16 Cilmi nafsi ah | Ogoow waxa qofka qalbigiisa ku jiro | Sida loo ogaado waxa uu qofka ka fakiraayo

  Рет қаралды 280,516

HOYLAMP

HOYLAMP

3 жыл бұрын

Sidee loo ogaadaa waxa uu qofka ka fakiraayo, ama sidee loo ogaadaa waxa qofka qalbigiisa ku jiro. Muuqaalkaan waxaan kuugu la wadaagaynaa sida loo ogaado waxa qofka qalbigiisa ku jiro ama uu ka fakiraayo.
wax ka baro cilmi nafsiga, daawo muuqaalada hoose ee la xiriira cilmi nafsiga.
-Ku hel cilmi nafsiga wax walbo oo aad rabto
• Habab cilmi nafsi ah o...
-Sidee ku ogaan kartaa waxa uu qofka ka fakiraayo - • Sida loo ogaado qofka ...
-Xaqiiqooyin yaab leh oo cilmi nafsi ah - • Xaqiiqooyin cilmi naf...
-Calaamadaha dadka shakhsiyadda xoogan leh- • Calaamadaha dadka shak...
-10 khalad oo sababa in dadku ku isticmaalaan- • 10 khalad oo sababa in...
Wax badan ka baro cilmi nafsiga oo daawo playstiga hoose
__________________________
PLAYLISTIGA CILMI NAFSIGA
- • Cilmi Nafsiga wax ka baro
haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP / @hoylamp
sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto,
waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Facebook: / hoylamp
Instagram: / hoylamp
Twitter: / hoylamp
Tiktok: www.tiktok.com/Hoylamp

Пікірлер: 146
@HOYLAMP
@HOYLAMP 3 жыл бұрын
Haddii aad xiiseyso aqoonta cilmi nafsiga ama aad jeceshahay inaad wax badan ka barato daawo ama ku dhufo link-ga playlist-ga hoose oo aad ka helayso muuqaalo cajiib ah oo cilmi nafsiga la xiriira. 👇 kzfaq.info/sun/PLjg9KXAARDmQEg1f62tG-2Y0nkSOUfYK0
@haboonsaed1636
@haboonsaed1636 3 жыл бұрын
Aad ayaan ujeclahay in aan barto cilmi nafsiga lakiin gabar ma baran kartaa pls jawaab
@HOYLAMP
@HOYLAMP 3 жыл бұрын
@@haboonsaed1636 maxaa u diiday gabar inay barato, wll waad baran kartaa.
@caishocumarmaxamuud863
@caishocumarmaxamuud863 3 жыл бұрын
Wllo waad mahdsnthy
@jiciircilmi5935
@jiciircilmi5935 7 ай бұрын
Shuk ran
@user-ot2kz2qk8k
@user-ot2kz2qk8k 7 ай бұрын
@@HOYLAMP legend
@jamalibrahim4641
@jamalibrahim4641 Жыл бұрын
انالله يعرف ماتخفي قلوب ilahyn uunba oogaan kara
@fufuadn1020
@fufuadn1020 9 ай бұрын
Wllo waa runtaa lkn waxa jira saykolaji wax la dhoho
@ZakiHusen-wo3pl
@ZakiHusen-wo3pl 29 күн бұрын
Intaad is dhaheysay walalka muuqalka soo duubay dacayadee Ada ceel ku dhax dhacay ayada quraanka aad soo qortay sidu rabi usoo dajiyay ugu dhawaaq Misa iska daa
@nadiromerayn6935
@nadiromerayn6935 Жыл бұрын
ha isticmaalin jumlada ah "sida loo ogaado waxa qalbigisa kujiira." awoodaasi alle unbay gaar utahahaye si kala udhig inshallah
@HelloWorld-gm5qx
@HelloWorld-gm5qx 2 жыл бұрын
Qofka qalbigiisa Alle kaliya baa ogaan kara biniadam baa nahay ee kalmadaas haku bilaabin ama ha aaminin inay jirto
@samuelluckhurts9056
@samuelluckhurts9056 2 жыл бұрын
Waa sax wlhi
@rashkaviproyal1425
@rashkaviproyal1425 2 жыл бұрын
Wᴀxᴀs ᴡᴀᴀ ᴊᴀʜʟɪ ᴋᴀᴀ ᴘᴜxᴀ ᴀᴅᴇʀ ғᴀᴄᴀ ʟᴀᴛᴀʀᴛᴀᴍ ʜᴀɴᴏ ǫᴏɴ ᴅᴀᴍᴇᴇʀɪ ᴅʜᴀɴ ʀᴀᴄᴅᴀʏ 😋sʜɪɪǫɪɴᴛᴀ sᴀs ᴋᴜʟᴇʜ 😂
@aminaamish242
@aminaamish242 Жыл бұрын
Walaogan karaa dadka lkn qaab lodaqma jirto Hadan baniadam nhy
@CaliFaarax-ft4jq
@CaliFaarax-ft4jq 8 күн бұрын
Bts cilmi nafsi ga
@HAWAAROMABDA
@HAWAAROMABDA Жыл бұрын
Waynu HORUMARNAY!!MAASHA ALLAH!! HADEY dhalinteenu heerkan so gaartey!!! WAA MAADADA SHEYDAANKU AADANAHA KU HALAAGAY!! WAA TAN XUMAANTA MAANTA LOOGU BEDELAY WANAAG!!
