SHAN KUN OO XUJAAY AH OO LAGU DILAY KACBADA- SIR LA KASHIFAY

  Рет қаралды 181,781

HANOOLAATO

HANOOLAATO

4 жыл бұрын

#SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
/ hanoolaato
/ hanoolaatotv
Hanoolaato is independent Somali public media platform which was established in 2012 and based in Mogadishu the capital of Somalia and London, UK.
Hanoolaato is a bridge of trust between the Somali government and citizens focusing on their daily life circle, political, current news and social issues of local and diaspora.
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv
Our main aim strategy is to ensure that the all Somalis have the same rights to speak freely with no fear at all for their lives for arresting or to be killed for their human expressions
We highlight and make debates about national critical issues and human rights, and miss interpretation of religion.
Hanoolaato urges to the Somali people to understand each other through discussions and talk shows
We also give an opportunity to disabled, oppressed and forgotten People those are variable and not considered as a part of the Somali community for a long time.
Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato.com/
.Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
.Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv

Пікірлер: 273
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Subh aalllah allah noo ilaali beeytk barakeeysan 🕋🕋☝️☝️😍😍😍
@ahmedseehanwaa1443
@ahmedseehanwaa1443 3 жыл бұрын
inaalillaahi wa inaa ileyhi raajucuun Waa xasuuq la qariyey acuudu billaah
@abdulkaadirhaajimohamoud6093
@abdulkaadirhaajimohamoud6093 4 жыл бұрын
Alle hau naxariisto janatul firdowsa alle haka waraabiyo kitaabkoda gacanta midig alle haka siiyo dhamaan muslimiintii halkaa kugeeriyotay aamiin aamiin aamiin
@muhudinmohamed2867
@muhudinmohamed2867 4 жыл бұрын
2003 Dagaalkii Ciraaq Socday Barnaamijkii Xogwaran wariye Abduqadir Nadaara 🙋‍♀️
@maxedali4491
@maxedali4491 4 жыл бұрын
Masha Allah hanolaato waa macalinkaygii carabiga ii bilaabay nadaara 1998 bukhaari school la oran jiray
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 3 жыл бұрын
Mashaa allaah thanks information bro
@drkhayrealihassan8922
@drkhayrealihassan8922 4 жыл бұрын
Subxaana Allah
@deeqahasan5478
@deeqahasan5478 4 жыл бұрын
LAA ILAAHA ILALAAHU MUHAMMADU RASUULU LAAHI
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
LABADAN NIN WAA MUNAAFIQIIN
@abdirazakmohamed9461
@abdirazakmohamed9461 4 жыл бұрын
@@mahamedaden7237 maxey munaafaq ku yihiin
@maxamedkadiil2443
@maxamedkadiil2443 4 жыл бұрын
ina llilahi wa inalilahi raji cuun
@qaduurabinuqaduur2704
@qaduurabinuqaduur2704 4 жыл бұрын
Allaah Haw Naxariisto Xujaydaas Aan Waxba Galabsan Awoowahay Baa Ka Mid Ahaa Sucuudiga Buu Xaj U Tagay Sidaan Maqlay Ma Aanu Soo Noqon
@falisfaarax7300
@falisfaarax7300 4 жыл бұрын
Ilaahey ha unaxariisto awoowe iyo intiiladhimatey
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 4 жыл бұрын
SubxanaAllaahi waa arin laga naxo wllo Nadare is ilaaali Allaha idiin xafido adiga iyo wariyaha kale .
