇯❤
@amaalcaseyamaal9508
@amaalcaseyamaal9508 4 жыл бұрын
Yah alshabab
@cabdiraxmansiciid3443
@cabdiraxmansiciid3443 4 жыл бұрын
Waar kan maan la dilin sawtii lalahas waa la dilayaa cadawgan
@ahmedsouleimanobsieh6286
@ahmedsouleimanobsieh6286 2 жыл бұрын
Dj et sa fille sont des amis et Abdourazak se sont mis d'accord sur les points de la série
@yaxyemoha9747
@yaxyemoha9747 4 жыл бұрын
Ilaahay ubad khayr qaba ha idin siiyo hhhhhhhj hhh 😆😆😆😁😋😋
@adnaanmaxwi957
@adnaanmaxwi957 4 жыл бұрын
Caawa ila casheeya kulaha odaygu wlhy🤣😂🤣😂😂😂🤣🤣😂😂😂
@asmaabdulhi5209
@asmaabdulhi5209 4 жыл бұрын
Aroosad waa islan yer oo fani aaah
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 4 жыл бұрын
Jacaylki wayeelka😁🤣🤣🤣🤣
@adanechtamiru325
@adanechtamiru325 4 жыл бұрын
part 3 meedayi dee
@ardoaadan6521
@ardoaadan6521 4 жыл бұрын
Wlh waan sugaayay kkkkkkkk
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
kkkkkkkk ma soo laabmayo adeer
@farhanjam2773
@farhanjam2773 4 жыл бұрын
Djib médias waxan ubah nah hestan ayah ku qadah ay ruwayadu ku so gasho amah iyadah o dhan so galiyah youtoub
@halyeeyqaran1094
@halyeeyqaran1094 4 жыл бұрын
Adeer Roob baa da'ayaaa. Anaa kugu Da'aaaya 😂😂😂
@abwaanadqalbilula
@abwaanadqalbilula 4 жыл бұрын
Odaygu fulaysanaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@mahamudabdilshi4294
@mahamudabdilshi4294 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh wadkugashe kugal hhhhhh
@awoabdi5552
@awoabdi5552 4 жыл бұрын
Odeygu waaa fuley
@user-lp2ob7ue5t
@user-lp2ob7ue5t 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 4 жыл бұрын
Qiblada lagu dhigi 😂😂😂😂😂
@adnaanmaxwi957
@adnaanmaxwi957 4 жыл бұрын
😂😂🤣🤣🤣😂😂
@hoodokhatin7811
@hoodokhatin7811 4 жыл бұрын
allah beerka sixunban uqoslay odayga waloyaba
@saaycn5473
@saaycn5473 4 жыл бұрын
Ala qolxadka
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 4 жыл бұрын
Ninkaan weeyn inuu daneysto oo hooyadii uu ku mashquulin baa fiican
@abwaanadqalbilula
@abwaanadqalbilula 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣sidaa u jarjarto halaga yaabo
@mounaabdi3262
@mounaabdi3262 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk waan sugayey qeybtan labad
@deeqofadumo4544
@deeqofadumo4544 4 жыл бұрын
😂😂😂😂Wax badan baan sugayne hhhh riwayad qosol bdn
@nemorachid9992
@nemorachid9992 4 жыл бұрын
Aragsan 😂😂😂😂😂
@warewaagdtyhj2245
@warewaagdtyhj2245 4 жыл бұрын
Aroos shidan igadheh aamiin Iyo aragsan ubad khayr leh walle sadkii way kusoo baxdey kaaley iska arag dheh hhhhh🤣🤣🤣🤣🤣
@user-lf7re4wy2l
@user-lf7re4wy2l 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@lacharmantecroyante2991
@lacharmantecroyante2991 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@adengoumaneh5232
@adengoumaneh5232 4 жыл бұрын