@quruxcabdi2925
@quruxcabdi2925 3 жыл бұрын
Shax shax aad tahay aboowe masha alah 😍😍😍😍😍😍😍🙏
@mariamjamal2740
@mariamjamal2740 3 жыл бұрын
Wll waad mahadsantahay adoo raali iyo badhiyo noo soo badi
@sumayoahmed2960
@sumayoahmed2960 2 жыл бұрын
Walal cilmi nafsiga waan jeclahay soo badi
@Nasrocumaan
@Nasrocumaan 2 ай бұрын
Mahdsanid ❤sxp mcn
@ashoaliabdullahi1797
@ashoaliabdullahi1797 3 жыл бұрын
Very nice 👍
@shoobtahmiski6207
@shoobtahmiski6207 3 жыл бұрын
Thanks Walal MCN
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 3 жыл бұрын
M.a mahadsanid wll. Alle hakuu siyaadiyo cilmiga. Inaa noo soo badin doonto ayan rajeynaya.
@camaarabubakar1998
@camaarabubakar1998 2 жыл бұрын
Maashaalaah
@SacdiyoXuseen-ci4cc
@SacdiyoXuseen-ci4cc Ай бұрын
Maslaalaah
@inspiringmuslimah4947
@inspiringmuslimah4947 2 жыл бұрын
I been known that body language it’s non verbal, and eye contacts as well. all those can expressed many ways, I’m glad that your teaching others about psychology
@apdohakim1650
@apdohakim1650 Жыл бұрын
Can u explain my eyes i can yours lol
@xamdamaxamed2099
@xamdamaxamed2099 2 жыл бұрын
Wadmahadsan tahay wllo
@abdirisackabdullahi1022
@abdirisackabdullahi1022 3 жыл бұрын
Mash.Allah. mahadsanid
@user-lx2kp2jp7p
@user-lx2kp2jp7p 11 ай бұрын
Abowe thankz wax badana ka fa idey
@mahirkhan3773
@mahirkhan3773 2 жыл бұрын
Mahadsanid zxp mcn
@AminaindhoJacayl
@AminaindhoJacayl Ай бұрын
Haa xigmad wax laga faa iido
@Tusaimakhalif
@Tusaimakhalif Жыл бұрын
Thanks wall waxd ishegtay oganshaha wax qofka qalbigisa ku jira lakin siden ku ogan kara waxa qofka caloshisa ku jira tani igama aha doqonimo balse waxy cadaynaysa in anu jirin wax cilmi nafsi ah hadan muslim nahay wayo wax kasta oo qofka qalbigisa ku jira ilahay ba og
@asmamahamed6976
@asmamahamed6976 Жыл бұрын
Sas waye wall😊
@Tusaimakhalif
@Tusaimakhalif Жыл бұрын
.