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 4 жыл бұрын
cabdi qaadir xashar nadaara wariyehii Horn afrik aan aad u dhageesan jiray✔
@abdirahmanmahamud1083
@abdirahmanmahamud1083 4 жыл бұрын
Barnaamijkii xog waran
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 4 жыл бұрын
@@abdirahmanmahamud1083 haa barnaamijkaas magaciisa ilooway bro, aad u mahadsantahay, xoogwaran 1:00 duhurkii moo aha mise 12:45 meelahaas oo ka soo gali jiray horn afrik, bro waqtigaas waqti fiican oo aha kaliya waxa dhageesan jiray horb afrik ama radio shabeele ilaahey wadan nabad hanooga dhigo, anoogo nabad ah ilaahey dib hanoo kulansiiyo waan u xiisay mogadisho💙
@abdirahmanmahamud1083
@abdirahmanmahamud1083 4 жыл бұрын
Se fiican wlh waqtigaas wax walbo qorsho ayey la hayiin
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 4 жыл бұрын
Ismail Husien Ali Ruicosta. Waa. Runta. brother
@ismailmohamedadan1638
@ismailmohamedadan1638 4 жыл бұрын
Waa runtaa sxb 1:00 duhurnimo barnaamijkii xogwaran
@cllaahimaxamed7135
@cllaahimaxamed7135 4 жыл бұрын
Hanoolaato guuleyso jir oojoog weligaa cadawgiina cagta ka hoos aamiin inshaa alaah
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 4 жыл бұрын
Ina lilaahi wa ina ileyhi rajucuum allaha u naxariisto 😭😭😭
@mahamedali5878
@mahamedali5878 4 жыл бұрын
Masha ALLAH Nadara si cajiib ah ayuu u sharraxau
@kismamedia6719
@kismamedia6719 4 жыл бұрын
سبحان الخالق
@somalisoma874
@somalisoma874 4 жыл бұрын
Walaal ayaanleh aaaaad baaaad u mahadsantahayyyyyyyyyyyyyyy
@xadiyosalebanyusuf4232
@xadiyosalebanyusuf4232 4 жыл бұрын
asc waan ku salamay aayanleha walakey aad ayan ula soocdaha barnamiij kastah ood soo dhigtid
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 4 жыл бұрын
Subxaanalaah Inaalilaah wainaa ileyhi raajucuun raximulaah Qiiro iyo xayeysiiska kala daaya
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
Wlhi waa wax laga xumaado sacuudiga ilaa iyo hada lacagtooda ayee aduunka ku jogaan waxbo ma qabsadan ilaa iyo hada ciidamo adag ma dhisan
@user-iu5jx6jf7s
@user-iu5jx6jf7s 2 жыл бұрын
mesha alle ilalinaya dhb malaha
@gradabdullahi8119
@gradabdullahi8119 4 жыл бұрын
Boqortooyada Saudiga waa shiyaadiin ilaa iyo eyey dhibaatada Slam ka ilaahey hanaga qabto shartooda
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😄
@som3902
@som3902 4 жыл бұрын
koley xili hore ayey ahey lkn su aashu waxay tahey yey ahaayen ma shiico mise sucuudiga qar ka midaa
@radiobayaan9805
@radiobayaan9805 4 жыл бұрын
ما خفي اعظم - الجزيرة
@foos7330
@foos7330 4 жыл бұрын
Asc asxaabta maasha alah walahi waxan tagay december 2week cimran u aaday ilaahey xaramka iyo umada Allah badbaadiyo waqti walbo askartoodana kuwa soomaaliya aa ka xoogan waa caato hindi aa ilaa banaanka iska jiijiifo hawadoodana waa cuburantahay waana wasaq jidadkoda 🤲🤲🤲🕋💞
@fartuuncabdi8758
@fartuuncabdi8758 4 жыл бұрын
Subxanallah ina lilaah wa inaa ileyhi raajacun allaha unaxaristo dhamantot
@fadumaofficialschannel661
@fadumaofficialschannel661 4 жыл бұрын
Fartuun xabibti iso qabo channelkega cusub subscribe like iyo comment igucabe mahadsaniid ♥️🙏
@ahmedabdullahi1273
@ahmedabdullahi1273 2 жыл бұрын
Waa been barnaamijkaas HANOOLAATO soo daayey maanta oo ah 5000 oo Xaramka lagu diley 1979... waa Beeeeeen
@Equivalent-xj9of
@Equivalent-xj9of 4 жыл бұрын
*_Saudi Arabia🇸🇦 Dulinimo iyo Caqli xumo Waa lugu YaqaaNay, ilaahay islaamka Ha Qabto,_*
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld 4 жыл бұрын