Horay u wada film ka
@abdiraxmangarnayl6699
@abdiraxmangarnayl6699 4 жыл бұрын
War Waad naga qodliseen walaahi
@bilanabdinasirabdinasir3291
@bilanabdinasirabdinasir3291 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk wlhi wa iga yabsadeen
@akramfaycal908
@akramfaycal908 11 ай бұрын
😅😅😅kkkkkkkkkkkk
@nemorachid9992
@nemorachid9992 4 жыл бұрын
Hhhhhhh reer jabuuti waa xaraabo xqq kkkkkkkkk
@xafsabare1546
@xafsabare1546 4 жыл бұрын
Maansha Allah
@xafsabare1546
@xafsabare1546 4 жыл бұрын
Kkkkkķkkkkk
@habibaabdi1233
@habibaabdi1233 4 жыл бұрын
❤❤❤👍👍👍😍😍😍😂😂😂😂
@habibaabdi1233
@habibaabdi1233 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkll
@deeqsanabdirahman8969
@deeqsanabdirahman8969 4 жыл бұрын
riwaayada qaybaheedii kale maxa Helay
@SowdoMaxamadnuur
@SowdoMaxamadnuur 6 ай бұрын
😂%z
@maxamudliiban1795
@maxamudliiban1795 4 жыл бұрын
Maxaa yaxaasa Adigiiba yaxaas nagu noqday😂😂😂
@samraamiin5453
@samraamiin5453 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@halimayassin84
@halimayassin84 4 жыл бұрын
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@ismailkhadija9970
@ismailkhadija9970 8 ай бұрын
Kkkkkkk
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 4 жыл бұрын
Habartaa Gawsihii liqday kulahaa kala hela ubad
@idilhaniawed8264
@idilhaniawed8264 4 жыл бұрын
Kkkkk.love
@adanechtamiru325
@adanechtamiru325 4 жыл бұрын
walaahi wax dhaca ayay kamaralayaan
@abouinaali9380
@abouinaali9380 2 жыл бұрын
Kkkk
@djibrealite
@djibrealite 4 жыл бұрын
Part 3 aya sugayna
@simanyabeh4472
@simanyabeh4472 4 жыл бұрын
🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@hassanhousnia6932
@hassanhousnia6932 4 жыл бұрын
I miss my home
@ameerahyuusuf8116
@ameerahyuusuf8116 4 жыл бұрын
Part3 waad naga raajiseen 🤦‍♀️
@abdirisakboodhle4143
@abdirisakboodhle4143 4 жыл бұрын
Kkkkk odaygu waa fulay
@nasromirad4411
@nasromirad4411 4 жыл бұрын
Maxa gabadha ma duqdan codh codhsan kkkkk
@Walalomarchannel
@Walalomarchannel 4 жыл бұрын
Asc akhiyaareey hadii aad garanaysiin heestan magaceeda isoo dir
@saedsuleiman3541
@saedsuleiman3541 4 жыл бұрын
Asc
@bahjocrisaqcise4576
@bahjocrisaqcise4576 4 жыл бұрын
uy
@samriyegaraad5376
@samriyegaraad5376 4 жыл бұрын
Ree jaboutiga jiliin iyo Afsomali ma kasayaan hhhhhhhhh belo
@idirisfarah4256
@idirisfarah4256 4 жыл бұрын
Hhhh saa malaga yiri halka kulaabo fajacey
@lafgareen6500
@lafgareen6500 4 жыл бұрын
Beeentaaa,,,,,Asalka,,,,,Mesho,,,,Somaliga,,Ka,,,,Yimid,,,,Wa,,,,Rer,,,,Jabuuuti,,,Eeee,,,,Adiga,,,,Somaliga,,,,So Baro
@mahmoudmoussa3832
@mahmoudmoussa3832 10 ай бұрын
Afsomaliga reer ha ka masayrin sxb
@ataaxx9188
@ataaxx9188 4 жыл бұрын
Coke qarwiga isii ya wllhi 3 day dan ksoo maq nahy jibouti waan u xisay