@nimcoabdirahman979
@nimcoabdirahman979 3 жыл бұрын
Thanks 😍😍😍😍 wllky
@KHEYRSIDE
@KHEYRSIDE 2 жыл бұрын
Ok wll mahadsanid
@maaidoxuseen3468
@maaidoxuseen3468 3 жыл бұрын
Noo soo badi cilmu nafsika adban u jeclahay
@zhugriahmad1837
@zhugriahmad1837 2 жыл бұрын
mahadsanid wll waandhawahay hadakadibna iinsha Alh wxn kamid ahy asxaabtaada👍
@HOYLAMP
@HOYLAMP 2 жыл бұрын
Soo dhawoow wll :)
@mubaarikcabdi6535
@mubaarikcabdi6535 Жыл бұрын
Mubaarig cabdi mxmed
@mubaarikcabdi6535
@mubaarikcabdi6535 Жыл бұрын
Mubaarig cbdi mxmed
@shadiaahmed1449
@shadiaahmed1449 Жыл бұрын
Dadka mxn karabaaa mazkaxdodaa
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir Ай бұрын
Kheyr allaha ku siiyo😊
@user-jw9ch1nc3z
@user-jw9ch1nc3z 9 ай бұрын
mashaa alaah horay usocda wall hana nagacajisin
@khalifamaxsmad8213
@khalifamaxsmad8213 2 жыл бұрын
Masha Allaah waa saxiix
@AnisoMohamed-dw9bs
@AnisoMohamed-dw9bs Ай бұрын
Mahad sanida wll❤❤❤
@dhaxalsugahasoomaaliya1753
@dhaxalsugahasoomaaliya1753 3 жыл бұрын
Thanks pro 👍
@hamseabdihajizholiste2625
@hamseabdihajizholiste2625 Жыл бұрын
Keep going pro
@lakacadey957
@lakacadey957 2 жыл бұрын
Thanks wll
@umumanalixtiraamcaruurta4236
@umumanalixtiraamcaruurta4236 2 жыл бұрын
Waad mahadsantahay
@c.rashiidsalmanmaxmedsalma7425
@c.rashiidsalmanmaxmedsalma7425 Жыл бұрын
Ani waxanraba ina noqdo nin youtupka Hormar ka garo
@HOYLAMP
@HOYLAMP Жыл бұрын
Dadaal oo haka niyad dhigin, waad gaareysaa in sha Allaah.
@user-ib2bf2gq3j
@user-ib2bf2gq3j 3 ай бұрын
Soo badi
@Somaligirl25
@Somaligirl25 3 жыл бұрын
Tnk u wlaal
@hassannoorali7591
@hassannoorali7591 3 жыл бұрын
Mashaalah cilmu nafsiga wan hiseya. Wad ku mahadsantahay walal.
@maxamuudhdhd3209
@maxamuudhdhd3209 2 жыл бұрын
U6oòp
@ridwaanmohamed2980
@ridwaanmohamed2980 3 жыл бұрын
Amazing wllhiii
@CusmanAxmed-fv8we
@CusmanAxmed-fv8we 2 ай бұрын
Thanks boss for ur updates???
@cabdikaafi3579
@cabdikaafi3579 Жыл бұрын
Jasaka alaanh
@onedayisgoodinshaallah8293
@onedayisgoodinshaallah8293 3 жыл бұрын
Mashallah
@Gift606
@Gift606 2 жыл бұрын
Wlh waa saxdii waan eegee
@kingmoha1644
@kingmoha1644 3 жыл бұрын
Hor mar wacn wll keep going wkula socda sxp midkan cml iso badhi iyo jclka no so badhi
@calisamatar7107
@calisamatar7107 2 жыл бұрын
Masha allh
@likegitsin8222
@likegitsin8222 2 жыл бұрын
Saxiib xasuus ayaan galay sababtoo ah hoos fiirin ta ayaa usabab ah
@sumayaaraweelo57
@sumayaaraweelo57 3 жыл бұрын
Soo badi wllo qli fadlan
@kamaludiin3213
@kamaludiin3213 3 жыл бұрын
Masha Allah wll qaali
@RudwaanFarxaan-yi7ny
@RudwaanFarxaan-yi7ny Жыл бұрын
Waa sidee
@farxiyoaweys1293
@farxiyoaweys1293 Жыл бұрын
Abowe wan keclahay wlhi qosol kaga ani iga qoslise 💖🤴
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 Жыл бұрын
All the best🤞💯
@nastexoiraad3211
@nastexoiraad3211 Жыл бұрын
soo badi 🎤🖇️🥰
@mohamadfaysal8659
@mohamadfaysal8659 Жыл бұрын
Ma.🥰
@xamdimaxamed4936
@xamdimaxamed4936 Жыл бұрын
Mshlll wal 🥰🥰
@yaxyeonelove8228
@yaxyeonelove8228 2 жыл бұрын
Noo so badiya
@samiyoabdisalam8485
@samiyoabdisalam8485 Жыл бұрын
❤️😍
@hawadhagacade9689
@hawadhagacade9689 3 жыл бұрын
Another one
@kamal-hassan
@kamal-hassan 2 жыл бұрын
Thanks