Aammiin Aammiin
@hasaanmo8532
@hasaanmo8532 4 жыл бұрын
Wll sacuudiga waa dhul barkeysan ha caayin waxa xun dad kooban oo aduunyo ujeedo ilaah wax og
@Equivalent-xj9of
@Equivalent-xj9of 4 жыл бұрын
@@hasaanmo8532 Waan ogahay midaas lipax ilaahay ha Noo xifdiYo, kuwa Duliga ah Ee Hogaanshana Ilaahay ha Soo HadeeYo
@cabdiraxmaanmaxamedcusmaan7244
@cabdiraxmaanmaxamedcusmaan7244 3 жыл бұрын
Cabduqaadir Maxamed Cashar Nadaara Waan ku salaamay,Ayaanle adna hore u soco
@mr.socdaal143m8
@mr.socdaal143m8 4 жыл бұрын
nadaara iyo ayaanle waad salaamantihiin
@khadroahmed7873
@khadroahmed7873 3 жыл бұрын
Innalillah wainnaa Ilayhi raajicuun Allaha u naxariisto inti dhimtay
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 жыл бұрын
cajiib waye walaahi qisadaas 40 sano ka hor dhacday wa fashil ku yimid boqortooyada saudiga mahadsanid nadara iyo hanoolato
@rumorhasit9129
@rumorhasit9129 4 жыл бұрын
Walal daad badan ba og, ee ayaga umba ka dhigaya hada in la kashifay, waxad ka arkii jarta online,
@MatanTube
@MatanTube 4 жыл бұрын
Abduqadir nadara, barnaamij anku jecla ee *xogwaran* hhh codkiisa Lee aqoonsadey, wajigiisa iikow. Manta
@maxamedwarsame3715
@maxamedwarsame3715 4 жыл бұрын
Ilahey hanaxariisto xujeydii kudhimatay
@sahralibinali8870
@sahralibinali8870 4 жыл бұрын
Subxaanallaah allaha.unaxariisto shuw adeerkay.cabdile.warsame.wakujiray.banumalaynayaa.waxaan.kuqiyaasikaraa wakhtigaas kun sagaan boqol.todobaatan.iyo afartii.ama.todobaatan iyosadexdii allaha unaxariisto.waxa.layri.neeftaa.qabatay kolay.isagu.ehelukhayr buu. Ahaaa
@suntane
@suntane 3 жыл бұрын
Asc wll waxan jeclaan lahaa suaal aan u qabo nadaara in aad markale wareysi toos ah noogu balamiso, sababtoo ah waxan aminsanahay in uu ka danbeeyey qof somaaliyeey ku dhiiirado is qarxinta, barnaamijkiisii ahaa XOG WARAN iyo buubuunin badan oo aan wax xaqiiq ah ku dhisneen ayuu ku tabin jiray, waan jeclaan lahaa in aan waydiiyo suaalo aan qabo mahadsanid HANOOLAATO
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 3 жыл бұрын
very shocking information may ALLAH bring justice to the Kindom of SAUDI ARABI the holiest place for the Islamic nation
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 4 жыл бұрын
Subxaana llaah
@jiifcaaqildulmidiid4139
@jiifcaaqildulmidiid4139 2 жыл бұрын
waa cajiib arintaasi.
@mohamedmumin9720
@mohamedmumin9720 3 жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicun
@Yusufliban-ty2tl
@Yusufliban-ty2tl Жыл бұрын
Baraamijkan hore ayaan uga dhegeystey jasiira chanel suntaa oo todoba tan ahayd waxaa saxeexay madaxweynihii faransiiska ee waqtigaa markii wasiirka gaashaandhigu diidey
@alalialmagribi5385
@alalialmagribi5385 3 жыл бұрын
ما خفي أعظم maa khafiya acdam.. Waa
@axmednuurmohamed4626
@axmednuurmohamed4626 3 жыл бұрын
Sax .. waaye.. sida aad u qortay, magaca Barnaamijka , ma KHAFIYA acdam, ma aha sida u ugu dgawaaqay NADAARO: o ah ma KHUFIYA !!! .
@dheeredheeredheeredheere6637
@dheeredheeredheeredheere6637 4 жыл бұрын
Nadara Haye is ilaali he sida khashoqi cml yaa lagu jarjarine
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣yaay ku dubana ugu dar waa dad qalato reer al sacuud ilahay ha dhameye iyaga biliya argagaxisada alshabaab ee dhameyay shacabka somaliyed
@hassanyuusuf9750
@hassanyuusuf9750 4 жыл бұрын
Mr. Dheere dheere ninka labaxay. Adigu ma waxaad ka mid tahay kuwa ka cabsada dadka ilaahnimada sheegtay ee umadda gaaleysiiya ee haddana dila mase kuwa muslimka ah ee ilaahey caabuda.