@cabdikarinjabuutialohugarg2045
@cabdikarinjabuutialohugarg2045 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh.cajiin.cismaan.ceeleeley. Msjasjilafiisawaanjecelahsy
@cabdikarinjabuutialohugarg2045
@cabdikarinjabuutialohugarg2045 4 жыл бұрын
Cisman.ceeleeye.waa Qosal.aga
@cabdikarinjabuutialohugarg2045
@cabdikarinjabuutialohugarg2045 4 жыл бұрын
Hahaha Ceeleeye.waa.uuganoo Waa.uu.gaboobay.xarbi.bii.ku.jiri.jiray
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 4 жыл бұрын
*arooska 2020 yaryarkay ka shidan tahay aragsan markaan sidaa u eego 15 year malaha may gaadhin*😂😂😂😂*
@ameerahyuusuf8116
@ameerahyuusuf8116 4 жыл бұрын
Kowther hassan 😂😂😂
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
😂😂😂 zhp Fadlan Subscribe isaar
@ladancali2133
@ladancali2133 4 жыл бұрын
Qeybtii 3 baan sugeynaa
@saafiomarcariif4044
@saafiomarcariif4044 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk ma inan sali idiinla qadayaad modaysan
@faayiahmed5816
@faayiahmed5816 4 жыл бұрын
💔😂😂😂👍👍👍
@qqqqqq2863
@qqqqqq2863 4 жыл бұрын
Rerahani guurka ku yar filim kasta aroos bay ku daraan
@rumorhasit9129
@rumorhasit9129 4 жыл бұрын
Guurko ma ceeb ba, hada zinada lagu dara.
@qqqqqq2863
@qqqqqq2863 4 жыл бұрын
A Wais ciba waa ceeb may odhan lakiin sinada yagaa ugu badan
@Jnn785
@Jnn785 4 жыл бұрын
Qudbo siro jabuuti lagama yaqaan si sharaf leh ayay isku guursadaan
@SacadaCateye
@SacadaCateye 17 күн бұрын
😂😮😢😂🎉😢7dfujjhgghjjjjjvcjikk
@lafgareen6500
@lafgareen6500 4 жыл бұрын
Kkkkkk,,,,Duqda,,,,Cadi,,,,Maahan,,,Wayba,,,,Diyarsantahay,,,,,Miskinta,,,,Dufankiiiba,,,,,Ka,,,,Dhamaday
@AsmaMaxamed-cg9vc
@AsmaMaxamed-cg9vc 11 ай бұрын
kkkkkkkklll
@zahraahmed6294
@zahraahmed6294 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@cumarbarkhadhassan8992
@cumarbarkhadhassan8992 4 жыл бұрын
Kkkkk
"GUUR IYO RUUX WAYEEL MAXA KALA HAYSTA" PART 3 & last
14:41
Djib Medias
Рет қаралды 247 М.
Abdi Adan Qays - Geedi baabuu
17:31
Prince Warsame
Рет қаралды 160 М.
Sunglasses Didn't Cover For Me! 🫢
00:12
Polar Reacts
Рет қаралды 6 МЛН
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 23 МЛН
Sketch Ramadan N°23
17:15
RTD WEB TV
Рет қаралды 35 М.
SHAN KUN OO XUJAAY AH OO LAGU DILAY KACBADA- SIR LA KASHIFAY
21:54
Tib Iyo Moye (Kal & Mooy)
17:20
Universal TV
Рет қаралды 727 М.
RTD : SKETCH SOMALI ISMOODSIIS ÉPISODE 24
14:59
RTD WEB TV
Рет қаралды 152 М.
Ruwaayadii Curudkii Ciishooday Part 3 oo aad u xiiso badan
18:36
Xogmaal Media
Рет қаралды 322 М.
GUUR IYO RUUX WAYEEL MAXAA KALA HAYSTA
16:51
Djib Medias
Рет қаралды 548 М.
extrait riwada degan 2000
13:43
Med Abdillahi
Рет қаралды 289 М.
Sketch Ramadan N°26
17:14
RTD WEB TV
Рет қаралды 51 М.
Sunglasses Didn't Cover For Me! 🫢
00:12
Polar Reacts
Рет қаралды 6 МЛН