@maxamedkhadaroffice8050
@maxamedkhadaroffice8050 Жыл бұрын
Keep going brother
@bakarmaxamed5740
@bakarmaxamed5740 2 жыл бұрын
Keep going 👉
@Goojacadegangs
@Goojacadegangs 2 жыл бұрын
Runtii aad ayaan uga helay wax xaqiiqa ayaad ka hadashay mahadsnid noo soo badi wll
@galoolchannel4949
@galoolchannel4949 3 жыл бұрын
Keep going
@raiishasanchannel7414
@raiishasanchannel7414 3 жыл бұрын
Noso badi mzul ADMHDSN
@haboonsaed1636
@haboonsaed1636 3 жыл бұрын
Thanks hadaf aan kala saari waayay ayaad iifududaysay insha allah aan garo dugsi sare waan bara nayaa thanks💯
@shaaciyeali4595
@shaaciyeali4595 4 ай бұрын
❤❤❤
@falisomar4944
@falisomar4944 3 жыл бұрын
Mhdsanid wll
@zaharaabdi9048
@zaharaabdi9048 2 жыл бұрын
Mashallaha tabarakallaha
@user-dv3wz5qf3i
@user-dv3wz5qf3i 4 ай бұрын
M.a wll mcn
@SabirShariffsadak
@SabirShariffsadak Ай бұрын
👏👏👏
@user-uw5xb5rz3g
@user-uw5xb5rz3g 10 ай бұрын
@naciimobashiir-xm9hp
@naciimobashiir-xm9hp Жыл бұрын
Noosoobadi waankahelay walhi
@shz6ch
@shz6ch 3 жыл бұрын
M.a keep going bro
@kingabraham-nk1vn
@kingabraham-nk1vn 6 ай бұрын
Qufka waxoo rawo waan ogaadaa m.a
@mahadmuxumed7542
@mahadmuxumed7542 Жыл бұрын
Pro video kaaga maheyno kuwi hore ayaan iska dawada waanku tabnay canow sonoqod wcn adoo nabad qabo
@munamohamed470
@munamohamed470 2 жыл бұрын
Qalbiga wllo waxaa ogaan kara wixii ku jira alle
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 Жыл бұрын
Sida loo ogaado hadhihin ee waxaa tiraa sida loo qayaaso qalbigiisa waxa kujiro
@kabtanabdullah8430
@kabtanabdullah8430 5 ай бұрын
Eye contact
@AbdiladhifAbdullahicares-ij8qb
@AbdiladhifAbdullahicares-ij8qb 10 ай бұрын
Suaal maku waydiini karaa wllo
@ansalabdi
@ansalabdi 11 ай бұрын
Waan dholacadeya anigoo qalbiga kagubanano😢
@maryanmaxamed3571
@maryanmaxamed3571 2 жыл бұрын
Waa ku wtaa wll
@abdifatahahmed7005
@abdifatahahmed7005 3 жыл бұрын
Gadh ku waa ka timaha leh ka klena gafuur weeyi
@cameycameeyo5049
@cameycameeyo5049 11 ай бұрын
Ilahay baa og waxa qofka qalbigiisa kujira lakiin ilahay waxa uu yiraahday ama nabiga ilahay madaalacdo korkiina qaabkiina dabeecadihiina lakiin ilahay waxa uu eegaa qofka qalbigiisa
@Abukaatetooxoow
@Abukaatetooxoow 2 ай бұрын
أن الله لاينظر الي صوركم واموالكم ولكن ينظر الي قلوبكم واعمالكم
@saidyusuf7447
@saidyusuf7447 Жыл бұрын
M.a will
@aishadahir2405
@aishadahir2405 2 жыл бұрын
Qof marki uu kuwadiyo suala farabadan kudheh maxa ulajeeda intuu amuso ayu josfiriya
@saciidaadan402
@saciidaadan402 2 жыл бұрын
M.a
@rahmamuuse4134
@rahmamuuse4134 2 жыл бұрын
👏🥀
@riyaaq8796
@riyaaq8796 2 жыл бұрын
Majirta wll aydoo coursing lagu bixiyo
@mahmedcazalam5207
@mahmedcazalam5207 3 жыл бұрын
Please soo badi
@barakaawimaxamuud5971
@barakaawimaxamuud5971 2 жыл бұрын
wlahii cilmi nafsiga wan jeclahay wll adigana zaid baad umahdsnthy
@maxamedsaleebanyuusuf1023
@maxamedsaleebanyuusuf1023 3 жыл бұрын
Kusoco wll
@dhaxalsugahasoomaaliya1753
@dhaxalsugahasoomaaliya1753 3 жыл бұрын
Noosoo badi wll adigoo mahad san
@caishocumarmaxamuud863
@caishocumarmaxamuud863 3 жыл бұрын
Mida garka aad ayeey iigu badanthy
@kaltuunmuuse261
@kaltuunmuuse261 2 жыл бұрын