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Nadiira waa nin waalan
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 4 жыл бұрын
tolaw zxb somalia lambarkaa imisaay kahayd kollay wqa kujirtee xiligaasi inkastoo jaale siyaad talinaayay
@alibashi9335
@alibashi9335 4 жыл бұрын
Nadaara waxan ku xasuustaa barnaamijkii Horn Afrik kabixi jiray ee magacisu ahaa xogwaran
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 4 жыл бұрын
حادثة الحرم المكي 1979 عملية محاولة السيطرة على الحرم المكي من قبل جهيمان وأتباعه اللغة تنزيل بصيغة PDF راقب عدل حادثة الحرم المكي بدأت أحداثها فجر يوم 1 محرم 1400 الموافق20 نوفمبر 1979، حين استولى أكثر من 200 مسلح على الحرم المكي وهو من مقدسات المسلمين، مدعين ظهور المهدي المنتظر، وذلك إبان عهد الملك خالد بن عبد العزيز. هزت العملية العالم الإسلامي برمته، فمن حيث موعدها فقد وقعت مع فجر أول يوم في القرن الهجري الجديد، ومن حيث عنفها فقد تسببت بسفك للدماء في باحة الحرم المكي، وأودت بحياة بعض رجال الأمن والكثير من المسلحين المتحصنين داخل الحرم. حركت الحادثة بسرعة مشاعر الكثير من المسلمين وجميع المسلمين شجبوها وأنكروها ووقفوا ضدها.
@garmaalchannel7064
@garmaalchannel7064 4 жыл бұрын
Subxaanallah waa arin aan aad ugu naxay runtii
@hassanabdirahman6804
@hassanabdirahman6804 4 жыл бұрын
Adeer liibaanee magaca iska bedela waa shuqul faqashe
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
Ilaheey masiba haku rido amiradaas iyo carurtoda
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 4 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@calixaashi3224
@calixaashi3224 3 жыл бұрын
Maxaa cusub oo aad sheegtay 1997 ayaan maqlay fransiis baa ka saaray xaramka nimankii qabsaday
@ahmedwarsame3055
@ahmedwarsame3055 2 жыл бұрын
Waa goormee xasuuqa xujeyda Ee faransiisku ka qeyb qaatay
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 4 жыл бұрын
BISMI ALLAAHI ALLRAXMAANI ALLRAXIIM ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATU ALLAAH WABARAKAATAU SUBXAANA ALLAAH WAA ARIN LAGA XUMAADO SUBXAANA ALLAAH BARAKA ALLAAHU FIKUM JISAKA ALLAU QAYRAN MAHASANIDIIN WAXAAN DHAGAYSTAY SUBXAANA ALLAAH HABEEN BARKII (03:31 IM}ARBACO 05/02/2020
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Waa Badawiyiin Sucuudigu Uff
@aweysmohamed3091
@aweysmohamed3091 3 жыл бұрын
C/qadir nadara warka Radio horn africa labasaac subaxnimaa kadhagesan jiray 2003dii 2004tii
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 4 жыл бұрын
Sheekadaasi ma cusba, 20 sano ka hor ayaan maqlay, isla sanadka dhibaatadu dhacday ayaan dhashay
@ahmedabdullahi1273
@ahmedabdullahi1273 2 жыл бұрын
Waxaan ahay nin Somali ah oo 41 sano ku noolaa, waxaan ka mid ahaa Xujeydii Xaramka 1979 waxaan joogey dhqcdadii Juhaymaan iyo qabsashadii Xaramka. Waxaan fiirsanjirey Barnaamijka HANOOLAATO maantaa iigu dambaysa waxaanna rumaysnahay inuu been shrego barnaamijka Hanoolaato. Sheekada asag iyo Navarro BEEN aan xad lahayn bay sheegeen Allah ka baqaan leeyahay
@mohamudibrahim2005
@mohamudibrahim2005 Жыл бұрын
Ascw waxan u malaynaya wax ba kaben ah warka waayo sanadka waan xajiyey
@user-gy9dd8yy2j
@user-gy9dd8yy2j 4 жыл бұрын
Horaan ooga daawaday aljaziira ayadaana soo faagfaagtay meesha waxaa lagu wareystay faransiiskii qarsoodiga kugalay ayagoon la ogeyn
@rumorhasit9129
@rumorhasit9129 4 жыл бұрын
Aniga ba hada ka hor ban mel ka akhristay, sheekada online bay iska taala, hada raagan maxay u dhaheen hada la kashifay, somalida miyay cawan oo wada arkeen.
@ayanlecabdi2689
@ayanlecabdi2689 4 жыл бұрын
Samigeyga ayanle xussein cabdi dad badan aya hada iiguyeera islmagaciisa Ninkaan Anne waxan dhahaa ayanle xussein ma ihi Lkn waxan ahy ayanle cabdi cali😁😁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AZ-by6pc
@AZ-by6pc Жыл бұрын
SIDAAS AYUU YIRI NIN FARANSIIS AH OO AAN MUSLIM AHEYN WAR DAD MUSLIMIIN LALA HOR IMAADA MAHAN
@shonazef7351
@shonazef7351 4 жыл бұрын
Isku day walal in hadalka saxda isticmashid madama aad saxafi tahay, document sida sax u qor. Magaca ma u lahan. Kana raali ahow hadad dhibsatay hadalkayga!
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 4 жыл бұрын
Waa kaas warbixintii nimankii werarey kacbada
@engabdinormohamedkadie1633
@engabdinormohamedkadie1633 4 жыл бұрын
Ha noolaato guul
@omaraadanisakomarafrika9393
@omaraadanisakomarafrika9393 4 жыл бұрын
Horey ayaan umaqalay runtii iney farance soo gawa gaweeyeen
@alalialmagribi5385
@alalialmagribi5385 3 жыл бұрын
Barnaamij yadan Aljaziira ee laanta carabiga waa muhiim ee Ayaanle maad inoo soo daaysid iyagoo aad inoo tarjumtay fadlan
@goljanogsm
@goljanogsm 4 жыл бұрын
War arinta waala maqlay waxayna ahayd inay shiicadu gashay xaramka kadibna si looga Saaro ayaa la adeegsaday France kadibna koronto ayaa loogu xidhay biyaha ,wax cusubna maaha
@nuurxaajicismaanmaxamed3256
@nuurxaajicismaanmaxamed3256 4 жыл бұрын
Cabdulqadir cashar nadara iyo prof qaadi barnamijkii XOGWARAN 1:pm halkudhiga barnamijka heesta samatar :israaiil ma boodeen baridhexe intuu dego ...
@HANOOLAATOTV
@HANOOLAATOTV 4 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/ocqFbMl9xK3Fl5s.html
@aminahodancali1048
@aminahodancali1048 2 жыл бұрын
faraas shan milyoon oo jasaaira shahiida shantan kuna waa lagushaanbadaynayaa
@ubahubah3949
@ubahubah3949 3 жыл бұрын
Waa taa Saudi kuwa yidhaahda waa Khalifa haku quus qaateen biyo ayaa kala qiimo badan dad muslimmin ah Allah ha dumiyo boqortoyada faasid ka ah
@guureabdi507
@guureabdi507 4 жыл бұрын
Hanoolaato iga gaarsiiya nadaara deyn ayaan kuleeyahay hana iska bixiyo
@muktarshugri5096
@muktarshugri5096 4 жыл бұрын
Waa Dhacdo Argagax Leh Rabi Haciqaabo Kuwii Xasuuqaa Gaystay....
@hajirahajiali3476
@hajirahajiali3476 4 жыл бұрын
Subhanallh, waa joogey hajkaas
@abdirahmanali4341
@abdirahmanali4341 4 жыл бұрын
1979ki miyad joogtey
@hajirahajiali3476
@hajirahajiali3476 4 жыл бұрын
Waxan joigey 1987 Hajj
@aawowjinaay3264
@aawowjinaay3264 4 жыл бұрын
Masha allah xaajiya hajira ilah haku aqbalo habaryar.