Midan ha i lowin qufka markuu indhah jejedinay iney xishood ka keenin karto uu qufka kale indgihiisa siin karin ee benale ma noqonkaro
@diiriyecali478
@diiriyecali478 Жыл бұрын
M,a
@Yuusuf_Abdullahi_osman
@Yuusuf_Abdullahi_osman 3 жыл бұрын
Muqaalka faa ido wuu leeyahay lkn waxaa kaa waninaa erygaa ku bilaawday inadan muqaal kle ku bilaawin waxa qalbiga ku jiro Allah kaliya ayaa og
@HOYLAMP
@HOYLAMP 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@maxamedzalepansalepan2247
@maxamedzalepansalepan2247 3 жыл бұрын
@@HOYLAMP sxp qli waan ku SALAAMAY WAXAAN donayaa inaad ila taliso sbabtoo ah WAXAAN donayaa inan barto oo aan ku ta khakhuso
@barrefodey1108
@barrefodey1108 2 жыл бұрын
Of course bro☺️😘
@kaltuunmuuse261
@kaltuunmuuse261 2 жыл бұрын
Midna ha ilowin dumarka iney socodka dadajin karin oo ay jeclyihin socdka lita meshey ragu kadag dag badan yihin
@akbarmedio948
@akbarmedio948 2 жыл бұрын
Asc
@abshirfarah4070
@abshirfarah4070 Жыл бұрын
No lkn qofna slantisa kuma daho TAs mcnahedana ma aha inaa dadka wada necbahe
@Shugriya896
@Shugriya896 6 ай бұрын
lkn sen ku ogana wxn iny run yihiin wll
@habibahusseinhabibahussein937
@habibahusseinhabibahussein937 2 жыл бұрын
Kkkkkkk haa weyleyihin
@MclnBashka
@MclnBashka 11 ай бұрын
Walal Cilmul Qayb sida Loo Ogaado Miyaa Na bari rabtaa 😂
@ciraxmanbare1920
@ciraxmanbare1920 2 жыл бұрын
Soda water
@keefcadeey7768
@keefcadeey7768 2 жыл бұрын
Waxaa jiro meel eey gar kuleeyihiin
@keefcadeey7768
@keefcadeey7768 2 жыл бұрын
Dadka hawaalin
@ducaalehussein8802
@ducaalehussein8802 12 күн бұрын
Ha laga taxadaro clip yar oo dhawr daqiiqo ah qodobo laso tarjumay lagu gudbinayo ma aha waxbarsho ii camira oo subscription iisara bu idnka qiyamaysanaya mana shegayo waxn waxa la yirahda dark psychology wax duufsi iyo burburin iyo qiyaano wana xeerar dadka la rabo in la bedelo dad lo isticmala silo adegsado, NB:adon aqonin nafsadada shaqsiga as tahay ama aqonta cilmi nafsi ee tosan lahayn wax kale iyo cidkale in ad badho ama barato waxay mesha ka saray qofki ad ahyd in ad noqoto shaqsi xanunsan bayna ku gariin kartaa (Personality disorder).
Saykoolojiga Madow | cilmiga nolosha dadka lagu burburiyo.
10:42
small vs big hoop #tiktok
00:12
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 30 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 132 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 3,2 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 38 МЛН
7 Talo oo aad kalsoonida naftaada ku dhisi karto
15:53
KABARO KFC
Рет қаралды 58 М.
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 5 М.
Ma Tahay Qof Xishood Badan oo aan Dadka Dhexgeli karin?
8:03
Sidee Loo soo jiitaa Naag Kasta ?
15:16
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 206 М.
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
OGAANSHO
Рет қаралды 322 М.
Sidee Loo Barta Naftaada? Muqaal aad Ubahan tahay | Salim Omer
14:40
Khiyaamooyin yaryar oo aad kor ugu qaadi karto qiimahaaga!
8:04
Ayan Dhalad Show
Рет қаралды 53 М.
MAXAA SAMEYSMI KARA 14 BILLION YEARS SH.MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL HAARUUN
1:20:04
small vs big hoop #tiktok
00:12
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 30 МЛН