@akadiye9806
@akadiye9806 3 жыл бұрын
ayaanle mashaa laahaa barnaamijyadaad waan ka helnay caawa waxaa lagaa daawanayaa tv yada somali iptv yurub barnaamijkaan aad nadaaro ka duubtay tv yada yurub ayaa caawa laga daawanayaa ayaanle nooloow halkaas ka wad sxb
@Therealroyalfx
@Therealroyalfx 4 жыл бұрын
Aaway Documentarygavee Al jazeera samesay Mxa link usoo dhigi weysay
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/qN2KgZB_lZzcomg.html
@bedelabdirahman6567
@bedelabdirahman6567 4 жыл бұрын
Abduqadir ashir nadara runtii masuul sre waalakuuxisay
@abdiazizfarah3168
@abdiazizfarah3168 4 жыл бұрын
Sheeko xiisaleh
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
Xaasidiin waa kuwaas kursi aya u daran
@tu7049
@tu7049 4 жыл бұрын
Allh ha ina mootiyo sharta carabta morning
@HardTalk1
@HardTalk1 4 жыл бұрын
5:41 ilaa hadda ma aanay sheegin dhacdadu waxa ay yahay sheekadiina dhexda ayay u socotaa.
@ibrahimegal7282
@ibrahimegal7282 4 жыл бұрын
Dadka beenta ka daaya, argagixiso ayaa qabsatay Kabcada sheegatay Mahdi been ah waana la dilay markii danbe.
@sultanahamoud6969
@sultanahamoud6969 4 жыл бұрын
waa sax nin ba nebi mise Mahdi bu sheegtey wa layiga sheekeye
@abdurahmanaliabdi946
@abdurahmanaliabdi946 Жыл бұрын
Anigu waa waan joogay subaxaa, laakiin waxa uu sheegtay ninka France ka ahi intii uu joogay oo qudha, 9kii casho ee ka horaysay intii la dilay baa ka badan. Sheekafo ma dhama
@aminahodancali1048
@aminahodancali1048 2 жыл бұрын
inkaartu kolay way kudhici way dhowday xiligii iyagana labuufinlahaa reer boqor subxaanalaah cuqubo utaagbadanaa
@falisfaarax7300
@falisfaarax7300 4 жыл бұрын
Tii 1987 waxaa kudhimatey 600 oo khof anaa goob joog u ahaa
@abdirahmanali4341
@abdirahmanali4341 4 жыл бұрын
Numberka ad wacdey wa mashqul fadlan so wac mar kale. Codka kuduuban hormuud wa nadaara.
@maxamedclaahi4030
@maxamedclaahi4030 4 жыл бұрын
Beenta aljazeera ayaa dadka ugu waeamaysaan idinka oi rag waawayna waar xishooda
@ahmedhariirhassan1613
@ahmedhariirhassan1613 4 жыл бұрын
cajiib
@user-qq2nn9jk5j
@user-qq2nn9jk5j 2 жыл бұрын
Ninkii watay kooxdii gashay kacbada dabayaaqadii 1979 ki juhaymaan al cutaybiy wuxuu dhashay 1936 Buqortooyada sucuudiga waxaa la dhisay oo la dhamaystiray September 1932 Hadaba sidee buu juhaymaan al cutaybiy oo GA mid ahaa ciidankii lagu dhisay boqortooyada sucuudiga
@goljanogsm
@goljanogsm 4 жыл бұрын
Aar kuwani way maalayacni dhaafay
@axmedshideeyeaxmed8486
@axmedshideeyeaxmed8486 3 жыл бұрын
timirbaa ka buuxday ooy cunayeeen
@axmednuurmohamed4626
@axmednuurmohamed4626 3 жыл бұрын
Sax .. ada ka jawaabay.. mudda aya lugu so guraayay Dabaqa hoose. Tan kale SUNTA wa jirta.. lakiin.. waad ka bad badiseen.. o Dabaqa hoose kaliya.. aya laga dareemaayay urkeeda... annagaa galnay Habeenki la so af- jaray !!! . Xaramkana intiisa kale caadi ayu aha . annagaa ku dawaafnay Kacbada, ku dukanay isla habeekaas.. la furay!!! . 15- Beri ka dib . = ( Goob-jooge la noolaaday dhacdada).
@fartunosman3656
@fartunosman3656 3 жыл бұрын
Awooowehee aa kujiray ee makdhowga xagee u doontaaa
@hibanura1929
@hibanura1929 Жыл бұрын
Sucuudika udono 😆 🤣
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 3 жыл бұрын
Mashallah ayanle sida add wararka u tabisaa Aya add u fcn
@ahmedyusuf9616
@ahmedyusuf9616 3 жыл бұрын
Waxankale shegaya dadka dhintay wuxu aha 3oo ilaa 3.50qof cidasowerartay waxay shayne Iran shico ah
@farahdahir8554
@farahdahir8554 4 жыл бұрын
QOYSKA REER BOQOR WAA QOYS XUKUNKOODA FIIRSADA DIINNA AN SHAQO KU LAHAYN ILAA IYO HADDANA WAA SIDOODII OO WEYBA KASII DAREEN YAHUUD IYO REER GALBEED AYEY ISKU DHIIBEEN OO U MAAMULA HANTIDA IYO SIYAASADDA...
@ak.0-010
@ak.0-010 4 жыл бұрын
waxa jira marmar warqado laqeeybiyo oon garanen meeley kasocdan lagana bixiyo dugsiyo xaafaded waan iskatagi jiray anigoo dhiganen marmar kadibna aandhigtay gabar dhigata iisooshegijirtay markuu wacdi jiro aniga waan kabaqijiray waxan ogabaqijiray midabtakor oo hadadan hagoognen balse aad asturantahay qofka s kaasokeyo sidii baadi aadnoqoneysid dadka lagaagaran hadalka laogolen hadane daliil ma aqaano marka madhiganayo balse wadigaa kuraca gabadhas dhihijiray malintii danbe warqad baa leysiyay oo hagalin armajada aqri waxad rabtaa helesaa hadii aad aqrin weydo waa dhiman hadaturto gabarkalaa ugeyay una shegay wadamada jabhadaha dega been inetahay gurigana oogabixiyo iishegen waasooceliyay sheeqa wacdiya gabar uu qabo ukenay oo dugsina dhigan guriga gabadha dugsiga dhigato iskubaranay kawaran warqadan waaben beyigutiri waxan dhahay muxuu oogaqudben meel warqad been lagabixiyay shaqo kumale waa layabay murun dher kadib waxan soojediyay inaan ushego in aniga oo tahriibaya sharad galay sharadkina aan iri hadii ilaah inadbadiyo inaan neef uqali aba ubixin walidkey geeriyoday ilahna waa inadbadiyay waana bixiyay hadii iisoqoran sooashas jawabted waanuqori odayga sidan uqarayna masoo gelin xalal iyo xaaran maxaayelay afkaga xaaran lamabaro hada kahor baa naf ida oo lakorinayay intuu weynaday inago jogin naftii qabatay gabar deriska qashay batiyay iyo mabaqtin xalal miya masaxaran hadiba waaladhaqajiyay almuhim ilah aad kashartisay wadna ubixisay walid markastana waa inad ubixisa dugsigi sidas ayan kugalay waxan shegayo waa xaqiiqo wankss waxu uu ahaa mid ladalbaday oo naagaha iyo niman wax shido loogen rabay waqti lagubalasana casirki waa uquben jirnay waana boodbodijiray wuxuu uwaregtay soomali abow gabar walac daris nahay dhar baaf kudhaqeysa sidas hadey ufiirisay buu indhaha cadeyay wana dhacay uusuxay anigana baaldiga biyaha kagasrsiiyay oon kushubay horins waa kaistaagay wankii maalintii danbana waa nafkenay maalintas hadii gabadhas looqali lahaa waan wada cunilaheen baqiil xoolahis beenala leh cidii beenkucuni rabtana alaa udiiday wuubaqtiyay gabadhi qalesay midida iikena waabaqtiyay afked kuhormarisay waa baqtiyay magacaasana loodhaqajiyay matalan hooyada salaad kujirta hadii ay aragto cunug soogarguranaya dabka kudhacaya wey kabixi salada ooy kabadbadin dabka cilmi dhagod
@naasirnuux195
@naasirnuux195 3 жыл бұрын
Waa yaab ingaallarumaysto mulinkanabeen laguxugiyo iskahubiya
@maxamedalijimcaali8664
@maxamedalijimcaali8664 3 жыл бұрын
Waxaa jira waxyaaba badan oo kale waxaan Goob joog ahaa tii 1987 dii ee reer Iiraan iyo Shiicadii
@mzleila
@mzleila Жыл бұрын
Shinbirtii afka dabka ku Wadey oo maroodiga dishey maxaa ku dhacey tookadaan😅
@faisalabdi8544
@faisalabdi8544 4 жыл бұрын
HaHANOOLATO NInkaan okle waraysi ka qaad lkn naga daa waxa aad mararka qaar meesha ad nokenayso e beenalaha aha garan maayo magaciise cunugi yaraa beenta badnaa
@YOONKA-BUULADATV
@YOONKA-BUULADATV 2 жыл бұрын
Sacuudiyaanka wadaado waalan soo maray kuwo xitee TV ga marki ugu horeysay la keenay Sacuudiga fatwa ay ku diideen 1930-meeyadi markeey eheed taarikhda.
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 4 жыл бұрын
Labadaan nin waa laba nin oo beenlow ah waxey soo xigteen wararka cadowga islaamka jaziiro waxa wariyayaasha ah badankooda waa gaalo waana cadowga muslimiinta ahlusunaha ah siiba mamlakada sacudiga HORTA ILAHHEY WA KA XARIMEY KACBADA IN UU GAAL GALO ILAHHEY WAA FADEXEYA GAALKII GALO KACBADA KORKEEDA MA MARIKARTO DIYARADO XITA KACBADA MA LAHA MADAAR ELEBOOR NIMANKA MEESHA SOO WERAREY WAXEY AHAYEEN SEDEX NIN WAANA LA DILEY LABADA NIN BEENTA ASHEGAYAAN HADII AYNA TOWBAD KENIN WAXEY GALAYAAN NINKII UU SOO ARKEY HABEENKII LA DHELMIYEY NABIGEENI CALEHI SALATU WASALAM NIN LAJEEXJEXAYO QOWLALADIISA MARKAAS BUU YIRI NABIGEENI CALEHI SALATU WASALAM SUBXANA LLAH MAXU YAHEY NINKAAN SAAN LOO CADABAYO WAXEY SHEGEEN IN YAHEY WARIYE BEEN LOW AH WARKIISANA UU GAREY MASHARIQA IYO MAQARIBKA DHULKA WAANA CADAABTA QABRIGA SIDAAS BAA LOO CADABAYA ILA ILAHHEY LA HORKENAYO MALINTA QIYAMAHA XISAABTA JIRTO ILAHHEY HA DAMARO CADOWGA UMADA ISLAAMKA
@shukriabdiweli4481
@shukriabdiweli4481 4 жыл бұрын
Islaam ma jiro .. Sacuudi diin ma malaha!
@saraabby6007
@saraabby6007 4 жыл бұрын
Anigu google kaan ka akhriyey in Faransiisku caawiyey Sucuudiga oil ay ka saareen Kabcada nimankii soo weeraray I don’t think Iney sir aheyn.
@larsmartinjohanssonjohanss115
@larsmartinjohanssonjohanss115 Жыл бұрын
Buug baan ku arkay 2018;kii, waliba buugaasi waxyaabo waali ah baa ku yaallay!
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 2 жыл бұрын
Askarta iyo dadka shacabkaa ee sacuudiga intooda badan waa dad xun waxaan joogay 9 sano waxaan Soo maray xabsigooda anigoo dembi gelin ayaa laysoo xiray ,
Maxaa laga ogyahay dagaalki Shabab, Yaase  meel ku sheega maanta?
25:00
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 3,7 МЛН
1,000 Diamonds! (Funny Minecraft Animation) #shorts #cartoon
00:31
toonz CRAFT
Рет қаралды 37 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 24 МЛН
WAREYSI #3 CAGTA XAAJI XAGEE JOOGAY 1991 #Somalia #civilwar
11:23
SALAAD CISMAAN ROOBLE #1/4 - DHAQDHAQAAQI IYO KEYDKI SYL
28:32
HANOOLAATO
Рет қаралды 21 М.
WaayoJoog Q 5aad: Halgamaa Faysal Dheere
26:18
CBA TV
Рет қаралды 37 М.
SALAAD CISMAAN ROOBLE- #3/4 KALITALIS MA AHAA JAALLE SIYAAD?
26:42
Moofadadii Cilmi Boodhari? Maxamed ingiriis iyo Ilig.
11:49
MM Somali TV
Рет қаралды 99 М.
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН